XILDHIIBANNADA WAXAN KA CODSANEYNA, IN AY XASSAN SHEKH, BAD IYO BARRI WU IIBSADAYE, AY SI DEG DEG AH, QARANIMADA LUGAHA U ADKEYAAN.
@OmarWaberi13 күн бұрын
Guul farmajo sonoqo inchallah 🎉🎉🎉
@muheeahmed140713 күн бұрын
Baarlamaanka iska dhaaf e Beesha Hawiye ha la xisaabtameen Xasan Sh. Maxamuud hadii kale Soomaaliya waa beecinayaa!!! Ninkaan ma'aha Islaam sababta oo ah Islaamku wadan jecel waaye hadii kale qofka Muslim ma'ahaan!!!
@saidjamasala111714 күн бұрын
Soomaaliya ha badbaadiyo
@SaedCade14 күн бұрын
Waa kan laga waayey mooshinku baarlamaanka soomaaliyeed ❤❤
@basheebooshie641513 күн бұрын
Muddo bil ah ayaan qorayey in xasan shiekh xil ka xayuubin barlaamanku ku sameyn xil ka qadis,haddi ay sameyn wayaan iyagan la raaciyo oo la kala dareeriyo ,waxaan rajeynayaa in ay ka dhabaayan.
@osmanmohamed476014 күн бұрын
Asc, War warkaan ma, dhab baa Saxiib mise waasheeko!?
@safiyasalad169313 күн бұрын
Waa sax cade and thxs
@RejaAden14 күн бұрын
Sax sax❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@naciimomaxamedkulmiye610414 күн бұрын
Allaha naga qabto qofkaan sharif aqoon dadkii lahayn qiimihisa ogayn Aqligiisu yahay lacag lacag Waa la shaqaystaa shaqayso Xildhibaanadaan jiifka allaha ka kiciyo
Wad mahadsan tahay warier xusustada masha Allah waxa
@Badeed2314 күн бұрын
Khiyaano qarran oo toos aan shaki ku jirrin ciqaabteeddu wa dil iyo xil ka xayuubin. Baarlamanka wax badan bay lumiyen laakin maanta fursad baab haystaan ee xilka ka xayuubiya oo maxkamad soo taagga tuugga xun.
@yusufolow602514 күн бұрын
Waa.waqtigii. ugu habneed Ayaa Lajpogaa.hada waa ku mahadsan yihiin.Xildhibaanada hade hurdada ka Soo topsay
Hassan sheekh waa in la dilaa haddii ay soomaalinimo jirto
@OmarMoussaadem14 күн бұрын
ما شاء الله، اذا آفاق اكثر من ٢٠٠ ناءب من مجلس النواب في البرلمان الصومالي لتنحية الريس الحالي وذلك بعد ما ثبت إخفاء جميع ما اتفق من مؤمرات تعطي الحبشة ساحلا تمتلكها وتبنيها الاخيرة قاعدة عسكرية لاسطولها البحري على ساحل خليج عدن مع الريس الوزراء الإثيوبي مقابل ان يحصل مساعدة عسكرية لاعادة رؤساء الأقاليم تحت امرته والذين لايوافقون سياسة الريس الحالي. وبالفعل ما هي إلا خيانة عظمى ارتكبها هذا الريس المرجوج تصل عقوبتها السجن المؤبد، بل وحكمه على الإعدام الفوري. اذا، فالحمد لله على هذا العمل الشريف الذي اتخذه اخيرا نواب الجمعية الوطنية في الصومال. اخيرا، تحيا وتسترجع الصومال مكانتها كدولة قوية رائدة في القرن الافريقي ان شاء الله.
Abi waa sixiroole wuu taabsaday xasan sidii muuse buu wuxuu dan ogayn saxiixay
@AsliSharaf14 күн бұрын
War meeshan Ethiopiya lacin hayo awaaay dadki dagana suasha igaa soo jawabo.
@osmannur990114 күн бұрын
War ha ku tashan xildhibaanada cadaqaatayaasha ah ,kuwaas lacag ayaa u daran.moshinkana lacag ayey ku sugaayaan.waa bird qaatayaal.Dal iyo dadba kà niximaayaan,meel daran Allaha noo dhaafiyo.waa saqajaano aan dal iyo dad midna u naxeyn.Allow dalka noo badbaadi.
@CabaasSalaad-y4v14 күн бұрын
Xilka waa in laga qaadaa oo moshing deg deg ah laga gudbiyaa xasan gur guurte
@sahramohamed711314 күн бұрын
Farmaajo ha ii faanin adeer farmaajo waa kii dhiibey qalbi dhagax Waa kii diyaarada lagu watey nacaska
@khadarmaxamedmire402114 күн бұрын
QALBI DHAGAX XASAN CALI QAYRE IYO SANBALOSHE AYEY KU CADAATAYE QOF IYO DAL DHAN OO LA WAREEJIYEY WAA KEE MISE ARINKAAGU WAA QABYAALAD XASAN CIDA UGU BADAN EE UU BAABIIYEY WAA HAWIYE
@husenabdimohamed894313 күн бұрын
Garguurte umadda allah ka qabto qaainul wadan maxkamed halasaaro toogasha alagy xukuma
@1maza4w114 күн бұрын
Hi
@kadrahadji973413 күн бұрын
Sidii u qaban kara amarka Adan M.waa innuu Xildhibaanadu qataan awodooda ha ka tuuraan Xassan shekh waar ninkaste oo ismooday innuu leeyahay dadka iyo dhulka waa in laiska tuuro Xassan tuuk
@haweeyaumalaskar306214 күн бұрын
Xasan ceeb ma karto acuudibillah waa qof qaali iyo miyirqab midna laguma timaamikaro
@BashirAlimaxamed13 күн бұрын
Bashaka Waxale Ridha
@Dulmidiid-b7x13 күн бұрын
Barlamanka waa kuwo u xareeysan xasan xasana waa aragtaan inuu waasimoow noqday barlamankana waxyar mooye waa kuwo aan damiir laheyn
@CabdacasiisMustaf14 күн бұрын
Beeso
@Bah123-wu4to14 күн бұрын
Ninkan hadaan la iska qaban soomaali wuu u dhameynayaa ee xidhibaanow wadanka badbaadiya waa hadey damiir idinku danbeyso
@khadarmaxamedmire402114 күн бұрын
XASAN DAMEER MAAHA SOMALI MAAHA MUSLIN WAA GARAC MEEL UU UDHASHAY AAN LA AQOON
Maka dhabbaa inay run katahay baarlamanka mise waa lacag doon
@cagtakahooscadaawahasoomaa573514 күн бұрын
Ma Hubo inay Daacad ka tahay, Way lasoo daaheen inay Mooshin Xil ka qaadis ah ay ku sameeyaan WAA QAYAANO QARAN WAA MEEL KA DHAC SIYASADEED WAA FASHIL IYO QARAN JAB AAN SOOMAALIYA WELIGED KA DHICIN HALA RIDO SI DEGDEG AH ILAAHAYNA QOF KA KHAYR BADAN HANOOGU BEDDELO
@awooweabdullah52214 күн бұрын
war nin dalka khiyaamay,war soomaaliyeey maxaa naga khaldan.
Xildhibaandu waa kuwee?? War waa inta xoogaa loodaadinayo!!
@AbdiNasir-n5h14 күн бұрын
Barlamanku wa mesha balayada oo DHAN Laga hogamiyo, hadu barlaman qumman ahan laha waxasiba ma dhecen Wana barlamankii ugu xuma ee dalka so mara intan maqlay ama Aan xususto ee ilahey rux cusub oo wadaniyaded havgaliyo iminka...