Ma hooyada buu wasayey ciro markaad aragtay 😂😂😂😂😂😂
@AbdirisakyousufKasim8 күн бұрын
Waan umalaynayaa hana
@AbdirisakyousufKasim8 күн бұрын
Waan umalynaya hana mla hoyaded by ku aragty
@AbdirisakyousufKasim8 күн бұрын
Hana xage jogta
@HanaQalbi-x2j8 күн бұрын
@AbdirisakyousufKasim berbera cida bada
@IsraJaamac-n5u8 күн бұрын
Hhhhhhh 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 caano fadhigaasa qabsady meesha nei kk
@liinjecaddelyrics8 күн бұрын
Imaaraadka waxa ee ku dhaqmqmaan dhaqamadii Yahuuda ee ku sameen jireen madaxda Dalalka Carabta lagu suubin jirtay ayeey hada ku suubiyaan Madaxda Soomaalida iyo wadamada aan awooda badan laheeyd oo dhan.
@maxamedabwaan26738 күн бұрын
Cirro hurdaaye oo isasoo dawarsanaya tahriib ku galay emarateka iyo emarateka oo soo dhawayntiisa ka Qajilay
@Reaperfreddy8 күн бұрын
ASCW XASAN SHEIKH WIXII LAGUSAMEYEY AYA LOOGAYSANAYA ISAGO BARBARASAN AYU SOLABANAYA MARKA OGADA NIN WALBA OO SIYASIYA XIMARATKU KAWANKA AYEY SARAYAN
iney imaaraadku Ka dhanaansadaan😂 Ninkastoo madax isku sheega oo gurigooda taga ma shaki baa kujira😂😂😂😂
@zamzam52558 күн бұрын
IMARAADKA YUHUUDA AYEEY UU SHAQEEYAAN EE KA CARAARAA
@Ayaanmahamettt8 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@JaamacAdheere-xm6xu8 күн бұрын
MUSE BIIXI LOO HEYSTA HESHIISYO UHORE U ULA GALEY IMARAATKA IYO LACAGAYOW USII QAATEY OONU CIRRONA U SHEEGIN YAA A/R cirro loogu yeedhey
@40Durkiya8 күн бұрын
Ciidamada sirdoonka musaad ayaa sidii xasan tumaya ilaa uu ka saxeexo isago il bararsan ayuu soo laabani suga😂😂😂
@AWMUSSE7 күн бұрын
Deni 58 beri ayuu ku xirnaa Dubai 2023. Xasan Shiikh garuun/budh ayeey gacanta kaga jabsheen oo garkii iyo timahu waatay ku baxeen intuu ku xirnaa Emirates ka. Cirro isna waa xiran yahay ee dulqaata reer waqooyi😂 Soomali iyadaa halkaa is dhigtay.
@zamzam52558 күн бұрын
MUUSE MAA NAAXO
@HanaQalbi-x2j8 күн бұрын
Ciro xaaraan ayuu kursiga ku helay muuse biixi cabdina wuu u tanaasulay shacabkana ka dejiyee Sidan waa maxay ciro iyo tuugta uu wato wallaahi waa ku ceeb iyo samcad xumo nagu ah
@Cabdiraxmaan188 күн бұрын
Bal day dadka waxad u soo gudbineyso ma kaftanka bulashad sii faafineysaa bilaa taalanti markaad noqotaa waa ceenkan oo kale
@Hassanali63Abdourahmam8 күн бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk 🫶🫶🫶🫶
@GuuleedHaaruun-v4n8 күн бұрын
😅😅😅😅😅😅😅😅😂😂😂😂😂😂😂war bal eega dadka waa sidee miyey waasheen waar ma qori la raadinaayaa mx idinka khaldan mise waad habaar idinka muuse bixi😂😂😂😂😂😂😂😂😂kkkkkkkkkkk