2022 Sanadkay waxkasta is badaleen | Murugo iyo farxadba

  Рет қаралды 144,527

Qays Qeyser

Qays Qeyser

Күн бұрын

Пікірлер: 559
@QaysQeyser.
@QaysQeyser. Жыл бұрын
Waamaxay xasuustii ugu waynayd ee uu kaaga tagay sanadkan 2022 ?
@mahathahmeth3660
@mahathahmeth3660 Жыл бұрын
Dhoof iga baaqdey nio qaysow🤭
@muniirmohed3607
@muniirmohed3607 Жыл бұрын
Burao journey with my team was the best moment🥰
@maxamedsuriyaofficial3032
@maxamedsuriyaofficial3032 Жыл бұрын
Xasuus 2022/12/28 Maalin Arbaca Waxay Ahayd Shalay may Fogayn Waxa u Soconay Geeri Gabolka Gabilay Ani iyo Faamilka Hooyo Aabe Iyo Walaalahay Gaadhigi Ayaa nala dhacay Arabsiyo anako maraynaa Alx Ani iyo walashay uunaby Wax naso Gaadhen waanan Caafmad Qabnaa.
@Kowtharkiin
@Kowtharkiin Жыл бұрын
Inaan bartay KZbinr somaliyeed oo aan horay u arkin isagoo kale dhul aan horay u arkin indhaheena daawad siiyay runtii abaal wayn baad nagu leedahay abdirahman intaas ayaan ku xasuusan doona sanadkaan #qaysqeyser
@saynabaxmed518
@saynabaxmed518 Жыл бұрын
🙄RUNTII INTAA UMA QALANTID 1 MILLION IYO WAXKABDN BAAD U QALANTAA RUNTII HA JOOJIN DADAALKAAGA KU DAYASHO AAD NAGA MUDANTHEE🥰🥰🥰
@nishaasharaf8190
@nishaasharaf8190 Жыл бұрын
Walhi sandka 2022 wuxuu iiahaa sanad wanaksan waa sanadkii aan dhameyat quraanka markii 3aad waa sanad aan dhameeyay school kii aan 12 sano dhiganayay 2023 waxaan rajeenayaa inuu iigasii fiicnaado sanadka dhamanaya 🥰🥰🥰🥰🥰
@rahmaahmed1836
@rahmaahmed1836 Жыл бұрын
Maansha alaah alaah ya baarik fih wixii aad jeceshahay oo khayrleh ale haku siiyo kana
@shukriyasiinjamac698
@shukriyasiinjamac698 Жыл бұрын
👏👏👏👏 sanadkana si do kle alle hanoga dhigo sis
@kumeelgaadh3438
@kumeelgaadh3438 Жыл бұрын
Mansha Allah alle hakugu guuleyo sanadada xiga
@hodanmohamed1980
@hodanmohamed1980 Жыл бұрын
Allahuma aamin yaa rabi 🤲🤲🤲
@abdirahmanmahdi1031
@abdirahmanmahdi1031 Жыл бұрын
Manzhlah ❤️❤️
@shaafinho1539
@shaafinho1539 Жыл бұрын
Guuleyso Saaxiib waxaad xaqiijisay sandkan Guulo Waaweyn waxan ku rajeynayaa in sanadka Curan Doona Dhawan Ee 2023 aad halkaaga kasii wado Xaqiijinta ahdaaftaada insha allah,
@mohamedapdiqadir6191
@mohamedapdiqadir6191 Жыл бұрын
Inshallah 2023 waxaan rajeynayaa inuu inoo noqdo mid ka fiican dhamaan sanadii hore ee inasoo maray🤲
@nimcodagan586
@nimcodagan586 Жыл бұрын
Qays qaysar mahasanid aaway dabkii nabiga jeclaa 😍😍😍👍
@anababdullahi686
@anababdullahi686 Жыл бұрын
Sanadka soo socdona 2023 waxaan rabaa inaa soo gaarto magaala madaxda gobolka hiiraan b/wene insha allah😍
@engrabiic
@engrabiic Жыл бұрын
Absolutely Documentary 2022 We deserve more then 1millon Qays Qayser
@sucaadcali8112
@sucaadcali8112 Жыл бұрын
Waa Sannadkaan ku bartay ama Asxaabtaada KZbin iyo Facebook ka mid noqoday
@daganmomo
@daganmomo Жыл бұрын
Sanad Aad ku raaxaaysatay buu Ahaa mashallh illahow malmaheena kayeel kuwo Quruxbdan Khayrkiisa Nasii sharkiisana na nooyi aamin
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar 💙 الخالق ❤💙💙
@kaltumyusuf6305
@kaltumyusuf6305 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@ayaanhaji2874
@ayaanhaji2874 Жыл бұрын
In Shaa Allah 2023 ga Xaramka 🇸🇦 iyo Maldives🇲🇻 baan Rabi Weydiistey inaan tago Allahumma Amen❣️🤲🏻
@Didi-121
@Didi-121 Жыл бұрын
MASHA allah Abowe sanadkan cusub nah waxan ka fileyna barnaamijyo kale iyo bilicda wadankeena 🇸🇴 🫡🤴insha allah ilahey sanad kheyr leh ha inooga dhigo ❤
@abdifatahjamaal2898
@abdifatahjamaal2898 Жыл бұрын
Sanad nimcadiisa wata oo khyrkiisa wata ayuu ahaaa waxyaabo io hadafyo badan ayaa ii suurto galay alhamdulilah encha allh sanadkan cusubna dhamaanteen waxaan inoo rajeynayaa qof walpa oo hami leh alle ha inoo hagaajiyo oo wax walpa oo aynu ku hamiyeyno alle ha inoo suurto galiyo allena ha inooga dhigo sanad khayrkiisa io nimcadiisa wata oo wnaaagsan encha allh ❤🤲
@mustaphaaofficial6226
@mustaphaaofficial6226 Жыл бұрын
Qeys qeyser the only legend 💯 KZbinr I support him 110% For me in 2022 I learn my places in Somaliland, somalia, Djibouti, Ethiopia, UAE and many other countries through qeys qeyser channel . I urge my brother qeys qeyser to continue his spirit. Infact I know my places and I never see it. That thanks goes to my brother qeys qeyser Greeting you from Nairobi, Kenya
@zakariyeqorane5458
@zakariyeqorane5458 Жыл бұрын
sanad aan iloweyn bu ahan doona wa marki igu horeysay aan shaqo bilaabo jmcd mrkan dhameyay qalin jabinteyda bil kdib alx buug cusub ba noloshyda ufurmay 2022 i.n sanadk bilaaban doono mid kheyr bdn alle habinooga dhigo❤
@jamaabshir8866
@jamaabshir8866 Жыл бұрын
2023 insha allh waa sanadkii aan dhan walbo iska badaly waxan rajynayaa meelahaa booqatay inaa tago qaysoow waana kugu soo tagg gaeyn doonaa vedios kaas insha allh
@NachaH_yuOsuF_H.hirSi_
@NachaH_yuOsuF_H.hirSi_ Жыл бұрын
Hora lo dhahey wax tagey tigsimad maleh🥂😂2023 sanadkeni ilahey ha inoga dhigo dhamntenba😩💗
@yahyeshell
@yahyeshell Жыл бұрын
Qays Qayser Shp sandan 2023 ha Noqodo mid kagi inasha Allah 🖐
@xanaan_jamaal
@xanaan_jamaal Жыл бұрын
sanada kii wuxu ahaa aan waqti aad unadan laqaadey asxaaptay mar aan farxano iyo mar aan urgnba Alh sidoo kle waxa uu iga tagaye xusuus anaa ilbaey oo aha in aan la kulmay habdey oon aad ujecaly iyo wax bdn ookle xitaa qays oon lakulmayna dheh inshll sandaka2023 waxaan sidookle rabaa in aan la kulmo awoodo inshll aad baan jareynayaan in aan la kulmo mahdsani cabdiraxmaan
@Hooda36
@Hooda36 Жыл бұрын
Qays qeyser wllo salan sharaf Masha'Allaah anaga xasuus badan baad nagu reebtey just for watched all your beautiful videos 2022 sanadka cusub 2023 illaahay nabadqab hainagu wada gaadh siiyo Insha'Allah🤲❤💖💕💗🌺💐💐🌹👍
@Fallandurduro82
@Fallandurduro82 Жыл бұрын
Maasha allaah tabarakallaah Qaysoow. Aniga Sanadkii 2022 wuxuu ii ahaa sanad I baray waxbadan oo ka qaldanaa naftayda. Alxmdulillaah for everything 🦋❤️🦋
@namelos2963
@namelos2963 Жыл бұрын
Sanad cusub oo kheerkiisa wataan kuu rajeenaya ind mcn👍🏼👍🏼💖💖
@rahmaabdi7868
@rahmaabdi7868 Жыл бұрын
Runtii videogan waa mid aan aad uga soo helay oo aad u qurux badan mashallah Anigana imika waxaan rabaa inaan isku dayo inaan safir aan sameyoo Inshallah ilaahay ha ii fududeeyo Amiin ❤️👏🏽🙏🏽
@abdullahiadan5310
@abdullahiadan5310 Жыл бұрын
MashaAllah sanad qurux badan ayu aha....ani ahan qeysarow waxan kugusobirey markad Maldives 🇲🇻 tagtay ...intas wax badan ayan ka barte
@laylaali8812
@laylaali8812 Жыл бұрын
Alla wiilkani million baa Laga rabay
@hassenelame7985
@hassenelame7985 Жыл бұрын
Masha alah zxp qays qayser runaahtii wxa thy qof ay soomali oo dhan ay jecelyihin wxyaabo badana wd xaqiijisay I. A sanadkana intaas in kasii badan ayaan kuu rajaynayna
@LaylaAlimuse445
@LaylaAlimuse445 Жыл бұрын
Waa sanadkii ugu muhiimsanaa noloshayda intii aan soo dhaafay ,waxaan gaadhag guulo aad ubadan oo aan muddo badan ku taamayay ilaahay ayaa ku mahadsan . Dhamaan marka aan daawanayay muuqaalkan waxa ugu naxdin badnayd shilka kusoo gaadhay , waxaana ugu qosol badnaa alalaadka intiisa kalena waxa ay ahayd mid xiiso leh.
@updykariimozmaanhuseinbood3316
@updykariimozmaanhuseinbood3316 Жыл бұрын
Sanadki ina dhafay 2022 sanad wax Badan Igu abuuray murugo farxad ba Suqa Hrgysa abahay ma herado ku Laha Kadib alle qadarti way gubteen 🥹 Wuxu in Badan kuso tabcay 20 sano ku dhaw Wlhi bishi ramadan walina sanadkan 2022 aad ayan murugo badan udareemay ano wil dhalin yara mustaqbal ifaaya Le abahay la shaqeen jiray wixiba naga gubtan hadana wax kaste way dhamadan allena sanadko dhan wax Badan naso galyay Mzhalh hadeerna maheradi inti ahayeen wan wada dhisanay sidedi horana way kuso lapatay Ana nolasha wax ka bartay Malinta Adag Mida jilicsan ba wax Badan wu ikordhay Inti qoralkayga akhrida Mahad sanid Chp Wixi dad ah wali ka gubten maheraduhu alle uso celyo inti mid ka Badan ❤ Mahad sanid akhristoow
@Wacan_aziiiz99
@Wacan_aziiiz99 Жыл бұрын
Video yaddan Oo dhan waan dawadaY Kwrn show taaagero weynadeY baan u ahaY ina Abdiwali 😭❤️ Walal Walhi more than one million baan kusiiiin laha Coz DadalakGU Wuuu istahiLa ❤️ AniGa Sanadkan Geeerida adeeerkaY baa igu samaYn badned ☹️💔Rbi hKU naxarIstO Cmu 🤲🏻
@zamzamdahir414
@zamzamdahir414 Жыл бұрын
Guuleyso walal sanadkaana waxaan kuu rajeynayaa intaa inkabadan oo qeyr ah I,a
@anfacchannell
@anfacchannell Жыл бұрын
Sanadkan waxba iima qabso min I.a sanadkan alle wxn kabaryaa in riyoyinkeyga ii rumowdo
@cabdiqanimaxamed2306
@cabdiqanimaxamed2306 Жыл бұрын
Qays qaysar keep going 400k waxa kaliya ee lagugu jeecel yahay qabayalad laanta ee hore usoco zxp
@roda77
@roda77 Жыл бұрын
Alxm sanad fican ahy midka sida kale ilahay ha dhigo mid khyer kiisa waabto aan dhib kulana Insha Allha 🤲🏻
@afarxaasleofficial7957
@afarxaasleofficial7957 Жыл бұрын
Qays qayser legend aan wax badan ka bartey dhulal badan oo aana tagina nakala baray mid ka mida shaqsiyaadka aan si weyn u taageero sxp guulayso Sanadkii dhamaadey Alle hanaga aqbalo waxii khayr aah ee aan samaynay Allena hanoo Danbi dhaafo wixii xumaan ahayd ee naga dhacdey sandakan cusubna Alle hanooga dhigo mid khaykiisa wato shartiisana Alle hanaga xijaabo
@abdicasiisaadandirir6726
@abdicasiisaadandirir6726 Жыл бұрын
Abdirahman Thank you very much since the day I joined this business I have learned a lot from my motherland and the world and I encourage you in your work. You are legendary. God bless you for your work, you are a role model, go ahead hero♥️♥️♥️♥️👏
@najmo373
@najmo373 Жыл бұрын
Kaliya waxa ka dhiman ina tagto dhulki barkesna nabiga scw🥰
@Mohamed_ApdiY
@Mohamed_ApdiY Жыл бұрын
The Real Goat Of KZbinrs 🐐 🇸🇴 💖
@tayasiirsaed3345
@tayasiirsaed3345 Жыл бұрын
Sanadkan waxa uu ii ala sanad aan farxad ku dhamaysatay alxamdulilaha kaa soo socda waxan rajanay in aan noqdo youtuberad inshalaha🥰
@abdullahidhanaandhanaan4305
@abdullahidhanaandhanaan4305 Жыл бұрын
Sxp ilaahay ha kula garab galo
@RealMadridfans115
@RealMadridfans115 Жыл бұрын
Wlal alle hakubarakeeyo qof qalbi wacan baad tahaye
@sagalgacal2479
@sagalgacal2479 Жыл бұрын
Masha Allah sandkaan wuu ii wacnaa waxa yar oo sambariiraxah ma ahn inta kale wacaneen ehaad sandka kuga soo biirey ehaad asxaabtada ka mid noqdey 2023 mid ka wangsan aan ka rajeyna inù ilaah nooga dhigo
@khabylamefans050
@khabylamefans050 Жыл бұрын
Horumar wacan insha allah 2023 ilahay hanoo barakeeyo ❣🤝
@sahraabdisahraabdi2912
@sahraabdisahraabdi2912 Жыл бұрын
Alaa meshas ma muqdishaa🥺❤️❤️❤️❤️
@cabdicasiisismaaciil2094
@cabdicasiisismaaciil2094 Жыл бұрын
WllHi Hora lo FhahY kuLu NafsiN DaaiQaTuL mawT wllHi 2022 AdeerkaY Geer Yoda yaraaNtaYDiana izo koriyey alle Ha u NaxariizTo 🤲🤲
@asadmaxamedasadmaxamed7337
@asadmaxamedasadmaxamed7337 Жыл бұрын
Ma alaaH walal qays alleh hamiyadada hakuu rumeeyo adiga iyo anagaba halkad tagtaba khayr kala kulan burcanah waa magaladadiye isha alaah noogu kalay anaguna waanu kugu soo dhawtn doonaa❤✋
@cawkeyare3654
@cawkeyare3654 Жыл бұрын
Nin raga dhinac wlba wd igala muuqata blse wxa ka dhiman ood samaysa inad u safarto xabaalasha si loo xasuusan kro dhimashada iyo aakhiraba thanks 😊
@faaizaqalbiofficial6010
@faaizaqalbiofficial6010 Жыл бұрын
Qeys qeysar waan ku jeclhy farxad igu nolow adunkaan akhirana janno ❤❤❤❤❤
@maxamedcali2135
@maxamedcali2135 Жыл бұрын
MASHA ALLAH SXB ABDIRAXMAAN HORE USOCO SXB ALLAHA KU XIFDIYO MEELWALBOO AAD CAGAHA DHIGTO WAXA TAHAY NINKA KALIYEE NA BARA DHULKA SOOMAALIYEED ANIGOO JOOGA GURIGAYGA WALEE TALEFANKAYAGA AYAAN SAFARKAGA KAGA QAYB QAADAANAA ALLAHA KU DHAWRO SXB QAALI NIN CULUS BAA TAHAY
@mohamedabdiladiif1632
@mohamedabdiladiif1632 Жыл бұрын
M.a sxp guulo wax ku oola ayaad xaqiijisay , 2023 waxan ku rajayanaya intaa iyo in kabadanba
@munaahmed6375
@munaahmed6375 Жыл бұрын
Aniga qalbi jab ayuu igaga tagay sandakan 2022 Single nimada ka bax ayaan is lahaa lkn midkii aaan wada soconay ayaan wacadkii iyo balantii iga baxay qalbigana dhaawac wayn igaga tagay Waxaan rajaynayaa sanadkan cusub ee bilaabmaya inuu ahaato mid farxad ii leh Qof walba oo fariintayda arkaa waxaan ka codsan lahaa inuu isoo duceeyo
@musadikstories4032
@musadikstories4032 Жыл бұрын
@xaawocawil4184
@xaawocawil4184 Жыл бұрын
Ok abaayo aniba Sasa igu dhacday
@yuusufaxmed5425
@yuusufaxmed5425 Жыл бұрын
ilahy mid kheyr qaba halaga dhigo abaYo
@munaahmed6375
@munaahmed6375 Жыл бұрын
@@yuusufaxmed5425 ameeen Shukran walal
@munaahmed6375
@munaahmed6375 Жыл бұрын
@@xaawocawil4184 🥲
@mohamedAli-wt6gf
@mohamedAli-wt6gf Жыл бұрын
2022 aniga waa madoow lkn 2023guulo iyo hamigeyga iyo ducadeyday in allaah aqbalo ayaan rajeyn inshaa allaaaaah
@bidixo1bidixo158
@bidixo1bidixo158 Жыл бұрын
Mnsha Allah waxa uu aha safar wanagsan
@ahmedabdullahi7016
@ahmedabdullahi7016 Жыл бұрын
M,a wallhi sanat raaxow kuu ahaa wadan badanaa Baraty
@khalidabdilahi4018
@khalidabdilahi4018 Жыл бұрын
400k coming soon Qays Qaysar Legend
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Hadal afka kasoo baxo waxaa uwngsan saliga nabiga 😰❤🌹Hadad aragto magaca Nebigena muhammed scw scw Like saar 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@Cebla99
@Cebla99 Жыл бұрын
2023 waa sanadka dareemay in aan waynaday oo aan daremay in aan awoodo in aan wax qabsan karo kligay alxmdulilaah wax yalo badan ba qabsaday nafataydana waku fana
@nimcan_muze5291
@nimcan_muze5291 Жыл бұрын
Mnch allah sanad wacan ahaa alle ha ka dhigo sanadkano mid ka si wacan dhamantenba 😘
@laylaali8812
@laylaali8812 Жыл бұрын
Muuqaalladaadu dhaxal gal weeye Masha Allah wll Allah kuu ziyaadiyo
@sihaammohamed4381
@sihaammohamed4381 Жыл бұрын
insha allaH l Hope it will Be a good year 2023 🥰 Thank you Bro qays qeyser 🥰
@ZiciithinaBatuun
@ZiciithinaBatuun 8 ай бұрын
Qaysow sanadkii 2023 taariikhdiisii soo gali
@siciiddixiin7321
@siciiddixiin7321 Жыл бұрын
Mansha allh szv hore u soco qays qaysar aniga sanadkan 2022 ma noqon doono sanad aan ilaawiy doono intay ruuxdu igu jirto waa sanad san qalbiga uga ooyay ilaa aan ku qandhooday laftar dhabarkana ka kiciwywy
@Cirguje2023
@Cirguje2023 Жыл бұрын
2023 ayaa ka wanaagsanaan doona insha allah
@mohamedibraahim8379
@mohamedibraahim8379 Жыл бұрын
قال تعالى قل سيرو في الأض فانظرو كيف بدأ الخلق ثم الله ينشر النشأة الآخر إن الله علي كل شىء قدير
@bashiircismaan3358
@bashiircismaan3358 Жыл бұрын
Mnch lah sahib abdiraxmaan abdiwali guulayso oo gaadh ahdaaf badan, waxaad u qalantaa millions iyo wax ka badan.
@abdulaahiabduqaadir272
@abdulaahiabduqaadir272 Жыл бұрын
Youbarka ugu fiican soomaalida baad tahay legend qays qaysar halkaas dadaalka ka sii wad 🙏
@Abbirashiidismail
@Abbirashiidismail Жыл бұрын
manshaaa ALLAH brother it was nice year keep going
@akhyarahmed
@akhyarahmed Жыл бұрын
Mesha ugu qurux badan puntland Waa caluula magalada nosodub zxb
@Mo_hikam
@Mo_hikam Жыл бұрын
Run ahaantii Waa waxa aad KZbinrs ka qayrkaa ah ku Dhaaftay, halkaa ,ka wad dadaalka Walaal. #QaysQayser🙏❤️
@libanmuse-we7ru
@libanmuse-we7ru Жыл бұрын
2022 wuxuu ahaa sanadkii iiguna jaaniska fiicna iiguna xumaa
@hodanTiino
@hodanTiino Жыл бұрын
Insha Allah wxn rajynaya sanadkan 2023 inuu noqdo sanad uuu ilahy qof walba halkuuu rapo ufudydiyo
@cabdicasiiscarab1525
@cabdicasiiscarab1525 Жыл бұрын
Maasha Allah sxb 2022 sanadkaa muuqaalo faaiido badan ayaad noosoo gudbisay e mahad sanid sanadkan 2023 maxaa kuu qorsheysan
@suhaybcabdiraxmaan128
@suhaybcabdiraxmaan128 Жыл бұрын
abdulrahman qaysqeysar wllhi best youtuber shaqo wcn noheysaaye hore usaco
@deeqodagan2160
@deeqodagan2160 Жыл бұрын
Sanadkan soo socda iyo sanado kle ba farxad kuqaata insha allh
@ahmetyaseinosman7862
@ahmetyaseinosman7862 Жыл бұрын
#Garowe #Hargeisa #Addis Ababa #Kampla keisa #Turki Ankara #doha Qatar Inshalaha sanadaka America Soon
@Xilkasmedia.
@Xilkasmedia. Жыл бұрын
2022 safaradii ugu badnaa ayaan wadda galnay, sanad khayr kiisa iyo dhibaatadiisa watta, Kan alle khayr ha inoogu dhameeyo..
@nimoadendayip406
@nimoadendayip406 Жыл бұрын
My fav KZbinr all the time thnk u qeys qeyser ♥️
@indhaawichennel691
@indhaawichennel691 Жыл бұрын
Sanad wacan buu ahaa dhibtiisana wata
@zhaaficiparre5489
@zhaaficiparre5489 Жыл бұрын
M.a Wll Sannadkan Soo Socda intaas iyo in ka badan ayaan kuu rajeynaya .
@hudayfahasan5574
@hudayfahasan5574 Жыл бұрын
Mansha Allah wallkay qaali allah ku xifdiyo
@khadarhaji4881
@khadarhaji4881 Жыл бұрын
Mashlh sxp 2022ka oo dhan waxan ahaa qof kula socda gulyso
@ahmedkayse11cigaalahmedkay49
@ahmedkayse11cigaalahmedkay49 Жыл бұрын
Sanad cawan oo wanaagsan Ka dhamaaday iyo ka inagu so fodaleh Alle barwaqadisa ha Ina siiyo wllkayow Adna alle xoga haku barakeeyo
@sulkanoor2057
@sulkanoor2057 Жыл бұрын
Wa sanadki I so dhamadaya arimo iga xidhan Ethiopië 🇪🇹 ❤❤ alhm
@shucaybmire3729
@shucaybmire3729 Жыл бұрын
I.A sandakan soo socda khayr badan iyo farxad badan ayaa alla ka rajaynaya
@beertanolosha8727
@beertanolosha8727 Жыл бұрын
2023 inta sugaysa alle haku gadhsiiyo nabad qab cafimad cimri dherer iyo guur inta guur ku taamysa hhh
@zamzamhassan6933
@zamzamhassan6933 Жыл бұрын
Following your channel and you change my perspective somali
@allaacaddeeyayofficial4621
@allaacaddeeyayofficial4621 Жыл бұрын
Aad iyo aad baad umahadsanntahay sanadkaasi runtii shaashadaa kaalay socday sanadkana dhul cusub inaa na bari doonto waan kaa sugayaa sxb
@shafiabdi3204
@shafiabdi3204 Жыл бұрын
Sanadka 2022 waxay ahayd sanad kii safarkii u dheera ee dhulka ah an maro. Hargeisa to Mogdisho
@hidaayatv1177
@hidaayatv1177 Жыл бұрын
Maasha Allah qays qayser documentary fiican diyaarisey sxb ee 2023 kana inoo diyaari sxb
@Daryeelhooyo
@Daryeelhooyo Жыл бұрын
Maansha allaah kartida iyo dadaalka alle haku siyadiyo wll waxaadna jeclaysiisay dhulkena quruxda badan alle hayna garansiiyo qiimaha dhulkeena
@nimasaiid5617
@nimasaiid5617 Жыл бұрын
Ani xitaa shil baan galay dhacyo culus igasoo gaareen waxyaalo badana wn la kulmay dhibaato iyo farxad isugu jira sanadkan cusubna ilhy sanad khayr qaba ha inooga dhigo xataa wadamo badan wn soo maray sidaa si lamida
@farxiyowadani1988
@farxiyowadani1988 Жыл бұрын
Masha Allah Allah Ku amaansado walkey intaa aad sowada mareysay wan Kula socday oo wan Ku dawanayay cimri dheer iyo cafimad Allah Ku siiyo Insha Allah sanadkan waxan ale kaga rajeynaya in uu ale kaga dhigo mid wangsan oo guur barakeysan iyo owlad bariyaal ah ale kugu erzaaqo Insha Allah horay usoco walkey qali 🥰🥰
@ahmedolonso
@ahmedolonso Жыл бұрын
Waa si wngzn wxd rumaysay sndkas riyooyin bdan ad lahayd laftigeyga wcn jeclhy 2023 in aaan rumeeeyo riyooyin bdan aan leeyahy insha llh🙏
@lilchokar23
@lilchokar23 Жыл бұрын
Sanad muCjisadiisa watta ayuu aHaa 6-june-2022 aY noo ahyd maalin qadhaadh hadana qadarka eepe ayaa wax walpa ka wyn farxado badden 17- September iyo 12-may-2022 oo aan galay sawirkii iiGu qiiMaHa baddana abid aan gallo❤oo aan qays kayga kula jirayyyy 2023 marka hore qadarta eebe wax dhaafsiisin heli mayno lkn waxan rajyanyaa inaan guuli badden gaadho anoo caafimaad. Qaba i.a
@faadumomahamed9725
@faadumomahamed9725 Жыл бұрын
2022 wxa uu ii Aha zanaD Eska normaL aH xag xun io xaG wngzanba leH 2023 sanadkeygi nqo inch aLh
@c.razhiithmohmuth7669
@c.razhiithmohmuth7669 Жыл бұрын
You are the best Tubers to follow I hope that and more than one million
@abdirahmaanshiine2278
@abdirahmaanshiine2278 Жыл бұрын
Sanadka 2022 waxaan kaliya ku xasuusan doonaa inaa dhameeyay heerkeyga koowaad ee jaamacada taas oo uusan qof walba gaari karin farxdiis ayaa aheyd mid aan hilmaami karin alxm
@abdalle_0.1
@abdalle_0.1 Жыл бұрын
qays qaysar wn ku xirn nahee ee na iztiraam sxp oo video yada lasoo dhakhso
@Cebla99
@Cebla99 Жыл бұрын
2023 waxa uu ii aha sanad ani ahan marna murugo ba ihysay marna faraxad qaybtisi hore murugo qaybti danbe faraxd alxmdulilaah wixi ii qoran unba igu dhacay
@dagaanahmed5710
@dagaanahmed5710 Жыл бұрын
Manshaa Allah manshaa Allah manshaa Allah Ilaahey haku xifdiyo
@ahlamiiahmed1080
@ahlamiiahmed1080 Жыл бұрын
ManshaAllah ❤❤❤❤qays ”nin dhul marin dhayo la ayay somali tiri ❤️❤️❤️dhul mareen 2022 aniga farxado badan i rebay 2 jeer unban safray lkn
@mukhtarsaeedabdi9626
@mukhtarsaeedabdi9626 Жыл бұрын
legend waan ku wataa hore u soco wax badan ayaan ka bartay
@yurub5288
@yurub5288 Жыл бұрын
Mashalla Allah kuwa soo socoda ku dhameyso wanaag badan guuleyso
hong kong 🇭🇰
10:03
Qays Qeyser
Рет қаралды 244 М.
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 83 МЛН
World‘s Strongest Man VS Apple
01:00
Browney
Рет қаралды 44 МЛН
когда не обедаешь в школе // EVA mash
00:51
EVA mash
Рет қаралды 4,4 МЛН
ABDIKARIIN ALI SHAAH IYO QAWDHAN BARASHO WANAGSAN
17:43
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 627 М.
Koobka aduunka iyo Challenge adag
12:16
Qays Qeyser
Рет қаралды 98 М.
WAA SIDEE NOLOSHA SOOMAALIDA VIETNAM 🇻🇳   SOMALIS IN VIETNAM
8:34
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 120 М.
Magaalada ugu qadiimisan Djibouti | The Oldest Town in Djibouti
10:22
Dayaxa | Janada ifka
12:35
Qays Qeyser
Рет қаралды 343 М.
SUALAHA WAYDII | MAAWEELL IYO QAYS QEYSAR
12:16
Mawled Zaam
Рет қаралды 113 М.
Help Me Celebrate! 😍🙏
00:35
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 83 МЛН