2023 Caadiga ka BAX cirka TIIGSO

  Рет қаралды 98,815

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

Жыл бұрын

Ayub Axmed Motivation 2023!!!
=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 319
@sadiktimo4949
@sadiktimo4949 Жыл бұрын
Waxan ahay arday 19 Jir Barta Computer Science(BCS). Sanad kadib ayaan Muuqalkan usoo Laaban doona haday nafta igu jirto Insha allah. Like ii Saara Si aan marwalbo u arko Thanks Dhlainyaro
@farhiakaftan7689
@farhiakaftan7689 Жыл бұрын
Zxb computer Haddad Baranyso Muqdishana joogto ila Soo xariir anaa Ku Garabsiin oo Dhameyey E
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 Жыл бұрын
19 ict information communication technology ❤ dhigta
@MohaNor319
@MohaNor319 Жыл бұрын
@@farhiakaftan7689 sxbey dhanka programminka hadaa isku ficantihiin inaa igu caawiso kaa rabaa
@abdirahmaanhassan6633
@abdirahmaanhassan6633 Жыл бұрын
Mazule haye war isii intee wax ku marayaan habeen walbo online kaka ayan arkaa away qorshihui😅
@user-st2mv8im2d
@user-st2mv8im2d 3 ай бұрын
Ma dhamaysay sxp misena nooshahay😊
@mohansuwaa7686
@mohansuwaa7686 Жыл бұрын
Commentgan Waxan usoo qorey si marwalba uu qof like saaro aan uso laabto aan u daawado muuqalkan si marwalba aan hako is dhaho uu ii dhiiri galiyo markale horeyna talaabo aan u qaado ❤
@abdirahmanfarahabdirahman164
@abdirahmanfarahabdirahman164 Жыл бұрын
Wan Ku faraxsanahay dhiirigalinta 2023 waxan ahay 21 sano jir, "Waxan hadalkaga kafahmay in daqiiqad kasta oo sanadakan kamid ahi aan kafaa idaysto" Manta 21 sano jir ayan ahay Sandadkan markuu dhamaado waxan eegaya guusha aan nafta kagaaro!!
@Uroon
@Uroon Жыл бұрын
Insha'Allah dheh walal
@anuushmohamud4571
@anuushmohamud4571 Жыл бұрын
Waxan ahay 23 jir waxan ku jiraa semester kii u danbeyay jamacada wxana bartey public administration Sanadkan 2023 wxan rajenaya inan wax badan iska badalo sanadkan oo xaqiiiyo guulo badan Illahay cimri dheer io cfimad io cibaado suban ha isiiyo ❤🤲 3/1/2023 maalin talaada sacadu waa 9:09 daqiiqo oo subaxnimo 🎉 ilhow riyooyinkeyga ila garab gal oo guulaheyga garab igusiii ana waan dadaliye ❤ I.a
@roodaomar4673
@roodaomar4673 Жыл бұрын
Masha allah isku faculty baranaaa
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 Жыл бұрын
19 jirbaan ahay sanadka 2023 waa inaan xaqiijiyo guulo badan University walina faculty ict information communication technology 03/1/2023 Dhamaantin guul ❤😮
@shukriaupdy5833
@shukriaupdy5833 Жыл бұрын
Mhsnd ustaadi 2020 inan maqla igu ficnn laheyd wanadada insha allh waxan rajena sndkn palenkeyga inu ii hirgalo an isbdl sameeyo quranka xifdiyo i.a
@Allah599
@Allah599 Жыл бұрын
aaway kuwii nabiga jeclaa 🤲🤲🖐️
@boqoradainaali3311
@boqoradainaali3311 Жыл бұрын
Scw🥰🥰
@zhakibabdirahman1202
@zhakibabdirahman1202 Жыл бұрын
Alla hadaLku culusaa oo misaan culusaa thank you teacher iLahay cimriga iyo caafimadkaba hakuu siyaadiyo qof waLbana iLahay amuurihisa haw fududeeyo riyooyinkenana iLahay haynoo rumeeyo
@mutasciise9606
@mutasciise9606 Жыл бұрын
Insha alh guul ayan rajaynaya hadafydaydana way badan yihin ale ha i rumeyo ka khayrka ku jiro mahadsanid wlo vdiogaga wan sugaynay ale ha ka abal mariyo dhiri galintad nasiso🥰❤
@samiiracabdalle4948
@samiiracabdalle4948 Жыл бұрын
اللهم يامقلب القلوب ثبت قلبي على دينك
@sahrasiciid1100
@sahrasiciid1100 Жыл бұрын
Aaameen
@joker_____poi1601
@joker_____poi1601 Жыл бұрын
Aad baan u sugaayay vidio kan sanadka cusub 2023 soo badi dhiirigiliye macalin ayub axmed thanks 🌎💯✅😘🖤
@simanmaxamed1434
@simanmaxamed1434 Жыл бұрын
2019-2022 hdafyo ayan Sameeytay cirbadna ima suurta galin buuugaag badn ayan hdf ku qoray xabadna ima suurta galin waxaana taas igu sameye nafteyda Koow dib udhigid hda rabto ina meel gaarto iska ilaali bari Labo hurdo badn tiktok macno daro iska ilaali social media walagu go,aa walhi Isoo duceeya inaa sanadkam faashilad noqon
@iqroiqroabdimohammad5021
@iqroiqroabdimohammad5021 Жыл бұрын
Thanks 😊 I.a ma fashilmi dontid abyo
@lunibark9978
@lunibark9978 Жыл бұрын
hormar wacan qaalih
@ibtisambintuosman3922
@ibtisambintuosman3922 Жыл бұрын
Ilaaahy haku guuuleeeyo wlo aakhiro yo aduuunba
@munaahmed1121
@munaahmed1121 Жыл бұрын
Ani social media ayaa waqtiga dhan iga cunay wado aan uga Haro Wan la ahy runtii
@queens8380
@queens8380 Жыл бұрын
Kulamida ahay ilahey hanaga madoobeyo
@IqrashMahad
@IqrashMahad Жыл бұрын
Hanoqon qof afka kaliYa wax Ka goamiYa ee noqo qof hadlkisa Io wax qabadkisa wada socdaan🙌🏻
@allowiirumeeriyadayda3710
@allowiirumeeriyadayda3710 Жыл бұрын
Waxaan ahay gabar shaqaysata qaadata mushaar 200 iyo dheeraad al xamdullahi ah dhammaan mushaarkaa waalidgay iyo walaalhay masoo dhaafo wali wax meel ma dhigan insha allahu waxaan rajeenaa sandka shaqo ka mushaar badan intaan qaaddo inaan helo insha allahu tacala si aan naftayda waaalidgay iyo walalhayba meel uga soo saaro ducaduna waa dhankeenna
@boqoradainaali3311
@boqoradainaali3311 Жыл бұрын
Insha Allah 💓 hadafkeena waanka dhabeeneena 😘 shaqo fcn oo wng kujiro iyo mushaar ficanna Alle Haku siiyo wll 🥰😍🤩
@adoontiiallah6682
@adoontiiallah6682 Жыл бұрын
walashey qaali sadaqayso mushaharkaga ka bixi wax yar oo sadaqo ah way kuu barakoobi insha Allah
@allowiirumeeriyadayda3710
@allowiirumeeriyadayda3710 Жыл бұрын
@@adoontiiallah6682 hye byo
@sahrasiciid1100
@sahrasiciid1100 Жыл бұрын
Insha allah illahay waxan kabaryaya inaan xaqiijiyo haddafyadayda waan goaansaday ducada igusoo saacida Ayuub waa inooyo hadaynu noolaano 2024
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 Жыл бұрын
Mnshlh ustaad mhdsnd alle haku barakeeyo guuleyso if iyo aakhiroba
@AtoreMuslim
@AtoreMuslim Жыл бұрын
Ayub Ahmed waa ku salamay
@Zahruush
@Zahruush Жыл бұрын
Video aan sugaye thanks teacher ayuup we miss u🤎
@queens8380
@queens8380 Жыл бұрын
23 jir ahay halahas waqti lumis inuu igu ekado rajeynaa sanadkan wxaa rajeynaa inaa luqadeyda fadhiisato jamacadna aa bilaabo iyo inaa jirkeyga dhiso insha allah dib u dhigashada iyo social media alle inu iga madobeyo rajeyna
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia Жыл бұрын
Rumee hadaalkaa aad tiri...........2023 Rajada Allaha kuu rumeeto
@dhalquraysh455
@dhalquraysh455 Жыл бұрын
Shukran professor ❤️😭
@Maryama_cabdillahi
@Maryama_cabdillahi Жыл бұрын
كل عام ونحن إلى الله أقرب وعلى طاعته أدوم ❤
@aminaabdirahman8568
@aminaabdirahman8568 Жыл бұрын
Smnan
@xaamud687ahmedgeedi4
@xaamud687ahmedgeedi4 Жыл бұрын
Ustaat ayuub alllha ku barakeeYo l.a sanadkaan waxaan leeyahay qorshaYaL BADAN allha ii fudeeYo
@nadirhaji1367
@nadirhaji1367 Жыл бұрын
Nio waan kuu xiisnay wlllhi. Inteeed aaaday plz sidaaan dhan Hanooga maqnaaan wlle xitaa hayraadee maalin walba saan kuusugaayy Malaynmaysid
@mukhtarmohamedali9854
@mukhtarmohamedali9854 Жыл бұрын
Masha Allah ayuub alle hakuxiftiyo
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Жыл бұрын
Mashallah ♥️ ♥️ Mashallah mahasanid mudane mahasanid somaliyey kafidesta wa bilesh diragalintan aduyada majiran wax bilesh ah lakin tan wa free thank you my brother
@Alica7361
@Alica7361 Жыл бұрын
Wlhi wax bdn kaa faaiday wxn ahy arday 17 jir ah videoyadaada wakhti bdn siiya si aan kaaga faaidaysto wax yaapo bdn oo ay dhalimyartu ku mashquulsanthy bn iska reepay wlhi alle hakaa abaal mariyo😭❤
@muuminibrahim
@muuminibrahim Жыл бұрын
Sxb is ku da nhy sxb waxan kugu la talina schoolka waxa lagugu baro haku ekaan xirfado is bar dunida manta an joog no lama qiimeyn hayo sha hadho ee waxa la qiimeyn na wa xirfad
@sihaamfarxaan4209
@sihaamfarxaan4209 Жыл бұрын
Waxan ahay gabar 19 jir ah o nolosha hadaf kale riyoyinleh o cajis kasarnayeen lkn se hada gadib l.a calamaka laduulaa hada iyo gabar cusub adinkuna decade iku kaa ba sanad Kan ayaa jamacad bilabay insha alaaah
@hayattqueen3287
@hayattqueen3287 Жыл бұрын
M.a ustaad Allah kuxfido
@fartunadan5510
@fartunadan5510 Жыл бұрын
Abowe Ayuun waxn ku baln qaday Naftayadan ka qaday ina sandkan 2023 cuusub nin wax walbao hoormar igu jiiro wan bal ina qoral kuso qoro mar snada dadal keen hada ban biilbayab marak video dawaya walhi lkn guul ban filay inasha allh ❤🥰💪💪💪💪💪
@fatxiabdisalanfatxiabdisal7404
@fatxiabdisalanfatxiabdisal7404 Жыл бұрын
2/4/2023. Waxaan ahay from four I.a waxan rajaynaya examka dowlada meel wnaagsan malin axada ❤🎉
@abshirarkey1490
@abshirarkey1490 Жыл бұрын
Alx 2022 wax badan baa iska badalay lkn 2023wax kale Baan badali rabaa insha Allah
@cumarxakameeye3097
@cumarxakameeye3097 Жыл бұрын
Mahadsanid sxp 👍
@abdourahmanali3571
@abdourahmanali3571 Жыл бұрын
Winners and losers have the same goals so forget about the goals, focus on systems instead. Systems: build a habits that can reach you their.
@canabmuuse403
@canabmuuse403 Жыл бұрын
Thank 😊 U walalo ad ban ku tagera dhiiro giliye wacan ba thy ALLA ku xafido🤲🥰
@fathumaqani4463
@fathumaqani4463 Жыл бұрын
Sannad waxyaalo badn ayn rabaa In an dhaqaajiyo insha allaH✨️
@mohammedyusufmedia2803
@mohammedyusufmedia2803 Жыл бұрын
Allah ha ku Barakeyo ustaad Ayub Axmed Rabi ha kaa raali noqdo insh allah cibaado suuban, camal saalix ah,cimri dheer ,cilmi badan iyo cafimaad taam allah ha ku siyo akii Rabbi ha ku xafido qof manfac u leh bulshadena ayas tahay runtii mash allah
@BashiirAbdi-kb1cg
@BashiirAbdi-kb1cg Жыл бұрын
Wax badana ayaan rabaa inaan kabadalo mash Allh
@BashiirAbdi-kb1cg
@BashiirAbdi-kb1cg Жыл бұрын
Wax badana ayaan rabaa inaan kabadalo mash Allh
@sacdiyoxasan7239
@sacdiyoxasan7239 Жыл бұрын
Thanks walaal qaali insha'Allah wadiyar sanadakan waina fadhiga kakacaa kana adkada nafsadeyda garaana sanadkan goals bdn insha'Allah 🙏🙏🌹🌹🙏💯💯👍👍👍✅✅✅👌👌👌
@crizaaqhaldooradandirir6183
@crizaaqhaldooradandirir6183 Жыл бұрын
Thank you teacher run ahaantii waxad tahay Ustaad noloshayda wax badan ka badalay Oo wixii aad nala wadaagtaba aan noloshayda ku dabaqay Alle ha kaa ajar siiyo, Waxan ahay arday 18 zanno jir ah noloshana ka leh hadaf aad u weyn iyo riyooyin Aad u waayan insha allah mar uun waxan rajaynayaa in aan riyooyinkayga aan ka rumeeyo insha allah Zannadkan wax badan ayaan ka badalayaa noloshayda Allena ha igu garab galo aamin yaa rabbi 🙏🙏🙏
@queenliza596
@queenliza596 Жыл бұрын
2022 waan sobashalay Balse 2023 hormarweyn Ayaan rajiynaa 📚🧠
@Xaadqabaaze
@Xaadqabaaze Жыл бұрын
Waxaad moodaa inaad aniga iga hadlaysid runtii xaqiiqa jirta ayaa Ka hadashay shukran Alle sanadkaan mid khayr qaba oon wax badan ii qabsoomay hayga dhigo Aamiinta isoo raaciya walalayaal mahadsanidin
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Жыл бұрын
Waad mahad santahay ustaad
@hamdahamda8955
@hamdahamda8955 Жыл бұрын
Alxm 2021 2022 Waxaan noqday Gabadh adag is badal weyn Ayaan sameyey ❤🎉
@munaomar2230
@munaomar2230 Жыл бұрын
Mansha Ala Keep Going Qali ❤❤
@mumtaazsaid3103
@mumtaazsaid3103 Жыл бұрын
M. A
@ibtisaammahamed902
@ibtisaammahamed902 Жыл бұрын
Ayub wlhi bn ku dhaarte wx bdn bn ka faiday malina incha allah wa ku abaalmariin doono ❤
@yoonissaladcali660
@yoonissaladcali660 Жыл бұрын
Sxb waad mahsantahay inshaallah isbadal dhab ah ayaan sameynayaa sida si kawanaagsan adiganeh waad mahsantahay ustaad guuleyso❤❤
@munomaandeeqmuna9854
@munomaandeeqmuna9854 Жыл бұрын
Ayub ahmad waxaatahy macalin nafteeyda ayub noosoosamey sida kacabsashada dadka nasoofiiriyo muuqaal loogu adkaankaro waankaacodsaday ayub ahmad
@axmedabdirahman7979
@axmedabdirahman7979 Жыл бұрын
Among one of the best KZbinrs in somali,thank you so much The way u mentioned us that hard work pays of
@cabdifataaxmuuse802
@cabdifataaxmuuse802 11 ай бұрын
Mansh allah calayk ustaad ayub ilaahay cilmiga iyo caqligaba hakuu barakeeyo yaa sayidii aduunyada iftiin baad ku soo kordhisay nuurkaagas baxaaya cimri dherer ayaan ilaahay kaaga rajaynayaa wll
@saadadjamawarsame2047
@saadadjamawarsame2047 Жыл бұрын
Asc Allaha kuxafido walalkay
@xuseenyare2701
@xuseenyare2701 Жыл бұрын
Waxan rajeynaye in an sanadka shqo bilabo oo an nolasha sida Ka badala wllhi hadad dhalinyaro thy waxa hysana Janis fcn oo hormar an ku garno vedi waxan ku so laban donaa 2024 ayado nolasha san ka fcn insha allah dhamantina guul Indin rahjeynaa
@boqoradainaali3311
@boqoradainaali3311 Жыл бұрын
Mahadsanid I.a hadafyadayna waan ka dhabeen doonna🥰🥰
@nimconuura820
@nimconuura820 Жыл бұрын
Thanks teacher❣️💯
@rahmacige9251
@rahmacige9251 Жыл бұрын
Ala walaal ku jecliyaa wallkayow allow ku daaa wallhi qofka kaliya ee aan ku kalsoonhay hadlkiisa ayaad tahy thanks ayuubow
@madaale5465
@madaale5465 Жыл бұрын
The key of success is a action 🎬 👌 💯
@faizaabdirzaakahmed3285
@faizaabdirzaakahmed3285 Жыл бұрын
Masha alh ustaad ayuub axmed waa kuu xiisynay indhaweyd laguma arkin
@Allah599
@Allah599 Жыл бұрын
hadal ku waa sahlanyahay lkn howshu waa adagtahay✊✊do every thing pro✊✊
@mascuudcabdi2646
@mascuudcabdi2646 Жыл бұрын
Perfact adviCe💯
@Awalemustaphe1717
@Awalemustaphe1717 Жыл бұрын
I.a guul 2023 sanad is badal iyo waxqabad I.a 💯❤️
@abdirahmankalif6822
@abdirahmankalif6822 Жыл бұрын
Legendow wn ku sugayay THANKS 100%
@diaatik9022
@diaatik9022 Жыл бұрын
Inan dhofo Ayan rabaa lacag xoogay ah haystaa oo ka shaqaystay Somalia mezha ugu fudud ii sheega
@24hours171
@24hours171 Ай бұрын
comment gayga hda aragtid like isaar si an muqalkan dib u dawado👍😊
@qadramaxamed5736
@qadramaxamed5736 Жыл бұрын
2020 ban go aan garay nafteyda inan cajiska iyo dibudhiga kasaro ima surta galin ila imika o tariqdu thy 1/8/2023 Waxbarasho ban bilabay isoduceya dhiri galinta intan dhageysanayo unbaan xanun darema kadib halkeygi ban taganhy yaarabi yarabi🤲🥺xagaga iga fududee😢
@maherabdimohamed7786
@maherabdimohamed7786 Жыл бұрын
Gᴏᴏᴅ ᴀᴅᴠɪᴄᴇ
@salwasalam813
@salwasalam813 Жыл бұрын
AAD IYO AAD BAADUMAHSANTAHAY USTAAT
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Жыл бұрын
Mahad sanid Macalin Insha Allah waxan Noqon Qof Cusub. Taarikhdu Waa May. 14/2023/ night Home ka Ramadan.
@raajraaj6864
@raajraaj6864 Жыл бұрын
2023 my year insha allah
@Sheekocusub1
@Sheekocusub1 Жыл бұрын
Best Motivation Ayub Ahmed 👊❤ Kusoo biira Channalkaan walaalayaal
@ahmedomer5918
@ahmedomer5918 Жыл бұрын
Talooyinkaaaga waa ku hormaray allh haku sharfo🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
@amsproduction9321
@amsproduction9321 Жыл бұрын
Thanks ustaad noo soo badi
@Zaki-bg6th
@Zaki-bg6th Жыл бұрын
Masha allah tabarakallah
@ayubpro
@ayubpro Жыл бұрын
Coming back ayub axmed *hadalku waa sahlan yahya lkn hawsho waa adag tahay*
@yasmiinmaxamud9124
@yasmiinmaxamud9124 Жыл бұрын
Thankis abti🥰
@maxamedahmedisma2740
@maxamedahmedisma2740 Жыл бұрын
Guul.wacn insha.allah 2023
@aliyahbeauty6547
@aliyahbeauty6547 Жыл бұрын
Insha Allah 🤩💖😶
@saadadjamawarsame2047
@saadadjamawarsame2047 Жыл бұрын
Asc Allaha kuxafido walalkay Mashaallah laquwata ila bilah
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia Жыл бұрын
TEŞEKKÜR EDERIM
@luqmanibrahim-fm5zm
@luqmanibrahim-fm5zm Жыл бұрын
MACALINKA IBADALEE THANKS YOU FOR EVERYTHING
@Sanaaaxmad79
@Sanaaaxmad79 Жыл бұрын
M.a. mahad sanid
@arahmaankureesh7610
@arahmaankureesh7610 Жыл бұрын
Mnsha allah alle hku xifdyo wll🙏💯
@SHARLAAWE122
@SHARLAAWE122 Жыл бұрын
Dhiiragaliye ❤🌹
@maxamuudaxmed8154
@maxamuudaxmed8154 Жыл бұрын
Thanks teacher in,shalaah 2023 Allah hanagu hanuuniyo mid kheer qabo Allah iga dhigo
@Mohamedkamal0
@Mohamedkamal0 Жыл бұрын
Thanks legend 😍
@maahircade4780
@maahircade4780 Жыл бұрын
waxan ahay qof rabo inuu wadanka ka tago 🇸🇴 si uu hormar ugaaro .... I.a riyoyinkeyga wey ii rumoobi doonan .......lkn muqalkaan sanad kadib ayan uso laaban dooonaa i.a ☝️
@Moow.shakuur
@Moow.shakuur Жыл бұрын
Nolsheyda wax bdn ayad kabedeahay wlhi macalin mahadsanid migdi aan kujiray ayad iga sartay thnks a lot teacher.insha allah
@hanadabdi2253
@hanadabdi2253 Жыл бұрын
Jazakallahu kheir walaal Ayuub.
@maxamedburhaan
@maxamedburhaan Жыл бұрын
Good ayuup waxaa tahy macalin aad u fiican first one person
@maxamedcali7259
@maxamedcali7259 Жыл бұрын
Mahadsanid wll ayuub runtii waan sugayay muqaalkan sanadka cusub ah Allah ku barakeyo wll qali
@alquraan4242
@alquraan4242 Жыл бұрын
thanks teacher
@yahyeali6249
@yahyeali6249 Жыл бұрын
Ustade wat mahad santahy
@XAAFIDMEDIA-zv8sg
@XAAFIDMEDIA-zv8sg Жыл бұрын
اللهم صل على سيدنا محمد
@Ahmedkasim4545
@Ahmedkasim4545 Жыл бұрын
Ayuub waa lagu wayay Sxb wadna ku Mahadsantahy dhiri gelintan aad nola jogtid everyday thank you 🙏 very much ❤ayuub waa lagu wayay
@hooyomcn1682
@hooyomcn1682 Жыл бұрын
Thanks Maclin ayuub axmed ✋😥
@Maahir397
@Maahir397 Жыл бұрын
Bilawga sanadkasta kumatusayo qof kaatahy Lkn waa inad waqaca midho kasosarta hadafna yello zhp Guushu mahan lacag inad yelato balse go,aan inad latimado naftada kagulaysato ... if you say allah you will win 🏆🙏
@abdirahmanfarahabdirahman164
@abdirahmanfarahabdirahman164 Жыл бұрын
Thansk my pro suhaybsajid
@fathiaabdi3755
@fathiaabdi3755 Жыл бұрын
Istad ayub m.a hy wa run taa Wan iku suno qonaynaa wax qabad dabadi insha allh jasaakalah kheer
@yasmiinmaxamud9124
@yasmiinmaxamud9124 Жыл бұрын
Thnkis abti
@fardowsamohamed3745
@fardowsamohamed3745 Жыл бұрын
Inshaallah brother
@aweysahmedmohamuud2938
@aweysahmedmohamuud2938 Жыл бұрын
Keep going pro
@keynansaba7268
@keynansaba7268 Жыл бұрын
Thanks Teacher wllhi wax walbo wan kabartey
@sadialiseleman6911
@sadialiseleman6911 Жыл бұрын
A/s/c be waa sax; jezaaak allah khayran!!
@bashir871
@bashir871 Жыл бұрын
Alle haku sharfo brd si waynba dhalinyaro badan hadafkoda ubadashe
@nihaalchannel6133
@nihaalchannel6133 Жыл бұрын
Muhiimada hadalka waa in waqtigada kafaaoday sato 2022 wanka faidaystay Kana Insha Allah waxaan sugaayo allaha iisaqiro Meshaan mnta joogo waa go an naftayda lagaray alxamdullilah 2021 naftayda idagtay👊✌️🥰🥀
@abdirahmanabdullahi3077
@abdirahmanabdullahi3077 Жыл бұрын
Action is the foundational key to all Success.
@mohamedhusseinali5650
@mohamedhusseinali5650 Жыл бұрын
Best motivation teacher 🙏❤️
3 Adigu QOF aan qarsoomi karin noqo
14:39
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 68 М.
5 Markaa tahay dumarka nin u jilicsan!
13:13
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 53 М.
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 4,2 МЛН
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 112 МЛН
043 | 03 | Sirta awoodda qarinta ujeeddooyinkaaga.
41:47
Sahan Podcast
Рет қаралды 68 М.
Dhiiranaanta In Lagu Necbaado
6:22
Kafikir
Рет қаралды 1,4 М.
7 Qodob Oo Noloshaada Waxweyn Ka Badali Doona.
13:04
Warsame Bade
Рет қаралды 51 М.
Dhiiri galinta kaliya aad u baahan tahay !
17:50
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 42 М.
Qof wax u taagan noqo 2024
17:33
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 130 М.
7 Dumarku yeysan kaa arkin ha is Dhaawicin Adigu
12:47
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 45 М.
And how are they not embarrassed?
0:19
Rinuella
Рет қаралды 15 МЛН
Heavy package 🤭🤣 #demariki
0:25
Demariki
Рет қаралды 4,2 МЛН