3 Adigu QOF aan qarsoomi karin noqo

  Рет қаралды 68,334

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

Жыл бұрын

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 216
@nasriincaafinasriincaafi6948
@nasriincaafinasriincaafi6948 Жыл бұрын
Hanoqon qof jilicsan e noqo qof Durufaha ka Guudbah Mhdsanid usstad xali an u bahn bad sodhigtay video gan🙏👑
@BulshadaTv-nu5pc
@BulshadaTv-nu5pc Жыл бұрын
Walala horta wanku salamay
@Samaanqore
@Samaanqore Жыл бұрын
Asc wllkei ayuub marna macalinkeeyga Waxaan rabaa cashirada English ka in playlist oo nogu sameyso halmeel ogu tagno ayakoo dhan pls muuhiim inoo tahay adna waqtikaga baxay kaga mahad celinaa Pls codsigeeyga inaad iitixgalisoh Inta rabaan qoralkegavaqrisay like
@aminafarahaminafarah4655
@aminafarahaminafarah4655 Жыл бұрын
Ayuub allaah ha ku barakeeyo walalkey marna macalinkayga cimri dheer iyo cibaado suuban insha allaah guullayso goorwalba👍👍👍👍👍
@quenmasbal9558
@quenmasbal9558 Жыл бұрын
Ayuuboow wll waa kuu xiisnay xagee naga aade ayaantaan maalinkasta waa fiirin jiray channel kaaga Markasta waa kuu duceeyaa illhy waxkudhiba kuma tuso
@Maahir397
@Maahir397 Жыл бұрын
Best motivation 💪🙌 Ayuub Axmed Every person himad leh alle haw rumeeyo
@naimaali1947
@naimaali1947 Жыл бұрын
Ayuubow brother Allah ku xafido. Your are the brother that i never had. Thank you. Marka nolasha ku wareero channel kaaga imaadaa 💙💙🙏🙏🙏
@alihassanhussein5948
@alihassanhussein5948 Жыл бұрын
Masha Allah mahdsanid ustaad Allah ahku barakeyo
@sacdiyoabukar5151
@sacdiyoabukar5151 Жыл бұрын
Mash allah macalinkeyga qaaliga ah🥺😍🥰🥰
@xafsoahmed9
@xafsoahmed9 Жыл бұрын
Wlhi benta mahan waxaa isoo martay noloshayda in aan damcay in aan shaqeeyo anoo 15 jir ah lkn aabe ayaa iga hor is taagay lkn waxan go aan saday anoo aabe usheegin in aan shaqeeyo galina wax barto galina shaqeeyo alx %1200 anoo haysto ayan aabe usheegay wuuna kufarxay lkn shalay wuu iididayey Go aan inta qaadatid wixii kaa hor yimaado maya maya dheh allaah talo saaro hana caajisin 🥰👏
@hanimaxamud4269
@hanimaxamud4269 Жыл бұрын
M.a wll horey usoco
@suleekha1086
@suleekha1086 Жыл бұрын
Masha allah wll hore u soco
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 Жыл бұрын
Mnsha allah ustaad mhdzanid ❤ من لا يشكر الناس لا يشكر الله 🥰 Waxan ahay arday da'yar ah oo 20 caga cagaynaya waxan rjenaya alle in hamigayga aan dunida kleyhy ii rumeeyo iyo kan dalkayga hoyo ee Somalia 🇸🇴 ka leeyhy wxan rjenaya in dalkayga berito kamalin meel gadhsiyo oo ka qayb qato horumarkisa si walba darufuhu iigu adkadan kma istagayo hdfkayga waxa macayga ah alle waxkasta awodo oo gcntiisu ugu jirto 😍 Insha allah malin un 😯💥❤🤲 كن قويا فالحياة لا تقبل الضعفاء 💪🧠
@edrissamad1666
@edrissamad1666 Жыл бұрын
Machallah
@zhakibabdirahman1202
@zhakibabdirahman1202 Жыл бұрын
Ustaad ayub allah haku barakeeyo Labada daroodba Lkn baryahan kuma hayno waan ogahay inaad dantaada kumashquushay nosoo dadal insha allah ustaad maalin walba wansoo boqda chanalkaga mahaTsanid 🙏
@faadumoali2831
@faadumoali2831 Жыл бұрын
Masha Allah wllkey wad ku mahadsan video yada qurux badan wan ka faidna
@fathimamohammedxusen5839
@fathimamohammedxusen5839 Жыл бұрын
Masha Allah ustaadkena waxa kaso hadasha self low esteem is hoosesinta ama qofka strong outside ka ah inside weak ka ah qal qal hadalka marka dadka horjoga maskaxda iyo carabka connects kadhexenin xaaladas rabey sida lo joojin karaa jazaka Allah kheir shukran
@ikraamcabdi6728
@ikraamcabdi6728 Жыл бұрын
wllo ayuub Allah ku xifdiyo shukran wllky hore u soco
@hasanhaykal9189
@hasanhaykal9189 Жыл бұрын
Mahadsanid Macalin Videoyadaada wax badan iga badaleen🥰🙏
@iizaballaiizaballa2582
@iizaballaiizaballa2582 Жыл бұрын
Masha allah my teacher ilaahay hakubarakeeyo aaqiro iyo aduunba
@faadumocabdirashiidmuuse389
@faadumocabdirashiidmuuse389 Жыл бұрын
Thanks sxb sare ayuub
@faaychannel4468
@faaychannel4468 Жыл бұрын
Jazakallah kheyr dhiragalintada ad bn ugu bararugsada wn ku farxa video gada 😊
@user-jn7rg5eq2b
@user-jn7rg5eq2b Жыл бұрын
Jazakallahu Kheran ustaad ayyuub
@khalidozto7497
@khalidozto7497 Жыл бұрын
Thnks you teacher 👏👏👏 Illahaya ha ka abala mariyo sida aad talo iyo tusaalaba aad noola wadagayso
@asadxaajiyo457
@asadxaajiyo457 Жыл бұрын
Keep going my brother waayo wax badan ayaad ka badashay naloshayda 💖💖💖💖💖💖
@khalidabdul14
@khalidabdul14 Жыл бұрын
ustad ayuub nga caawi dajinta jadwal sanadka 2023 naga cawin kara inan ka dhigno mid guulysta
@rahmamahamuud2020
@rahmamahamuud2020 Жыл бұрын
Mahadsanid ayuub
@husseinwiilkaalicade9484
@husseinwiilkaalicade9484 11 ай бұрын
Mahadsanid wll
@hanaahussein3961
@hanaahussein3961 Жыл бұрын
Welcome back teacher 🥰
@ahmedosmaan1719
@ahmedosmaan1719 Жыл бұрын
The best motivation ever thanks brother
@fortunemoalim5274
@fortunemoalim5274 Жыл бұрын
Ayub walal Allah dardiis ayan ku jeclahay wayo nolasheyda wax badan ayad ka badashay jazaka Allah walal qali
@saciidoclle4946
@saciidoclle4946 Жыл бұрын
Maasha Allah aad Iyo aad wll Allah hakusharfo🙏
@abdullahiyusuf3714
@abdullahiyusuf3714 Жыл бұрын
جزاك الله خيرا اخي أيوب
@AminaCawil-yq4wy
@AminaCawil-yq4wy 7 ай бұрын
Mahadsanid wll🎉❤😊😊
@arfonhassan5593
@arfonhassan5593 Жыл бұрын
Alhamdulilah thumaa Alhamdulilah thanks brother
@Shaaficihassan10
@Shaaficihassan10 Жыл бұрын
Walaalkayow alle ha ku sharfo 🙏 Sida aad dhalinta uLa talisay.
@tawakalxaapzade3968
@tawakalxaapzade3968 Жыл бұрын
mhdsanid ustaad❤️💯
@abdinaasiribraahimali753
@abdinaasiribraahimali753 10 ай бұрын
Macalinkan m.a wuxu ka hadlaa waxyaabo badan oo la iska indha tiro oo jawabo badan loo raadiyo keep going teacher❤
@maxamuudaxmed8154
@maxamuudaxmed8154 Жыл бұрын
M.a teacher thanks wlhi waàn iska jclhy illahey dartiiza Aan ku jclhy teacher🗣❣️❣️✌️✅️✅️✅️Ⓜ️💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abbasabdimohemed2652
@abbasabdimohemed2652 Жыл бұрын
My teacher ayuub ilxun Alle kuma tuso ustaaad🙏🙏🙏
@abdirizak-Carlos
@abdirizak-Carlos Жыл бұрын
Thanks ustaad
@xamdaxiddigta4
@xamdaxiddigta4 Жыл бұрын
جزاك الله خيراً، جزاء
@mtr_mohamed-1663
@mtr_mohamed-1663 Жыл бұрын
Hambalyo wllkay ayyub axmed. 100%❤️
@zuhuurali2492
@zuhuurali2492 Жыл бұрын
Shukran wll
@bellahaji9884
@bellahaji9884 Жыл бұрын
insha Allah Shukaran walal
@MohamudAadan
@MohamudAadan Жыл бұрын
جزاك الله الف خير
@ayaancabdi8959
@ayaancabdi8959 Жыл бұрын
Mansha allh alle haku xafido wll ayub
@munomaxamed2287
@munomaxamed2287 Жыл бұрын
Masha allah mahadsanid walal
@xafsaq679
@xafsaq679 Жыл бұрын
M.a mahadsanid ustaad
@xilkasjeenyoxilkas945
@xilkasjeenyoxilkas945 Ай бұрын
Zhukran ustd❤
@qurayshocaliaadan3292
@qurayshocaliaadan3292 Жыл бұрын
Mahadsanid abowe💯❤
@halimoabdi7947
@halimoabdi7947 Жыл бұрын
Thanks my teachers keep going
@zakariyekubad6494
@zakariyekubad6494 Жыл бұрын
Thanks bro. the best encourager
@Khadarrd
@Khadarrd Жыл бұрын
Thanks ayuub
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Жыл бұрын
Yes warun walahi wa xaqiqo mahasanid walalkey jisakallah
@nafisoqoshow8382
@nafisoqoshow8382 Жыл бұрын
Thank you teacher😊
@hamdamuhumed2524
@hamdamuhumed2524 Жыл бұрын
Walahi xaqiiq hooyo iyo aabo illaahayow I xafid kaliya waa labada qof ee ka shaqeeya dantaada ee jecel horumarkaaga allow ixafid
@amedikaka7260
@amedikaka7260 Жыл бұрын
Thanks bro for ur motivation
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 Жыл бұрын
Thank you teacher❤❤🥰🥰🙏🙏💯💯
@asmaomar7113
@asmaomar7113 Жыл бұрын
mahadsanid wllo videogani aniga aad ayaa uu taabtay mahadsanid wllo
@Zahruush
@Zahruush Жыл бұрын
Masha allh ustaad we miss u 😢
@Shuuyeey
@Shuuyeey Жыл бұрын
Illaahay hakaa farxiyo walaal Ayub, videoskaaga wey iga farxiyaan e.
@mohamedcabdullahi532
@mohamedcabdullahi532 Жыл бұрын
M.a wll qli illah hakubarkeyyo
@nachmahassan5809
@nachmahassan5809 Жыл бұрын
Masha allah wllky alle haku sharfo
@ifrahmohamed6276
@ifrahmohamed6276 Жыл бұрын
Masha allaa wllo Allaaa maxaan kula arkay Waana isku tashaday ilaaa ay Maryooley ila yaabtay ooo Yidhaahdeen gabadhan ma dhagool baaa 😂😂😂😂😂
@abdifatahomarahmed9157
@abdifatahomarahmed9157 Жыл бұрын
M.a pro halkan kasii wad dadaalka horay usoco horumar wanaagsan kurajeyna insha allah
@faizamohamud3380
@faizamohamud3380 Жыл бұрын
Mahadsanid
@abdinasirnoor595
@abdinasirnoor595 Жыл бұрын
Masha Allah
@nimahassan6423
@nimahassan6423 Жыл бұрын
Bravo professeur
@maxamedcali7259
@maxamedcali7259 Жыл бұрын
Waad mahadsantahy wll ayuub ayaan tan xoga dhiirigalintaada wey yaratay waa mashquul sanayd filaya marka noo Soo dadaal
@ifraaxabdilahi2882
@ifraaxabdilahi2882 Жыл бұрын
Shugran wllky Alle ha ku xafido
@samatarfarah217
@samatarfarah217 Жыл бұрын
My teacher thank you
@anascdde
@anascdde Жыл бұрын
Insha Allah
@mohamedhusseinali5650
@mohamedhusseinali5650 Жыл бұрын
M.a dear teacher 🙏
@sacdiyoahmed7742
@sacdiyoahmed7742 Жыл бұрын
Thanks abowe sidha qurux badan ee aad wax noku shegto
@safiyafaarax8570
@safiyafaarax8570 Жыл бұрын
Thanks abwe ayuub axmed
@nasrinaytaali3866
@nasrinaytaali3866 Жыл бұрын
Always remember your focus determines your reality
@Afkar12380
@Afkar12380 Жыл бұрын
1:36 waxan dhigtaa kuliyadda medicine ka kadib gabadh ayaa igu tidhi maad intad ka hadhid ad baratid wax yar oo fudud ood markiiba ku shaqaystid. Waan yaabay.
@hanimaxamud4269
@hanimaxamud4269 Жыл бұрын
Iska Idhotir hadalada dadka kaliya wxaa jcshahy baro I.n guul wad gareysa
@abdulladhifabdulkadir2464
@abdulladhifabdulkadir2464 Жыл бұрын
M,a ustaad ayuub mahad sanid
@asmaasad7867
@asmaasad7867 7 ай бұрын
Masha allh wlhi waxan kaa qada dhiragalan balaadhan
@fardawsamc6410
@fardawsamc6410 Жыл бұрын
The best teacher ❤🥹
@abdullahi9609
@abdullahi9609 Жыл бұрын
Legend always Legend
@user-th3hj6qb5n
@user-th3hj6qb5n 6 ай бұрын
aqliga allah ku barakeyo bowe 🤍💯
@wilkihodan
@wilkihodan Жыл бұрын
1 tagerahaga ahay samigagana wan ahy horey usoco wll mcn
@hooyomcn1682
@hooyomcn1682 Жыл бұрын
Thanks for your help
@sackali1464
@sackali1464 Жыл бұрын
Ustaad ayoub ❣🌺
@Alica7361
@Alica7361 Жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء 🥺❤❤❤
@ridumuhiyadin6568
@ridumuhiyadin6568 Жыл бұрын
Mahadsanid mclin
@farhiakitchen
@farhiakitchen Жыл бұрын
Thank you brother
@husseinmohamoudomar368
@husseinmohamoudomar368 Жыл бұрын
Asc ayuub axmed m.a alle hakuu xafido maskaxdaada
@apdirzakapdi8602
@apdirzakapdi8602 Жыл бұрын
Ayuub wll hore usoco wan ku taagera🙏✊
@haniqueen7523
@haniqueen7523 Жыл бұрын
Mahadsanid 🥰 🥰 🥰
@shukricabdulaahi3977
@shukricabdulaahi3977 Жыл бұрын
Thanks dhirigalintada wanba iska jeclahy adina wan kujeclahy
@maslahmahamed7116
@maslahmahamed7116 Жыл бұрын
ilaah haku sharfo walahi waa arin dhab ah masha alah
@faaychannel4468
@faaychannel4468 Жыл бұрын
Sax wlhi walalky caqligaada Allah ku siyaadsho aduunyadu tacab bay rabtaa dadal iyo caqli saliim ah bay rabtaa Manshallah
@abdishakurmohamedali
@abdishakurmohamedali Жыл бұрын
Okay thanks so much 🙏
@Shuceyb284
@Shuceyb284 Жыл бұрын
Ayuubow sxb after 3 days Walbo iskuday bal inaad Video Soo duubto wlhi 12 days dhan Kugaayi Saan Channelkaada U gaaaye Mahadsanid 👍🏻
@Greenx626
@Greenx626 Жыл бұрын
Ruun badana masha Allah you are right
@amin7970
@amin7970 Жыл бұрын
M.A tnx bro
@mohamudsomali7040
@mohamudsomali7040 Жыл бұрын
Xaqiiq ustaad
@Abdirizakdaudibrahim1
@Abdirizakdaudibrahim1 Жыл бұрын
The legend 🐐
@maimabeauty
@maimabeauty Жыл бұрын
I like the way you say the facts
@xawamaxamed8267
@xawamaxamed8267 Жыл бұрын
Mansha allah
@ismacillapasta138
@ismacillapasta138 Жыл бұрын
Wlh ustaad runta ka hadashay anoo scholka dhameyay banooni Aasanayo ka imanaayo gedka xafada fadhiyo bada Aasanayo ka imanaayo iska sexanayo shukansi iska radsanayo waxa go Aan ku qatay inaan saxibadey ka dhax baxo ehelkeyga ka dhax baxo shaqesto mudo 5 sano ah ayaan shaqenayaa alxmdu isbadal ayaana nolasheyda ku so kordhay waxan huwaa mudo 5 sano ah hal malin hurdo igu filin inaan hurdin taganahay shaqenayo walina dadaalkeyga inaan mesha kaso wado ayaan jeclhy hadaf walba nolasha inaan gaaro si Aan biri ugu nasto waxa manta qabsado alxmdu wax walba waa go Aan walaalayaal
@zhakibabdirahman1202
@zhakibabdirahman1202 Жыл бұрын
Ninkii hanyarba hurdada kabogte maxay himiLadu qalbiga holcisah keeb goin zheip never give up iLahay hadafkaga hamu rumeeyo nin ragaa tahay 🙏
Arintan inay samayso ma ahayn GOD SIREED
15:25
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 37 М.
Qof wax u taagan noqo 2024
17:33
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 132 М.
Spot The Fake Animal For $10,000
00:40
MrBeast
Рет қаралды 169 МЛН
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 26 МЛН
4 Dumarka Yaraantu waa u badnaan 1% raga ayaa fahmi kara
13:06
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 46 М.
7 Nolosha 20 Jirka Ku Adkaysa - Sannadka kuugu xanuunka badan
18:06
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 37 М.
Dhexda Duubo Sidan kuuma qalanto
10:10
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 127 М.
Lama raadiyo nin faraha ka qaad wuu soo noqon adiguba tijaabi
4:58
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 152 М.
7 Qofna deyn iiguma laha inaan raali geliyo DAREENKIISA IS BAR
14:55
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 50 М.
Этот парень написал картину... 😎
0:29
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 6 МЛН
La emociones de Bluey #歌ってみた #bluey #burrikiki
0:13
Bluey y BurriKiKi
Рет қаралды 40 МЛН
Мыла наелся
0:21
Pavlov_family_
Рет қаралды 2 МЛН
настоящий чемпион
0:59
QorabogTV
Рет қаралды 8 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
0:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 19 МЛН