21 Oct.T-kacaanka iyo khudbadihi ugu muhiimsana Madaxweyne siyaad. Keydka R/muqdisho.

  Рет қаралды 138,876

Wardoon Media Center

Wardoon Media Center

Күн бұрын

21 Oct.T-kacaanka iyo khudbadihi ugu muhiimsana Madaxweyne siyaad. Keydka R/muqdisho.

Пікірлер: 114
@abdinurgure8134
@abdinurgure8134 Күн бұрын
Allah ha unaxriisto maxamed siyaad barre janada fardowso Allah Ka waraabiyo
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 Жыл бұрын
Gumaysiga qurbaha allow noga miciin 🤲
@libanaden1376
@libanaden1376 5 жыл бұрын
Aabow wanku tabney Ilahayow kunaxariso aabe. Aniga waxan aha ubaxii kacaankii barakeysana 1987 21 October salan ayan siiyey aabo siyad
@libanaden1376
@libanaden1376 5 жыл бұрын
Wallahi waxan uxiisey dabaldagii 21 October iyo tarabuunka anigu dugsi hoose wayo waayo iyo xasuus wanagsan iyo nolol her sare dowladii kacaankii barakeysana iyo xamar
@abdihakimmahamoud4670
@abdihakimmahamoud4670 4 жыл бұрын
Miyay ku wasi jireen
@abdihakimmahamoud4670
@abdihakimmahamoud4670 4 жыл бұрын
Kkkkkk
@ciyaalkaxaafada1716
@ciyaalkaxaafada1716 7 жыл бұрын
Abbe siyaad brre alle ku naxriiso ameen ameen
@hawodarbane1616
@hawodarbane1616 7 жыл бұрын
ciyaalka xaafa da
@AhmedMohamed-ju3oq
@AhmedMohamed-ju3oq 4 жыл бұрын
Ameen allah ha unaxaristo.
@axmedfaarax6324
@axmedfaarax6324 4 жыл бұрын
asbe siyaad alle ha u naxariisto muwadin kii muwdiniinta aan horena loo helin di hashim bliguble
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 8 жыл бұрын
Canaasiirtii SNM haba iska hadlaane, aniga Heesaha macaan ee Kacaankii barakeeysnaa aa igu socda walee
@musdafemaxamed9752
@musdafemaxamed9752 7 жыл бұрын
waakuwii futada kaa wasay xaarami yahaw
@waa_abdikarem
@waa_abdikarem 7 жыл бұрын
Shaarka Nacaybka Jooji Wll Waa Ka Ina Kala Kexeeyey Ee
@abdulrahmanosman21
@abdulrahmanosman21 7 жыл бұрын
Abdikarem Jama
@araiemohamed3228
@araiemohamed3228 8 жыл бұрын
walee waanhubaaa 100% in latabey maanta Madaxweyne siyaad Bare.
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Rabbiyow awoowehe Qabriga u nuuri Aaamiin yaa rabbi 😭🤲🤲
@mjango42
@mjango42 8 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso Alla muxuu Run usheegay Soamali iyo Dowlado shisheeye intaba. wadani ka weyn ma soo marin Soamalia.
@bashirismail8121
@bashirismail8121 7 жыл бұрын
Mohamud Ahmed
@maryanagdajihfvyeqafj4818
@maryanagdajihfvyeqafj4818 7 жыл бұрын
Mohamud Ahmed wll ilahay haynoo keeno siyaad bare الله يرحمك
@qm808
@qm808 8 жыл бұрын
boqorkii Africa dabadii will umadhalan africa
@SomfilmsFHD
@SomfilmsFHD 7 жыл бұрын
pNur Hassan kkkkkkk Naar buu ku jiraa Af weyne isagaana soomaaliya gacmihiisa ku gawracay
@istarcabdinaasir8994
@istarcabdinaasir8994 3 жыл бұрын
Illhey ha unaxariisto 😢😢
@abuusalmaancaraale7943
@abuusalmaancaraale7943 4 жыл бұрын
Qayb baa xun cajilada wll soo dhamaystir adoo mahadsan Wallaahay waa xusuus murugule indhahayga ilmaa ka timi
@khalidda1223
@khalidda1223 Жыл бұрын
Waa lama ilawaan geesinimadii iyo ragganimada maxamed siiyad barre , raximu allah
@moha.abdi1
@moha.abdi1 4 ай бұрын
Hadal yaqaanka wuxu sheegayo yaqaana ayuu ahaa dadka oo dhan ayaa leh samaan iyo xumaanba kaligii maha alle ha u naxaristo jaale siyaad
@user-lg9jf8wk1c
@user-lg9jf8wk1c 2 жыл бұрын
Allow inow soo cili kacaankiy barakeesnaa
@user-bo7yl7ty8u
@user-bo7yl7ty8u 3 ай бұрын
Xasenyaasiin.
@ahmedabdi5805
@ahmedabdi5805 7 ай бұрын
Barakaysana ku laha barakada laga qaad
@khadahmed4356
@khadahmed4356 7 жыл бұрын
ilahow u naxariiso siyaad bare maanta halkan naalno eega qabiil dhaxalkiisa waa burbur Dulmigii siyaad bare lagu riday
@fadumoali7300
@fadumoali7300 7 жыл бұрын
Waa kacaan la mahadiyey oo wax lagu bartay oo xusuus mudan
@user-kf7lg2or5v
@user-kf7lg2or5v 3 ай бұрын
ALLAH haunaxariisto Aabaha somaliyeed jaale siyaad danbigiisa Allah hadhaafo ilaahow dawlad wanagsan nasii wad noo awoodaaye cinqabtii kadhalatay goynta wanagii siyaad bare ilaahoow intaas nooga ekee Aamiin yaa rabi
@ciyaalkaxaafada1716
@ciyaalkaxaafada1716 7 жыл бұрын
ilahay ha u naxnariisto abbe skissade brre
@aniissa
@aniissa 4 жыл бұрын
Aweyne ninkii ugu horeyay oo uu tirka uu ku diley wuxuu ahaa adeerkey Abdulqaadir Dheel 😰😭😢💔
@cadeyasin9624
@cadeyasin9624 4 жыл бұрын
Allah unaxariisto aabbe siyaad
@kabtancabdiqanitv4842
@kabtancabdiqanitv4842 3 ай бұрын
Alle ha naxariisto Maxamwd Bare
@sahraahmed25
@sahraahmed25 8 жыл бұрын
asalaamu caleykum waxaan lahadlayaa qofka dhashay 92dii wanaagiisii maahan arkin ee Allah haunaxariisto.
@bashirismail8121
@bashirismail8121 7 жыл бұрын
Sahra Ahmed
@NabadonSoocade
@NabadonSoocade 4 ай бұрын
Abe siyaad❤❤❤❤❤
@gediosman6055
@gediosman6055 5 жыл бұрын
When I watch the history of somalia I feel it is just a dream.it hurts me a lot because I was born in zone liban.Somali state.it is now under Ethiopian rule.cakaw
@MahamudHagimuse
@MahamudHagimuse Жыл бұрын
Region Libaan I know somali Region Ethiopia
@zizuvicnune3314
@zizuvicnune3314 3 жыл бұрын
Codkaan birta ah ayaa idilay codkooda ayaad ka fahmeysaa dadnimadooda wiilasha iyo gabdhaha markey heesayaan 😢😢😢😭😭😭
@rocky4066
@rocky4066 3 ай бұрын
heeybad dowladnimo waa kaa iyo maanta heerka aan taaganahay nasiibdaro
@ubahkeyse5350
@ubahkeyse5350 7 жыл бұрын
wxn ahy dadkiii kadib dhashy markii dawldnimda iyo qaranimda soomaliyeed burburty wxa inbadan aan maqli jiry aabo siyaad eryo xum oo nacyba lkn manta wxn ilhy kabaryayaaaba inuu dib igu celiyo samnkiiisiiii
@waa_abdikarem
@waa_abdikarem 7 жыл бұрын
ubah keyse Anba Sidasan Aha Lkn Aabo Jaale Maxed Siyad Bare Allay Ha u naxaristo
@haruunrashid8985
@haruunrashid8985 7 жыл бұрын
qof nabada jecel bad tahay, waa lugu qabi kara
@abdirahmanmohamedwarsame2740
@abdirahmanmohamedwarsame2740 6 жыл бұрын
aaniyo qabiil iil kaga tageeen ocbrey adaa laha
@aliabdullahi1670
@aliabdullahi1670 7 жыл бұрын
illaah ha unaxariisto aaamiiin
@saidmussa6461
@saidmussa6461 9 ай бұрын
Mooryan dhiigyocab ah ayaa kasheekeeneysa cajiib kuwani warka sheegaya waa mooryaan dhiigyocab ah
@dawanprint650
@dawanprint650 5 жыл бұрын
Maamul xumadiisa seeska qabiilku ahaa ayaa Somali halkaa dhigay oo dalkii xooga ah ee uu la wareegay maanta ka dhigay dal aan jirin
@NabadonSoocade
@NabadonSoocade 4 ай бұрын
Oky
@omarsharif6308
@omarsharif6308 3 ай бұрын
13:37
@cumarcabdi8536
@cumarcabdi8536 7 жыл бұрын
halka somali ka burburtay hadii lagu faano sidee lagu sugaya wax hagaga waa qalbi foorara
@cumarxaashicaliiinangumeed6262
@cumarxaashicaliiinangumeed6262 6 жыл бұрын
cumar cabdi cuqdad ha u dhiman Somali kaa badan beenna wa laga gudbay e haddaalin saaxib toos
@hodanduale9781
@hodanduale9781 4 жыл бұрын
Manshslah ilaahoow unaxariisto Alahow nabadeenii hore noosooceli aaaaaaameeeeeeeeeeeen
@yareabdille1464
@yareabdille1464 6 жыл бұрын
Alow ku naxariso mujahidka codkisa markay maqlan ilmo iidor xaarka ma ceshadaan
@halimamohamed6529
@halimamohamed6529 4 жыл бұрын
Yare Abdille 😂🤣😂Idoor dab qori leh bay dabada ka gasheen hawadana way ka sareen ma iyagaba og Adigaa magaca idoor ka seexan lah Anaa ku doorshay 😂🤣🤣
@abdimajiidmuuse9760
@abdimajiidmuuse9760 4 жыл бұрын
Maxamed siyaad bare ay ay dhalay oo ciil qaba ah
@Yahye_Afih
@Yahye_Afih 3 ай бұрын
”Deegaanka shanaad ee kililka shanaad ee dhulka Itoobiya” hadallada afkiina kasoo baxayaa intaanan odhan maka fikirtaan micnaha dhabta ah ee uu leeyahay??!!
@wajaalenews3613
@wajaalenews3613 8 жыл бұрын
Uur dooxda ilaa imika socota isagaa masuul ka ah waxqabadka aad sheegasaana 23 sano ayu ku tagri falayay awooda dalka ilaa imika ayaa loo aayi lahaa haduu wax qabtay
@ubahkeyse5350
@ubahkeyse5350 7 жыл бұрын
Wajaalenews. Warar La Hubo ilhaga ku abuurty ka baq inta aad somalinimo maanta laguu aqoonsan yay ba aabo siyaad usabab ahaaye
@ahmadhalas5557
@ahmadhalas5557 7 жыл бұрын
usgagnimada iska daa maytida aad caayeyso
@cumarxaashicaliiinangumeed6262
@cumarxaashicaliiinangumeed6262 6 жыл бұрын
Wajaalenews. Warar La Hubo cuqdad qalbi madow ayaad u dhimaneysaa habenyow gudayaa
@aniissa
@aniissa 4 жыл бұрын
Siyaad bare wuxuu ahaaa balo loo soo direy Somali maantey dhibka taagan he was responsible just saying 😰
@abdullahiabdi1332
@abdullahiabdi1332 3 ай бұрын
Nin 30sano kahore dhibtey miya wali edeynaseya ciyel ba tahy aqoon lahen
@aniissa
@aniissa 3 ай бұрын
@@abdullahiabdi1332 shut up 🤫 and never 👎🏼 come for me again cuz you’re idiot 🖕🏽
@molamohamedmola4989
@molamohamedmola4989 5 жыл бұрын
M
@user-xj9jx5cg8o
@user-xj9jx5cg8o 3 ай бұрын
Aabahaa kacaankiisi ufuuf,ninkii dilay culimada miyaanu ahayn
@maxmudxareed1345
@maxmudxareed1345 7 жыл бұрын
DIB SOMALIYA WAXA U HORSEDAY WAXA KUSHEEGTEEN KACAAN
@jakatoorka8887
@jakatoorka8887 5 жыл бұрын
Siyaad bare waa ninka masuulka ka ah burburkii somaaliya waana ninkii qabyaalada somaalida ku beeray,
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 5 жыл бұрын
The terminator waa ninkii isku dayey soomali inuu ka tirtiro qalbigooda wuuna ku guuleystey waa laga baqi jirey in dadkii laga badnaa loogu yeero magacyada loogu yeeri jirey wuxuu ahaa geesi soomaliyeed laakiin soomali ayuu kadhashay oo ah dad qalato is xaqirta wanaagna iskuma ogola
@chugrijama7139
@chugrijama7139 4 жыл бұрын
Qudhunka Snm Iyo Baqtigoodii Xabashida Ladaganaa Weeyaan Cigaal Iyo Cumar Carte Qaalid Ragiini Wada Dhaloosha Ahaa Weeyaan Raga Wadankeena Burburiyey. Dhankaad Soomaali Kaxigtaan Baa Loogasoo Dhacay Dhaloolyahay Afkuna Waa Idiin Soo Dheeryahay Qotiyahay Fadhi Xun Irbad Dhuubkeedna Magalisaan Hopeless useless Nonsense Thing Get Lost LOOSERS Salkiinu Waa Hoog HEEGO Qashinka Iyo Qashaabiirta Xabashida , Adiga iyo Aabahaa Iyo Meeshaad Katimid Kobtiisa Magaadhi Kartaan Our Late Commander in Chief, Sir Mr Formar President Mohamed Siyaad Bare 🦁 lion of Africa Allahuma Arxamu Raaximiin Inshallah He Is in janah resting Peace .
@chugrijama7139
@chugrijama7139 4 жыл бұрын
Idinkaa Burburiyey SOOMAALIYA Oo Xabashi Lashaqeeystay Ciilka Aad Wadankeena U Qabtaan Ilaahey Wuu Idinka Goynayaa Aabahaa Iyo Meeshaad Katimid Midkiina Magaadhi Kartaan 🦁 lion 🦁 lion 🦁 Of Africa Allahuma Arxamu Raaximiin Aamiin.
@omarosman4440
@omarosman4440 4 жыл бұрын
Àabihii qabyaaladda iyo xasuuqa soo muu ahayn?
@chugrijama7139
@chugrijama7139 4 жыл бұрын
You must Afraid of Your Allah Adiga iyo Aabahaa Iyo Meeshaad Katimid Magaadhi Kartaan Ruuxa Allah Galiyey , Karti Xikmad Caqli Hanka Geesinkmadiisa , Adiga iyo Meeshaad Katimid Kobtiisa Idinka Fiican Aduun iyo Aaqiro.
@chugrijama7139
@chugrijama7139 4 жыл бұрын
Waryaa Adiga iyo Aabahaa Midkiina Malibaaxii Afrika Ayaad Noqoteen Oo Soomaali Horumarka Aad maqashay Jaahilyahoow Miyaad Gaadheen Heerka Uu Aduunka Ka Gaadhay Waryaa Maaidgaa Libaax Dilay Sidiisa.Waa Duca Qabe Latabay Maanta Noocaaga Adigoo Kale In Aan KU Jawaabno Jaahilyahoow Jaahilku Dhalay Ee Cunfiga iyo Ciilka Lagu Anqadhiyey Ciilqabe Ciilkaas Ku Dhinta Waligiin Intaad Aduunka Saarantahiin Magaadheeysaan.
@chugrijama7139
@chugrijama7139 4 жыл бұрын
Awoowayaashii Ciilka Qudhunka Iyo Qashaabiirta Ee Soomaali Ugu Xun Ugu Foolxun Ciilqabe Ciilkiina larawaxa Haku Wareerin Habaar Lagu Kari Late Sir Formar Commander in Chief Our Dear President Mohamed Siyaad Bare 🦁 lion 🦁 lion 🦁 Of Africa Somalian Mohamed. Allahuma Arxamu Raaximiin Yaarabi Allah Kusiiyo Jano Inshallah Aamiin Yaarabi Aamiin
@omarosman4440
@omarosman4440 4 жыл бұрын
@@chugrijama7139 taariikhda habaar iyo hadaltoona laguma baabi'iyo. Marka hore ayaa xumaanta layska dhawraa.
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 8 жыл бұрын
Waa taariikh madow mana haboona in laga hadlo welibana Somalida oo la kuffoo kaceysa siyasad xumadii askartii kacaanka
@chugrijama7139
@chugrijama7139 4 жыл бұрын
Idinkaa Ka Taariikh Xun Asaga Kadib Soomaalaay Maxaad Sameeyseen Mise Qoladii SOOMAALIYA Burburisay Baad Aheeyd Ee Iminka Raadinada Adoonsi ,Adiga iyo Aabahaa Iyo Meeshaad Katimid Magaadhi Kartaan Our Late Formar Commander in Chief The Lion Of Africa , Allahuma Arxamu Raaximiin ,
@chugrijama7139
@chugrijama7139 4 жыл бұрын
Noocaaga Maba Kahadli Karo Our Late Father Our Formar Commander in Chief. Don't You Dare Afkiina Idin Soo Dheer AAdan Ir Bad Dhuubkeedna Gelin Karin Qotiyahay Fadhi Xun Terrorist Xabashida Dhaloolyahay Dhankaad Soomaali Kaxigtaan Baa Loogasoo Dhacay Afkuna Waa Idiin Soo Dheeryahay Qotiyahay Irbad Dhuubkeedna Magalisaan. Hopeless useless Nonsense Thing Get Lost LOOSERS Salkiinu Waa Hoog.
@cabdikariimsaxardiid8941
@cabdikariimsaxardiid8941 8 жыл бұрын
Diplomacy Mohamed saed
@hawodarbane1616
@hawodarbane1616 7 жыл бұрын
t
@abdirisaqassayr6244
@abdirisaqassayr6244 5 жыл бұрын
wuxuu dalkiyo dadkaba ugaystay illahay haka abaal mariyo ninkan aad amaanayso ee aad qabiilka.ku amaanaysaan waa ninkaa ragii lasocday tooganaya adeer
@zainabosman6991
@zainabosman6991 4 жыл бұрын
Waxaa laga ilaalinaayay waa waxa Somalida meesha dhigey 29 sano natoin waxa qabsan waayey ayaa nin keligii ayaa 21 sano dad iyo dalba ka ilaalinaayey cadow shisheeye. Hadaad dhahdeen keligii taliye. Maanta maxaa meeshaan na dhigey, hadaan wada maamuleyno wadanka. From/K/Galbeed
@abdirahmanmohamedwarsame2740
@abdirahmanmohamedwarsame2740 6 жыл бұрын
mxy tahay faida ay snm dhxashay mrkay somali ka dumiyen iyagii baa cidla is dhigay hday weli ictrf an la helayn radinya
@sssdddf8508
@sssdddf8508 4 жыл бұрын
Watee burbursay somalia ee shacabkii xasooqday عليكم من الله ما تستحقون
@daudikazi6729
@daudikazi6729 6 жыл бұрын
wadani waxaa ah ninkii u tanaasula shacabkiisa,ugana taga mustaqbal fiican,max,ed siyaad somalia maxey ka dhaxashey, 1991 waxii ka dambeeyey waxii somalia ka dhacey waxaa ka masuul ah max,ed siyaad somaliland in ay go,do isagaa ka masuul ah ilaa hada alshabaab dadka ay qarxiyaan isagaa ka masuul waxii darxumo ku dhintey madaxiisa alaha ka shubo
@chugrijama7139
@chugrijama7139 4 жыл бұрын
Wax uu Masuulkaha Majiro Idinka Ayaa Snm Ahaa Oo Waligiinba Kaxumaa Hurumarka Wadankeena Uu Gaadhsiiyey Our formar Commander in Chief Sir Mr late President Mohamed Siyaad Bare Waxaanoo Dhan Cigaal Iyo Cumar Carte Qaalid Ayaad U Qabsaneeysaa ,Wuxuu Kursiga Ugu Adkeeystay Waxa Maanta Dhacay Ayuu Ogaa Ineey Imanayaan Ruux Uu Ku Aamino Wuu Garan Waayey . Dhaloolyahay Dhankaad Soomaali Kaxigtaan Baa Loogasoo Dhacay Afkuna Waa Idiin Soo Dheeryahay Qotiyahay Irbad Dhuubkeedna Magalisaan Xabashi Qudhun Ah Baad Tihiin Taariikhda Raaca Ciilqabeyaal Cunfi Waligood Ku Jira Baad Aheeydeen Cigaal Iyo Cumar Carte Qaalid Ayaa Sidan Ugalay Wadankeena ,Wadadii Our Late Father The Lion Of Africa 🦁 Uu Waqooyi U Dhisay ayuunbaa Dhisan Taas Maxaa Kaaga Cad Inaad Xabashi Qoti Qudhun Aad Tihiin .28 Years Xaqii The Lion Of Africa 🦁 Ayaa Idinku Habsaday Ciilqabe Yaal Madax kuti Ee Qotida Fadhixunta Afka leeydha Ka Ceshada . Useless Hopeless Nonsense Thing Get Lost LOOSERS Salkiinu Waa Hoog HEEGO .Get Lost LOOSERS.
@chugrijama7139
@chugrijama7139 4 жыл бұрын
Taariikhda Xun Weey Idinku Foorartaa Dhaloolyahay MUSE Bixi Ayaa Idinka Gooynaya Intaad Wadankeena Aad Kajarteen Maanta Hoostiina Malahesheen jabhadaha Kacay Eeg Taariikhda Soomaali Soo Aqriso Habar Xun Waxeey Ku Sheegto Hala iman Baraha Bulshada get Lost LOOSERS Hopeless useless Nonsense Thing Get Lost LOOSERS Salkiinu Waa Hoog Salkiinu Waa Hoog LOOSERS.
@sheikabdinasir7616
@sheikabdinasir7616 4 жыл бұрын
Soo jeede feejigan Sadkiisa lama cuno. Caqligii Siyaad ilaa hada Nin Somali oo Siyaasi Lama iman
@hamzegalool102
@hamzegalool102 8 жыл бұрын
waa taariikh madaw ...wuxuu muteysteyna illaahaybuu ka heli... waxaan dhashay 92 kii dhibkii uu soomaali gaadhsiiyey waa kaa weli haysta...wax wanaaga somali ugamuu tegin...
@anobmohamed2411
@anobmohamed2411 8 жыл бұрын
somali hawiyaabaaa dhib baday ayagana ku kibray ee ninkani alah ha unaxariste dawlad nimu rabay
@MrAkbar2
@MrAkbar2 8 жыл бұрын
Sxb, qoraalka af soomaaliga aad isticmaalysid Siyad Barre aya abuuray. Taas wanaag mahan??
@cheerbozz
@cheerbozz 8 жыл бұрын
Siad Barre wa niinki wogoyi Somalia dissay. Wa niinkii af Somali daadka baraay
@bayskabayle1831
@bayskabayle1831 8 жыл бұрын
hhhh qoralkaan ad ku caayayso aabahaagii kubaray kucaaasi layab qabiiiil baad udoodaysaaaa qarana waa caayaysaaaa
@eye2eyeerigavo777
@eye2eyeerigavo777 7 жыл бұрын
Siyad barre dhib iyo wanaagba wuu lahaa laakiin xansuuqii waqooyi waa baal madow oo somali taariikda kuyaal laakiin maahayn in Somalinimo looga baxo lana sheegto magacyadii gumaysigu somaliida ugu yeeri jiray xilligii damrxumadeenna la nashqadeeyey. IGAL i beleive(hailed from ISAQ clan) was a great Somali politician and Somali Nationalist and he despised SNM notion because he thought it as a hollow idea far from national agenda but rather tribal ethnic grievances. I wonder why an empty politicians keep decoying ppl with no agenda for life but rather put them an an empty enclosure called SOMALILAND !!
@abdikarimmohamed6400
@abdikarimmohamed6400 8 жыл бұрын
Dhiiga ilaa haada daadanayo soomaliya qeeb ayuu kaa yahay siiyad baree daanbiigasna waa leeyahay niinkasto dhiinto waxa u katagay daanbiigeeda waa u socon
@khadahmed4356
@khadahmed4356 7 жыл бұрын
ilahow u naxariiso siyaad bare maanta halkan naalno eega qabiil dhaxalkiisa waa burbur Dulmigii siyaad bare lagu riday
Siyaad barre | Halyay mise Dikteetar | Documentary
18:25
Waaberi Media
Рет қаралды 1,2 МЛН
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 4,9 МЛН
ISSEI & yellow girl 💛
00:33
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 21 МЛН
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 22.08.2024
20:12
WS Somali
Рет қаралды 10 М.
Siilaanyo iyo Taariikhda Halgankii SNM
13:35
MAAHIR MEDIA PRO
Рет қаралды 99 М.
Idaajaa iyo  siyaad barre wixii kala qabsaday 1992 iyo Taladii idaajaa
43:50
Sanadguuradii 14 aad ee Kacaankii barakaysnaa
47:21
Aftaag Production
Рет қаралды 99 М.
Dagaalkii 1977 | Guushii somaliya 🇸🇴 iyo jabkii ethiopia 🇪🇹!
30:01
Afduubashada Diyaaraddii somali Airlines!
9:29
Waaberi Media
Рет қаралды 271 М.
Mahaad Kaoktaxay Taariikhda Burburka Soomaaliya? Daawo Muuqhaalkan
1:44:22
Somali Bantu TV
Рет қаралды 315 М.