Sanadguuradii 14 aad ee Kacaankii barakaysnaa

  Рет қаралды 97,765

Aftaag Production

Aftaag Production

5 жыл бұрын

Пікірлер: 119
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 Жыл бұрын
Jaalle Siyaad Barre ilaahay ha u naxriisto
@kaydmediaproduction6632
@kaydmediaproduction6632 2 жыл бұрын
Aabe siyaad alle hakuu naxariizto kumanaan soo gaadhine
@Abdalla_252
@Abdalla_252 3 жыл бұрын
Bal qiyaas 2021 sideen ahaan laheyn haddii aanan burburi laheyn.. wlhi waan iska qiiroodaaa markaan arko vidio-gaan😭😭😭
@Hw15243
@Hw15243 4 жыл бұрын
Alloow noo soo celi dadnimadeennii somaliyeed Siyaad Barre iyo kooxdii waddanka xukumeeysay allaha u naxariisto wixii dambi galeenna allaha ka xafiyo Jannatul fardowsana allaha ka waraabiyo maanta ayeey tabayaan ummadda somaliyeed🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍🇸🇴🇸🇴👍🇸🇴✅
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
HINDA WAAD SAXAN TAHAY
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
WALAAL HINDA .WAAN KAHELAY ERAYGA AAD TIRI.NOOLOW WALLIGAA .JAW
@lafdhuungashay5203
@lafdhuungashay5203 3 жыл бұрын
Ma aragtaa siyad bare (AUN)oo qiiro darteed farahiisa qaniinay! Wow!
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
M.S.BARE WUXUU AHAA WADANI🇲🇵LLE YAA RAXMA.AMIIN DHAHA AMIIN YAA RABI 🤲🤲🤲 ALLAAH MACAAK.
@AhmedHassan-bq9zz
@AhmedHassan-bq9zz Жыл бұрын
Kuwii dalka uburbriyey musuqmaasuqa duli Alla hakurido
@majdihassan647
@majdihassan647 3 жыл бұрын
beautifull.I pray allah help us rebuild our armies.
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 2 жыл бұрын
MaashaAlLaah beautiful 😍!!! had’daan noqono um’matan waa’xidah waanu gaareynaa waana ka’sii fiicnaaneynaa InshaAlLaah Aamiin ViVA #Soomliweyn🇸🇴
@xassanqorane8067
@xassanqorane8067 2 жыл бұрын
@@Kaakoos_641 msha allg
@mash-allaha7166
@mash-allaha7166 3 жыл бұрын
I'm very emotional when sees Somalia before and after. Westerns are calling women been abused see how grils and boys Somalia involvement to their country.
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
SHACABKA SSC Guulwacan
@jama377
@jama377 Жыл бұрын
Waan Soo marey gaardiga anigoo XALANE ku jira
@unknownunknown4290
@unknownunknown4290 Жыл бұрын
Wow mashallah sharaf 👏❤
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Shacabka Soomaaliyeed Waa Walalo Laba Tuug Ayay Cabdi Ugu Jiiraan Tuuga Ugu Weyn Waa Kuwa Isimada Sheegtay Iyo Qaarkale Oo Badan Shacabka Soomaaliyeedoow Garta Dantiina Iyo Weliba Sharaftiina Wbt
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
ASC .M.S.BARE .HADA WAXUU JOOGAA .JANO FARDAWAS.🤲🤲🤲
@user-cj5hk8ed2k
@user-cj5hk8ed2k 20 күн бұрын
allah ha naxariisto madaxdii wakhtigaas waxay ahaayeen rag wadanka u sheqeeyay kuwa maantuna sheeshayaha ayay u sheqeeyaan
@abdulahabdi3773
@abdulahabdi3773 3 жыл бұрын
maashaa alaah alow ciidankeenii hore ookale inoosoo celi aamiin aamiin yaarabi
@littlealia6572
@littlealia6572 7 ай бұрын
I’m crying 😢😢😢😢 look how great was our country
@cumarahmed134
@cumarahmed134 3 жыл бұрын
Waa markaynu sharafta lahayn
@abdaleahmed2909
@abdaleahmed2909 Жыл бұрын
Somalia weyn 🇸🇴
@amalhassan7383
@amalhassan7383 3 жыл бұрын
Thanks to the Aftaag media productions for always honoring and showing us how powerful Somalia was and how Somalia was the best nation of the horn of East Africa and insha Allah may Allah SWT gives the stability to rebuild Somalia the way it used to be so our youngest generation can see it.
@suleekhacismaan5696
@suleekhacismaan5696 3 жыл бұрын
anagaa iscunoo iscalaa shanee allaw noogar gaar
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Maansha Aftaag midia
@yusufuk9925
@yusufuk9925 3 жыл бұрын
Dowladdii kacaanka #General_Mohamed_Siyaad_Barre
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 2 ай бұрын
Ninkii intan iyo kabadan mushar siinaayey kawarama
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Ssc Of Soomaaliya Guul Wacan
@abshir2010
@abshir2010 3 жыл бұрын
Aftaag Garaad aad iyo aad ayaad u mahadsantahay waa ku farxay videogaan aad ayaan ugu riyaaqay aad ayaana u jecleeystay mahadsanid walaalkeey. Thank you so much. Inoo soo badi videoyada noocaan walaal. Mahadsanid. Thank you so much once again.
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 3 жыл бұрын
Soomaaliyeey Illaaliya Sharaf tiina wadanta Soomaaliyeed Xusuus ta Dalkalkanahooyo Eesoomaaliya
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Dhalinyarow Ogaada Dalka Waa Dalkiinii NoTahriib Dhaliyarooy No Place Like Home
@user-hj9yd1fq4o
@user-hj9yd1fq4o 9 ай бұрын
Thanks,both General Mohamed Siad Barre and General Mohamed Ali Samatar who put more efforts into building and equipping Somali National Army Forces with the best training and weapons produced by Soviet Unions;however, Western countries were against the culmination of Somali National Army Forces. But, I still curse those who fought with Barre's regime ! They were ignorant people who didn't know the importance of independence! And how it was brought by Somali Somali Youth League, ( SYL). On the other hand, General Mohamed Siad Barre was struggling for to liberate Ogadenia and NFD,he was really a patriotic leader and May Allah rest his soul....
@mohamedsheikh3458
@mohamedsheikh3458 3 жыл бұрын
Axmed siciid cige wlhi wagas wariye yaar ayu ahaa codkisan gartay
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 3 жыл бұрын
Shacabka Ogaadaa Waxaad Ahaanjireen Iyo Manta Ka Barta Dalkii Hooyo
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Maamulka ISU Bixiyey Soomaaland Alla Been Badanaaaaaaaqqaaasaaaawaaaaaaa
@amalhassan7383
@amalhassan7383 3 жыл бұрын
Masha Allah what a beautiful memories of our stronger military that Somalia was known of let's build better Somalia that gravitate towards such moments like this.
@amalhassan7383
@amalhassan7383 3 жыл бұрын
Thanks to the Aftaag media productions for always for honoring and showing us how Somalia was the best nation of the horn of East Africa. May we rebuild a Somalia like the insha Allah.
@bishargellowmahad1074
@bishargellowmahad1074 3 жыл бұрын
@@amalhassan7383 do you think Somalia will have a peaceful election or succumb yet again to another civil disobedience? Tribal (mis)leaders are already holding the country hostage again!. I wish them all the best from mandera Kenya
@isseelmi9384
@isseelmi9384 3 жыл бұрын
Ciidamadaan siyaad bare ayaa dhisay waana la,dhinteen
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Dhaliyada Soomaaliyeedoow Wax Qabsada Dalkiina Iyo Dawladiina
@yusufuk9925
@yusufuk9925 3 жыл бұрын
Yes Dad waa dadkii hore
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 3 жыл бұрын
Hala Naxoow NAFTA Waa Soomaaliya Waa Soo Noqotay
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Dhaliyarooy Soomaaliyeey O'Day Tuuga Oo Mursi Rabaa Ha U Joojina Dalku Waa Dalkiinii Dadkiinii Odaayaashii Goboobey Waxay Ka Arleen Dhalinyaro Dalkoodii Tahriib Ka Doortay
@Hussain-mj1zc
@Hussain-mj1zc 3 жыл бұрын
Ciid 51 Oktoobar Kacaan 21🇸🇴✊🏾
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 3 жыл бұрын
Somaliyeey Midnimo
@siyaadshire9915
@siyaadshire9915 2 жыл бұрын
Iskaa WXuqso IN SOOMAALIYE IN AFRICA 🌍.
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Taariikh Daraawashijh
@Hurremedia
@Hurremedia Жыл бұрын
Ciidaankaan laguma dhisin baryo iyo jiljileec Soomaalida waxay u baahan tahay shakhsi ad adag oo gacan bir ah ku qabto
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 3 жыл бұрын
Mw Jtarmaajo Iyo Kuwa Mucaada Dalka Soomaaliya Guul Wacan
@Kaakoos_641
@Kaakoos_641 2 жыл бұрын
Wow 🤩 MaashaAlLaah beautiful walaahi ❤️😍
@sadia_844
@sadia_844 3 жыл бұрын
Insha Allah qaranimadii waysoo noqon gobolaysi gune wuu dhamaan
@abdiaziizhinehirsiabdile1797
@abdiaziizhinehirsiabdile1797 2 жыл бұрын
qabyaladi waxaynu kuweynay iyo waxaan kadheefnay bal somalay dhugta
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Ari Boowe Ama Baayo Darwiish In The House Guul Ssc Of Soomaalia
@fatimamuhammad8451
@fatimamuhammad8451 2 жыл бұрын
This makes cry seeing how great we had been 😥😥 May Allah take us to this level and farther
@mahadcaabi4674
@mahadcaabi4674 2 жыл бұрын
Waxaa burburiyey dulmigii ay u gaysteen umada somaliyeed ee waqoyiga daganaa
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Waxaa Idiin Soo Gudbimaya Aftaag Midhya
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 3 жыл бұрын
Shacabka Soomaaliyeedow Illaahayow Ha Gumay
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 7 ай бұрын
Allahow sidii roon
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Shacabka Daalay Meeli U Bedqabto Haday Tahay Dhaqankii siyaasi Waan Tuuge
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Shacabka Soomaaleed minino
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Maamulka Reer Bari Labaatanka Soo Socdaa Xaaran Ayay Inka Tahay Lkn Waad Dadaalaydaan
@ahmedsaeedawad6510
@ahmedsaeedawad6510 3 жыл бұрын
asc. haddii aan duugno qabiil, markaas ayaan awoodnaa inaan dhisano ciidan xoog leh. waqti hore waxaa la oranjirey "maxaad taqaan, haddana yaa taqaan ama yaa tahay"
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 7 ай бұрын
Shacabka Soomaaliyeedood Hubkii Looga Tala galaxy Cadow Shacabka Soomaaliyeed Iyaga Yaa Isu Adeegsanya Shacabka Qabiil Iyo Qaranku Waa Kalaba
@abdulkadirfarah6288
@abdulkadirfarah6288 3 жыл бұрын
Runtii shalay manta ma ahan qofkii aragtidheerle dadyahow
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Dhaliyarooy 1977 Waxaan U Dagaamay Soomaalia Hesha
@elpresidenta1945
@elpresidenta1945 Жыл бұрын
Major general Barre really knew how to put on a show
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 3 жыл бұрын
Kuwa Naxa Nafwaa
@siyaadshire9915
@siyaadshire9915 3 жыл бұрын
Always Alxamdulillah the best.
@abdullahkarshe8394
@abdullahkarshe8394 Жыл бұрын
Hadana xawaadle ilaah hacaawiyee baa Naga dulqaaaddaya al xaraan
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
LIBDHIMAYSO
@abshir2010
@abshir2010 3 жыл бұрын
Waan ooyay markaa soo xasuustay in maanta AMISOM ciidan inoo tahay dalkeena joogaan. Ciil ayaa la ooyay, dalkeena anaga duminay. Soomaaliyeey hurdada ka kaca qabyaladaan duliga ah ilaa intee na gaarsiin doontaa? Federaalkaan federada ah inama anfaco, Soomaali waa mid waa hal qabiil xoogeena aa hal meel isugu keeno calamadaan qashinka aa gubno calanka buluuga bas aa qaadano.
@abdullahkarshe8394
@abdullahkarshe8394 Жыл бұрын
Ahmad Ige maarkaa qaranbuu ahaa balse hada kuma.oranaayo qabiil balse sikale.aan dhaho waxbaa kuqqaday wlo
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot 21 күн бұрын
waar dee faqashtu dowlad Bay ahayd bal ciidankaa eeg from burco
@xaabsade9844
@xaabsade9844 20 күн бұрын
Kala badhbaa reer somaliland ahaa faqashta
@MaqDeel
@MaqDeel 3 жыл бұрын
MARKUUU FARAMAAJO QABSADAY BAA WAXAAAN LA ARKAY GUUL WADE SOO MANOQONSYO
@maxamedcabdi3351
@maxamedcabdi3351 16 күн бұрын
Maanta ciidan badeed iyo ciidan cireedtoona ma jiro
@woowe2
@woowe2 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@YuusufHassanAhmed
@YuusufHassanAhmed 18 күн бұрын
Asluub laaandherre
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 3 жыл бұрын
Taasi Waxay Shalay Naantaa Xoogga Dalka Ayay Ka Fiican Tihiin Shacabka Soomaaliyeedow Askari Ogsoonoow Maaha Siyaasi Walaale Ka Dhigo La Shaqee
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky Жыл бұрын
Waa nacabkii Somaliland gubay. Bal eeg Xuseen Kulmiye oo lagu qurxinayo mooyee , Nimankii kale ee Golaha Sare ma fadhiyaan oo way ka dhaceen, waa markii ay soo shidmaysay.
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. 2 жыл бұрын
2:28 MA Kenyan hanbalyo iyo Ka imaan waagaan. Ayeey deey Xataa Taraq beey Hesay?. Qof kaa baqa Dhalasadaada hottest buu Hadiyad ku siiyaa. Kenyan Dalka Ugu Awooda yar beey aheed?? Oo Cadaan baad Dalka Kenya Kala hadli jirtay 😆?,Waa LA watay. Inan LA heeysto beey aheed?.
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 3 жыл бұрын
Waxbadan La Barta Ciidan be Xoogga Dalka soomaaliyeed
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Жыл бұрын
Isaaqoow Inaamm libdhimayso Laascaanood
@aamali7404
@aamali7404 3 жыл бұрын
Anigu wariyahaas Ayan bilad siiyay Wadani ah
@muur1297
@muur1297 3 жыл бұрын
Wa cowke
@midigsaar7465
@midigsaar7465 3 жыл бұрын
Axmed Saciid Cige, hadda Hargeisa ayuu ku nool yahay.
@muur1297
@muur1297 3 жыл бұрын
@@midigsaar7465 war wu dhintay
@midigsaar7465
@midigsaar7465 3 жыл бұрын
@@muur1297 sxb Cowke ma ahan ninkaan waa Axmed Sacid Cige.
@muur1297
@muur1297 3 жыл бұрын
@@midigsaar7465 ilhay ban kudharte wa cowke weydi dadkoo dhan intusan dhiman bu kadlay wuxu ahanjiray wariyihi kacaanka
@AsadAli-le2ms
@AsadAli-le2ms 3 жыл бұрын
Thank you sir.
@nimcofaraxifiiye9226
@nimcofaraxifiiye9226 3 жыл бұрын
😪😪😪😢😢😢💔
@hassandhuhulow8347
@hassandhuhulow8347 2 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@abdiismail6805
@abdiismail6805 4 жыл бұрын
Oooohin
@CabdiQadir.shire.buunleCabdiQa
@CabdiQadir.shire.buunleCabdiQa 9 күн бұрын
Dibma use non Donna
@bookhaxmed6583
@bookhaxmed6583 6 ай бұрын
Iyagoo waxaas oo huba haysta ayay hubkoodii hargeisa iyo burco kaga soo carareen iyadoo macawustu ka dhacayso ilahaahaw snm rag ma yihiin
@tusmoaadil1825
@tusmoaadil1825 15 күн бұрын
Maxay snm goojacade uga carareen hubkoodii oo dhan haday khatar yihiin😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅snm jabhad qabiil bay ahayd qabiil baana jabiyey waa luqada ay fahmaan ee ay mudan yihiin
@onlyQuran23
@onlyQuran23 3 жыл бұрын
waxaan kamid ahay ragii wagaas
@AA-qb7nh
@AA-qb7nh 3 жыл бұрын
Ina adeer nin dhalinyaro baad u ektahay
@muur1297
@muur1297 3 жыл бұрын
Beenta is ka da 30 bad jirta ye
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Dhaliyarooy Hadaan Odoy Ahay Waxaan Samaynay Wax Ka Fiicanahay Sameeya
@abdiismail6805
@abdiismail6805 4 жыл бұрын
Baaaac
@aminahmed8573
@aminahmed8573 4 жыл бұрын
Kuwa siyaad bare amaanaya soomaaliya siyaad hortii waxay dal jira balse isga dabadii waxay noqotay burbur isagaana burburiyey.
@daybydaychannel1044
@daybydaychannel1044 4 жыл бұрын
Waad yartahay soo barbaar aabo
@amiincox6206
@amiincox6206 4 жыл бұрын
war dalka muu sii qaadane hada ma dhisna ayaa muhiima
@hamisare6735
@hamisare6735 3 жыл бұрын
@@daybydaychannel1044 Ahmed saleebaanka mesha kudhagan sawirkiisu ma kan dafl ladhoho e nool hadaaa
@Aadamm436
@Aadamm436 3 жыл бұрын
Wali qof naftiisa qanciye aha ayad taweysaan, ka carara mesha
@baadiyeceebmaaha9223
@baadiyeceebmaaha9223 3 жыл бұрын
Aryaa adoogaa lagub iga walee wa faqashtii oonbiyo ismarin waalidkay nooga sheekayn jireen
@naimam.9551
@naimam.9551 2 жыл бұрын
Alah waa jaajuusiintii Ethiopië u,shaqeyn jirtey aabayaasheen nooga sheekeeyeen
@abdiismail6805
@abdiismail6805 4 жыл бұрын
Dawladaydii way duntey. Kkkkkkkkkkkkk Xaarmaajo
@muur1297
@muur1297 3 жыл бұрын
Siilka hooyada wase ma farmaajo burburiyay
@hussein1906
@hussein1906 4 жыл бұрын
Somali waxaa baabiyay siyaad bare
@daybydaychannel1044
@daybydaychannel1044 4 жыл бұрын
Garasho soo yeelo
@amiincox6206
@amiincox6206 4 жыл бұрын
intaad cid dhaliili lahayd waxa ka roon adigoo camal sameya
@mohamedsharif5693
@mohamedsharif5693 3 жыл бұрын
Jabhadihii ayaa wadan kii camirnaa ayaa burburiyay marka stop blaming on Mohammed siyaad barre
DABAAL DEGGA 14 GUURADII KASOO WAREEGTAY DOWLADDII KACAANKA 1984
2:03:24
Scary Teacher 3D Nick Troll Squid Game in Brush Teeth White or Black Challenge #shorts
00:47
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 169 МЛН
Somali Army 70's and 80's
9:24
GalkayoTV
Рет қаралды 132 М.
21 Oktobar 1984 Qaybta 2aad
44:37
GALMUDUG TV
Рет қаралды 81 М.
Mahaad Kaoktaxay Taariikhda Burburka Soomaaliya? Daawo Muuqhaalkan
1:44:22
Somali Bantu TV
Рет қаралды 304 М.
Xuska 41 guurada Kacaankii 21 ka Oktoobar
9:24
Ceegaag Tv
Рет қаралды 9 М.
Mahrajaankii 1984 (Looxaadka) XUSUUS!!!
16:36
Bartamaha
Рет қаралды 308 М.
40 QISO oo saamayn leh & 15 kamida culimadeenna waaweyn
3:57:33
Salafmedia
Рет қаралды 3,7 МЛН
Детство злой тётки 😂 #shorts
0:31
Julia Fun
Рет қаралды 1,9 МЛН
СЛЕЗУ РАДИ СЕСТРЫ...
0:57
Тимми Шоу
Рет қаралды 2 МЛН
покупки за продуктами сейчас вс раньше
0:23
Это ежегодное настроение 😉 #tiktok #юмор #жиза #funny
0:10