Habeenkii howsha badankeed hadii layska qabto wlh maskaxiyan adoo u caafimaad qabtaa soo tooseysaa hadii kale wareer iyo walba haar aa la soo tooseysaa hadii aad sidaa iisu dhigatana depression aaba qaadeysaaba
Masha Allah Allah idin xafido my Beautiful family ❤❤guuleyso guule hakula jiro walashey samira waliga farax sanow nolosha kuma ciisho hore socod wngsn ilmaha xanunsan Alle cfmd tama hasiyo insha Allah ❤❤
😂😂😂 miskiin basasha iyo saliida marke isku shiilmaan baa bariiska lagu daraa oo la shiilaa marku ku shiilmaa xawashyada lagu daraa hadi kale wu ka guban o si fcn u shiilmi maayo baroobee😊
@Seey6679 ай бұрын
Masha Allah video aaad u qurux badan ayuu ahay❤❤❤❤ hore u soco samiira cadeey
@Saladonuurmaxamed9 ай бұрын
Samira ad baan kujeclahay wllshey mcn ❤❤❤❤❤keep going