24 SAACDOOD AYAAN BAS KU XANIBNAA | SAFARKII UGU NAXDINTA BADNAA EE AAN GALNO

  Рет қаралды 64,899

Qays Qeyser

Qays Qeyser

Күн бұрын

Пікірлер: 309
@KhaalidJaamac-n6l
@KhaalidJaamac-n6l Күн бұрын
Wajiyadan quruxda badan umalaynayi inay iska dhaafi saliga nabiga ❤scw ❤scw ❤scw
@AbdisalemABS
@AbdisalemABS Күн бұрын
scw scw scw
@osmaanbadri
@osmaanbadri 19 сағат бұрын
Scw Scw
@zulthan7677
@zulthan7677 17 сағат бұрын
Scw
@AbdikariinHassan-f7n
@AbdikariinHassan-f7n 4 сағат бұрын
Scw
@MohamedAbdi-hu7ej
@MohamedAbdi-hu7ej 3 сағат бұрын
Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam Salallahu Caleyhi Wasalam
@foozia426
@foozia426 Күн бұрын
Ilahay ba ..og inaad . Usameyn iyo inkale safar salaama ❤
@LiibaanCabdi-g36
@LiibaanCabdi-g36 Күн бұрын
Hargeisa ayan ka soo raacay diyaarada illaa indonosia 17 saac ayay nala socotay iyo in ay nala fadhiday waan ku dalay😂😊😊
@Najm152.
@Najm152. Күн бұрын
5 sano kadib wxn ahay KZbinr Inshallah Hambalyo isoo dhaha 🥰🎉
@rabadaaan
@rabadaaan 23 сағат бұрын
Habalyo habalyo hoore uusocoe🎉❤
@AsliShire-nt4mr
@AsliShire-nt4mr 23 сағат бұрын
Insha Allah alle ha kugu guuleyo
@Najm152.
@Najm152. 23 сағат бұрын
@@AsliShire-nt4mr Inshallah Amiin 👏🏻
@Najm152.
@Najm152. 23 сағат бұрын
@@rabadaaan mahadsanid 👏🏻
@deekh767
@deekh767 22 сағат бұрын
Imanka alle ka qad 5 sano ka hor sidana lahed
@yaxyemohamed4636
@yaxyemohamed4636 Күн бұрын
Qays Qaysarow si lama filaan ah asad hagio ugu tag sxp wanku salamay
@ismaip1
@ismaip1 18 сағат бұрын
Kada ninka dhiiqo ha galinin mesha ciyaal aya ka buuxa sido kle subscribe aya lo doonta ninkan subscribe una baahna talentigiisa ayu isku wada asadka ad shegaysana qays aya ka lacag badan noloshana ku raxeystay marks ninka ha ceebeyn. Singapore ayu u socda.
@asadyare1344
@asadyare1344 8 сағат бұрын
Haku waso asad😂😂
@Wariyerayaan882
@Wariyerayaan882 6 сағат бұрын
@@asadyare1344😂😂😂😂😂
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 4 сағат бұрын
Meshan wa Indonesia
@ismaip1
@ismaip1 2 сағат бұрын
@@yaxyemohamed4636 kkk
@muusexuseen2737
@muusexuseen2737 Күн бұрын
Adke adke dhalay noloshu sidaas iyo si ka qurx badan baan kuu rajenayaa insha allah🎉🎉🎉
@capdilahicapdirahmaan6655
@capdilahicapdirahmaan6655 Күн бұрын
Qofki uguhoreyay like hala iisaaro ❤
@foozia426
@foozia426 Күн бұрын
Maasha allaah ilahay hasukiin daayo adiga iyo saxiibka dhakhtar ❤
@ehludiininaxaji1901
@ehludiininaxaji1901 20 сағат бұрын
Qeys qeysarow horta Allah subxanawatacala lixaadka wuu kuudhameeyey iyo quruxoo dhan timaha aad dabeyso marna raamaha kadhigeyso caqlixumada africanka dee hore usoco sxb
@shuayb01
@shuayb01 Күн бұрын
Nio muuqaladaada kadaaa naakaha qaawan Muslimiin ayaaa kudaawanaysaa
@MunitaXirsi
@MunitaXirsi 8 сағат бұрын
Qaysow waan ku daawada adigo mar qudha suxaaya alleh ma arag inshallah adigoo lehna ma arag wllo ilahay baq oo nimcada ku xamdi inshallah marwalba isticmaal😢😢😢
@epthizakithayip4407
@epthizakithayip4407 Күн бұрын
Waar Sahep Anaguba waanu kula safaranaaye maxd na leedahy intaas iyo in ka badane😂😂🫡🫅
@amiirhanad8440
@amiirhanad8440 20 сағат бұрын
Dhakhtar nagtiisa qurux ah wlhi❤
@HodanAxmed-s3z
@HodanAxmed-s3z 21 сағат бұрын
manshaal hory u socda wlky qays qaysar iyo dhakhtar❤
@YaasirMawliid-ue1fo
@YaasirMawliid-ue1fo Күн бұрын
Dhakhterna ma mid kaluu keenAy😂😂❤
@engjeesto
@engjeesto 4 сағат бұрын
Commentiga waxan u badhayay mid hadalka odhanaya inu ku jiro
@muusexasan3205
@muusexasan3205 Күн бұрын
Anigaa u horeeya dadoow😁
@SundusNadiif
@SundusNadiif 21 сағат бұрын
alle ha ini nabad geeyo 🤲🤲🥰🥰🥰
@husseinahmedali2879
@husseinahmedali2879 Күн бұрын
Keep going my pro Qeys qeysar 💪
@zabiineMohamed
@zabiineMohamed Күн бұрын
Qofki ugu horeeyay baan manta noqday sxbky qaysow ❤
@SagalMohaned
@SagalMohaned 19 сағат бұрын
Inaalilaahi wainaa illayhi raajicuun Mar hadaad yelatay dhaqanki qanisinta timo tidcasho fogaatay
@Mariish-u9f
@Mariish-u9f Күн бұрын
Wow 👌 keep going 💪 😊 legend 😊
@arafatsahardid1870
@arafatsahardid1870 Күн бұрын
indonesia Beautifulll Country with good hearted people...
@yasiinsiyaad7719
@yasiinsiyaad7719 Күн бұрын
Qeys qaysar lill bro❤
@Howtofix-rf8wj
@Howtofix-rf8wj 20 сағат бұрын
Waayahay qaysarooy tima dabatooy- waa lagu khaarijin doona hadaad edeb darada ummada ka dayn waydo sidii hablaha yar aad timaha usoohanayso.🎯🎯🎯
@Abdiwahaab98969
@Abdiwahaab98969 20 сағат бұрын
Maxaa kaa galay timihiisa orod nolol sameyso inta aad dadka kale ku mashquulayso
@SagalMohaned
@SagalMohaned 20 сағат бұрын
Waan yaabnahay wuu wasaqoobay aqas
@Howtofix-rf8wj
@Howtofix-rf8wj 19 сағат бұрын
@@Abdiwahaab98969 hadalka hablaha ayaan ka filayey lkn hadaad iskeentay waanu kaa war hayn doona, aniga aqoon iima lihid sidaas awgeed ima odhan kartid hadal jilicsano ah " Orodoooo nolol ....) Noloshu waatu alle i siiyey, mida ugu wanaagsan ayaanan ku noolahay walaahi.
@Howtofix-rf8wj
@Howtofix-rf8wj 19 сағат бұрын
@@Abdiwahaab98969 hadalka hablahan ka filayey, lkn ada liiska isku daray hadal jilicsanaate. Aqoona iima i lihid, nololna waatu alle i siiyey, ta ugu saraysana waan ku noolahay walaahi.
@Howtofix-rf8wj
@Howtofix-rf8wj 19 сағат бұрын
@@Abdiwahaab98969 u. Dood adigu sidaad tahay ooridiisii.
@user-pe9hw7rs8r
@user-pe9hw7rs8r Күн бұрын
marqudha inshaa alaah maad odhan
@warsamemedia2042
@warsamemedia2042 Күн бұрын
Waa dalbarasho fiican❤❤🎉😊
@AMIIRHAASHI
@AMIIRHAASHI 23 сағат бұрын
Intuu safrayo 600 gaadhsiiya team qays qaysar
@Gobsaancadey
@Gobsaancadey 20 сағат бұрын
Garacii dhakhtar midhyarbu kaqabsadee😂
@MotivationRight1
@MotivationRight1 15 сағат бұрын
Haa nio wey raaxeysteen wllahi 😂😂😂
@Abdiqanisaleban-v7l
@Abdiqanisaleban-v7l Күн бұрын
Qays Qayser in the building keep going bro 👷‍♂️ 😊😊😊
@fathiabdillahi5611
@fathiabdillahi5611 Күн бұрын
MachaAllah hore usocco wll ❤❤❤
@user-st9xn1mf8c
@user-st9xn1mf8c 18 сағат бұрын
Dadku haday intaas isla wada garanayan wxab may xumadeen ❤
@user-bk4yv7yk8x
@user-bk4yv7yk8x Күн бұрын
Waaaw anaa uhoriyo😅😅
@mhmedally2987
@mhmedally2987 Күн бұрын
Sadex malin oo safar dhulka ah ayan galay aniGu wuxuuna ahaa midki igu dheraa een abid galo 24h waxpa mapa ahan
@HAMZECOLLY
@HAMZECOLLY Күн бұрын
Appreciate you My Boi 600k Let's go Guuuuuys❤
@KHAALITTZIYECH
@KHAALITTZIYECH Күн бұрын
War qeysow naagtan waa qurux bdn thye iska guurso zhp 🎉❤😂
@AliAbdirahman-q4i
@AliAbdirahman-q4i 23 сағат бұрын
Aad bay u qurux badan tahay ❤
@sucaadcabdisucaadcabdi7079
@sucaadcabdisucaadcabdi7079 4 сағат бұрын
Quruxda cadan ayad modan faraxow😂
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 2 сағат бұрын
​@@sucaadcabdisucaadcabdi7079ok gabdhaha Somaliyed maxe isku cadeeyaan hee hade qurux cadaan eheen mida kle gabadha hado soo muslimiyo WA fcnthy ino guursado
@user-rp1pw4uh7z
@user-rp1pw4uh7z Күн бұрын
Ishow speed aya wadanka jooge soo qaabo nikaz Qaysow
@capdifataaxdaahir5023
@capdifataaxdaahir5023 Күн бұрын
Hore U soco pro👑
@saynababdi6226
@saynababdi6226 Күн бұрын
Inaderky khatar waaye alle haku nabad yeelo
@عبدوحد-ح9خ
@عبدوحد-ح9خ Күн бұрын
💖💖💖💖💖masha allaah
@saedmoh1450
@saedmoh1450 Күн бұрын
Safar wanagsan bro
@MaxamedJamac-iu4oh
@MaxamedJamac-iu4oh 19 сағат бұрын
Inshllaa 2026 you tuber baan noqonaye isha igu hayaa ❤❤❤❤
@maxamedyaakhi114
@maxamedyaakhi114 Күн бұрын
Ok
@Najma-ys3lb
@Najma-ys3lb Күн бұрын
Legend❤
@TheStraightPath188
@TheStraightPath188 19 сағат бұрын
Great content! This guy is an inspiration to all Somali youth, find your passion and do it consistently!
@yasiin-guray
@yasiin-guray 5 сағат бұрын
Mnsha Allah dee wan idinka hayna travel dheer ee quruxda badan bali to Jakarta waxan loo sii socda 24 hour mid wan la yaabay baska leh meel lagu nafiso waa shay fiican ayaa reer hebelay hakaga daydan system wanagsan.kkkkkkk bad umahadsan tahay Aad bad umahadsan tihiin. Ilike travel.
@CabdirasaaqKhadar
@CabdirasaaqKhadar Күн бұрын
next Malaysia
@khaalidomerali2888
@khaalidomerali2888 21 сағат бұрын
Msha allah zxp waxan kaso salamaya xaga iyo boorama waxanan kulenahay horay usoco intani iyo in ka badanba wanu ka sugayna
@HirsiHirsi
@HirsiHirsi 21 сағат бұрын
Ku raxayso safrakag
@princessgacal3678
@princessgacal3678 Күн бұрын
My fv channel qays qayser❤
@jamayuuro4910
@jamayuuro4910 Күн бұрын
Nabad qab alleh haydinku soodhameeyo wadadaas ayaan soo hayaa ana. I will try it, God willing
@Wariyerayaan882
@Wariyerayaan882 6 сағат бұрын
Ninka ugu duubista qurxan somalida youtuberska ❤hore u soco
@abdirahmanfarahabdirahman164
@abdirahmanfarahabdirahman164 7 сағат бұрын
Waaw waa safar runtii dhulbarasho kufiican ❤
@nursaid6283
@nursaid6283 Күн бұрын
Ma qof muqaalkaaga furo aan dhamaysan ba jira.
@XajicaliShiil-xn6qp
@XajicaliShiil-xn6qp Күн бұрын
Ana kaw ah
@ismaip1
@ismaip1 Күн бұрын
Next Singapore 🇸🇬
@ismaip1
@ismaip1 2 сағат бұрын
Kkk
@IlkacaseIlkacase-q6w
@IlkacaseIlkacase-q6w Күн бұрын
Muxamed sead Joga galkio Somalia saxb Haaland delegations baad hesheen
@GARAADFARXAAN
@GARAADFARXAAN Күн бұрын
Dr maweel meya
@khaalidxaashi6510
@khaalidxaashi6510 20 сағат бұрын
Tallo,waxaa tidhaahdaa isha allaah
@mohamedmuuseomar5783
@mohamedmuuseomar5783 Күн бұрын
Qayqeyser the best youtuper🔥🫡
@suleimanabdijama3080
@suleimanabdijama3080 Күн бұрын
Qays qayser sxp tiiyarayd segred waad ka yaabiseena intaad geela caraabin jirtay usheeg 12 saacadood oo luga 😂😂😂😂
@nimcoabdi5752
@nimcoabdi5752 21 сағат бұрын
insha Allah dhe wll
@MahadFagadhe
@MahadFagadhe 19 сағат бұрын
Masha allah wllo horumar kaagu waa horumar keyga❤❤❤
@AbdillahiAbdijirde12
@AbdillahiAbdijirde12 Күн бұрын
24 sacdoodka 😮
@monabeautychannel2931
@monabeautychannel2931 23 сағат бұрын
Msha allaah keep going
@MohamedBulhanny
@MohamedBulhanny 11 сағат бұрын
Nice video 🎉
@AsliShire-nt4mr
@AsliShire-nt4mr 23 сағат бұрын
Mazha Allah wllky horay u soco
@AbdiweliHussein-dy4qy
@AbdiweliHussein-dy4qy Күн бұрын
I enjoyed it your video bro from Garissa ❤
@ZakiApDiRaxman
@ZakiApDiRaxman 19 сағат бұрын
MashaLh qays Hore u soco
@zakirnour1748
@zakirnour1748 19 минут бұрын
Mnsha allah go forward bro
@BilanMoustaphe-un9ul
@BilanMoustaphe-un9ul 20 сағат бұрын
Masha alah
@abdisamadaliguled3259
@abdisamadaliguled3259 6 сағат бұрын
Mashallah wll
@Abdifatah-xg9xn
@Abdifatah-xg9xn 6 сағат бұрын
Wll. Qaysoow. Gabadhaa islaamka. Jeclaysii. Si ay u islaamto
@LovelyBird-zm4zq
@LovelyBird-zm4zq 19 сағат бұрын
600k coming soon bro well done
@FilimadaRecap
@FilimadaRecap 7 сағат бұрын
Hoyga Filimada Kookooban
@user-nx9dt3bi1y
@user-nx9dt3bi1y 12 сағат бұрын
Mnshalah wll
@NadhifaCdy
@NadhifaCdy 22 сағат бұрын
Mashallah
@Abokorfaizal
@Abokorfaizal 23 сағат бұрын
Keep goin shp qaysow ❤ gul ku rajaynaya mar walba
@MawliidAbdi-xo8xb
@MawliidAbdi-xo8xb Күн бұрын
1m yan gaadh zxb horey u soco❤❤❤
@FARAHADAMCllahi-p5y
@FARAHADAMCllahi-p5y 21 сағат бұрын
M. A hore usaco✌🙌
@khaalidxaashi6510
@khaalidxaashi6510 20 сағат бұрын
Tallo, bismilaah markaad wax cunayso
@NaimaHassan-fi8gj
@NaimaHassan-fi8gj 9 сағат бұрын
Horu soco wllo
@ismailabdi2476
@ismailabdi2476 4 сағат бұрын
Guuleyso walal
@AliAbdirahman-q4i
@AliAbdirahman-q4i 23 сағат бұрын
Sigrid is shining what a beautiful gir
@MohamedMahamed-q5c
@MohamedMahamed-q5c Сағат бұрын
New style qeyser another world
@yasinxashi2150
@yasinxashi2150 6 сағат бұрын
Ninkan yar waan nin. ilbaxa ah
@CabdikariinMaxamed-uo5lg
@CabdikariinMaxamed-uo5lg 5 сағат бұрын
HOre usocoda Qays iyo dhakhatr tasa ladhaha zxptinimo
@hindamuxumed-ll8qq
@hindamuxumed-ll8qq Күн бұрын
Qays qeyser legend batahay wll ❤
@MaxamudAbdirahman-ns3tg
@MaxamudAbdirahman-ns3tg 8 сағат бұрын
Zxp timihaga hagaji😂
@JimcaaleXiiz
@JimcaaleXiiz Күн бұрын
Aniga horeeya 😂
@NadiyaKhaalid
@NadiyaKhaalid Күн бұрын
Aniga ka horeya😂
@MubarikMohamed-ov8kk
@MubarikMohamed-ov8kk 22 сағат бұрын
Qays qayser wan ku taageeraa hore usoco zxp
@AxmedcabdirashidQlada
@AxmedcabdirashidQlada 22 сағат бұрын
Sxb hore usoco legeng basdahy aabaha dslxiiska somaliyeed❤❤
@Abdalla-Said
@Abdalla-Said 13 сағат бұрын
Naagta Dhakhtar qortayda u eeka from Australia 🌏🦘
@MaxamedCali-b9d
@MaxamedCali-b9d 8 сағат бұрын
War ninkani lacagtan oo dhan ma youtobka ayùu kasameeyey uu wadamada ku tagayo😅
@MohamedAbdi-j4e
@MohamedAbdi-j4e 23 сағат бұрын
Aad ban ugu raxeystey dawasha viduogan adna juhdi badan bad ibixisey si aad wax qurux badan nagu so gudbiso sxp mahadsanid
@hindaaa_ali
@hindaaa_ali 23 сағат бұрын
Amazing keep going wllo
@FarhanReus
@FarhanReus 22 сағат бұрын
Whli waan kuu xiseya sxb Qays i from djibouti ❤
@XawaAhmed-n1d
@XawaAhmed-n1d 22 сағат бұрын
Shiinaha goorme tageee ??
@Buraale
@Buraale 3 сағат бұрын
Muuqaal cajiiba❤
@MohamedqalitMohamethino
@MohamedqalitMohamethino Күн бұрын
Qaysoow malysia sxb nagau casuub pleasr ❤❤❤ wan ku slamay
@samiirabashiir9886
@samiirabashiir9886 Күн бұрын
First maigahysa qaysroow😂🎉❤
@AliAbdirahman-q4i
@AliAbdirahman-q4i 23 сағат бұрын
❤❤❤ qays sigrid and dhalktar all of them are the best
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 85 МЛН
Bend The Impossible Bar Win $1,000
00:57
Stokes Twins
Рет қаралды 49 МЛН
I met wrestlers of Dagestan 🇷🇺 ( Islam Makhachev, Khabib, Umar)
20:47
BALI meesha qofkasta ku riyoodo inu Tago
14:09
Qays Qeyser
Рет қаралды 80 М.
Sharma boy Reaction Hees Guri barwaaqo
10:36
Guri Barwaaqo
Рет қаралды 3,6 М.
Nolosha Asad Hagio iyo Team 27 meeqo Qof ?
17:16
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 169 М.
MASKIIN KALIGEEDA AYAA MEESHA KU HARTAY SUAAL XANUUN BADAN🥹
10:56
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 193 М.
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН