JASIIRAD CIDLO AH | 24 Saacdood ayaan ku noolayn jasiirad cidlo ah

  Рет қаралды 163,454

Qays Qeyser

Qays Qeyser

Күн бұрын

Пікірлер: 648
@Cristiano07-m
@Cristiano07-m 6 ай бұрын
Dunida masoo marin ruux ka qayr bada nabi Muxamed scw scw
@xasanxiis1999
@xasanxiis1999 6 ай бұрын
Asad hagio oo 14subscribe wata🤣 war orod talent la imow umadda magacooda haku qaraabanine
@Geomahamed
@Geomahamed 6 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 6 ай бұрын
Dunida masoo Marin ruux lamida nebigena Muhammad scw 😢😢 Love saar❤
@mohamedyusuf4477
@mohamedyusuf4477 6 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم
@walaalahaoffical7017
@walaalahaoffical7017 6 ай бұрын
Scw❤
@UmalstyleUmalstyle
@UmalstyleUmalstyle 6 ай бұрын
Zcw
@MuuseCali-hu5hf
@MuuseCali-hu5hf 6 ай бұрын
Scw
@AminAbdiAli-tk1ox
@AminAbdiAli-tk1ox 6 ай бұрын
Scw
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 6 ай бұрын
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad ☝️ ❤❤❤
@Zaki_96__72
@Zaki_96__72 6 ай бұрын
Kusali nabbiga (NNKH) scw❤
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 6 ай бұрын
Scw
@Ahmedka180
@Ahmedka180 6 ай бұрын
Alle ha idin naxaristo goolhaye boqole iyo cabdirahman yasin ali gadhle😢
@djcaska2178
@djcaska2178 6 ай бұрын
DuNiDa Ma S0o MariN RuuX La Mid Nabi MuhammeD ScW ❤
@Geomahamed
@Geomahamed 6 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم
@nasirabdy1267
@nasirabdy1267 6 ай бұрын
Anagane Reer Muqdisho hadaan nahay Roob ayaa noo da,aya maanta alx ❤
@engmatan1308
@engmatan1308 6 ай бұрын
Guulaysta reer muqdisho from hargeisa ❤❤
@MolaAbdi
@MolaAbdi 6 ай бұрын
Allah ha na mideeyo dhamaateen walalo ayaan nahy from Mogadishu Somalia ​@@engmatan1308
@Hargeisawi-e7c
@Hargeisawi-e7c 6 ай бұрын
​@user-di9ie9lp3n Allah qolo walba dhankooda haku barwaqeeyo midnimadi horeba waxba kumeynan faaidin in laysku naco mooye wlltinimadu suuli mayso
@engmatan1308
@engmatan1308 6 ай бұрын
​@@MolaAbdimidimada waan soo tijaabinaya burbur iyo qax noo keentay lkn qolo walba meesheeda ilaahay haku barwaaqeeyo
@AwaleXasan
@AwaleXasan 6 ай бұрын
Soomaalidu waa mid waa walaalo , lkn reer xamar midnimada waxay uyaqaanaa boowe kaalay xamar ila aamin calankan buluuga kaalay ila aamin
@AsuumHossain
@AsuumHossain 6 ай бұрын
Magaalada qaaliga ah ee ceel sheekh ee ka tirsan gobolka maroodi jeex dhulkaygii mch allah
@tayozirsaleban5046
@tayozirsaleban5046 6 ай бұрын
Hhhh maaha maroodijeex
@Abdifatahmihile
@Abdifatahmihile 6 ай бұрын
Samaron xishooda ceel sheikh waa dhul sacdmuuse waxay ka tirsab tahay saaxil lugyaha iyo saylac iska aamina tan dadbaa ilahay ku beeraye reer ayayday ixtiraambaan u hayaa lkn dhulkiinu ha idin deeqo
@AsuumHossain
@AsuumHossain 6 ай бұрын
@@tayozirsaleban5046 waa maroodi jeex dee wll😏 ee ha daalin
@nimcojaamc8287
@nimcojaamc8287 6 ай бұрын
Waa maroodi jeex dadka hala murmin ciyaalyahow​@@tayozirsaleban5046
@Abdifitahabdullahi8654
@Abdifitahabdullahi8654 6 ай бұрын
Masha allh waa xeeb aad u qurux badan waxa ay ubaahan tahay maalgalin Qaysqaysar waad mahdsan tahay sad noola wadaagtay dalxiiska quruxda badan
@HamdaJamaismail
@HamdaJamaismail 6 ай бұрын
Muuqaal wakhti badan galay markaad si nafisa ku daawanays0 qurux badanaaa❤
@BARNAAMIJKAWACYI
@BARNAAMIJKAWACYI 6 ай бұрын
Macalin khadar Aadan waan ku salaamay macalin
@Talaabopro
@Talaabopro 6 ай бұрын
10 years baaa iigu danbaysay wllhi anoo 8 jir ah Ayaanu daganayyn mantana 18 years Ayan ahay alx alle cimriga ha iidheereeyo maalin waan soo booqan doona khadra aadan soofe maalinkii aanu kasoo guuraynay waxay idhahday maalin uun waynu is arki habo mudo 10 Sano ahna ismaanan arag hadii alle idhaah maalin waan kusoo laababan magaaladayydii alle ha isku keen simo❤
@abuubakarabdirashiid5940
@abuubakarabdirashiid5940 6 ай бұрын
Tuulada ceel sheekh ee ka tirsan degmada lughaya ee gobalka awdal mashallah waad khayraadka uu reer awdal ilaahay siiyey
@apdirisaaqaadan6166
@apdirisaaqaadan6166 6 ай бұрын
Apti tik tik mahe qabyalada da
@CM-fg7rt
@CM-fg7rt 6 ай бұрын
Ceel-sheekh waa gobolka maroodi-jeex hayb ahaana waa dega sacad muuse dhulka media laguma yeesho.
@AwaleXasan
@AwaleXasan 6 ай бұрын
Walhi nin waalan ayaae tahay, reer awdal in ay cirka anaa leh idhaahdaan umbaa udhiman , hadalkii siyaad barre ayay run moodeeen uuku idhi hargaysa buurta kala jeexan wixii galbeed ka xiga idinka iska leh , siyaad barre yaanu jar idinka tuurin
@Abdikhalaqahmed112
@Abdikhalaqahmed112 6 ай бұрын
War waa lkla khajila waa maglo ciisemuse weyna katirsantahay luguhaya wana goblka sarar weyn hashegen wxd lehyn
@Abdikhalaqahmed112
@Abdikhalaqahmed112 6 ай бұрын
Mglo cisemuse ceelshekh
@yusufmagan6582
@yusufmagan6582 6 ай бұрын
Anoo quraac dayda gacanta kusamaystay oo ay iidiyaarsantahay ayaan daawanaya masha allh hargeysa ayaan idinkasoo salaamayaa❤
@AdnaMohamed233
@AdnaMohamed233 6 ай бұрын
Qays walalo hadan qurba joogta nahay waxan ubaahanahay muuqaaladii miiga aad kasameen jirtey thank you walalo
@abdisamadomar8926
@abdisamadomar8926 6 ай бұрын
Qays qayser welcome back muuqaaladaan kugu baranay oo bulshada waxtarka u lahaa baad soo celisay
@MOFARAHMF
@MOFARAHMF 6 ай бұрын
M.a muqaal Qurux badan & wadankeena Quruxdiisii ka mid aha🎉❤❤❤
@taariikhlemedia216
@taariikhlemedia216 6 ай бұрын
Mamadasi waa mamao goba oo qiimo badan wlahi,sidan oo kalle nosodhawaysay mar ceel sheekh tagnay, cunto ficanna way noo samysay cimariga alle barkeeyo maamo❤❤ gobanimadu dadkeeda way taqana wlhi
@suhaibfit6975
@suhaibfit6975 6 ай бұрын
Qays Qaysar wa ninka wadanka i jeclaysiiyay, I miss more my motherland😢
@DahirMuhamed
@DahirMuhamed 6 ай бұрын
M.a tuntii waan daala naay maskaxda dhan daal kadareemaayay lkn markaan video fiirsaday maskaxdiiba waaba ii degtay thanks walaal qaali
@FINAAS1
@FINAAS1 6 ай бұрын
Ceel sheekh my favourite place in somaliland ❤❤❤
@AsalR_Media
@AsalR_Media 6 ай бұрын
2019 kii ba mar tagay mashallah waa xeeb aad u qurux badan oo casaanyo badeed miidhan leh
@sakiizmail3034
@sakiizmail3034 6 ай бұрын
Waa runta zhp 2019 ayan aniguba tagay
@zimamohamed2920
@zimamohamed2920 4 ай бұрын
Mashallah degmada lugahaya ceelsheekh Awdel💕
@khaalid713
@khaalid713 6 ай бұрын
the only and one youtuber Qays qaysar nin.aan taageero.oo aan jeclahay mar uun in aan la kulmi hadii alle yidhaahdo waana rajaynaa
@cumarsalaad4989
@cumarsalaad4989 6 ай бұрын
Masha Allah waa meel qurux badan, waa ku mahadsan tahay Qeysow
@diinidahir1802
@diinidahir1802 6 ай бұрын
Alla muxu alle dhulka smaliyed ku manaystey xebo aad iyo ad u qurux badan kuna wnagsan dalxiska
@SiciiidApdulaahi
@SiciiidApdulaahi 6 ай бұрын
TeaM sheikh musttafa one LoVe 🖤📿
@nasiixamacalim1473
@nasiixamacalim1473 6 ай бұрын
Masha Allah Ceel Shiikh meelan maqli jiray lkn Mantay qabkeda iyo muqalkeda arkay thanks Our Vlogers Qeys Qeyser 🥰🥰
@billionerzam2048
@billionerzam2048 6 ай бұрын
Sheekh ustaad khadar aadam hashi xafidahu allah🙏
@khayrhesho4463
@khayrhesho4463 6 ай бұрын
Maa shaa Allah maamada aad iidhehda u samaysay ku Mahadsanid
@NOVAPHARMA-o3q
@NOVAPHARMA-o3q 6 ай бұрын
qaladka u wayn ee aad samayseen waan inaydaan xidhnay shaayadaha oo aad muhiim u ah markaad galayso bada oo aad fogaanayso ama doon raacaysid inshaa allaah xidha wixii danbe
@Haala-n1l
@Haala-n1l 6 ай бұрын
Masha allah tabarakallah allow noo barakee dhulka 😍🥰🤍🤍🤍🤲🏻.
@ShuhrahH.A
@ShuhrahH.A 6 ай бұрын
Shaqadadii ba ku so laabtay Qayserka❤
@ubdiraxmaanmahamuud7167
@ubdiraxmaanmahamuud7167 6 ай бұрын
Mnzha allh ilaahy nabada iyo barwaaqada ha inoo siyaadiyo Soomaaliland 💚🤍❤️
@mohamedahmedmusse8778
@mohamedahmedmusse8778 6 ай бұрын
Nawaaxigeda hadal baad islahayd ka yeedhsii 😂😂 Qaysow badwayn maaha waa xeebtii dhirtiibaa muuqata Shaqo wacan 👏🏾 Salaan sare 🙌🏽
@arwoibrahim
@arwoibrahim 6 ай бұрын
Meeshaas qof tagay un baa garan karaa wlhi quruxdeeda iyo udgoonkeeda ❤😊
@abdihakim2158
@abdihakim2158 6 ай бұрын
Walashey aya ku aasan alle ha u naxaristo
@MohamedAhmed-ri6ny
@MohamedAhmed-ri6ny 6 ай бұрын
ceel sheekh waa maroodijeex waana dhulkii Awoowyaday
@faisalmohamedabdulla3600
@faisalmohamedabdulla3600 6 ай бұрын
Anigo muqadisho ku dhashay ayaa ka helay jecelana inaan maalin soo booqado.
@HageTv1
@HageTv1 6 ай бұрын
Best Content Creator in the World Goat Qays Qeysar❤
@ismailmaal6931
@ismailmaal6931 6 ай бұрын
Thanks for uploading that mothers contact. Interested to go there, now it's gonna be smooth as I can book my reservation from her.
@suhaip_beegsi4547
@suhaip_beegsi4547 6 ай бұрын
The best teacher khader adem Hashi❤
@hagahabulshadamedia
@hagahabulshadamedia 6 ай бұрын
Ceelsheikh gobolka saaxil mncha allh habar awaliya❤
@AsuumHossain
@AsuumHossain 6 ай бұрын
Gobolka maroodi jeex hadaalin inder al sacad muusiya
@mohamedjaama1045
@mohamedjaama1045 6 ай бұрын
Kaly sii waa awdal Lakin walysku baran
@cabdiraxmanwacdaro633
@cabdiraxmanwacdaro633 6 ай бұрын
Warbal dhulka quruxdisa daYa manzha allh❤
@RithwaanApdirahmaan
@RithwaanApdirahmaan 6 ай бұрын
Qaysow Dalsanki wiriired masoo argtey jdand so arg ceel sheekh mad tagin ❤😂
@cabdirashiidiimaan1556
@cabdirashiidiimaan1556 6 ай бұрын
Best youtuber in the world
@Munalalachanel
@Munalalachanel 6 ай бұрын
bartaas baan ba meelkadhisanaynaa dalciiskana keeneynaa erepot yarna halaga dhiso inshallah
@seynablibeko
@seynablibeko 6 ай бұрын
Great video Masha Allah, I met this habryar back in 2022 she's so sweet, she actually cooked for us a lunch.
@mohainaabdullahi5575
@mohainaabdullahi5575 6 ай бұрын
😮welcome back legend Samullh ❤
@fatimahashim5596
@fatimahashim5596 6 ай бұрын
REER NUUX ISMAACIIL WAA DOQMO MIYAAD AAD UQURXISAAN ILLAAHAY HAIDIIN BARAKEEYO
@ismailyusuf2656
@ismailyusuf2656 3 ай бұрын
Masha Allah waa meel aad u qurux badan
@NaimaEbrahem
@NaimaEbrahem 6 ай бұрын
Alle haynoo barakeeyo dhulkeena❤❤
@JohnTheworld-to1ob
@JohnTheworld-to1ob 6 ай бұрын
Amiin wll qli
@CaliMude
@CaliMude 6 ай бұрын
qays.qaysar ninka somalida wallahi dhalinyarta kaalin wayn bad ugu jirta nolow
@cumarjidaawi7169
@cumarjidaawi7169 6 ай бұрын
@qays qaysar sxb shaqadid wad ka gaabisay baryahan geep going
@Ahmedzaki-e2y
@Ahmedzaki-e2y 6 ай бұрын
Keep going bro barnaamijyada noosoo badi 💯👏
@АвшаапС
@АвшаапС 6 ай бұрын
❤❤❤❤ KUSALIYA SUUBANAHII MUXAMAD S C W❤❤❤❤
@quruxsan1215
@quruxsan1215 6 ай бұрын
amazing waa meel quruxbadan oo naga barejaysay wadamada aduunka ❤
@Abdirahman-Bille
@Abdirahman-Bille 6 ай бұрын
Muuqaalada Fadhiga Soo yara gaabi. Waanku cajisay kuwa dalxiiska Noo badi.
@fadumaahmed1250
@fadumaahmed1250 6 ай бұрын
Ceel sheikh waa halkee habo mashallah Keep going all off you
@abdihamidbin-mohamoud5236
@abdihamidbin-mohamoud5236 6 ай бұрын
Legend qays waa muqal kii ugu qurux bdna ee channelka
@ALideeqmosTafe
@ALideeqmosTafe 5 ай бұрын
Ayyy ustadkaYgiiii KhadeR Adan Cali❤❤
@nimcaanamir
@nimcaanamir 6 ай бұрын
Soo beauty my country Somalind❤
@yuushackhaan6612
@yuushackhaan6612 6 ай бұрын
Dhulka somaliya waa meel qurxoon masha allah
@YCQBo
@YCQBo 6 ай бұрын
Somaliland
@fartuunmoha9814
@fartuunmoha9814 6 ай бұрын
Muuqaalkan wa top wan ka helay wllhi qurux bdana m.a
@aj_hazhie
@aj_hazhie 6 ай бұрын
Toddoba bilood ka hor baa iigu horreysay iiguna danbaysay xeebtan aadka u qurxoon. Labadaas nin ee laashka wada ayaanu laba maalmood oo qurxoon kula ag qaadanay meeshan. Alla qurxoonaydaa!
@Dhamaystiran-p4j
@Dhamaystiran-p4j 6 ай бұрын
Qays qaysar wamku taageera walaahi ❤❤❤❤❤
@nasramaxamad7859
@nasramaxamad7859 6 ай бұрын
Ceel sheekh qof jawigeda arkay unba ka shekaynkara wa macaan meeshasi walle
@Axmedxasanjayne1409-hf8jy
@Axmedxasanjayne1409-hf8jy 6 ай бұрын
Waabad soo gashee nabiga ku Sali wll😢
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 6 ай бұрын
Celsheekh ❤makaahil ❤ cabdale sacad wn salaamay ❤ sacad mouse emprire ❤ Dhulka Ale ha barakeeyo ❤Somaliland ❤
@ismaip1
@ismaip1 6 ай бұрын
Ceel sheekh wa gobolka awdal wll sacad muse gabilay iyo jigjiga yar maso dhaafan
@Aadenherar
@Aadenherar 6 ай бұрын
Samarooneey boorama maaha meesho indhaha kala qaad ​@@ismaip1
@dagancaynan
@dagancaynan 6 ай бұрын
😂😂😂 muuse idin idhi so mahin way dhamatay ruwayadii
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 6 ай бұрын
@@ismaip1😂Ceelsheikh Awdal siyaad bari ku daray waligeedba maroodijex hoos iman jirtay sacad mouse leh ❤taarikhda soo Akhri 1997 dib usoo noqotay 😂Awdal wa lawada dagaa ciise Sacad mouse samaron way dagaan 😂 dhulka maanta waa dhul sacad mouse
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 6 ай бұрын
@@dagancaynan😂dhulka aan ku dhashay ayuu muse isiiyey own ❤ Awoowe mayarka magaladu wa sacad mouse kuwa deegankan matalaa waa sacad mouse siyaad bare dhul cid siin maayo dadki lahaa ayaa jooga maanta wana makaahil iyo Abdale sacad ❤
@Goundhe
@Goundhe 6 ай бұрын
Wakaa nio challenges ku waa madhax vlog yadaa noogu wad kuwaasaan kugu baranee 😂❤
@eddyawadhy8976
@eddyawadhy8976 6 ай бұрын
Qaysar u should make videos in English so that u can have many followers or atleast u should put English Subtitles but all in all it’s amazing video
@ahmedmahamedbuule-ry2wy
@ahmedmahamedbuule-ry2wy 6 ай бұрын
Fasax wayn ayaa iso dhow i.n waan iman ❤❤😊
@yaxyecabdi7508
@yaxyecabdi7508 6 ай бұрын
Ededay waan salaamay khadra aadan soofe edo waan soo soconaa
@waliidMohamed-u2h
@waliidMohamed-u2h 6 ай бұрын
Wlhi qurux da La sheegaa wadan keeney taalaa❤😊
@KalidAdan12
@KalidAdan12 6 ай бұрын
Habo Khadra Adan Soofe.❤❤
@tq7193
@tq7193 6 ай бұрын
Allah wadankeena qurxoona masha allah 🇸🇴❤️
@SuhaybAhmed-pj5rc
@SuhaybAhmed-pj5rc 6 ай бұрын
Somalia ❌️somaliland
@ApdyOmar53
@ApdyOmar53 6 ай бұрын
Muuqaalada wadanka soo badi ❤
@guleidjaangoofficial6955
@guleidjaangoofficial6955 6 ай бұрын
Reeerkayagu dhulkaa qurux bdn bey heystaaan ❤❤❤love you
@yasiin-guray
@yasiin-guray 6 ай бұрын
Mnsha Allah ceel-sheekh dabcan waa meel fiican waxay kulan satay - meel maskxada lagu dagsado -Meel lagu ilaawo wax u qalma in ilaawo -bad -meelo wax Akhrisan karto -meelo Aad la wareegi karto feedhada jawi macan aad ku wada qaadan kartan -xata meelo Aad ku ciyaari karto football ⚽️ Mahadsanidiin zaxiibayal Aan idinla yar kaftame soraan (Alle ha u naxariiste) iyo jawaan aya guri booqday raashin aya loo keenay soraan aya yidhi: " waar bal reerka wax Aanu u reebno" Jawaana kulaha:" hadaynu wax reebayno maxa la inagu keenay" 😂
@1Horyaal
@1Horyaal 6 ай бұрын
Wooow wa meshi anku dhashay Adal Empire für ever.mahad sanid Qays
@rarajiboo
@rarajiboo 6 ай бұрын
Am loving it. This winter inshaa Allaah!
@abdikareemOmer
@abdikareemOmer 6 ай бұрын
Alla ma dhulkaan xabashi siiiinaaa😢😢😢😢😢
@Nasruujicreator
@Nasruujicreator 6 ай бұрын
Thank you for showing us the beauty of our land ❤
@MjKhalif
@MjKhalif 6 ай бұрын
Ceelsheekh ma ilaawo❤😊
@crixiinmaxamud3654
@crixiinmaxamud3654 6 ай бұрын
The best KZbinrs of somali 🎉🎉
@xusenadenosman460
@xusenadenosman460 6 ай бұрын
Masha allah 🟩⬜️🟥
@CabdirixmanIsmaciil-qf9ph
@CabdirixmanIsmaciil-qf9ph 6 ай бұрын
This is italy😂😂😂
@Abdirehman851
@Abdirehman851 6 ай бұрын
😂😂😂😂 Italy
@broomxne9836
@broomxne9836 6 ай бұрын
Calanka italiya muxu halkan😂😂
@mohamed_lyrics
@mohamed_lyrics 6 ай бұрын
​@Abdirehman85yada usheeg1
@albertoyahya
@albertoyahya 6 ай бұрын
@@CabdirixmanIsmaciil-qf9pho makii shayaadiinta ayad rabtay 😂😂😂
@The-Black-Star-of-Somaliland
@The-Black-Star-of-Somaliland 6 ай бұрын
Misaajidkii awowgay Sheekh Axmed Nuux Ismaaciil iyo kursigiisii iyo meeshii uu ka Abraaray Radiya allaahu canhu Our holy coastal city Ceel Sheekh
@Fahadcaynaan6
@Fahadcaynaan6 6 ай бұрын
Ahmedka abraarey 😂😂 miyaa awoow kuu ah❤
@JohnTheworld-to1ob
@JohnTheworld-to1ob 6 ай бұрын
Masha allaah mxaa kawacan adoo dhulkaaa ku raxaysanaya ❤❤❤❤❤
@HiDetär
@HiDetär 6 ай бұрын
Dhulka somali mahan axmarada dhulkeeda waye Xaqirada day xabashada fifia
@abdyrahman8851
@abdyrahman8851 6 ай бұрын
Mansha allah allaw dhulkeena noo barakee ❤
@hibohamoud883
@hibohamoud883 6 ай бұрын
Mansha Allah tabarakalah 🫶🏾🥰🥰. 💚🤍♥️
@Sakaria333
@Sakaria333 6 ай бұрын
Ceel sheekh is the best ❤
@Subarman32
@Subarman32 5 ай бұрын
Ceel sheekh magaalo ciise muuse ❤
@Ugbaad246
@Ugbaad246 6 ай бұрын
Best Somali KZbinr ❤
@alimohammed4563
@alimohammed4563 6 ай бұрын
Mashllah❤❤❤❤❤ dadne weey layihiin nimcadaan dane weey kafaaideeysan layihiin cajiib😂😂😂
@hassendeeq6780
@hassendeeq6780 6 ай бұрын
Macalin Khadar Adan baan arkaga ILaahay habarakeye
@guutojr612
@guutojr612 6 ай бұрын
hada ka hayna wxii lagaga bartey ❤️
@qisoiyoqalin4119
@qisoiyoqalin4119 6 ай бұрын
Buuraha kulmiye soo duub insha alh
@Janno2015
@Janno2015 6 ай бұрын
Rabiga raxmaanka ahi soomali dhul waa udhiibay lkn mudankiisi maanu marin dhulkii naloogu deeqay☹️
@RM-sh6rc
@RM-sh6rc 6 ай бұрын
MANSHALLAH DHULKA HOOYO WACANA 🎉🎉🎉❤❤❤
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub 6 ай бұрын
Xeebti sacad muuse masha allah
@maxamedbille1799
@maxamedbille1799 6 ай бұрын
Nio zhp dhulka iyo quruxda dalka cidina makala laha ee qabyaalada iskada waxasi waa waxa aduunki inava reebay een quruxda dhulkeena u arki weynay
@abuubakarabdirashiid5940
@abuubakarabdirashiid5940 6 ай бұрын
Ciise iyo samaroon iyo isaaq waa wada degan waliba dhulka samaroon ayaa leh adeer agabar masoo dhaaftan sacaada muuse
@AwaleXasan
@AwaleXasan 6 ай бұрын
​@abuubakarabdirashiid5940 hhhhh samaroon magaalo aanu sheegan majirto,jabuuti ayay idhaahdeen anagaa iska.leh jigjiga ayay idhaahdeen anaagaa iskaleh. Diridhaba ayay idhaahdeen anaagaa iskaleh, samaroon boorama iyo baki ayaa wada buuro ku noqday ,dhulka sacad muuse iyo ciise ayuu ku faan tagaaa , awooowayaaal , baki iyo boorama ilaashada
@CM-fg7rt
@CM-fg7rt 6 ай бұрын
​@@abuubakarabdirashiid5940Ma boorama iyo baki baad ka garan weyday dhulka adeer sacad muuse iska leh oo dega nafar kama joogo samaroonka.😂
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 6 ай бұрын
@@maxamedbille1799 waa la kala leeyahay waa Somaliland laakiin waa la kala degaa
Magaaladii isku xirtay Afrika iyo Dunida - Saylac || Zeila Africa’s Trade Hub
45:37
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 134 М.
Waligaa Cunto Ma ku karsatay Duurka ?
10:48
Qays Qeyser
Рет қаралды 330 М.
UFC 310 : Рахмонов VS Мачадо Гэрри
05:00
Setanta Sports UFC
Рет қаралды 1,2 МЛН
KAALAY ILA DALXIIS, XAABO ILAA XAAFUUN | Exploring Habo to Hafun
30:03
Djibouti 🇩🇯 Maxaa ka jira Nolosha Habeenki ?
17:43
DEEQSI MAN
Рет қаралды 92 М.
بورت سودان Port Sudan 🇸🇩 | عروس البحر الأحمر
8:15
Ossamah Al Sowayan أسامة الصويان
Рет қаралды 8 М.
MAGAALO CIDLA AH | 48 saacdood ayaan ku noolayn magaalo cidlo ah
10:45
Cuntada wadooyinka Indonesia / street food in Indonesia 🇮🇩
16:01
Jasiiraddan waxaa loo oggol yahay Muslimiinta oo keliya 🇹🇭 Floating Village Thailand
20:04
AWALE ADAN  OO SUAALO CAJIIB AH LA WAYDIIYAY
27:21
Dhambaal Digital
Рет қаралды 142 М.