$25 Maalinkasta ka shaqeyso Canva iyo Fiverr | Social Media Manager

  Рет қаралды 46,754

Gelle Bashir

Gelle Bashir

Күн бұрын

Salaam
Na Gaarsii 200K Subscribers - Mahadsanidiin
👉 Register Binance https: accounts.binance.com/en/regis...
👉 JOIN THE COURSE gellebashir.com/all-courses/
👉 JOIN OUR TELEGRAM GROUP t.me/gellebashir
👉 Read - this article gellebashir.com/suuqa-forex-t...
✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
✅ SUBSCRIBE GUYS
Gelle Bashir Academy:
👉 gellebashir.com/all-courses/
--Join The Giveaway-
1. Like The Video
2. Comment anything under the video
Related Videos:
• App-ka Sweatcoin Lacag...

Пікірлер: 149
@suugaanmedia754
@suugaanmedia754 Жыл бұрын
Maasha Allah Wllo Gelle Bashir Runtii aad iyo aad ayaan ugu farxay in aan Maqlo codkaagan oo caawinaya dhalinyaro badan oo bilaa camal ah.
@axmadcade1230
@axmadcade1230 Жыл бұрын
The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhamad scw❤❤💞🕋
@nasriali6733
@nasriali6733 Жыл бұрын
❤❤❤صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@nasriali6733
@nasriali6733 Жыл бұрын
❤❤❤الله اكبر ❤❤❤
@nasriali6733
@nasriali6733 Жыл бұрын
❤❤❤صلي الله عليه وسلم ❤❤❤
@AMIINBORKAAN
@AMIINBORKAAN 10 ай бұрын
Scw
@AMIINBORKAAN
@AMIINBORKAAN 6 ай бұрын
Scw
@____3810
@____3810 Жыл бұрын
Wllhi qofka ugu daacadsan Dhanka Technology waa adi m.a Hormar wacan my Teacher
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 Жыл бұрын
Macha allah alle ha Barakeeyo wll guulayso bro
@osmanabdi533
@osmanabdi533 Жыл бұрын
Gelle, Waal Marwaliba Mahadsanid,, Runti waxaa Tahay aqoon yahanada Soomaaliyeed ee Wax badan laga faaido,, Waana kaaga mahadcelineynaa walal qaali, Allah kuu barakeeyo Cilmiga, Annagana Kuwii ka faaida ,,,
@MaaxCigaal
@MaaxCigaal Жыл бұрын
Pro Ilaahay Cimriga Iyo Caafimadka Haku Barakeeyo
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Mahadsanid ustaad bashiir geele
@alihassanhuseein1680
@alihassanhuseein1680 Жыл бұрын
Mahdsnid ustaad keep going mahdsnid
@updimalikmohamed6803
@updimalikmohamed6803 Жыл бұрын
mahsanid bro,barakallahu kheiran
@GelleBashir
@GelleBashir Жыл бұрын
welcome wll
@ayanali9514
@ayanali9514 Жыл бұрын
Mahadsanid wll mcn
@aslihaannalka1178
@aslihaannalka1178 Жыл бұрын
Mashaa Allah amazing 😍
@kaabachannel7197
@kaabachannel7197 Жыл бұрын
Wall gelle Bashir wad mahadsantay . Wall waxad ka soo hadasha soda loo helayo client on fiverr, thanks.
@farhanpilot7211
@farhanpilot7211 Жыл бұрын
Ustaad ado mhd san buyer request Sida shaqooyinka banaan loo codsado noo soo faah faahi ayadoo practical ah thanks
@Abdiqani106
@Abdiqani106 Жыл бұрын
Allah kaa awaal mariyo
@dalkaab1436
@dalkaab1436 Жыл бұрын
Social media manager. waa maamulaha warbaahinta bulshada.
@mohammedamin2609
@mohammedamin2609 Жыл бұрын
first one sb hada ayaan kudhex jiraa website kga
@safiyabiin4491
@safiyabiin4491 Жыл бұрын
Mahad walal
@siijeykhaan4132
@siijeykhaan4132 Жыл бұрын
Thanks ustat
@GelleBashir
@GelleBashir Жыл бұрын
welcome wll
@abdirahmanhararo9444
@abdirahmanhararo9444 Жыл бұрын
Aduu garac xaasida ah tahy sababto ah in video laguu dawadun usoo galisaa wxd soo gudbinysana si saxa uma soo gudbisid ama inta ugu muhimsanbad ka reebtah ama meesha laga bilabayo san walagu dhama
@AyaanleFX
@AyaanleFX Жыл бұрын
Asc Wllo geele bashir waxaan samaystay fiverr 3 acount in muda ah ayaan leeyahay wax shaqo ah maan helin fiverr Wllo qaali maxaad ila talinlahayd adiga oo mahadsan wllo
@Duca954
@Duca954 Жыл бұрын
Macalin wax yaaba qaar Aan garaneynin aya jiro marka si qaas inaan kusheeggo ee lambarkaga whatsappka xageen kahelaa reply iso celi plz🙏
@omarofficial8880
@omarofficial8880 Жыл бұрын
Wll apps ka mobile keyga Ku jiro sida picsart cml ma u adegsan karaa si aan sawiradaan u sameyo🤔
@amaremedia2413
@amaremedia2413 Жыл бұрын
Maansha alla
@farhans__pey6584
@farhans__pey6584 Жыл бұрын
Macalin ardey baan ahay runtii waxaana aad ujclhy designka ust
@hanicabdirihmaanmohamed4633
@hanicabdirihmaanmohamed4633 Жыл бұрын
Wllo wan aqaana canava lkn sidee isula xiriirin karaa canva io fiverrka ama canva sawir aan ku soo hagaajiyey sidee fiverr usoo dhigi karaa card aan isticmaalayona iisheeg please
@yaxyeibrahim7543
@yaxyeibrahim7543 Жыл бұрын
Wad mahadsantay sxb vedio kale noo soo samee sida count loogu xirto sida lacagta loola baxo teeda kale mobile maku sameyn karaa
@axmedmaxamed8128
@axmedmaxamed8128 Жыл бұрын
Mhdsanid wl Anigu in yar Ayaan kuugu darayaaye marwalba waxa muhiima shaygaad design garaynayso iyo product color inay is maaj gareeyan imika laba background oo aad ukala fog ayaad qaatay marka laga hadlaayo creativity-ga graphic designerka shaygaad design garaynayso meel kamida kalarkiisa ayaa laga soo qaata. Si aanay labada shay aad ugu kala fogaan Waliba waxaan kugula talinayaa inaad inta badan ku dadaasho isticmaalka, photoshop, illustrator, indesign , waayo hal abuur ayaad keeni isla iyaga ayaad ka dhex create-garayn shapeskan. Guulayso wl.
@kunneyare9407
@kunneyare9407 Жыл бұрын
Sxp tartankeeda aad buu u badan yahay, xirfado tartankooda uu yaryahay soo dhaig
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 Жыл бұрын
Walal suaal haddaan ku waydiiyo adigu wali ma tijaabisay ganacsigan lacagse ma ka heshay ???
@cabaasenew2011
@cabaasenew2011 Жыл бұрын
Ustaad geele wuu weyn 200k coomin 🔜
@GelleBashir
@GelleBashir Жыл бұрын
welcome wll
@mohamettsamadon3987
@mohamettsamadon3987 Жыл бұрын
Ustaad labada website ba sida mobile logu isticmalo video noga sosameee alle haka jasa isiiye
@AxmedJamac-hs4oc
@AxmedJamac-hs4oc Жыл бұрын
Legend
@karshenews4403
@karshenews4403 Жыл бұрын
usteed waan fahmey sidaa losaamey sheykastaa lkn qabkii ugu shaageysan la aa shirkado online ah ma garanayo
@calicabdi2557
@calicabdi2557 Жыл бұрын
Koorskaaga waan doonayaaye
@muhudiinhassanqaliif1092
@muhudiinhassanqaliif1092 Жыл бұрын
Eng adigoo mahadsan waxaan ku weydiina fiverr waxa uu i samesan yahay mudo 3 isbuuc cml ah waline shaqo maqaban maba lesoo dalban $0.1 dollar xitaa kama helin sidee wax u jiraan sxb i caawi adigoo mahadsan?
@maxamedcabdulahi1893
@maxamedcabdulahi1893 Жыл бұрын
Sidee lacagta loogala baxaa hadaan ka shaqeeyo ?
@daariqahmed2833
@daariqahmed2833 Жыл бұрын
Adiga vidiogaan inad samayso hada maxaad isticmaashady ado mahadsan wllo
@shuuriyecali2377
@shuuriyecali2377 Жыл бұрын
Teachar carabiga ma uga shaqey karaa English ka bedelkeeda
@engalimamow
@engalimamow Жыл бұрын
Ustad Geele Bashiir dhibka jira ayaa ah in dadka kugu aaminaan accountiyadooda sida Instagram koda iyo page-kooda Adigoo suuqa ku cusub sidee xal ahaan nagula talineysaa Waad mahadsantahay ustd jwbtada sugayaa
@maxamadcadow765
@maxamadcadow765 Жыл бұрын
M.a ustaad waxaan rabaa ardada cusub in aan ka mid noqdo ustaad
@user-jm1jm2fg5x
@user-jm1jm2fg5x 7 ай бұрын
Asc mudane see isku diwaaangalikaraa
@carstv4082
@carstv4082 Жыл бұрын
Zxp wali kama hayno sida bank logu xirto
@khadarcabdiraxmaan1472
@khadarcabdiraxmaan1472 Жыл бұрын
Ustaad halkee kala soo xidhiidhaa pls🙏
@cabdillaahiaxmed8606
@cabdillaahiaxmed8606 Жыл бұрын
Sidee shirkada loola xidhiidhi karaa wll
@crisaaqshaka8938
@crisaaqshaka8938 Жыл бұрын
sxbo caadiya noogu waashy wllhi shaqo la aan baahsn nahy wx fcn noosheg lph
@yaazkyproduction5431
@yaazkyproduction5431 Жыл бұрын
Macalin in aan kugu soo diiro rapaa aqanteyda in aan ka fa'ideysto Rapaa mcln wn ku slmy ✋💯
@GelleBashir
@GelleBashir Жыл бұрын
welcome wll
@Ciilowmuxumed.8268
@Ciilowmuxumed.8268 11 ай бұрын
Sxb mobile Ano isticmalaya lacag makasametkara
@Adamshow2665
@Adamshow2665 Жыл бұрын
Hadii aanad caan ka ahayn ka wrn Instagramka oo aanay dad badan kugu xidhnyn gelle
@abdiqaniwarfaa4939
@abdiqaniwarfaa4939 Жыл бұрын
Mobile malagu isticmaalai kara ustaad
@rrchannel4989
@rrchannel4989 Жыл бұрын
wll maad garan shirkada somali ah oo shaqadan u baahan
@guleidgallery
@guleidgallery Жыл бұрын
thank u ustaad laakiin canva malacag baan kaga helayaa
@quoteschannel5040
@quoteschannel5040 Жыл бұрын
Lacagna wey ledahay free na wey ledahay
@AhmedsahalAhmedsahal
@AhmedsahalAhmedsahal Жыл бұрын
Maxay kukaLa wacanyihiin canva lacagta ah iyo kan bilashka ahi
@maxamedxuseen6643
@maxamedxuseen6643 Жыл бұрын
Thnkz teacher qaaabka aaad noogu so gudibiso muwduucyo dadka anfacaya
@GelleBashir
@GelleBashir Жыл бұрын
welcome wll
@mohaazabdalla1365
@mohaazabdalla1365 Жыл бұрын
Somalia malooga shqaysan karaa website kan
@AIZEL41237
@AIZEL41237 Жыл бұрын
Websitekaan soomaalia maka shaqeeyaa walaal
@maxamedsnm-kw7ei
@maxamedsnm-kw7ei Жыл бұрын
Maxan lasoodagaa ugu horayn
@Hassan-yq7tq
@Hassan-yq7tq Жыл бұрын
Wll Adigo mahadzan link sweat coin miyaad iso dhigi youtubekaga wll 30 qof inay iska diwan galiyan raba
@Shaafka
@Shaafka Жыл бұрын
Wax fudud keen
@omarmacalin6094
@omarmacalin6094 Жыл бұрын
Zhp somaliyaa jogaa sidee Lacagta uuLa bixi karaa
@mahamedcabdi-wq5gt
@mahamedcabdi-wq5gt Жыл бұрын
sida qof uga iibinkarta misena lacag ugala bixi karta
@abdimajidali1322
@abdimajidali1322 Жыл бұрын
Waxed isheegtaa gema lacagle wll
@shaaficn82
@shaaficn82 Жыл бұрын
Wnku slmey
@AIZEL41237
@AIZEL41237 Жыл бұрын
Waan sameestey
@sadiqsaidissewarsame80
@sadiqsaidissewarsame80 Жыл бұрын
FIRST
@crisaaqshaka8938
@crisaaqshaka8938 Жыл бұрын
Pls shaqo la aan ahay shqqo ii raadi
@sinuush-yx2xf
@sinuush-yx2xf Жыл бұрын
Master card ms ku heli kraa
@shaamofficialchannelquran
@shaamofficialchannelquran Жыл бұрын
Iso raaca asxaabta
@buqaariyofficial3574
@buqaariyofficial3574 Жыл бұрын
Salada hala ilaaliyo 🥰🙏
@GelleBashir
@GelleBashir Жыл бұрын
welcome wll
@buqaariyofficial3574
@buqaariyofficial3574 Жыл бұрын
@@GelleBashir welcome to gadomiye
@Barkhad181
@Barkhad181 Жыл бұрын
Ad ba umahad sentey..
@HEENO11
@HEENO11 5 ай бұрын
❤❤
@ikraambashiir4741
@ikraambashiir4741 Жыл бұрын
Maxuma lkn lacagta sidee kala soo bixin
@gudonahmed6161
@gudonahmed6161 Жыл бұрын
Please ka soo hadal Freecash wllo
@ABWAANSAYN
@ABWAANSAYN Жыл бұрын
Account wx iifuraan doonayaa
@hibomoha7308
@hibomoha7308 Жыл бұрын
💯👌
@buubuumalabo9225
@buubuumalabo9225 Жыл бұрын
Asc bowe
@abdirahman4809
@abdirahman4809 Жыл бұрын
Ustaad dhibka jira wa in dadkii shaqadan loo qaban laha daawanayaan!
@abshirjele6684
@abshirjele6684 Жыл бұрын
Maalin walbo Hadi ad 100$ iyo in Ka badan as Ka shaqeysato waxa ad shegeyso KZbin kuma Adan jiren ee aduun Kalo ayad sameyn laheyd ee beenta Uma Ka daa wax ad heyso ma Lahan
@Qalbi132
@Qalbi132 Жыл бұрын
Nio Xirfadan waa aqaaana Fivver-na waan leeyahay lakin weli Order ma helin
@GelleBashir
@GelleBashir Жыл бұрын
welcome wll
@hashimmaxamadbudul9981
@hashimmaxamadbudul9981 Жыл бұрын
Bal saan ulasobaxi lacagta noshega
@yasinfarah3972
@yasinfarah3972 Жыл бұрын
Good but how I can get client
@amein651
@amein651 Жыл бұрын
That's the problem wllahi😂
@fahadmohamed6259
@fahadmohamed6259 Жыл бұрын
Waa khiyaalayste
@dailycontent3955
@dailycontent3955 Жыл бұрын
Wax inaa qabsatid marabtid waa wax jiro wax ka hadalayo ee mawaxa rabtaa in gacanta lagu qabto niyahoow fadhiga ka kac skills baro kuna shqayso
@suadaliahmed4120
@suadaliahmed4120 Жыл бұрын
So inaa follower badan hesto ma ahano
@najmaaxmed8439
@najmaaxmed8439 Жыл бұрын
Uztaad mahadsanid lkn su,aal baan qabaa pls iga soo jawaab hadii dad badani ku xirnayn socail media aan isticmaalo markaan xayaysiinta soo galiyo dad badan ma gaaraya oo qofka dadka badan ee follow u yihiin sidiiso kale lacagta ma uga samayn karaa
@ahmedtimacade1
@ahmedtimacade1 Жыл бұрын
Najma abayo ani sida u bixiyo waa garan wayay ma igu dhanta accoun Fiverr waa sameyay lkn sida lo isticmalo ma igu dhanta
@sakiabuukar9778
@sakiabuukar9778 Жыл бұрын
Somali ayn jogna sidee lacgta loo la baxayaa wakze geele Bashir n00 zoo sheeg wlo caqabadaaaZ ayaa nahayzata_____??
@iclaammedia6688
@iclaammedia6688 Жыл бұрын
Dhalinyarta waxbaa uhogol tusaalaysaa laakiin wll Dhalinyartan waa kuwa dalkii joogaa oo aad xaaladooda ogtahay fadlan waxaan kaacodsanayaa inaad Dhalinyarta ukala cadayso inaad youtube waxaad soodhigtid inuu kaduwan yahay kuwaad wepsite soodhigtid. Oo calal aqal aysan umalayn video kaliya wixii oodhan kukooban yihiin hadhowna markuu isku dayo uu kaniyad jabo
@nuursomaliofficial1648
@nuursomaliofficial1648 10 ай бұрын
Dhammaan dadka KZbin ka kusooqora sidaa lacag usamee waa beentood wlhi oo wax ay lajoogaan majirto anaaa kudaalay waxaanoo dhan wax laghelayo majirto soomaaliya Qofka joogana aadbay ugu adagthy inuu lacag online ka sameeyo
@zakibuskulo626
@zakibuskulo626 Жыл бұрын
Waxaan ahay qofkii ugu horeyay Ee kaso dhiibta fariin dhalinta free dhalintena somaliyed aynu la share garayno fursad walbe naftooda wax ka badalaysa
@GelleBashir
@GelleBashir Жыл бұрын
welcome wll
@maanka_7
@maanka_7 Жыл бұрын
Mhdsnd wll xge kalaso xiriira
@abdimajidali1322
@abdimajidali1322 Жыл бұрын
Asc
@fornitefunny673
@fornitefunny673 Жыл бұрын
👀
@culayteam6029
@culayteam6029 Жыл бұрын
Waxaan qabaa dadka sidaydoo kle 500 sweatcoin gaadhay inaaa geelle Bashir u dirsano si uunaga soo saaro
@jawharaidil2441
@jawharaidil2441 Жыл бұрын
De ma ino so saraya wll
@Moh-Teyga-official
@Moh-Teyga-official Жыл бұрын
XataL an waxan ma imisani
@zackmowlid702
@zackmowlid702 Жыл бұрын
Gelle marka hore salaaam calaykum marka labaad wxaan ku waydiinaya anigu wxaan isticmaalaa card premier bank marka aan uxaysiiyo card lacagta may iigu soo diri karan?marka bro online ma wxa lagu shaqeeyaa mobile mise laptop 👨‍💻 ?anigu wxaan haystaa mobile ma ku shaqaysan karaa?
@GelleBashir
@GelleBashir Жыл бұрын
Haa wll Fiverr ka wuku shaqeyaa Banks somalida
@qoonmal
@qoonmal Жыл бұрын
Givvy kasogadal wll
@calicabdi2557
@calicabdi2557 Жыл бұрын
Ina adeerow xagee kaala soo xariiraa nio
@barkhadcabdi9674
@barkhadcabdi9674 Жыл бұрын
Along kaa faaidnay ilahay garabkaga ha galo
@GelleBashir
@GelleBashir Жыл бұрын
welcome wll
@mustafeabyan2659
@mustafeabyan2659 Жыл бұрын
Apps store markan kalasoo dego ma ka sameynkaraa Gelle bashiir waad mahadsantahay
@GelleBashir
@GelleBashir Жыл бұрын
haa wll
@iMdiini
@iMdiini Жыл бұрын
Xirfadan Graphic designer aad ayaan kugu fiicanahay Soo booqo KZbin Community
@sheeko706
@sheeko706 Жыл бұрын
Inte kala so xirira wll
@zakiskr8913
@zakiskr8913 Жыл бұрын
su aasheyda mad kajawaabtid wll
@zakiskr8913
@zakiskr8913 Жыл бұрын
mahadsanid
@mahamedbadal
@mahamedbadal 2 ай бұрын
Replay with me teacher I hope you can❤
@khadrahalgan2950
@khadrahalgan2950 Жыл бұрын
First view 😂
@abdiazizo14
@abdiazizo14 Жыл бұрын
war nio Digital marketing iyo graphic design si caadi ah ayaan oga shaqeesta video yadaada wan arkay fiverr sida looga shaqeesto complete process nala wadaag adigo mahadsan
@GelleBashir
@GelleBashir Жыл бұрын
ok wll
@sheeko706
@sheeko706 Жыл бұрын
Wll inte kala so xiriraaa
@nasiyanor7021
@nasiyanor7021 Жыл бұрын
@@sheeko706 ani ila soxarir😂😂
@cabkoozrajokunoole2372
@cabkoozrajokunoole2372 Жыл бұрын
Gᴀʟᴇ ʙᴀsʜɪɪʀ ᴢxᴘ ᴍᴀʜᴀᴅ sᴀɴɪᴅ
ADOO HURDO LACAG MA SAMEYSAA ? QISADEYDA ONLINE BUSINESS-KA
17:13
Gelle Bashir
Рет қаралды 29 М.
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 35 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 20 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 63 МЛН
Become Graphic designer  | part 1 | Af-Soomaali
34:31
Mahdi Miad
Рет қаралды 141 М.
$20 Maalinkasta ka shaqeyso Canva iyo Fiverr | Social Media Manager
17:10
5 HAB OO LOO MAAMULO LACAGTA
11:25
Jama Dafac
Рет қаралды 70 М.
$500 Sidee Canva Oga Sameyn kartaa | Canva Full Tutorial
18:16
Gelle Bashir
Рет қаралды 72 М.
shaqadan yaan lagaaga hormarin 2025 | Graphic Design $300
9:17
Gelle Bashir
Рет қаралды 27 М.
Sameyso Website free ah oo $200 bilkasta ka shaqeyso
16:56
Gelle Bashir
Рет қаралды 132 М.
6 Side Husltes oo aad $1000 ka shaqeysan kartid
20:53
Gelle Bashir
Рет қаралды 49 М.
SIDEE ALIBABA WAX LOOGA GATAA |  SUUQA ALIBABA QAABKUU U SHAQEEYO
24:47
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 35 МЛН