Abyh rbi hku siyo isgaa bixiyee adio intii islma kuwa hysta io kuwa aan hysmba rabi hku irsaawo
@luulali18733 жыл бұрын
Wcs sheekh inta islanol Alle haisu barakeyo inta is jecel guur xalal Allaha siyo jaceyl aniga jcl kuma guuleysan 💔💔🙏
@fatouadan62323 жыл бұрын
Kkk wllhi waa runta wa Aduun akhiro saban ha Wa laisku akhiro sekayaa lkn waxa habon wixii adunkaga io akhiratad Ku faiido ah inaa wakhtikak kulumisid weyi Alle hana wafajiyo khayrka ameen ya Allah yaa rabi waxidu Axad dhamaanden اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين 👍❤💝😍🌹✌
Murad Baan leeyahay sheeqow adiga iyo asaxaabtaada ducada igu soo kaalmeeyo hadii alle idmo
@FardowsoMohamedhassan-kt8sm5 ай бұрын
أللهم صلى وسلم على سيدنا محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم. ❤
@Fatuma..v223 жыл бұрын
Allah hakuhifidiyo sheik
@hanidheman26523 жыл бұрын
Shikh aniga will ayan is jeclanay runti waxa dhacday in dhanka jaceylka aniga igu bato kidibna his ayu iga mehersaday hadana waxba ima danaysayo xita telka Wu igu Jara ama WA igu dhegaysayo sacado kidib iga qaba wax yar ayuna ila hadla kidibna hadalka iso koba sidas ay tahay waxan maqlay in u saxib cusub u yeshay hada waydiyan waxo igu jawabay WA saxibaydayda school ka an Isla dhigan jirnay aniga runti said ayan u jeclahay naftayda qayb ka mid aha AYANA ka dhigay xita hada masej u diro mararka qar dhaqsi maba furayo waxa Laga Yaba lix sacadod kidib ino furo ama into firiyo iga amuso hadal ficn Kuma haysto Marka talo isi talo WA ti ale shikhow taladadu WA I muhim manta si ale kula ogyahay walal nimo ah ila Tali plz 😓
Gabartana ina jeceshahay wiilka astaamaha lagu garanayo no sheg?
@kamela7753 жыл бұрын
gabadha waxaa ku ogaan kartaa haday ku dhahdo waa ku jecelyahay wax kale uma dhimana waayo gabdhuhu kaliya hal jacayl qaada jahan sida raga hadi la guur sadona aday kaligaa ku jeceshahay
@fardowsoibraahim82983 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@aliofficial244443 жыл бұрын
Masha Allah
@maryamaabdi52853 жыл бұрын
🤣🤣 sheekh runta waaye wl5
@hanimaxamad39562 жыл бұрын
Haduu baqiil yahay sidee layeelaya
@shukaari3 жыл бұрын
Rer wa leyhy waxas iyo wax uso dhawne kuma qabo faraha iskaga qaday ilah qulubta hano dajiyo