Masha Allah tabaraka Allah Allah ha ku xafido aamiin adookale Allah ha inoo badiyo aamiin. Ree somaliland qof kasta oo xaqiiqada u qira abaal guunabay gaar ugu hayaan 👏👏👏❤⚪💚
Badbaado mahadsanid alle ha ydin ilaaliyo adi iyo reerkayaga a🌹🌹🌹👏👏👏👍👍👍
@hamdaqueen52782 жыл бұрын
Mahad sanid sheekh Allah Ku xiftiyo walalka hormarkiisa inaad Ku aamnta waa raganimo iyo wanaag
@caashadiriye50602 жыл бұрын
Sheekh badbaado ilaahay ha ku xafido
@guletizmail83492 жыл бұрын
Wallahi intaad shegtayba somaliland waan ku arkay subhanalah dawladnimaduba wallahi halkasay taala Run hadi laga hadlayo somalia u duceya way is cunte idunkuna dawladina ilashada oo horumarkina ka taliya waabad ka talisene❤
Masha allah tabarakallah Waa saxiix wallahi illahey ha barakeeyo reer somaliland anagana rabi SWT imtixanka hanoo fududeyo asagaa awood lehe
@zeinabismail9692 жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا شيخ فاضل
@abdisaid212 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@khadaraxuseen70002 жыл бұрын
جزاك الله خيرا ❤ ماشاء الله 😘
@maryamaadam82712 жыл бұрын
Mahadsanid from hargeysa
@nimcoibrahimyousuf57902 жыл бұрын
Alle haku barakeeyo sheekh soo booqo somaliland Insha Allah
@deqaelmi13682 жыл бұрын
Say maasha Allah
@amranmahamedamuush57982 жыл бұрын
a iloowin walaal saliga nabigeyna muhamed salalaahu caleyhi wasalam
@khadramusse37252 жыл бұрын
Masha Allah Tabarakallah reer Soomaaliland Ilahay ha u siyadiyo Somali oo dhan dal iyo dibad meel ay joogan ba haku nabad galiyo Thanks sheekh badbado
@anisahersi83922 жыл бұрын
Mash Allah jazaka alaau khayre walal
@samirafarah80852 жыл бұрын
ماشاءالله جزآك الله خيرا 👍👍
@jamalaliaaden69692 жыл бұрын
Manshaaa Allah waa xaqiiq arintaas aniga oo kuunfurka soo jeeda kula qabo . Indhahaga ku soo arkay . Alle ha u diyaadiyo aaamin
@diamondhaji18352 жыл бұрын
Allah dhibaatada haka dulqaado reer somalia waan u duceeya markasta allah ducadeena tii la aqbalo haka dhigo sheikh aad ayaad u mahadsantahay hargeisa waad nagusoo booqo insha allah
@Mamar63102 жыл бұрын
Thanks sheikh badbaado you are telling the truth
@umukhayraat20242 жыл бұрын
Allow no siyaadi nimcooyinka aan haysano Allhamdullilaah🙏
@markcaa29422 жыл бұрын
Aaaamiiin,
@Iskudhoon2 жыл бұрын
اللهم امين يارب واتمنى من الله على القدير أن يجعل الله بلدكم فى الصومال او بمعنى أصح مقديشو...بلدا مثل جمهورية الصومالاند الحبيبه والغاليه علينا جميعا.
@kadra8252 жыл бұрын
ماشاء الله تبارك الله جزاك الله خير الجزاء يارب يارب يارب العالمين اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين صل الله عليه وسلم الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر الله أكبر بارك الله فيك أخي الكريم الشيخ ماشاء الله تبارك الله 🥰🥰😙❤❤❤❤❤🤍🤍🤍💚💚💚💚💚
MaashaAllah tabaarakalaah ilaahay ha noo siyaadiyo nimcooyinka uu na siiyay dadka aan haysana ilaahay ha siiyo jasaakalaahu khayr sheekh waad qalbi wanagsan tahay masha allh💚💭❤
@xamdamaxamed99842 жыл бұрын
Masha allaah sheekh alle hakubarakeeyo
@abdirahmanceerigabo48382 жыл бұрын
Masha alaa brother thenks ilaahay koonfur na nabad haka dhigo
@abdifatahelmi30922 жыл бұрын
Jazakallah walaal somali dhamaanteed xasid iyo qabyaalad aya kheyrkeed ka reebay haddaynu is cafino is jeclaano wax walba way inoo hagaagayan somaliland waa dad shaqaystay allah how siyaadiyo amiin
Maashaa allaah Shiikhu waa nin reer muduga runtaad ugu imaanee anigu xaqiraad la aantaanku jeclahay reer mudug waa nimanka ku maahmaahay dhurwaa dhurwaa ka gardaran hadaad aragto sanka maka qaniintaa ayaa iqabata
@jamalskp72802 жыл бұрын
Jazakalaah
@khadijsibrahim81112 жыл бұрын
Ma sha alla shee Badbaado wa runta mahadsijit❤❤❤👍
@aishamuuse30032 жыл бұрын
masha allah sheekh jazakallah
@sacadhassan28542 жыл бұрын
Mahadsanid Sheekh Alle ha ku xifdiyo, from somaliland
@khadramohame9362 жыл бұрын
Masha Allah Allah hanabarkeyi Allah hano xafido dhulka iyo dawladaba
@ebadoali75192 жыл бұрын
Mashaa Allah Jazaka Allahhu khayr yaa sheekh
@mrknowlege55822 жыл бұрын
AMIIN AMIIN SHUKRAN I AM WATCHING FROM UK 🇬🇧 REER SOMALILAND
@filsandegan56252 жыл бұрын
Mnsha allah sheekh alle hanoo siyaadiyo soomaliya inteeda klna alle nabad iyo horumar hawgu deeqo
@amiinxusen80082 жыл бұрын
Mahadsanid sh.badbaado
@yasminibrahim75242 жыл бұрын
Mahadsanid sheekh run baad sheegty waana wax jira idinkana illahay ha idiin gargaaro amiin
@xafaxuppi99072 жыл бұрын
Ilaaahy hanooo siyaadiyo amaanka iyo horumarkaba
@hipaqjirde63122 жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا شيخنا
@mohmaedwarsame94312 жыл бұрын
Asleium brother, thank you for been honest. You are open minded Somali brother!
@fadumaumar63682 жыл бұрын
Mashaallaah soomaaliland allaha u adkeeyo nabadooda kuwii ka mahad naqa allaha ka dhigo ❤❤❤❤👏👏👏
@AG-rp6xq2 жыл бұрын
Amiin yaa rabbi
@ahashi78282 жыл бұрын
Sheekh Illaahay Ha ku xafido Somaaliland waa soomaalida runta ah Insha Allah maalinka la aqoonsadana soomaali oo dhan wax bay u qabanayaan . Illaahay Somaali ha hanuuniyo Illaahay Somaali ha ka dhigo kuwa israaca Illaahay soomaali ha ka dhigo kuwo is jecel Illaahay Somaali ha ka dhigo kuwo gacmaha isqabsada.Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin.
@saedsaad26992 жыл бұрын
Aadna waanu kaaga mahad celinayaa thank u Incha Allah somalia nabad qap iyo daganaasho ugu ducaynayaa
@falisnux62092 жыл бұрын
Ma shaa Allah wlhi Allah ya arxama hooyaday irida horteda ay godyar ka qoday oo biyihii gudbilahaa ay dhagaxku xirtay bey mukulaalaha, eyda, ariga iyo shibiraha ka cabi jireen (kana quweysan jireen shimbiraha ) Allah janata fardowsa ha ku geeyo aamiin
@hanibatuun2 жыл бұрын
shukrn sheekh badbado
@khadaryasin67952 жыл бұрын
Masha Allah jasakalah waa run xaqiiq baad sheegtey👍👍
@Hannilacky2 жыл бұрын
MASHA ALLAH Habayn saqdhaxe waxan usocday erbodka Magalada Hargaysa waxan ku Arkay Sariflayashii oo suqa Fadhiya masha allah Allahuma baarik wa nimco wayn Allaw nosiyadi cidan Haysan sii
@craxmaanceeroofficial14582 жыл бұрын
Shiikh hargaysa àyaanu kaa sugayna Wana Ku soo dhawayanayna ⚪
@سارةجبريل-ق8ي2 жыл бұрын
بسم الله ماشاء الله اللهم بارك في الصومال ارض وشعبا احفظهم ياااالله من شر كل شيطان وهامه وكل عين لامه