kzbin.info/www/bejne/pImzlIBjodKrbpI Soo booqo chanelkan walal
@husnimohamedolow54184 жыл бұрын
Sheeq timaha saliida loo isticmaalo Mogadishu lagama helaaa jawab wacan
@husnimohamedolow54184 жыл бұрын
9276089
@husnimohamedolow54184 жыл бұрын
Lambarkaas ayaa isticmaalo sheeq alle haku barakeeyo
@fartunmaxamed84844 жыл бұрын
Sheiq aniga waxa igu so noq noqata riyo anigo dulayo anigo nin i galmonayo nin kasne ma arkay masas badan o anku riyodo iyo ey cad o leyga cel celinayo shiqow lanbar kada iso dir wan kula so xirita iso jwb shequna
@tabiyetv24914 жыл бұрын
Waad Mahadsantahay Sheikh Caydaruus Allaha kuxifdiyo, Asxaabtaada qeybtood waa isoobooqatay inta kale ayaan weli kasugeynaa ineey nagu soobiiraan TABIYE TV si aanu halkaan ugu soobaahino Macluumaad badan oo aanu isleenahay dadka kutixnaan doona iyo kuwa nagu tixanba weey kaheli doonaan sheikh ceyraduus ayaa ka mid ahaan doono muuqaaladiisa kuwa aan halkaan kusoobaahin doono ee la socod wanaagsan walaalaha qiimaha badanoow subscribe-tiina ayaan sugeynaa insha Allah kzbin.info/www/bejne/gWLahKOle9aMpZY Soodhawaada walaalayaal.
@Qureysh84 жыл бұрын
Calamaha hore e iyasha Aniga wa heysta waliba said mahadsanid sheikh Ceydaruus
Manshallah alle ha Ku boqoro acmasha kheyrka leh ee umada soomaliyeed u haysana ha ka jaasai siiyo sheekh caydaruus you are legan you gone become all ready my king of roll model my Allah saves you all the evil and shaydanu imsi wishe u all the best my best sheekh
@craxmancismaan76472 жыл бұрын
Sheekh caydaruus alle haku barakeeyo
@NuirdiinSihanooy2 ай бұрын
Shekh calamadaha oo dhan waa isku arkaay walahi 3 hooray Allah aan caafiyo sheekh jaskal qeer
@fardosoabdilleomar23174 жыл бұрын
Masha Allah sheikh Allah ha ku xafido
@asmaabdirahman88964 жыл бұрын
Asc sheikh alle haku barakeyo wn isku wada arkay calamadaha isha alle hanaka caafiyo aamiiin
Sheekh walaahi sadexda isha wan leeyahay yaa rabi na caafi
@hafsaiprahim80714 жыл бұрын
Manshalah thanks sheekh
@khadanabdirahman88694 жыл бұрын
Asalamu alekum intas ad shegtay odhan xaga Isha iyo gacanta midig daiman ixanunaysa sidi wax makhtiyeysa daldarti waxksta na an awodo Wan sameyey hayday hadan an kula hadlayo markan yabay xiijamo ama Tobin Ayan ku nafiisay alhmdullah bas waxan ka codsanaya iso duce alle Haku barakeyo akhiro iyo adunba takele qofksta Wan ka shakiyeya managarayo qurkanka na anigaba isku akhriya markan kadalay melksta ila dhakhtarki cilaj Mel anan Marin majiro Alhmdullah Alhmdullah Alhmdullah
@hayathilwa81734 жыл бұрын
Sheikh aniga lugta bidixda I hureysa qebta dhulka ladhigo, Sidokale dhafoorka wu i hura, Maskadaxdana culeysa iga saran, Fahmo daro iyo hamansi badan, Khoof dhimasho, Jirkeygana wu nusqame oo wa catowe, Sheikhow I waci oo ila tali dar Illah. Alle hakusharfee oo janatul firdowsa Alle hakugu bishareeye
@faidochannel74864 жыл бұрын
Allahu Akbar Ilaha jogo iskumida nahy
@hayathilwa81734 жыл бұрын
Ikramahmed chanell walal adna masideydo kala lagu haya.?
@faidochannel74864 жыл бұрын
@@hayathilwa8173 hayat ha wlly Ilaha jogo
@hayathilwa81734 жыл бұрын
Alle hainacafiyo wll qali
@faidochannel74864 жыл бұрын
@@hayathilwa8173 aamin ya Rabi abayo
@maryannaaleeye63533 жыл бұрын
Asc shikh sadexdas isha wa isku haya
@umuzaki10573 жыл бұрын
Asalamu caleykum shekh ALLAH ha kubarakeeyo 3da calamadod e Isha intuba wan qabaa maxa u daawa ah
3da sixirkana waan isku arkay teeda kale qoratada mey soo gasha nocyada masaska hbeendan khorota iceyrsaneyso plz isoo jwb
@sadaamfarax68874 жыл бұрын
Sh. ASC ani. San u jogo gacanta iyaa. I qalafaysa igaso. Jawab
@ayanabdiahmed16464 жыл бұрын
Asc shekh aniga dhanka bidix laga bilabo madaxa ila lugta i xanuuna siba garabka bidix hostisa culaybana I sarma markan is dhaho shaqo qabo jazakullahu khayr ii so jawab
@nasromohameddahir59604 жыл бұрын
1
@nasromohameddahir59604 жыл бұрын
bog xanuun iyo labalaba waa tan facey iga reebtay ilahow caafimaad nasii
Sheekh Ani mas ka iyo mataga iyo was was aan sadex sanaba umado dhan ka dhex baxay 3 calamadod o ta was wasku u Dan beysay ayaan la dhibanahay markaan is cilaajiyana cabsi badan iyo waxa so socda inay iga ga cabsiyaan aya timaad cidan aminana waan layahay ama i aminta wana is tidsiya waxan ay ishegan ina rumays to ila aan ka arko mar ka sheekh waxan ka raba ina melaan kala so xidhidho helo Hargeisana waan joga ama umada kale islamka e comontegan arag ta inad iga cawisan halka aan kala xidhidho
@faidochannel74864 жыл бұрын
fb massenger wlgahela ceydaruus muxumad
@misssomaliland67124 жыл бұрын
Yaa Allah walaahi calamadaha u sheegayo wanba isgu arkay Allow iga saar meeshay igaga timiidna Allow ku ceeli amiin yaa Allah
@halwaabdiguleed68193 жыл бұрын
Aamiin yaa allah
@abuukarxaamud85014 жыл бұрын
Msha Allah shekh allaha ka xafido Isha iyo sharta shaydaan ka insh Allah guuleyso
Subaaxal sheeqow wn ku isku arkey alaahuma tixmiina min sharhuma
@nuuracilmi42084 жыл бұрын
Asc sheikh aad ayad u mahadsantahay sheikh wn leyahay sadexda calamadood ee isha
@shamsacali17344 жыл бұрын
Asc walal sheikhow muda ayaan xanuusanahay jeexa midig ayaa mudo 10 sano kabadan ixanuunayo had a waxan garay inaan 5daqiiqo ma fadhin karo xaladayda was sheko dheer Balkan kuma so kobi karo Somalia ayan joga maxan sameya walal
@karlenabdi68394 жыл бұрын
Asc sheekh 3da isha waan haystaa aad sheegtay
@maryannaaleeye63533 жыл бұрын
Eshikh maxan sameya
@abdirisaaq69894 жыл бұрын
Asxbey aniga korkeyga wala dafdafa kama nasan karo every day and night waleygu socsocona ya isku arkay maxase aqrisaten plz😓
@hanadfarey15934 жыл бұрын
Waxad aqriso ayatu kursiga inta aad dhinaca dhigin Waxad isku dayda in aad wesoqab Kusexatid Dib danbe iskuma arkeysid Hadi aad si dhab ah aad u samesid
@msqchannel8764 жыл бұрын
Sxb Ani xita wax quraansho cml igu socsoconaayo lkn quraaanka aa iska aqrisano I a cfmd alle hana wada siiyo🤲🤲🤲🤲
Alla sheekhow aniga wadnahaa ixanuna teda kale waswaas mar waliba liidhahaayo was dhimanee laba labo ayaa iqabato shekhow maxan sameyaaa ilaey Kheer hakusiiye
@zhukrimohamed71294 жыл бұрын
Wlshy aniga kula mida allah ha ina cafiyo shar oo dhan allah ha inaga hayo
@deqsanahmed65064 жыл бұрын
Sck anigu xumaad iyo gariir iyo dhaaxan ban leyahay iyo 2 lugod iyo 2 gamcod ba as i xanuna
@hayathilwa81734 жыл бұрын
MashAllah sheikh waxba kalama bakheleyno InshAllah wayo wad no dadaasha
@nimcomaxamedaadan67264 жыл бұрын
Allah kubarakeya
@fadumahasan55734 жыл бұрын
Sheekhow waxaan ku riyooday qof aan garanaayo oo riyada dhexdeeda tiimo ugu siinayo base aan ka qaadaniin oo aan diiday aniga oo wofkaas ka shakiisnaan
@samatartv4 жыл бұрын
Sheikh caydaruus waan ku salaamay
@rahmbillan98864 жыл бұрын
ASC sheikh waxan leyhey daal wadnaha oo howslejido kaabobyo iyo cuwlees badan ayan leyahey 25sano ee maxan sameya
@ززللل-ن8ذ3 жыл бұрын
Sheikh aniga dhinaca bidix ayaa ixanuunaya
@faadumohusein31694 жыл бұрын
Asc sheeq sual ayaan ku waydiinaa caruurta waxbarasha culeska saran maxaa kenaayo
@hiissaid64774 жыл бұрын
Asc sheekh waa du aal aan qabo aniga laftarkaygu
@zainabyussuf47894 жыл бұрын
asc wrwb subxanala ilahayi hana cafiyo adigana ilahayi ha ku xafido
@xasanmaxamed34603 жыл бұрын
Jasaa alla khayr
@karlenabdi68394 жыл бұрын
Sheekh aniga caloosha xanuunaya
@mohameddahir50382 жыл бұрын
Sheekha aniga mataga ayaa iqabatahye
@yywvy70254 жыл бұрын
Asc walal niyadaa kugu hayey walal adigoo uk jooga quranka masari kartaa caruurt yar baa iga xanuunsan alle ha ii caafiyo ameen
@xamdisaid62534 жыл бұрын
Masha Allah shikha alle haku Barkeyo
@naimamohamed76374 жыл бұрын
Axamdullilaah isha iyo sixirkaba alle ayaa iga badbaadiyay
@suleeqaahmed53734 жыл бұрын
Sheikh asc numberkda ayaa Rabaa side e kuheli karaa
@saadoxasan81782 жыл бұрын
cwslm sheekh
@samatartv4 жыл бұрын
Kabuubyo melba meel ah marmar cun cun noqota oo bararyeelatay sidii energy oo kale ah ayaan leeyahay
@munaabdi24854 жыл бұрын
shiqoow marki aan dhageysto ruqiyada waan kababiyodaa anigoo dhan ma ishegi kartaa
@nacimomahamedadan38544 жыл бұрын
shukran akhii
@ladanmaxamuud97224 жыл бұрын
Masha allah sheik illah ha'ku barakeyo jasakallah❤
@nuuramaxamuud42024 жыл бұрын
,was mahadsantahay shikhow anigu calamadaha ish ee adtimantay anigu waxan isku arkay waxa kamid ah isda kabubyada oo Anna kabuubyodo iyoculaska garbaha
@yoozahmed26274 жыл бұрын
Asc sheekh waxaan in Aad ilaaso xidhiidho isha Allah
@khatraali26474 жыл бұрын
Asc aniga waxa aan dareemay matag sixirka calooshawaa khadra ali
@Xanaanmaxamedaxmed10 ай бұрын
Wllhi taas been kuma ,aadan sheegin, intaasi, oodhan waan arkay, illaahay shiiq caydaruus, haku xafido
@husnimohamedolow54184 жыл бұрын
Waxan ku faraxsanahy aragtidaad mansha allah
@ملكةالحجابعفيفة4 жыл бұрын
Awalan sheikh jizakallahu qeyrn tn kle 6 calama ad shegty 5 kamid,ah wan isku arka ilahey hana cafiyo
@nadiifonuur75294 жыл бұрын
Sheekh xageed joogtaa
@simansahalofficial77054 жыл бұрын
Sheakh jasakala waxbadn kaa faa idnay Aniga 3da calaamadod isha waan isku hayaa lakin waan is cilaajin insha allah
@ibtisaamindhayare67304 жыл бұрын
mamsh.llh.allha ku xifdiyo sh wlh ani xanun iga haysto garbaha odin iga wareegato feraha waran iga tagan wadnaha wuu ijdmaa dusha nabro biyo wato iyo feraha iga soo baxay boga xanun iga tagan cuntada ferah ii buxsameysaa calasha ma adeyso jirkeyga wuu dabcay naqaska wuu igu dhagaa dhatar dawada xanun ka qadaa gaska calosha leyga shegay dawo wan ka day allow umada cfd sii dhamntena