shikhoo telkaga iso qor inaan kula xiriraan rabaateh
@UmuCaasholaki5 күн бұрын
shikhoow 3bilod iyo bar ayaan wayay dhigii cadada marka talo isiii wana iska dakaraa la imana qabo shikhoow
@UmuCaasholaki5 күн бұрын
shikhoow isoo jawab dhigii cadada ayan wayay sadex bil iyo bar
@HamdaHussein-j5v5 күн бұрын
Sheekh insha allha
@HamdaHussein-j5v5 күн бұрын
Allha ha ku barakeeyo shesh Allha janadiisa ha kugu casuumo
@AbdirahmanIsmail-bn2zg5 күн бұрын
Wlhi wxan oo dhan wxa moodaa inu ani iga hadlayo mooto anka shaqeesan jiray hda see sidi hore maahi caajis hurdo xumi iyo sifoyin badan oo shekha sheegay isku arkay hada wxi iheeste soo raadiye shekha ilaahay ba igu sababy wxi ihayay marka somaliyey marka seexaneno an weseesano an laba rakaca tukano oo quranka siibo ayatul kursi iyo labada Ayad udambeso suratul baqarah ha aqristo inaso duceeya idinkana ilaahay ha idin caafiyo wll😢
@AsmaAadan-y4l5 күн бұрын
Shiikh waxan rabaa inan ku la kulmo waxan ahay gabdh 18 jira wuxu wadnuhu ixanunayay mudo 5 sano ah in ti hore family ga uma sheegi jirin ilaa xaanuunku dabada iga so baxay ruqiyooyinkaga ayan dhagaysta marka aan dhagaysnayo xanuun badan ayan dareema
@Fowsiyocabdulle5 күн бұрын
Tolow sheikhaan cilaajkiisa xagge ka heli karaa aso live ah xamar joogaye yaa iga caawi karo hablo
@MohamedAhmed-yg5cj5 күн бұрын
Masha Allah Sheekh Caydaruus
@DowlayiMunye6 күн бұрын
Allahnagahayoinshaallah
@yurubhussein10116 күн бұрын
Shadaab miyaa iso qora plz
@sbofficial31406 күн бұрын
Shiiqow maxaa lagu fahamaa jinka xabissn
@CanabCabdulqadir6 күн бұрын
Ur aad ulayaab.badan baa isoo urtay oo layaab leh😢
@salmoahmed51067 күн бұрын
Waxan dareemay diidid badan io hurdo
@abdikheirmohamed85867 күн бұрын
Walhi wan oyey garbaha huleyka iga sarnay igaa qadmya lugaha iyo dunta aya ayan wax kadaremay alx😢