3 CALAMADOOD NINKAAD KU ARAGTID GO AN BUU KAA GARAY KATASHO

  Рет қаралды 172,658

mama soomaali

mama soomaali

Күн бұрын

Пікірлер: 758
@fawziamohammud8453
@fawziamohammud8453 4 жыл бұрын
Asc dumarka soomaliiyeed 3 qodob ayaan usheegi 1 alle isku dhiib 2.kalsooni 3.dad ha unoolaan. Intaa hadaa heysato guul waad gaari
@saadiyomaanka3934
@saadiyomaanka3934 4 жыл бұрын
Mhdsanid mcney
@farhiyamohammedhaji1644
@farhiyamohammedhaji1644 4 жыл бұрын
Saxiix walahii runta hadalka
@salaadoomar285
@salaadoomar285 4 жыл бұрын
Ilaahow nin hanoo jabinin qalbiyadena hanaga siin.Ilmo an badneen intad dhashiin isku qurxiya ee marmar iska soo wareega ninkiina hadu xumado.Guryaha ha ku dhexwaalanina.
@umuhamzaahmed1398
@umuhamzaahmed1398 4 жыл бұрын
Aamiin ya Rabi
@hibaaqdaahir9996
@hibaaqdaahir9996 4 жыл бұрын
That is rigth sis waa sidaa be your self love as much as any one
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 4 жыл бұрын
Awlaada badanbaa fiican aaa
@farhiyamohammedhaji1644
@farhiyamohammedhaji1644 4 жыл бұрын
Saxiix walahii aamin yaarabi aamin aamin yaarabi aamin yaarabi 🤲 🤲🤲 🤲🤲 🤲
@nimcoshow1924
@nimcoshow1924 4 жыл бұрын
Salaado omar nin soomali markuu naag ajanabiya guursado sida cunug uu dhaluu ukool kooliya naagaha soomaliyeed wa naagaha aduunka ugu jilicsan wlhi ayagaa raga isku jabinaya illaahoow nin niyadeeyd siinin
@asmomuxudiin5374
@asmomuxudiin5374 4 жыл бұрын
Inte 3 calamod iney sax thy ila aragty like ii sara
@itzzarashow1996
@itzzarashow1996 4 жыл бұрын
Asmo wll qaali isoboqo fadlan🙏♥️
@bashiiribrahimabdi9838
@bashiiribrahimabdi9838 4 жыл бұрын
Qalad ayaa ka hadashey dulmileyna waatahay ilahey kacabso dadka isqabana hakala furin
@starliinabdi3955
@starliinabdi3955 4 жыл бұрын
Asmo Muxudiin ha runeysan aadanaha fikirkooda wll
@lovelysamawada2560
@lovelysamawada2560 4 жыл бұрын
Wakugu raacy
@razmi4568
@razmi4568 3 жыл бұрын
Waa sax
@salmaabdi4786
@salmaabdi4786 4 жыл бұрын
Dhibka jira ayaa ah in dumarku wax walba ayagu isugu wacan yahiin , so you love the guy and he treating you horribly you don't have to be nice to him intuu kuujirsado ujirso jaceylkaagu damiir hayeesho xataa hadii uu kaatago waxuu katagaya xasuusanayaana adoo kor isu qaadey oon ubaahnayn kana daba calaacaleyn inuu baxo ama wanaagu doorana wax kadhexeyo male lakiin dulinimo iyo dhul iskujiidid diida gabdhoow bilaa caleeg yeynaan meelwalbo ooyine is adkeeya
@sagalabdi481
@sagalabdi481 4 жыл бұрын
Raga soomaaliyeed boqolkiiba sagaashan waa noo caas ee gabdhoow ilmihiina usbara ayagaa idiin abaal gudi doono ninka noocaas udhaqamo luguhiina hoostooduu imaan doonaa insha alaah
@abdullahibaban9962
@abdullahibaban9962 4 жыл бұрын
Maya taas ha aaminin wax u lugahaga imanyo majirto anigey igu dhacdy xitaa uu sxibadey ayuu iga guursady mana jirto wax nabsi ah waqtigaan lajoogo
@naftauroon3313
@naftauroon3313 4 жыл бұрын
@@abdullahibaban9962 sad wlhi 😭Dhibaatadan maxaa nogu wacan
@samahaayawanagsan4520
@samahaayawanagsan4520 4 жыл бұрын
Samir wa waxa xanunada keno qof an ku arag maxa uga sabre mida kale ilmahan tirada badan o cid kala masula aheyn maxa qorta ku suray ani guur wa so maray lkn waxa samir la dhaho ma aminsani
@aminomaxamed4817
@aminomaxamed4817 4 жыл бұрын
Nin kaa tashaday wlh in uusan waligiisa hoostada imanenin ee fakirkas iskasaar nin halmar bes kadib waxbo kama qadikartit
@abdullahibaban9962
@abdullahibaban9962 4 жыл бұрын
War inleen tanoo kale yaa ila isticmaalayaa gmail keyga
@cayuunii3149
@cayuunii3149 4 жыл бұрын
Hhhhhj ragg badan ayaa nabarkood taabatay oo kugu kaceen point fiican ayaa ka hadashay mom ❤❤❤
@Munalalachenell
@Munalalachenell 4 жыл бұрын
Allaha jizkllahum qeer mid iska baxay ayaa walahay xalay dhan tel iisoo duubay ooynaayo anamaba ujixinjixin markii horena asagabaxay ahadan in uuisoo ceshado uurabaa ana salad istaqaro aankatukaday ialahayna waba ka ashketeyeye raxmadi furan intaadhahay ayaan horey usocday gabdha yar oo 4 jirta na waan iskudhalaney oo amano naguaha allah iskaleh
@ibtisammohamed4196
@ibtisammohamed4196 4 жыл бұрын
Ilhy mid ka qayr badan ha ku siiyo
@tabdallah68abdallah40
@tabdallah68abdallah40 4 жыл бұрын
Allaha ku xifdiyo abaayo nin aan 30 wada joognay ayaan kala taknay 2 asbuuc la hor raxmadi furan mudo lix sano ayaan u sabraaye markaan arkay inuu wax rajo lahayna warqadeyda ayaan ka qaatay alxmdulilaah guri buux ayaan ku jiraa I sagan ilmo dhal cusub ayuu ku jiraa marka waa aduun iyo waayihiis
@leilaabdi5442
@leilaabdi5442 4 жыл бұрын
hooyo macaanto tala wacanidaa illaah baan ku dhaartaye haddaan kuu dhowaan lahaa madaxaa kaa dhunkan lahaaa
@farhiyamohammedhaji1644
@farhiyamohammedhaji1644 4 жыл бұрын
Haa walahii runta hadalka Ragga noocasa waa buuxan
@umimucaad370
@umimucaad370 4 жыл бұрын
@Barwaqo Barwaqo macnto subscibre isar
@fardowsacisman559
@fardowsacisman559 4 жыл бұрын
Masha allah waa run
@fardowsacisman559
@fardowsacisman559 4 жыл бұрын
Nin soomaliyed waa damer amal malahan
@binticali2421
@binticali2421 4 жыл бұрын
Waa saas waa islaan waayo aragnimo hugsan alloo nookaa daa MS
@filsaninah5713
@filsaninah5713 Жыл бұрын
Waa run inta aad sheegtey 1.dhqaalihiisa wax kama ogid (jeebab gooni ah ayuu leeyahay) 2.mustaqbal kaalama hadlo 3 temporery use for you ? Maxaad sugi marka baaye ?
@ayaanisse9501
@ayaanisse9501 4 жыл бұрын
Walaahi bilaahi waa runtaa aniga ayay ihaysataa iisooduceeya
@halimamohamed4019
@halimamohamed4019 4 жыл бұрын
Ayaan Isse after 14 years oo guur farxad la aan ah ilaahey ayaaba asaga ka keenay inuu dharkiisa qaato kii todobaad umushiisa ah waan rafaaday xoogaa lakin alxm farxad aan helin 15 sano ayaan helay ilaahey ayaa mahad leh
@tuushofficial6289
@tuushofficial6289 4 жыл бұрын
Ilahey haku gar garo
@Boolimoogchannel
@Boolimoogchannel 4 жыл бұрын
Ayaan Isse wll ilaahay ha ku gargaaro gabadha soomaaliyeed dhan dhibta wa wada qaban waxaan keen jaahilnimada iska tasho
@Boolimoogchannel
@Boolimoogchannel 4 жыл бұрын
Ayaan Isse wll ilaahay ha ku gargaaro
@xaawamacalim3914
@xaawamacalim3914 4 жыл бұрын
Ayaan isse abaayo allha swt aad u bari sida habenimo so kaca allha gacanta u taag waa lagu, kal kaca murtan meshas ku dhaman 100 bismilhi dhe 100 scw astqfrta aad u badi
@saidohaji4124
@saidohaji4124 4 жыл бұрын
Wallee run baad ka hadashay dhibtaana 80% dumarka way haysataa mid yar iyo mid waynba waadna la talisay hadii caqligu shaqaynayo.
@farhiyamohammedhaji1644
@farhiyamohammedhaji1644 4 жыл бұрын
Haa walahii runta hadalka waayo waa nooca ey sheegtay Ragga maama Somali waa qof qaaliya
@xaliimoxaliimo1346
@xaliimoxaliimo1346 4 жыл бұрын
Run baadka hadashay alow nosaqir nin somali in uw.kucadadiyo moyane faido malaha
@farxiyoinacabdi9736
@farxiyoinacabdi9736 4 жыл бұрын
Masha allah ilah haku daayo
@NaemaJanoofficial
@NaemaJanoofficial 4 жыл бұрын
Mama macan wano iyo talo ti ugu qimaha badnaud o hooyo aqli leh ay dadkeda siiso ayad so bixisay sidaas darteed waxan wan ku mahad celinaya wanana kugu anmanaya wallhi ragena % 90 aya sodaas u dhaqma ayaga xita farin bad u gudbisay raga kaliya dumrka lamad hadlin waxan rajaynaya inay is badalan o ku wna qatan insha allah
@warsanchannel7031
@warsanchannel7031 4 жыл бұрын
Allah ku jeceliya allaha ku dawro run ayad ku noshahay sharaf maxa lå rabta gabdhaha somalyed in ay is xoreyan gumeysiga raga mahadsenid habo qurux❤❤😘
@amalhasan6180
@amalhasan6180 4 жыл бұрын
Sis you are right if someone doesn’t want you tell him to go the hell Allah will give you someone better then him
@farhiyamohammedhaji1644
@farhiyamohammedhaji1644 4 жыл бұрын
Saxiix walahii
@aishahabib7823
@aishahabib7823 4 жыл бұрын
Yes yes Absolutely
@bisharom3147
@bisharom3147 4 жыл бұрын
Shukran wallo lknse12 caruura bn haysta illaahay nasiiyey kln hadaa maxaa modaa inaad gurigaya kasheekeyneyso marka maxaan sameeyaa 12 dhal xagee laga rabaa waxaa laygu yiri meeshad ku qoysataa baa lafu qalaa saansan imiisnay hooyo isku filan bn ahay oo rabi siiyey karti lkb ninki baa igu xumaaday waagi hore waa ibaqi jiray hada wuxuu is waa 12 dhal yaarabo 3 gursaday aniga iga dabeeyey inta mid buufura mid bukeenaa
@salmaabdi4786
@salmaabdi4786 4 жыл бұрын
Meel inlagaa rabo qasab ma aha abyo caruurtada iska korso hadu qurbo kula joogana child support ayaa khasab ku ah inu bixiyo dawladana wey kucaawina dhib ma arkeysid
@xaawoaxmed379
@xaawoaxmed379 4 жыл бұрын
A s c ilwaad qurux Abaayo ilmahaaga ayaaba mashquul kuugu filan ee hadareensiin inaad dhibantahay 2 ragco oo sunaa tuko saqdii intaa soo kacdid alaah albaabkiisa u garaac oo weydiiso caawinaad adkaarta welwelkana aqriso weliba mida kabilaabaneysa alaahuma inii cabduka ibnu cabdika,, Youtubka ku qor (DUCADA WELWELKA)
@rebelrebel3426
@rebelrebel3426 4 жыл бұрын
ilwad qurux idi is qoonso markaad 12 caruur ah night nin somaliyeed udhashay🙄
@bisharom3147
@bisharom3147 4 жыл бұрын
@@june6206 wall qofku marku musliim yahay waa inu rumeeya qadarta rabi iyo wixii lagu qoray marna ma gafeysiid hadi cilmi qeybka wax laga oganlahaa wallo qofkasta osagaa doran lahaa wuxuu rabo lknse taas rabi bey gaar utahay qofna wixii loqoray good lagalimaayo marka wallo taas ogow ama caadan udhal ama soomali udhal wixi alle qoray baa qoran qofka unbaa isbedel sameeya
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 4 жыл бұрын
Xbbti hada wax ficila hasameyn markay ciyalku koran ficil same xbbti oo hada uqos qosol iskuday inadan ilmo danbe udhalin ninkaas Jadwal sii dagso shaqo sii aburo mrku ilmuhu kan ugu yar 10 garana Iska fur oo calafkale radso taladaydu sidasay noqotay
@fahimaabdi2870
@fahimaabdi2870 4 жыл бұрын
38 faarax cadheysan dislike bay video gii saareen in lagu fahmey bay ka xun yihiin dirty game ka lol
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 жыл бұрын
Mahadsanid habo jizakumullaahu qayr
@maxamedadamsul3473
@maxamedadamsul3473 3 жыл бұрын
alla maxaad reero dumisay
@naimaabduqadir9906
@naimaabduqadir9906 3 жыл бұрын
@@mamasoomaali habo Aso sas Ahaa ,buu naag 2bad gursady ,Ano 3caruur u hayo,wana kasii daryey ,wax cadaalad eh ,xataa ,masameyo,meherka Lee, hada mesha ,yaalo ,inaa xaas ,kisa Ahy iyo inaa ,shaqaalo u ahy ,baan fahmi la,Ahy,caruurteyda ,dartooda ,baab ku jogaa wallh
@cabdiraxmaangaas1301
@cabdiraxmaangaas1301 4 жыл бұрын
Wlhi maamo waa runta aney taasi iheysata somaliyay isoo duceeya inu alle iga hiiliyo
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 жыл бұрын
Illaahay haku hiiliyo
@-FarahAbdillahi
@-FarahAbdillahi 4 жыл бұрын
Ilahay haka dul qaado xabibti
@abwaanadiqraidil5867
@abwaanadiqraidil5867 4 жыл бұрын
ilaah ha ku yasiro wll
@mohamedcali3343
@mohamedcali3343 4 жыл бұрын
Kkkk walee waxan kasuga waa mama malyuun 2 rabi ha kucafiyo inta ada marada madaxa kuso duban
@sacdiyoahmed9977
@sacdiyoahmed9977 2 жыл бұрын
Qisadaan dhan Any igu socota hpo khyr allha ku siiyo waan katashan❤💋😥
@munoabdi7379
@munoabdi7379 Жыл бұрын
Allaha ku caawiyo mcnto
@hibodekow9748
@hibodekow9748 Жыл бұрын
Kulamid baaan ahay abayo xaqiiiq ineey aniga iga shekeen baay ilanoqotay lkn waxan ahay hoyo xaas eh 6ciyaal baa iijogo oo xiligii waxbarashada kujiro wana yar yar kuwaa dartoood baan uamusaa xaqiia🥺🥺🥺
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 10 ай бұрын
​@@hibodekow9748sax
@naimomahamud8588
@naimomahamud8588 4 жыл бұрын
Waa wax dhici karo hbo lakiin dhaqanka raga somaliyeed intooda badan aba aaminsan inaan naag lala tashan Marka sow ma dhici karto iney uunka thy waxii abahiis iyo Awoowayashii kusoo dhaqmeen?
@fatimayassin7419
@fatimayassin7419 4 жыл бұрын
Abe iyo awoowane Kumar soo dhaqmin Ragii hore sharaf lahayeen edeb daro ka badatey
@saadaqmohammad482
@saadaqmohammad482 4 жыл бұрын
Rag bdan o daacad eh aya jiro E gabdhaha hanagu dirin
@Ayan-jd2pv
@Ayan-jd2pv 4 жыл бұрын
@@saadaqmohammad482 adiga hadad daacad taahay inbadan ba dacad ahaayn
@mulkidool1289
@mulkidool1289 4 жыл бұрын
Naimo waa saas waa dhici kartaa inbadan oo raga somalida ah dhaqan bay ka tahay, raga ma wada xuma
@kidstoysfactory9888
@kidstoysfactory9888 4 жыл бұрын
Exactly qof caqli badan aya tahe
@tasniimali784
@tasniimali784 4 жыл бұрын
Wlh maamo wax badan aa ka faaiday wali ma guursan lkin wax badan oo naga maqan aa no faaidaysay sabto ah nin insan wa baxa wana joga lkin ilhy ka tagimaayo waliga tanks jazaka Allah for your incredible lecture
@Mahad2014
@Mahad2014 2 жыл бұрын
Waligay qof ka talo xun ma arag, Dadka ha isku Dirir! Maad sheegin cilmi wax ku dhisan maybe waa wax aad ku dhistay duruuf ku soo martay iyo buufis
@Dheemanluul903
@Dheemanluul903 3 жыл бұрын
Katashada cadaawuu iskutiirsanaada ayaan maqlijiraye ma nimankii maa iskubadalay saas subxanalaah
@fawsiyaomer8198
@fawsiyaomer8198 4 жыл бұрын
nin somali tagay maxu latagay ani shar kuma arag kayga alxamdulillaah lakiin hadalka mamada waa run gabdho qalbigiina jacaylka Allah kabuuxiya ilahayna udhawada quraankana aqriya waliba suratul baqara nin aadane ah qalbigiina haku calaqina hadi kale wadulibesiin
@farduusjaamac2921
@farduusjaamac2921 2 жыл бұрын
Wuu idilayaa aniga hadaan saan ku sameeyo
@saabiriinliibaan4431
@saabiriinliibaan4431 4 жыл бұрын
Asc hbo plz wxn u bahnahy meel aan kala so xiriiro iisheg hadaa awoodo
@laylaali9203
@laylaali9203 4 жыл бұрын
Wale waa dhaab hadalkadaan wanaa argnay mahadsaniid 👍
@farhiyamohammedhaji1644
@farhiyamohammedhaji1644 4 жыл бұрын
Walahii waa runteed qoftani been ma sheegin
@umimucaad370
@umimucaad370 4 жыл бұрын
@@farhiyamohammedhaji1644 quruxey isar subscibre
@cashofarax1438
@cashofarax1438 4 жыл бұрын
Sax wlhi raga saas ayaa ubadanyihiin %%
@cashofarax1438
@cashofarax1438 4 жыл бұрын
Wlhi waa sax ragu saas ayeey ubadan yihiin %%
@cashofarax1438
@cashofarax1438 4 жыл бұрын
Waal lleesdillaa saas hadii lasameeyo xabiibti hana sirin maseerka waa leesku dilaa midakale heer afrika jooga jooga sug sug xabiibti
@adarabdi2371
@adarabdi2371 4 жыл бұрын
Waa run 100/100 walaahi maalintaan sameeyey ayaan guuul gaaray waliba anigoo ilmihii koowaad heysta oo 23 jir ah. Buug ayaan ka aqriyey waagaas Mamma soomaali ma jirin barigaas!
@leilaabdi5442
@leilaabdi5442 4 жыл бұрын
walaahi waa run allah maxay wajiyo badan yihiin maxay xiise badanyihiin lkn dhibku wuxuu ku dhacayaa gabdhaha africa joogo iyo kuwa aan shaqaysan
@munamaxamed4026
@munamaxamed4026 4 жыл бұрын
wlhi been masheegin abayo lkn alle an lenahay
@ashaasha4547
@ashaasha4547 4 жыл бұрын
Africa gabdhaha jogo sidey is ka dhigan ayu ula dhaqma farax.e gabadhaha Africa kuwa yurub joga ka daran o dhib weyn qaba farah la antisa nolankarin taas huba o u waley.tan Africa jogta uma walato farah
@hindimohamed4183
@hindimohamed4183 4 жыл бұрын
walahy ben mashegin abayo
@munaahmed6168
@munaahmed6168 4 жыл бұрын
That is true my sis
@zahramohmeth7677
@zahramohmeth7677 4 жыл бұрын
Asc mamo soomaali waa ku salaamay kuwa dalkiina kusoo dar plz mansha allaah kaas ilaahay ima tusin lkin Dumar qaba waan arkay run ahaantii wuu ii jecelyahay waxabana igama qarsado maal iyo talo midna ciyaalkiisana wuu jecelyahay si aan caadi ahayn balse anigu habi mihii maxaa xal ah wuudiiday in uu ifuro
@sunshine-vk2xw
@sunshine-vk2xw 4 жыл бұрын
Zahra MoHmetH
@khadromohamedali7469
@khadromohamedali7469 4 жыл бұрын
Hhh SIDA YARE AAD ISURUXDAAN KAHELA MARKAAD RAG KARBASHAYSO
@nasracookmaster8449
@nasracookmaster8449 4 жыл бұрын
Manshallah hooyo macan run baad kahadashay ilahey ajar iyo xasanad haa kasiyo waa wano aad uu qimo badan
@amiiraaragsan2426
@amiiraaragsan2426 2 жыл бұрын
maasha alaah jasaakalaahu khayr xabiiti hawadaanbakaajec laaday hadayne ihaysatay arintaasi insha alaah waanqaadanayaa taladaas
@filsanchocalatina2109
@filsanchocalatina2109 4 жыл бұрын
Wlh wa xaqiq jirto waxbad ayan ka faiday wale shukran mama mcn
@amalcraxman923
@amalcraxman923 4 жыл бұрын
Aniga waan ilmeynay hadadan saba to ah aniga ayaa ihestaa maamo iso ducey waan ku baryaa
@saadinaa9943
@saadinaa9943 2 жыл бұрын
Mama somali wan lakulmay aniga aya lakulmay midaas oo ilaahada kujira
@fartunabdullah6702
@fartunabdullah6702 4 жыл бұрын
Mansha Allah abaayo mcn ma ila so xiriri karta arin ayaan raba inaan ku sheego e
@sadiyoyusuf3480
@sadiyoyusuf3480 4 жыл бұрын
Maamo mid aan aqaan baadba ka sheekeyneysaa😄😂
@razmi4568
@razmi4568 3 жыл бұрын
Waa badanyihiin kuwaas
@fahimaabdi2870
@fahimaabdi2870 4 жыл бұрын
Wallee wax baa ka dhacay kii nin ahaa laga ilbax 😂😂😂😂😂 Xalku waa haduu kula meereysto la meereyso kaama caqli badnee Kaligaa yaadan waalane Much lve from 🇺🇸 mum💋💋💋
@fardowsamohamedamiin9229
@fardowsamohamedamiin9229 4 жыл бұрын
Haa Gbdhihi wey ku tunteen kuwo qaar oo naxariis mlh Lkn maamo wx bdn noosheegty
@hoyomcn8857
@hoyomcn8857 4 жыл бұрын
🤣😂🤣🤣🤣🤣
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 2 жыл бұрын
@@osmanamohamud6172 waad aqlaaq xuntahay ee edeb yeelo ada cajuus ah
@zuhurali1636
@zuhurali1636 2 жыл бұрын
Walaal waxaan kaaga sheekaynayaa arin ubaahan in aad ka hadasho dhibaatada dumarka ay ku jiraan gabadh aan saaxiib nahay Dulan ayuu ku sameeyey hadda way iska erisay ooy iska furtay taAs ayaan rabay in aan ka hadalo si dumarka kale llooga digo
@hotchocolate7632
@hotchocolate7632 4 жыл бұрын
Im your new subscriber masha'allah go forward...every somali women's knows by now how somali mens abuse their womens. I hope somali womens learns and move forward and marry other human kind whow will first love you and children's ❤
@asmahanshariff5387
@asmahanshariff5387 4 жыл бұрын
MashaAllah I like the spirit walhy,thnx quruxey for the advice.
@diiriyejilacoow7541
@diiriyejilacoow7541 4 жыл бұрын
Asc walaale please arinta aad ka hadleesid oo raga aad saarantahay anigaa ka mid ah dumarkeena somaliyeed hadaad runta u sheegtid waxaad ka rabtid kama heleysid marka ha nugu dirin qurbaha joognaa kaalay adiga nin ma lihid miyaa anigu hadii aan ku qabo waan ku furi kahay sacadaan wixii ka dambeeso saaxiib baan kaa dhigan
@ummufatima8326
@ummufatima8326 4 жыл бұрын
Kkkkk
@ibtisammohamed4196
@ibtisammohamed4196 4 жыл бұрын
Kkkk zxp runta miyaaa ka gubatay waaa runteed mamadaaaan ilhy noo daaa
@tabdallah68abdallah40
@tabdallah68abdallah40 4 жыл бұрын
Runtaa diideysaan nin soomaali waa doqon foqona waqti laguma dhumiyo
@diiriyejilacoow7541
@diiriyejilacoow7541 4 жыл бұрын
@@ibtisammohamed4196 sxb aniga danteyda ka hadlay
@ibtisammohamed4196
@ibtisammohamed4196 4 жыл бұрын
@@diiriyejilacoow7541 ok mid nolosha kula fahantaaan kuuu rajaynayaaaa zxp
@umuufarxiyofarxiyo3654
@umuufarxiyofarxiyo3654 2 жыл бұрын
Walaahi abaayo macaanto anigaa ku jiro arinta dhibaato ah
@fadumoabshir5077
@fadumoabshir5077 4 жыл бұрын
Mamma somali wan ku jeclahay ale dardisa alxamdulilaha anba kugujeclade mamma sharafa wan ku salama wa ya arga anku dhaha
@ahlanwasahlan.211
@ahlanwasahlan.211 4 жыл бұрын
Hadalkaan 20 sano ka hor hadan maqli lahay is badal ayaan samayn lahay wax wax kuu sheego markad wayso dhibku wuu culus yahay.?
@umuabdalla6049
@umuabdalla6049 2 жыл бұрын
wlh nimanka sida loola dhaqmo jaamacad baa uga soobaxday thanks habo
@roukhiyamohamed4071
@roukhiyamohamed4071 4 жыл бұрын
Masha Allah lhayr Allaha ku siyo mamo run moye wlh hal bena kama anad shegin raga somaliyed inay lug ku asnato lugna ad asaga kula jogto way ficantahay 🥰🙏
@salaadoomar285
@salaadoomar285 4 жыл бұрын
Walhi hada ka hor islan maseertey oo ninkii dhibay aya ii sheekeysey Markasey igu tiri ninkii aya marwalba iga maqan gurigan ku cidlodey marka uunsi ayan shidan dirac qurux badana wan xiranaya kadibna baskan intaan raaco ayan ku adaya meesha ugu dambeysa ee baska usocdo😂Ilaa afar jeer ayan baska racaya si markuu soo noqdo guriga iiga waayo gurigiyo uunsi ka carfayo anigo labisan anso noqdo markas xabiibi an iraahdo maseer ha u dhinte sidu ii xumeyay ayan uga aarsanaya wlhi caqliley ay ahayd.Nin ha fariisan bun hadii lawaayo badalkiisa aya layiri waa xiisole xaasida.
@Khalid-ux2ev
@Khalid-ux2ev 4 жыл бұрын
Salaado Omar 🙄 Huno markad ka maseersiineysid ma waxad iska dhigeysa sidii naag Niman Kale hoosta ku wadata iilaahay kaa iigama dhigo sida loga Maseersiinayo Hadii an Ka Yara urin laha nin Kale waxan u Malaynaya in aan istaaga Ka dhici Laha ama aan adiga istaaga Ka ridi Lahaa Raggina so Jiita huno Yaal
@mahdiyamimi8225
@mahdiyamimi8225 4 жыл бұрын
Asc walaashay waxaad shegtay waa run aad bad u mahadsantahay. Like from Djibouti.
@simranqurux595
@simranqurux595 2 жыл бұрын
Sax mamo wey iheysatah rabi haigabadbadiyo aflagadoiydheyr alow ibadbadi ani iyo ubadkeyga 🤲🥺🙏
@zinuushmohamed3981
@zinuushmohamed3981 4 жыл бұрын
maaamo.allh ku xafido wlhi nin wa xaasid ilaahey noma jebiyo 😍😍😍😘😘😍 wx garad
@hafsasuleiman6620
@hafsasuleiman6620 4 жыл бұрын
walee waa sidaan damacsanahay markaan guri yeesho qofkii kula meereysto la meereyso xaa la iska qadaa 🤣🤣🤣
@sagalcisman52
@sagalcisman52 4 жыл бұрын
Hhhhh exactly
@osmanamohamud6172
@osmanamohamud6172 4 жыл бұрын
Hafsa plz hala sheekeysanine mamooyin ka idinka da,da weyn
@peaceandcalm4778
@peaceandcalm4778 4 жыл бұрын
@@osmanamohamud6172 hadaysan la sheekeysan mama da'a wayn oo kaga horeysay khabiir na ku ah nolosha yeey la sheekeysan leheed. 😏.
@osmanamohamud6172
@osmanamohamud6172 4 жыл бұрын
Sirta Guusha qofka isdu heer mareysaan yaa marwalbo lala saxibaa. Odayasha iyo maamooyin ka wa wayn arimahooda wa ugaar lamagalo. Cabsi iyo shaki iyo dhib lee ku saa idayo walal wxba kama faa, ideysit aanan aheyn murug iyo shaki ugalo.
@cabaasraygel1848
@cabaasraygel1848 4 жыл бұрын
Adigaa waalan doona kkkkk aakhirka
@anabmohamuudali5375
@anabmohamuudali5375 4 жыл бұрын
Thanks abayo mcn arinta aad ka shekaysay anigaya ila joogtaa waxanan kaa helay dhiira galin aad ban kugu hambalyayanayaa
@yoogayooga8859
@yoogayooga8859 4 жыл бұрын
Kan aan ku qabiib ee ad saxibada tihiin markuu ku noco see ku garan karaa?
@hodanaskar9442
@hodanaskar9442 4 жыл бұрын
Masha allah maamo soomali saan kujeclahy hadaad ogatahy maalinkn aan kudaawan waxba iga qaldan wlhy maba nafiso waayo arag iyo caqlibaad isku darstay habo alle hakubarkeeyo aakhirana jano insha allah
@farhiyamohammedhaji1644
@farhiyamohammedhaji1644 4 жыл бұрын
Saxiix walahii waa qof qaaliya maamadani waan jeclahay maasha Allah maasha Allah
@mamaaliyah734
@mamaaliyah734 4 жыл бұрын
Mashallah walahi mamo aqli iyo karti Alle waa kusiiyay adigoon cidna cid kudirin ayad runta qexday waayo ninkaa tashaday hadad katashato dambi ma ahan
@سميهاسماعيل-ط7ب
@سميهاسماعيل-ط7ب 2 жыл бұрын
Habo waa sidaan ku noolahay hada 6 ayaan udhalay wuu is badalay Ana waan is badalay sidaas a waan sameeyaa happy ayaan kunoolahay❤❤❤❤❤❤ thank you habo
@waanowarsan1829
@waanowarsan1829 4 жыл бұрын
Maashaallaah afkaaga Cano dhay ah Lagu qabay waan kujecelnahay
@nastiixawarsame7199
@nastiixawarsame7199 4 жыл бұрын
Mama somali thanks hooyo wax badan ba ka faidnay
@caaqil201
@caaqil201 4 жыл бұрын
Gaari labo qof ma wadi karaane maxaa keena inii wax la naco?🤔
@HoyaZak
@HoyaZak 4 жыл бұрын
A. Hashi qofka marku xunyahay wa khiyaano badanyahay
@caaqil201
@caaqil201 4 жыл бұрын
@@HoyaZak kkkkkkk qofka markuu wax qariyona ma khiyaanolaa ?🤔
@kowsarmohamedisse4209
@kowsarmohamedisse4209 4 жыл бұрын
Marar badan ayaan lakulmay sadexdaan calaamadood. kumahadsanid maamo saad ugu soogudbisay
@africanqween7221
@africanqween7221 4 жыл бұрын
Walahi habaryar intaas calaamafood oo aad sheektay nin aan kala tagnay ayaa laha walhi habryar lacag buu igu dul aruursanayay iyo beenta iyo khayanada marka isku dhacnana dambiga anigu dusha iga sara asago iga qaldan walhi ma ila hadlo hadan uur leyaya uma oga ilamaha hadlo hadan dhalo sido kale markasta oo uu xanaqo ana maslaxi jiray lkin hada waa iska furay 7 sano oo cadaba ayaan ku jiray walhi habo anigu mar hora arkay inu iga tashaday
@fardowsoaden1984
@fardowsoaden1984 4 жыл бұрын
MAASHA ALLAH ILAAHY AQLIGAADA HAKUU SIYAADIYO WALEE ARAG NIN MARKUU KU RABIN WAA SIDAAS
@halimaa5936
@halimaa5936 4 жыл бұрын
Mama wax badhan og Mashallah. Nimankeenan oo leh raga halaga danbeeyo, markii aad naxariis and jecel nilagahelo oo sidii nabigeena scw haweenkeenu u caawesan oo wanaagisaan, markaas ayaa idhimkana wanaaga dimarkeena Healey San. Stop the double standards! Be the father figure in your households, not strangers in your own homes. Thanks habo 😘
@bilanbarwaqo7957
@bilanbarwaqo7957 4 жыл бұрын
Absolutely wad saxantahay habo macan dumarka raga ayaga isku jibiyo walahi inte 10 ila 7 inte dhalan kaladatan wax baranin be hadhow ooyan war hablow naftada janis sii quruxdada ilali ninkada xaqisa ha isracin kagana haracinina Ilaah isku xira wax barta tomorrow side naftada iyo awladada ugu baxsadan jojiya fikirka aad iska dhadhicisen o ah hadadan carur badan dhalin inu ninkan katagayo dhala lakin carurta kala koriya waqtigina qata carurutana waqtigoda siya ninka waqtigisa siya hadu mid kuwanagsan yahay xaqada ilalinayo hadusa ahen somahan uyahay mid ku abuse dhinac walbo jojiya fikirkan carurtada ugu samir waa qalad carur umadan danen naftadana godob aya kagashay waqtiga ha iskaga dhuminin Ilaah isku xir talo saro move on intu depression iyo xanuno kugu dhicin ha iskalifin guri wanagsan warid wanagsan is ixtiramo jogo aye ilmo wanagsan kaso baxan not guri abacus kajiro. Hablow raga ha isku jibinina isku hiliya dhaxda xirta Ilaah kacabsiga kudadala iyo salada kalsonidina kor uqada wax kasto wey hagagayan
@Ishwaaq123
@Ishwaaq123 4 жыл бұрын
Hadalka lagu soo celceliyo Necbiyaa 10 mnt ee u horeeya waa halkalmad
@beerlulaali5099
@beerlulaali5099 4 жыл бұрын
I love suuraheeda😂❤❤😘love you habo quruxeey
@mahdimawliid8658
@mahdimawliid8658 4 жыл бұрын
Walhi maamo anay igu dhacday arintaasi imika 😭😭😭 markaazuu waliba naagkle igu dulkeenay iiga soduuceyo in ale iga gargaaro
@safaamaxmuud5986
@safaamaxmuud5986 4 жыл бұрын
Kkkkk maxaad qabaneysey markuu naag kale kugu dulkeney
@NickelodeonKings
@NickelodeonKings 2 жыл бұрын
Mama somali ta saxaad anigey igusocotaa aniga ilaahey ayaa icawoyey isna wali wuu islamereysanayah aniga tashadey ciyaalkeyga wey kurayan sadex jirbaa igu yar walalahey saxibo ayaan nahey isagaa dhibateysan waana khiyaamada ku jiro halwax buu kufiican yahey ciyaalka wuu heesta lakiin Qarash magaliyo
@hodanjama2125
@hodanjama2125 4 жыл бұрын
Alaaa mom hadaad ogaaan kaheyd dhibaka iheysta waad oooyi xagan kalaso xidhiiidha cid icaaawisa Rabba plz
@bintusalleebaan5417
@bintusalleebaan5417 4 жыл бұрын
bismilaahi abaayo gabartaan waa hinaaste ha raacin nin xun waa buuxaa naag xuna waa buxdaa lakiin samir ayaa aduunyo lagu wadaa.naaga aan ooyina reer ma dhaqdo aan samir badino haween.hadaan nahaye kole dhib ma yaro geed walban in gubtaa hoos taala
@abdullahiibraahim1941
@abdullahiibraahim1941 4 жыл бұрын
7
@fardus5305
@fardus5305 2 жыл бұрын
Waa runtaa anay I soo martay laakiin hada waan ka tashay alxamdu lilaah
@aishaosman
@aishaosman 2 жыл бұрын
Nin kudhahaayo Nagalan guursaa ee Raali ikanoqo maxaa Ladihikaraa
@rijaalyare4609
@rijaalyare4609 4 жыл бұрын
Dhaqaalahiisa Mo Ogid Kuma Jclo Maxay Tahay Eedo Isku Dirku Waa Xaaraan Adiga Haduu Xaajigaaga Si Xun Kuula Dhaqmay Anaga Hanugu Galgalan
@sahroyusuf7700
@sahroyusuf7700 4 жыл бұрын
Runta ina rag ma ogola dad aan wadagin wax walba waxba iskuma hayaan waxba haka caroonin runta
@ademgalaidh9643
@ademgalaidh9643 4 жыл бұрын
Waaaaw waa runtaaa
@itzzarashow1996
@itzzarashow1996 4 жыл бұрын
Walal isoboqo fadlan1🙏♥️♥️
@fardowsachannel9014
@fardowsachannel9014 4 жыл бұрын
@@itzzarashow1996 qali isoo booqo
@mamasoomaali
@mamasoomaali 4 жыл бұрын
Eedo aniga iyo ogaygeyga waa duqownay hal account ayaan leenahay caruurtiina waxyar baa noo haray
@binticali2421
@binticali2421 4 жыл бұрын
Asc soo day warka ku jecliyaa
@hoodoayandiamondofficial5971
@hoodoayandiamondofficial5971 4 жыл бұрын
Aniga wayba ihaysataa hadana ilmihii u horeeyan uurka ku wadaaye bal ila taliya yaab baa iga bataye
@osmanamohamud6172
@osmanamohamud6172 4 жыл бұрын
Zuzumita Love walal plz waligaa haldhinac haku go,aan qaadan ee dhanka wangsan talooyinka ah sodhageyso. Mamdaan wa qof weyn isku da, matihiin waxba maxeerineyso wasoo qadatay waqtigeeda plz . wlh wa xasid nimo tii ugu danbeysay ee ku kala direyso reeraha subxanallh, tan labaad aan kugu talo siinayo hala sheekeysan maamoyinka waweyn oo da, dooda weyn tahay diintu wa noogadigtay oo xaqiiq ah. Familka qalad la, aan ma ahan karo ilaasho rerkada waqti xun aya lagu jiraa Walal mcn
@hoodoayandiamondofficial5971
@hoodoayandiamondofficial5971 4 жыл бұрын
Osman A Mohamud Hye wllky jasakallah khayr Waan jeclahay reerkayga dhaliishana wanba ku samri inshallah because hadan is hight school ku jira Ohio and am pregnant my first baby Mnshallah am still 21 you know so inshallah Hye 🖤🖤💎
@osmanamohamud6172
@osmanamohamud6172 4 жыл бұрын
Zuzumita Love Masha allh walal wan kufarxay sidaa taladeyda uqadatay. Comment aan kuqoray mesha karaadi ee aqriso. Toronto joogaa wa meel aad uqariban. Aniga famil baan ahy hal gabar iijoogto 4yrs jirto. Farxad baana kuheystaa xaskeyga. Note: negative hdalda ah hadhageysan wxa jiro maamooyin gabdhaha lataliyo oo qeyreysan kuwas raadso
@osmanamohamud6172
@osmanamohamud6172 4 жыл бұрын
Zuzumita Love wiil saxibo nahay wey kafureen naagtisa 8 bilood bis eey isqabeen. Toronto wa meel aad uxun, hda wa single mother hal wiil dhashay 😢😢
@hoodoayandiamondofficial5971
@hoodoayandiamondofficial5971 4 жыл бұрын
Osman A Mohamud is not easy Wlhi ana Ohio Columbus jooga america single mother ayaa ku badan marka thank you Wlhi taladaada markan xanaaqo Waan soo xasuusan wanan ku joogsan doona inshallah wanba shaqeeya wax ma waydiisto wiilka
@som1
@som1 4 жыл бұрын
This is the sad reality of Somali men. Young or old. Uff
@itzzarashow1996
@itzzarashow1996 4 жыл бұрын
Bintu wll isoboqo fadlan🙏♥️♥️
@cabaasraygel1848
@cabaasraygel1848 4 жыл бұрын
Your a free 😁 no one force you to marry somali man
@som1
@som1 4 жыл бұрын
Cabaas Raygel nobody said I did marry a Somali so shush
@cabaasraygel1848
@cabaasraygel1848 4 жыл бұрын
😁😁i like that
@F13500
@F13500 4 жыл бұрын
queen zara adiga video walbo tuugsi koombada aad wadato iskada waa ceeb channel kaga wax fcn so gali kdb adigo tuugsan ayaa Henley’s subscribe
@manaalmuse3247
@manaalmuse3247 4 жыл бұрын
Sax habaryar nimanka waxay jecelyihiin naag kartileh markuu kuarko in aad iskufilantahay wuu kugu dabafaylayaa habo
@shukriabdiweli4481
@shukriabdiweli4481 4 жыл бұрын
Maya, naag kartida badan wuu ku nicin, doqon!
@idilfarah4126
@idilfarah4126 4 жыл бұрын
Mamm waxad tahay qof wanagsan Allah ku sharfo tolow inte kal so xarira Mamo sharaf❤️❤️
@Aishakhalif111
@Aishakhalif111 4 жыл бұрын
Maamo wad mahadsan tahay dadku isku mid maahan ilaahey inta xasaskoda/odayaashoda dhibta xaqa ha fahansiiyo. Odageyga waa rux ixtiram Bdn oo an xadgudub aqoon kheyr Bdn Allaha siiyo ima dhibo anne inan dhibo Allaha iga haayo.
@sahruujself-esteem2754
@sahruujself-esteem2754 4 жыл бұрын
Wll wd hadal badan tahy se waxa haboon inad muhimada ka hadashid plz sogabi hadalka
@fowziabash4130
@fowziabash4130 4 жыл бұрын
Mashallah you are absolutely right abayo!❤️
@ladanahmedofficail
@ladanahmedofficail 4 жыл бұрын
Asc mama somali iyo asxbteda talada iyo afkarta mama somali waa caqliga aay ubahanyihiin gabdhaha somaliyeed ee taladan qaata waxbaa kadhefaysan ee
@farduwsmohamad629
@farduwsmohamad629 4 жыл бұрын
Canabee khayr Allaah ha ku siiyo talooyinkaagu dhaxagal
@mcnbadanhooyadeey3831
@mcnbadanhooyadeey3831 4 жыл бұрын
Jazakallahu kher mmo alle ha noo kaa xifdiyo
@mushtaaqxuseen6365
@mushtaaqxuseen6365 6 ай бұрын
❤❤❤mnsha allaah xayakallaah wllo illaahay Haku xifdo aduun iyo akhiraba aamiin yaa allaah ❤❤❤
@anabnur2179
@anabnur2179 4 жыл бұрын
😍 😍 😍 😍 Masha Allah bless you and your family's thanks Abaayo
@Shumeey656
@Shumeey656 4 жыл бұрын
Walee waa runtaa maamo jazakallah 😍
@123flower5
@123flower5 3 жыл бұрын
Kkkkkkk you made me laugh you are right sister 100% 🌹🌹🌹Jazakalah khair
@wanaagguudbiiye7770
@wanaagguudbiiye7770 2 жыл бұрын
muslimiinta dhibta alle haka dulqado muradkiina alle ha ini sahlo dowlad calad ah alle ha ina siiyo amn 1ksubscribe igarsiya ❤❤❤❤
@crisaaqmaxamedcismaan2933
@crisaaqmaxamedcismaan2933 4 жыл бұрын
Masha allah mamo ilaah haku afido talo sax ah ayaa kahadashay
@sharifaabuu5528
@sharifaabuu5528 Жыл бұрын
Mashalah ilaahey caqliga hakuusiyaado you r so right about everything
@canabcabdulaahi7131
@canabcabdulaahi7131 4 жыл бұрын
Alla mamo maxaan ku jecelahy
@naleyomar6812
@naleyomar6812 4 жыл бұрын
Wa runta
@naleyomar6812
@naleyomar6812 4 жыл бұрын
Thanks habo
@shariifkacabdixakiim4637
@shariifkacabdixakiim4637 3 ай бұрын
Allaha haku xafido adiga iyo caruutaada amiin yaa alaah ❤
@osmanabdiwali1548
@osmanabdiwali1548 4 жыл бұрын
MAMO MASHALLAH WELLDONE BUT IMAGINE HOW MANY WOMENS WATCHING OR HEARING THIS CAN CAUSE TO DESPERATE THEIR FAMILY (DIVORCED). 🤔 HOOYO ALLE KACABSO GURYAHA MUSLIMIINTA HA U SABABIN INUU DUMO 😎
@beerlulaali5099
@beerlulaali5099 4 жыл бұрын
Aamus waryaa meeqa dumaraa uduleysan ninmanka noocaasa mise adigu dhibkaas makuu muuqdo oo raganimaa kaa hadlinasa
@ahmedismail5671
@ahmedismail5671 2 жыл бұрын
Walaaahi sxb waa shaydaamad, gabdhaha wa masaakin run ay ka moodayan waxan ay ku hadlayso habartan
@xamdixaaji4178
@xamdixaaji4178 2 жыл бұрын
@@ahmedismail5671 ada sheydaan ah ee edeb yeelo
@madiinaumumohamed1749
@madiinaumumohamed1749 4 жыл бұрын
Rageena soomaliyeed maxaa sidaanka wada dhigay dumarki wey dhibeen
@bisharoibrahim9512
@bisharoibrahim9512 4 жыл бұрын
Sure walahi mama waad asiibtay qof wax badan og ayaa tahay
@laylaahmed5783
@laylaahmed5783 4 жыл бұрын
Thanks mamo qalbiyo jabi laha ayaad talo sii sisay
@hoodoabdullahi3925
@hoodoabdullahi3925 10 ай бұрын
May anuu quraanbaan akhrisanaya waan xifdiyayaa
@leylajaamac
@leylajaamac 3 ай бұрын
Mnshaalh Mnshaalh ❤
@ruqiyohusseinhayle1262
@ruqiyohusseinhayle1262 4 жыл бұрын
Masha Allah, run badan Xaqiiqda baad ka hadashay
@jowharamahdi1433
@jowharamahdi1433 Жыл бұрын
Wlhi waa xalda an hada ku jiro
@jamiilajanaat874
@jamiilajanaat874 4 жыл бұрын
Caqli badn laacibad soo Jabty🤩😘😍💋💕
@wellimohamed3440
@wellimohamed3440 Жыл бұрын
Walahi habar yarey khibrad badan baa leedahay
6 ARIMOOD WALIGA NIN HA U SHEEGIN
55:54
mama soomaali
Рет қаралды 224 М.
SIR  NINKAAGU KUGU JECLANAYO   OO UU KU DABA ORDI DOONO
33:26
mama soomaali
Рет қаралды 110 М.
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,2 МЛН
REAL 3D brush can draw grass Life Hack #shorts #lifehacks
00:42
MrMaximus
Рет қаралды 8 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 124 МЛН
SADEX ARIMOOD OO NINKU HADUU KAA HELO WALIGIIS KUGU JECLAANAYO
27:40
Jeceelka see loo ilobaa || Amalina  ||❤️🧡💜
9:32
Amalinasalon
Рет қаралды 3,6 М.
XAASIDKA BANAANKA WAXAA KA XUN  KAN DADKA KUUGU XIGA
24:39
mama soomaali
Рет қаралды 11 М.
AAR GOOSIGA UGU WANAGSAN WAA AAMUSNAANTA 🤫
14:55
Lajecley Cawil
Рет қаралды 12 М.