No video

3 Farriimood oo Reer Awdal ka timi iyo Waayeelka SNM oo cayaya Dadka Reer Boorame

  Рет қаралды 63,252

Nagaad  Tv

Nagaad Tv

Күн бұрын

Nagaad Tv haddaanu nahay waxaanu idinla wadaagay naa Qisooyinkii Nabiyadda naxariis iyo Nabadgalyo Korkooda ha ahaateee ku asxaabta ,kuwii Dadkii Xikmadda lahaa
wacdiyo iyo waxkasta oo bulshadeena wax tar u leh dhaqan iyo diin labadaba
fadlan ku soo biir Barteena Dhiiri Gali oo sii gaadhsii Dadka wanaaga .

Пікірлер: 303
@fahima6186
@fahima6186 Ай бұрын
INNAA LILLHI WA INNAA ILEEYHI RAAJICUUN😢 ninka cirroobay ee caaytamaaya waa maxay❓🫢🫢🫢 Reer Awdal state of 🇸🇴 guuul baan idiin rajeynayaa Insha Allah ❤❤❤qarankiina dhinac karaaca🎉🎉🎉
@user-kc2vw2pi7h
@user-kc2vw2pi7h Ай бұрын
Run ayaad sheegtay maanta waxaan muujinay dareenkayaga inaan soomaali nahay
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Ай бұрын
ASC waa ruunteda 👍✅ waxan kaliya an somaliyed karaba iney mada yeshan Somaliya GUUL iyo gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@CabdicaliXuseen-o1t
@CabdicaliXuseen-o1t Ай бұрын
🎉🎉😢😢😢😢😢❤❤❤
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Ай бұрын
Reer Awdal waa issxoraynayaan
@jamalfarah708
@jamalfarah708 Ай бұрын
😂😂😂😂😂Dulbahantow oohiin badhanaa waxad rabtaan inay somaliland go'odo 😂😂😂😂Somaliland hanolato guul iyo gobanimo
@fatumanur2227
@fatumanur2227 Ай бұрын
Doqoniimo dawo maleh
@drmohfar301
@drmohfar301 Ай бұрын
​@@jamalfarah708s/land iiddoor kala diray adeeradaa waa dad buka
@Amina-o4y
@Amina-o4y Ай бұрын
Guuuuuul iyo gubanimo Reer awdal
@Badri123-o1q
@Badri123-o1q Ай бұрын
We love rer boorame waxan ahay biyomaal marko cadeey
@AbdirazakOslo
@AbdirazakOslo Ай бұрын
Ok sxp
@AbdirazakOslo
@AbdirazakOslo Ай бұрын
Sxp reer boram ayan ahye sxp soo dhawow
@faizam523
@faizam523 Ай бұрын
Masha Allah soo dhawow walaal Badri.❤
@user-kc2vw2pi7h
@user-kc2vw2pi7h Ай бұрын
Odayga isaaqa ah eeleh waan idinqabsanay waxaan usheegayaa inaan qabsandoono mardhaw
@Aviationpinzz
@Aviationpinzz Ай бұрын
IinshaAllah
@faizam523
@faizam523 Ай бұрын
Waxba muu qabsane markii siyaad bare wadanka ka tagey bey soo galeen meesha. Reer reer qabsadey ma jiro been buu naftiisa u sheegey duqaan caytamaya caqliisa lix jir vaa dhaama reerka waayeelkoodu noocan u hadli iyagaa ceebeysan.
@Nuurah951
@Nuurah951 Ай бұрын
Reer Boorame waa gob , lkn gun beey wax isugu jiraan.
@bashirmohammed6756
@bashirmohammed6756 Ай бұрын
Reer awdel waa dad somanimada jecel somaliweyna aad bey u soo dhaweynayaan somali waa somali meel kasta hajoogo
@cibaadoaweys3668
@cibaadoaweys3668 Ай бұрын
Awdal State viva
@samatardahir813
@samatardahir813 Ай бұрын
ASC, Nagaad Waa hoyga Murtida, Falanqeeyuhuna waa Murtiile Aqoonyahan ah, Maashaa Allaah, Guuleyso ina Adeer.
@snw9257
@snw9257 Ай бұрын
Xasbuna Allah wanicmal wakiil 🤭😱😱🥱
@lionofthehornofafrica3631
@lionofthehornofafrica3631 Ай бұрын
Viva Somaliwayn Viva Awdal Federal state of Somalia 🇸🇴..Free from SNM,Heego iyo Jeegan..
@Zakariya0070
@Zakariya0070 Ай бұрын
Rer awadal waa aqoonta umada soomaaliyeed Wana umad ka tirsan jamhuriyada Somalia 🇸🇴
@aminaugaaso8884
@aminaugaaso8884 Ай бұрын
Kan waa walanyahay reer boorame waa kadashatay waayo qabil qabil qasabkuma hasankarto ee illahay miyirka haku soocesho
@Sarta100
@Sarta100 Ай бұрын
Walaahi haweena qaadan meysi addoon waa hadal xun oo xaniinyo taabad waa inaad bartaanedebta san , aqlaaqda xun ey ku dhaqmaan.in ee islasm ka jeedka ah.
@cabdixuseen1839
@cabdixuseen1839 Ай бұрын
Hadaanu nahay isaaaq gaaar ahaan habar awal xaaalbaanu ka bixinayna odayga wayn waa ceeb xaaalbaanu bixinay 100 kun jeeer iyo wax kabadan
@cswarsame7432
@cswarsame7432 Ай бұрын
walal waa sax waa wax raali laga bixiyo hadalka noocas ah wana ku mahadsantahay dadku mawada xuma,waxaase fiicnayd in aad u jawaabtaan aodaygaas sidaas u hadlaaya
@DaudhssenAli
@DaudhssenAli Ай бұрын
Hadalkan umabahna rali galin ee waa in laqiisaso ninka waxba nomureba
@IfrahMaydhane
@IfrahMaydhane Ай бұрын
Sa.roon waaa dad reer somaliyaaa cidina waxba kama qadayso abti awdal state of somaliyaa❤
@user-jo5qi5du3p
@user-jo5qi5du3p Ай бұрын
Hady govanimo iyo garasho noqoto wlhi Cid samaroon siciid ka nasapsn ma jirto viva samrooon siciid daa.uuud❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamudahmed5353
@mohamudahmed5353 Ай бұрын
Warkaaga waarun waaxaqiiq waadhab
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Ай бұрын
GUUL AWDAL STATE ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Jamaalabdiow
@Jamaalabdiow Ай бұрын
#Nagaad Tv ina dhilo codbaa ku korduubtay maxaa I daacadaha kale loogu arki waayey. Ina abiib sida laascaanood baa la dooneysaa
@aadannuuriye3937
@aadannuuriye3937 Ай бұрын
Waxan oo dhan ina biixi baa ka dambeeya miidhiyahan waxa ka baxa somaliland ee lagu dhaliilo boorame dadka ka hadla waa dad waalwaalan waxa ka mid ah ninkan jibriir abokor odayga habar jeclo cali duulduul iyo kan biidhi qaataha ahaa ee gumbur habaryoonis intaasi iyo inkaleba kulmiya kharash gareeya ilaahay baa arkaya insha allaah iyaga ayuu ku noqon doona way wada waalan doonaan
@Hormariinta
@Hormariinta Ай бұрын
Wax somaalinimo ka hooseyso doonimeeyno. Somalinimo ayaa na deeqda. Qabiil Qowmiyaad ayaa ka weeyn. Somaalinimo haa nagu weeynaato. Cadoowgiina batee midnimadiina ilaashada kuwa yuhuuda ah iyo kuwa amxaarada ah ee somalida kala dilaya haa diloo. Dadka, Diinta iyo Dalka-ba uma fiicna. From Addis Ababa. Viva somaliya ❤❤ 10:05
@hassanadanmohamed5527
@hassanadanmohamed5527 Ай бұрын
Reer Awdal dadkaygi Somalinimadu dad ay ku weyntahy❤ waa dadki Somali xoreeyey guuleysta walaalayaal,
@ashasalah2835
@ashasalah2835 Ай бұрын
AWDAL, IYAGOO AAN WAXBA SIYASAD QUUD KA RAADIN, AYEY AWDAL STATE, WAXAY KA DHARGI KARAAN MARAKIIBTA DEKEDDAHODA CANSHUURTA KA QADAAN, SUUQYADA GURYAHA INTA KA SOO GASHA AYEY MAAMUL GOBOLLEFKODA KU FILAN, WA SIDA AY MAAMUL GOLLEDADA SOMALIA AY HANTIDOODA IYAGA LEEYIHIIN.
@ahlamabdisalan576
@ahlamabdisalan576 Ай бұрын
Subxaanallah bal waxu ku hadlayo Ega doqon
@alimaxamed3660
@alimaxamed3660 Ай бұрын
Awdal state guuul gobonimmo
@mustafecabdi1526
@mustafecabdi1526 Ай бұрын
Asc waar hanala yaabina #Jinbaanu hagabad la galnay oo noo dhuuntay si aanu iskaga furfurnana waanu garan laanahaye
@AzadAzad-r6j
@AzadAzad-r6j Ай бұрын
Inyarbaa ka hadhay awdal state
@harig-shillgroup6837
@harig-shillgroup6837 Ай бұрын
Hayaay SNM xiniinyaha dibada soo dhigeen. Tani waa CARIN . Samaroon hada jawaab ayaa looga fadhiyaaa !
@faizam523
@faizam523 Ай бұрын
Reer boorama iney cumaamadoda gobanimo iney waayeel asasaqey oo 70 jir cowradii hooyadii caayaya iney u jawaabaan waaba qalad waayo kani waa Ey dharaar cad ciyey, caqli kuma jiro geesi baa loo jawaabaa wax ku yeeli kara laakiin fule tuuladiisa aan soo dhaafi karin jawaabtu qaa ku qasaare.
@KhadarXikaayo
@KhadarXikaayo Ай бұрын
Waanjecelnahey boorama from garxajis
@fardusa411
@fardusa411 Ай бұрын
Samaroon hatashatoo haka godo Reer Isxaaq. Reer Isxaaqna haladudaan Maroodi jeex iyo burco haday srael noqdaana wadanka ooodhan baan kararaynaa ilaa ay nagu dhexdhuuntaan
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z Ай бұрын
War wiilkan yar uuska buuran caloosha tagaya qadiayafiiaa inu Ka hadlo iyo qabiilkisa inu U hadlo ayey ahayd inu idoor kii soo cayriya leef leefo WA Nasiib daro😮
@RRUUSH
@RRUUSH Ай бұрын
Subxaanaka yaa cadiim. Hadal ninwayn maaha. Qadaf. Reerb boorame waa in laga furdaamiyaa
@Saxansaxo11
@Saxansaxo11 Ай бұрын
Viva Awdal State
@Marwodeeqa
@Marwodeeqa Ай бұрын
Guulaysta reer Awdal
@abdikarimtiifow4405
@abdikarimtiifow4405 Ай бұрын
Awdal guul gobonimo Somalia 🇸🇴 ♥️
@mustafeabdi6345
@mustafeabdi6345 Ай бұрын
Ilahay waxan ka baryayaa inu namarsho wadadii laascanood martay namarsho haday janada galeena janada nawadageeyo haday cadaabta galeena cadaabta nawadageeyo
@ahmedmusse9562
@ahmedmusse9562 Ай бұрын
Somalia Somalia 🇸🇴🇸🇴✅✊
@AbwaanNurdiin-vx5xg
@AbwaanNurdiin-vx5xg Ай бұрын
SNM dhammaantood waxaa ka buuxa Necayb,Gumeysi,Hunguri xumo,Hadal xumo iyo bahdil ay ku sameynayaan dadka deriska la ah.
@Marwodeeqa
@Marwodeeqa Ай бұрын
Ma ilma moorgan ayaa xishooni
@CabdirixmaandaahirKordhi
@CabdirixmaandaahirKordhi Ай бұрын
Subaxaan.laahaa
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 Ай бұрын
Afxumona madeysaan hadhawna waxbaa baalahayga yaacay alaah haguleeyo reer awadal state Alaahu maaa aamiiiiiin 🇸🇴✅✅♥️🇸🇴♥️💚
@ahmeddalla5913
@ahmeddalla5913 Ай бұрын
Reer Awdal danba Waa u tashan waana MIDAYSAN yihiin muhiimkuna Waa in dadku MIDAYSAN yihiin keliya waxay u baahan yihiin hogaamiye aan hadalkiisu SOOMAALIWEYN YAHAY
@NadiaNounou-r2y
@NadiaNounou-r2y Ай бұрын
Guul
@AhmedHassan-xg8ks
@AhmedHassan-xg8ks Ай бұрын
Gul iyo gobonimo🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪🦁🦁🦁🦁🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁🦁
@omarrahma353
@omarrahma353 Ай бұрын
Waa ruun ❤
@user-hw5bt5bj8r
@user-hw5bt5bj8r Ай бұрын
xaasid xaasid dhalay kanqayli nayaana waa daarood iska dhigaya isaaq
@cabdiqani-fg3gu
@cabdiqani-fg3gu Ай бұрын
Waaa isaaaq daarood mxd ugu meeraysan
@jakey2424
@jakey2424 Ай бұрын
Waa nin layaqaan. Haa habarawal sacad muuse
@Khaalidmaxamuudnuur
@Khaalidmaxamuudnuur Ай бұрын
Guu guul awdal state
@MuusexamuudWarsame
@MuusexamuudWarsame Ай бұрын
Walakalatagee Adkayso
@user-bv7yt7oj8g
@user-bv7yt7oj8g Ай бұрын
TusbaxaD haysatana ala hakugugubo insha alash diradirow
@Aviationpinzz
@Aviationpinzz Ай бұрын
Maansha Allah Qaasim Allah ku xafido
@Sarta100
@Sarta100 Ай бұрын
Reer awdal hadalkaas xun ee waxa tihiin adoon waa hadal cadaw soomasli qaadan meyso waa.lagu shahiidi hadaa cagtooda saartaan dhulkooda waa idiin xasuuqi oo barooran doontaan.gunimo ha qaadanin uska dhiciya sida Ssc.
@abukar1636
@abukar1636 Ай бұрын
Cimrigaa ha jiro MP Abiib
@guursadebarresare7197
@guursadebarresare7197 Ай бұрын
Hooyadaa ayey ku socotaa,Sama roon kuwii dawarsan jirey miyaanay ahayn,Goormaad xorowdey,weligaa basaasbaad ahayd.
@xafunabdi4540
@xafunabdi4540 Ай бұрын
Manshallah ilahay ha ku xafiido landheere
@MohamedOsman-s7i
@MohamedOsman-s7i Ай бұрын
Ninka wayn ee caaytamaya muxuu ahaa!! Cajiib.
@Rhali-x5q
@Rhali-x5q Ай бұрын
Yaa kale hee dabacayuun
@usstarlogistics600
@usstarlogistics600 Ай бұрын
Waa Xaqiiq Dhab ah GORAYO HAAD BAY NOQOTAY😂
@user-ho5tq8mm8h
@user-ho5tq8mm8h Ай бұрын
Waa nin xanuunsanaya halageeyo iclaajka anagu somaliwayn ayaan nahay
@faizam523
@faizam523 Ай бұрын
Akhas war isaaqa waayeelkoodu ma sidaan buu u hadlaaa, subxaan nacalaa afxumada iyo caqli xumadaba kaga taal cowradii hooyadii ayuu 70 jir ku xaynayaa, war reerka hadii waayeelkoodu sidaan u hadlo dhalibyartoiduna noocee u hadlaan. Waa talus sii cataabaya oo sii xagxaganaya dadka. Afka Allah ku goo dheh wuxu ahaa.
@fadumo2199
@fadumo2199 Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤ guul boorame illahay ha idiin hiiliyo❤❤❤❤
@MascuudMaxamed-o2o
@MascuudMaxamed-o2o Ай бұрын
Run.ayusheegay.xildhiban.abiib..meelkasta.isaaq.ayaafadhiya.awdal..LND
@ASMAAHMED-sh9ho
@ASMAAHMED-sh9ho Ай бұрын
Wax magratada cid kastaba way la joogta . Dhulbahante sawkuwa dulqarnayn dilay ummada soomaaliyeed dadkan dhagaysto ayuu ahaa waad quracateen .
@AxmedRiiraash-ek5rp
@AxmedRiiraash-ek5rp Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤maxamadabiibguul
@CabdiqaadirMuxumed-z1b
@CabdiqaadirMuxumed-z1b 2 күн бұрын
Kaniwaa dhulbahante waa munaafaq
@Hormariinta
@Hormariinta Ай бұрын
Isaq waa yuhuud weeyaan wax islaam la yiraado way ku yaryihiin Isaaq wadaanka somaliya waxba kuma laha ee haa laga nadiifiyo.
@mohamedqari4388
@mohamedqari4388 Ай бұрын
Ree boorame Danahooda waa ogyihiin.
@Sarta100
@Sarta100 Ай бұрын
Samaroon iyo ciise iska dhiciya iidoor waa kibreen walaahi adoon kuye subxaanalaah waa in layska dhiciyaa qof muslin adoon ma yeelayo taas waa in la dagaslaa dulli manoqonayo walaal muslin ah ii door waa xabashi kuwa raacay muuse iyo kuwa kale oi is qariya oo dilmiga isla wada iudoir soomasli dhab ah noqoda ama xabashi shegta oo ka baxa fhulka samaroon iyo ciise hadii kale waa eedi doontaan samaroon iyo ciuse qaa dir dhalad ah waxaa walaska la ah 9ka soomaale Hawiya ugu hireeya ee yaa joog ku yiraah waa oiyi hadaa dagaal isku tijaabisaan jab ka xun kii sool iska ilasliya iidooroow muuse yuu idiin degin. 3xisbi hal hal reer ah ma waraa. Wax walba ayagaa qaatay madaxweyne ilaa dhul xaaqe.
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px Ай бұрын
Miskiin abiib waxan islaha manta wuxu ku dhawaqaya awdal state isna wuxu isla soo tagay Somaliland hanolato 😂😂
@ummuisra6721
@ummuisra6721 Ай бұрын
Dadka noocaa loola hadlayo baa raba inay dhahaan Somaliland baannu nahay
@Hciid
@Hciid Ай бұрын
Reer borame ha dalbadaan in ninkaa amxaar somaliga ah in loo soo dhiibo oo maxkamed boorame lagu soo taago oo waliba dil lagu xukumaa
@Hikma599
@Hikma599 Ай бұрын
Waryaa Ilaahay ka cabso dad isku dirka iska daa
@abdisagal779
@abdisagal779 Ай бұрын
Walalo ha isku dalin somaliland weye meşhu. xata abib. ba shekay oo ah
@abdisahalqaylo8812
@abdisahalqaylo8812 Ай бұрын
Habar dhaliwayday alleela ku waalatay ayaa xaalkiinu marayaa...Boorman waa sland....sidaad filayseena wax ugama dhicin...sida haweenka u xintama danbaa idin badaye....sland guul....m.abiib waa xil.dhiban slander ah oo xaqiisa uhalgamaya ma aha sidaad u haysataan.....sland guuul......mahadsanid.....
@kskksshjks1931
@kskksshjks1931 Ай бұрын
Orom af soomaaliga baratey 🤡🤡😂🤡
@halimah7164
@halimah7164 Ай бұрын
Sidaasay u hadlaan reer indoor duqahooduna acuudu bilaaah guul reer awdal
@naasirmohamed7391
@naasirmohamed7391 Ай бұрын
Reer awdal hdn nahay manihin cagdheer jaahil iyo cawaanimo isu darsaday oo badh amxaar gumaysto badhna sawaaxili 2024ka angaa somaliland gacantayada kudhisnay oo heesta calanka samaynay oo calankana samaynay lkn adigu inta aad xaasidnimo kujirto guuli kaadheer somalilandna way guulaysanasaa wakhti aan dheerayn ee isdil
@DenbilDabar
@DenbilDabar Ай бұрын
Nin weyn oo sidii maraqlayaasha u caytamaya, Wallaahi ninkaasi waa Maraqle derbi jiifa " Allaah ha kuu gargaaro" Xishoo oo wax iskula har
@AbdirahmaanDaahir-b3t
@AbdirahmaanDaahir-b3t Ай бұрын
Anigoo ah axmed daakir idiris waxan leeyahay 70 ucatamaya sidii ciyaalka waxan leeyahay hooyo cay magaydo ee waxn leeyahay buurile tufo
@MaxamedJawaan
@MaxamedJawaan Ай бұрын
Asc
@erdogan2030
@erdogan2030 Ай бұрын
Awl aya uu taala reer borama Reer lascanod is xoore Raag dhee
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 Ай бұрын
NINKAAS CEYTANAYA WUU NAROORA DILAACSAN YAHAY MUXUU WAX WASAA ISAGAA MAREEXAAB SOO ADOONSADEEN
@Filsanmohamed-w1o
@Filsanmohamed-w1o Ай бұрын
Duqan mxaaa gubaya waar reer Awdal wxba ka badali maysid ee afka ha iska xumayn hadalna yaanu kaa tagin
@sahracalifaadumosahra4444
@sahracalifaadumosahra4444 Ай бұрын
Boorame maaha buuhoodle is ka galgalo boodhkaaga yaamunaafaq😢
@user-ko4tf9fc8u
@user-ko4tf9fc8u Ай бұрын
Waaba aakhiro cimriye maxaa dhibayma isaaq oramadii baa na cayaysa ?isaaq waad ku biirtay waryaa❤😂🎉😢😅😅😊
@user-fe6kx1ue5m
@user-fe6kx1ue5m Ай бұрын
Maxamed abiib 💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️✊✊💪💪💪💪💪✊✊✊✊✊✊✊✊
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 Ай бұрын
Shacabka reer boorama Waa dad Somali jecel iyo Somali nimada. lkn Maxamed Abiib Waa 2 Wajiile beenlow ah Waxaan ka samray markuu yiri Hishiiskii Muuse Afqalooc Ee axmaarada bada lagu siinayay. Nabsi ayaa ku dhacay ina abiib. Aakhirkana Isaaq ayaa dili doona
@hirsifow2183
@hirsifow2183 Ай бұрын
SNM waa kuwaa
@abdihakimmeddoualeh2117
@abdihakimmeddoualeh2117 Ай бұрын
Abwaan xaaray
@farxaan8311
@farxaan8311 Ай бұрын
Kkk naagtaa daawo waxay kuhadashay waad waalayd ee awdal baa cilaash kugunhaya Waanan idin siidaynay
@AhmedDahir-jo6ju
@AhmedDahir-jo6ju Ай бұрын
Gacan waailmoxaaraan Issaquah utarimaayo
@husseindjama6572
@husseindjama6572 Ай бұрын
Inaan larabin somaliland waxad ka garataa halqof oo calankeeda sita majiro.
@SiciidGees-ui2re
@SiciidGees-ui2re Ай бұрын
Bad aanwaxkalasoodegno iyo walaal dhabarka aansaarno ayaan laanahay
@MuusexamuudWarsame
@MuusexamuudWarsame Ай бұрын
Waligiinba Wan Identify Dhofinjirnay Hoyadaa Maqajilahakawase Ilmaxaraanyahow
@DaudhssenAli
@DaudhssenAli Ай бұрын
Cirolahan saqajanka waxn leyahay ana hunguriiga jarii isaga hala idayo inta cawska hasidaqo
@babasholi
@babasholi Ай бұрын
Waa sax 😂😂😂😂😂
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp Ай бұрын
Noolow Xildhiɓane M Abiib Guul InshaAllah
@user-ih4nk6zk6z
@user-ih4nk6zk6z Ай бұрын
Abib ma waxaa lagu haystaa jidkii Borama iyo jabuti ee waan sodhameeyey uu lahaa ee sacad cali shire diidanaa mise wax kale?
@abdisagal779
@abdisagal779 Ай бұрын
Qudhmiye kooxdi. cilajka ku jirta ee xaka. dhimirka ahayd ayey micinsaden. Miyanad ogayn tas adiku
@AbdiYare-ff7xw
@AbdiYare-ff7xw Ай бұрын
War yaa saqajaan anoo reer sheikh isaxaqa ayaa kuleh samaroon wa dad gob ah oon wada dhalanay meelkasta macas iyo nin faaruqi somali wu kujiraa ey ey dhalay oo tuug ah ilmo xalaal lagu dhalay matihid shacabkayga reer A wadal nabada ayad jealous ka thy Djabouti ba idin soo dirtay all Somalilander,s iyo somalida garanaysa dagal iyo musiibadisa daaalin ayaad tahy we ❤❤❤❤❤❤❤Borama aduu isa soo cadee orodo ka soo hadal xalane iyo mesha dadka lagu qasho ugandes ka miwadininta somalida berahoda ku dilaysa xabashida shacabka somalida koonfur amankooda sugaya waxas oo dhan waxad ka thy jajuuis
@AhmedDaahir-lf5fq
@AhmedDaahir-lf5fq Ай бұрын
Samaroonow Duceysta Alle baa X Abib Samada idinka soo diray. Midkaas Sixran ee Seylici la yiraahdan ka soo kaxeeya Hargeysa Quraana saara. Seylici wuxuu sheegtaa Mad.weye ku xigeen. Mise Aroosyafa iyo meelaha Carrùurta lagu Gudo buu M/ku xigeen ka yahay
@user-ul8nm8cj9i
@user-ul8nm8cj9i Ай бұрын
Hooyadaa xaaranka kawas
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 14 МЛН
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 40 МЛН
sababta beesha hawiye u target garaynayso somaliland
10:38
Mohamed Panama
Рет қаралды 2,8 М.
WARARKII UGU DANBEEYAY CAALAMKA | RUSSIA | UKRAINE | SOMALIA
25:19
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 49 М.
Sh.Prof.Faysal ''Abiy Ahmed Ma Muslim Baa Mise Waa Gaal?
54:21
Kaaraamardha Tv
Рет қаралды 16 М.
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН