3 GANACSI 2022 BILOW HADA - 3 BUSINESS IDEA

  Рет қаралды 36,581

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

2 жыл бұрын

Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeAbdullahiAli
🌍 Booqo Website kayga 👉 suuqaturkiga.com/
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool
👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
► www.paypal.me/Zakariye127
#businessideas #entrepreneurship

Пікірлер: 116
@ABDIHAKIMPRO
@ABDIHAKIMPRO 2 жыл бұрын
KZbin soomaali leedahay hadii wax laga faa,idaayo waa youtubekan mahadsanid mas,uul aniga ahaan waxa badan ayan ka faa,idey mahadsanid
@omardayip6919
@omardayip6919 2 жыл бұрын
Subscribe isaar wllo
@sunaansomalicitizenssc7045
@sunaansomalicitizenssc7045 2 жыл бұрын
1)Graduation services including gift 🎁 gargantuan gawn photo 📸 2) solar instalation services 3) guest House 🏠 with full services Internet kitchen facilities
@yasinabdisamad8355
@yasinabdisamad8355 2 жыл бұрын
Waxa Ugu muhiimsan Ee Ganacsiyadu Ku horomaran Waa Shuraakada wanagsan. Intaadan Ganacsi Bilaabin Ama aadaan Uso Bandhigin Fikrad Ganacsi Qof aad isleedahay la shurakow Marka Hore iska eeg Kartidiisa , Aqoontisa , Dadaalkisa joogtada ah , iyo inaad tihin Dad isku ahdaaf ah Oo raba inay Xaqiijiyan . Shukrn .
@ahmedabdirashiid7797
@ahmedabdirashiid7797 2 жыл бұрын
Waxyaalaha aan is waydiiyo waxa weeye "Aniga waxaan ku noolahay Garowe, Puntland waxay ka mid tahay Magaalooyinka ugu fiican ee cadceeda looga faaidaysan karo, Hadana way yartahay Cid Solar ISticmaasha, Hadana Shirkadihii Korontadu waa Qaali saaid ah.
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 2 жыл бұрын
Asc walka walka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin jimco wngsn kheerkeda allaha nawaafajiyo amiin
@mowledabdi5365
@mowledabdi5365 2 жыл бұрын
Ustaad allah ha ku barakeeyo
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 2 жыл бұрын
Macha allah bro Alle haku barakeeyo Wll
@saalahmohamad7445
@saalahmohamad7445 2 жыл бұрын
Maasha Allah Jazakallah walaal
@suleimanyasin6199
@suleimanyasin6199 2 жыл бұрын
Mansha allah, masuul allah haku xafido
@amiraturkish9307
@amiraturkish9307 2 жыл бұрын
Jasaakallah khair wll
@mousealiabdi291
@mousealiabdi291 2 жыл бұрын
Manshalah sxb alle haku barakeyo.
@dhagasayn6370
@dhagasayn6370 2 жыл бұрын
Mnsha allah thnks
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 жыл бұрын
Mahdsnid ustaad keep going
@rapiilelaabjeceel1809
@rapiilelaabjeceel1809 2 жыл бұрын
Cong bro 100k thankz fikrada nala wadaagtay
@amalindho7664
@amalindho7664 2 жыл бұрын
Mashaa allah
@hipaaahasan5049
@hipaaahasan5049 2 жыл бұрын
masha allah tartanbaan ku jiraa fikir ganacsiya alxmdullih wan ka faidaysan shukran wll adiguna
@abdullahimohamudabdullahi3572
@abdullahimohamudabdullahi3572 2 жыл бұрын
Masha allah mahadsanid
@ahmedqadar6227
@ahmedqadar6227 2 жыл бұрын
Mashaa-Allaah,Barnadmij Faa'ido U leh Umadaha,Waad ku Mahad-san tahay
@jayneindhayare6858
@jayneindhayare6858 2 жыл бұрын
Mahadsanid wlaal.
@inasayid8791
@inasayid8791 2 жыл бұрын
Masha Allah Tabaraka Allah Waxanse jecelaan laha Somalida North America iyo Yurub joga inad iyagana fikarado ganacasi hadad hayso aad nala share gareyso Thanks
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
Shukran pro garabkaaga nahay❣
@baboyarow1128
@baboyarow1128 2 жыл бұрын
Shukran walaal
@suleimanyasin6199
@suleimanyasin6199 2 жыл бұрын
Mansha allah, fikrado fiican ayaad nala wadaagta walaal sakariye xaqiiq waxaad tahay channel ka ugu wax tarka badan ee fikrado ganacsi laga helo ✍️✍️💯
@mustafecalijamac6312
@mustafecalijamac6312 2 жыл бұрын
كثر الله أمثالك أخي
@omardayip6919
@omardayip6919 2 жыл бұрын
Wllo subscribe isaar
@m.mshuriye8256
@m.mshuriye8256 Жыл бұрын
Masha allah jzka allahu khyran wll
@safiyamohamed735
@safiyamohamed735 2 жыл бұрын
ALLAH HA KU BARAKEEYO HABO🇸🇴🖐🏽
@FarhanDekow-vu7dz
@FarhanDekow-vu7dz Жыл бұрын
Mahadsanid wll
@HamdiVlogs238
@HamdiVlogs238 2 жыл бұрын
Great 👍 topics
@historynerd7549
@historynerd7549 2 жыл бұрын
Thanks for sharing
@niciimaawil4731
@niciimaawil4731 2 жыл бұрын
Mansha Allah wll
@mohamedadan2711
@mohamedadan2711 2 жыл бұрын
MashaAllah zacherie
@ckmustafcali5576
@ckmustafcali5576 2 жыл бұрын
mahadsanid wll wn ka faiday fikirada quruxda bdn
@omarcisman3757
@omarcisman3757 2 жыл бұрын
Thanks
@saaraabdi4842
@saaraabdi4842 2 жыл бұрын
Mnshllh allaha zaki
@jirdemaxamed6206
@jirdemaxamed6206 2 жыл бұрын
Mnch Allah waa macluumaad muhiima mhd zanid
@duaalemedia223ksupscribe8
@duaalemedia223ksupscribe8 2 жыл бұрын
Thanks lagenow
@husseinmursal7830
@husseinmursal7830 2 жыл бұрын
thanks wll
@SUBEERDCOSTA-wd2tq
@SUBEERDCOSTA-wd2tq 2 жыл бұрын
Keep going pro
@hayadadam3312
@hayadadam3312 2 жыл бұрын
Maansha Allah ilahay caqliga hakuu barakeeyo
@omardayip6919
@omardayip6919 2 жыл бұрын
Wllo mcn subscribe isar
@khalidsillah4525
@khalidsillah4525 2 жыл бұрын
Likta waa iga horeyasaa horey usoco
@niciimaawil4731
@niciimaawil4731 2 жыл бұрын
Faa ideysta walaalayaa
@dalmardaahir4587
@dalmardaahir4587 2 жыл бұрын
Sakariye Abdullahi Ali Waad mahadsantahay walaal runtii waxaad tahay haldoor fikrad iyo aragti wanagsan leh.
@abdirisakgagaa7957
@abdirisakgagaa7957 2 жыл бұрын
Salama Mr abdalla
@mahdianuura1226
@mahdianuura1226 2 жыл бұрын
Asalam aleikum walkey, ma iga cawin karta uk jamacad ina ixareyso InshaAllh mel an kaala so xidhiidho aad ba ugu bahany
@cabnaasirfarxaan9764
@cabnaasirfarxaan9764 2 жыл бұрын
Asc zakariye
@somstarmedia7274
@somstarmedia7274 2 жыл бұрын
Ascxaabta haley kala kiciyo Somstar media waa iga jiifta KZbin's
@omarxidig6973
@omarxidig6973 2 жыл бұрын
Ustaad Wa qorshe fcn Lkn Somaliya Dharka Qalin jabinta lama kireeyo , Jmcdaha ayay Ardayda ka gataan , Kadibna Ardayga Dharka ayu qaata Kirana ma ahan ♥😋
@hamdafarah825
@hamdafarah825 2 жыл бұрын
Jamacada wll qasab in aad $200 bixiso ma jiro wax bilash ah ticket xaflada iyo dharka isku xidhan
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 жыл бұрын
Halkan ka booqo Mareegta kiraysa adeegyada qalinjebinta jaamacadaha. churchillgowns.com/
@husseinismail7007
@husseinismail7007 2 жыл бұрын
Ilahye caqaliga iyo cilimigaba ha kubarkeeyo
@wardamohamed
@wardamohamed Жыл бұрын
Aad bad u mahadsanthy wll
@najmajama1396
@najmajama1396 2 жыл бұрын
@sakariye Abdulahi Ali alle haku sharfo wll wxan noso gudbisaa fikrada aad u wnagsan adoo an hdalbadan odhan baad hdana muhiimada noso.gudbisaa halkaa wxa ka cad in ad somalida horumar la jeceshahy jasakalaah ✋from burao
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 жыл бұрын
Wa iyaaki waad ku mahadsantahay faalada qiimaha badan
@bashiirmacalin7194
@bashiirmacalin7194 2 жыл бұрын
Walal masha Alllah lkn waxan jeclaa inan ka hadasho oo na fahansinso noocyada solar panels ka iyo wax soo saarka mid walba iyo qiimaha mahadsanid
@saamiyaabdilahi8212
@saamiyaabdilahi8212 2 жыл бұрын
Wad mahadsantahay wllo sakriye alle maskaxdada hakuubarakeeyo lkn wllo sadexdan fikradoodba waxan markaa in ay quseeyan raga markaa wllo bal dumarkana fikrado quseeya nagu soo caawi
@abdisamadjama1579
@abdisamadjama1579 2 жыл бұрын
Zakariye Abdullahi Ali..waan ku salaamayaa waan kugu amanayaaa inaaad tahay qofka keliya ee youtiber ah ee Somaali ah ee Dadka lawadaaga Fursadaha nololsha dhabga ah waaaxaaan kaaa codsanlahaaa inaaad Dropshipinka iyo Amazon FBA... noogu Soo darto .... waxaaan kaloo ku odhan please nala wadaaag Suuqa Turkiga iyo Kana china keebaaa raqiisaysan thanks
@shortsRecap4321
@shortsRecap4321 2 жыл бұрын
Cabdiraxmanow haben dhawayd waxan kugu arkay telesomta hostedada ado kaluunka safari garaysanaya😁😁🖐️
@Baarrionline
@Baarrionline 2 жыл бұрын
I can't wait for 100K Subscribe Keep going Ustaad
@sabrinali8664
@sabrinali8664 2 жыл бұрын
Wll shaqo ayaan rabaa plz hdaa heyso ila soo xariir
@Baarrionline
@Baarrionline 2 жыл бұрын
@@sabrinali8664 tu noocee ah
@sabrinali8664
@sabrinali8664 2 жыл бұрын
@@Baarrionline wll shaqo guri ama maqayad dukaan shaqo un waan ubahanahy wll waxana jogaa kenya hadaa heyso
@Baarrionline
@Baarrionline 2 жыл бұрын
@@sabrinali8664 sorry wll kenya ma jogo
@sabrinali8664
@sabrinali8664 2 жыл бұрын
@@Baarrionline thanks wll
@user-os8gv8vk1j
@user-os8gv8vk1j 2 жыл бұрын
Kufarsxanaha in aan Barto channel kaga.
@mucaaddkhadar474
@mucaaddkhadar474 2 жыл бұрын
soo dhig wll linkiga maga meesha la dhigayo kirada
@cabdullahi4450
@cabdullahi4450 2 жыл бұрын
3rd
@sabiirnabdirisaq3594
@sabiirnabdirisaq3594 2 жыл бұрын
Dadka ogu horeya o muqalkaga dawada ahay xagen kalo kala so xirira wll su alo badan ayan weydin ayan u qaba
@nasraabdrisaq8478
@nasraabdrisaq8478 2 жыл бұрын
Mahadsanid wall suuqa cryptcurrency crash baa ku dhacee baan maqllee kasoo hadal iyo fursadaha hada jira
@carabofficial3789
@carabofficial3789 2 жыл бұрын
waa fikrad WNGSN runtii
@ahmedfaahim3787
@ahmedfaahim3787 2 жыл бұрын
Muqdisho guryo waa-weyn ba Ku yaala misana aad u qurxoon
@sahracumar8769
@sahracumar8769 2 жыл бұрын
Asc zakariye weyr alsh ku siiyowax aan u baahay ayaaf sheegtatalefonkad ayaan u bshanahay
@CUMARXAASHIHIRAABE
@CUMARXAASHIHIRAABE 2 жыл бұрын
Nio kofurta somaliya dhib waxa ka jiro ah maamulo is diidan caqabada ugu weyn waa isku socodka o dhib miiran ah , howl cusub na marka bilaabeyso waa kasii darantahay balse ninkii indho adag dadaalana waa macquul.
@abdirahmanwarsame9111
@abdirahmanwarsame9111 2 жыл бұрын
Solar installation and maintenance aniga ayaa ka bartay India Wadanka kaga shaqeeyay Wa fursad aan dayacay oo gadaal ka qoomameeyay. Inkastoo caqabad leedahay sababta oo ah fahanka dadka ayaa aad u yar, cost wa qaali ilaa alabtan oo dhan ban soo dhoofina.
@homeofquran7134
@homeofquran7134 2 жыл бұрын
Wll shirkadiinu dadka mabarta sollarka
@abdirahmanwarsame9111
@abdirahmanwarsame9111 2 жыл бұрын
@@homeofquran7134 walal shirkado bixiya course wa jira lkn shirkada aan u shaqayn jiray hadda training ma bixiso lkn magaalada joogto ayey ku xidhan tahay. Wa la hela training
@MohamedAli-js7tu
@MohamedAli-js7tu 2 жыл бұрын
Wad mahadsanthy walal lkn solarka waxa no shek taa qiimaha solarka iyo nocyadiisa
@realboy1947
@realboy1947 2 жыл бұрын
Yaa diyaar ah oo ila bilabaa wllo qof goa,aan leh ha ila so xarira
@maamatv1692
@maamatv1692 2 жыл бұрын
Diyaar walaal
@realboy1947
@realboy1947 2 жыл бұрын
@@maamatv1692 hallee kala soo xariraa
@zekeriaabdi5133
@zekeriaabdi5133 2 жыл бұрын
Arinkaa hdad ila gali karto cost ahaan diyaar baani nahay wll
@shugriegek3670
@shugriegek3670 2 жыл бұрын
@@realboy1947 ASC WALAAL ANA DIYAAR BAAN AHAY GOORMAAN SOO WADA XIDHIIDHNAA
@homeofquran7134
@homeofquran7134 2 жыл бұрын
Aniga diyaara wll Mogadishana kusugnahay
@baboyarow1128
@baboyarow1128 2 жыл бұрын
Online Ayan gali Rabe business wad mahadsante
@sahalahmedali7499
@sahalahmedali7499 Жыл бұрын
😩
@ubaxlemiicaad4980
@ubaxlemiicaad4980 2 жыл бұрын
Dharka qalin jabinta 100$ ba lgu kireeya per day ga markad hargeysa joogto
@monamandeeq3059
@monamandeeq3059 2 жыл бұрын
😲macquuul maaha mala wa qaaaliye jamacadu miyaanay bixin?
@youtubelovers5056
@youtubelovers5056 2 жыл бұрын
Salaamu caleykum sakariye waa ku salaamay hadii aad tagatay waxaan kuu soo qoray inaan u bahanahay website marka waxaan rabaa inaad arinta iga caawiso oo aad igu soo dirto qof ii sameeya webpage ganacsi insha allah meelo badan baan ku qoray ilaa hada wax iiga soo jaaaba ma arag
@zakiyamaxamed2764
@zakiyamaxamed2764 2 жыл бұрын
Meel lagaala soo xiriiro soo qor
@faacilkheyrchannel.5707
@faacilkheyrchannel.5707 2 жыл бұрын
Laakiin jaamacahada England 🇬🇧 jaamacada dhexdeeda ayaa laaga helaa
@herzaremadar6491
@herzaremadar6491 2 жыл бұрын
Aduu ganacsi ma leedhy
@sigadyare9032
@sigadyare9032 Жыл бұрын
Nooce ba ogu fcn
@dadullahmohamed99
@dadullahmohamed99 2 жыл бұрын
Zakiyow bro jamacdaha wadankena kuyal dhar makirestan dufcad kasto qalin jabineso dharkeda wa latola ardayda xafadahoda uqata aniga kow ka eh oo hda xafada iyalan marka jamcadaha wadanka kuyalo sharcigas mayaqanno
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 2 жыл бұрын
Kawaran hadii Jaamacadaha dan lala wadaago iyaguna figradaa kala shaqeeyaan ardayda Ganacsiga rabba inay galaan si loo wada dheefo, Qorshe fiican oo caalamka lamid ah way noqon lahayd.
@abdullahiabdiqadir7860
@abdullahiabdiqadir7860 2 жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye waa qaali , $ 250 arday laga qaaday 4 Sano ka hor mana soo qaadan moqdishuu
@dadullahmohamed99
@dadullahmohamed99 2 жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye wey ficnan lahed bro lkn jamacdahena dadka ka howl wada dhunta ufuran ardayda markey jamcada ka qalin jabinayan lacaga an macqul gal ehen laga qada kuwaso lagu magc shego xaflada dharka io shadada
@mahadabukarahmad9047
@mahadabukarahmad9047 2 жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye weey fiicnaan laheyd lkn nin hunguri bartay kaama yeelaayo half isii halfna qaado
@dalmaraxmed6627
@dalmaraxmed6627 2 жыл бұрын
Asc wall zakariye talo gancsi ayan kraba mel aan kla soxariro isheg
@Amiinrufaai1
@Amiinrufaai1 2 жыл бұрын
Lkn somalia dharka qalin jabintaba 25dollar ayaa lagu gataa
@abdimahamud4548
@abdimahamud4548 2 жыл бұрын
wll marka hore aad baad u mahad san tahay marka xigta nidaam ka airbnb ga sidee guriga loogu soo darsan karaa haduu Qof kii rabo inuu kusoo darsado
@homeofquran7134
@homeofquran7134 2 жыл бұрын
Wll youtubka weydii
@hoygafanproj7397
@hoygafanproj7397 2 жыл бұрын
Aduu mad qabaty se ganacsi ma leeday
@abdirazaksheikh2512
@abdirazaksheikh2512 2 жыл бұрын
Mahadsid wll zakaire lkn walaal Kiraynta goonka jaamacada baa haysta bro somali waxba iskuma ogola jamacada baa kiraysa Warqad waa lagaa saxeexayaa
@qunyarsocdefilms7712
@qunyarsocdefilms7712 2 жыл бұрын
Waa magaaladee wll Magaalada ay jaamacadeheedu hayaaan dharka
@za-ig9sx
@za-ig9sx 2 жыл бұрын
Fikrada 1àad waa mid shaqeyneysa waqtiga ugu muhiimsanna waa xiligaan ardayda qalin jabintooda waqti yaraa ka haray sanad dugsiyeedyada waa gabo gabo ka faaideysta fursadaa waa fursad weyn
@cabdi-qeyrtube122
@cabdi-qeyrtube122 2 жыл бұрын
Asc, Walal Albaab walbo kaa xiran Allah haku furo, Murug walbo aad dareemaysana farxad aan dhamaan Allah hakugu bedelo, hadad subscribe isaarto, Gambaleelkana aad furatid Aamiin Yaa Allah, Waxa laga yaabaa adiga inay kula fududahay, balse anaga qiimey noo leedahay.. Pin 📌 walaal Zakariye kheyr Allah haku siiye .
@abdullahihajji9400
@abdullahihajji9400 2 жыл бұрын
Walalayalow ninkaan intagramkiisa halli radiyo ciddii igu dhaanto
@mariamahmed9936
@mariamahmed9936 2 жыл бұрын
Description ku ku qoranyahay video ha hoostisa riix
@HamdiVlogs238
@HamdiVlogs238 2 жыл бұрын
Great 👍 topics
ILA DAAWO HAL ABUURKAN GANACSI - QUDAARTA GURIGA GAAS U BADAL!
9:19
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 36 М.
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 10 МЛН
5 GANACSI AAN LOO BAAHNAYN
11:32
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 26 М.
5 GANACSI OO 2 KUN DOOLAR LAGU BILAABI KARO
14:27
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 84 М.
XAFIIS REAL ESTATE QAABKA LOOGU SHAQAYSTO | 8 Services
9:13
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 16 М.
SEDEX GANACSI OO FURSADO HADA KA BANAANYIHIIN
13:20
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 50 М.
DHALINYARO 500 DOLLAR 4 TAN FIKIR KAGA SHAQEE ( DO YOU HAVE 500 DOLLARS DO THIS)
12:00
6 FIKRAD ARDAYGU LACAG KA SAMAYN KARO 2024 - 6 Student Side Hustles
9:09
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 22 М.
3 GANACSI WARSHADOOD ILA DAAWO ( REACTING 3 SOMALI BUSINESSES )
12:34
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 43 М.
TUSAALAHA NIN DHALINYARO AH OO 1 MILLION DOLLAR DROPSHIPPING KA SAMEEYA
10:19
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 36 М.
5 FIKIR $1000 KU SAMEE BILKASTA QURBO-JOOG SIDE HUSTLES
10:30
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 39 М.
🎀 strong challenge with @RezoHulk #challenge #funny #foryou #gym
0:30
Forming of goal foam || A2Z SKLLS
1:00
A2Z SKILLS
Рет қаралды 32 МЛН
САКЕНДІ ҚАТЫНЫ ҚЫЗҒАНЫП ҚАЛДЫ
0:31
Ән - көңілдің ажары.
Рет қаралды 208 М.
Забота Казахов🇰🇿
0:45
QAZAQ PEOPLE
Рет қаралды 276 М.
САКЕНДІ ҚАТЫНЫ ҚЫЗҒАНЫП ҚАЛДЫ
0:31
Ән - көңілдің ажары.
Рет қаралды 208 М.