No video

XAFIIS REAL ESTATE QAABKA LOOGU SHAQAYSTO | 8 Services

  Рет қаралды 16,927

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

Күн бұрын

Muuqaalkan waxaynu kaga hadlaynaa 8 adeeg aad ku bixin kartid xafiis Real Estate oo Guryaha iyo dhulka lagu iibiyo ama lagu kireeyo.
Ka Iibso PDF ka 👉payhip.com/b/s...
Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeA...
► Social Media igala soco!
📸 / zakariyecaawiye
📖 / sakariyecaawiye
🐦 / zakariyecaawiye
💛 / zaki-sool
👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
► www.paypal.me/...

Пікірлер: 51
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Dilaalka Deegaanka imisa percentage ayuu qaataa iibka dhulka ama guryaha?
@user-zl7nz2mr3h
@user-zl7nz2mr3h Жыл бұрын
Where is your number iwant order please.
@abdijibarAj
@abdijibarAj Жыл бұрын
Waxey ku xeran tahay qiimaha dhulka iyo sida loo wada heshiiyo tusaale hadii dhulka laga bixinaayo 30k waxaa dalaal ahaan loo kala qataa 1.5k ilaa 2k cml aniga ayaa k shaqeeya Public notary muqdisho
@Macalinka12
@Macalinka12 Жыл бұрын
@@ZakariyeCaawiye wll video waxaad ka soo samaysaa qiimaha ka baxaya swimming pool wayn oo waves leh
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
@@abdijibarAj Mahadsanid waa qiimo aad macquul u ah
@cabdalemohamud917
@cabdalemohamud917 Жыл бұрын
Wxay ku xidhantay dhulka inuu leegyay marka way kala dawan tay
@kenyattalibaaxlaaleys2754
@kenyattalibaaxlaaleys2754 8 ай бұрын
Ninka keliya ee aan arkay inuu wax bulshada faa'iido u leh soo gudbiyo mahadsanid wll alla haku barakeeyo
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 Жыл бұрын
Aadbaad u mahadsantahay wll. Runti qolo real state ah oo qaabkan qaab u eeg u shaqaysa ba jirta hargaysa kuwaas oo ganacsigodu guuleystay.
@engapdirahman6079
@engapdirahman6079 Жыл бұрын
wll magacooda maxaa la yidhaah ma iisheegi kartaa
@engapdirahman6079
@engapdirahman6079 Жыл бұрын
yaa wll waan u baahna Qof dhul ii iibiye
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 Жыл бұрын
@@engapdirahman6079 National Rental baa la yidhaahdaa.
@cabdiraxmaancllaahisiraad179
@cabdiraxmaancllaahisiraad179 Жыл бұрын
Ustaad zakariye Allha ku barkey
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Aamiin walal dhamaanteenba
@cabdiraxmanxashi6663
@cabdiraxmanxashi6663 Жыл бұрын
Msha allah wlo sakariye wax badan ayaan kaa faaiday fikrad wngsan oo aan rajaynaaayay ayaad bilowgeedii igu dhiiri galisay shukran wlo
@meymunabdulle8663
@meymunabdulle8663 Жыл бұрын
Ustaad Adigo Mhdsn Ganacsi Gabar Dhalinyara ah Guriga ku bilaabi karto Qiimahane aan aad ubadnen Noga So hadal Mhdsnid ❤
@engapdirahman6079
@engapdirahman6079 Жыл бұрын
ice cream and cake Shake Bussines waa ganacsi aad u faaido badan Runtii Gabadh ahaana aad guriga ku bilaabi karto
@engapdirahman6079
@engapdirahman6079 Жыл бұрын
@@mariamhashim9014 aad iyo aad wll hadii aad dadaal ku darto ganacsi nacfi leh ayuu noqonaya
@mariamhashim9014
@mariamhashim9014 Жыл бұрын
@@engapdirahman6079 absolutely wll
@unolowmanta7508
@unolowmanta7508 Жыл бұрын
Ganacsiga cake aroos aad loo habeeyay
@user-mr3ub5cc3i
@user-mr3ub5cc3i 6 ай бұрын
Thanks wll soo badi wll
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Thanks ustad Zakariye waa fikrad aad ufican
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Mahadsanid Dr soo dhowow
@aminageid6297
@aminageid6297 22 күн бұрын
Good idea i want
@kulmi1
@kulmi1 Жыл бұрын
Masha Allah jazaka Allah khayr walaal fikradahaaga wanaagsan ❤
@mustafedurun2576
@mustafedurun2576 Жыл бұрын
Mahadsnid ustaad
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye Жыл бұрын
Adaa mudan Mustafe soo dhowow
@mohamedhassanhaashi9495
@mohamedhassanhaashi9495 Жыл бұрын
Mahadsanid
@AhmedHassan-ed3be
@AhmedHassan-ed3be Жыл бұрын
Wll waxn raba qalab ka biyaha dhul ka ku jira shego wll iyo xaga laga hela yoo bilis mahdsanid pro
@OgaalkaSirta
@OgaalkaSirta Жыл бұрын
Tanks bro
@Secularism25
@Secularism25 5 ай бұрын
Video starts at 1:00
@hoodoismacil465
@hoodoismacil465 Жыл бұрын
Thank you bro❤️
@safiyamohamed735
@safiyamohamed735 Жыл бұрын
Masha ALLAH
@MohamedAbdullahi-kf2in
@MohamedAbdullahi-kf2in Жыл бұрын
Wllo adigo mahadsan kaso hadal mashinada lagu sameyo peanuts
@Fariiha_tayo100
@Fariiha_tayo100 Жыл бұрын
Wll waxaad naga caawisaa alibaaba sida aggency fiican uheli lahaa plz iisoo jawaab😢
@ridwaanxasan7207
@ridwaanxasan7207 Жыл бұрын
Asc sakariye waxa aan hayaa fikrad ganacsi sidee ayaan kuula wadaagaa
@dahirabdikhadir2912
@dahirabdikhadir2912 Жыл бұрын
Halkaan inagula wadaag walal
@hawosheik3670
@hawosheik3670 Жыл бұрын
Maashaa Allaah
@OgaalkaSirta
@OgaalkaSirta Жыл бұрын
Tanks bro
@HajiHiish
@HajiHiish Жыл бұрын
Real Estate sidee loo furaa
@MohamedAli-lq6yc
@MohamedAli-lq6yc Жыл бұрын
mechinada yar yar ee ganacsi lagu abuuri karo nala so wadag
@muraadcadde.
@muraadcadde. Жыл бұрын
Wan dhawahay
@muraadcadde.
@muraadcadde. Жыл бұрын
Sekeriyow sxb qofki talo kaa raba ma most baa in meel kle ama qofkle uu kuso maro ama file uu iibsado
@AhmedadanAli
@AhmedadanAli 10 ай бұрын
Mahadsanid
@abokorcarabileeye3177
@abokorcarabileeye3177 Жыл бұрын
Mahadsanid
5 FIKRAD OO REAL ESTATE KAGA SHAQAYSAN KARTID | REAL ESTATE SIDE HUSTLES
10:21
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 31 М.
MASHIIN LACAG FIICAN KUU SHAQAYN KARA - INVEST IN THIS MACHINE
10:48
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 24 М.
ISSEI & yellow girl 💛
00:33
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 24 МЛН
黑天使遇到什么了?#short #angel #clown
00:34
Super Beauty team
Рет қаралды 47 МЛН
How I Did The SELF BENDING Spoon 😱🥄 #shorts
00:19
Wian
Рет қаралды 36 МЛН
КТО ЛЮБИТ ГРИБЫ?? #shorts
00:24
Паша Осадчий
Рет қаралды 3,3 МЛН
HADII CULAYS DHAQAALE KU HAYSTO 4 TALAABO SAMEE
12:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 110 М.
GANACSI QIIMO JABAN - ICE CREAM ROLL BUSINESS
8:07
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 23 М.
3 GANACSI AAN LAGA MAARMIN - 3 SECTOR TO INVEST
9:24
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 21 М.
Real Estate - Hantida Ma Guurtada ah - Ustaad Hamse Habiib
3:40
Razeen Training Center
Рет қаралды 6 М.
5 MASHIIN OO KU SHAQAYSAN KARTID XUL AH
11:16
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 32 М.
GANACSI QIIMO JABAN LAGU BILAABI KARO TUSAALE DAAWO
9:28
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 22 М.
GABAR TIGREY ITOOBIYAN AH WIIL SOMALI JECESHAHAY UTIJABIYAY
14:47
Ridhwan Issack
Рет қаралды 4,9 М.
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 94 М.
500 DOLLAR KU BILOW MASHRUUC DIGAAG
12:58
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 55 М.
25 MASHIIN AAD LACAG KU SAMAYN KARTAAN ( SHAQO ABUUR )
10:24
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 49 М.
ISSEI & yellow girl 💛
00:33
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 24 МЛН