No video

3.SADAX DAAN CREAM KEE BA JARA HAARAHA WAJIGA??????

  Рет қаралды 285,283

Ruumi Channel

Ruumi Channel

Күн бұрын

Пікірлер: 420
@nimonurie567
@nimonurie567 Ай бұрын
Abyo wajiga finan aya igaso baxay iyo madmadw ay igu reben cream ifican isheg
@munacali3177
@munacali3177 2 жыл бұрын
War anigu nuur herbalka baan marsada waxbna kuma daro waana Karen fiicn anigoo wajiga wada fin iyahy oo dhiiqo iga soo saartay baa gabari isiiisay wllhi masha alllh hada lama mood wajigeyga weligay inaan xabdi iga soo bixim xalay dhalay jandanii laygumaba soo qaado suuu igalay anaa og
@asmiitaaragsan5536
@asmiitaaragsan5536 2 жыл бұрын
Anaba wlhi chandani layma tuso hada shivanya cream isticmaala
@gabarmudug1134
@gabarmudug1134 Жыл бұрын
Wali maisticmashaa walal noordiii
@NasroXamud-lu6mf
@NasroXamud-lu6mf 8 күн бұрын
Nuuro mala marsan karaa 2024
@NasroXamud-lu6mf
@NasroXamud-lu6mf 8 күн бұрын
Shivanya ani hubaa m.a
@Sahan12341
@Sahan12341 2 жыл бұрын
Asc gabdhaheena Somaliyeed gaar ahaan kuwa kasheegta haraha siday idiin sheegtay walasheen haraha wax kaxeeyo oo rasmi ah lama hayyo waxaan kula talin gabdhaha haraha kasheegto marka hore caloosha bixi marka labaad Huruuda Dabiiciga ah isticmaal marka xigto Qoraxda ha isu dhigin wajigaaga jirka qoraxda wuu ubaahantahay lkn wajiga waxmari sida Huruuda Waxaad ku qastaa caano ama biyaha bariiska Huruuda waa Daawo waana la cabbaa lkn waa in ay dabiici ahaato (Natural maha midda Xawaajiga lataalo suuqa ee waa midda loogu tala galay wajiga. taas cabba oo wajiga marsada
@ruumichannel
@ruumichannel 2 жыл бұрын
Thanks xabibti sida quruxda badan Ee Ad ula talisay
@Sahan12341
@Sahan12341 2 жыл бұрын
@@ruumichannel 👍🙋🏻‍♀️💕
@Kim_____ra_ni
@Kim_____ra_ni 2 жыл бұрын
Mnsha allh xbbti aad ayaa umahad santahy sida qax nogu sharaxday waxan jeclan laha jirka kalenah ina kaso hadasho creamada ufiican thnk you sister
@zeynabmohamud3257
@zeynabmohamud3257 2 жыл бұрын
MashaAllah sister i like noor cream very much
@batulabatula5205
@batulabatula5205 2 жыл бұрын
Noor cream is the best
@xalimacabdi3362
@xalimacabdi3362 2 жыл бұрын
Masha allh abyo waad Mahasan tahy ani wax isticmala jandani wax marsanayey wax bdn masha allh bye wajagi wax iga dhaha Qurux shugrn
@uniquehooyo
@uniquehooyo 2 жыл бұрын
MashaAllah xabiibti JzkaAllah
@fowsiyoosman8746
@fowsiyoosman8746 2 жыл бұрын
Masha Allah queen shukran
@maryamaruun9686
@maryamaruun9686 2 жыл бұрын
Sister anoo jiifa oo shivanya imarsanthy ayaa kudaawanayaa wna mahdsanthy🥰🥰🥰🥰🥰🥰🙏👍
@umasuheyla4175
@umasuheyla4175 2 жыл бұрын
Abyo shavinyada ano walikey gream marsan ma marsankaraa is cadeeys ar muu yhy on saaid u cadadaa
@ruumichannel
@ruumichannel 2 жыл бұрын
Maya kuma cadeynayo wuu ku dhalalina kaliy
@Nasra_Abdirahin1
@Nasra_Abdirahin1 2 жыл бұрын
@@umasuheyla4175 waxba ha marsan abyo sidada ku wanag San
@AAAbdi-eb2of
@AAAbdi-eb2of 2 жыл бұрын
Waa sun waxaa ay amaanaysaa Dumarlkii khatar bay ku jiraan
@happy17oct9
@happy17oct9 2 жыл бұрын
Shivaniya iyo jandanii orijinalkooda noosoosheeg abaayo plze
@heesoraabah
@heesoraabah 4 күн бұрын
Mansh allah hno jandaniida ayan marsadaaa lkn wajiga ayaa finan iga soo baxeen markaaa madow ayuu igaga tay maxaa goya madawgaaa wllo
@shukriabdullahi7967
@shukriabdullahi7967 2 жыл бұрын
Aniga Noor isticmaaley wuuna fiicanahy🥰🥰
@neeyruuscadey4248
@neeyruuscadey4248 2 жыл бұрын
Masha allah abayo wan fahmey kheer allaha ku siiyo waxan kuweydina hooyada markey walac tahey uur qaado mararka qaar honqorta yar yar ee mad madow oo qoorta kasobaxo wax baa.bi iyo hada garaneyso ila wadaag xbbty
@haaliilmi5102
@haaliilmi5102 2 жыл бұрын
Haa xabibiti aniga xita aad ayan uu qaba honqoraha qorta insha Allah walashey in aay no faideso ayan rayejenay
@neeyruuscadey4248
@neeyruuscadey4248 2 жыл бұрын
@@haaliilmi5102 uurka miya ku yeelatey mise wakuwo caadi kaaga sobaxey abayo
@samuusaid90
@samuusaid90 2 жыл бұрын
Abayo aniga kula mida markan uur leyahay iga so baxda lkn waa mid yar yar oo madoow kareen kujajabo xoq wayka dhamane
@zizizukar1621
@zizizukar1621 2 жыл бұрын
Dhamantood waa chemical, wax ay haleeyan mooye waxba ma taraan😁
@Mariam-Hussein94
@Mariam-Hussein94 2 жыл бұрын
From tiktok aan ahay thanks abyo
@Ummmusdalifa
@Ummmusdalifa 2 жыл бұрын
Tiktok geeda noo sheg wllo
@caziizaosman7410
@caziizaosman7410 2 жыл бұрын
Noor wajiga kaliya mahan all skin type baa ku qoran
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 2 жыл бұрын
Abayo all skin type waxaa laga wadaa wajiga dufanka leh iyo kan qalalan iyo kancaadigaa
@saynabcisman7794
@saynabcisman7794 Жыл бұрын
Wllo qali mahad sanid ishalaha jandaniga wan marsan jiray oo intu iga raray haraha ayan miyi yara ado dabeto waxba wa iga tari wayay ana maba sugine wa ka guray lakin ishalah hadan dub ugu laban qali ♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@Murayo-ur2qr
@Murayo-ur2qr 3 ай бұрын
ABAAYO JANDANIIGA HAARAHA MAJARAA
@naciimomohamed4170
@naciimomohamed4170 2 жыл бұрын
Masha Allah abaayo
@hamdazuhuuur6122
@hamdazuhuuur6122 2 жыл бұрын
Masha xptii keep giong💯💯❤️❤️
@qalbiqurax9781
@qalbiqurax9781 2 жыл бұрын
Shivanya wa karem masha allah ah ani kuwan kale warka mahayo lakin shivanya wa qaren inabo cadi ahen masha allah haro iyo gin wa udawo ana ka hubo
@liina_hasan
@liina_hasan 2 жыл бұрын
Abyo maxaa laku daraa marka aniga faiza baan marsadaa haaro ayeena iku bilabaneyso
@gabarmudug1134
@gabarmudug1134 Жыл бұрын
Shaviniga ma mamarsata wali
@sadiomohamed3721
@sadiomohamed3721 2 жыл бұрын
Masha Allah tabaraklaah
@هنادي-12
@هنادي-12 2 жыл бұрын
Masha Allah abayo wa runta aniga fece oil ayan ahay hadan dhow cream is ku marsado nabro Iga so baxa lkn hadan hal xabo le Mar saro cadi waye fece wash ka xita wey ka la yihin wana is ka firiya waxa ku qoran wax kasto inta adan so gadanin is ka firiya keep going sister ❤️❤️❤️❤️❤️
@binshariif1002
@binshariif1002 2 жыл бұрын
Kula mida ahay maxa iticmashay abayo
@sacdiyohassan4727
@sacdiyohassan4727 2 жыл бұрын
Abaayo maxaa marsatay
@sumayoqueen7220
@sumayoqueen7220 2 жыл бұрын
M.a tnks xppti♥️❤👍
@user-nh7cv8pi3h
@user-nh7cv8pi3h 25 күн бұрын
Masha allah
@aaminamohamed3526
@aaminamohamed3526 2 жыл бұрын
Mansha allh xagee kahelaa
@nopla1242
@nopla1242 2 жыл бұрын
Maashaa allaah go ahead your xijaab
@umumohamed1071
@umumohamed1071 2 жыл бұрын
Sadexda cream wan isticmalay waxa i naasibtay chandani da lkn creamadaas copygooda badan wa adag tahay saa u kala aqoonsato copy iyo originalka nuur cream copgisa isticmalay sanad waxa raadinayey elergiga igu kicisay wax iga baabi iya
@sahrawarsame4174
@sahrawarsame4174 2 жыл бұрын
Ani noor iyo chandani laba dhibato weyn i geeysten labo sano wajigeyga wa laga naxaye heer waxa garay saliido un marsado wax walbo ku xasasiyodo kadib marka ladnaday shivny bartey wey i naasibtay all copy le noqden
@samiirayuusuf8788
@samiirayuusuf8788 Жыл бұрын
​@@sahrawarsame4174abayo anaaba shivn marsaada 2 saano marsanayey waanay inaasibtsy walhi m a weye❤
@Murayo-ur2qr
@Murayo-ur2qr 3 ай бұрын
​@@sahrawarsame4174 Abaayoy haarihii maxaa kudaweysay
@NasroXamud-lu6mf
@NasroXamud-lu6mf 8 күн бұрын
​@@sahrawarsame4174 ani shivanyaa marsade aan hubaa
@user-ve6jf6vk3m
@user-ve6jf6vk3m 2 жыл бұрын
Mansha allah shguran wll
@umusalman1062
@umusalman1062 2 жыл бұрын
Masha allah abayo waa runtaa waan arkay
@foos7330
@foos7330 2 жыл бұрын
Asc creamka nuur calaa nuur ma heysaa holland baan kula deganahay hadii aad haysid waa ubaahanahay?????
@ruumichannel
@ruumichannel 2 жыл бұрын
Maya
@farhiyomohamedaliali8706
@farhiyomohamedaliali8706 2 жыл бұрын
Thanks 👍 abayo maku qasankar bumatada qaliba
@mssdagan9183
@mssdagan9183 2 жыл бұрын
Boomato saliid iyo gaduud uron majirta xabbti
@najmafaysal4522
@najmafaysal4522 2 жыл бұрын
Maanshalaah
@anisaali1526
@anisaali1526 2 жыл бұрын
Jazaakillaahu kheyran ukhtil caziizah😘
@boqoradamj5606
@boqoradamj5606 2 жыл бұрын
Anaba iga hadashay abayo
@sophiahussein6808
@sophiahussein6808 2 жыл бұрын
Masha Allah
@user-mn1eb8mp8j
@user-mn1eb8mp8j 2 күн бұрын
❤shugran xbbti
@safiyalucky7893
@safiyalucky7893 2 жыл бұрын
Wlley waxani wax yeelo badan leyihiin mana fiicna inla isticmalo dhalinta jojiya leyahay
@ruumichannel
@ruumichannel 2 жыл бұрын
Wax dhib leh Maha kuwan wllo
@fdwehliye7048
@fdwehliye7048 2 жыл бұрын
@@ruumichannel baradho iyo burbaad wax kasheegee kuwaana waad amaanee baradho haadaan marsado oon iska dhaafo wajigeyga waa sidiisi lkn kuwaan malintaa dhaafto dhabro iyo waxaada horay uqabin diyaar u ahaaw
@safiyalucky7893
@safiyalucky7893 2 жыл бұрын
@@fdwehliye7048 ani waxan waan marsaday dhibatii hada oya waji badalan weyesgay waxa ku jira biyo jidhka dadka jarjara dhalinta iga danbaysa ma hada bilabat joji cadaab qurux maha midabkaga oo aad malabka iyo caNo yogarka marsato wax ka ficn maleh
@imans3899
@imans3899 2 жыл бұрын
Cream ka ugu dameeya xagee laga heli karaa, Aniga weligay wax ma marin aan ahayn retinol cream and sunscreen anigaaba cadaan u dhashay laakiin haaro waaweyn ayaa iga soo baxay dermatology ayan u tegay I io soo qorqy Tretinoin cream lakin kaas maqaarkayga wuu xamili waayay waxan marsanjiray once a week, then twice a week inuu jirkaygu laqabsado ayay ahayd si aan u gaaro waqti aan habeen dhaaf u marsado laakiin wajigii I dhan wuuba diirmay or galkii kadhacay Iyo finan badan. Ingredients inaad noo akhrisid ayaa fiicnaan lahayd waayo creamka Noor marban Rabay in an iobsado lakin English ma ku qornayn anigana ma jecli in aan wax mariyo wejigayga aanan garanayn waxa laga sameeyay
@ladnaali7790
@ladnaali7790 2 жыл бұрын
Insha allaah iso jawab abaayo mida kale qof xasasiyad lehi ma is dicmaali kartaa nuurka
@ruumichannel
@ruumichannel 2 жыл бұрын
Dadku isku jir Maha xabibiti.tijaabi sida garka oo kale Mari hadii ay KU dhibto iska dhaaf
@fadumosamra4127
@fadumosamra4127 2 жыл бұрын
Maasha Allah dawoyinka laa iskucadeeyo ✋👍✋👍✋❤❤
@hawowasuge617
@hawowasuge617 2 жыл бұрын
Masha allaah
@hadsanabdulle2531
@hadsanabdulle2531 2 жыл бұрын
Masha Allah macaantu jura osuco
@fadumojama2521
@fadumojama2521 2 жыл бұрын
Xabiibti Asc waan cusubahay marakaa xagee ku rooshaha🥰🥰
@ruumichannel
@ruumichannel 2 жыл бұрын
Ma fahmin abayo
@fadumojama2521
@fadumojama2521 2 жыл бұрын
أنا في السويد وانتي?
@naimadibad5094
@naimadibad5094 2 жыл бұрын
Holan ey jogta ama netherland
@fadumojama2521
@fadumojama2521 2 жыл бұрын
@@naimadibad5094 waad mahadsantahay xabiibti
@hoododegan7280
@hoododegan7280 Жыл бұрын
Wll waxan leyah fina iyo daldaloolad marka keeban is ticmaal shifand iyo jadanig
@samsamkaarshe2548
@samsamkaarshe2548 2 жыл бұрын
Maashaa alla tabaraka
@umusamar6174
@umusamar6174 2 жыл бұрын
Asc abaayo plz kaso hadal kareemkaan super white abaayo waa iga sodis
@ifkaladan1268
@ifkaladan1268 2 жыл бұрын
Thnks abaayo hadaan kugu soobiray gulayso aniga waxay iga dhibtaa indhaha hoostooda markasta
@ruumichannel
@ruumichannel 2 жыл бұрын
So dhawaw abayo
@qurxontagury8066
@qurxontagury8066 2 жыл бұрын
Sis hore u soco sis
@c8kk9kkjj
@c8kk9kkjj 2 жыл бұрын
I love noor
@zamzamaadan1524
@zamzamaadan1524 10 ай бұрын
Pyo pls ina kula hdlq rabaa😢😢 Icawi wajiga duldulel iga leh wx kasta wan mariyy doctar utagay iga baabi ladahay😢
@MunaKitchen
@MunaKitchen 2 жыл бұрын
mashallah tabrkallah jazakallah qeer xabibiti
@fartunahmed3063
@fartunahmed3063 2 жыл бұрын
Har mxaa ladaha abayo
@sucaadmacalincilmi9323
@sucaadmacalincilmi9323 2 жыл бұрын
@@fartunahmed3063 ,wajiga dhabanadaada, ayaa madow yeesha ama sanka oo madoobaada, waa haar wll
@fartunahmed3063
@fartunahmed3063 2 жыл бұрын
@@sucaadmacalincilmi9323 mahadsantahay abayo sharaf Aya ledahay
@nololwcn2658
@nololwcn2658 2 жыл бұрын
🥹🥹🥹😭😭😭😭 haarbaa iwareerisay sanka ayy igaga taal wax aan ku bi iyo wlhi garan laayhy
@qamar615
@qamar615 Жыл бұрын
Bardho iyo lin dhanan isticmal abyo
@nololwcn2658
@nololwcn2658 Жыл бұрын
@@qamar615 seen dhahaa qli maan isku kariyaa mise isku shiida🥲
@coolbeibi4204
@coolbeibi4204 2 жыл бұрын
I hoop i understand your language my Somalian 🇸🇴 beibi 🥰❣️
@OpulentMotivate
@OpulentMotivate 2 жыл бұрын
Masha alha tabarikalah mahad sanid abaayo sida aad noola wadaagtay.
@muunamohamed6359
@muunamohamed6359 2 жыл бұрын
Msha allah qli dumar ❤
@sophiakileu8099
@sophiakileu8099 2 жыл бұрын
Hai where can I get this products plzz am in nairobi
@faaisoxuseen743
@faaisoxuseen743 10 ай бұрын
Wad mahadsatahy abaayo malaysku marsakar shifaani iyo jadaliik
@MunaManka-wm1so
@MunaManka-wm1so 3 ай бұрын
Masha Allaha wllshay
@raxmomaxamed5866
@raxmomaxamed5866 2 жыл бұрын
Abayo aniga Nuur Herbal ayaan marsan jiray waxna man kudarsan jirin Xasasiyana manku qabin waa ishaqen jiray Lakin markii danbe waxan isku arkay Cun cun wajigaa iyo gaduud oo gobanka ah waxyabahan kimikada oo la was qasaayo manmarsan Mana jecli walahi maqan Ciladan melel iga imatay bal wax uroon ila sowadag
@nimcomuxumadj168
@nimcomuxumadj168 Жыл бұрын
Wlley max aya marsaday waxan ka qaday qawij isla marka isku arkay wan iska dhafay dawade iga babi'ineysa an marsan kara kheyr allaha ku siye iso jawb
@xafsohussein377
@xafsohussein377 2 жыл бұрын
shukran abayo siqas ah ayan kuraba an kula tashto
@ruumichannel
@ruumichannel 2 жыл бұрын
Snapka ruun09 igala so hadal xabibiti
@edabsaninajama8379
@edabsaninajama8379 2 жыл бұрын
Masha allah🥰
@user-uu3ol4zr1p
@user-uu3ol4zr1p 6 ай бұрын
Wllo shifani wllo inbadan Baan marsanayay markii hore wuu icaawin jiray lkn hada wajiga madmadow Baan ku yeeshay ee malaha si qaldan Baan u marsadaaa
@asiadaud8185
@asiadaud8185 2 жыл бұрын
M.a queenteyda
@asiadaud8185
@asiadaud8185 2 жыл бұрын
Maxy tareysa shivanya
@cabdilaahidhuxul8429
@cabdilaahidhuxul8429 2 жыл бұрын
Guulayso abaayo
@anababdullahi686
@anababdullahi686 2 жыл бұрын
Masha Allah abaayo aad baan ku daawadaa. Aad baana kaga helay. Lkn abaayoy codkada waa ila gaabanyahay
@farahsaed8329
@farahsaed8329 2 жыл бұрын
Baayo wlhy anigu intaba wan tijaaniyey way idiidin waxd ka wsrta kozicare creamk la dhaho
@AsmaAsmaHassan-qy1xw
@AsmaAsmaHassan-qy1xw 17 күн бұрын
Souala KITo ketoconazole 3:23 3:25
@umusamar6174
@umusamar6174 2 жыл бұрын
Masha allah wax badan baan kaa faa idanay
@nasradahir8485
@nasradahir8485 2 жыл бұрын
Abaayo cream qoraxda kee isticmash xageena ka soo gadatay isku meel joognaye
@ruumichannel
@ruumichannel 2 жыл бұрын
Day Cream cadi ah wllo
@nasradahir8485
@nasradahir8485 2 жыл бұрын
Ok
@Nurasaid171
@Nurasaid171 2 жыл бұрын
Masha allah 💘♥♥
@fatximohamed6686
@fatximohamed6686 2 жыл бұрын
qofka salida leh ma amrsn kara abowe
@qalbiqurax9781
@qalbiqurax9781 2 жыл бұрын
Haa ani salid ayow leyahay wa jigega wana marsada
@ruqayaladan7780
@ruqayaladan7780 2 жыл бұрын
Mashlh abyo allaha hakufido
@yasminmahamud1247
@yasminmahamud1247 2 жыл бұрын
Wll waan ku salaamay salaan kadib.abaayo sadexda cream midba isbuuc ma marsadaa
@ruumichannel
@ruumichannel 2 жыл бұрын
Waan ka qaday wll salanta hal NOC baa kugu filan tijabi midki weygaga anfaco marso
@maryanmaxamed6maryanmaxame246
@maryanmaxamed6maryanmaxame246 Жыл бұрын
Mahadsanid wllo
@anabfarah1178
@anabfarah1178 2 жыл бұрын
Shugran ukhtii wajigaygu bar bar madow buu leeyahy saafi maha kimikana ma isticmaalo maxaa ufiican wajigaa
@happyahmad9689
@happyahmad9689 2 жыл бұрын
Forever products iibso hal xabo kii madmadawga waydii 10$ weeye hal bil isticmaal waana dabiici
@izhanamoha6963
@izhanamoha6963 2 жыл бұрын
@@happyahmad9689 abyo halkee ka iibsada mrka forever productiga
@CaashaFaarax-df2yu
@CaashaFaarax-df2yu 13 күн бұрын
💕💕💕💕💕
@asmaahmed7052
@asmaahmed7052 2 жыл бұрын
Abyo aniga shivanya ayan isticmaala haaraha iuo indho sharerka marku iqabto indhaha inta muqata madowga wuu iga baabi Ilya alx lkn bararka indhaha waa qabaa marka chandini ubahanay sax MADOWGA INDHAHA CHIVANYA CHANDINI NE BARARKA INDHAHA LKN SEY ISUGU KEY WAA FAQAYAN ABYO 2DUBA WAA QABAYE ABYO
@ruumichannel
@ruumichannel 2 жыл бұрын
Waqti u dhaxeysi mid walba sida WEEKI mid marso kala badalo channtani mesha u bahan kaliy Mari inta kale ha marin
@asmaahmed7052
@asmaahmed7052 2 жыл бұрын
@@ruumichannel shukran abyo🙏
@luckyabdi8337
@luckyabdi8337 2 жыл бұрын
Acs abaayo thanks
@khadradahir2740
@khadradahir2740 2 жыл бұрын
Mahadanid sister
@umofaduma7708
@umofaduma7708 Жыл бұрын
cawan kugusobiiray wl inala fa idaysto ban rajayn❤
@zainabawow4229
@zainabawow4229 2 жыл бұрын
Lkn waxaay kuxunyihiin noomasheegin sis
@axmedyarecaabi240
@axmedyarecaabi240 2 жыл бұрын
Kasoo Hadley Abayo fair Lovely
@ruumichannel
@ruumichannel 2 жыл бұрын
Haye
@xaboahmed8525
@xaboahmed8525 2 жыл бұрын
War wllo shifanidah yadabah naga so sartay madowgah nagu samaysay balayadu
@QaalikaadKaad
@QaalikaadKaad 8 ай бұрын
❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤ maansha allh maansha allh wll ❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉❤❤
@halgankinolasha901
@halgankinolasha901 2 жыл бұрын
Shugran abayo
@aaminocali7586
@aaminocali7586 2 жыл бұрын
Masha allh abyo
@zahrasuleimanahmed8553
@zahrasuleimanahmed8553 2 жыл бұрын
Mashaallah keep going
@makoislaw
@makoislaw 2 жыл бұрын
Masha allaah wa sax fitimiin kana korkaada waa mihiim
@Mafiamonn181
@Mafiamonn181 Жыл бұрын
vitimin c kwrn qli
@SuhayroCismaan
@SuhayroCismaan Ай бұрын
Hbo saliid buubwajigu ileeyhy hasrana wn leyhy
@safaahmed5306
@safaahmed5306 2 жыл бұрын
Khayr Alle ha kusiiyo
@mohamadissak3031
@mohamadissak3031 2 жыл бұрын
Anga wxan rapaa inan marsado noor
@mandeeqyarey1478
@mandeeqyarey1478 6 ай бұрын
Wan dhawahy qali❤😊
@Cabdulaahixasan-er6pm
@Cabdulaahixasan-er6pm 3 ай бұрын
Sadaxdooda hadan isku qaso kawaran habo
@leylodagan3524
@leylodagan3524 2 жыл бұрын
waana kugu cusbahy hdaan daawaday 3 week kadib waa anigaa kula saaxiibay qaali
@haliimomohamed6226
@haliimomohamed6226 2 жыл бұрын
Shukran abayo aniga wxn isticmala Noor wajigeyga wa salid waxkalana maisticmali abyo wxn leyahay nabro yarurac
@luulhassan7761
@luulhassan7761 2 жыл бұрын
Wajikada salid hadoo leyahay noora laba kala ah midan salida lahen marso anba wajika salid kulayahay midaan salida lahen baan marsada saas samey hadikale wajigada nabro kama dhamanayo
@ladnaali7790
@ladnaali7790 2 жыл бұрын
Abaayo anoo nuur is dicmaalo chandanii maku darsan karaa oo inta haarta ileh uun ma saraa
@ruumichannel
@ruumichannel 2 жыл бұрын
Xoga wuu ku wareera skin kaga mid u daaa ban KU dhihi lahaa
@rahmanour-kb5ov
@rahmanour-kb5ov 2 ай бұрын
Mxd tidhi haartu ma godo aaaaaaaa😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@asmonajiib222
@asmonajiib222 2 жыл бұрын
Mnsh Alha
@ifraaxmaxamedali9689
@ifraaxmaxamedali9689 2 жыл бұрын
Ma.
@ManaalCaraale-uo8rf
@ManaalCaraale-uo8rf 11 ай бұрын
Dad an wax akhrin aqon may inantu wax u akhrin cream ka waxa ku qoran ninkasta wa yaqane wl wax extra noken o ad sosamesay
@xaluushaibraahim7454
@xaluushaibraahim7454 2 жыл бұрын
Sax wll runtaa waaaye haaraha mabaxdo anee igu taalaa mabaxdo
MY 🧕 SKIN CARE ROUTINE DAY TO NICHT.SIRTA WAJIGA BUCBUCA RUUMI
12:54
My Cheetos🍕PIZZA #cooking #shorts
00:43
BANKII
Рет қаралды 28 МЛН
Running With Bigger And Bigger Feastables
00:17
MrBeast
Рет қаралды 160 МЛН
Magic? 😨
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 20 МЛН
MASKA WAJIGA KA BIXIYA MAD MADOWGA #my_rajo
16:04
MY RAJO
Рет қаралды 193 М.
sanka sida madowga looga qaado
14:12
yasmin beautiful 1
Рет қаралды 13 М.
CREAMKA WAJIGA U ISTICMAALO EE HAARAHA IGA JARAY🥰
10:18
Aamina Abdiqaadir
Рет қаралды 127 М.
3 sheey hadii Aad dhaafto waad catoobeysa
8:38
Hamdibatraanshopp
Рет қаралды 206 М.
1KILLO XALWO AH SI FUDUD U SAMEYSO #my_rajo
10:00
MY RAJO
Рет қаралды 222 М.
HAARAHA WAJIGA IYO SIDA DABIICIGA EE LOO DAWEEYO.
10:26
Dr CK
Рет қаралды 139 М.
cream yada wajiga aan marsado kuna qurxiya kala baro
12:24
Adna Henna
Рет қаралды 273 М.
SIRTA TIMAHA LAGU DHEEREYO BIL GUDAHEED
12:49
YASMIN & YUSRA SHOW
Рет қаралды 97 М.
My Cheetos🍕PIZZA #cooking #shorts
00:43
BANKII
Рет қаралды 28 МЛН