No video

HAARAHA WAJIGA IYO SIDA DABIICIGA EE LOO DAWEEYO.

  Рет қаралды 139,811

Dr CK

Dr CK

Күн бұрын

SIDA LOO DAAWEEYO MADOWGA HAREERAHA WAJIGA IYO INDHAHA.

Пікірлер: 212
@drck1895
@drck1895 3 жыл бұрын
Aad baad ugu mahadsan tahay daawashada muuqaalkan, si aad u hesho Talooyin iyo casharro caafimaad oo ku xiisa geliya, kusoo biir kanaalka oo SUBSCRIBE dheh, gambaleel kana furo, hadii aad ka heshay muuqaalkan Like saar lana wadaag Asxaabtada oo share dheh. MAHADSANID❤
@Zalmo143
@Zalmo143 2 жыл бұрын
Wll boomatada hada hayso intee kala so xiriira
@maaidomahamuud2075
@maaidomahamuud2075 2 жыл бұрын
Wll wajiga garafada af xagtinta Kaa garto see loo baa bi, iyaa🤗💯
@normanor9892
@normanor9892 2 жыл бұрын
Asc dr bomatada ma wada maraaa wajiga mase Mesha madow bes marinaa
@mohamednor2595
@mohamednor2595 Жыл бұрын
Hello dr WhatsAppkga is qr ✋🙏
@user-vz8il7nj4h
@user-vz8il7nj4h Ай бұрын
Wad mahad San tahay. Dhaqtarkeena wallahi har aa idhibtay ad ayad umahad San tahay aqontada ilah hskuu barakeyo❤❤
@SumaayoSumeeyah
@SumaayoSumeeyah 12 күн бұрын
Jazaklaah qeyr wll alle hku xafido subscription wa iga haysa guleyso❤
@ruqiyoahmed8752
@ruqiyoahmed8752 Жыл бұрын
m.a best dr keep gowing dr
@saafimuse9315
@saafimuse9315 3 жыл бұрын
Thanks my brother Intee la gaala soo xiriira wllky
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 2 жыл бұрын
Thanks for sharing may Allah bless u.
@SihamNour-u4t
@SihamNour-u4t Күн бұрын
Thanks dr
@familytraditionalfoods
@familytraditionalfoods 6 ай бұрын
Qaar Allah hakusiiyo mama waad noofaa iidaysay qaar Allah haku siiyo noloow
@fadumofanka2244
@fadumofanka2244 19 күн бұрын
Mahadsanid
@fartuuncite6567
@fartuuncite6567 2 жыл бұрын
Add baad uu mahadsan tahay Dr ck anigu qof aad uu dayar baan ahaye uuru iyo guurna maso marin waxbaarasho ayaan ku jiira haraahasan ladal dhacay waxa dawo ah ee dadku marsan marsado lkn hada adiga taloyinkaga raaci allah igu guuleyo
@drck1895
@drck1895 2 жыл бұрын
Aamin abaayo way ku anfici doonan oo isbadal ayaad ku dareemi doonta insha allah.
@sacdiyaalisalat1698
@sacdiyaalisalat1698 2 жыл бұрын
Abyo aniga kula mid ah alle hanaga dulqado
@istahilhazzan8519
@istahilhazzan8519 3 жыл бұрын
Digtor Adigu maqar kaga halku kuyal san kugusodonano
@sahra9055
@sahra9055 2 жыл бұрын
Wlh waa dr skin ama maqarka o buuxa mash allah walal ilheey ha ku xafiido
@munamuna3163
@munamuna3163 Жыл бұрын
Dr barta madow ee wajiga waan ku dhashay sidee loo daawayn karaa
@abdinasirmohammed8466
@abdinasirmohammed8466 2 жыл бұрын
Dr arin ayaa rabay inaad talo iga siiso xage kaala soxiriiraa 👍
@drck1895
@drck1895 2 жыл бұрын
walaal facebook page-kaas iigala soo xiriir facebook.com/Dr-CK-100937458943468
@NiciimaYusuuf
@NiciimaYusuuf 4 ай бұрын
Dr waxan leyahy haaro marka wax marsadona wan casanaya maxan sameeya
@SamiraAbdulahiali
@SamiraAbdulahiali 4 ай бұрын
Jawab maheshay
@maryamaabdullahi3561
@maryamaabdullahi3561 3 жыл бұрын
Dr wajiga kuleelka sede loo daweya Please ka so hadal
@xaliimomahamuud3692
@xaliimomahamuud3692 10 ай бұрын
Abyo ana dawadiisa ku haya ilaso xiriir
@qaalidumar5917
@qaalidumar5917 Жыл бұрын
mnsha allaah Dr alla haku barakeeyo Ka wrn Creams ka wajiga loo isticmaalo sida Nuur Herbal iyo noocyadaas miyay sababaan haaraha maxayse dhibee leeyihiin
@HindaAbdi-ov4ux
@HindaAbdi-ov4ux 5 ай бұрын
Haa way keenaan wa kimiko
@Ariijiina
@Ariijiina 2 жыл бұрын
Masha Allah DR thanks wax badan waan kaa faiidnay ❤❤❤
@xaawomaxamednuux1392
@xaawomaxamednuux1392 2 жыл бұрын
Asc
@xaawomaxamednuux1392
@xaawomaxamednuux1392 2 жыл бұрын
Waxa igaso baxay haar
@CabdiSaleban-g8k
@CabdiSaleban-g8k 20 күн бұрын
Wll 😊wejigayg.a canbarba idashaty dhakh tarkana waxba iga tari wa maxa n sameyaa
@himocabdi8306
@himocabdi8306 2 ай бұрын
Dr mahadsanid
@walimaktal141
@walimaktal141 Жыл бұрын
Si walbo waa udaaweye waan iga baabici waayeen
@HaniAxmed-sb9nd
@HaniAxmed-sb9nd Жыл бұрын
Sido kale walhi 😢
@ruqiyoxasan8119
@ruqiyoxasan8119 21 күн бұрын
Intaas midana ma ii sababin waana qabaa haaro
@zuhuurnadiir6062
@zuhuurnadiir6062 2 жыл бұрын
Dr mahadsnid wax badan ka faaidnay
@naciimocabdi9509
@naciimocabdi9509 2 жыл бұрын
Cimrigaaga allah raajiyo Dr CK
@dirhamdek6911
@dirhamdek6911 2 жыл бұрын
Mashalhh istic mlya wll horey umarg
@fadumaisse7283
@fadumaisse7283 Жыл бұрын
Asc Dr, mamma ilahay hakubarakeeya waan utag weey nay harah ilahay dawa ganooga dhiga waxad noo sheegeysid jisakallahu khayr
@hodanadan6903
@hodanadan6903 2 жыл бұрын
Masha allah dr aad baaad umahdsantay anigu waaan leeeyahay dawo melano la dhaho ayaan masaday taasa ii yeeeshay hada hadaan hydroquinone hadaan marsado wqx side effect ah miyay igu samaynaysaaa
@sacdiyoxusen6109
@sacdiyoxusen6109 Жыл бұрын
Abayo dawada barsado isheg magaceda
@xafsadeeq2769
@xafsadeeq2769 2 жыл бұрын
Asc Dr waxan jooga burco a aniga waxa idhibay haaro waji gayguna saliid buu leyhy marka maxaa ixala
@user-gr1yg8qf5s
@user-gr1yg8qf5s 2 ай бұрын
Guulayso dr ❤😊
@xaawacabdi8184
@xaawacabdi8184 2 жыл бұрын
Jazakallaahi khyr
@Malak_nazir
@Malak_nazir Жыл бұрын
wllo waxa kale oo lagu daweeya haaraha ama la sheegaa in ay vaselintu biiso ma runbaa😊
@xamdacarab3155
@xamdacarab3155 6 ай бұрын
Haa way biis aniga arkay walalo waa runtaasi
@Malak_nazir
@Malak_nazir 6 ай бұрын
@@xamdacarab3155 hye wllo
@munafarax4120
@munafarax4120 2 жыл бұрын
Maanshaa allh wllo yar oo firfircoon alle haku dhawro
@AyaanAli-kn8rv
@AyaanAli-kn8rv 2 жыл бұрын
Msnsha allah Dr thnks
@user-ej3rc7sl7p
@user-ej3rc7sl7p 8 ай бұрын
Maxaa camo gulahaagara Anoois❤😢😢 Cadeenin❤
@dekabella284
@dekabella284 Жыл бұрын
Mashaa thank you Dr ck
@suleekhadeeq3209
@suleekhadeeq3209 2 жыл бұрын
Mansha allah dr tor siifican bad usharax day
@ayaanabdilaahi6886
@ayaanabdilaahi6886 2 жыл бұрын
mahadsanid Dr Ck
@zatariyediazbroh6027
@zatariyediazbroh6027 2 жыл бұрын
Jasa.akallahu khayran dr
@bostejoali3717
@bostejoali3717 2 жыл бұрын
Mashallah Mashallah jasaakumullah qeer wax fickan baa noo sheegty
@dekabella284
@dekabella284 Жыл бұрын
Waxaan kacadsanaya sida wajika dufanka logadaweyoo inaad isoo galisoo Dr ck
@faadmaisxaaq1630
@faadmaisxaaq1630 3 жыл бұрын
Wllkey shukran harta aya igu badan wax fudud isoshek jwb
@drck1895
@drck1895 3 жыл бұрын
Muuqaalka qeybtiisa dambe ayaan ku sheegay wll ee daawo.
@sahroomar1404
@sahroomar1404 Жыл бұрын
Gabr waalashaya ayaaa sidaaa. Wajiga uga qabsatay. Marka. Waxay utagtay dhaqtar masha alh hada wajigeed Lakn Waa inaaa joojisa dawooyinkaan la isku cadeeeyo
@user-ty1nk1lv2w
@user-ty1nk1lv2w 3 ай бұрын
​@@sahroomar1404 xagu kuyaal wll dhakhtarka Walasha haarta ka caawiyay
@idilacoof5544
@idilacoof5544 2 жыл бұрын
Dr aniga dawada uurka celiya aya ikenay ee maxa sameya
@AnaAmiira
@AnaAmiira Жыл бұрын
Dawadaas hydroquinone waan isticmaalay waanay igusii badisee maxaa khaldan dr😢😢😢
@qosolkaadduunka
@qosolkaadduunka 2 жыл бұрын
Dr Ii Sheeg Sidee Loo Daaweeyaa Nabar Wajiga Kaaga Soo Baxay Laakiin Daawoobay oo Reebtay Ka Dib Meeshi Uu Ku Reebay Jeex Jeex Iyo God God Marka Meel Nabar Ka Reestay Oo Wax Yar Ku soo Hareen, Tusaale Bus Bus Baa Kaa Soo baxay Ka Dib Wax Badan Buu Kugu Yaalay Marki Danbe Ayuu Reestay Meesha Haraadi Baa Ku Soo Haray Sidee Loo Daweeyaa?
@DeqaAbdiAdowAdow-ck3eb
@DeqaAbdiAdowAdow-ck3eb Жыл бұрын
Shukran walal
@suleekhawacan6487
@suleekhawacan6487 2 жыл бұрын
DR mahadsnid lkn kaliya waxad ani ishegtaa qudaarta faytamiinku kujirto nocyada ay kala yihiin si aan iso iibdado insh alaaa
@roodoali3949
@roodoali3949 2 жыл бұрын
Masha Allah dr thank u no soo badi
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 2 жыл бұрын
Allaah hakaa abaal mariyo wll
@user-ig1ib4xr6w
@user-ig1ib4xr6w Жыл бұрын
Thanks my brother
@aaminaaadanmaxamuud3682
@aaminaaadanmaxamuud3682 7 ай бұрын
Mahadsanid ❤
@fariihaqueen4678
@fariihaqueen4678 Жыл бұрын
Thank you Dr waxan raba ina kaso hadasho betnovate n kaso hadal
@user-hf2ok9ps6e
@user-hf2ok9ps6e Ай бұрын
Thanks wll
@rodamahamoud
@rodamahamoud 6 ай бұрын
Mashaallah thank😢😢s you
@anisoomar1677
@anisoomar1677 3 жыл бұрын
Dr uurka marka leedahay hooyadu waxyabaha dabeecigaa ma isticmaali kartaaa sida dacarta iyo mooska baradhada iyo waxyabaha la midka ah
@drck1895
@drck1895 3 жыл бұрын
Haa walaal way isticmaali kartaa
@luulmohidin-kt5bw
@luulmohidin-kt5bw 10 ай бұрын
Maasha Allah
@user-os4rz4qx5t
@user-os4rz4qx5t 8 ай бұрын
Masha allah
@xamzecade4338
@xamzecade4338 3 жыл бұрын
dr marka aan wax yar aqriyo waxaan dareemaa xanuuun daran oo Dhanka madaxa lablabona wn dareema ardayad ban ahy maxad igula talin lahyd jwb inshllh
@fathiachirwa2356
@fathiachirwa2356 2 жыл бұрын
Murayad araga xidho
@khadarzaxane3548
@khadarzaxane3548 4 ай бұрын
Dacarta m habeenkii ayaan marsadaa mise maalintii please😢
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 Жыл бұрын
Asc dr waxaan qabaa xanuunka keloid oo dhib badan igu haya maxaad igula talin lahayd
@nuurasheekhaxmad482
@nuurasheekhaxmad482 2 жыл бұрын
Mahadsanid wllo
@amaalaxmed4152
@amaalaxmed4152 2 жыл бұрын
Dr wxn ahey gbr in mudona wxa igu jirey haaro iyo gadud mel wlbana wn tegey wx wlbana wn mariyey mxn ku sameyaa xitaaa dr wn tegey wx wlbo leysiiyo wxba ima taraan
@drck1895
@drck1895 2 жыл бұрын
Dhakhtar-ka aad tagtay ma yahay mid maqaarka ah? Mise waa mid guud.
@fatumabashir7036
@fatumabashir7036 Жыл бұрын
thanks brother
@SurprisedPolarBear-zz7vg
@SurprisedPolarBear-zz7vg 4 ай бұрын
Wll hara idilay ee maxaan sameeyaa
@khadramaxmed7649
@khadramaxmed7649 2 жыл бұрын
adbaad ugu mahadsan tahay wll
@nimcamohahmed3258
@nimcamohahmed3258 Жыл бұрын
Dr mhdsanid lkn wan marsada hada dawo kale waa marsada qolfaha ma qada Hyderquin bls iso jawab
@user-ps7py5bh2l
@user-ps7py5bh2l 8 ай бұрын
Dr iisheg waxa laisag baabiyo
@NiciimaYusuuf
@NiciimaYusuuf 2 ай бұрын
Wll xalkee kalso xidhidhna
@fadumokheyrat8741
@fadumokheyrat8741 2 жыл бұрын
Dr wa mahadsantahy
@israaahmed8555
@israaahmed8555 Жыл бұрын
Thanks Wll 🎉
@shiimasaeed8463
@shiimasaeed8463 Жыл бұрын
Well done ❤❤❤
@nimcoahmad12
@nimcoahmad12 2 жыл бұрын
Manshaa allaah shugran Wall
@hamdiabdi1666
@hamdiabdi1666 2 жыл бұрын
Masha alle Dre mahadsanid
@halimasacdiya63
@halimasacdiya63 Жыл бұрын
Mansh allah
@nurtojimcale9958
@nurtojimcale9958 2 жыл бұрын
Wll nabarkee laga Heli karaa INA icawisan rabaa Hoyo Somali Ayan ahay
@drck1895
@drck1895 2 жыл бұрын
+252633995856 halkaan iigala soo xidhiidh wll.
@f.n6491
@f.n6491 5 ай бұрын
MashaAllah
@farhiyoeragchannel2783
@farhiyoeragchannel2783 3 жыл бұрын
masha all walalkay hor usooco
@NasteexoJamac-ds1bp
@NasteexoJamac-ds1bp 4 ай бұрын
Dr gobaha lagu gado isheg
@sofiaali6822
@sofiaali6822 2 жыл бұрын
Mahadsanid walalk
@ayaanabshir9481
@ayaanabshir9481 3 жыл бұрын
Wlo khudaarta isooqor
@ikhlaasmohamad993
@ikhlaasmohamad993 Жыл бұрын
Thanks wall
@muqtaarnuuribraahim340
@muqtaarnuuribraahim340 Жыл бұрын
Ok sxb wan raba inte kahela sxb
@umalmohamett6750
@umalmohamett6750 11 ай бұрын
Wll plz wx ka hadha sha dhildhilca jirka
@ubaxmaxamedismacil3742
@ubaxmaxamedismacil3742 2 жыл бұрын
Dr waxaa idhipey gaduud iyo haaaro
@umaymahahmed1943
@umaymahahmed1943 2 жыл бұрын
Dr aniga waxaan leyhy haaro anoo uurleh wajiga iga dhacay kadibna wa iga bixi wayeen
@Suhuurhassancabdi
@Suhuurhassancabdi 2 ай бұрын
Wallo aniguba kuLa mid ahaey uurka ih yeelay wayna iga baiwayen😢
@abdimohudin8953
@abdimohudin8953 2 жыл бұрын
Shugran akhuuna filaah
@kaderxopla2183
@kaderxopla2183 Жыл бұрын
Thanks 👍👍👍👍 yoooouuuuuu
@xamdiboss3071
@xamdiboss3071 2 жыл бұрын
Wn tijaabinayaa insha allah
@bilaawofficial9045
@bilaawofficial9045 2 жыл бұрын
Aniga qorxada ayaa ku shqeen jirye badnane wa walwl badnhay walhi
@amalmaxamed819
@amalmaxamed819 6 ай бұрын
Wd mahadsanty wll
@HaniAxmed-sb9nd
@HaniAxmed-sb9nd Жыл бұрын
Max iskaga daweya harah😢
@sahramohamudali8089
@sahramohamudali8089 2 жыл бұрын
Jasakalah walal inte laga heli kara
@ayanabdi77
@ayanabdi77 2 жыл бұрын
R u skin doctor
@fadumomaxamed977
@fadumomaxamed977 7 ай бұрын
Manshalah
@sahrasheikh4373
@sahrasheikh4373 Жыл бұрын
masha allah
@fiihimbashir6986
@fiihimbashir6986 2 жыл бұрын
Thank u wll
@ifraaxabdullaahi3086
@ifraaxabdullaahi3086 Жыл бұрын
Halkee lagaaga xidhiidhi karaa wll
@fadumohussein8135
@fadumohussein8135 3 жыл бұрын
Walal gad gaduud Ka wax baabiyo iisheeg
@sokormacaan800
@sokormacaan800 2 жыл бұрын
و عليكم سلام waxad istaahishah in San Ku saaroh 100 kun Bilyan lkn sorry waxan ahay shaqsi kaliyah baleh wan share gareey nayaah
@drck1895
@drck1895 2 жыл бұрын
Mahadsanid huno Allah ku sharfo🙏
@hafsahersi5096
@hafsahersi5096 2 жыл бұрын
Masha Allah
@faraxabdi6777
@faraxabdi6777 2 жыл бұрын
Walal dawoyinka halken ka heli kara
@user-hf2ok9ps6e
@user-hf2ok9ps6e Ай бұрын
Maash allha 😂
DAWADA SAXDA AH EE HAARAHA | DAWADA UGU FIICAN
5:02
Dr CK
Рет қаралды 35 М.
MUNIIRA OO HOOYADEY SIXUN U CAAYSAY WAA TAN JAWAABTAADA
29:57
Mohamed Buskut Official
Рет қаралды 74 М.
Fortunately, Ultraman protects me  #shorts #ultraman #ultramantiga #liveaction
00:10
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 26 МЛН
123 GO! Houseによる偽の舌ドッキリ 😂👅
00:20
123 GO! HOUSE Japanese
Рет қаралды 6 МЛН
Meet the one boy from the Ronaldo edit in India
00:30
Younes Zarou
Рет қаралды 18 МЛН
sanka sida madowga looga qaado
14:12
yasmin beautiful 1
Рет қаралды 13 М.
CREAMKA WAJIGA U ISTICMAALO EE HAARAHA IGA JARAY🥰
10:18
Aamina Abdiqaadir
Рет қаралды 127 М.
MASKA WAJIGA KA BIXIYA MAD MADOWGA #my_rajo
16:04
MY RAJO
Рет қаралды 193 М.
3.SADAX DAAN CREAM  KEE BA JARA HAARAHA WAJIGA??????
14:01
Ruumi Channel
Рет қаралды 285 М.
MADAX BANAANIDA FALASTIIN OO CIRKA ISKU SHAREERTAY XOG CUSUB
17:43
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 6 М.
SIDA UGU FUDUD EE LA ISKU CAATEEYO | WEIGHT LOSS
6:05
Dr CK
Рет қаралды 198 М.
Daawo Riwaayad Cusub Hooyo La'aan Wa Hoy La'aan | Part 6
20:03
QASAAL TV DRAMA
Рет қаралды 14 М.
DAAWEYNTA HAARAHA IYO BARAHA MADMADOW EE WAJIGA. Dr faris
8:37
Dr faris Al attas
Рет қаралды 72 М.
Fortunately, Ultraman protects me  #shorts #ultraman #ultramantiga #liveaction
00:10