32 Sano Kadib iyo Guda Galkii Magaalada Burco

  Рет қаралды 17,229

SAAB TV

SAAB TV

4 жыл бұрын

Пікірлер: 42
@thebittertruth5381
@thebittertruth5381 4 жыл бұрын
Snm ragii maalin cad Siyaad bare halkuu ka yimi Farta ugu tilmaamay Taariikhdu isma qariso
@samsamm5996
@samsamm5996 4 жыл бұрын
Rabi haw naxariisto intii dhimatay inta noola cisi iyo sharaf
@cabdikarimofficial4689
@cabdikarimofficial4689 10 ай бұрын
Ilahay ha unaxaristo mujahid c.lahi cise jamac aboole
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 4 жыл бұрын
Dad somaliyeed lamaanu dagaalamine dawladii siyad bare ee dadka isaaqa xasuuqasay ee dabargoynta isaaqa labaxday ayaanu ladagaalamaynay guuul snm guul somaliland
@mohamudjama1752
@mohamudjama1752 3 жыл бұрын
Maalmo adag iyo geesinimo SNM muujisay iyo diwaanka mucjisada dagaalka Geeska Africa oo ay u gashay si yaableh. Mujaahid Geney waa adeerkay curadkii awoowgay iyo Ayeeyday AHN, Hadda Burco ayuu joogaa waa sarkaal Booliska ah, waa Raggii Tilmaanaa.
@roblemaer4834
@roblemaer4834 4 жыл бұрын
Hablaha Soomaaliyeed waa geesiyaal. Eebbe ha u naxariisto intii geeriyootay. Barnaamijkan dhowr sano ka hor baa la qabtay. Weerarkii Burco 32 sano baa laga joogaa.
@ahmedmo5495
@ahmedmo5495 4 жыл бұрын
Waa xanuun badantahay in aad wadankaagii oo aad ku dhimatay aad ka dhoofto 😪😪😭
@ahmedmo5495
@ahmedmo5495 4 жыл бұрын
😭 Hooyooyinkaa hala dhagaysto hadalkooda dhaliyarooy 😢
@abilahimohamed161
@abilahimohamed161 4 жыл бұрын
Waxan la yabanahay daadka qaar ka damqanaya in tarikhda laga waramo
@ijoxasan9132
@ijoxasan9132 Жыл бұрын
burco way raacday SNM islamarkiiba wey dagaalameen waxaana caawiyay reer burco magaalada oo ah magaalo dhul banaan ku taal oo afarta gerjoho ka furan
@user-fv3vr7mq6b
@user-fv3vr7mq6b 2 ай бұрын
Maalintaa faqashtu xataa kabihii kq carareen oo haleeli waayeen snm raggii dalka u soo halgamay
@khadarhussain1741
@khadarhussain1741 2 ай бұрын
Waa maalintii ay faqash rogmatay
@craxmaansoodaani652
@craxmaansoodaani652 4 жыл бұрын
Somaliland guuuuul snm guuuuul ilaahay ayaa mahad le
@Wadani1988
@Wadani1988 4 жыл бұрын
reer garbaharay magaca snmw ay kaa guubtan
@ahmedmagan1417
@ahmedmagan1417 4 жыл бұрын
Walaal ilko yar ma Garbahaaray ee labo tuulooyin bay ka degaan somalia
@alibaax5346
@alibaax5346 Жыл бұрын
In la isi soo maqiiqo go aan saxuu ahaa
@abokorsaed9390
@abokorsaed9390 3 жыл бұрын
Mujaahid ganay cabdi cige wuxuu muddo ku dheer ku qornaa qorigii shilkaha ahaa ee ugu horeeyay hubkii snm gacantooda soo galay waxaana qorigaa snm siisay ethiopia sidaan maqlay
@keysemaxame
@keysemaxame Жыл бұрын
Maadka ogtahay taariikh dalka
@user-qr6xc2iv3y
@user-qr6xc2iv3y 4 жыл бұрын
Anigon midna aan garanayn hadan maleyo Aboole waa garxajis Ganayna waa hj mar hadaad aragto mid indha iska ridaya snm na sheeganaya garo waa dulmiga jooga iyo kooxdi la odhan jiray isuboodo imikana layidhaa jeegan. inkasta oo labadi badil kuheshiya xaqay ku coloban oo intiyaray labadii calooled ay deeqi wayday oo layku haaramay.
@fahadrashid786
@fahadrashid786 4 жыл бұрын
inder waxaad kasheekeesaan markii hubka lasoo xeereenayay
@dr.abdiweli3803
@dr.abdiweli3803 4 жыл бұрын
Dhibaato weyn ayaa dhacday hadaba waxa is waydii leh maxaa laga faaiiday maxaase is bedelay ee ay ku kala duwanyihiin xukuumadii la riday iyo xukuumadda maanta joogta ? Wixii sababay burburka ma laga garaadsaday? Muqdisho wax ma ku qaadatay wixii dhacay ? iyaduna ma sideediibaa mise garaad ayaa u kordhay?
@amiincox6206
@amiincox6206 4 жыл бұрын
in siyaad la eryay moye waxa kordhay way yartahy
@cabdiidiris9698
@cabdiidiris9698 4 жыл бұрын
Hooyadaa ayaa guriga lagala baxayay ee miyaa lawasaawali
@abdirahmanceerigabo4838
@abdirahmanceerigabo4838 2 жыл бұрын
Halgankii xalasha ahaa
@maxamudciise2280
@maxamudciise2280 2 жыл бұрын
😪😪😪😪😪😪😪
@user-fv3vr7mq6b
@user-fv3vr7mq6b 2 ай бұрын
Soomali waxa isu keenay isaaq hadana iyagaa kalabkaxeeyey xamar midnida laga sheegaa waa been lqcag lagu cuno
@khadarhaybe8725
@khadarhaybe8725 4 жыл бұрын
dad somaali oo islaayay jahaad maha waa jahanamo
@user-qr6xc2iv3y
@user-qr6xc2iv3y 4 жыл бұрын
how how SNM way kalabaxday True Snm .mayihin mise waa ti muse iyo kahin.
@abilahimohamed161
@abilahimohamed161 4 жыл бұрын
Adigu maxad ahayd maxad tartay daadkaga iyo dalkaga SNM intay daalka xoraysay ayay 1993 xukunka warejisay shirki borama halkasay hawshedi ku dhamatay
@ahmedmagan1417
@ahmedmagan1417 4 жыл бұрын
Ey baad tahay ee ma dadka ayaad isku diraysaa doofaar yahow
@mhassan0163
@mhassan0163 4 жыл бұрын
SNM WAA MID , ADEER KA DAA, KALA FURFURKA , SIYAAD BARRE AYAA KALA FURURI WAAYEY OO LACAG KASTA KU BAAYACAY, ADNA HADAL KU KALA FURFURI KARI MEYSAY, KOLLAY WAX TABASHO WAA JIRAYSA MAANTA IYO BERRI, BALSE KALA TAG MA JIRTO, We will safe guard, what we fought and shed a lot of blood,
@Ahmedmohamed-xy7qb
@Ahmedmohamed-xy7qb 4 жыл бұрын
dagaal sokeeye u ahaaaaa wax laga hadlo maahan laguna faano
@abilahimohamed161
@abilahimohamed161 4 жыл бұрын
Wa laga hadlaya wa la xusaya tarikhda sida lo xuso dagalki 1 baad iyo ki 2 baad ee dunida
@barwaanijaamac1096
@barwaanijaamac1096 4 жыл бұрын
Somali waligeedaba weey isleyn jirtey waaney ka heshiisa. Lakiin slnd wali weey iloobi kari LA adahay cuqdada baa wali Ku jirta illhay ka baqa Saab TV dab baad dib u ashiseyaaane waxa kasta oo xanaf iyo xurguf keeni kara joojiya
@abilahimohamed161
@abilahimohamed161 4 жыл бұрын
Aniku somali lamanu dagalamiinee dawladi afweyne ayanu la dagalnay tarikhda wanu xusayna sida dagalki1 iyo ki 2 bad lo xuso adiguse hake ku damqatay waxa laga hadlaya dagalki SNM iyo dawlada u dhaxeyay
@barwaanijaamac1096
@barwaanijaamac1096 4 жыл бұрын
@@abilahimohamed161 magaca aad doonto u bixi snm Somali bay aheed reer waqooyi ah siyaab barena madaxweyne reer koonfureda wixii meesha Ku dhimateyba waxay ahaayeen dada somaliyeed dhamatooda alle haw naxariiato lakiin cuqdada iyo ciilka 30 sano ha slnd waa ta lala aqoonsan layahay meel walabna ay na aqoonsada LA tagan yihiin
@abilahimohamed161
@abilahimohamed161 4 жыл бұрын
@@barwaanijaamac1096 ciil uma qabno aqonsi laa aan dalkayagi anaka aya gacanta ku hayna wananu ka wanagsanahay marki anu ka midka ahayn daalki la aqonsana ka waraan adinku 30 sano qarax dagal AMISON Alshabaab
@abilahimohamed161
@abilahimohamed161 4 жыл бұрын
Somali waligeed qabi qabil bay isku dili jirtay lakin dagalki SNM iyo dawladi kacanka dhex maray miya waligi dhici jiray dagal ka lamid ah od garanayso ma jira
@ahmedmagan1417
@ahmedmagan1417 4 жыл бұрын
Barwaan Jaamac S.N.M dawlad bay la dagaalantay qabiil ismay dilin anaga qabiil qaxooti nagama dhigin
Guda Galkii Ururka SNM Ee Magaaladda Hargaysa 31 May 1988
13:51
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 46 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 37 МЛН
Я обещал подарить ему самокат!
01:00
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 7 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 56 МЛН
Guda Galkii SNM ee Cadaadlay
27:31
SAAB TV
Рет қаралды 20 М.
Muj Cadaawe iyo maalmihii adkaa
7:59
Banjiidh Media Production
Рет қаралды 4,4 М.
WARAYS I Gudo-galkii SNM Ee Hargeysa | Muj Xasan Ganey | Qaybtii 2aad
25:01
Wareysi: Ku Saabsan Dagaalki Buuraha ee 1984-Kii
1:09:31
SAAB TV
Рет қаралды 361 М.
БАБУШКИН КОМПОТ В СОЛО
0:19
PAVLOV
Рет қаралды 19 МЛН
Would you recognize your soul mate by smell?
0:14
Den Done It
Рет қаралды 19 МЛН
Inside Out Babies (Inside Out Animation)
0:21
FASH
Рет қаралды 15 МЛН
БАБУШКИН КОМПОТ В СОЛО
0:19
PAVLOV
Рет қаралды 19 МЛН