4 dollar waxay noojartay ma amini doontid egypt 🇪🇬

  Рет қаралды 285,279

Dhakhtarrr

Dhakhtarrr

Күн бұрын

Пікірлер: 468
@GeediSahan
@GeediSahan 4 ай бұрын
I’m the winner 🥇
@AbasAqil411
@AbasAqil411 4 ай бұрын
You are liar 🤥
@abudhayib___6915
@abudhayib___6915 4 ай бұрын
Yeess 🎉😂❤
@NUURIYE.
@NUURIYE. 4 ай бұрын
Ragga wadanka waa kabadisa waa gaadey😂😂
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow 4 ай бұрын
Aad iyo aad.
@user-lj7sz6bg5q
@user-lj7sz6bg5q 4 ай бұрын
Sxp adiga luuqadaa garaneynaa saas baa ugu guuleystay
@Rayaan277
@Rayaan277 4 ай бұрын
Kusaliya rasuulkeena muhammad scw❤🕋☝🏼
@abdifatahbashir
@abdifatahbashir 4 ай бұрын
SCW
@user-gk4gv9ce3c
@user-gk4gv9ce3c 4 ай бұрын
salalaahu calayhi wasalam
@abdifatahmohamed3123
@abdifatahmohamed3123 4 ай бұрын
Scw scw scw
@hassanaadan2963
@hassanaadan2963 4 ай бұрын
Scw
@Abdifatax-kg2zt
@Abdifatax-kg2zt 4 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@NasserHassan-xd2fc
@NasserHassan-xd2fc 4 ай бұрын
Dhakarow zxpkaa qays waad isku wanaagsantihiine kaftanka badan iska daaya waa la isku nacaaye Dad isku wnaagsn tihiin sidiinii hore ku soo noqda kaftan xumaan looga dhaadhacaaa wanaagiina iyo saaxiibtinimadiina wax wlaba ka weyn somaliduna in ay isku kiin dirto rabtaa uun
@shucaybali7991
@shucaybali7991 4 ай бұрын
Kaftanku saxiptinimada uunbu sii fogeeya saan Amin sanahay .
@ummumanaal6494
@ummumanaal6494 4 ай бұрын
Sxbo kaliya maha waa dad labo walaalo ah kala dhaleen ilma abti
@handayosev
@handayosev 3 ай бұрын
@@ummumanaal6494mlha mha😂
@Qaysqayser-bv3jo
@Qaysqayser-bv3jo Ай бұрын
Haà
@Somali252-s8e
@Somali252-s8e 4 ай бұрын
Hadaad ubaahan thy qisada gabdhii nabiga scw soo daawo ana soo dhigay
@user-me1dj9wd5f
@user-me1dj9wd5f 4 ай бұрын
ماشاء الله بالصحة والعافية يارب اللهم أصلح أحوال الصومال جميعا و أصلح أحوال المسلمين أجمعين..
@Madridista686
@Madridista686 4 ай бұрын
Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏
@Hakimnageye
@Hakimnageye 4 ай бұрын
From Minneapolis usa Great video brothers please make more street food inshallah you guys will go viral .
@amincaraalechannel
@amincaraalechannel 4 ай бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A 🕋❤️💖🤲🏽 Mahad Sanid wll 👏🏼 RAMADAN MUBARAK 🌙 ☪️ ❤
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 4 ай бұрын
Masar wa raqiis nolosheda dhan guriyaha xtta waxbarashada❤
@THOMASShelpy-wm9wx
@THOMASShelpy-wm9wx 4 ай бұрын
Sidee u heli karaa visaha masar
@zakaria_abdi
@zakaria_abdi 4 ай бұрын
Ilaahow inaan waxbarasho ku imaado iisahal . aamiinta iiraaciya sxbyal
@naimachannel925
@naimachannel925 4 ай бұрын
@@THOMASShelpy-wm9wxana muhaya qof soosara
@AnuuAbshir
@AnuuAbshir 4 ай бұрын
aamin ​@@zakaria_abdi
@AbdishakuurMaxamed-vj7kb
@AbdishakuurMaxamed-vj7kb 4 ай бұрын
​@@zakaria_abdiaamiin shp qudhaydu wan usoo socda
@tullirmustafe1356
@tullirmustafe1356 4 ай бұрын
zxp fiiri gadaashiina nin iyo xaaski fadhiyah ku afurayah cagad sharaba isu dhiib dhibayah 1 cagad halka wa laba daren oo kala duwan
@Munish0
@Munish0 4 ай бұрын
Just came across ur channel few hrs ago and I'm liking what am seeing man.
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674 4 ай бұрын
Dhaqtar wow masha Allah waad guuleesatay keep going
@user-tw3fl6hb4q
@user-tw3fl6hb4q 4 ай бұрын
Garoowe Ka daawanaayaa masuul guulayso
@THOMASShelpy-wm9wx
@THOMASShelpy-wm9wx 4 ай бұрын
Dhakhtar waa daacad wlhi inta tii kii kle qubtay ayay ku nabeen isna uu iska qancay m.a wlloh❤
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 4 ай бұрын
Allah Yar daa caleyk kulaha !mashaa Allah ! dhaqtarow Waxaad tahay fariid Alle hakubarakeeyo wll
@MI-du6xn
@MI-du6xn 4 ай бұрын
Love your videos from Egypt
@ZeylacIbrahim-cc8nm
@ZeylacIbrahim-cc8nm 3 ай бұрын
M.a nolosha masar kwrn wll
@user-bb1df3tr1v
@user-bb1df3tr1v 4 ай бұрын
Waow nice beautyfull day ramadan mubarak ❤❤❤❤
@fathiali2613
@fathiali2613 4 ай бұрын
We waiting for u many videos to improve our knowledge about Egypt thanks❤
@Sanka833
@Sanka833 4 ай бұрын
Iam the fan of my favorite youtuber #dhakhatar cuntadaa da aya i cajabisay masha Allah kept going bro
@shaakirboyofficial5700
@shaakirboyofficial5700 4 ай бұрын
Waryaahe Meesha waanba jeclaadaye insha Allah Mustaqbalka dhow waqti fiican ban Ku qaadan doona Masar. asxaabta idinkuna waad Ku mahadsantihiin vloga aad ka u quruxda badan.
@AminaMush-xi1bq
@AminaMush-xi1bq 3 ай бұрын
Anigu wanjeclaaday
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 4 ай бұрын
dad badan Ayaa soo qoraayo Fircown Noosooduub lkn Aniga waxaan kaa codsanayaa hadeey suura galtahay tahay in aad noosooduubto Jamacada Al Azhar
@naniofficial978
@naniofficial978 4 ай бұрын
Yes after ramadan visaha sugaa waxbarasho dalks suga
@Aagaan
@Aagaan 4 ай бұрын
Waxbarasho miyaa kaxareesatay sxb?​@@naniofficial978
@user-ub4dj8zm3q
@user-ub4dj8zm3q 4 ай бұрын
Sxp dalka hadaan rabo inaan u guuro oo dago macquul matahay madagi karaa mise booqasho bas baa la ogalyahay tankleh qiimaha markaan rabo inaan uguuro lacag intee le eg iga baxaysa kirada cuntada iyo wax walba aan ubaahdo Hadii aysan macquul ahayn inaan u guurana lacag intee le eg baa booqashada iiga bixi krta​@@naniofficial978
@RibaxCali
@RibaxCali 4 ай бұрын
​@@naniofficial978jaamacad miyaa
@abdihafidali3706
@abdihafidali3706 4 ай бұрын
Makusoo baxay
@user-dg6ir3vv3d
@user-dg6ir3vv3d 4 ай бұрын
Masha allah tabarakallah masarar nolosheeda aad bey ujaban tahay wlhi malahu dadkeeda waxey ubuur buuran yihiin wanimcada
@Dhalintamaanta-lr5pw
@Dhalintamaanta-lr5pw 4 ай бұрын
Dadkeedu waa Gaajo inta Badan Dabaqad hoose weeye iyo Dabaqad sare bes dabaqad dhexe majirto Waxa saas ujaban magadan karaan
@user-dg6ir3vv3d
@user-dg6ir3vv3d 3 ай бұрын
@@Dhalintamaanta-lr5pw Ilaahey ha ugar gaaro muslimiinta oodhan
@user-om5cx4bm5h
@user-om5cx4bm5h 4 ай бұрын
Waa radius Masha allah maxaan iyo cunto labadaba waa lo bahanyahay i
@AliMohamat-qb5pp
@AliMohamat-qb5pp 4 ай бұрын
Shp like ii saar❤❤
@AyanOsman-em5nz
@AyanOsman-em5nz Ай бұрын
وحشتني أم الذنيا مصر بجد شكرا على الفيديو الحلووو ذي❤❤❤❤
@umaymaahmed8285
@umaymaahmed8285 4 ай бұрын
The guy with the more change is the winner because he got...main meal, drinks n dessert uu hestee cml...mashaAllah good vlog
@abunajib7771
@abunajib7771 4 ай бұрын
Wlhi halkaas nimcaa fadhida 4 doolar kaliya waxaasoo adeega maasha allah
@BurHaNn65
@BurHaNn65 4 ай бұрын
Fav KZbin keep up🤴
@abdullahoidirisnur5415
@abdullahoidirisnur5415 4 ай бұрын
Egypt 🇦🇪 🇪🇬 Egypt 🇦🇪 🇪🇬 Ethiopia and Kenya 🇰🇪 Ciid Mubarak Kullu Camin Wantum Bikhayr Amiin Amiin Amiin Olso Kings of Saudi Arabia 🇸🇦
@hamidhamiyanji
@hamidhamiyanji 3 ай бұрын
Kenya 🇰🇪
@feysalcali9337
@feysalcali9337 4 ай бұрын
Acww dhakhtar waa afsax iyo faysal iska eeg qoraalja ma aamini doontid qoraalkeeda mahadsanid.
@zeinababdi6819
@zeinababdi6819 4 ай бұрын
Dhakhtar sharma el sheikh aada waa bel kuruxan vlog ka so sameey❤
@Awbeere
@Awbeere 4 ай бұрын
Rag nolosha wax ka qabsadey allaha idin xifdiyo meel walba aad joogtaa wllyaal
@flystarsyoutubechannel9067
@flystarsyoutubechannel9067 4 ай бұрын
sasaa lagaa rabaa min soomaali wadankaag aku faa intaad gobol ku faani
@hoodomohamed2925
@hoodomohamed2925 4 ай бұрын
Jilocsanyahee sheeko xumada meesha la.dhaaf gobol lahayne soomaali ma waxd mooday somalia keliyaa asqooy
@izmail_dollar
@izmail_dollar 4 ай бұрын
Geedi sahan , waa nin xeel dheer
@abdullahiabdinasir6943
@abdullahiabdinasir6943 4 ай бұрын
Masha allah waa nolol ilaa xad aad ujaban. Aniga dhakhtar intuu iibsadsy baa tayo leh bn isleeyahay.
@MouhyadinHassan-iu6pl
@MouhyadinHassan-iu6pl Ай бұрын
Wa oumoul bilade masaridu ka hisho big up bro sinon vous êtes au top vous l'avez réussi à bien tourné la vidéo
@ciiltireqaliif1176
@ciiltireqaliif1176 4 ай бұрын
Anagoo sadex nin ah shalay galab 167 dollar baa naga baxdey adinkoo Sadex ahna 9 dollar Wllhi Africa nimcaa taala
@hudaabdullah3447
@hudaabdullah3447 4 ай бұрын
Afrikoo dhan ma aha wll masar Iyada cuntadeeda Waa Rakhiis sidaan maqlay waxa kuyaala wabiga niil qudaar Ayi nooc Waa meel Iska qabow
@A...A09888
@A...A09888 4 ай бұрын
​@@hudaabdullah3447 4 dollar wayba badan tahy anagu jigjiga 4 dollar casho io afur io dheeraarba way kuu noqon.
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 4 ай бұрын
masha allah everyone wins and enjoy your day
@somaliyameni202
@somaliyameni202 4 ай бұрын
My fov youtuber #dhakhtar
@Marcos_7171
@Marcos_7171 4 ай бұрын
Dhakhtarr dacayow xaramka aad soo cumrayso 🤝❤😆
@yahyeabdirahmaan680
@yahyeabdirahmaan680 4 ай бұрын
Waxa ugu cunto fiican Dhakhtarr gulayso saxib😊❤
@AbsamoFilmsVlogs
@AbsamoFilmsVlogs 4 ай бұрын
geedi sahan is the winner
@user-gr3rb4ih1l
@user-gr3rb4ih1l 4 ай бұрын
Legend tageer ku ahay 💯
@yuusufaxmed5425
@yuusufaxmed5425 4 ай бұрын
wan ku wadana dhakhtarr pro from puntland 🇸🇱
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 4 ай бұрын
Jamhuuriyada Puntland masha'allah from hargaysa 😅🎉
@Kajol833
@Kajol833 4 ай бұрын
@@AxmedAlpha2024masha alh from boorama❤😂
@XAQIIQSO2020
@XAQIIQSO2020 4 ай бұрын
The best video 🎉 go forward😊
@saidotte1048
@saidotte1048 4 ай бұрын
Man sha allah bro keep going 👏
@hodhare961
@hodhare961 4 ай бұрын
Maashaa allaah min Soomaal, waxan ku dhashay Hargeisa Somaliland markastoo lay dhaho xageed ka timid ? Somalia baan idhaa dhalinyaro aan qabyaalada aasno dalkeena ku faano.horuu socda. Masar ma tegin in aan dego waan jeclahay lkn afcarbeed ma aqaan.
@saidabdi73
@saidabdi73 4 ай бұрын
Hhhh yad iska gadaysaa
@adenabdikarin4131
@adenabdikarin4131 4 ай бұрын
Cunada dhakhtar iyo sxpkii Macmacaanka iyo cabitaanka Geedi sahan, maaansha Allah Markaad leedahay waddan wax soo saar leh meceeshadu wey u jabnaan shacabka.
@mohameddaauud1106
@mohameddaauud1106 4 ай бұрын
Subxanallah war nio barwaaqa mesha ku haysan intaan gorowe hada heshiid alx weye lacgtana 30$ dollar way gaari alahayd war meshaas wa in an ka war doona waba raqiise
@engrcasanyo120
@engrcasanyo120 4 ай бұрын
Garowe street food maleh waa meel dadka qaniga u badanyahiin
@deqawarsame-nd9yd
@deqawarsame-nd9yd 4 ай бұрын
​@@engrcasanyo120putland shacabka adbey ugajeysan yihin beenta dhaaf faanba umada.idinka.rebtaye
@kingkhadar3469
@kingkhadar3469 4 ай бұрын
Yarkan wa legend somali ahay taganyahy🇸🇴😂✅
@Alizia396
@Alizia396 4 ай бұрын
umada somaliyeed oo dhanba somaali ah lkn qof walba dalbu kaso jeeda cuqdaada iska daa 😮‍💨
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 4 ай бұрын
Somali waa qowmiyad Calankaas dal baa leh sxb😅
@ibnulqayim5022
@ibnulqayim5022 4 ай бұрын
Walaahi best flog
@mahadiadawe
@mahadiadawe 4 ай бұрын
waan kasoo dhoofay beri hore reer masar waa dad fiican waliba ilbax Ah baashaala sxb
@ahmeddakir9262
@ahmeddakir9262 4 ай бұрын
1-dhakhtar 2-geedi sahan lkn masar walaahi hargeysaa 500 jeer ka qaalisan
@user-eo5hy1cc4v
@user-eo5hy1cc4v 4 ай бұрын
Aad baan kuu salaamayaa saaxiib booasaaso ayaan kaa daawanayaa
@ayaanosman8719
@ayaanosman8719 3 ай бұрын
وحشتني مصر وناس مصر وكل حاجة في مصر من أجمل حياتي قضيتهم في مصر ❤❤❤❤❤ waad mhadsa theen guys sedaa quruxda badaan ehh vlog qrux baadasn
@alle-Aamin-ma-iisho
@alle-Aamin-ma-iisho 4 ай бұрын
Fadlan kasoo hadla kirada Guryaha iyo hotelada 😊
@maahirkee3656
@maahirkee3656 4 ай бұрын
Point fcn ayd xasuusisay
@mumtazqalpih1292
@mumtazqalpih1292 4 ай бұрын
Cairo ka dawanaya waa fahanty dhaqso suubyada sisinba laga sameya legendnow
@YislamOmar
@YislamOmar 4 ай бұрын
af carabi waa dhameesay sxb 😁
@bushra445
@bushra445 4 ай бұрын
War dhakhtar ninku waku dhacay cabitan kisi ba qatay kagii buu qatay 😂😂😂😂
@arafoabadidofficial42
@arafoabadidofficial42 4 ай бұрын
Mashallah walhi waan xisay masar
@user-fv6ef4ty2w
@user-fv6ef4ty2w 2 ай бұрын
احيييه مرا رخيص خلاص مصر جاي عندكم 😅❤ كل الحب للمصرين❤
@user-il7rp5yr3z
@user-il7rp5yr3z 4 ай бұрын
First One Geedi Sahan 🙏
@mahamoudmahamedwarsame2423
@mahamoudmahamedwarsame2423 4 ай бұрын
Dhakhtar baan wataaa
@gulledgilani1253
@gulledgilani1253 4 ай бұрын
you all are winners brothers
@MiiraaleShow
@MiiraaleShow 4 ай бұрын
Geedi waxa uu soo iibsaday wax-badan, laakiin waxay u muuqdaan wax aan faa'ido lahayn.😂
@itsnajebabdi7983
@itsnajebabdi7983 4 ай бұрын
I love Egypt
@user-mm8rd9qj9v
@user-mm8rd9qj9v 4 ай бұрын
Kuuleyso wll dhakh tar ❤❤🎉
@mahamedozman1604
@mahamedozman1604 4 ай бұрын
Mohamoud osman the best KZbinr❤👈
@mustaphemahdi1
@mustaphemahdi1 4 ай бұрын
aad baad u mahad santahay wll . waxaan ka codsan tahaaa in ad soo duubto jamaca al asahar hadii ay soorta gal tahay
@UgbadRashid-xz7zy
@UgbadRashid-xz7zy 4 ай бұрын
Nio dacadsanida 😅
@abdirahimhaaji
@abdirahimhaaji 4 ай бұрын
The Winer Is Dhakhtar
@user-eo2hz5qe9v
@user-eo2hz5qe9v 4 ай бұрын
Ani ahaan dhakhtar baan ku haystaa cuntadiisa waayo waa wax la karanayo Inkasta oo mitna aanu wadan wax fruit.s ah. Like tufaax ama lii IWM lkn Sannadka danbe Inshaalah wa imanaynaa❤❤
@aslikazim747
@aslikazim747 4 ай бұрын
Mash Allah bro maseer imiza tagi kara hadana passover soomalia waato🎉🎉🎉
@AbdiSomali-wt2oe
@AbdiSomali-wt2oe 4 ай бұрын
Moqdisho niga daawanayà
@MohamedMohamud-xb4fz
@MohamedMohamud-xb4fz 4 ай бұрын
Dhaqtar baaa xagayga guulaystay❤
@kowsarcadey9443
@kowsarcadey9443 2 ай бұрын
Insha Allah. Masar waa jeclahay inaa tago ❤️
@maxamed-tj2qp
@maxamed-tj2qp 4 ай бұрын
من الصومال Kulahaa dhakhtarow wll من الصوماليا Maad iska tiraahdo muuqaalkii kan ka horeeyeyna waa tiri e 😂
@udgooney
@udgooney 2 ай бұрын
Egypt waa raqiis mashaa allah
@user-xj2si9ci3i
@user-xj2si9ci3i 4 ай бұрын
keep going bro
@user-ub8xg6rk8u
@user-ub8xg6rk8u 4 ай бұрын
Sxp Mohamoud dhakhtarr Qeys Vr baad kusoo qabateee 😂😂😂😂😂
@sultaanfilms
@sultaanfilms 4 ай бұрын
KuSoo dhawaaw Masar walaalkey
@khalilomar3962
@khalilomar3962 4 ай бұрын
Keep going bro
@salmaali8162
@salmaali8162 4 ай бұрын
Dhakhtar iyo gedi sahan wan aqana, wilka kala aqonin so Wilkas Aya Gusha Siyey😅 sbbto ah Cuno dhameystiran ayu so gatey m.a
@Maandhis_Maaweelo
@Maandhis_Maaweelo 4 ай бұрын
Kirada guryaha kasoo hadla Akhrista yaashaydow idinkana like ku gaarsiiya..
@Somali-One
@Somali-One 4 ай бұрын
Guryuhu waa raqiis boqol Dollar 3 qol ayaa lagu degaa. Qaarkood waa 150 qaarna waa 80dolar
@abdihafidali3706
@abdihafidali3706 4 ай бұрын
@@Somali-Onewaxbarashadeeda ka wrn
@Somali-One
@Somali-One 4 ай бұрын
@@abdihafidali3706 hadii uu qofku UNta galo waa raqiis tacliintu waayo UN ta ayaa ka dhiibta 50%
@zemzemadam9905
@zemzemadam9905 4 ай бұрын
Aar wll waxaa aad iibsateen waa caadimaad daro waxay riqiiska layihiin aniga kooshariga unba kahelaa bas lkn waxaa kale dhan lama hubo inay si caadiya usameyeen 😅
@canabmohamed6213
@canabmohamed6213 4 ай бұрын
Mashallah makaladhacdan Afur wanagasan
@milano453
@milano453 3 ай бұрын
Borma 3da doler waa casho ficn un xita an hilib wadan kwrn wr wan dhacanhy maser ugurayapa
@abdifatahcf5061
@abdifatahcf5061 4 ай бұрын
Cuntada lamakala badnee waa kala macaantahay
@muznaahmed6968
@muznaahmed6968 4 ай бұрын
I love the food choices by Geedi Sahan
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm 4 ай бұрын
brothers you must be financial advisors of the world Bank.
@fiymamuse3650
@fiymamuse3650 4 ай бұрын
Wiilkna yaa umaqan camerada idin hyo😂
@Tutulisho
@Tutulisho 4 ай бұрын
Keep going❤☝
@deqafishingandmarineresour364
@deqafishingandmarineresour364 4 ай бұрын
Geedi-Sahan 1 Dhakhtar 2
@user-dl8he1sn7j
@user-dl8he1sn7j 4 ай бұрын
Labo habeen ku arkay تجمع الخامس ❤
@barakaalehmacdanta8007
@barakaalehmacdanta8007 3 ай бұрын
Sxp waxaad tidhaahdaa waxaan ahay soomaalindar ma garatay iga daa somali ok
@user-jq6ue6gi6z
@user-jq6ue6gi6z 4 ай бұрын
Kushari waa protein carbohydrate wax dhihi Karna balanced diet weyan ninka kushariga wataa ugu sita macmacan kana wakasimantihiin
@AnaAmiira
@AnaAmiira 4 ай бұрын
Wlhi meeshan nimcaa taal 4$ hal shaybaan siisanaa 😂😂😂😂😂😂
@ShukriMaxamuud-wo3dy
@ShukriMaxamuud-wo3dy 4 ай бұрын
Waa mxy ciyaalnimadani .miiska idinka shisheeya waxba ma yaalaan ,idinkuna waad iskugu faanaysaan
@maamabellabeauty3843
@maamabellabeauty3843 4 ай бұрын
Nice video well done 👏 boys
@NATURALPLACESWORLD
@NATURALPLACESWORLD 2 ай бұрын
Qofka shan boqlaad congratulations 🎊 🎉❤
10 dollar maxuu kuu jiraya masar ramadanka
10:45
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 132 М.
Cuntada wadooyinka mombasa | street food in mombasa
19:40
Dhakhtarrr
Рет қаралды 247 М.
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 22 МЛН
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 56 МЛН
白天使选错惹黑天使生气。#天使 #小丑女
00:31
天使夫妇
Рет қаралды 15 МЛН
Before VS during the CONCERT 🔥 "Aliby" | Andra Gogan
00:13
Andra Gogan
Рет қаралды 10 МЛН
Unique Dish of Azerbaijani Cuisine - Shakh Pilaf
28:10
Cooking In The Wild
Рет қаралды 745 М.
Mucjisooyinka aduunka ahraamta || pyramid of Egypt 🇪🇬
11:24
Koobkaada Shaaha Soo Qaado kaalay aan Sheekaysanee
32:18
OGAANSHO
Рет қаралды 7 М.
Tailored Somali Dress for a Tiny Asian! | Somalis in Istanbul
9:54
Ethnic Neighborhoods
Рет қаралды 104 М.
Nolosha Soomaalida dalka Masar - Somalis life in Egypt
12:56
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 85 М.
Egypt aduunka maxay kaga duwan tahay ramadaanta🇪🇬
10:06
Dhakhtarrr
Рет қаралды 178 М.
Nolosha habeenkii miiga iyo casuumad
10:54
Dhakhtarrr
Рет қаралды 261 М.
Cuntada Wadooyinka Qatar / street food in qatar 🇶🇦
10:25
Dhakhtarrr
Рет қаралды 47 М.
SPONGEBOB POWER-UPS IN BRAWL STARS!!!
08:35
Brawl Stars
Рет қаралды 22 МЛН