Ninka Soomaligaa ee ugu Geela badan Tanzania 🇹🇿

  Рет қаралды 570,339

Qays Qeyser

Qays Qeyser

Күн бұрын

Пікірлер: 683
@layladheman6534
@layladheman6534 Жыл бұрын
Sooomalidu meel walba way joogan mnsha allah isaga ayaa shaqaale loo yhy odaygan soomaliyeed walhi soomalidu waa dad karti leh❤❤❤
@mubarakzamir997
@mubarakzamir997 Жыл бұрын
❤❤
@ilhanisha2813
@ilhanisha2813 Жыл бұрын
Allah jecliyaa marka arko qof Somali oo hormar gaaray🥺❤️🤌🏾 Allaha kubarakeeyo adeer xoolahagi
@SabaaxAhmed-lz4dh
@SabaaxAhmed-lz4dh Жыл бұрын
Waanka helay video wayo somali oo dhan ayaad wax fansiisay inaynu nahay dad dhaqankooda ku adag🎉🎉❤❤
@abdullahihurre9843
@abdullahihurre9843 Жыл бұрын
Soomaalinimadaa qiimo badan cidaan doonto ahow, gobolkaa doontona ka imow.. Hada odoyasha waxa ka muuqda Somalinimo nadiifa oo aysan ku jiran wax caadifada Maansha Allah..
@ijabomohamud6266
@ijabomohamud6266 7 ай бұрын
Riyahaa wacne iduhu baleyba u eg yihiin
@SadaamHussen-sv4pn
@SadaamHussen-sv4pn 7 ай бұрын
⁠@@ijabomohamud6266wllo idahu inta seenta dheer ee aan idaha somaliyeed u ekeen wa idaha tanzanianku iyo africadu kale dhaqdaan weeye
@MaxamuudKhadar-w8x
@MaxamuudKhadar-w8x 20 күн бұрын
🫣🫣🫣🫣🫣🫣
@sajarstudio5082
@sajarstudio5082 Жыл бұрын
Muuqalkan waxan daawanayaa xili aan aad u farax sanay wax welipa alle i suurta geliyey ina soo duceeyaa wllayaal 🎉🎉❤❤ peas and love 😉🫵
@nasrahassan2131
@nasrahassan2131 Жыл бұрын
Mashaallah Alle ha kuu siyaadiyo
@sharmaakeahmed1039
@sharmaakeahmed1039 Жыл бұрын
Alle ha kuugu wado wll
@QadanXaaji
@QadanXaaji 8 ай бұрын
Alle haka farxiyoh walalo guulayso
@fardowsobashiir1969
@fardowsobashiir1969 8 ай бұрын
Allh ku ziyaadsho
@shugriduhul2170
@shugriduhul2170 Жыл бұрын
Masha Allaah guuleysta Aad ban ugu farxaa markan arko Dad Somaliyeed wadamada ay tagaan Hanti ka sameysta, Adeeradan Allaha barakeeyo Xifdiyana,
@calicilmi-kl9cr
@calicilmi-kl9cr Жыл бұрын
𝖬.𝖺❤❤❤😂😂
@eyqalib
@eyqalib 10 ай бұрын
Waa Adan madoobe ama Adan Mohamed ninka xoolahan dhaqday oo sifiican baan u garanaya maa shaa allah
@EngGaadhane
@EngGaadhane 8 ай бұрын
Habar jeclo Mohamed abokor.somhn
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 2 ай бұрын
Muusiga naga daaya dadaan jecleyn ay aa jira hadana raba iney daawadaan muuqaalka quruxda badan,masha allaah allaha u barakeeyo umada ey ku dhax nool yihiin allaha qeyrkooda soo xijiyo, shartooda a haka badbaadiyo
@khadardhimbiil6961
@khadardhimbiil6961 Жыл бұрын
Masha Allah Allah hawbarakeeyo Geelana Burco halagusooceeliyo ilaa ka Australia waxaan maqlay in Burco lagaleeyay Oo Iman HABARYONIS ah mag'ahaan loogaqaaday markay General England ah Burco lagudilay
@hafsaCarush
@hafsaCarush Жыл бұрын
😂😂😂😂
@mohamudhirsi250
@mohamudhirsi250 7 ай бұрын
geela kaligis malahan nin ogaden ah ba wax ku leh😊😊
@Suldan952
@Suldan952 Жыл бұрын
Hadaad u jeedo magaca ALLAH like saar
@hawoadam204
@hawoadam204 9 ай бұрын
Allaah swt
@suldaankadadka5769
@suldaankadadka5769 Жыл бұрын
Reer sheekh isxaaq waa dad xadaarad leh meel kastooy tagaan somali iyagaa ugu hormarsan
@muhsinmohamedcali2351
@muhsinmohamedcali2351 9 ай бұрын
Yaaa ku yiri waa isaaaq orod qabiilka iska nio
@hassanleban8667
@hassanleban8667 8 ай бұрын
@@muhsinmohamedcali2351dee waa nin isaaq maad ka xun tahay
@khalidabdulqadir8316
@khalidabdulqadir8316 8 ай бұрын
@@muhsinmohamedcali2351wa Isaaq wll
@feysalismailjama9623
@feysalismailjama9623 7 ай бұрын
Isaac.madhumo.dhaqan.xadaarad.gobonimp
@SadaamHussen-sv4pn
@SadaamHussen-sv4pn 7 ай бұрын
@@hassanleban8667ar ukaadi odaygani wa mj
@mohawaayeel4866
@mohawaayeel4866 Жыл бұрын
Masha'allh somalay dhaqankeenu wakaa yaynan dayacin,🇸🇴🇸🇴❤ intii dayacdayna waxan rajeyna in soo laabasho sameeyaan.💙😇
@vidasi7735
@vidasi7735 Жыл бұрын
Mansha allah , waa muuqaal cajiib waa odayaaal soomaali asal ah 🥰🤩 dhaqankii iyo geelii soomaalidu ay lahayd ayay haystaan Allah ha xafido 😊
@mwanzo0011
@mwanzo0011 Жыл бұрын
Masha allah ragaan odayaasha ah ee somaliyeed alaha ubarakeeyo xoolahooda alaha kuxifdiyo meshoda
@Abdurahmaan_masoud
@Abdurahmaan_masoud Жыл бұрын
Maanta Waa maalin jimce Aan Ku Wada sallino nabigeena muxamad scw
@inasayidabdule
@inasayidabdule Жыл бұрын
SALALAHU CALEYHI WASALIM ❤
@engkhadarshiine8842
@engkhadarshiine8842 Жыл бұрын
Scw scw scw
@missnajma5505
@missnajma5505 Жыл бұрын
Scw❤
@marwo620
@marwo620 Жыл бұрын
Scw scw❤❤❤
@fadumoaliabdillahi
@fadumoaliabdillahi Жыл бұрын
Scw scw scw
@SamiraAxmed-v8z
@SamiraAxmed-v8z Жыл бұрын
Wllo qaysa aadban ku tager ilaa markad Nairobi timid inan ku casumo ayan jecla adig iyo dhakhtarba iyo mawel hore usoco imak oon hargaysa jogan waan jeclan lah inan idin arko mar uun
@oamaer
@oamaer Жыл бұрын
Qays Qeyser iyo Hareri are the best Somali youtubers, Masha Allah. I love that Qays is always smiling:)
@khadartoosane7677
@khadartoosane7677 Жыл бұрын
Alla were same this one I watching only they're qaysqayser and cabdisalaan hereri 😂😊
@cilmicali5151
@cilmicali5151 Жыл бұрын
@gedisahan is always doing fantastic job💯
@vidasi7735
@vidasi7735 Жыл бұрын
Agree with you 😊👍
@MahadJamaBuh
@MahadJamaBuh Жыл бұрын
Not the best is a goat 🐐👑
@Dhabaryare
@Dhabaryare 10 ай бұрын
@@cilmicali5151kaas somali ma yaqaan
@cayshacuud2437
@cayshacuud2437 Жыл бұрын
Mansha Allh Allow noo xifdi dadka iyo maalkaba runtii waa wax lagu farxo geella iyo ariga idinka oo wadankle jooga aad baan idiin bogaadin adeeradayga xoolaha ku qoray S🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤mahadsanidiin wariyaasha qaaliga ahna wan slmin
@Aliaismail1445
@Aliaismail1445 Жыл бұрын
Masha Allah, I saw this gentleman last time I took my kids to Arusha, first time we had masala tea with camel milk we could not get enough both adults and kids. I am from London.
@zahra11573
@zahra11573 Жыл бұрын
Masha'Allah waa Adeer Somaali asalkii ah Sumada Geela ii deeqday allow qofkasto somaali ah halku joogo ku nabad yeel.
@maazimapdalla7356
@maazimapdalla7356 Жыл бұрын
18:11 18:11 18:11 18:11 18:11 18:11
@yoyo-tf7eh
@yoyo-tf7eh Жыл бұрын
Waa Somalilander 💚🤍❤️
@saabir3667
@saabir3667 Жыл бұрын
​@@yoyo-tf7eh isla yaab somali waa sinji
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigena ﷺ ku saliya Scw love saar ❤ dheh
@RoodoCadeey
@RoodoCadeey 7 ай бұрын
Scw scw scw
@jimcaalecali-cf1yc
@jimcaalecali-cf1yc Жыл бұрын
🇸🇴 🇸🇴 somali meel walba ay joogan allah haa nabad galiyo
@farxiyaabdi9074
@farxiyaabdi9074 Жыл бұрын
Mansha allaah qas guulayso waligaa marba marka kadabaysa waxad dacha noogaqaada nololcusub iyo gayi cusub 💯💯💝💝💝💝💝
@ins4n1
@ins4n1 Жыл бұрын
Allah u barakeeyo waa dadkenii oo Hoshoodii wato Dhaqn iyo diin iyo dhiigba
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 Жыл бұрын
Maasha Allaah. Alle ha ubarakeeyo jecliyaa marka Soomali positive news laga soo sheego. ماشاء الله تبارك الله u dhahaya 🎉🎉🎉🎉👏👏👏
@moolcaliyow
@moolcaliyow Жыл бұрын
SALAAN boqortooyo ayaan u saaray NINKAAN xoolo dhaqatada ah! MaashaAllah.
@khadarmohamed6846
@khadarmohamed6846 Жыл бұрын
Qays waxaad u qalantaa in lagu tageero OO 1million lagu gaadhsiyo🎉
@falisa576
@falisa576 Жыл бұрын
Maasha Allaah edeero xoolahoda Allaha u barakeeyo ayagana ha xafido Waaba rag wadaniyiin ah
@HajjiFAro
@HajjiFAro 9 ай бұрын
Mansha Allah hidiyo dhaqanka aan asal guurin somali funy❤
@saeedlover2457
@saeedlover2457 Жыл бұрын
Alle haydin barakeeyo xoolahiina haydiin Saddex jibaaro Aamin .. Qays iyo Maawelba waxaan idin leeyahay Hambalyo 👏🏽
@yasirsuleiman672
@yasirsuleiman672 Жыл бұрын
Soomalidu meelkastay joogo Martida si fiican bay u sooram💯🙏
@aboodmoh7330
@aboodmoh7330 Жыл бұрын
Marti soorka dhaqankeenai boo ka mid yahay❤.
@نونومحمد-ر9ض
@نونومحمد-ر9ض Жыл бұрын
الحمد لله نعمه الاسلام حمدا طيبا كثيرا مباركا❤ الحمد لله الذي جعلنا من المسلمين وفضلنا كثير من الخلق❤
@Buraale
@Buraale Жыл бұрын
Mnsha Alh oday Somaliyeed 50sano ka badan ku nolal tanzania hadana dhaqanki afkiiba ilaaliyay❤
@sacadmusa8313
@sacadmusa8313 Жыл бұрын
Qays qayser guulaysta adiyo teamkaagu sxb wax badan Oo naga dahsoonaa ayaad Noo soo gudbiseen
@mursalabdirihman3264
@mursalabdirihman3264 Жыл бұрын
Sxb waraysiga waad nugu gaabisay waxaa naga dhimman jawaabo dhawr ah 1 geelu waa meeqa ay dhaqdaan udayaasha 2 markii hore xagee ka keeneen geela 3 caanihiisa xagee lageeyaa yaase laga gadaa 4 shaqaalaha ariga iyo qofkii meequu mushaar bishii uqaataa 5 neefka geela ah meequu qiima ahaan joogaa 6 hilibka xoolaha mala gataa yaase idin kagata 7 calafka xoolaha xagee kaheshaan mise duurka ayay kasoo daaqaan
@abdulrahman-cl3bs
@abdulrahman-cl3bs 8 ай бұрын
Dhulkan kenaya ila Tanzania wa dhulka africa ugu doga badan uguna daaqa qurxon dadkan masyga ahna magalada Nairobi kuwa joga ku shaqeya 50doller wa magalo hadaba adiga xisab isku dhufso o miga intey ku shaqeyn karan meshan lacgba talo Wlhi
@mohamoudahmed1276
@mohamoudahmed1276 Жыл бұрын
Reer burco waalagu yaqanaa geel dhaqashda❤🐪
@Deeq553
@Deeq553 Жыл бұрын
Mashaa allaah waa muuqaal cajiib ah,dhaqankeenii ayay haystaan ragaan odayaasha ah... keep going qays qeysar ...from dhuusamareeb
@Saeeth_Abdrahmn
@Saeeth_Abdrahmn Жыл бұрын
Ninka kaliye aan youtubekaba usoo galo guulayso bro 👊🔥❤️
@FootShorts12
@FootShorts12 Жыл бұрын
Laandher habarjeclo reer daahira❤❤
@HaredDuale
@HaredDuale 8 ай бұрын
MAASHAA ALLAAH SUMAD SOOMAALI LAGU METELAAYO OO GEEL KU TAAL WAA GOBANIMO TAARIIKHI AH ALLAHA IDIN BARAKEEYO
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir Жыл бұрын
agah oo maaweel ileen waa suugaanyahan, dabxcan saan filayo magaaluu kusoo koray lkn waan bogaadinayaa wacyiga uu u leeyahay dhaqanka iyo suugaanteen.. waa mahadsantahay sxb...
@asdfghjkl1381
@asdfghjkl1381 Жыл бұрын
Ninkan mashaallah allaha u barakeeyo xoolohod ❤🎉
@nafiisamaxamed1984
@nafiisamaxamed1984 Жыл бұрын
Masha alllh alle hawga badiyo intaas iyo kabad ban u rajynyna
@mohamedabdullahi3006
@mohamedabdullahi3006 Жыл бұрын
THAT S stands for 🇸🇴 ,What a Great man he is
@menhee7408
@menhee7408 Жыл бұрын
Cajiib alxamduliaah allaahuma Sali wasalim wabaarik calaa siyidinaa wanabiyinaa
@yaxyecade275
@yaxyecade275 Жыл бұрын
I am proud ❤ geela waa S = somali
@YasiinMaxamed-h5d
@YasiinMaxamed-h5d Жыл бұрын
4:15 am waa muqaal qurux badan,Wayeelka Alle ha dhawro dhaqankoodii ayay ilaaliyeen Xogo fiican wan ka helay zaxiib thanks.
@fartunahmed784
@fartunahmed784 Жыл бұрын
Masha Allah masha Allah best youtuber wllky May Allah swt protect you runti cidi kuma gaadho wlhi keep going love your videos 🎉❤🙏
@madiinacali978
@madiinacali978 Жыл бұрын
Allaw Dadkii hore Gobsanaa inuu maanta wadanki ka yimi baa la moodaa luuqadiisa oo faseexa ku hadlayaa
@cabdiraxmaanmaxamed2722
@cabdiraxmaanmaxamed2722 Жыл бұрын
Allah is one☝️❤️😢😍🕋
@iftinfarah6010
@iftinfarah6010 Жыл бұрын
Masha Allah miyi iyo magaalo ayaad noga soo warantay qeys qeysar horaay u sooco ❤️💕❤️💕❤️❤️❤️❤️
@daoudsaad5632
@daoudsaad5632 Жыл бұрын
Qays Qayers keep going brother FROM DJIBOUTI now I'm here in Hargeisa I want to see you i support you🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤❤❤
@engmatan1308
@engmatan1308 Жыл бұрын
I think he is not in hargeisa he is in abu Dubai
@SAIDSIGALE
@SAIDSIGALE Жыл бұрын
​@@qoraallyricsI think he moved to tanzania or will he come back to hargeysa or he go there only for vacation
@Sheikh-vu3qt
@Sheikh-vu3qt Жыл бұрын
​@@engmatan1308000
@YaxyeGaam
@YaxyeGaam Жыл бұрын
​@@engmatan1308😮😮
@YaxyeGaam
@YaxyeGaam Жыл бұрын
😮😢66😢🎉hk ,😊
@sulubsomalikamas2923
@sulubsomalikamas2923 Жыл бұрын
Waa dad wanaagsan oo dhaqankeena aan ka tagin magaca toosan haltayaa ladhihi jiray taasina waxay kutusinaysaa sida dhaqankooda ugu dhegan yihiin oo geela magacyo soomaali ah loola baxayaan
@nurashacni5998
@nurashacni5998 Жыл бұрын
Wlhi hal aan lahaan jirnay ayaa toosan la dhihi jiray ‘from dad madhedh 😂😂😂😂
@MohamadAwcali
@MohamadAwcali Жыл бұрын
Masha Allaah Waar Wiilku uu uqalmaaye ukalakiciya Somaliyey
@abdirizakkoronto6101
@abdirizakkoronto6101 Жыл бұрын
Qays qaysar bro horre usoco noosoo baddi barnaamijyada noocan ah❤
@mohameddhakhtar940
@mohameddhakhtar940 Жыл бұрын
legend reer burco ah weeye
@maryamamisbaax
@maryamamisbaax Жыл бұрын
Gacmaha ilhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤
@mohamedsaed8117
@mohamedsaed8117 Жыл бұрын
Magacaaga isticmaal iyo sawirkaaga xayawaanyow adoo waxa fake ah isticmaalaya iso booqo ha iska odhane
@xil_diidofficial7287
@xil_diidofficial7287 Жыл бұрын
𝕙𝕪𝕖 𝕞𝕒𝕘𝕔𝕒𝕘𝕒 𝕜𝕦𝕤𝕠𝕠 𝕢𝕠𝕣𝕠 𝕙𝕠𝕣𝕥𝕒
@salloadam298
@salloadam298 Жыл бұрын
Aamiin inader
@AliAl-m3p
@AliAl-m3p Жыл бұрын
Mansha Allah, Allah ha u siyadiyo 😊
@AskarEmpire
@AskarEmpire Жыл бұрын
Wow this men is living my dream Life Mansha Allah tabaraka Allah
@nimcosaleeban
@nimcosaleeban Жыл бұрын
Mash allaah wallhi waa cajiib
@xamdamawliid7287
@xamdamawliid7287 Жыл бұрын
mcha allah somalinimadu macaana❤🥰
@nawaalelmi1558
@nawaalelmi1558 Жыл бұрын
Habeen aad umashqulsanay kudawanayaah oon exam kujiroh rabih gacantah hakubarekeyoh
@AbdirshidMahamedhagi
@AbdirshidMahamedhagi Жыл бұрын
Qayys qaysar.1997.kiiban Kadegey Dalkaad hda joogto. Soo Eeg Arusha. Magaalo labaada H washa cabdale sacadka iyo ciidagalaa + Hjclo solomadow. GRXAJIS KUNA Zaambia. Buux.iyo bussnes Kenya Hdaad Linekii hysaaye .bello. ku cayadhey 👍
@SamsungS-jw6ii
@SamsungS-jw6ii Жыл бұрын
Adeer Arusha hal reer ee Cabdulla Sacad ah misa Solomadow kama degana. Cidagalena hal oday aya ka degana 70 sanadood ka hor. Arusha waxa u badan beesha Aadam Maxamed misa Black Adam misa Aadam Madoobe qofba sidu oo yaqano. Odaygan Xoolaha dhaqday laftiisaba waa nin Reer Sheekh Isxaaq - Habar Jeclo - Maxamed Abokor - Aadam Maxamed "Aadam Madoobe"
@Mohamednuur-r
@Mohamednuur-r Жыл бұрын
Thanks you teacher I support you and
@inasayidabdule
@inasayidabdule Жыл бұрын
MASHA ALLAH❤❤
@farduusxamse135
@farduusxamse135 Жыл бұрын
Wow ader waa reer burco gobta❤
@maxamuudahmedcabdikadir4520
@maxamuudahmedcabdikadir4520 Жыл бұрын
Waa Aabe so halgamy waye Masha.Allh Wa'inlagu daydo Ayuu mudan'yahay👉👉👉
@amuunabdihassan7644
@amuunabdihassan7644 Жыл бұрын
Masha Allah qiimaha xolaha waxa fahmi karo bahda veteniry my team
@specialgirlintheworld395
@specialgirlintheworld395 Жыл бұрын
500k is coming wll wllhi 1millon baad uqantaa waxbo anan aqoon na geeya oo na bara well done 👍
@yarimysahra8061
@yarimysahra8061 Жыл бұрын
ألهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين Masha Allah tabarakallah Allaha kugu barakeyo Yaa Rabi Allaha ku xafido adiga iyo ehelkaga dhamaan Yaa Rabi yaa Allah
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Жыл бұрын
Masha allah alaha business haubarakeeyo
@ibrahimhassen9450
@ibrahimhassen9450 8 ай бұрын
Masha allah odaygaan Wali waa sidiisii, 2010 ayaan arkay, oday reer canada ah oo aan qaraabo nahay ayaa business iskugu jiray
@ahmedrashid9129
@ahmedrashid9129 Жыл бұрын
Waa muuqaallada marka aan daawanayo aad is moodo in aan meesha si toos ah u jeegaba.❤
@CriticalShot-vx9zs
@CriticalShot-vx9zs Жыл бұрын
Qays Qayers keep going brother, I support you all the way in London ❤🎉
@ZamzamYuusuf-re3pz
@ZamzamYuusuf-re3pz Жыл бұрын
مان شاء الله تبارك الرحمن الله يحفظك
@Wacane.
@Wacane. Жыл бұрын
Nin tagay oo tiigsaday wuxu ku tamayy bad tahy Sxb kuf oo kac ✌️
@ifrahhaji717
@ifrahhaji717 Жыл бұрын
Scw walaalyal inankan wuxuu u qalmaa 1miln iyo ka badan waan la dalxiisa wadamo badan oon jeclahay inaan tago ayaan ka daawaday Chanel kiisa walaal keep going ❤
@abdulkhadirhdeerow4493
@abdulkhadirhdeerow4493 Жыл бұрын
Wow waa cajib aniga waxa iga gadantay camada S ee Geel somali masha Allah. mida kale kuwan Baqtiga cunayo ayan la yabay hada ka hor barnamish national geography TV aniga fiirsanaya ayan arkay ayaga libax lo dishay ka eryana kuwa waba dad Bala ah
@zamzamabokor7705
@zamzamabokor7705 Жыл бұрын
Ilahay hadinku xafido meeshad degantii xoolahana ala haku barakeeyo
@umalkheyrwarsame1147
@umalkheyrwarsame1147 Жыл бұрын
QEYS QEYSAR & MAWEEL ME SHEYTAGANBA M.a wa shidanayan 🎉🎉🎉❤❤❤❤ Farxad & caafimad ku Nolada wlladey
@cabdirisaaqcalirasta1037
@cabdirisaaqcalirasta1037 Жыл бұрын
Rabbi ha u barakeeyo
@hawoadam204
@hawoadam204 9 ай бұрын
Thanks qays qayser indr from ssc khatumo state of Somalia
@khalidabdulqadir8316
@khalidabdulqadir8316 8 ай бұрын
There is no SSC only you have Sool oo Isaaq ka yahay 35% lkn Sanaag I’m 80% so you can’t ever claim it
@shamsojama9804
@shamsojama9804 Жыл бұрын
maansha allaah alle ha u barkeyo Qays Qaysar best youtube ❤❤
@saedaliadem7699
@saedaliadem7699 Жыл бұрын
Mnsha Allah qays qaysar zxp shaqo wanaagsan baad noo haysaye xaga ka siiwad
@layladheman6534
@layladheman6534 Жыл бұрын
Qays qeysar waa ninki bedeli laha abdisalan hereri ❤❤❤
@awulibrahim869
@awulibrahim869 7 ай бұрын
Adeero Cabdi Warsame Nuur Ilahaay how barakeeyo xoolo haa faro ha badan
@FarahShire-h6n
@FarahShire-h6n 10 ай бұрын
Masha Allah anigo abwanki qaranka waxan kulehay ilhay haku barakeyo xolahaga Amiin amiin ❤❤❤❤ lega isara sxb yal❤❤❤❤ mahadsanid
@Somcoders
@Somcoders Жыл бұрын
Ilaa hada waxaan is waydiiyaa barigaan xoolaha raaci jiray, sidaan ku garan jiray neefka maqan - iyagoo aan calaamad gaar ah lahayn. Waxaa kaloo iga sii yaabina dadka qaar siday ku garan jireen Awr ili ka aragtay(~1- 3KM) u jira mid kuu yahay! Muqaal qurux badan - laakiin isku dheelitirka codka naga hagaajiya muuqaalada danbe. Mahadsanidiin.
@Garaad-e9p
@Garaad-e9p Жыл бұрын
😂😂wax kastaa waa barasho
@Kurbo_gaming_x77
@Kurbo_gaming_x77 Жыл бұрын
Aniga xitaa 😂
@bashirxaaji1119
@bashirxaaji1119 9 ай бұрын
Alla haduu diinta ugu yeeri lahaa qaar badan baa soo raaci lahaa adun macno badan malahee 🙏🌹
@rashiid187
@rashiid187 Жыл бұрын
Somalida Tanzania degane waa 4rth generations oo.kasoo jeeda waqooyi.
@Abdirahman_24
@Abdirahman_24 7 ай бұрын
Sidee maxa kawadaa
@HABONMEDNOUR
@HABONMEDNOUR 9 ай бұрын
Masha allah adeer allah ha ku xifdiyo
@farahinaururabdullahi5175
@farahinaururabdullahi5175 Жыл бұрын
Dhashii NOGOB waan ku tagerna huno mcn Insha allah intan kabadan ban ku rajynaya wll QEYS
@somaliano99kingkonghimself75
@somaliano99kingkonghimself75 Жыл бұрын
Masha Allah illaah ha. Kordiyoo 3000 illaah ha uga dhigoo
@hawahashi42
@hawahashi42 Жыл бұрын
الحمدالله على نعمة الاسلام Dadka bakhtiga cunaya ileen waa jiraan
@Gaadh_haye_Info
@Gaadh_haye_Info Жыл бұрын
Qays, guuleyso sxb Waa barnaamij loo bogay.
@hindamuxumed-ll8qq
@hindamuxumed-ll8qq Жыл бұрын
Mashalaah Cabdiraxman cabdiwali maxamuud keep going prather
@ahashi7828
@ahashi7828 Жыл бұрын
Maasha Allah Somaali reer Burco ah kkk insha Allah markaan Tansaniya imaado waan so boqon doonaa hadii rabi idmo
@Rumi-lh8uu
@Rumi-lh8uu Жыл бұрын
That's Abdi warsame my bro makuyuni viva habarjeclo
@AliSalah-wi1lv
@AliSalah-wi1lv Жыл бұрын
geelan see wax lago cun kara qayso pro big from work this gemale lagses 🎉❤ l mis my shondnta shonda shii pro
@yumna4675
@yumna4675 Жыл бұрын
Masha Allah Alahuma barik i like the waye he write letter S stand for somali big love ader
SAFARKII UGU NAXDINTA BADNAA EE AANU GALNAY
13:45
Qays Qeyser
Рет қаралды 691 М.
ELIMINATION GAME QOFKA UGU DAMBEEYO AYAA GUULEYSANAAYA
42:58
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 69 М.
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
Cat mode and a glass of water #family #humor #fun
00:22
Kotiki_Z
Рет қаралды 42 МЛН
Каха и дочка
00:28
К-Media
Рет қаралды 3,4 МЛН
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН
Waxan noqday adhiraac hal maalin | A day in the life of adhiraac
10:13
Video gaan waa original caadiya masoobadiya muqalo sidan ah
16:17
Hodan Leeyli Media
Рет қаралды 316 М.
Farax Badel  Gabadha Geela Hodanka Ku Ah
19:59
Hereri Media
Рет қаралды 594 М.
Gaadhi gurigii Bashiir Mursal Ciise oo loo wan qalay
30:43
Hereri Media
Рет қаралды 246 М.
SAFARKII IIGU LAYAABKA BADNA EE ILAA MIYIGA
14:31
Maaweel
Рет қаралды 154 М.
Nin Somali ah oo 500, oo Geel ah ku haysta Tanzania 🇹🇿
18:58
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.