4 SANO JACEL UQABO LACAG SIINAYAY WAXAY ILEEDAHAY WALAL KADHIGTAY

  Рет қаралды 250,738

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

Күн бұрын

#Subscribe #Like #Share

Пікірлер: 547
@zaynabnuur3156
@zaynabnuur3156 8 ай бұрын
Waryada rer commentland manta waxba masoqorayo like ayan raba😅
@hanan4882
@hanan4882 8 ай бұрын
Isn't she lucky . handsome, young ,hardworking and he seems very kind and well raised masha allaah
@mahdiliibaan4185
@mahdiliibaan4185 8 ай бұрын
Allah h u naxriisto Adeer Musamil axmed dooraale iyo eedadeyda macan xaawiiwo axmed cali geesey 😢😢😢😢😢😢
@aaminaxussen8345
@aaminaxussen8345 8 ай бұрын
Alle wilkan wiil qalbi wanagsan waaye aniga lee dabaq dhisanayo marna wuu iga dumayo kulaha alla qalbiga side jeceshahay Allah ku yeelo wiil yaro rajo iyo agoon ah waaye Allah qalbiga ku qabojiye
@SabriinaSabraa
@SabriinaSabraa 8 ай бұрын
Aamin ❤
@deeqamohamed7353
@deeqamohamed7353 8 ай бұрын
Mnzha allh wa wiil wanaagzan oo degan kano kle wa lama helaan because of qofka asagoon kuqabin ilmahaaga biilayaaa kii kaadhaleyna aanan waxba kugu trayn ❤lam broad of you wll dacadnimadada iyo deeqsinimada mnzhaalllh
@SalmMuhudin
@SalmMuhudin 8 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🤲🤲🤲
@Saciidsheq12Saciidsheq12
@Saciidsheq12Saciidsheq12 8 ай бұрын
Noqo mid cafin karo dadka oo dhan malin waxa iman oo allh ku cafiya adna 😢
@jawibila3005
@jawibila3005 8 ай бұрын
Masha Allah wiil aad u fican waye Alle ha barakeyee ❤
@mohamednoormohamud6497
@mohamednoormohamud6497 8 ай бұрын
Waryaa Nin Rag waaye Ninkan🎉
@dahaboadow3892
@dahaboadow3892 8 ай бұрын
❤waa wiil aad u qurux badan aadne u degan gabareey wiilkaan oo kale heli meysid soo dhaweey ❤
@bakarxaliye1244
@bakarxaliye1244 8 ай бұрын
masuul sare mudasir musamil ahmed sheekadaada wan dhageystay runtii xiiso gaar ah nh waa ay leheed hada hadal inuu iga tago ma'rabo maxa yeelay sheekada amiiro ayaa harsan markas ayaan fakirkeyga ku aadan ama taladii ila gudboon inaan kusiiyo ka qof wanaag kula rabo kusoo qoridoona inshallah ridwaan aad io aad ayuu u mahadsanyahay adiga nh waxan ku rajeynayaa sida aad wax u rabtid ma'ahane si ka qurux badan inay kuu noqdaan inshallah guuleyso abid
@Neo-ug4so
@Neo-ug4so 8 ай бұрын
Lacala hadi ad hayso mel ad talo u mariso please ana intan iga gee yarkan ano so kobaya yarkan waxan dhihi laha haday ku dido lacaluhu qayr dheh wayo sidad no shegtay waxad tahay wil yar oo waliki dhinten walalihi wadanki jiran shaqada ad hayso uma muqato mid buuran sidas owged waxan kugula talinaya xiligan masuliyad madaxa ha iska saarin ee horumar in ad sii samayso isku day 👍👍👍
@halimamoalinabukar8225
@halimamoalinabukar8225 8 ай бұрын
Allow qof qalbigena hawada siin🤲
@abdirahimaliadow234
@abdirahimaliadow234 8 ай бұрын
Ilaahow jeceyl Jeebkeyga u daran ha i gelinin YAA RABBI 👐
@Amuun293
@Amuun293 8 ай бұрын
😂😂😂
@hamdimohamed-iy3qp
@hamdimohamed-iy3qp 8 ай бұрын
Ilahey haku galiyo😂
@Pellanor44
@Pellanor44 8 ай бұрын
😂😂😂
@yussufabdille671
@yussufabdille671 8 ай бұрын
Amiin ya rabi
@casiocurious8744
@casiocurious8744 8 ай бұрын
🤣🤣😂
@abdiyare2928
@abdiyare2928 8 ай бұрын
The definition of a nice guy
@soomaaltv2282
@soomaaltv2282 8 ай бұрын
Exactly, daanyeernimo ayuu umooday in u happy laguhelo 😁 she put him in friend zone.
@UbahAhmed-i8k
@UbahAhmed-i8k 8 ай бұрын
@@soomaaltv2282 daanyernimo maaha ee waa wiil qalbi wanagsan balse ayadaa ku xumatay insha Allah wuu guulaysan🥰
@ruiyachannel9689
@ruiyachannel9689 8 ай бұрын
Exactly
@OGAANSHO-ALLAAH
@OGAANSHO-ALLAAH 8 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا في فلسطين🤲
@MounaHassan-q6z
@MounaHassan-q6z 8 ай бұрын
Amiin 😢
@shabcanmuse9012
@shabcanmuse9012 8 ай бұрын
Allhuma amein ya Rabbi🤲
@mowliidademmohammed2350
@mowliidademmohammed2350 8 ай бұрын
Aamiin🤲
@qalbiqalbi7619
@qalbiqalbi7619 8 ай бұрын
Asc Ridhwan n team! Please nagadaaya camera change ga its hard to watch like that. Use wide angle instead. Both you and your guest in the same frame. Thank you
@amirahabdi
@amirahabdi 8 ай бұрын
😂
@shueb123
@shueb123 8 ай бұрын
😅
@MrZuLub-b5z
@MrZuLub-b5z 8 ай бұрын
😂
@hooyomacan6782
@hooyomacan6782 8 ай бұрын
Nin rageed weeye wax jecel miskiin illaahay hakula garab galo nolosha wll
@xayatiibintkoshin1437
@xayatiibintkoshin1437 8 ай бұрын
You are not a man
@HanadAxmed-hn4he
@HanadAxmed-hn4he 8 ай бұрын
Aamiin😢❤
@luulcaday1931
@luulcaday1931 8 ай бұрын
Dhibaatadan waxa keenay waa qabiil midab takoor. Gabadha waxy kudiidyso ilaa hada meysan sheegin lkn inta ila fahanty waa mahadsantihiin
@luulcaday1931
@luulcaday1931 8 ай бұрын
Ridwaan is very sensitive 🥺 jaa waxbuu dreemay
@nimciishnalka279
@nimciishnalka279 6 ай бұрын
​@luulcaday19 see ku ogaatay
@Micromoments-K
@Micromoments-K 8 ай бұрын
The guy is handsome mashallah allahuma barik😮😊❤
@dayless_funs
@dayless_funs 8 ай бұрын
this guy English hadu ku dhibaayo somali maa iska so qortid😂😂
@rihaankamaalrihaankamaal7902
@rihaankamaalrihaankamaal7902 8 ай бұрын
Qalbigeda allaha kuso jediyo kuwo nolosha wada qeybsadana allaha idinka dhigo😊
@xafsaccasis4751
@xafsaccasis4751 8 ай бұрын
Qalbigaa kajaban mrhaduu qalbigu kujabo wxba mabarabti qof qalbigu jabanyahay bd mustaqbalkarabta ayadana adunka wxba kamarabto 😊lkn haday qofkle lasocon wd kasbankarta hadad xumayneen sidii ka qalbiga jabiyay ookle hada lagayaba gabadheeeda kliya inayba unooshahay hoyo weye masuliyad hoya saran😊😊😊😊😊😊
@onebyoneistwo9190
@onebyoneistwo9190 8 ай бұрын
Wiilkaan waxaa kujira ragatinimada luguu sheegayo. Aniga waxay ila tahay gabadhu inay fahansanayd inuu rabo lkn ay isdhaafisay wiilka. Way nasiib darantahay’ nin dadaalaya oo ku rabo weeyo ina abti. Raga hada jooga kuu ka himilo waynyahay.
@thequeen4918
@thequeen4918 8 ай бұрын
Mancha allah ❤❤wa wiil nasaba. Udacada jacalkisa haday nasibleday hagursato nin wllka la sxb hadana kujecel waxna kutaraya intaso qofna usoban dhigay jacalku kuqabo wll. Hakanabsi galin Ee gurso. Quruxey ❤❤❤❤❤
@KowsarAsadaadan
@KowsarAsadaadan 8 ай бұрын
700k coming soon l.a ❤
@BashiirMaxamed-t6v
@BashiirMaxamed-t6v 8 ай бұрын
Horta gabdha wiilka jecel maxey iska indatiraan kan aan rabin maxay isku qorqorayan 😢😢😢
@IdirisHasan-hf1ol
@IdirisHasan-hf1ol 8 ай бұрын
Aduunka sasa dumarku nin ay jecelyihin radsadan ee mid jecel way ka sii ordaan Marka raga waxan ku dhirigalina inay gabar jecel guursadan ee mid iyaku jecelyihin guursan
@faadumocabdibarrebarre2223
@faadumocabdibarrebarre2223 8 ай бұрын
Wllhi aduunka ayaa iska dawa waregaas iska ah wll wax fiican alle hanagu aadiyo lee waye moye qufba qufkuu jecelyahay mahelayo yaabkaas lafadjiyaa silee wax noqonayan
@munaahmed1121
@munaahmed1121 8 ай бұрын
Dhibka jiro ayaa ah hadii ad ku dhahdo aniga kuma rabo halkaas ayuu 2 jibaar kugu so dhowanaa qof adan rabin nafta laguma qasbi karo raga ayaga wax walbo u sabab ah qofkan kuma rabo hadii ku dhaho ka soco waqti ha is kaga lumin mid lama helan aad u thy ayaad helee😂
@enemyexplorerchannel9494
@enemyexplorerchannel9494 8 ай бұрын
I'm working for almost 5yrs and nvr in my life given a coin to a lady in name of love
@KhadroBashir-pg2wn
@KhadroBashir-pg2wn 8 ай бұрын
No wonder broke boy can’t give u shit
@musemuse1507
@musemuse1507 8 ай бұрын
adigana jaceel cirkuu kuu jiraa saxiib
@UgbadCabdirahman
@UgbadCabdirahman 8 ай бұрын
De gacan adaygba kugu dhamatay wllo wxkle 😂
@UgbadCabdirahman
@UgbadCabdirahman 8 ай бұрын
Why😅 bisinkow samali mayihid miyaaa wllo
@HUSSEINHABIBA-hb2ej
@HUSSEINHABIBA-hb2ej 8 ай бұрын
Good job😅
@Bahjawarsame34
@Bahjawarsame34 8 ай бұрын
Dadka daacada ah maxaa qalbiga looga jabiyaa😢
@maryamadirie8722
@maryamadirie8722 8 ай бұрын
Waryaarehee wiilkaan gabadha aan kudarno tol iyo qaraabo hadii layahay
@mahdiliibaan4185
@mahdiliibaan4185 8 ай бұрын
Walalkeyga macan waxan ku rajeynaayaa inad hesho jacelkaaga hadii uu qeyr kuugu jiro 😢😢😢
@mahdiliibaan4185
@mahdiliibaan4185 8 ай бұрын
Thank you
@NimcoDegan-ox4gd
@NimcoDegan-ox4gd 8 ай бұрын
Sorry aboowe illahay hooyo iyo aabe ha u naxariisto waxaad tahay qof qalbi wanaagsan qof ka wanaag sana wax dhiba ma waaayo illahay waxaad jeceshahayba midigta ha kaaga dhiiibo 😢
@Layladaahir52
@Layladaahir52 8 ай бұрын
Allh is one ☝️ ❤
@bruh-ux2xg
@bruh-ux2xg 8 ай бұрын
Asc Ridhwan n team ! Please nagaraaya camera change ga its hard to watch like that use wide angle intend both you and your guests in the same frame. Thank you 🙏
@isma23235
@isma23235 8 ай бұрын
Wu qaatay taladaada sidn arky muqaalka u danbeeya same frame ayu k dhigy 🙌🏻what a genius
@najmoomar2573
@najmoomar2573 8 ай бұрын
Qof ku jecel😢dhel dhel maha ee sister ninkan yo ka fakan😅
@Farhia869
@Farhia869 8 ай бұрын
Qof noolol xalaal ah kala dhexeyn ha iiska siin dhaqalahaga
@Mk7efootball23
@Mk7efootball23 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤ yaab badanaa hadaan reer kamakura nahay ❤dadkeygii aan jeclaa❤ waa nii salaame❤
@nuuraomar373
@nuuraomar373 8 ай бұрын
😮😅
@Ulasilamaz
@Ulasilamaz 8 ай бұрын
700k coming soon 🎉❤
@ozkhalifa6789
@ozkhalifa6789 8 ай бұрын
Kkkk aniga reer xamarku wuu iga qosliyaan daacadsanaa laaskaan kasoo salaamayaa habaryar ❤
@najaahhuseen237
@najaahhuseen237 8 ай бұрын
Ax ilhy haw naxriisto wll hoooyo iyo aabe 😢😢😢😢😢😢😢
@h56-z8t
@h56-z8t 8 ай бұрын
Am mom of boys too, waan ka naxaa wiilasha😢😢😢
@mohamedmohamuud8803
@mohamedmohamuud8803 8 ай бұрын
Wallkeybaa thy marba hadii lagu dhoho kaama helin waye 😂iska quuso wll
@najuucadey4062
@najuucadey4062 8 ай бұрын
😂😂
@faadumocabdibarrebarre2223
@faadumocabdibarrebarre2223 8 ай бұрын
Wllhi dheh wllhi wiilkan waa daacad sida igala muqata
@naayaalaguogaayrufyaanta8229
@naayaalaguogaayrufyaanta8229 8 ай бұрын
Masha allaah wa wiil wanaagsan koleey been waaye dhihi ma karee qofka afkiisa la xugmiyaa daruuf aan ku beeninaa ma jirto allaah ha ha waafajiyo wixi u qeyr ah🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼 aamiiin please Ridwaan codsi waxa no haray kaliya qisa daada iyo nolosha kenya boss igu Qaado😅😅😅😅😅😅😅😅
@NesteexoCabdifataax-cj5kw
@NesteexoCabdifataax-cj5kw 8 ай бұрын
Apyo hdaa nasab tahy wiilkan jaceeljisa aqbal wiil kugu fanayo jaceelka uu ku qabo dadka u bandhigayo ❤😢 wllhy kan cml nasiib lgu hela ee iska yeel
@CaaishoMohammed-ie6mq
@CaaishoMohammed-ie6mq 8 ай бұрын
masha Alah wlhi wan guursan lahaa wlhi wa nin karmet igadhe naa walalaka wa kii waliid kadhalen e guurso
@fiidowmrk
@fiidowmrk 8 ай бұрын
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
@zakiyusuf4860
@zakiyusuf4860 8 ай бұрын
Waan kuu saray sxb
@hamdikusowyusuf3395
@hamdikusowyusuf3395 8 ай бұрын
Wan kusaray
@QueenAasiyo-iv2qb
@QueenAasiyo-iv2qb 8 ай бұрын
Waa kuu saare wll
@Qasaac55
@Qasaac55 8 ай бұрын
Never regret wamaang aad qof u samayasy no metter what koly adi lacagtaa siisay haka qoomayanin
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 8 ай бұрын
Walahi Ridwan wuxuu noqday wasaradii dhalin yarada iyo dhanka qisoyinka farxad ama murugo ama jacayl dhanwalba hore u soco yaa Ridwan isaq ❤❤❤❤
@iqrocalicabdicalicabdi2910
@iqrocalicabdicalicabdi2910 8 ай бұрын
Adkaaty prat 2 dhanka amira kulaha😂
@XaabSade-t4c
@XaabSade-t4c 8 ай бұрын
Qisadeena goormaan ka sheykey naa 😢
@iqrocalicabdicalicabdi2910
@iqrocalicabdicalicabdi2910 8 ай бұрын
​@@XaabSade-t4canigaa😂
@fatxoabdinasir3200
@fatxoabdinasir3200 8 ай бұрын
Hada
@amishaali1095
@amishaali1095 8 ай бұрын
Nafteydu naaf baay rabta naftana naaf kale raabta idaaran wlh waaliga qoof ku fahmi waaye leyskuma duleeyo
@casalasal6466
@casalasal6466 8 ай бұрын
ASC RIDWAN WIILKAN CAADI MAAHA BAARIYOW JACAYL AAN LAGULA WADIN WAQTIGAAGA YUU LUMIN TAN KALE NAFTAADU NAF BEY RABTAA NAFTUNA NAF KALEY RABTAA CILMI BODHARIYOW ALLAHA KU CAAWIYO
@Thelifeofabshira
@Thelifeofabshira 8 ай бұрын
I love this series
@abdicavani6071
@abdicavani6071 7 ай бұрын
Pareil moi aussi et à la fin je compris que se faux 😂
@saadiasiman2875
@saadiasiman2875 8 ай бұрын
Wlh kan waa nin ragged tahy m A❤
@SamirAbdirasq
@SamirAbdirasq 8 ай бұрын
😢😢jacyll garap waayay wlhi jcyllku wuu xnuun bdanYahy😢
@hamdikusowyusuf3395
@hamdikusowyusuf3395 8 ай бұрын
Jacel majiro
@SamirAbdirasq
@SamirAbdirasq 8 ай бұрын
@@hamdikusowyusuf3395 wuu jira E adiga geed ah😆
@hamdikusowyusuf3395
@hamdikusowyusuf3395 8 ай бұрын
Jacel majiro 😂
@SamirAbdirasq
@SamirAbdirasq 8 ай бұрын
@@hamdikusowyusuf3395 🤣seexo yqey dhagx xta wad kadarntahe
@KaltuunApdullahi
@KaltuunApdullahi 8 ай бұрын
Alle how naxariisto hooyo iyo aaabo😢
@NadroNasiib-sb5dz
@NadroNasiib-sb5dz 8 ай бұрын
Nayaa istuur ama lacagta noo celi 😮😂
@UgbadCabdirahman
@UgbadCabdirahman 8 ай бұрын
Ridwanow cawa sogali inder masugi karnee yaaaa i.a keep going pro
@NimcoAbdicumar
@NimcoAbdicumar 7 ай бұрын
Mar walba taladaada alle udhibo sad jeceshahy allaha kuyeelo abwh 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢kiiii guul3ysta allaha kaga dhigo mudazir muzamil ahmed😢😢
@aminaahmed9352
@aminaahmed9352 8 ай бұрын
Cajiib reer Nayrobi
@cabdishakurmahamed8404
@cabdishakurmahamed8404 8 ай бұрын
Daaanyer weyn ma Arkin wax ka nacasan😂😮😢like 👍
@NadimaMiel
@NadimaMiel 7 ай бұрын
Haday kheyr ku leedahay allah ku jilciyo qalbigeeda hadi anay kheeir ku leheena allah qalbiga kaga reebo mid kaa kheir badan ku siyoo
@abdihakinhussein6620
@abdihakinhussein6620 8 ай бұрын
Hada ayaaan ogaaaday maahmaahdiii Ninkasto oo heergaaray naag aa kadanbeyso
@honestchanel1351
@honestchanel1351 8 ай бұрын
noogu yeer kulanka marwo uunsi iyo mudane Fitaax mahadsanid guurkooda kadib
@zakihazaazi
@zakihazaazi 8 ай бұрын
Good musalsal kale😊
@nimoabdi6499
@nimoabdi6499 8 ай бұрын
Masha Allah ❤❤👍👍
@ayanomar8111
@ayanomar8111 8 ай бұрын
Waa nin fiican maansha Alah.
@legendalwayslegend
@legendalwayslegend 8 ай бұрын
ridwan issak keep going brother 😢❤😊
@Marwaaxmed-bw2jh
@Marwaaxmed-bw2jh 8 ай бұрын
Wiilkan qof fiican waye😢
@leylomohamed1031
@leylomohamed1031 8 ай бұрын
Www mnshaalah walalahey abahey dley muzamil mudathi Mohamed ladaha m.a ❤❤😊
@ShaahimaYusuf-xb7kt
@ShaahimaYusuf-xb7kt 8 ай бұрын
Dadka horta 4sano wada socdaa maxay isu shegaan 😮😂
@zakibinumohamed1284
@zakibinumohamed1284 8 ай бұрын
Dadka ayey xantaaan
@tuina_98
@tuina_98 8 ай бұрын
Intee u jiifta😅
@fabrigasdufff9295
@fabrigasdufff9295 8 ай бұрын
Sil iyo guus aya ka daxeeya 😂😂😂
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 8 ай бұрын
Waa bilaa camal iyo habeen dhafar... Walalkey asagoo jaamacad dhigta, habeenkiina shaqeysta saacado ayuu guursadey gabadh uu ku bartey 2 asbuuc... Hda 26 sano ayey is qabaan... 5 cunug... Masha Allah... Wakhtigu waa qaali🎉
@BelloAhmed-g5n
@BelloAhmed-g5n 8 ай бұрын
6 sano ani hajiga wada socony sandki 7 is gursanahy Alxm 2 cunug heysana
@hamdakayse
@hamdakayse 8 ай бұрын
Ilaahay itad ka baqdan hada anagu maxan idin qaban karna marka 😢😂
@IbraahimAxmed-c7q
@IbraahimAxmed-c7q 8 ай бұрын
inu uu sheekto ayy ahd waliga hadaad dareen ka ga qarsto sn iyo si ka darn le noqone😅😅
@NimcoSiyaad-l1x
@NimcoSiyaad-l1x 8 ай бұрын
Dumarku Nimanka Lacgtooda ha u daayan madaama Aanay Daacad u noqon Karin
@FaadumoaxmedSalaan-xu1wc
@FaadumoaxmedSalaan-xu1wc 8 ай бұрын
Anaga ma donaney asaga nolaso donteyba wx leyla sodantey madideyna😂😂
@Waxkaogowpodcast
@Waxkaogowpodcast 8 ай бұрын
Danyeer is always danyer cabdikhasarihii uga weynaa Abid
@FARAHISMAIL-wd2gt
@FARAHISMAIL-wd2gt 8 ай бұрын
Miskiin, illahay haku garab.galo
@UbahAhmed-i8k
@UbahAhmed-i8k 8 ай бұрын
ilaahow qalpigeena qof hanaga raacin 😢
@kiat987
@kiat987 8 ай бұрын
Maskin ilaahy hakugu aadiyo ❤️❤️😊😊😊😊
@kornelisvfx
@kornelisvfx 8 ай бұрын
Ileyn mesha qof walba hadu sofadhi sanayo aniba Wanso fadhisana ee intee Kutala eshega asxabey
@Bashiradanbarre2024
@Bashiradanbarre2024 8 ай бұрын
Mansha allah illah qalbigeda haku jilciyo nin aad ufican waye dhihilahaaa mansha allah
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 8 ай бұрын
Wuu iga qosliyey wiilka wuxuu yiri waa iska wacaa waxan u sheegaayo ma aqaan kkkkk😂 ani lee dabaq dhisaa kulahaa waa wiil funny ah laakiin aan sheegan karin jaceylkiisa
@Funny56503
@Funny56503 8 ай бұрын
Adiga miyad shegan lahed😂
@issaabdullahi8745
@issaabdullahi8745 8 ай бұрын
🤣🤣🤣 aniga xitaa waan ku qosley
@khadardheer5148
@khadardheer5148 8 ай бұрын
Ninked waco kufikiray
@cabdikarimck1421
@cabdikarimck1421 8 ай бұрын
Wara welcome to team xaliye jiljilec iyo danyernimo isku darsaty
@canabcabdullahi4401
@canabcabdullahi4401 8 ай бұрын
Wee qalbi jabanthy gbdha Insha Allah is calfan doontaan
@fatumofatumo-oc4lc
@fatumofatumo-oc4lc 8 ай бұрын
700k coming soon l.a🎉❤
@souleelmibouraleh8822
@souleelmibouraleh8822 8 ай бұрын
Never give up bro , wax fiiican baad samaysay bro , t'inquiète pas incha allah tu vas réussir bientôt les effort ton récompense 😮😮😮😮
@MohamedHassan-im9uq
@MohamedHassan-im9uq 8 ай бұрын
3 Kun oo Kenya dollar meeqa waaye 😮
@intawanaagsanwalaalkod3644
@intawanaagsanwalaalkod3644 8 ай бұрын
25 dollars melahaas
@oskajuud9500
@oskajuud9500 8 ай бұрын
Wlahi aniga jcl ima qabanin weli waxaan isdhahaa jcl maba jiro hadana markaan arko qof afkiisa ka shegaayo oo dhahaayo hospital ayaaa lii dhigay waan iska aaminaaa 😂😅😢😂😢😅😂😢😅😂😢😅❤😢😅
@Amiira527
@Amiira527 8 ай бұрын
😂😂😂
@Issa0Issa
@Issa0Issa 8 ай бұрын
labo fanax leh iswarastay.. it means good thing will happen soon
@SihaamZaam
@SihaamZaam 8 ай бұрын
😂😂😂
@SuweidaCQaadir-gg3qj
@SuweidaCQaadir-gg3qj 8 ай бұрын
Magaciisa IGA gadan mudathir muzamil😂❤
@duraandaahir1040
@duraandaahir1040 8 ай бұрын
I like history ❤
@SulekhoMuxumad
@SulekhoMuxumad 8 ай бұрын
Anigaa ogu horeya manta
@cabdicumaribraahim9300
@cabdicumaribraahim9300 8 ай бұрын
Yaaqaldan 2abadaan qof hada nin waalan😢😢
@munoxasan2266
@munoxasan2266 8 ай бұрын
Wiilkaan cokiis aanba Ka hele waar hedey Ku diido anaa kuu diyaar ah welcome
@aarkamudugofficial28
@aarkamudugofficial28 8 ай бұрын
Walaalnimo Ayey Ku Gaaday Taazina Maahan Mid Ayada Gooni Ay Ku Tahay Ee Waa Wax Ay Ka Simanyihiin Gabdhaha Badankood Waana Beer Laxawsi Ay Nagu Gaadaan Gabdhuhu Balse Ninkii Wax Fahmaya Maahan Mid Si Sahlan Loogaadi Karo Kuwa Maangaabta Ah Oo Magaca Rag Nala Sheegtaa Ayaa Dhulka Lagu Jidaa inta Lacagtooda Ay Ku dhidideed Si Sahalan Uga Qaataan Kuwa Lugooyo Ah Oo Luqdaafo Socoto Ah Dumarow ilàa Goormee Hagar daamadaan Nagu Wadeysaan Oo Sidaan Noo Lugooneysaan Sikastaba Dumarka Waa Ruux Laga Abuuray Feer Qaloocan Mana Aha Ruux wanaag Lagasugaayo
@SahraMukhtaar-i6n
@SahraMukhtaar-i6n 8 ай бұрын
Maskin wlh waa wiil iska qalbi jilicsan abowe calaf kaaga waad helaysa😢
@mohammedabdimuse5876
@mohammedabdimuse5876 8 ай бұрын
Arin eey Yarka iyo Ridwaan kasimanyihiin hadaa shegtid, awaal marinaa leedahay. Let's go!!
@faadumobashiir5804
@faadumobashiir5804 8 ай бұрын
fanaxda
@Imanx602
@Imanx602 8 ай бұрын
Timaha
@BushraBashiir-u6n
@BushraBashiir-u6n 8 ай бұрын
Fanaxdade😂😂😂
@hawoomar6392
@hawoomar6392 8 ай бұрын
ALLAH JECELOW ABAHA XUN
@sadaamhaga655
@sadaamhaga655 8 ай бұрын
Realy she is beatiful ❤amiira waana dagantahay
@bomptonalato492
@bomptonalato492 8 ай бұрын
Bro go to 🇲🇦 morocco brother
@AyanAyan-rm5lu
@AyanAyan-rm5lu 8 ай бұрын
Way ku saxantahay lacagta mucaawimo u niyayso ileen cid xoog kaaga qaaday ma jiree 😅😅😅
@Kingofcity-we4gp
@Kingofcity-we4gp 8 ай бұрын
Wan sabbta naag sxb io wll io lacag an isku baranin danta leyhy kla hadlo hadey diidana weydiiday lkn kuqasari hadhowna wll halgu dhaho 😂😂😂😂😂😂
@AyanAyan-rm5lu
@AyanAyan-rm5lu 8 ай бұрын
@@Kingofcity-we4gp😂😂 hablaha waalala qoslaa miyaa lagu qayliyaa? Lacagta bixi oo sii ileen kolayba way baxaysaa lacagtuye 😂😂
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 8 ай бұрын
Waa sax in hablaha wax la siiyo waana dhaqan gobeed... Wiilashyda anaaba la gada hadiyadaha ay siiyaan gabdhaha ay la sheekeystaan❤🎉
@hamdiahmed4721
@hamdiahmed4721 8 ай бұрын
Gabar ladhawacay see u aminee ninkale😢
@darwiishyaresomalidhaba5477
@darwiishyaresomalidhaba5477 8 ай бұрын
Ridwaan marba foosto hasoo riixdo waxaan musalsal waaye sheekooyin lagu heshiiyey😂
@MOHANHAYBE
@MOHANHAYBE 8 ай бұрын
Midbaaa ani sidaaas cml igusoo gashay ani wan kahelay ayadana kulahaaa walalkey thy sister ani 5 gabdha ila dhalatay iyo 5kaloo adeer iyo abti dhaleen Marka walala cindak Ka ahay eee ma is shukansanaa, no way diday walaltinimada kuğu bartay Noo joog kulahaaaa. Marka ayadoo shaatfa rabte ísoo qabatay wan u habeyay lacaga fican because Dan ayay igala hadashay somalia iyo UK kala joognay. muda kadib waan u gambiyay mawicin wan mashqulay Marke iweysay yay ísoo radisay kadib baan dhahy sister seethy malmahane wan mashqulay magaalo fog baan shaqa u aaday kulahaaa sister idhahosaa ma incday 😂😂😂 adigaaba horey brother ıga dhigatay xaliimo is not easy wlh. No more shaafto 😂😂
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 8 ай бұрын
😂😂😂
@adnanmill1111
@adnanmill1111 8 ай бұрын
Shaaftada walaaltinimada maxaad ooga goysay Ajar iska qasaarisay😂😂
@MOHANHAYBE
@MOHANHAYBE 8 ай бұрын
@@adnanmill1111 account ıga furane muggas 🤣
@MaryanXasan-p1r
@MaryanXasan-p1r 8 ай бұрын
Sheekada sificanaa u dhuuxday adi good Audience 😂
@mohamuudmohamedhassan7328
@mohamuudmohamedhassan7328 6 ай бұрын
Siwalbo oo dhumar wax ufahan siiso wax u seeso lagamayaabo inee ku fahanto jacl kaaga Waa tii ku dhehdo walaala nahey 💔💔
PART 2: 6 GABDHOOD XIRNA- XABSIGI KADIB NAIROBI MXA DAGAL UKENTEN
36:03
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 15 МЛН
How Strong is Tin Foil? 💪
00:26
Preston
Рет қаралды 150 МЛН
Do you choose Inside Out 2 or The Amazing World of Gumball? 🤔
00:19
KUMA QALMO MIYA JACELKEYGA MAXA UDIDAYSA WALAL NIMO ILA DABA JOGTA
30:22
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
NAAGTI NAF & MAAL UHURAY AYAN UTAGAY AYADO NIN KALE LAJIFO
35:10
Ridhwan Issack
Рет қаралды 642 М.
AX! XASKAYGA AAD  ISKU JECLEN LAKIN QASAB LA IGAGA WATAY
46:07
Ridhwan Issack
Рет қаралды 97 М.
3 BILOOD XABSIGA KU JIRNAY IYO WAXAN KALA KULANAY ~NASHAD
45:14
Ridhwan Issack
Рет қаралды 33 М.