KUMA QALMO MIYA JACELKEYGA MAXA UDIDAYSA WALAL NIMO ILA DABA JOGTA

  Рет қаралды 312,566

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

6 ай бұрын

#Subscribe #Like #Share

Пікірлер: 1 500
@KoKoBULLE-its
@KoKoBULLE-its 6 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋😢
@UPdallchannel-yx3nv
@UPdallchannel-yx3nv 6 ай бұрын
Scw
@user-xw9bx8xz3m
@user-xw9bx8xz3m 6 ай бұрын
Sallhu calahi wasalim
@IbtisamAhmed-zj5hh
@IbtisamAhmed-zj5hh 6 ай бұрын
Melkaste waa uhoreesa😂
@fatxoabdinasir3200
@fatxoabdinasir3200 6 ай бұрын
Scw scw scw
@abdallahabdi8825
@abdallahabdi8825 6 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين💕💕
@niimonature2217
@niimonature2217 6 ай бұрын
Waa wiiil qurux badan Oo daacada aduunka wuu ku yaryahay 😢 Alle haku siiyo wax wal pod jeceshay wll🤲🏻🤲🏻😍
@deeqamohamudsuleymanhassen4972
@deeqamohamudsuleymanhassen4972 6 ай бұрын
Amin maanta yada diideso bird tole Mid kale bey baryeesa. Love is blind
@mhassan0163
@mhassan0163 6 ай бұрын
isaga muu gabadh kale waayey, oo ilmo wadan oo lasoo furin oo lasoo abuse garayn, oo maskaxda looga ciyaaray oo qalbiga laga jabshay, why not look otherway and find a nubile and virgin girl, there are plenty of them
@niimonature2217
@niimonature2217 6 ай бұрын
@@mhassan0163 muu saying wali xaga rabbi baanay ka qoraynany ee way iman ayaantiisu insha Allah
@niimonature2217
@niimonature2217 6 ай бұрын
@@deeqamohamudsuleymanhassen4972 xaqiiiq qli
@HOOYOFATUSHHASSAN
@HOOYOFATUSHHASSAN 6 ай бұрын
Wallahi so emotional😢 I have been betrayed by the father of my two kids,I moved on and I married again successful Alhamdulillah, sister life is circle, you never know the one you're running away maybe better than your previous life.the discussion is in your hands girl
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 6 ай бұрын
Same here I got better one❤ true, very well said sister... He looks like that he has true love for her... But she may lose a good one😮
@fa9875
@fa9875 6 ай бұрын
Ani 2haysta waana baqda abaayo
@tarikaccord5706
@tarikaccord5706 6 ай бұрын
This is really emotional ❤
@foziyomaxamed1358
@foziyomaxamed1358 6 ай бұрын
Jcylka lashegaba waa adigo qof anan ku juclen jeclaato 😢dunida wa cajiib weyna dhibaata badanthy ❤ qalbiga allaha ku qabojiyo wllkey 🤲❤ ayadana mid kudarenta allaha kadhigo
@user-es9yz5pr7k
@user-es9yz5pr7k 6 ай бұрын
Qof aan jeclhy oo ijecel ma,arag qof ijecel oo aan jecelhyna ma,arag xaqiiq waa arin cajiib ah😢
@arahmanfarah3663
@arahmanfarah3663 6 ай бұрын
Aniga ayaa arkay gabadh aan jeclahay sido kale iyadna jaceylka aan u qabo mid ka badan ii haysa ❤🤞 Fahanka jaceylka ayaa nagu yar ee bugaagta jaceylka , maqaaalada laga qoray iyo podcastiyada jaceylka ha la dhageysto psychologyada jaceylkan ha la soo fahamo ka dip ayaa la helaa aceylka dhabta
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 6 ай бұрын
Haa sax💯👏👏
@saabirincabdi912
@saabirincabdi912 6 ай бұрын
​@@arahmanfarah3663 haa wllhi wasax dadku wey isfahmi layihin❤
@Ixsaas3
@Ixsaas3 4 ай бұрын
😂😂😂😂sheko gle aan dhagaysat gbar aya ku jirtay tiri aniga waa lai jecladay lkn uma jojin jrin oo ciyar ayanba u haysta lkn maanta aniga aya wax jecladay wna dremya
@halimaali9473
@halimaali9473 6 ай бұрын
He is very humble and intelligent plz abayo accept him
@user-hr4km9jp4m
@user-hr4km9jp4m 6 ай бұрын
Asc. Kkkkkkkk.
@laylayusuf2209
@laylayusuf2209 6 ай бұрын
Show of bey dhigeysaa. Hoostey ka rabtaa. 4 years ayey money giisa jebka ku shuba neysay.
@Filfilofariid
@Filfilofariid 6 ай бұрын
Ha wlahi❤
@FartuunCabduqaadir
@FartuunCabduqaadir 6 ай бұрын
Asc Kkkkkkkk.
@kawthermohamudhersi8890
@kawthermohamudhersi8890 6 ай бұрын
Aduunyadu waa ciqaab qof aan jeclayn bay shalay ku qanacsanyn Mantana qof jecel oo raba bay ka cararaysaa😢
@cumarabduqaadir
@cumarabduqaadir 6 ай бұрын
Aduunka ayaba iska sidaas somahan
@user-gw5tc7vm6n
@user-gw5tc7vm6n 6 ай бұрын
Yar Kan. Wlhi inaa aqaano igu ficnaan laheed qofta qac intey radineyso ee nolasha ka dhacee
@hannahani192
@hannahani192 6 ай бұрын
Duunka qof kujecel kaaga wacan in badan kaad jeceshay aniga nin aan jeclaa 4 sano ayaa mid jecel kadoortay onoo is bar bardhigay qiimaha aan kaleeyahay agtooda alxmdlah 13 sano ilaa hada waa iisidii allow adaa iidoray qof walba naga mida sii qofkiisa
@dr.ahmednuur36
@dr.ahmednuur36 6 ай бұрын
Bil aaadan wakaaas walaaahi xaqiiisa ayaa lamariyay
@sacdiyacismaanw.a6338
@sacdiyacismaanw.a6338 6 ай бұрын
Waxaan maqli jirey doqoni calaf ma ahayn wiilkaan oo jecel xalado adag la soo marey oo soo garab istaagey sorry my brother 💘💔😰😰
@user-wx2vl6xi2p
@user-wx2vl6xi2p 6 ай бұрын
Qofta aan waraqdiyo📜 Qaylada udirayaa❤️ Qalbigeedu adagaa 💔❤️‍🔥
@AnabHussein-gg2tk
@AnabHussein-gg2tk 6 ай бұрын
Mashalah Wiilka Wa wiil dagan Qalbi fcn wana dacad ❤iska guurso walalay
@Laatahsaan
@Laatahsaan 6 ай бұрын
Ridwan the therapist!! We love it healing people in this channel
@F-A7
@F-A7 6 ай бұрын
Wasaq waaye o diinta kaso hor jeeda
@Bahjawarsame34
@Bahjawarsame34 6 ай бұрын
Anaga Ridwaanbaa na metela waxa qalbigaya ku jira isagaa dadka noowaydiiya guulayso ridwaan
@Khadro8796
@Khadro8796 6 ай бұрын
Aad iyo aad su.ashan ku fakirnaba asaga no xilsaran😂😂
@sacdiyaahmedmohamed9755
@sacdiyaahmedmohamed9755 6 ай бұрын
Ridwan legend waaye😂😂
@idilmohamed2038
@idilmohamed2038 6 ай бұрын
Marka uu ku idhi Hana Sarine ee naga daba geeyo wax aad qarinaysaan 😂😂😂😂 sifiican buu inuu matalay😂😂😂
@user-kh8ug2se3y
@user-kh8ug2se3y 4 ай бұрын
Wllhi ridwan legend waye😢😅
@nimcoabdi8386
@nimcoabdi8386 6 ай бұрын
What a beautiful young man. MASH Allah Their both good people.
@MohamedAhmed-il2bx
@MohamedAhmed-il2bx 6 ай бұрын
Really Mudathir is innocent that's why love is blind.
@maryanhassan975
@maryanhassan975 6 ай бұрын
Aaaaaax way way way ❤️gabadhi ohuraysay een ani dhalo hadii aan kaso qaado oo dhahay hadalkaas hadal wayn waaye walaal dar illahay ku raaca anaguna ducadaan idinku daraynaa walaal qalbi Jan haku Saarin wiilka hadalkaa wayn oo dhahay ku qiime bilaw illahayba ku khayr
@maryamamisbaax
@maryamamisbaax 6 ай бұрын
Gacmaha illhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤
@xamdiabdiqadir-ni2un
@xamdiabdiqadir-ni2un 6 ай бұрын
Scw❤
@Sacdiyasagal
@Sacdiyasagal 6 ай бұрын
😢😢waa wiil aad qalbi wanagsan leh wilkano kale lama helo hadi lahelana aad bay dunidan ugu yaryihn walal qaaliya nolosha kuma ciisho is ka ilaw gabadhaan kuuma soo jeedo mid qer qabta o cagaha ku dhaqda alle haku sahlo walal❤
@KhaDaR_HassaN28
@KhaDaR_HassaN28 6 ай бұрын
Shaqsi kuu qlmo duni Intd jogto hal mar ayuu kuso maraa kana mrkaga hadad ka faideysn wyso Mr bad ka qomameyn donta....wilkana wxa hya aya eh daren ragnimo
@ruqiyohusseinhayle1262
@ruqiyohusseinhayle1262 6 ай бұрын
Amirow shalay nin aan ku jeclayn oo cidlo kaga tagay bad gursatay, maantana nin ku jecel ayaad ka cararaysaa, walaley lama guursado qof aad adigu jeceshay ee waxa la gursadaa qof aad isjeceshihiin ama isagu ku jecel.❤
@abdisalamabdullahi1142
@abdisalamabdullahi1142 6 ай бұрын
Runta ka hadashe wlh dumarka aqli sidada oo kale ilahay ha siyo
@ruqiyohusseinhayle1262
@ruqiyohusseinhayle1262 6 ай бұрын
@@abdisalamabdullahi1142 shukran
@abdiazisabdilahi8174
@abdiazisabdilahi8174 6 ай бұрын
Realy waa taas xaqiiiiqdu wll lakin hada gabartani yara qiyaali ayaalujira cid ay xitiir laleedahay ayaajira zagana way karabtaa niyada lakin iskuday ayaajira dhankeeeda
@user-ty2lv5sw6f
@user-ty2lv5sw6f 6 ай бұрын
Gabadh is xaysiinayso iyadaa nabsigi udambeyn doonaa mudatir gabadh kheyr qabto allaha kuu fududeeyo tu ku jacel
@user-zi9xy5tu1q
@user-zi9xy5tu1q 6 ай бұрын
Isma ma macnynyso lkn waa qof dhawac qalbiyed qabta so qofku hadu dhawac qalbiyed noqdo suu kuso kabta way adag thy so first labadodu way kala duwanyihin iyadu waa qof dhawacan isna waa qof mrki u horysay wax jecladay ilhy sida khayr qabta haw sahlo😊
@Rimj-ur4be
@Rimj-ur4be 6 ай бұрын
Xayeesiis maahe xaq very uleedahay nolosheeyda in ee kahadasho sida uutiisa ugahadlayo
@Bahjawarsame34
@Bahjawarsame34 6 ай бұрын
Maaansha allah waa wiil ixtiraan badan naa wiilka qalbiga ufur
@Taraagle67
@Taraagle67 6 ай бұрын
Adiga u fur hdi iyada u furi weydo😂
@haniihm
@haniihm 6 ай бұрын
Wlhi anaa u furi lahaa sababto ah wiilkan o kle dhulka looma quuro lkn mid doqonaa heshan aan waxba fahmeen sorry 😢😢😢😢😢😢​@Mohamed_Amiin_Ahmed67
@bilaljr4887
@bilaljr4887 6 ай бұрын
Hada neh guur maso marin wiilka
@awomohamed-nt9sd
@awomohamed-nt9sd 6 ай бұрын
Nag kale ma rabo ayuu dhahay
@user-cp9ct7tt1o
@user-cp9ct7tt1o 6 ай бұрын
Jacaylku wa respect 🙏🏻 labada qof midba ku horeeya ❤🎉😊
@naag-weyn
@naag-weyn 6 ай бұрын
Miskiinka yar ee rajayga iyo agoonka ah pls aqbal ha ku weheshadee sida uu inoo sheegay wilkan Aabe iyo hooyo Midna ma leh😢
@user-ee1hk3ff6l
@user-ee1hk3ff6l 6 ай бұрын
😢😢😢
@cumarcarabey8414
@cumarcarabey8414 6 ай бұрын
Nin raga waa tahay wlh lkn dumar ku fahma ma aadan jeclaan noloshaan nolol ka qurux badan ayaan kuu rajeyna sxb
@aaminoladan8839
@aaminoladan8839 6 ай бұрын
Waaa wiil daacad ah blse waayay qof fahma nasiibka haku wacnaado wlal qalbigaga allah kuu dajiyo🥺🥺🥺
@user-ks2et1ll6w
@user-ks2et1ll6w 6 ай бұрын
Masha Allah wiil xishood badan bal yaa jecel kaga hadyad iga dhigo wn ku ilaashan laha ilaahay haddu qadaroo❤❤❤❤❤
@user-mp5ef7zw1w
@user-mp5ef7zw1w 6 ай бұрын
Haa wlhi wil dacad ah lamahelo balse weyfahmi ladhy dadka neh iskumid mahnn anigabo lawa wil isoqiyamay hada wilko 3 months isnaqano ijecl marwalba wuishegta balse waxa kacabsanya qalbi jab sadaxad isduce abyo ❤
@haifayusuf9826
@haifayusuf9826 6 ай бұрын
This guy ridwaan deserves to get million views seriously ❤
@user-fn3hr8io9j
@user-fn3hr8io9j 6 ай бұрын
True❤
@F-A7
@F-A7 6 ай бұрын
No he doesn’t he’s promoting anti Islam
@Fh-qp3yb
@Fh-qp3yb 6 ай бұрын
I hope there will be a happy ending for both of them. Relationship works when the man loves you more than you love him . He is a good man savanna
@abdullahiabdi8485
@abdullahiabdi8485 6 ай бұрын
It doesn't actually it's vice versa
@Fh-qp3yb
@Fh-qp3yb 6 ай бұрын
@@abdullahiabdi8485 cap. It’s other around mate
@fouzifouzi3393
@fouzifouzi3393 6 ай бұрын
I couldn't agree more!
@Fh-qp3yb
@Fh-qp3yb 6 ай бұрын
@@abdullahiabdi8485 cap. Other way round mate
@wondroussoul5414
@wondroussoul5414 6 ай бұрын
@@abdullahiabdi8485 it’s been proven that relationship/marriages works better and longer if the man loves the woman more. Women settle, men don’t.
@faatuushfaraxsan1212
@faatuushfaraxsan1212 6 ай бұрын
Waa wiil daacad ah runtii hadaad is fahmi waysaan mid ku jecel allaha kuu sahlo wllkeen
@mounaosman1751
@mounaosman1751 6 ай бұрын
Amin wlhi waa will ficanee
@yareys3919
@yareys3919 6 ай бұрын
Walaalkeey isku tasho ,,, Saad noqon doonto illaahaay swt ayaa kaaga filan,,, si aad noqoneeysana ma jirto Gabadha warkeeda wuu cad yahay waxeeyna tiri NOLOSHEEYDA anaa xur u ah ♥️ xiriirkaan rabo ayaan sameeysan karaa waaye taas Wixii lacaga oo horey kaaga baxay allaha kaa cawado ee hada jaabkaaga illaasho ,,, Wlhi gabar hadeey xitaa ku jeceshahay CALAACAL badan hadeey kaa aragto horeeyba kuu sii naceeee
@cabdalayare6765
@cabdalayare6765 6 ай бұрын
Tasaa ben ahyn mrkstoo jcyl xad dhaf ah siiso weyba ku sii ncayaan
@Khadramohamed12345
@Khadramohamed12345 6 ай бұрын
@@cabdalayare6765sorry gabdha dhan qalbi dhagx mah 😢
@heyabayo
@heyabayo 6 ай бұрын
May Allah give him a wife who loves him Amin.
@mohamedhorrow464
@mohamedhorrow464 6 ай бұрын
To my lovely bro mudathir,too much love hadi huwezi jitetea lakini Ameera pia amebeba a wrong picture of life to say no to u harshly bt let your hope never die bro.she a bit need counseling I wish I could have find her on your behalf.we treasure your beautiful moment guys.One love❤❤✌️✌️
@caasha93
@caasha93 6 ай бұрын
Waa wil yar o qurux badan ocaqli badan Masha Allah Alle haku xafido habo haday khayr kuu tahay Alle haku sahlo hadayna khayr kuu ahayne qalbiga Alle hakaga reebo mid kakhayr badane Alle hakugu badalo
@user-kn3ni8dj6n
@user-kn3ni8dj6n 6 ай бұрын
Wlhi sax Wye hbo Allah U sahlo🤲🤲🤲
@user-ee1hk3ff6l
@user-ee1hk3ff6l 6 ай бұрын
Aamiiin ya rabbi
@sacdiyaabukar
@sacdiyaabukar 6 ай бұрын
Amiin maskiin waaye wiilkan
@saarajama6132
@saarajama6132 6 ай бұрын
I’m in Minnesota always watching Ridwan Amira Abayo walahey he’s honestly pls except ❤we support u
@SaddamJama
@SaddamJama 6 ай бұрын
Ww m a waxa tahay qof qalbi wanagsan❤
@maxamedodawaa4847
@maxamedodawaa4847 6 ай бұрын
My brother keep going never give up legend ❤
@CabdiXasan12-ti1lw
@CabdiXasan12-ti1lw 6 ай бұрын
Yes never give up geme is on
@nuurbuurale6513
@nuurbuurale6513 6 ай бұрын
Waan ninraga wlhy gabadh aan dhalay hdaan kasoo qaado kulalaah naa ninku tuuna marooco aadin e qabso😅😊
@user-zu4nz9ki4s
@user-zu4nz9ki4s 6 ай бұрын
tan kale abayo mcn waxa jirto waxyaabo aanan wlh qof ku jecel la oran karin blz ilaali ❤qalbigaas kuu oon qabo❤
@almaasibrahim1556
@almaasibrahim1556 6 ай бұрын
Waa wiil aad u fican kan o kle dunida Wu ku yar yahay xaqiiqdi iyado guur so martay ayu leyahay wan ku sugaya isaga dhan mustaqbalkisi ayu u huraya aniga waxey Ila thy Ninkii hore ayey wali rajo ka ledahay e wiilka waa qof qaali ah ilahey gabadh wanagsan hasiiyo masha Allah
@user-ee1hk3ff6l
@user-ee1hk3ff6l 6 ай бұрын
Aamiin
@KhaDaR_HassaN28
@KhaDaR_HassaN28 6 ай бұрын
Dunidba iska eh harka labadisa gelin mlina waa mlintada mlina wy kaa hiilin
@yurub5288
@yurub5288 6 ай бұрын
Waa wiil fican wayo halkaa muu soo fadhisan lahay iga oo lugu dadinayo waa nin rag Ah ilahay ha siiyo gabadh fiican ❤❤❤❤
@ahmedabdimm
@ahmedabdimm 6 ай бұрын
3 times aniga iso fiiri ninka raga ciil cadaab kadooray hadad amiiro sii daba jiitantid noloshadu mugdi adan kaso ban bay galidonta 💯
@haniihm
@haniihm 6 ай бұрын
Haaa wlhi sorry caloosha I hurty😢😢😢😢
@HanaadiYusufMohamed
@HanaadiYusufMohamed 6 ай бұрын
Indhaha ma siin karo xata uu jecel yahay wlhi ilahayow wuxu qalbigiisu rabo iyo qofku rabo ba sii🥺💔❤
@aishaadanyacqub7071
@aishaadanyacqub7071 6 ай бұрын
Sllaahuma aamiin
@marwo1162
@marwo1162 6 ай бұрын
Aamiin
@safamaxamed967
@safamaxamed967 6 ай бұрын
Amiiin
@QueenJijah
@QueenJijah 6 ай бұрын
Amen 😢😢
@ahmeyosmanm.k2374
@ahmeyosmanm.k2374 6 ай бұрын
Ahmey mk
@kinanhassan3838
@kinanhassan3838 6 ай бұрын
Hadaan kafaala qaado 😢. Wa hadal xaqiiqda taabanaya. Thanks inu dhaho isaga tago wax udhaama majiran
@user-ny3fn9hn9g
@user-ny3fn9hn9g 6 ай бұрын
Ridwan bruh hal mid kugula talina hadad qof waraysanaysid oo aad u bahata inad wax so qadato waxey donan ha ahaadena shax ama biyo waliga kaliga hasoqadanin bruh qofka kula fadiyana waa inad hori ugu so qaado 🙏 si qaldana haifahmin waa wano wllnmo waligaa qof hortisa wax hakucabin adho asagana u so qaadin
@amirahabdi
@amirahabdi 6 ай бұрын
That’s good advice especially your guest…..
@saaraali9688
@saaraali9688 6 ай бұрын
i agree
@NiciimaYusuf-nn8vz
@NiciimaYusuf-nn8vz 6 ай бұрын
Deg degu ma fiicna wllo labadoodaba wuu soo qadey manad arkayn
@mohamedacho8372
@mohamedacho8372 6 ай бұрын
My brother keep going Never give up legend ❤❤😢
@user-pn6xr7js3i
@user-pn6xr7js3i 6 ай бұрын
Mashalah wiilka wa Wiil Dagan qalbi Fcn wana Dacda iska guurso walala
@Naske14
@Naske14 6 ай бұрын
Gabadhan Waxay wali jeceshahay ninkeedi ay gabadha udhashay Wiilkana meel aysan waxba u oolin buu Xaarxaranayaa Amazing 😢
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry 6 ай бұрын
Mudafir sorry you don’t deserve her let her go away tell her good luck you’re gonna find better than her in Shaa Allah. One day she will cry for you.
@muxiyadinyare9408
@muxiyadinyare9408 6 ай бұрын
We are somalia peapole ❤️🇸🇴 sxp al abdr kabrty mid commenti wngsan ka heyna lkin somali kumdn soo qorin hdanan dad cdan ah fidiyowgan mdawanyan marka commentiga waa fikirkga somali nooga dhig hda kbcdi legend🤝
@laylayusuf2209
@laylayusuf2209 6 ай бұрын
Dadku isku mid ma ahin. Isagoo somali ah laga yaba hadalka wa fahmaya lkn qoralka ma yaqaano. SAS u fahan. Dadka qurbaha jooga ama ku dhashtey badan kooda ma qoraan afso maliga ee wilka ka dhac.
@elias-kw4we
@elias-kw4we 6 ай бұрын
Mudafir waan ka xumahay adiga kuma qalanto una fasax inay baxdo kuna dheh nasiib wacan waat heli donta qof iyada ka fican insha allah, Halmalin iyada way kuu ooyi donta adiga Somali ahan Waka sxb
@saidaroble644
@saidaroble644 6 ай бұрын
Asc aadban nii slm qofku qofkii u jecelyahay ma eegi karo marka waxan kugu waaniniaya wiilka horta sheegeysta oo iska ilaali nabsigu aadban ugu xumaha wiixi dhici doono Ilaahay ba ogo
@ibtisamvideos946
@ibtisamvideos946 6 ай бұрын
Maash allh baarakah waa wiil wax jecel garab kusii amiiro quruxey jeceel lama helee
@user-ym8gi1ed2v
@user-ym8gi1ed2v 6 ай бұрын
Legend Never Give Up Inshalah You Winner one Day ❤
@Rayaan277
@Rayaan277 6 ай бұрын
Kusali rasuulkena scw ❤🕋☝🏼
@user-ym6yd6fp6j
@user-ym6yd6fp6j 6 ай бұрын
Scw scw scw scw
@cabdalle_bille
@cabdalle_bille 6 ай бұрын
Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😂😂
@FadxiAli-br5yf
@FadxiAli-br5yf 6 ай бұрын
Adi iskabixisey miyaa wan kaqaaday
@qamarmoalim8062
@qamarmoalim8062 6 ай бұрын
Waan kaqaaday😂😂
@marwo1162
@marwo1162 6 ай бұрын
Wan kaqady wll aniga xitaa 1sano iyo 6bilod ayan kaligey ahy
@mohamedosman5894
@mohamedosman5894 6 ай бұрын
Very intelligent 🧠 humble man ❤jecelka indo maleh 😮darenka uu qawo lagamayabo qof walbo in lagahelo 😢
@zahrasiman5369
@zahrasiman5369 6 ай бұрын
Maasha Allah wa wiil.aad nolosha ku aamini kartid runtii ku jecel ❤
@MaxamedXusencali
@MaxamedXusencali 6 ай бұрын
Abyo wilkan wa will dagan m.a allh waxa lagayaba xanonki aad smarter ino ku ilawsiyo 😭😭😭
@Hoygatebiyaha
@Hoygatebiyaha 6 ай бұрын
😂gabadha waxa qalbigeeda ku jira ninkii hore balse kamay quusan ninkeedii waayo dareen ayay weli uhaysaa sidaas ayaanay u damaanad qadi karayn wiilkan😢
@HappyBanyanTree-io3ho
@HappyBanyanTree-io3ho 6 ай бұрын
Illaahey ha isku jeediyo jacaylkiina mudasir wiil daacad ah qabli wanaagsan ❤❤❤❤❤❤
@NuurowmaxamedaqdanAadan-ir8dk
@NuurowmaxamedaqdanAadan-ir8dk 6 ай бұрын
Miskiinka qalbiga ayey kajabisey wllhi qof soo marey lee fahami karaa i aamin😢😢😢😢
@amatallahbintuosman1092
@amatallahbintuosman1092 6 ай бұрын
Alla Amiirooy wiilkaan saan uwanaagsan yuu ku dhaafin xabiibti, qof ku dhahaya waxwalba oon awoodaa kuu sameynayaa oodna taqaano waxtarkiisa hays dhaafin Mida kale xanuunka jaceylka waad soo martee wiilka la dareenta dhibta uu marayo😢😢😢
@amirahabdi
@amirahabdi 6 ай бұрын
Lakin hada qofka jecelan ma la isku qaasba ??
@Ibrahimka38
@Ibrahimka38 6 ай бұрын
@@amirahabdi Ma laysku qasbaa ayaad leedahay waxaan waa aduun Qof ku jecel waayo ninka waxaa laga yabaa in aad nabsi qaada qof aan kuu ogeen adna aad jeclaata ogoow taas 👍
@amirahabdi
@amirahabdi 6 ай бұрын
@@Ibrahimka38 way dacda life wa sida, lakin I’m sorry hada qoofk Rabin ma isku qasba in aa raali gal iyo, Allah ku daaqo
@diegocosta6634
@diegocosta6634 6 ай бұрын
​@@amirahabdininkaan shiidka ayay ku nacday ama waa jareer malaha😂
@Fatuush11
@Fatuush11 6 ай бұрын
Abayo nimanka see kuu helaan lee hdalada noocn u dhahan hdhowne mrkaa jeclaado ee kaa dreeman inaa ka maarmin neceb ku dreensiiyan
@user-tl3ve1dn4b
@user-tl3ve1dn4b 6 ай бұрын
I can't wait part two ❤❤❤
@foozia426
@foozia426 6 ай бұрын
Wiilka ka qurux badan gabadha maasha allaah
@A...A...A383
@A...A...A383 6 ай бұрын
Horto qofku dookh ayu leyahay lkn waxa jirta mar an la eegin dookh iyo waxas oo meelo kale la fiirsho sida qof ku jecel iyo qof aad jeceshahay keed raaci lahayd waxana wanagsan mar walba qofka ku jecel inad raacdo sababto ah waxad ka heeleysa waxad doonto halka kaad jeceshahay una ku daryeleyn weliba wakhtigan aad joogto amiray wll waxad tahay hooyo waxana wanagsan wixi ku dana inaad radsato ee maha inad firiso wixi dhalinyaranimadii
@farhiagabeyre5189
@farhiagabeyre5189 6 ай бұрын
Wow she is torturing him & she is cruel😤😤😤 tan jaceyl iyo qof qiimeeyo mafahanto, kii hore bay ugadhafantah uun🤔😅 Mudathir walaalkey qalbi waxwjeceyl baatahay, Allah mid kula fahanto oo kuhecel qalbigaaga hatusiyo🤲🏼🤲🏼🤲🏼waqtig danbi yeey qalbigaaga kaa xanuujin inshallah, stay strong brother🙏🏽🙏🏽
@user-yk5it9cr2r
@user-yk5it9cr2r 6 ай бұрын
Wllahi wilkaan caloosha buukahadlay iyadana waxaàn rajeeynaya inaa kamaqlidoonta qalbiga 😢😮
@kiat987
@kiat987 6 ай бұрын
Masha Allah wa will fican jaaninka mar u kuso maraa ee guurso gaberyahy Allah idin Ka dhigo kuwii isku duqowey❤❤❤❤ Aamin 🙏❤️❤️
@fadumosaid2419
@fadumosaid2419 6 ай бұрын
Mansha allah wiilku wa funny walahi guuleyso bowe
@nastehoali6695
@nastehoali6695 6 ай бұрын
Abyo wilka wuku qalma m.a wil wngsn wuyhy sida igamuqata m.a abyo sandan malahelo qof wngsn abyo iska aqbal plz😢
@fahmaali5923
@fahmaali5923 6 ай бұрын
Frist ridwaan one love ❤😊
@adeshjunior254
@adeshjunior254 6 ай бұрын
Jaceylka lasheegaba waa adigoo qof an kujecleyn jeclaado💔😭
@user-cl1um3cc9y
@user-cl1um3cc9y 6 ай бұрын
Qoftaan wiil mey ixtiraamto😢 mid kale anigaa ridwaan isaaq ayaa no hadlayaa wan ku aamin san ridwaan guuleyso 😢❤️🙏
@nishapep1517
@nishapep1517 6 ай бұрын
Wiilkan waa maskiin wlhi ee asxaabey wiilkan labarkiis yaa ishegaayo ❤😢😢😂
@suurobadan172
@suurobadan172 6 ай бұрын
Ilahow qof najecel hanoowayin😢❤
@HassanisxaqAli
@HassanisxaqAli 6 ай бұрын
ruux dar alle kuu jeceyl daryeelkaaga doonaayo afar deyr iyo dheeraad dusha kaa eegan jiray dowga loogama tagee dadkaa laga dhaweystaa🥰
@nasteexo2574
@nasteexo2574 6 ай бұрын
Allah mcney Qalbi adkidaa Jaanis ayaa Heesataa Mudathir yuu ku dhaafin
@kashkajr4425
@kashkajr4425 6 ай бұрын
Don’t give up legend,The race is still on,Guleeeso waligaaa bro mine,for my sister please don’t compare your past life with the present,u might never know the real thing but to me as a brother advice,just have him please and accept,every man who struggles for love at the end he do succed
@ahmedyasin8544
@ahmedyasin8544 6 ай бұрын
Adeer tan yay wakhti kaa lumin, kumanaan ka qurux badan oon garoob ahayn baa buuxa, inshaa allah kuwaa mid ka dooro, istikhaarana u tuko
@tamaantoolmoon5420
@tamaantoolmoon5420 6 ай бұрын
Masha allh wlhi wilkan waa dacad abyo il naxariisa kufiiri ogalow xariirka wilkan wayo qof ad jeceshahay waxaa kafiican qof kujecel abyo aqbal wilkan
@munobashirosmanmunobashiro6513
@munobashirosmanmunobashiro6513 6 ай бұрын
Abaayo wllhy wuu kujecelyahay alx jacaylka xanuun badnaa halmar daren kaga ujedi xitaa wuxuu kugarey waxan kadhigayaa ilmahayga ugu horeyey 😢
@user-vm1ie2vi9v
@user-vm1ie2vi9v 6 ай бұрын
Macaanka iyo xanuunka jecelka u leyahay waxa garan kara qof jecladay qof aan jeceleen hadana walaaltinimo iyo malayacni kle kala dhamaan xanuun 😢
@user-ee1hk3ff6l
@user-ee1hk3ff6l 6 ай бұрын
Wll mudathir plz and plz gbdhaan dareen ito naxariis midna kuuma laha , haku daalin 4yrs bad waday , inti hore waano hakuu noqoto , #katasho #katasho #katasho
@sacdiamandela1382
@sacdiamandela1382 6 ай бұрын
Mudathir wa dacd wllhi Nazipku haku wacnado powe😢Allahana qalpiga ku qapojiyo bdl qeyr qapa
@mohamedmuktarmohamed
@mohamedmuktarmohamed 6 ай бұрын
Haa 10 sano Waa sugaa😅😅waa filinkii Veera zaara
@user-ny7sn4jo5o
@user-ny7sn4jo5o 6 ай бұрын
Can't wait part two ❤
@NuraAbdi-nh4rs
@NuraAbdi-nh4rs 6 ай бұрын
Amiiro abaayo khayr allah kusiiyo aqbal wiilka waa wiil karti leh lagyaaba gabdhaada abeheed in uu kafiicnaado
@harunmacaruf3025
@harunmacaruf3025 6 ай бұрын
Jecel kaa Nacaas!! mudhathir Ilaah nag kuqalanta hakusahlo 🙏
@user-gn2bh2ob6f
@user-gn2bh2ob6f 6 ай бұрын
keep going brother ❤
@safamaxamed967
@safamaxamed967 6 ай бұрын
Sorry mudasir inshallah qalbigaga wuxu doonayo ilahay haku siiyo
@basraali8674
@basraali8674 6 ай бұрын
Rlidwaan iyo martidiisaba waa salaaman tihiin runttwiilkan mudasir hadan qimeeyay waxan odhan karaa waa nin caaqil ha caqli badan dadnimo leh degan runtii waxan isleeyahay way adagtahay asaga qofl lamid ah sida lagu helo waa arahtidayda adigana hadaad tahay amiira inyar o is adkayn ah moyee xumaan kale igama kaamuqato marka waxan kusiin lahaa taladii aan naftayda siinlahaa taas o ah farsadan kafa.iidayso fadlan wiilkan qaado o hays ka dayacin nabsina haqaadan nin sidaan dhan ku jecel sida lagu helaa way adagtahay kulahaa 10 years waan kusugi karaa ma qiiimayn kartaa eragaan wbilaahi tawfiiq
@anabnasir4099
@anabnasir4099 6 ай бұрын
Asc. Walahi. Obilahi otalahi waligey wan kuxidhnahsy ridwa wan dawada dhacdoyinkisa lakin ❤❤ ma arkin mudasar okale nag nasibla he sha wa qisadeydi laftedi amira hagaran wayin shalay asago kuraba balse qarsan ayad gursatay mantana wa o leyahay boyntiyo mahib ah kuhadalkoda ugabaq ilahay wiilka ufiri buga naxarista amira❤❤❤❤❤
@user-xj1ql1sd7k
@user-xj1ql1sd7k 6 ай бұрын
Xanuun waaye wlhi qoftan qof jirto ma ahn dhabtii yahu waxn iyo wax kasixunba kuciyarayo jacelka yahu
@muslimohh1001
@muslimohh1001 6 ай бұрын
Wa wil wanagsan 😢amirow yow nabsi kuqaban yowna kudhafin wilkan wa wiil wanagsan oo ku jecel ❤
@zahraahmed6713
@zahraahmed6713 6 ай бұрын
Wiilkan wlhi waa wiil daacad ah illahay mid khayrqabta haku siiyo tan kibirkiibaa kabatay mid maaha eeyadan
@halalmedia.
@halalmedia. 6 ай бұрын
Bismillah, i was waiting for part 2 Wallahi Sorry for my Somali sister😥😥 waaliba saxib
@amiindaud8582
@amiindaud8582 6 ай бұрын
Sxb ilaahay ninbu ka dhige hadad dhimanaysana dhareerka wa lauska duwaa plz raganimo ayu alle kusiiye iska dhaaf qoftan wlhi waxad ku jecllaatay garanmaye qurux jidh iyo wax ay leedahaybaa ma jirte waxanay ku darsatay garoobnimo war pls sxb hays liidin ee dhulka iska qaad
@Jaaaama36
@Jaaaama36 6 ай бұрын
Qof aad lacag siisey inaa wax baan ku siiyey inaa dhahdo ma ahn wax fcn
@DayahAwaleh
@DayahAwaleh 6 ай бұрын
Jecelku waaji malahan ❤ mudasir waa qalbi wanagsan yahay .😊 wll haka qusan inaad kugu leysato jecelkaga !!!.AMIR u qaabto.
@Nasimadhemaan
@Nasimadhemaan Ай бұрын
Machallah wilkaan quruxda badan leh ee dacada waay isku adkaynaya miyaa waay kaa qomamayn toonta gabadhaan Mudasir ILAHAY gabadh dacada haa kusiyo Amin Amin
@mukhtarmohamed4364
@mukhtarmohamed4364 6 ай бұрын
Xaqiiq qofna HAKU baryin INUU noloshaada kujiro tani waxa layiraahdaa ixtiraamka nafsadaada!
@MariamxamudMaria-ys7fo
@MariamxamudMaria-ys7fo 6 ай бұрын
Ridwan warjeclida kugu jeclhy wixii ika dhax guuxaayo waa weydisaa😂😊
@hassanmahadalle7951
@hassanmahadalle7951 6 ай бұрын
mudathir sxb nin dhalinyaro tahay noloshaada hore u wado waxan hadalkerda ka dareemaya in Cagajiid kujiro eee hore usoco oo nolosha mid kula fahanta waa heleesaaa insha allah
@naciimaabdifatahnour9903
@naciimaabdifatahnour9903 6 ай бұрын
Waa wiil quruxbadn oo dacada warbal aniga igu so xidhaa😭❤️😂
@user-ut1yf5td3t
@user-ut1yf5td3t 6 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@LajecleyCawil
@LajecleyCawil 6 ай бұрын
Waxa jiro wax ladhoho Dooq gabadhan wiilka dooqeeda ma ahan nafta qofay rabin malagu qasbi karo 👀
PART 2: XANAAQ JACELKAYGA HADA DIIDAY MARABO WALAL NIMADADA WA KACDAY
22:25
QOFKI XASID NIMO MARAYKAN UGU SO TARXILAY AYADO 9 JIR AH WACDAY
45:01
Ridhwan Issack
Рет қаралды 65 М.
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 9 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,2 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 64 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
AX IPHONE 14 GIFT UKENTAY MOBELKISA BARTAY DACAD NOQON WAYAY
17:12
Ridhwan Issack
Рет қаралды 477 М.
24 July 2024
8:57
Falastin said officially
Рет қаралды 2,8 М.
PRANKi XUN AYAN KU SAMEYAY DAYAX ……..
12:43
Dayax official
Рет қаралды 356 М.
Zaki somali oo ku qaldamey hilib doofaar
16:32
Saciid serbia
Рет қаралды 60 М.
SABABTA  LACAGTISA U CUNAY UNA DIIDAY JACELKISA INA AQBALO |AMIRA
47:07
Ridhwan Issack
Рет қаралды 290 М.
Hazal Ahmed Anigaa Jecel Waxaana Rabaa Inaan ..
12:26
Kafi Abdi
Рет қаралды 144 М.
PART 4 FINAL: DOOD DHEER KADIB JACELKI GO'AAN LAGA QATAY
21:46
Ridhwan Issack
Рет қаралды 208 М.
Старший брат хотел ее защитить 😭🥺😱 #shorts
0:37
❗️XOTINI HAMMASINI URMOQCHI 😱😱😱
0:14
HUSAN_SHORTS1
Рет қаралды 1,9 МЛН
Mother Cat Drinks Lots of Coffee to Get By #funny #catlover #cuteanimals #cartoon
0:21
Super Emotional Stories
Рет қаралды 21 МЛН