4 SANO KA DIB DHALO BARAFUUN AH AYA KIISKI XALISAY

  Рет қаралды 177,436

Ruweyda Style

Ruweyda Style

Күн бұрын

Fadlan hadi uu xayeysiis xun ka horyimaado inta aad muuqaalka daawaneysid iska dhaafi markaba wax aan xakamayn karo maahe mahadsanid
ASC
magacaygu waa ruwayda waxaan halkan kusoo gudbiya sheekooyin dhab iyo qisooyin ku xiisa galiya waxan ku rajaynayaa inad ka heli doontaan contentiga channelka
Fadlan igu caawi inad subscribe iyo like ii tiraahdo marka aad iso booqato commentina hoos iigu reeb Mahadsanidiin
FOLLOW ME:
INSTAGRAM: / ruweyda_style
FACEBOOK: / ruwaydast
TIKTOK: / ruweydast
FOR BUSINESS:rollastyle02@gmail.com

Пікірлер: 526
@RuweydaStyle
@RuweydaStyle Жыл бұрын
instagram: ruweyda_style hlkaas aan kawada socono saxibayaal
@Abu_Canab
@Abu_Canab Жыл бұрын
Abaay waxaan kuuxaaya Sheeko sirdoon oo dab ah oo kubaxeso English xageen kugu soodiraa
@ZheekoyHenna
@ZheekoyHenna Жыл бұрын
manta video ga saaran waa #BOOSAAASO
@usaamemaxamed950
@usaamemaxamed950 Жыл бұрын
Qeebta 3xaad ma fiirasan shekada hore wan fahmi waye
@usaamemaxamed950
@usaamemaxamed950 Жыл бұрын
Shekoyin kooban 20dhaqiio iyo 25 ok
@fadumaosman-vs2rw
@fadumaosman-vs2rw Жыл бұрын
Xbbti hnaga soo daahin waanku wadanaaye
@ayaanhersi5591
@ayaanhersi5591 Жыл бұрын
Ruweydo funny ayaa tahay huuno😂 waxaan is iri dhowrka eray ee kuugu qosolka badan qor lkn maxay kuugu talaa ilaa dhamaadka midba mid buu ka darnaa😂😂 lkn qisada mid xanuun badan ayay ahay😢 qaab jeedintaada waan la dhacay gacalo xafidakallah❤
@najmokhalid2949
@najmokhalid2949 Жыл бұрын
Wlhi adi xitaa funny tahay 😅😅😅😅😂hore usoco
@ayaanhersi5591
@ayaanhersi5591 Жыл бұрын
@@najmokhalid2949 😂😂😂
@XaawoBashiir-g7d
@XaawoBashiir-g7d Жыл бұрын
Sheekadaba waxa iga mashquliyay dawashada muqaalka magaladayda bosaso deqa❤
@quenziman79
@quenziman79 Жыл бұрын
mcny ani maba garanayn wana dhex joga bosaso
@XaawoBashiir-g7d
@XaawoBashiir-g7d Жыл бұрын
@@quenziman79 ani wan gartay mana jogo hada ka wrn
@quenziman79
@quenziman79 Жыл бұрын
waad iga ficn thy kwrn kk mlinksta wan mara mrkan suuqa usocdo
@XaawoBashiir-g7d
@XaawoBashiir-g7d Жыл бұрын
@@quenziman79 wn u xisay wlhi bosaso cadey illhy ha ino barakeyo xbbti
@deeqaluula2366
@deeqaluula2366 Жыл бұрын
Alla bosaso deeqa iyo xafadaydi laanta hawada Oo dhamaystirah waxbadan ayaan u xisay 😘🥰😍
@FardowsoFarah-y7m
@FardowsoFarah-y7m Жыл бұрын
@samiiracrisaaq7232
@samiiracrisaaq7232 Жыл бұрын
Ruwaydow dhawaab baan idinku soobiiray runtii waanba dhameeyay dhamaan wixii vedio channelka kujiray😂😂
@Layaaany
@Layaaany Жыл бұрын
Ax waa sheeko xunuun badann😢ruweydo adne aadaaa u qosol bdnthy wlhi maashaallh 😂❤ wku mhdsnthy sidaad nogu so gudbisay😊
@hothomahmet6518
@hothomahmet6518 Жыл бұрын
Afar bil wax ka badan ayaan raadinayay ciwaankagan wllo dadka soo qaata sheekoyinkana waa xasidiin oo ma sheegayan ciwaankaga lkn Allah Aya qadaray cawa in aan helo yutub chanel kaaga aadban ugu faraxsanay inan kuguso biiro
@caaishomahamed5562
@caaishomahamed5562 Жыл бұрын
Dadka qaar marka wax ka sheekeynayan codkooda loomaba dulqan karo lkn adigu codkaga uunba sheekada inoo mcneysa🥰🥰🥰🥰❤
@Butterfly-jw6us
@Butterfly-jw6us Жыл бұрын
Gacanta allow kuu barakey hadan qalbiga kugu hayey☺️
@şükranisse
@şükranisse Жыл бұрын
Ruweydooy marka maqnaato wax fiican baad keentaa marka maqnaashahaadu waa iska yara fiicanyahey 🤗🤗mida kale arimahaan kiis baarida waa nagu socdaan marka bal soo badi🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗😂
@SamiirEkey_10
@SamiirEkey_10 Жыл бұрын
Na wllo adiga qiso maad ka hadlesa mise sheko funny ah marna wan qiroda marna wan qoslaa 😂😂😂😂😅❤
@yukinasan3431
@yukinasan3431 Жыл бұрын
آللهم صلي على النبي محمد وعلى آله وصحبه أجمعين ♡
@Hafsabilanchannel6337
@Hafsabilanchannel6337 Жыл бұрын
شا
@yasminyusuf5826
@yasminyusuf5826 Жыл бұрын
Ax ax waa sheeko xanuun ah iyo qalbi jab alah waxan maqli jirey oo xaqiiq ah 😢😢😢😢😢
@ifrahaden3782
@ifrahaden3782 Жыл бұрын
Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun subxaanallah ilahay hanaga badbaadiyo musiiboyinkaan oo kale ax ax ax mataga baa iqabtay ah
@aaminocabdulahi4327
@aaminocabdulahi4327 Жыл бұрын
Qisada wali imeysan dhaman 😢 commentigana arky qiso naxdin leh miya
@Mo_Haa
@Mo_Haa Жыл бұрын
Ruwaydaay wlhi sidaan videos kaaga u sugo majirto xataa hal sheeko oo aad leedahay oo lagu caajisayaa hore u soco wll Lkn xogaa muuqaaladaaadsoo dhigaysid yara badi
@dr-abdala8041
@dr-abdala8041 Жыл бұрын
Mudo bad nagu boodey ruweydow laguma arag😁 Thank you inbadan walal intad noo soo dadaashey Alhmdullilah waaye hadad Caafimad qabtid👏
@crisaaqmuhyadiin1268
@crisaaqmuhyadiin1268 Жыл бұрын
😢
@asmaaabdirahman3051
@asmaaabdirahman3051 Жыл бұрын
Ruweydo cod dahab is back Ilahay Haku xafido ee calal aqal isbuucii 3 video nosoo geli gacalooy❤❤salam
@mubaarigmaxamud2617
@mubaarigmaxamud2617 Жыл бұрын
Inta jiif ku daawaynasa salaam sidoo kle ruwayda qurux
@xamdanuura3267
@xamdanuura3267 Жыл бұрын
Waths joif dadkaasoo kle buuxa ee kawaran🤨🤨🤨😒😒☹☹☹☹☹
@xamzeganaral-mn8uq
@xamzeganaral-mn8uq Жыл бұрын
Gabadhu waa gabar reer Puntland ah❤❤❤❤❤
@calidahir2518
@calidahir2518 Жыл бұрын
Hye
@kayton71
@kayton71 Жыл бұрын
Muuuuqaaalka waa mglda boosaso aan hda ka dawanyo muuuuqaaalka 👍
@Datgurll.marwa3
@Datgurll.marwa3 Жыл бұрын
Asc walashy walhi waad iga farxisaa markaan codkaaga aan maqlaa love you ❤❤❤❤❤❤
@zeranan6744
@zeranan6744 Жыл бұрын
Illahay waxaan kaga baryahayaa in codkaga iyo Cimrigaga allaha kuu barakeeyo 🎉 wll ruwayda
@bushroxasan-qv2de
@bushroxasan-qv2de Жыл бұрын
Apayo shekooyinka cabsida ah soo badi🥰❤️
@miskimom4073
@miskimom4073 Жыл бұрын
M.a Qof aan jecelahay oon tagiro ayaa tahay abayo 🥰 ilahay Haku xafido
@sagalmustafe7565
@sagalmustafe7565 Жыл бұрын
Ayyy tankz macaney❤noso dadaal shekadu caadi maha inkastay calol xumo tahy❤😊
@sadiaabdulkadir3425
@sadiaabdulkadir3425 10 ай бұрын
Galkacyo baa iiga muuqata meeshaan video ga waliba❤ ruwayda cod wanaaag msha Allah
@ItsSaadah
@ItsSaadah Жыл бұрын
Subaxannallah xanuun badana waa qiso aad u xanuun badan runti😢
@hanijamal237
@hanijamal237 Жыл бұрын
Asc abayo waad ku mahadsan tahay sheegadaada. Norway ayaan joogaa ee booka aad sheegada ka aragtay ii soo sheeg magaciis. Shukran xabiibtii 🥰
@najaxmaxamedisaaq-ko4or
@najaxmaxamedisaaq-ko4or Жыл бұрын
Walaahi ❤ sida bil dhala neeso camal maalin kasto kusoo fiiriyaa❤
@neha_adem
@neha_adem Жыл бұрын
Golden voice🥰
@Rahaana67
@Rahaana67 9 ай бұрын
Sheekadaan abaayo sowda qaalib ayaan kadhagaystay😊😊
@hiboabdi2069
@hiboabdi2069 3 ай бұрын
Haa aniga xataa gadaal aynka fahmay 😂
@xaydarmaxamed
@xaydarmaxamed Жыл бұрын
BOSASO SOO SARATAY MAANTEE VEDIOGA😂❣
@XaawoCismaan-h2k
@XaawoCismaan-h2k 6 ай бұрын
Magaladan waa bossaaso wàaa wàaa magaladeyda ❤🎉
@maryanfarxaan8517
@maryanfarxaan8517 Жыл бұрын
Mahadsanid qaliyey golden voice Allaha ku daayo abyo saa inogu so dhaqsatay 👑🥰🥰🥰✨️🥀
@hibohirsi6728
@hibohirsi6728 Жыл бұрын
maasha allah qaali walaahi sheekada waan u xiisaah iyo codkaaga allaha ku xifdiyo qaali
@usaamedaud9631
@usaamedaud9631 Жыл бұрын
Shekoyinka so badi 💯💯
@abdullahisaed10
@abdullahisaed10 Жыл бұрын
Golden Voice ❤️ Way igu socotaa sheekada iyo koob sheexaba 🤠
@inaayaan0912
@inaayaan0912 Жыл бұрын
KZbinr masaaasa 😂 annagaba 😅😊
@ozgetorer6062
@ozgetorer6062 Жыл бұрын
Sidaan kgu so biray waaa Vedio-giii ugu horeyaay ad so dhigto kaga sii daranee kuli wn dawadan muqaladaad wx ka yar afar malin😊❤
@aminaabdilahi8720
@aminaabdilahi8720 Жыл бұрын
Ruwayda golden voice ✨ 😂😂
@abdirahmanomer9358
@abdirahmanomer9358 Жыл бұрын
Ruweyda walaal kiiskii hore waan fahmi waayeyba dhinac uu u socdo anigoo dhameystay.
@fiburale5200
@fiburale5200 Жыл бұрын
waa igu socotaa sheekadaadu iiwad iiwad sheekada
@siciidoaxmed3420
@siciidoaxmed3420 Жыл бұрын
Hadaan awoodo inaan kaligay ku gaadhasiiyo 100k Waanku gaadhsiin lahaa wllhi saacad gudaheed ❤😘
@nawaalali9715
@nawaalali9715 Жыл бұрын
coming soon 100k❤ sisy congratulations 🎊🎈 ❤
@izmochchanel3098
@izmochchanel3098 Жыл бұрын
ruwayda style sidaan muqaladeede u xiiseyo cidkale uma xiisan❤
@jokerjama8582
@jokerjama8582 Жыл бұрын
GOLDEN VOICE ❤ BOSASO DEEQA BAN MUQALKA UGA JEEDA❤
@suweydolk2757
@suweydolk2757 Жыл бұрын
Codkaaga aad u jclhy abaayo ilaahey haku deesto golden voice 👸🏼❤
@farxiyoamxed8343
@farxiyoamxed8343 Жыл бұрын
Wan ku salame ruweydo cod malab walahi San shekoyink ujeclahay kuwa hore xita Wan ku noq noqsada mar walbo
@hassansantos7924
@hassansantos7924 Жыл бұрын
Wcs golden voice ✨️
@susiabdi10
@susiabdi10 Жыл бұрын
Ruweyda 100k facereveal nososame pls i.n ilahay haku xifdiyo adi iyo walidinta iyo familkaga odan i.n ❤️✨🥺
@najmaabdirashid1210
@najmaabdirashid1210 Жыл бұрын
Horta qliyeey halkaad joogtaaaaaaa waan yaabe mahler mudug baa tahay mise heer burco waad uhadal eegteeee
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Jazakallahu kheir Wll❤
@munaali6200
@munaali6200 Жыл бұрын
Insha allah mardhaw 100k gari dona🎉❤
@xzinvincrowd7538
@xzinvincrowd7538 Жыл бұрын
Acw walaal Allah haku barakeeyo sheekadaan feejignaa dheeri ah ayaa kaqaaday.
@HANKA_GAMER
@HANKA_GAMER Жыл бұрын
The best voice 👌💖 The gold voice 💛💛 Masha allah 👌🔥
@SakariyeCabdirixmaan
@SakariyeCabdirixmaan Жыл бұрын
M. A best man
@xalimomaxamud8958
@xalimomaxamud8958 Жыл бұрын
Xbti ruwyda ani runti wan ku tagera wallo hore isoco ku leyahay ❤🤗
@king_camaar9597
@king_camaar9597 Жыл бұрын
Good advice 🙏👍
@mariamjoldeh8065
@mariamjoldeh8065 Жыл бұрын
Subaxanallah matag baa iqabtay,Cid lagu kalsoonan karo majirto samankaan
@HafsaMustafe-o8r
@HafsaMustafe-o8r Жыл бұрын
All ha ku sharfo ruwada wllo❤
@faaidmaxamed317
@faaidmaxamed317 Жыл бұрын
I love your wadne 😂😂😂😂 ruwaaydo wllsheey waa ku wataa
@satiamuuse522
@satiamuuse522 Жыл бұрын
Alla magaldydi Boosaaso arkaa🥰🫶
@najiipkaape
@najiipkaape Жыл бұрын
100K Maxaa u gaarsiin la dihiin ruwayda wllhie 1M u qalantaa wlshieyey
@MaaliDOffcial
@MaaliDOffcial Жыл бұрын
Ilana qoftaan wa REER Bosaaso❤❤❤❤
@queensabriinmohaz9454
@queensabriinmohaz9454 Жыл бұрын
Xegey joogtaa hada run iisheeg waa jeclahay wllhi gabadhaan
@abshiryuusuf4721
@abshiryuusuf4721 Жыл бұрын
ruweyday goormee wajigaga arkeynaa 😂😂
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Жыл бұрын
Ruweyday ana ugu horeya❤️🥰
@Dayr12
@Dayr12 Жыл бұрын
Wooow keep going sister golden voice
@amfahadmanahil7077
@amfahadmanahil7077 Жыл бұрын
Ruwayday please maalin walba video nooso gali wll xata hadanad maalinle awoodin 2 cishaba mar noso gali❤
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 Жыл бұрын
Uf uf siilka ruwayda style waa habar majeerten ah oo aad u futo qurmuun waa xaar midgaan futo qurmuun oo uraysa majeerten futo qurmuun anigaa adiga iyo hooyadaba wasa qurmuun badan
@asiamohamed6591
@asiamohamed6591 11 ай бұрын
Allah kucafiyo😂😂
@cawojaamac9549
@cawojaamac9549 Жыл бұрын
Horgal😂😂 only rer lasanod asc😂😂
@tirigochannel2
@tirigochannel2 Жыл бұрын
Ruweyday shekoyinki cabsi cabsida aha no keen😂
@Sumayokaaba
@Sumayokaaba Жыл бұрын
Thanks❤❤madama naga farxiseey wayo qisanu sugenay no solabo❤
@springbutterfly_914
@springbutterfly_914 Жыл бұрын
Ruweydadeydii qisooyinka noso badi❤
@najmaizmael
@najmaizmael Жыл бұрын
Wlhi ali dabecadisa ana leh 😢dadka qalbiga fcn wa run ma helan dad wngsan
@Hanalizy
@Hanalizy 2 ай бұрын
Alla ruweyda 3kun buu wajigada ueg yahay kulhaa 😭😂👍🏻
@mawliidhuzeinahmedmawliidh9696
@mawliidhuzeinahmedmawliidh9696 Жыл бұрын
Ruwayday noo soo badi😂❤
@salmamukhtar-tc5pz
@salmamukhtar-tc5pz Жыл бұрын
Walhi waad iga qoslisay saddex buu uegyahay wajigaga ku lahaa Thanks abyoh😊❤
@Thoams-x8k
@Thoams-x8k Ай бұрын
Waa caqliga xaliimooyinka😂😅
@suldaanzinzibaar5869
@suldaanzinzibaar5869 Жыл бұрын
Masha allah wllshey mcn Ruwayda style welcome I MISS YOU SISTER coming soon 100k congratulation ✨️✨️👍❤️
@nafisomirexuseen
@nafisomirexuseen Жыл бұрын
Waan ogaa ineey gabadhaas dambe waxsoo wado😢😢😮😮😂😂❤❤❤❤
@AyanAbdinasir
@AyanAbdinasir Жыл бұрын
Abayo inshallah taladaas ina qadano danbey nuu tahay inshallah waa is ilaalinaynaa inshallah bi idmilaah
@fatxa832
@fatxa832 Жыл бұрын
Golden voice ❤
@zuhurosman4455
@zuhurosman4455 Жыл бұрын
Gold voice i like your history
@MaryanIlmi-d4d
@MaryanIlmi-d4d 4 ай бұрын
Gabadhan san ujeclahyy lee👸💗💃
@jamilajamila-h8v
@jamilajamila-h8v Жыл бұрын
Walaahi waa runtaa iminka.cida la aaminkara majirto xitaa somali ka mida kooxahaa illaahaya hayana ilaaliyo
@bashkacade5522
@bashkacade5522 Жыл бұрын
Ruweydo lov isar❤🎉😊
@abdullahimohamed7460
@abdullahimohamed7460 Жыл бұрын
Sheeko xariir labo maaha❤ waxay tiri I love you your Wayne 😂😂😂 sheekadaan iyadoo carabi ah baan horay u dhagaystay, hadana min bilow ilaa iyo dhamaad onoo xiisaynaaya ayaan dhamaystay, waana farshaxan nimada iyo aftahan nimadaada❤
@KhalidA.Hassan
@KhalidA.Hassan Жыл бұрын
Ruweyda waa ku salamay Asc abayo haday macquul tahay inala wadaag buugaagta aad noosoo gudbiso magacyadooda
@sumayosakariye2193
@sumayosakariye2193 Жыл бұрын
m.allah abaayo sheeko yinkaga wey icajabiyeen❤😊❤
@HamadCabdi-nd3ie
@HamadCabdi-nd3ie Жыл бұрын
Wllo shekoyiinkii cabsicasda ah soo dhig please 🙏
@QueenAisha-w6k
@QueenAisha-w6k Жыл бұрын
Ayyy xfdeydi maqaska ujeda War ma iga deysan magalada wan uxiisaye😂
@sunrise4459
@sunrise4459 Жыл бұрын
Sheekada Buugga maskaxdeyda exercise ayey siisay mashquul badan ilaa the end.
@sundusmohamed8862
@sundusmohamed8862 Жыл бұрын
Ruwaydaay waan uxiisay codkaagii🎉
@Sumaya_l2021
@Sumaya_l2021 Жыл бұрын
I love your wadne😂😂
@fatuushmoha1797
@fatuushmoha1797 Жыл бұрын
Mar la arag wan ku xiisanay ruweyday alaha ku sharfo
@gofar4566
@gofar4566 Жыл бұрын
Ayy qisada oo aan xiseynaayo iyo magaladeydii bosaaso oo 14 sano igu dambeysay ❤
@ChennelkaDadweynaha
@ChennelkaDadweynaha Жыл бұрын
Sheekoyinka abayo noso badi please 😢😢😢❤❤❤❤
@mahadisma1456
@mahadisma1456 Жыл бұрын
Abyo ruweyda arin baa rabay inaa kuu sheego xagee kaala soo xiriiraA
@makecabdi-hz3ie
@makecabdi-hz3ie Жыл бұрын
Ruunti I miss you wllo mcn maad ka so hadalii kartaa buuka mashruuca ladagaalanka nuurka 😊😊
@abdijabaarabdullahi9563
@abdijabaarabdullahi9563 Жыл бұрын
Coming soon 100k 🎇
@amiiraqurux-c1m
@amiiraqurux-c1m Жыл бұрын
Abayo san kuu jechlahyee hee masoo koobkii karo ❤❤ san ku jecelhy❤
@adnaantomaz9110
@adnaantomaz9110 Жыл бұрын
Alla maxy qiso ahay rwaydow so bli shekoyinka north America ka dhaca❤
@RamloMaxamed-z5y
@RamloMaxamed-z5y Жыл бұрын
Keep going sister ❤😊
NIN AYUU XAASKIISI KU QABSADAY MAXA KA RAACAY!
22:30
Ruweyda Style
Рет қаралды 125 М.
FARGALKII KIISKA XALIYEY
34:36
Ruweyda Style
Рет қаралды 157 М.
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
Chain Game Strong ⛓️
00:21
Anwar Jibawi
Рет қаралды 41 МЛН
Soothing Quran Recitation | Let Your Heart Rest with Peaceful Verses
3:47:42
YAA DILAY RANA?!||Ogolaansho dil||
26:21
Ruweyda Style
Рет қаралды 191 М.
Booli Moog, Gacanka Maroodiga | The Elephant Cape
14:41
Xaaji Dirir
Рет қаралды 118 М.
JACAYLKII DHAGAHA ADKAA
17:32
Ruweyda Style
Рет қаралды 136 М.
040 | 48ka Xeer ee Awoodda | Hordhaca taxane cusub.
45:16
Sahan Podcast
Рет қаралды 86 М.
MAXA QABSADAY MAXAMED!?
29:19
Ruweyda Style
Рет қаралды 141 М.
Daroogo ayey ku dhax qariyeen Xalwo ka dibna Sacuudiga loo dhoofiyay ayaa lagu soo eedeeyay .
1:07:15
How Strong Is Tape?
00:24
Stokes Twins
Рет қаралды 96 МЛН