The golden voice my sister wlcm back RUWAYDA STYLE 💯💯💯🙏🙏
@zainababdizainababdi2083 Жыл бұрын
Mahadsanid Quruxey waadba soo dhaqsatay 🥰🥰
@ismaaciilabdullah233 Жыл бұрын
Mashallah alle codkaaga halaasiga hakuuxifdiyo
@maryanfarax5476 Жыл бұрын
Waa ka qaday cod wanagey masha Allah ❤👸
@fadxicabdilaahi184 Жыл бұрын
Mahadsanid indr Maalmahan nagamaso Daahdid
@bintusoomaal143 Жыл бұрын
Ruwaydo cudkaaga cudoon caqli wanaagsan baa ka danbeeya mansha allh
@salmoibraahim7727 Жыл бұрын
Golden voice ✨💛👌xapipti ku jeclahay
@somali_66tiktok86 Жыл бұрын
Nin mustaqbal kaa leh ahay😁
@naninassir8858 Жыл бұрын
Haala gaarsiyo 100k somaliyey gabadh inchallah🥰
@mariamoha3140 Жыл бұрын
Welcome back golden voice
@MaqsuudZakaria122 ай бұрын
😅
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
[ ] Midka la xanuujiyo samir🤕 [ ] Samirka waxaa ku xiga farxad😊 [ ] Midka habeenkii oyayow😥 [ ] Waxa ku imandona iftiin weyn🕯
@sumayayusuf4478 Жыл бұрын
Wxa jirtay 4 sano iso dhafte haben kasto wn ooyn jire Ilahey ayan baryi jire marmar wxn dhihi jire illhow aniga mxan ka sameye ducadeyda iga aqbal 😢 wxa dhici jirte aniga oo ililnta iga socoto inan hurdi jire waqtigas hooyo iyo aabe lama nolen family geyga habayar ayan la nola 😢koley nolosha so mare inta kumaso koobi karo lkn ugu danben nin aan aqonin igu qasabte 😢wxy rabte in leyso furo mudo kadib sida gabdhaheda lkn 😢alx waxa uu ii noqde nin Ilahey iiso diray noloshi hore ayu i ilowsiye wxy ila noqote inan waligena isla nolen cml Alxamdulilah Ilahey ducadi ahed albab iifur Ilahey wu ii aqbale hada wxn u haya 2 wiil matano ah wxn u nolahay sidi boqorad oo kale alx
@guletizmail8349 Жыл бұрын
@@sumayayusuf4478 Mnshallah Allahuma barik your family Ameen.
@abwanadhodanmohamed-gx5up Жыл бұрын
@@sumayayusuf4478 masha Allah 🥰👏 Abaayo baryada ilahay laguma qado rerkaga allaha Ku dhaqo
@princessaliishaa9443 Жыл бұрын
Ruwayda marka videos so dhigto wan ku farxaa nola so dhaqso plz abyo love you ❤👸🏻💕
@nawaalabdi-ot9qo Жыл бұрын
Waxa noqde qof ki uku hore dawado video Kan ruweydow San kusugaye Lee 🥰😂
Alla walaal qaali muxuu cod macaani dhaafay codkaagu🫨. Hadii maanta loo tartamo codmacaani ama aftaganimo iyo cod qurxooni waxaan kuu dooran lahaa gabadha 1-kowad ee ugu codka macaan. Keşke bir gün seninle buluşsaydım😇🥰......
@qaldaanmohamed Жыл бұрын
cod dahabi ah maashaallah 🇸🇴🇸🇴💯✅
@khalidyusuufat000r8 Жыл бұрын
First waku zalamaY ruwaYda
@najibabdalle Жыл бұрын
Hi ruwayda style waan ku salaamay sister waxaan kaa codnayaa inaadsoo dhigtoo sheekooyin sirdoon oo taxne ah wllo waaxan rajaynayaa inaad iga ajiibi doonta codsigayga wllo we love you @Ruweyda style ❤️👋
@saciidocabdi7221 Жыл бұрын
Ruwayda waan kutaageeraa❤❤❤😍😍😍🤲🤲🤲
@MunaMohamoutt-ze9hx Жыл бұрын
Ku jecliyaa golden❤ voice❤❤
@ismacil_10 Жыл бұрын
"Weji lacag ah bay dumar wacadkaba ku iibsheen" oo dhab ah weeye🤣🤣
So dhowow Inanta codka dagmhabiga laheyd wlhi waan ku xisay😁😍😍😍😍🥰
@mohamedapduracheid7969 Жыл бұрын
WaxN so dhameyay dhaman fiidiyashi hore manta waa mrki ihu horaysay en ku so gadho Vedio minutes yaala Ruwayda style wan kugu hysta shekonyinka nosobadi
@xamdiismaciil-il1yq Жыл бұрын
Cod dahab kep going 🥰
@khalidpgba5965 Жыл бұрын
Gabadha codka waa ku tageraa wllhi noo soo badi sister shekoyinka jinka
@Imasua. Жыл бұрын
We miss u ruweyda🥰
@jihaanacali Жыл бұрын
Ayy mcney waan ku tashdaa janalkaga miss cod dacabey m.allh🥰🥰🥰❤️🩹
@ikraamjoodax1299 Жыл бұрын
Ruweyda walashey waa kusalamay
@MunoMadei10 ай бұрын
Walaaley buugaagta cabsida ah baan doonayaa
@zahrahussein1003 Жыл бұрын
Hore usoco abyo guul kurajeyna😇🤩🥰
@muktarmuse7871 Жыл бұрын
Dadkan horta maxa ka qaldan, maxay gabadha ka walaan, cod dahab ma noqda, shimbirtii kur dahab ban soo xasuustee 😂 kaftan waad mahadsantay wll ruwayda
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Haa waa mida aan la.yaabay Golden voice waa lugu xiisay ooh ii wax aan jirin bay shegaayan yaab 🤨😬😂