47 Ronin | Qisadii Daacadnimada Hoggaamiyaha.

  Рет қаралды 54,891

Sahanka

Sahanka

Күн бұрын

Muuqaalkani waxa uu muujinayaa dhacdadii daacadnimada sayidka ee kadhacday Japan hilaaddii 1701-1703-dii.
Xigasho:
sahanka.net/201...

Пікірлер: 120
@dhigaaltv7437
@dhigaaltv7437 5 жыл бұрын
mahadsnaid aadan khadar
@abduladiifabdurahmaanmoham8147
@abduladiifabdurahmaanmoham8147 5 жыл бұрын
Anaa galabta ugu horeeyey hadan shaqo kasoo galaye inta quraanka jecel yaan layla dhaafin♥️💯💝👍
@aarsoodibjirey2025
@aarsoodibjirey2025 5 жыл бұрын
Ma daawan channel somaliyed oo ka xogo badan oo ka cilmi badan aan kaga aheyn✋ Horey u soco walal❤
@abduladiifabdurahmaanmoham8147
@abduladiifabdurahmaanmoham8147 5 жыл бұрын
Tnkz #sahankaxogaha ilahay haku ziyaadiyo cilmiga iyo garashadaba walal💯💯👍
@sadiiqadaweolow5740
@sadiiqadaweolow5740 5 жыл бұрын
Wlhi ninkaan luqadii asalka aheyd ee somaliga ayu ku hadlaya horay usoco sxp shaqa wanagsan baa ino haysaye
@mrzero-is6ew
@mrzero-is6ew 5 жыл бұрын
Nio zxp filinkaa waan daawaday waa filin xamazad leh 🤗🤗🤗🤗
@saahidsaid6653
@saahidsaid6653 5 жыл бұрын
Waan daawaday filmka in kabadan 3 jeer. Balse qisadiisan oo sidan u dhamaystiran ma ahayn. Mahadsanid sxb
@mahadhassen5509
@mahadhassen5509 5 жыл бұрын
Jazakalahu khayran sxb
@omarmaxmud7794
@omarmaxmud7794 5 жыл бұрын
I am the fast baby waan ugu horeeyaa
@ahmedisack4782
@ahmedisack4782 5 жыл бұрын
Runtii aad ayaan ula dhacay Sheekooyinkan SAMURAI aad ayaadna u mahadsantahay mudane AADAM SAHAN
@ubahiita7710
@ubahiita7710 5 жыл бұрын
Wcs Masha allah Alle caqliga ha kuu barakeeyo Hadda soomaliya ayaa Roonin noqday ayaanba filayaa
@naketaali5159
@naketaali5159 5 жыл бұрын
Waxan noqday ruxa kobaade soomaliya hanoolato🇸🇴🇸🇴🙏
@nimcomustafe4225
@nimcomustafe4225 5 жыл бұрын
waan ladhacay muuqaalkan thanks
@fatimaahmed3526
@fatimaahmed3526 5 жыл бұрын
Mashallah wax yalo kabartay barnamajkan thanks again shukaran Allah aqliga nasiyay kufakirno
@raadraactv5634
@raadraactv5634 5 жыл бұрын
Anigaa ugu horeeyay
@samawadetube
@samawadetube 5 жыл бұрын
Allaha ku barakeye sxb Waxa u bahnayn qisadi qoomki caad ama thamuud Ama dulqarnayl mahad sanid
@shakraahmed5412
@shakraahmed5412 5 жыл бұрын
Sxb qaali keep going
@jubayrgemar1789
@jubayrgemar1789 5 жыл бұрын
Mcha allah Wll
@guulaangodgal4013
@guulaangodgal4013 5 жыл бұрын
Hore u soco sxb aadan sahan
@abdallamohamed6274
@abdallamohamed6274 5 жыл бұрын
Waa Qiso Aad U Wacan Runtii Fariin Balaneedna gudbineysa
@asadkoko6917
@asadkoko6917 5 жыл бұрын
Waan kula socda sxb keep going
@nadarabdala4602
@nadarabdala4602 5 жыл бұрын
waa vidoe ugu horey aan kahely eean kadawado video kabax channl kan wad mahdsnthy qisooyin kaso hadl oo soobadi like haig ilawinin
@suldaanawdahir3521
@suldaanawdahir3521 5 жыл бұрын
Maskaxda alaha kuu barakeyoh zxp 🤗
@cabdalacali312
@cabdalacali312 5 жыл бұрын
Mahadsanid sxp
@ogaalsan4991
@ogaalsan4991 5 жыл бұрын
Anaa kamid ah sxp
@kingfmotivation3048
@kingfmotivation3048 5 жыл бұрын
Muqaal xaqiiqda tapanaya hore usoco wll Adam Lkn wxn kaa codsanyaa inaad barnamiJ ama muqaal kasoo diyaariso xaqaa'iqda wwe!!
@mohaned7
@mohaned7 5 жыл бұрын
Sahanka xogaha Nin jira
@maxameddeeqabdi4631
@maxameddeeqabdi4631 5 жыл бұрын
Saxp guuleyso waxaan la socdaaa xikmadaada cajiibkaaa masha allah
@daadirmoha9768
@daadirmoha9768 5 жыл бұрын
zhp please tarikhda tataarka soo daa
@mohaalexshiine6382
@mohaalexshiine6382 5 жыл бұрын
Waxaan ku dhaho garan maayo hadii amaan oo dhan lasoo koobi karo adaa kugu soo koobi lahaa zxp thnkz boqolkiiba boqol zxp😍❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤👏👏
@horseedreportagency5138
@horseedreportagency5138 5 жыл бұрын
Marvel😍 so Fiiri Mataan
@apdirahmantimo162
@apdirahmantimo162 5 жыл бұрын
adaan sahan filmkan waan daawadey sidaa USO jeedisya iyo filmku wa is leeyiin
@salmancadare2973
@salmancadare2973 5 жыл бұрын
Mansha allah noolow zxb
@Abdalebulbul
@Abdalebulbul 5 жыл бұрын
mahadsanid walal ❤
@dadirhanas8534
@dadirhanas8534 5 жыл бұрын
Shekadan aad ban ula dhacay adam wax badana wa ka fahmay tnx wll
@bahalkumar1722
@bahalkumar1722 5 жыл бұрын
Yea ana dawaday cadi ma ehen filimks 🔥✅
@ahmedzicit8566
@ahmedzicit8566 5 жыл бұрын
Tamgera keanu Reeves , my actor
@Genzidea4
@Genzidea4 5 жыл бұрын
Si ficn u dawady filimka 47 ronin
@ahmedzicit8566
@ahmedzicit8566 5 жыл бұрын
Cusub zhp, dawood.
@cabdisalammaxamed9948
@cabdisalammaxamed9948 5 жыл бұрын
Mahadsanid!
@fardowsahussainadontialle8036
@fardowsahussainadontialle8036 5 жыл бұрын
Mash Allah akhi horma wacan ❤❤❤❤❤❤😍
@abdiwahab77
@abdiwahab77 4 жыл бұрын
Shukran akhii dhib la,aan nolow
@Joogyarestudio
@Joogyarestudio 5 жыл бұрын
Thankz zxp waxaa tahay halyey San wax hakran
@abdallexasanyare1231
@abdallexasanyare1231 5 жыл бұрын
Sacado ka hor ayan dawadey videogan inta soo bixin kahor. Concept fcn ayad naga siisay🙏🙏🙏
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 5 жыл бұрын
Filmkan waan dawaday lkn hada ayaan aqoon buuxda ka helay mahadsanid wll adam khadar
@ogaalsan4991
@ogaalsan4991 5 жыл бұрын
The faith faross 8
@abdiwasacmaxamed9424
@abdiwasacmaxamed9424 4 жыл бұрын
Kumahad sanid akhbaar waliboo aad noo soo gudbisid wall Aadan sahan
@ismailmaryacase3184
@ismailmaryacase3184 5 жыл бұрын
Machallah I like it 😍
@cabdulaahiceeroh851
@cabdulaahiceeroh851 5 жыл бұрын
aadan zxp Waxad soo bandhigta tataarka Iyo holako wuxu aha Waxa laga yaba Inu mansonia aha e
@mohamediibrahim2161
@mohamediibrahim2161 5 жыл бұрын
Aad baan kaaa mahad naqanaa sida wanaagsan ee aad codsigii ahaa inaad magacyada iyo meelah warbixino kale aan ka sii raadin karo Kun jeer mahadsanid allah haku xifdiyo
@hiboqalbi7563
@hiboqalbi7563 5 жыл бұрын
I like the story bro keep going
@craxmanclaahi1620
@craxmanclaahi1620 3 жыл бұрын
m.a wr ragaa waa cadi mha dadkas
@bashirmxmd3250
@bashirmxmd3250 5 жыл бұрын
wax xikmad ah maleh
@zuhaybcarab5768
@zuhaybcarab5768 5 жыл бұрын
47 Ronin wllo waad nabartay xaqiiqadiisu waxy thy mahadsanid
@ak9654
@ak9654 5 жыл бұрын
Keep it up bro
@Bashirshukrif
@Bashirshukrif 5 жыл бұрын
Garàdka alahaku barakeyo brother
@hassansaid1741
@hassansaid1741 5 жыл бұрын
Asc sxp Aadan aad auaan kugu mahad celinayanaa Allah kaa jazai siiyo Sxp waxn ka codsnayanaa inaan nala wadaagto sababtii ka danabaysya dhimashadii madaxwaynihii falastiin Yasir carafaad
@hiilkadhalinta4069
@hiilkadhalinta4069 5 жыл бұрын
Aadan walal waxaad ka hadashaa istiqfaarta iyo faa iidooyinka leedahay waa barnaamij aad u qiimo leh
@idilcadeyofficial7314
@idilcadeyofficial7314 5 жыл бұрын
Bro waxa kaaga filan sheekh Mustafe inaad dawato muxaadirada ciwankedu yahay *faaidada* istiqfaarta
@wejdanaabdurahman5973
@wejdanaabdurahman5973 5 жыл бұрын
Masha allah wa topic useful ah
@raadraactv5634
@raadraactv5634 5 жыл бұрын
Like igu qabta azxabey
@jamaljcc7693
@jamaljcc7693 5 жыл бұрын
Haa weylwedahey Raage ugaas in uu ahaa ayaan filayaa nin lagu xujeeyey faras uu nin suldaani lahaa si yarad looga dhigo Doqon ayuu mataley heer ey ilmaha ku ciyaaraan maalin ayuuna loo dhiibey faraskii qissadaas waa qisso dhab ah oo murti iyo gabayo xanbaarsan heer loo maleeyey in uu dhintey oo gabadhii ninkale la siiyey sheekadaa ma wada hayo ee noo soo diyaari
@bashirmxmd3250
@bashirmxmd3250 5 жыл бұрын
nio kuma fiicnid in aad filmada noosoo turjunti ee waxaad ku qurux badantahay in aan wax uun xikmadleh noo soo daysi
@maprukadeeqa7956
@maprukadeeqa7956 5 жыл бұрын
aadiyo aad u daawaday filimka 47Ronin wad Ku mahdsanthy macluumadka
@maxamedmaxamud1540
@maxamedmaxamud1540 11 ай бұрын
Zxp waxba kama fahmin magacyada waan ku wareeray
@muztaphaabdi715
@muztaphaabdi715 5 жыл бұрын
Sawirada qaar cusmaniyiint ah baa ku jira
@abuukarlajan3535
@abuukarlajan3535 4 жыл бұрын
maasha allah wll hore u soco.
@ruunahmed277
@ruunahmed277 5 жыл бұрын
horay usoco wllo
@kalagooye9200
@kalagooye9200 5 жыл бұрын
Film hadaan isku dayo in aan daawado waan hurdoonaya in 5 gudohood
@sharmaak3zabdiqaadirismail283
@sharmaak3zabdiqaadirismail283 5 жыл бұрын
Ar adn buug cusub inoo bilw sxp
@aasiiskhadar7549
@aasiiskhadar7549 5 жыл бұрын
mahad Sanid zhp wax badan Ban ka Faaid ney😀😀
@awakonamount2879
@awakonamount2879 5 жыл бұрын
Wan daa waday
@abdulrasakabdulkadir6377
@abdulrasakabdulkadir6377 4 жыл бұрын
Chargerku wuxuu iimaraya 47 hhhhhhh
@kalagooye9200
@kalagooye9200 5 жыл бұрын
Dhaarta malaaycniga ay iskaga dhawaqan barnaamij ka diyaari masuul
@naasirsiciid654
@naasirsiciid654 5 жыл бұрын
Nolol waartah pro qli
@yaskamohamed1450
@yaskamohamed1450 4 жыл бұрын
Muhiimada oo aad filimka usoo qaadaray maxaa waa mise
@zoyaahmed3712
@zoyaahmed3712 5 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@cabdulahimalaas7764
@cabdulahimalaas7764 5 жыл бұрын
Walaga yaba hadi tariqda laga baro lkn hada maya malaheyka
@sacaruxani2680
@sacaruxani2680 4 жыл бұрын
Thanks wllo
@alihusmoha9961
@alihusmoha9961 5 жыл бұрын
Guulayso zxb qali lipaah
@hassanhhbbfarrah665
@hassanhhbbfarrah665 4 жыл бұрын
Mahadsanid
@Addour
@Addour 6 ай бұрын
Aadan-kan waanu tabnay wallaahi
@saciidogumbe8068
@saciidogumbe8068 5 жыл бұрын
Oo hadayleeyehiin yaykuqaadin ayagaa hanqarka isjaraye
@abdow4104
@abdow4104 5 жыл бұрын
Mahadsanid wlkey 👍🇸🇴🤝🤺👑🦄🐎🔪
@saalaxsaalaxcarab5481
@saalaxsaalaxcarab5481 5 жыл бұрын
May sxb
@Somalitech2024
@Somalitech2024 4 жыл бұрын
Hore usooco
@cumarxaaji551
@cumarxaaji551 5 жыл бұрын
WALAAL WUU IGU CUSUB YAHAY EE ADOO MAHADSAN NOOGA SAMEE TAXANE
@greeneyesofyemen2832
@greeneyesofyemen2832 5 жыл бұрын
Mahad sanid wall
@suheibnuur2773
@suheibnuur2773 5 жыл бұрын
Waan kahelay
@scssaldanadacilmigascience9782
@scssaldanadacilmigascience9782 5 жыл бұрын
Haka istaagin ilaa iyo intaad hadafkaaga gaadhayso hana quusan
@Kathar1464
@Kathar1464 5 жыл бұрын
Subscribe iisara Somalidiii aaanka dhashooooow
@muboap1466
@muboap1466 4 жыл бұрын
Filn afsoomli ka soo dhig
@ahmedapdi9149
@ahmedapdi9149 4 жыл бұрын
Haa oo waa SNM😟😟😟WALAAL OO WAKUWII JENIYEY DAWLADII KELIGEED TALISKA AHEED EE HOOGA DHADHAN SIISAY INKASTOO AY SOMALI INALA MID AH AHEED LAKIIN DULMIGAA KA BADNAA😢😢
@justsaywow766
@justsaywow766 4 жыл бұрын
SNM iyo SSDF yaa horeeyay po siyaad barre in xabad lagu bilaabi karo dadka tusay
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 4 жыл бұрын
Haa waa hawl galkii birjeex ee 1januery 1981 ay 50 ka mida snm ku galeen jeelka mandheera
@abdiali9411
@abdiali9411 5 жыл бұрын
Shekadan ani Wn fahmi wayey wxansheektay magcayo badan
@sainabapokor754
@sainabapokor754 5 жыл бұрын
Luqdaa mataqanaa Gamacaygu waa Saayli
@saxiiboproduct3429
@saxiiboproduct3429 5 жыл бұрын
Magacaygu waa ilyaas
@nasser2169
@nasser2169 5 жыл бұрын
Keanu Reeves👌
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 5 жыл бұрын
Aadan sxb iigu caawi janakeylga inaad shaadshada soodhigto sbscribeta haleyga bakhleyn
@haariy_official355
@haariy_official355 5 жыл бұрын
Saaxiib wakhtiga soogaaabi 🕠 5 ama. 7 waxakabadan waa Badhax
@geesigeesidhalay433
@geesigeesidhalay433 5 жыл бұрын
R
@craxmaanmaxfuudcd6392
@craxmaanmaxfuudcd6392 5 жыл бұрын
Gabooyahu xiligaa ma jiray zxb😏
@saynabcabdilaahi9520
@saynabcabdilaahi9520 5 жыл бұрын
Waxa looga jeedaa raga leebka sita ☺
@Addour
@Addour 6 ай бұрын
Gabooyuhu waa ogactooxa (tool) yar ee lagu rito leebabka.
@fahadhassan6549
@fahadhassan6549 5 жыл бұрын
Talye ooshi wiilkiisa soo lama daynin
@youngbile2323
@youngbile2323 4 жыл бұрын
Haaaa zxb waa ka lakaga tagayo maamulka
@clraxmaansoofe5962
@clraxmaansoofe5962 3 жыл бұрын
Charger mahaysaan
وتلك الأيّام ( معركة الموت والحياة )
28:23
بدر اللامي
Рет қаралды 260 М.
Samurai | Ciidankii Aabaha U Ahaa Horumarka Japan.
16:41
Sahanka
Рет қаралды 26 М.
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН
人是不能做到吗?#火影忍者 #家人  #佐助
00:20
火影忍者一家
Рет қаралды 20 МЛН
Aaya Sophia | Masjidka Dulman Ee Turkiga.
11:13
Sahanka
Рет қаралды 33 М.
Jenkiz khan | Dilaagii ugu naxariista darnaa taariikhda..
12:01
Waaberi Media
Рет қаралды 229 М.
Saynisku Diinta Beddel Ma U Noqon Karaa?
12:22
Sahanka
Рет қаралды 19 М.
Guulihii Suldaankii Ugu Weynaa Cusmaaniyiinta.
10:14
Sahanka
Рет қаралды 27 М.
Jaasuusadii ugu halista badnayd Sirdoonka Mossad | Qaybtii 2aad
12:56
Waaberi Media
Рет қаралды 186 М.
Malcolm X | Geesigii Shahiidka Ahaa
8:28
Sahanka
Рет қаралды 61 М.
Taariikhdii Tataarka Qaybtii 2aad Sh Mustafe
1:08:55
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 290 М.
Support each other🤝
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 81 МЛН