Пікірлер
@nimcomaxamed9111
@nimcomaxamed9111 16 минут бұрын
Waad asiibsay guulayso🙏
@bisharojamac3108
@bisharojamac3108 21 минут бұрын
Waxa ciil iga sii haya aadanow in aysan shacabka islaamku sidas aad u xisabinayso inaysan u xisaabinayn ee u hogan san yihiin😢😢
@Gooje_Media
@Gooje_Media 29 минут бұрын
3:57 2024.8.7
@SuhaybAhmed-kv2iv
@SuhaybAhmed-kv2iv 33 минут бұрын
Gaza kahor 2011 Suuriya xalab idlib Quuda dimishiq ayaa kashiftay ثورة سوريا ام الكواشف
@MariyaAxmed-d5p
@MariyaAxmed-d5p Сағат бұрын
Allow guuleey falastiin😢
@jalaalmedia
@jalaalmedia Сағат бұрын
ومن يتوكل على الله فهو حسبه
@HamdimohamedAllale-nv7we
@HamdimohamedAllale-nv7we Сағат бұрын
Qaza waxay rajadii musilimiinta so noleysey
@saalax12axmed19
@saalax12axmed19 Сағат бұрын
Haa waa runta Illahay ha u gargaaro wllhn falastiin 😢❤
@ahmedhersi6006
@ahmedhersi6006 Сағат бұрын
Hadalka ah gabadha waa inaan lagu qasbin xijaabka, waa arakti qofeed ee Diin maahan.
@munamohamed470
@munamohamed470 Сағат бұрын
Mashallaha ❤❤❤❤
@user-fv3vr7mq6b
@user-fv3vr7mq6b Сағат бұрын
Aadan alle barakeyo wax badan faa,iidaysee
@RodoAhmed
@RodoAhmed 2 сағат бұрын
Aadan sahan زادك عقلك وعلمك
@mujfaccabdirayyan832
@mujfaccabdirayyan832 2 сағат бұрын
GAALADA MANA JECLI HADANA ISLA DHAQANKOODA AYAAN WADAA WAXAAS ARIN MAHA MUUSE 😂😂😂😂
@mujfaccabdirayyan832
@mujfaccabdirayyan832 2 сағат бұрын
War ninkii Zookan Timihii Ku ciyaaray 😂😂😂😂
@abdifatahali4733
@abdifatahali4733 2 сағат бұрын
Lkn markastu dagaal dhaco shicib wey dhintan .. dagaal anu dad shicib waxba geysan ku dhiman ma jiro.
@user-xf8xj3bc3u
@user-xf8xj3bc3u 2 сағат бұрын
Somalia iyo xalada ka jirta iyo Xalane arimahaa Kasoo Hadal🎉
@user-ex3lc8bj1q
@user-ex3lc8bj1q 2 сағат бұрын
M.a Adan khader cali
@maxamedaxmed6273
@maxamedaxmed6273 2 сағат бұрын
Aaadanow 5 sano ayaad gaalada naqdinaysay aragtiyahooda. Lakiin maanta wixii iyaga oo fudud ayay ku dhaceen aan sharaxaad iyo doodna u baahnayn . Toos ayanu u dawanaynaa hada
@abshircanogeel6109
@abshircanogeel6109 2 сағат бұрын
Aadanow kacdoonka dhalinyarada iyo xamar waxa kasocda kasoo hadal.
@shaaficisamadoon3095
@shaaficisamadoon3095 2 сағат бұрын
7 aguast galab arbaca aya raacaya jadwalka saxib mahadsanid
@Sabanabdillahimahamoud
@Sabanabdillahimahamoud 3 сағат бұрын
ما شاءالله
@filashotube7623
@filashotube7623 3 сағат бұрын
Iraq libiya iyo inkle oo ka badan qof burburiyey miyaa waxkle laga sugayaa Turkey 🇹🇷 haddii ay fara galinweyso pal sheeg xukumad kale oo fara galin karta# lkn Turkey iyada xitaa ciriiri ayey ku jirtaa
@zakirboss143
@zakirboss143 3 сағат бұрын
Aadan Khadar Cali ✅ Beryahan waxanu daawan jirnay Aadan pro Max😂
@DeeqaAxmed-ts8bb
@DeeqaAxmed-ts8bb 3 сағат бұрын
Gaaladu waxay rabto waa muqaddas halka islaamku wuxuu rabaa ay argagaxiso thy😢 "Qoom ilaahay ma badalo ilaa ay yaku is badalaan"😢waa Aayad quraana😢❤ War inakaa halkaas is dhignay
@ApdizalanSaleepan
@ApdizalanSaleepan 3 сағат бұрын
Aadan update baan arkaa😂
@user-bf1vw3eq2x
@user-bf1vw3eq2x 3 сағат бұрын
Inadeer sii jeeso timihii mayad jartay quruxda badnaa😮
@JaamacMaxamuud-ki4cn
@JaamacMaxamuud-ki4cn 3 сағат бұрын
Zxp waad is fool xumaysay
@AyaanleBarre-nb7dx
@AyaanleBarre-nb7dx 3 сағат бұрын
وقاثلو المشركين كافة كما يقا تلونكم
@AyaanleBarre-nb7dx
@AyaanleBarre-nb7dx 3 сағат бұрын
Waxaasoo dhan Israel 🇮🇱 baa dhashay haddana ayagii ayaa luuq lagu haystaaa
@nasserkhader7064
@nasserkhader7064 3 сағат бұрын
Waad dhowday inaader waxan in aduunko dhan baa isku raacsan yhy in qasa lagu daawado yuhuuda ee ma maanta ayaad barnaamij inooga dhigi
@Dowlo_-2k
@Dowlo_-2k 3 сағат бұрын
Dumarka somaliyed Caruurta somaliyed kama hadashid ee ku dhimaniya falstin waa ka naxdaa doqon
@user-bf1vw3eq2x
@user-bf1vw3eq2x 3 сағат бұрын
Dumarka somaali cadaw uma iman ee haysdayaan falastiina waa qadiyad u taal muslimkasta masjidul aqsa iyo somliya kee qaalisan rabi dalka hayno xifdiyo
@galeyr41media5
@galeyr41media5 3 сағат бұрын
Wilka eedada ad u tahay ee shababka miyad ka qeylineysa Gaza isku mel ma jogno ina hebel on naqan ayaa masheuuc nagu so qatay lkn Gaza nolol uma dagalamayan shahiid bey wada donayaa ama nolol sharafleh
@user-bf1vw3eq2x
@user-bf1vw3eq2x 2 сағат бұрын
@@galeyr41media5 cajiib anigu qof muslima dhib uma ogoli waba mid aan dal iyo duunyo wada wadaagne muslimko dhan dhibka allah ha ka qaado falastiina rabi guul dagdaga ha siiyo
@Walal-MokhtaR
@Walal-MokhtaR 3 сағат бұрын
Legend sahan❤
@Caaisha..
@Caaisha.. 3 сағат бұрын
Muuqaal diamond ah kaba qaalisan ..
@Dowlo_-2k
@Dowlo_-2k 3 сағат бұрын
Falstin marka ay dhimato waa la soo carariyaa marka Somali dhinto waa la aamusayaa
@galeyr41media5
@galeyr41media5 3 сағат бұрын
Rer falestiin gaalo kafirina oo yahuuda ayeey is hayan lkn anaga Midkii dadnagu xigay ayaba dhahayo janan idinku radsaa kii nawardiyeynayay inta laluush lasiyo qaraxa soo gudbinaa aan isku tacsiyeyno walala yaal rer qasa duco iyo kahadal wey mudan yihiin ma ahan danley siyasad waa mujahidiin dhamantood
@Dowlo_-2k
@Dowlo_-2k 3 сағат бұрын
@@galeyr41media5 mid ogow Taaliban , Al shabab, isis, Buka haram , Al qaacida, daacish, dhamaantood waa ururu dhiigyo cabo ah raba in islamku Dadka lagu dilo Waana argagixiso cad oo ku soo xoos dhuunta islamka
@kingpower6909
@kingpower6909 2 сағат бұрын
somali kibir ayaa haya dee😂😂
@Dowlo_-2k
@Dowlo_-2k 3 сағат бұрын
Waa nasiib daro weyn in la arko Somali iska nixi lah oo jecel carab Dadkaadiii ayaa dhimaniya oo qarax ku dhimaniya
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 3 сағат бұрын
Adigu gaalbaad tahee arrimaha islaamka maxaa kusoo dhex geliyay 😂
@Dowlo_-2k
@Dowlo_-2k 3 сағат бұрын
@@mukhtaarciise2585 adiga aabaha iyo hooyada iyo walaalaha hadii aad dhimataan kama naxayo ninkani laakin hadii aad ahaan lahed carab waa laga nixi lahaa waad aragtaa maanta marna kamuu hadal Liido
@Dowlo_-2k
@Dowlo_-2k 3 сағат бұрын
Doqon Kaa muu hadlin Dadka lagu laaayey Liido Waxa kala weenaatay Falstin carab jeceeel waa wax laga xumaado
@Caaisha..
@Caaisha.. 3 сағат бұрын
Wll, Ustaad, aqoontiyo qofa Alle hakula jiro oo ku dhowro..
@mohazat5009
@mohazat5009 3 сағат бұрын
Qaza for ever
@user-dk5vd6xx9t
@user-dk5vd6xx9t 3 сағат бұрын
Sidan baad ku qurux badantahay nio .
@Badramustafe123
@Badramustafe123 3 сағат бұрын
Ustaad timihiii meeyeee maanta😊😅
@Axmedweli-oo9qm
@Axmedweli-oo9qm 3 сағат бұрын
War timanki mee😀😀 Thanks ust.
@XudayfaXab
@XudayfaXab 4 сағат бұрын
Waa ku go soberay
@user-fv9eg5rz5c
@user-fv9eg5rz5c 4 сағат бұрын
Waxa badna ayaad nafahansiisay
@Mahad20110
@Mahad20110 4 сағат бұрын
war aadan zxp timihii maxad u dhigty heer calami bay ahayene?!!
@user-fv9eg5rz5c
@user-fv9eg5rz5c 4 сағат бұрын
Walal muuqaalkan tikaktoo asga oo carabi aha soo dhiga cidii igu raacasan like saar
@user-vb7yf7ol3k
@user-vb7yf7ol3k 4 сағат бұрын
# free Palestine 🇵🇸 ❤❤❤❤inchallah 🙏
@apdalladahir488
@apdalladahir488 4 сағат бұрын
Updete bad.is.marisay sedi😂
@kingmudu9773
@kingmudu9773 4 сағат бұрын
Qaza weY fashishay beenti Reer Galbeedka
@IBBEZero
@IBBEZero 4 сағат бұрын
War tintii see yeeshay
@APDALLAH___APDI
@APDALLAH___APDI 4 сағат бұрын
Allah haku barakeeyo wll waa kaa sugeynaaa barnaamijkaan