Muhiimadu waa in Islam ahay oo ilaahay aaminsan yahay Inta hadii aad qirsan tahay Waxa kale halkeeda
@XasanCabdi-zw4stАй бұрын
Halkeeda maxad kawadaaa
@Engabdalla77Ай бұрын
Waa muhim in aad madhab ku daba fayshaa wyo diintu way ka balarantahay waa jibadka laga rabaa wyo islanimdu waa qanun iyo qacidoyin muhim ah noloshena@@XasanCabdi-zw4st
@Axmedweli-oo9qmАй бұрын
Micnaha afarta mad hab midna ma raacsanid miyaa
@Axmedweli-oo9qmАй бұрын
Hadaa sidaa ula jeeddo shiiqa kuugu dhow waydii arrintan waa iga talo iyo waanee Maxa weesa kaa buriya maxaase nikaax ku galaysaa
@XasanCabdi-zw4stАй бұрын
@@Axmedweli-oo9qm intii aan waydii rabay baad waydiisay allah kubarakeeyo akhii
@umu_cafiifa29 күн бұрын
Mashallh Si wanagsan bad usharaxday Wll جزاك الله خير الجزاء
73 firqo ayaa loo kala baxayaa ee ma ogtahay sxb??
@K.O-chnlАй бұрын
Walaal mahadsanid ❤❤❤❤Allah cilmigaaga iyo cibaadada ha kuu siyaadiyo ❤❤❤
@obsacmajid6537Ай бұрын
Mashallah INTEENA BA ILAAHAY KHATIMADA AMMA DHAMDKENA ADUUNKA ILLA IYO AKHIRA HA NO YOLO ALLAH KUWA SAHAY WANAGASAN AMMA WANAG KAGA TAGO RAHMAN HA NO YEELO KUWII HORE UU LIBANE SUNADA SIITA ❤❤❤😢😢😢 ❤❤❤ AMMIN AMIIN YA ALLAH ❤❤❤
@jimaleahmed1444Ай бұрын
Maanshaaa Allah @Waberi media Gaarsiiya 1M walalkeen 🎉❤ Insha Allah waaa nin dad badan ugu jirra Horumarkiina somaliyeey walalayaaaal. @Waberi media 🎉❤ fadlan 4tani noo kala dhig dhig si Faseex ah walal sare🎉❤
@becolla1027 күн бұрын
ماشاءالله جزاك الله خيرا ياأخي
@yuniscabdirihman1211Ай бұрын
Mansha allaah abdirihman wabari dhinac walba oo cilmiga ah awood ba u le dahay ina ka hadasho.
@MaymuunAbdunazer-fd8bf15 күн бұрын
Jasakallah khayran wllkey faa'ido badan ayad noo so koobtaY ❤
@DeeqCraxmaan20 күн бұрын
ماشاءاللہ
@Ahmed-q7p4qАй бұрын
Aan kusalino nabiga scw scw scw
@WabaxMedia29 күн бұрын
Wadajir Midnimo isjacayl Alle Haku Arsaaqo Walalaha Islaamka❤
@cabdidhere23 күн бұрын
Jazakallah kheer brother
@Maxamuudaxmed-c1v28 күн бұрын
Masha alah zxb waxad kamitay dadka mudan in barnamij yadooda wakhti lageliyo ale haku xafido zxb runtii labadi muqal e udan Beeyey adban uga fa iday
@aymankhaliif480429 күн бұрын
M.a wa mowduuc muhiim ah
@cabdalleproduction422729 күн бұрын
Masha'Allah mahadsanid shb Mawducyada nocan ah so badi
@nacimomoh9675Ай бұрын
ماشاء الله استاذ🏆👍
@CabdikariinQaalibCabdi29 күн бұрын
Our madhab is al shaafici❤
@RayaRaye28 күн бұрын
Ki shydanka ayan qadany
@owliyo121827 күн бұрын
😂 sabab aad saas u leedahay@@RayaRaye
@qeysbadmaceeye.8.2416 күн бұрын
Waan ku salaamay saxiib cabdiraxmaan waabari
@engabdihussein759629 күн бұрын
Thanks so much Waaberi Media.
@osmanabdiwali1548Ай бұрын
Abdirahman wll mowduucaan si aad u xeel dheer baa u soo diyaarisay weliba aqoon ku dhisan waxuu fura u noqon karaa طلاب علم الشريعة. Aad baa u mahadsanthy khayr Allah ku siiyo wll
Mad habka qabyaalada ee laga heeysto somalia. Somaliya waa wadanka hooyadeey ka soo jeedo. xitaa wax walbo waan ogahay waxa ka jiro halkaas. From Indonesia ❤️🇮🇩❤️🇸🇴❤️
@AbdiOzyyАй бұрын
Who cares haday ka soo jeedo!
@Ahmedali-gw7xmАй бұрын
@AbdiOzyy Aqli xumadaada baa ka tarjumeyso inoo dalkaada 35 sano dagaalo ku jiro, you need a brain
@XirsievАй бұрын
Nacallaa kula been badnaatay muusow😂😂😂
@Muztaf2229 күн бұрын
Ma iska hadlee muuse
@Ahmedali-gw7xm29 күн бұрын
@@AbdiOzyy You need a brain
@amiinmaxamed382614 күн бұрын
m.a wax badan baa kaa faaiidey wllkei thanks
@BashirOgas18 күн бұрын
Mid kamida content creators-ka aan ugu jeclahay youtube
@masteryare2024s-mz9zkАй бұрын
Mahadsanid bro
@yasinshuceyb39729 күн бұрын
Coming Soon 1M ❤Sxb Abdirahman Omar Waaberi media ❤Guuleyso sxb
@AliIsxaaqIbrahim26 күн бұрын
Wahaan ahey shaafic❤❤❤❤❤❤
@MohamedJaare-bc9kdАй бұрын
Asc masha allh barnaamijka asd noo soo gudbisay oo wax badan faiido leh
@QaalidmualimAbdalla29 күн бұрын
Thank's
@CRisaakApdilaahiАй бұрын
Ustaad Guuuleyso
@musababdijamal9556Ай бұрын
Haa marar badan baan ku fakiray maxay kukala duwanyihin madhabta ❤❤❤🎉🎉 mhdsnd
Shaafici waaba mar dhow xanafiyada iyo maalik ayaaba ka horeeyey somalidu ma dhawaan bay soo barteen wadanka soo galiyeen
@MuscabSalaad-xo8kfАй бұрын
cumar bino qadab qisadiisa sxb❤
@cawaleabshirfarahАй бұрын
❤❤
@KIKAMOHAMED-y4fАй бұрын
Waaberi Media
@abdisamadvlogs5466Ай бұрын
Asc walal arin yar ayaan ka rabay inaad noo faafihisid oo ah dhariiqadaan la yiraahdo #ibaadism oo dowlada cumaan Aaminsan ma noo sharxi karta ama fiidiyoo nagu soo diyaari adiga mahadasn
@MusaDdtАй бұрын
Scw scw scw
@hawokiinchannel265529 күн бұрын
Asc waabari media codkaaga waa hooseeyaa ee codka kur uqaad wll plz
@Mustaflacalla27 күн бұрын
Mhdsanid ustaad waxaad soosharaxdaa madaahibta xaqadiga oogu waawayn ooguna badan
@AbshirIbraahim-iv9ioАй бұрын
Gulayso wabari mediya ad ayan u jaclahay
@KHfanpro-b4gАй бұрын
Ka so hadal taarikhda alqacida io halkeey ku dambaysay zhp
@kamaalabdullahi150819 күн бұрын
Walaal in aad ku darto ayeey ahaayd in ey Caqiidada ka mideysan yihiin oo ay Yihiin Ardaydooda Ashaaciro iyo Maaturiidiyo mahadsanid