Dhalinyaradu tariikh dalkooda bey hamuun u qabaan usooo badi ustaad waaberi🎉🇸🇴📚
@yunusmuxamed13 күн бұрын
Shukran walal
@Aliibrahimali24910 күн бұрын
Boqortada punta wa Somalia inay wax qoraan ma jeclaa 😢😢
@Mahir5214316 күн бұрын
Maydiga iyo uduga wali puntland gaar ahaan bari iyo sanaag baa Laga helaa❤
@ikraanrirash541516 күн бұрын
Xadaradeheni hore iyo tarikhdeni in dad badan eka hadlan waye waye dhankas dadka aad uma oga mahadsanid walalkey mawduuc xiiso leh waye so badi insha Allah
@Mubaarak8715 күн бұрын
Somali 🇸🇴 oo Hadii aaad Taaariikh sheegto isla markiiba Qabiil laguugu Rogaaayo yaa keeni karo Taaarikh The Ajuran Sultanate (Somali: Saldanadda Ajuuraan, Arabic: سلطنة الأجورانية), natively referred to as Ajuuraan,[5] and often simply Ajuran,[6] was a medieval Muslim Empire in the Horn of Africa.[7] Founded by Somali Sultans[8][9] it ruled over large parts of the Horn of Africa during the Middle Ages via control over water. Its rise to prominence began during the 13th and 14th century. By the 15th century, the Ajuran were Africa's only 'Hydraulic empire'.[10] Through a strong centralized administration and an aggressive military stance towards invaders, the Ajuran Empire successfully resisted Oromo invasions from the west and fought against Portuguese incursions from the east.[11][5][12] 1️⃣ Ajuuran Empire 2️⃣ The Sultanate of Adal was a Muslim sultanate between 1415 and 1577 in the area of present-day Ethiopia, Eritrea, Djibouti and northern Somalia. It is considered
@MxbuubcaliMaxbuubcali14 күн бұрын
اللهم أنصر إخواننا المستضعفين في فلسطين اللهم امين يارب العالمين اللهم أنصر إخواننا المستضعفين في فلسطين اللهم امين يارب العالمين اللهم أنصر إخواننا المستضعفين في فلسطين اللهم امين يارب العالمين اللهم أنصر إخواننا المستضعفين في فلسطين اللهم امين يارب العالمين اللهم أنصر إخواننا المسلمين في فلسطين
@NasroSaid-o2j15 күн бұрын
Sooyaalkeenna aad bay dhalinyaradu aad bay ugu baahan yihiin soo badi walaal mahadsanid walaal
@SIYAAD.BARE.HANOOL16 күн бұрын
Waaberi saxiib aad baa u farxay markaa arkay tariikhdeeni la qariyeey in aad dhalinyaro badan indhaha ukala furtay❤ usoo badi zxb tariikhdeeni la asaaay😢
Wadankayga Djibouti 🇩🇯❤️🔥 taarikh wayn bay ku fidhadaa ❤
@CabdiWali-u1u16 күн бұрын
Waa taariikhoo wayn ma leh
@AishaHassan-ck7dv15 күн бұрын
Sax madaha ay somalia 🇸🇴 iyo d jabouti gal wadan iyo 1boqortoyo isku ahyen
@yunusmuxamed13 күн бұрын
Somali wa Hal sas ayan aminsanahay sxb waxan jeclani laha inay somali midowdo ❤1 jibutii 2 somali 3puntland 4 somaliland )Daman inay midowan ayan rabi laha ❤❤❤ soamli weyn
@Xayaatinaaa7 күн бұрын
Puntland 🇸🇱 baa laga hadlayaa waaxay jabuutidan nala hoos ordeyso
@kalidabdilahi5 күн бұрын
@@Xayaatinaaa jabuti wey ku jirta video sifcn u eg ta2 na gobolda bari aya lga hadlya sida sanag puntland fox kma baxo calanka dadka udhig re sierra leone 🇸🇱😂
@IsmailKahin14 күн бұрын
WAA SOMALILAND 🌳 🌳 🌳
@BEYN_DIID_196016 күн бұрын
Boqortooyadii punt waa soomaali waxaana ku dhahayaa dhaqamankii ay ka tageyn oo dhan soomaali ayaa ku gaar ah 1-Ciyaarta 2-ina adeer Ina adeerada 3-Sumada 4-usha ay wataan dadkii boqortooyadiii punt madaxda u ahaay oo aheyd Usha aan u naqaano Hangool ama hangal 5-dharka ay xiran jireen waa kan aan hadda aroosadaha aan u xirno dumarkeyna 6-Dhaqanka caanka ah ee Caana shub ka Iyo kuwa kle oo badan ayaa jiroo
@Mohamedkamal016 күн бұрын
Golden voice ❤
@Ahmed-q7p4q15 күн бұрын
Wlhy sxb wuu cod macaan yahay golden voice wuu yahay
@ZakariaEzedinHa15 күн бұрын
Waxba kaama gelin codkisa juqyyy😅
@ZakariaEzedinHa15 күн бұрын
@@Ahmed-q7p4qus ninasyy nagta ahi
@AxmadcmaxamudMaxamudnur15 күн бұрын
Masha Alah❤
@ShamsaAdam-fn3tr15 күн бұрын
Walaalayaalow yaa ila qabo qaabkoda iyo mayal adeegoodii in aan hal dheecaan nahay faraaciinta Taariiqdeeni Carab ayaa duugtay Carabta Anaga ayaa ka Taariikh horaynay hala soo baaro😊
Mashaa Allah waan jeclahay taariikhaha guunkaa ama qisaska faraacinta hore usoco mahadsanid
@iqramoha67344 күн бұрын
bunt waa somalia wliba puntland❤
@Speaklikeanative-A5m2 күн бұрын
Maaha wll puntland way xaday magaca rasmiga ah waa dhulka hada loo yaqaano somaliland
@MCC107616 күн бұрын
aniga ra'yi ahaantayda qasriyadii boqortooyadaas inay aasmeen aysana jirin cid baaraty waanse hubaa hadii labaaro dhulka soomaalida oo dhan in taariikho badan laga heli lahaa iyo magaalooyin dhulka ka hoos maray in lasoo heli lahaa
@munataltaliini476216 күн бұрын
Wa runta o muqdishada casimada ahba muqdisho kala kahoseysa 😢
@Abdirizak_Hakim16 күн бұрын
Waxan ka shakiyey gobolka sanaag iyo bari buuraha ku hateereysan in ay magaalooyin ku ag aasmen
@Sooyalka13 күн бұрын
"Waar horta dhigaalado somalia lagama qorin oo taariikhda somalia lama baadhin ha odhan" hadii aad madxafyada faransiiska taliyaaniga iyo ingriskaba tagto wad ugu tagaysaa'ye . Eee dhinaca kale ka eego shp oo dheh taariilhdaas iyo xogahaas ku xardhan Badi mahelno oo juhalo ayaaynu kanahay Midhadhka aqoonyahanka ah ee taariikhda daba guraana kama dhamaadan taariikhdii 1969 ee siyaad bare Waa mida kale'e taariikhda badanaa waa la dhalan rogaa oo badanaa somalia waxa waxka qoraa waa taliyani faransiis iyo ingiriis intaasina xaqiiqo badan bay dadaan(qariyaan) Ku darso oo xataa taariikhdii afka ahayd ee odayo laga soo gaadhka ahayd baynaan haynin oo waxaynu nahay umadaas dhinac kasta ka aradan. Xataa dhinaca dhiroonta oo maanta qof (odayo & oday) somali ah oo xataa kaaga faaloon karaa wuu yaryahay Midhadhaka hayaana way la dhimanayaan uun.
@Sooyalka13 күн бұрын
Cabdiraxmaanoow hadeer baanu ka doodaynay somalidu faracin bay gashaa oo ka timi . Bal amuurtan day. Muqalkagiina hada waaniga isha ku haya
@Inasaeed16 күн бұрын
Puntland 💪💪💪💪💪
@Isaac-m7b8b16 күн бұрын
😂😂😂😂
@ramlamohamed619616 күн бұрын
the land of punt dhulka soomaliya oo dhan baa la oran jiray not mamul goboleedka maanta jira waagaas daarood dir hawiye wax la yiraahdo ma jirin
@Abdirizak_Hakim16 күн бұрын
Eritrea jabuuti ilaa somalia aya puntland la isku oran jiray
@AkramMohameth-l6q14 күн бұрын
Waxaan aminsanhy in tarikhda somalia la qariyey lana duugay ❤?
@khadar91716 күн бұрын
Qabriyo taalooyin ah iyo macbadyadii faraaciintu waxay ku yaalaan gacanka butiyaalo ee Bari sidoo kale Oboon oo xiligan xaafuun loo yaqaan ahayd magaalo ganacsi oo la deganaa kumanaan sano qabriyadaas islaam ka horeega ah kuwo dad qoteen waxay ka heleen Dahab iyo agabyo kale oo meesha kula aasna
@abdiabdirisaq607615 күн бұрын
Taariikhdii bunti in aan lahelin in badan raadadkoodii sida dhismaha iyo qorallo badan ku sabsan iyaga waxaa umalayn in labo arrin ay sababtay 1 inay faraaciintu qabsadeen oo ay ka qaaten wixii ay lahaayen 2 inay ahaayen kuwa aanan qorin waxba taasna ay tirtirayso jiritaankoodii Waa aragtideyda 🫡
Somalia 🇸🇴 oodhan baa punt la oranjiray ee kliya mash putland
@sayidka691115 күн бұрын
Land waa eray ingiriis ah, xiliga laga hadlayana ingiriis aduunka meel looga hadlaahi majirin, Magacaan land iyo kuwo kale oo la mid ah waxay lid ku yihiin taariikhdeena iyo jiritaankeena iyagoo heli kara afsoomaali iney deegaano dhan oo soomaaliyeed ugu abtiriyaan ingiriis, faransiis iyo talyaani waa jaahilnimo dadkeena heysata.
@AishaHassan-ck7dv15 күн бұрын
@@crahmaanmohamuottmahamett Haa waa sax waxyabhy land kadhaho ingiriska genay lkin dadkena waxay u arkan faan ma aqano waxa ka qaldan
@abwaandhagaafe13 күн бұрын
Magaaldii ugu waynayd Waa ay aasantay
@asmaabdullahi585015 күн бұрын
From 1 lagu dhigtah casharkan Tarekhdah
@Lalina-2515 күн бұрын
Waa wax layaab leh in boqortoyo siday shegen (Faracinta) xiriir laleheed Saa umaleynayana dhul ballaran ku fadhisay oo haddana aan katagin wax raad ah !! Ani ahan, waxa macqul ah in boqortoyoyinki kle oo kadanbeye in ay burburiyen raadadki PUNT !
@GureyAbshir-j9j15 күн бұрын
RAADAD balaaran ayay ka tagtay Sida magaaloyin , macaabid. Ahraam iyo sphinixba Degaanada somali Land iyo puntland ayaa laga helayaa Raadkii boqortoyadaas
@muhudinwarsame476115 күн бұрын
Punt micno ahaan wa boon wana meshan magaca puntland lagaa keenay Punt waxaan xarun u eheed xaafuun wexeyna ahayeen boqortooyo madhibaan taarikhdas wala tirtiray ddkasna wala laayy
@Somywood15 күн бұрын
sababtee ay loogu heenin wax xog ah waa somali. somalidu badan kood wax maqorijirin tusaale: maraktay book ama kitaab ka ay qoreen qof somali oo sisax ah u sheygaya tariqda somalid kuwo fog iyo kuwo dhow ba sababt oo ah wax ma aqrino waxna maqorno waan dhageesanaa lee bis lkn hada ayaa aad ubaraneenaa wax qorowga iyo wax aqriska
@mrfresh143215 күн бұрын
Djibouti 🇩🇯 ❤
@somali.boy60116 күн бұрын
❤❤❤
@AmeinAmienapdi16 күн бұрын
Thnk lph 🦁
@ahmedabshir-iq9tw16 күн бұрын
Gold voic🎉
@Sakimuhiyadiin16 күн бұрын
Number 1
@Aliibrahimali24910 күн бұрын
Annaga 1997 inaan soo bilaabanay umalaynaayay😢😢😢
@II-vd4ih16 күн бұрын
King Of Punt waxuu ahaay Boqor Baraxow Raage Ollog Daame Gorgaate Hawiye Irir xaaskiisane waxaa la oran jiray Queen Xadiya Xarunta u aheeyd Caasimad waxeey aheeyd Magaalada Xaafuun ee Gobolka Bari
@abdijunior894515 күн бұрын
hawiye iyo daarood waxaas ma jirin waagaa lkn hadu hawiye yahay macalaa waa nin somali ader hoos ha noo dhigin
@pacificocean713015 күн бұрын
been low meel waliba qabiil bay la ordayaan somali ruux sheegta wagaas nebi ciise dhalashadiisa kohor maba jirin
@munataltaliini476216 күн бұрын
Waberi wakugu dhirigelinaya inad tarikhdan so badiso sido kle waxa ka cosna inad boqortoyadi macropians inad kaso hadasho 😊
@Jaamacadaummadda551311 күн бұрын
Dhamaan fircoonadii Masar waxey ahaayeen ama ka soo jeedeen Sade Punt Xaam Nuux
@FOADKHALIF14 күн бұрын
Qisadaan waa wax jiro lkn dhibaatada jirto ayaa ah in Soomaalida Taariikho badan laga qariyay laga yaabo xatee in Boqortooyadaan ay saameyn weyn ku laheyd aduunka oo dhan. waxaa kaloo jiro xariir dhow oo u dhaxeeyo dadyoowga kala ah Somalida, Yemen, Sudan, Eritrea, iyo Ethiopia intaas dadyowba hadii ay ku kulmaan aduunka kale waa dad iska dhaweyso aduunyada inteeda kale laga yaabo in dhammantood ay hal ummad wada ahaayeen oo lakala furfuray
😅😅😅 sxb tii warsangali ma ilowday mida miyad ogayn daarod oo dhan inuu 300sano kahor bari wada dagnaa maxa hal reer ugu koobaysa taariikh 3000sano kahor jirtay lama dhihi karo wa mj ama wr ogowna aniga warsangali ma ahi
@maxammad-Cismaan16 күн бұрын
Haddii boqortooyadaasi ay Harti ama majeerteen ahayd, sidee suurtagal u tahay in aynnu dhahno Daarood wuxuu ka farcamay Caqiil Cali Binu Daalib? Waa wax is diidaya. 😂
@SIYAAD.BARE.HANOOL16 күн бұрын
War niyahoow aniga majeerteen ah tariikhda ummad soomaaliyeed baa leh halkana odayga majeerteen oo dhalan baa laga hadlaaya waxaa dhalashadii nabi ciise ka hor waaye eee dadka ha waalin anaga tariikhda akhrinay asalka koonka baaanu nahay ilaa nabi aadam bey tariikhdeena jirtaaa eee waaa la babiyey
@AminaAbdullahi-r1f13 күн бұрын
Boqortooyadi Punt, Waxay xuukumi .ijirtey geeska Africa oo dhan. Siiba wadamada looyaqaano itoobiya Shanta Soomaaliya Sudaan Eeriteriya iyo meelo badan oo carabta kamid. Ee hafami wayiina. Waana sababta aay kuligood usheeganayaan. Waysaxanyihiin ee halayaabina
@IsmailKahin14 күн бұрын
Halkii ay borqoradu ka soo dagatay waa berbera 💚 💚 💚 hatashus ❤️ ❤️ ❤️
Taarikhda boqortoyata punt waxyaabo ka mid ah waxay yaalan zaylac oo aad si toos ah uga dheehanayso
@MohamadAraaye15 күн бұрын
5 🇸🇴somalia ❤
@MaxamedApthiLaHi15 күн бұрын
Bax soxar😂
@CabdifataaxXaajiyusuf-dn7lh11 күн бұрын
Bal eeg @@MaxamedApthiLaHi
@CabdiAliyuusuf15 күн бұрын
Faraacinadu waxay u yaqaaneyn dhulkii boonta ama dhulkii awoowoyaasheen ama dhulkii ilaahyada markay imanaysay dhulkii boonta waxay tiri waxaa ku nool hooyaday inay masar igula noolaatana weey diiday marka labad dhinacba somali bay ahaayeen tru history
@faysalyusufmaxamud91215 күн бұрын
PUNTLND WAXAY U EG TAHAY INAY NOQON DOONTO DOWLAD MADXBANAN MARKA LA EEGO HALKA AY KU TALO IYO SIDA AY ISUGU FILAATAY BISAYLKA NABAD GELYO XADAARADEED EE MALIN KASTA SII KORDHAYA
@ruwaydamohamed-g4z16 күн бұрын
Sidn ula socdo challenge kn heer wxn marya ina arko video aan 1day gadhin 😂🎉
@AbdirahmanMohamoud-s9f15 күн бұрын
Nio waxaan la yaabay markaan wada arkay sawirada dhagaha ah ee faraacinta dhamaantooid wa somaali caadiya wa arin aan la yaabay 😅😅😢
Xaqiiqadda ayey wxy tahy in ay katageen raadad lamid ah kuwa ay faraaciinta katageen lkn 2 sabab midkood loo heynin. 1. In ila mntadan kuqarsanyihiin dhulka oo archeologists wali arkin 2. In la burburiyay ama laxaday raadadkooda & taarikhihii ay katageen.
@ArtugrulGhazi-b5u14 күн бұрын
Hadii ad qoralkayga arki doonto waxan kaa codsanayaa inad vedio kasoo sameyso fikrada ( minimalism) ama mawduuca ah scholarship ka Turkish ka ee hda lahadal hayo 🫶🏻
@ShaaficiCabdi-xn3su16 күн бұрын
🎉
@khady420615 күн бұрын
Somalia nolol walbo wee ka suuragashay meel baadiyo aan qof aan joogin carada waa mid very old eh taarikh bdn baa inaga dhuntay 😢 geeska africa waligeed ba waalagu noolaay
@CiizeMohamed-f1k11 күн бұрын
Tarikhdan wa trikh aynulenahy sabbta ay inokaluntayna wa Aqoon daro iyo inaynu nahy dad anan waxba Qorin 😢
Wxn waxan is leeyahay raadadkii ama dhusmayashi boqoradii punt inay aasmen gaar ahan inay ku aasmen gobolada Sanaag iyo bari buuraha ku hereereysan aagooda .
@BirtaNool-i8q16 күн бұрын
Zxp waxaa ka soo hadashaa boqorooyada ajuuran
@HirsiAbdikadirHirsibuluko14 күн бұрын
Hhh wax lagu qaslo tariikhda beenta ee hawiye la wareego
@Myo-v1k15 күн бұрын
🇸🇴 Somaalii weyn
@Najahabdi4415 күн бұрын
😮hedhe aniga shakigyga run buu ahaa taarikhdeni saxda aheyd waala qariyey hdna boqrtoydan punt iyadna raad dhan lgma haayo 🤔macqul matahy dadkena somalida inay xagas ka imaden inee qabildan Englishka baa noo sameyey ee dhalinyrow tarikhdena inan helno waa muhiim
@Asadjaamac116 күн бұрын
waxan aaminsanahay in ay dhismayaasheedii iyo raadadkeedii Aasmeen Haddii la qodo saylac iyo muqdishana wax badan ayaa laga helayaa
@ShaahISheeko12313 күн бұрын
Zhp Way Jiraan Ayaan Umalayna Raadad Ay Katageen Boqortooyada Punt Waxan Filayaa In aay Kuyaalaan Lasgeel Buurta Ay Kusawiranyihiin Sanamaan Aan Wax Fasiraada Loohayn Oo Kutaala Waqooyi Bari Hargaysa Halkaasna Zhp Balkasoo Hadal
@xsky791516 күн бұрын
Heloo world
@kingyaasin858015 күн бұрын
Waa sababta masarida tariqden uu qariya in aay fashil man ayey ka cabsadan