5 AI Tools oo Wax Badan ka Badali Doona Noloshaada.

  Рет қаралды 16,781

Warsame Bade

Warsame Bade

Күн бұрын

👨🏽‍💻GET Courses - wa.me/25290561...
🍿 WATCH NEXT:
7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: • 7 Qaab Ood Online Laca...
Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: • Aduunku Waa Isbadaley ...
Sameyso Maskax Labaad!!: • Sameyso Maskax Labaad!! 🛑
Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: • Ganacsi Ha Bilaabin Ha...
⚙️ All LINKS:
🎵
✍️

📚
👨‍💻
MY COURSES:
👨🏽‍💻 Courses - facacusub.com/
MY OTHER SOCIALS:
📱 TikTok - / warsame_bade
📸 Instagram - / warsamebade
🎥 Facebook - / warsamebade101
GET FREE MONTHS:
Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io...
Canva 1-month FREE Link: partner.canva....

Пікірлер: 44
@Qamariinahdiamond
@Qamariinahdiamond Жыл бұрын
Warsame bade markan wajigada arko guul baan yaqiinsada Allaha ku xafido wllky🥰
@abdifatahbile3519
@abdifatahbile3519 Жыл бұрын
Mahadi hakuusugnaato ustaad run ahaantii cilmi aad ubadan ayaan kaafaa,iiday
@UR.cristionofan
@UR.cristionofan Жыл бұрын
Ustaad tusaale fcn Ayaad iiitahey keep going.
@user-yc1no4ur5s
@user-yc1no4ur5s Жыл бұрын
Macalin mahadsanid Caajiska KZbin Ka waad iska qaaday waa dhankeena ee Ann kacno
@yoesef_awga
@yoesef_awga Жыл бұрын
Aad baad u mahadsantahay ustaad
@Ahmed-vt1xw
@Ahmed-vt1xw Жыл бұрын
Thanks zhp
@ibrahimjibrile9606
@ibrahimjibrile9606 Жыл бұрын
Thanks
@Djkhalid-uc6oj
@Djkhalid-uc6oj Жыл бұрын
Business 😮
@Musharafmire
@Musharafmire Жыл бұрын
Thanks bro
@RuunhassanAli
@RuunhassanAli 10 ай бұрын
Full respect 🫡
@jabiraxmed4604
@jabiraxmed4604 Жыл бұрын
Legend
@sucaadbare446
@sucaadbare446 Жыл бұрын
Usually i don't watch somali content creators , one of my friends recommended me to watch your video, for the first seconds the quality of the video the lighting, editing hit me ❤❤ so i hadn't only watched it i downloaded and saved it . Perhaps i recommend to not overly on chat gpt as a people who don't have critical thinking skills in our education i wish to not use it us that match.
@mohamudabdijabar2965
@mohamudabdijabar2965 Жыл бұрын
Ustaad ilhya abaalkaga janno haka dhigo ❤🎉
@hassanmahammed8640
@hassanmahammed8640 Жыл бұрын
Waxaa ikucaawisaa sxp meel kabarto digital marketing
@asmasagal1795
@asmasagal1795 Жыл бұрын
ChatGpt Somalia miyey ka shaqaysaa???
@ToobiyeMedia1
@ToobiyeMedia1 Жыл бұрын
Mahadsanid Walaal Warsame, tallooyin badan oo wax tar leh ayaa kaa korarsanay labadii mar ee Youtubkaaga aan soo eegnay, Mahadsanid annaga waxaa nahay Koox cusub oo hadda uun sameeyay Youtubkan @ToobiyMedia. Waxaa filayaa in dhallinyarada sidaada oo kale dadka wax u faa'ideeya in ay soo bataan Mahadsanidin.
@Cusmaniyiinta
@Cusmaniyiinta 9 ай бұрын
M.a ❤
@xaajiafrisom114
@xaajiafrisom114 Жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad
@idriisakadir4163
@idriisakadir4163 Жыл бұрын
Mahadsanid saxib horey usoco
@Ladancidin1
@Ladancidin1 Жыл бұрын
Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤ Like Saara🤲❤🥰❤
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 Жыл бұрын
Asc
@rahmafaisal4711
@rahmafaisal4711 Жыл бұрын
Mahadsnid ustaad 🙏
@bootstrap-es5wf
@bootstrap-es5wf Жыл бұрын
mahadasnid USTAAAD lkn CHAT CPT wax walba sax mahan yacni qoraal kasta sax maahan waxaan asbuucii aan soodhaaday kuqatay muddo taba-bar iisocday alx waxaan kasoo qaatay certificate so iska ilaaliya una isticmaala kaliya assistance
@muktarabdullahi3528
@muktarabdullahi3528 Жыл бұрын
Wll waad mahadsanid. Dhiiragalinta aad dadka usoo jeediso waa wax wanaagsan . 😅
@jokerboy5967
@jokerboy5967 Жыл бұрын
Pls photo shop
@nimcoyusuf9257
@nimcoyusuf9257 Жыл бұрын
Asc wllo manshallah waxan ubaahan ee couserka
@user-lr2gm7yy1z
@user-lr2gm7yy1z Жыл бұрын
Maclin edtikan waa ka heley sidee loo sameya
@Sahallohos1940
@Sahallohos1940 Жыл бұрын
Brother xageen kaala soo xariira
@enjoytv439
@enjoytv439 Жыл бұрын
Imika waxba lagama arko kk😅
@cumaraxmed3107
@cumaraxmed3107 Жыл бұрын
Ai=artificial intelligence = Garaad-gacmeed
@raziinamoh5554
@raziinamoh5554 Жыл бұрын
Maash allah waxaa ka soo arkay Facebook wlka sidaa I dhageestay is badal qalbiye dareemaa Mahadsanid
@engineerkhalid179
@engineerkhalid179 Жыл бұрын
Sidee ku xaqiijin kartaa macluumaadka uu soo uruuriyay saxnimadooda, maadama marar badan xog qaldan dadka siiyo
@jaabirxasan4539
@jaabirxasan4539 Жыл бұрын
qofka kaliya ee ka faaiidi karaa markasta waa qofka dhinac kasta aqoontiisu dhisantahay hadii kale sidaa aad sheegtay intuu u soo dhigo macluumaad khaldan ayuu iska qaadanayaa qofku .
@mohamedYousuf0
@mohamedYousuf0 Жыл бұрын
Ma u baaahan tahay canva life time ?
@kheyrfidiyemedia6352
@kheyrfidiyemedia6352 Жыл бұрын
Ustaad warsame wax yar ban doonayaa inaa iga caawiso Xageen kala so xiriiraa
@Daqare666
@Daqare666 Жыл бұрын
Sxb Carva iyo chat gpt ityo Al aya rabaa inaa iiga caawiso
@plantschannel1
@plantschannel1 Жыл бұрын
Ustaad tnx lkn kuwa lacagta eh adcart dhahyaan maxaa wyeh see card loo galinaa
@Mohammed-cv1gc
@Mohammed-cv1gc Жыл бұрын
waxa u maleysaa in i ogeyd ustaad manta dhan baritan ku waday AI da xog fcn wa ka helay wx rabay ina noqdo content creator insha allh ila youtube samysto
@zeerkainamawliid1064
@zeerkainamawliid1064 Жыл бұрын
Zxp chatgpt Somali ma ka shaqeeyo ee sidaan u isticmaalilahyo noo soo samee please ❤
@Cusmaniyiinta
@Cusmaniyiinta 9 ай бұрын
Chatgbt somalia waa loo furay
@Xabiibatullaah100
@Xabiibatullaah100 Жыл бұрын
Tools free ah rabnaa lacag ma haysanee
@Coco_chanel00
@Coco_chanel00 Жыл бұрын
Way jiraan qar free ah
@Netka_Media_Production
@Netka_Media_Production Жыл бұрын
Sxbyl iga caawiya inaan KZbin kaygan cusub aan horumariyo please waad iga 100 qof igu caawiya 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@Abdirahman_03
@Abdirahman_03 Жыл бұрын
New designers waxa idin sheegaa inadan Canva waqti iskaga lumin cuz waa no creativity
Xor Ma Tihid Sabab?
21:40
Warsame Bade
Рет қаралды 32 М.
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 48 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 37 МЛН
отомстил?
00:56
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,7 МЛН
Al Imaam Ashaafici | دع الأيام تفعل ما تشاء |
14:09
$25 Maalinkasta ka shaqeyso Canva iyo Fiverr | Social Media Manager
19:52
Ninkaan Hadii Aadan Aqoonin wax badan ayaa ku dhaafay .
12:49
OGAANSHO
Рет қаралды 216 М.
Sidee Ganacsi Loo Bilaabaa?
18:47
Warsame Bade
Рет қаралды 35 М.
KU BARO GRAPHIC DESIGN-KA QAAB BILAASH AH.
14:33
SULUB GRAPHICS
Рет қаралды 68 М.
Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn.
12:57
Warsame Bade
Рет қаралды 31 М.
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 48 МЛН