5 FARSAMO OO ANDROID 14 KU CUSUB BARO: One UI 6.0 New Features

  Рет қаралды 2,834

Eng Yuyu

Eng Yuyu

5 ай бұрын

Android 14 ayaa soo baxay, gaar ahaan nidaamka taleefannada Samsung ee One UI 6, farsamooyin badan oo ku cusub ayaa lagu soo daray, laga soo billaabo nashqadda, ammaanka iyo adeegyo dheeraad ah oo lagu soo kordhiyay, muuqaalkan ku baro 5 farsamo oo muhiim ah, oo aan kaaga soo xulay One UI 6.
Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.
/ engyuyu
Igala soco:
Facebook: / engyuyu
Instagram: / eng_yuyu
Twitter: / engyuyu7
===================================
#eng_yuyu #android14

Пікірлер: 39
@EngYuyu
@EngYuyu 5 ай бұрын
Taleefannada ku shaqeynaya Android 14 - One UI 6.0: - Galaxy S24 Ultra, Galaxy S24+, Galaxy S24, Galaxy S23 Ultra, Galaxy S23+, Galaxy S23, Galaxy S23 FE, Galaxy S22 Ultra, Galaxy S22+, Galaxy S22, Galaxy S21 FE, Galaxy S21 Ultra, Galaxy S21+, Galaxy S21 - Galaxy Z Fold 5, Galaxy Z Flip 5, Galaxy Z Fold 4, Galaxy Z Flip 4, Galaxy Z Fold 3, Galaxy Z Flip 3 - Galaxy A73, Galaxy A72, Galaxy A54, Galaxy A53, Galaxy A52 (A52 5G, A52s), Galaxy A34, Galaxy A33, Galaxy A24, Galaxy A23, Galaxy A14, Galaxy A13, Galaxy A04s, Galaxy M54, Galaxy M53 5G, Galaxy M33 5G, Galaxy M23, Galaxy F54, Galaxy F23, Galaxy F14 5G, Galaxy Xcover 6 Pro - Galaxy Tab S9 Ultra, Galaxy Tab S9+, Galaxy Tab S9, Galaxy Tab S9 FE, Galaxy Tab S9 FE+, Galaxy Tab S8 Ultra, Galaxy Tab S8+, Galaxy Tab S8
@user-dn5vf4pm2j
@user-dn5vf4pm2j 5 ай бұрын
A51😢😢😢
@user-rq6hj8dp2s
@user-rq6hj8dp2s 5 ай бұрын
Tab s6 lite ma qaadanaYaa updateka cuzub Lph
@khaalidsanchez2594
@khaalidsanchez2594 3 ай бұрын
M31 Kuma jiro lpx❤😢
@GtGabaanTech
@GtGabaanTech 2 күн бұрын
Tan wi-fi ayaa icabiyey 🎉❤❤
@halimomohamudmohamed4495
@halimomohamudmohamed4495 5 ай бұрын
MahadsanidUstad😮
@khayrudincumarmahamuud
@khayrudincumarmahamuud 5 ай бұрын
Mahadsanid walahay waan wada tijaabiayya waana ka faaidaysty❤
@abusheequna1446
@abusheequna1446 5 ай бұрын
Keep going bro
@AyoupsaalimAlia
@AyoupsaalimAlia 5 ай бұрын
thank you pro mar walbo waan ku la socdaa
@Abuubakar__zadiiq
@Abuubakar__zadiiq 5 ай бұрын
Legand 🖐
@MunasarIsmail
@MunasarIsmail 5 ай бұрын
❤❤
@sheekh457
@sheekh457 5 ай бұрын
Waliba xaga tiktokga
@lazco__1943
@lazco__1943 5 ай бұрын
Shp kasoohadal cor i7 siduu ushaqaynayaa dhinaca editing ka programing ka
@MohamedOsmaan-jt1hn
@MohamedOsmaan-jt1hn 5 ай бұрын
80.k udhowdahay hanbaliyo🎉
@calimaxamedqeere4195
@calimaxamedqeere4195 3 ай бұрын
Sxb waxaad kaso hadashaa infinix zero 30 5g
@Abdulaahiabdirashiid-nx4ws
@Abdulaahiabdirashiid-nx4ws 5 ай бұрын
Sumsung GLAXY A14 miyaa
@user-vv4zr7bd8c
@user-vv4zr7bd8c 5 ай бұрын
Sxb aniga ugu horreeya
@EngYuyu
@EngYuyu 5 ай бұрын
Guuleyso walaal qiimo badan. 🤟
@kaahilomar9987
@kaahilomar9987 5 ай бұрын
Zxp infinixy kasohadal adigoo raali ah
@sheekh457
@sheekh457 5 ай бұрын
Zhp cilad igu timid xaga tig toga
@kibraaniwiilboqortooyo
@kibraaniwiilboqortooyo 5 ай бұрын
iPhone 15 ka muuqaal ka soo sameey szb featureas ka lagu soo daray thanks.
@ayaanleabdi5776
@ayaanleabdi5776 5 ай бұрын
Zxp goorma looso fasaxaya A21s zxp
@AbdihamiidAli
@AbdihamiidAli 5 ай бұрын
Sxp Sumsung ayaan rapaa xogteyda oodhan inaan kawareejiyo aana kuwareejiyo iPhone mxaan sameeya isoo caawi aboowe 🥺
@daassomali1280
@daassomali1280 5 ай бұрын
Wll A34 5g maku shaqenaa
@capeloomar8741
@capeloomar8741 5 ай бұрын
Nio telegram kga link gisa aaway
@user-vv4zr7bd8c
@user-vv4zr7bd8c 5 ай бұрын
Sxb poco x6 kasoo hadal
@MohamedSahal-oz2ln
@MohamedSahal-oz2ln 5 ай бұрын
A15 ka soo hadal
@cabdinaasir-ce4xj
@cabdinaasir-ce4xj 5 ай бұрын
This Update ain't reach it yet my smartphone!!!
@user-tg5ht1uc5s
@user-tg5ht1uc5s 4 ай бұрын
Cilad Ayaan ihay Sato waxa ay tahay mobaylkayga madhaafayo dabkiisa 85 tas Ayaan doonayaa in muuqaal Kiiga samayso waxaa nakamid ahay sabibada kugu soobiiray mar dhaw
@AyoupsaalimAlia
@AyoupsaalimAlia 5 ай бұрын
teeda kle nuuca mobile keyga waa a54
@maxamedomar4943
@maxamedomar4943 5 ай бұрын
Farsamada 2 ka soo hadal qaabka loo sameeyo
@lazco__1943
@lazco__1943 5 ай бұрын
Gorma lasoodaynaaa update ka shp
@AhmedabdisalaamMuuse
@AhmedabdisalaamMuuse 5 ай бұрын
Waaa lasoo dayey
@zundus_9987
@zundus_9987 2 ай бұрын
A35 kasoo hdal wl
@EngYuyu
@EngYuyu 9 күн бұрын
kzbin.info/www/bejne/pnqspWqnepqCmtU
@Apdimaalik-g9v
@Apdimaalik-g9v 5 ай бұрын
Sxb waxaan heystaa $500 taleefankee igula talin kheed inaan gato
@zaki799
@zaki799 5 ай бұрын
Sxb iPhone uun iska dhaaf Samsung ayaan kugula talin lahaa sxb
@hassanyare9186
@hassanyare9186 5 ай бұрын
S23PLUS
@liverpoolfans8808
@liverpoolfans8808 5 ай бұрын
Zxᴘ ᴀ15 ,ᴍᴀᴋᴜ sʜᴀǫᴇᴇɴᴀʏᴀ
How to win a argument
9:28
ajaxkmr
Рет қаралды 421 М.
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 210 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 4,6 МЛН
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
Install ONE UI 6 Android 14 On Galaxy Note 9 S9 Plus & S9
22:36
BGK Creation
Рет қаралды 57 М.
Baro ChatGPT Ai-ga Adunka Qabsaday. Ka dhigo Saxib ku cawiya.
8:47
Soma Design & Marketing
Рет қаралды 3,8 М.
Ogow xaqiiqooyin la yaab leh oo ku saabsan Youtube
11:19
Samsung Galaxy A73 Review - The Battery King!
7:40
Eng Yuyu
Рет қаралды 8 М.
Как удвоить напряжение? #электроника #умножитель
1:00
Hi Dev! – Электроника
Рет қаралды 1,1 МЛН
Todos os modelos de smartphone
0:20
Spider Slack
Рет қаралды 64 МЛН
Запрещенный Гаджет для Авто с aliexpress 2
0:50
Тимур Сидельников
Рет қаралды 949 М.
Какой ноутбук взять для учёбы? #msi #rtx4090 #laptop #юмор #игровой #apple #shorts
0:18
Looks very comfortable. #leddisplay #ledscreen #ledwall #eagerled
0:19
LED Screen Factory-EagerLED
Рет қаралды 9 МЛН