SAMSUNG GALAXY S24/ULTRA AYAA SOO BAXAY: IN KA BADAN FILASHADA!

  Рет қаралды 7,002

Eng Yuyu

Eng Yuyu

6 ай бұрын

Taleefannada Samsung S24 ayaa soo baxeen! Bandhiga Samsung Unpacked oo ay shirkaddu kusoo bandhigtay taleefannada cusub ee Samsung S24, S24+ iyo S24 Ultra, ayaan muuqaalkan kuugu faah-aahinayaa.
Kanaalkaan wuxuu kaa caawinayaa inaad la socoto oo aad barato farsamooyinka fudud ee technoloojiyada taas oo kuu sahlaysa noloshaada.
Si aad ula socoto Subscribe saar oo nagu soo biir.
/ engyuyu
Igala soco:
Facebook: / engyuyu
Instagram: / eng_yuyu
Twitter: / engyuyu7
===================================
#eng_yuyu #samsung #galaxys24series #galaxys24ultra

Пікірлер: 27
@EngYuyu
@EngYuyu 6 ай бұрын
Halkaan ayaad kaga soo biiri kartaa kannaalkeena Instagram, kala soco warbixinno iyo muuqaalo muhiim ah oo aan halkaan soo dhigin. 👇 ig.me/j/AbY0zK3RDD-FWOdW/
@amiincabdalle5021
@amiincabdalle5021 6 ай бұрын
eng infinix ka soo hadal waad mahadsantahy
@hudaayaan656
@hudaayaan656 6 ай бұрын
Wllo numberkygii aya layga xidhey whatspgb bn isticmali jirey sidem xayirada iskga qaadi kara plz iso jwb
@BossCiiltire
@BossCiiltire 3 ай бұрын
Waxan rajeynaa mopelkan s24 ultra qofkii 1aad ama qofki 2aad iibsada ku manafaca ku farxa inuu (ilaahey) iga dhigo🤲🏻 insha allah aaaamiin dhaha asxabta aaammiiin🤲🏻💯🥰
@HanaQali-qb7ok
@HanaQali-qb7ok Ай бұрын
Iga iibi❤
@____Cumar____
@____Cumar____ 6 ай бұрын
Mahadsanid dadkii ku soo waydiiyey ayaan ku jiray insha allah waan naawilayaa tellkan inaan helo.
@Darwiish4
@Darwiish4 6 ай бұрын
Legend keep going
@Abuubakar__zadiiq
@Abuubakar__zadiiq 6 ай бұрын
Mar walba wan sugaa muuqalkaga zxp legand
@husseinmohamed871
@husseinmohamed871 4 ай бұрын
Waa ku mahadsan tahay Eng Yuyu wan ku faaladaada
@user-yp9bv1qh7c
@user-yp9bv1qh7c 6 ай бұрын
Waxaan rajeenaa mobile Daan aad fiidiyowgan aad aga hadlaysay inaa mid in aan kagato
@amiincabdalle5021
@amiincabdalle5021 6 ай бұрын
eng infinix ka soo hadal zxp
@cabdulahimaxamud4989
@cabdulahimaxamud4989 6 ай бұрын
Saaxiib faalo makasamayn karataa telephoneja laa yaqaan infinix smart 8 ee lagu daadsan yahay barayahaan soomaali gameka mashaqaynaa sid efootbal bg
@ahmedawal5623
@ahmedawal5623 6 ай бұрын
Sxp waxaan rabaa inaan camera gato qarash badana mahaysto ilatali sxp tumaa gataa lacagtaan hysto waa 1000dollar
@user-jc1rx2bb9b
@user-jc1rx2bb9b 6 ай бұрын
Zhp infinix NOTE pro kasoo hadal zhp
@user-vv4zr7bd8c
@user-vv4zr7bd8c 6 ай бұрын
Sxb thanks keep going pro sxb pubg suu kuyhy
@user-to5si5cx4y
@user-to5si5cx4y 6 ай бұрын
Sxp. Makuu. Dirsan. Karaa. S24 ultra
@marwanyare6082
@marwanyare6082 4 ай бұрын
Anigaa wato wllhi
@Dreamy-M
@Dreamy-M 21 күн бұрын
Seewaaye? Asi iyo iPhone yaa shidan
@muusesiciidjire4609
@muusesiciidjire4609 2 ай бұрын
24 Ultara yemen ayu lacag yar ku yalaH zxb
@DAACAT10
@DAACAT10 Ай бұрын
Meeqo waye
@mohozil9382
@mohozil9382 6 ай бұрын
Waad nagu raagTey lkn zxp
@EngYuyu
@EngYuyu 6 ай бұрын
Muuqaalka ayaan ku maqnaa, waan rajeynayaa inaad xog badan ka faa'idday. 😇
@mohozil9382
@mohozil9382 6 ай бұрын
@@EngYuyu thanks zxp
@user-jf4tl4cl4q
@user-jf4tl4cl4q 6 ай бұрын
Saxib sidee blue comment loo qoraa please I sheeg 😢❤
@abdifitaaxnuur6702
@abdifitaaxnuur6702 6 ай бұрын
Hadiba luqada soomaaliga laga helen maba rawa
@AbakarNor
@AbakarNor Ай бұрын
Hhhh 😁😀 kan aad hada haysato luqad Somali miyu leeyahy 😂😂 EE dheh Ma iibsan karo😂😂
@MssGaabo-dg6xq
@MssGaabo-dg6xq 6 ай бұрын
Eng blz isoo jwb Facebook hawada aanka saaray maso ceshan kara😢
Samsung S24 Ultra vs iPhone 15 Pro Max Camera Battle!
22:32
Mrwhosetheboss
Рет қаралды 7 МЛН
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
Waxaa Soo Baxay Galaxy S22: Maxaa Ka Cusub?
9:20
Eng Yuyu
Рет қаралды 8 М.
iPHONE 15/Pro ayaa soo baxay: MAXAA KA CUSUB?
14:47
Eng Yuyu
Рет қаралды 12 М.
Baro ChatGPT Ai-ga Adunka Qabsaday. Ka dhigo Saxib ku cawiya.
8:47
Soma Design & Marketing
Рет қаралды 3,8 М.
CAJIIB! TALEEFANKA UGU FIICAN ADUUNKA - WAXBADAN KA OGOW
7:14
The CRAZY AI Photo Editing Features Inside Samsung Galaxy S24
11:02
Stefano Lombardo
Рет қаралды 66 М.
Galaxy S24 Ultra: Official Introduction Film | Samsung
3:32
Samsung
Рет қаралды 35 МЛН
Apple Fan Boy Switches to Samsung S24 Ultra - Real Day In The Life
14:58
АЙФОН 20 С ФУНКЦИЕЙ ВИДЕНИЯ ОГНЯ
0:59
КиноХост
Рет қаралды 1,2 МЛН
Better Than Smart Phones☠️🤯 | #trollface
0:11
Not Sanu Moments
Рет қаралды 15 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
0:57
SuperCrastan
Рет қаралды 11 МЛН
Looks very comfortable. #leddisplay #ledscreen #ledwall #eagerled
0:19
LED Screen Factory-EagerLED
Рет қаралды 8 МЛН
My iPhone 15 pro max 😱🫣😂
0:21
Nadir Show
Рет қаралды 1,3 МЛН