5 Fikrad Ganacsi oo aad $100 igu horeeya ad Online Oga Sameyn Karto

  Рет қаралды 14,443

Gelle Bashir

Gelle Bashir

Күн бұрын

Salaam
Hadaad jeceshahey in aad website laguu sameeyo , ama Course rabtid, fadlan number kan nagala soo xiriir +252905582875
👉 Services gellebashir.com/
👉 Dalbo Course ama Website WhatsApp Link wa.link/zjb442
👉 Kusoo Biir Course - gellebashir.com/lms/
👉 Aqri Maqaalkan - gellebashir.com/blog/
👉 Register Binance - accounts.binance.com/en/regis...
✅ FOLLOW ME ON INSTAGRAM / gelle_bashir
✅ SUBSCRIBE GUYS
Gelle Bashir Academy:
👉 gellebashir.com/lms/

Пікірлер: 56
@foosladanchannel1923
@foosladanchannel1923 11 ай бұрын
Maasha Allah walalkeey
@AadanShekh-wq4xe
@AadanShekh-wq4xe 11 ай бұрын
Ustaad lacag labixida ayaan kudhibqabnaa macalin ababka ama baqtinasiibka lacagahooda igacaawi shaqadaad kusaabsan gemiska iyo wixiilamidka ah lakin xirfad baadleede waadfahmikartaa icaawimacalin
@XubullIslaamReelmagaal
@XubullIslaamReelmagaal 4 ай бұрын
Walaal waxfudeet nooraari
@user-kk5ql6ff1h
@user-kk5ql6ff1h 8 ай бұрын
seyiicaawiney walaal
@qasaaladqasaalad1424
@qasaaladqasaalad1424 11 ай бұрын
Asc mr geele bashiir sxb waxaan ku weediinaa qof aanan aqoonin luuqad kale ma,awoodaa in oo barto mise waxaa loo baahanyahay mar walbo in aad aqoon leedahay
@user-nl3xh9xw2x
@user-nl3xh9xw2x 9 ай бұрын
Fcbkii waan leeyahye sidee loo sameeya beesh
@cabdixaredmohamedharun5656
@cabdixaredmohamedharun5656 5 ай бұрын
Mahad sanid ustaad geele
@zaytuuni5066
@zaytuuni5066 11 ай бұрын
Muuqaalkii life good ka wa ku zugynaa bro
@Ilwa212
@Ilwa212 11 ай бұрын
Intee laga soo xiira wll
@capdiwaxid4292
@capdiwaxid4292 11 ай бұрын
Sidee luugu xeraaa lacagta isoo jawab pro
@11naa44
@11naa44 11 ай бұрын
Lacagta ma paypal bey kuso diraan ?
@user-wo4vy5if2e
@user-wo4vy5if2e 11 ай бұрын
Wll qali meel lakaga so xariiro ma ledahy
@user-yy3kv5oe2n
@user-yy3kv5oe2n 11 ай бұрын
War niw export option kaso hadal
@mohamoudali1340
@mohamoudali1340 10 ай бұрын
Asc
@mareeg2430
@mareeg2430 11 ай бұрын
Saaxiib Gelle facebook page Violations Ku dheganyihiin sidee looga Fuji karaa?
@Qaribayecade
@Qaribayecade 10 ай бұрын
Nio dulmar kore ma rabne sida dadka kle samee accountiyo challenge ah si aan u aragno waxa inay yihin wax aan samayn karno teeda ha noqdan wax aan paypal kaliga wax logala bixi karine mastercard io perfect money looga la bixi karo tnx
@abdilahiahmed686
@abdilahiahmed686 11 ай бұрын
freelancer sida loo barto ma ka samaysay barnaamijyo , sidee loo baran karaa
@RaxmaxuseencabdiSihaam
@RaxmaxuseencabdiSihaam 11 ай бұрын
Gelle bashir Barakalaah go forward
@GelleBashir
@GelleBashir 11 ай бұрын
thanks wll
@mohamoudali1340
@mohamoudali1340 10 ай бұрын
Wll hada igacawinkartid
@mohamoudali1340
@mohamoudali1340 10 ай бұрын
Ganacsi onln waraba engsh magaranayo
@Barkhad181
@Barkhad181 11 ай бұрын
Aaad iyo aad umahad San tahay pro
@GelleBashir
@GelleBashir 11 ай бұрын
adaa mudan wll
@jiisoowchannel605
@jiisoowchannel605 11 ай бұрын
m.a gele mudo dheer ayaan muqalada ku xiray runti waxbadana wa ka faiday mahadsanid waxan rabaa inaan bilaabo bloga hada ka hor ayan sameyy lkn caqabado iga hor imaaday darteed masii wadin marka waxan rabaa hadii aad ledihiin course ku saabsan inad i shegtaan mahadsanidiin
@GelleBashir
@GelleBashir 11 ай бұрын
haa wll wx bixinaa course blogging nala so xiriir wll
@abdallefantastic7843
@abdallefantastic7843 11 ай бұрын
​@@GelleBashir intee lakaala soo xiriira sxpow waba la ahay
@calicade3834
@calicade3834 11 ай бұрын
Sxb mahadsanid sida aad Nogu sogudbisay
@GelleBashir
@GelleBashir 11 ай бұрын
adaa mudan wll
@sayidiincasayr1554
@sayidiincasayr1554 11 ай бұрын
Aad iyo aad sxb waxaad iisheegtaa xagee kahelaa xarunta Facebook ga oo aan kala xiriiraa
@LUGEYE1234
@LUGEYE1234 11 ай бұрын
Teacher plz halke kala soo xidhiidha
@GelleBashir
@GelleBashir 11 ай бұрын
number ka shirkada waxaad ka heli kartaa website kena
@cabdisamadcaruso5242
@cabdisamadcaruso5242 11 ай бұрын
Wll 6.3k ayaan haysta oo followers lkn siden lacag uga sameya fadlan ii tixgali wll qoraalkaygaa
@cabdisamadcaruso5242
@cabdisamadcaruso5242 11 ай бұрын
Sideen sameya wll
@jabsheofficials
@jabsheofficials 11 ай бұрын
Hadii page leyahay oo online market ahaan ugu shaqeysto maku shaqeysan karaa page keyga Facebook?
@GelleBashir
@GelleBashir 11 ай бұрын
haa wll
@saneyaxmed6696
@saneyaxmed6696 11 ай бұрын
sxb sidee baan lacag uga sameeyaa Bloger somalia anigoo jooga fadlan ii sheeg
@GelleBashir
@GelleBashir 11 ай бұрын
wll course bn ka sameeyey blogging nala so xirir
@zanncho
@zanncho 11 ай бұрын
wll waxan ahay arday waxana waligay jecla inan anoo arday ah wax sameen karo ama products fcn la imaaado wax ii surta galay wa iska arkay lkn waxa rawaa fikradahayga in aad wax igu darto waaayo wa jecla inan waligay wax ka sameeyo IT ga ama hab onlline ah wax ka dhacsado madaaamo an ahay arday . Intaa ka dip ma jiraan hap aniga ii qalma o fudud aan wax ku qabsan karo onlline ahaaan wll ❤
@GelleBashir
@GelleBashir 11 ай бұрын
wll nala so xiriir insh allah . courses e-commerce lagu baranayo ban bixinaa
@samirawarsame5901
@samirawarsame5901 10 ай бұрын
​@@GelleBashir ecommerce inan barta rabaa bowe xagee kala soo xiriira muda raadinayay courseska
@samirawarsame5901
@samirawarsame5901 10 ай бұрын
Hadda se man helayaa
@ahmedapdi3277
@ahmedapdi3277 11 ай бұрын
Dropshiping ma bixisaan
@GelleBashir
@GelleBashir 11 ай бұрын
e-commerce bixinaa wll . dropshipping somalia kam shaqeyo
@abdifatahdayib7323
@abdifatahdayib7323 11 ай бұрын
kan tuug
@abdirahman3423
@abdirahman3423 11 ай бұрын
Anig KZbin channel ayn leyahy sii fican u koraya lacg badan aan ka samayn karo Lkn Waxn waayay qof ii Monetize gareeya 😓😞
@GelleBashir
@GelleBashir 11 ай бұрын
muqaalo ka sameeyey qaabka monetization ka loo codsado wll
@abdirahman3423
@abdirahman3423 11 ай бұрын
@@GelleBashir saas mahn micnaha qof jogo wadamada address ka leh ayn wayay
@funnyanimal885
@funnyanimal885 11 ай бұрын
​@@abdirahman3423halkee aya jogta adigu ? Xal ayaan ku haya anigu!!!
@mssworld2023
@mssworld2023 10 ай бұрын
Wll walalahy makuugu xiraaa
@Unknownjhggr5678
@Unknownjhggr5678 5 ай бұрын
​@@mssworld2023 wll ani icaawi hada mid hore ayaan tiuray isagoo 29k ii maraya lkn waan waayay cid monetization ii sameyseysa waaka niyad jabey hada rajo igashay xitaa 50% waa igolahay ee igy xir walalaada ani😢
@Jiilxirfad0
@Jiilxirfad0 11 ай бұрын
somalia lagama ogola dadka ha waalin
@GelleBashir
@GelleBashir 11 ай бұрын
waa loo ogol yahey wll , waayo somali youtubers ah ba somalia joogo kana shaqeysto
@mahadmahamedhasan1110
@mahadmahamedhasan1110 11 ай бұрын
Asc sxb mudo 2.sano ah Facebook page leyahay 1576. Followed bn leyahay lkn wali ma fahmin
Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn.
12:57
Warsame Bade
Рет қаралды 30 М.
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 51 МЛН
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 10 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 99 МЛН
حقيقة ايلون ماسك ..!
20:47
THE HORROR - مهند السيوف
Рет қаралды 565 М.
18 Jir Matahey | Barro Xirfadahan Igu Lacagta Badan 2024
10:45
Gelle Bashir
Рет қаралды 59 М.
The Untold Truth About Money: How to Build Wealth From Nothing.
17:26
Q&A- Online Business, Maalgashi, Freelancing, lacag sameynta......
12:41
A teacher captured the cutest moment at the nursery #shorts
00:33
Fabiosa Stories
Рет қаралды 51 МЛН