5 GANACSI OO XIISO BADAN 2019 LA HIRGELIN KARO

  Рет қаралды 49,217

Zakariye Abdullahi Ali

Zakariye Abdullahi Ali

5 жыл бұрын

Social Media igala soo xidhiidh.
/ zakariyecaawiye
/ zakariyecaawiye7
/ zakariyecaawiye
/ zaki-sool
Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
www.paypal.me/Zakariye127
#Horumarsamee

Пікірлер: 215
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Fikradee ku xiiso gelisay? Whatsapp iyo Emailkayga Boga Instagrams kayga ka qorta lifaaqa hoose ku dhufo. instagram.com/zakariyecaawiye
@lukmanabdinasir7927
@lukmanabdinasir7927 5 жыл бұрын
Wll adigoo raali ah markasta list yar oo kooban descriptionka makuso qortid
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Walal wakhtigaa igu yar wixii aan ka gaabiyo intaas baan dadaal ahaan idiinku soo gudbiyaa si bilaash ah.
@lukmanabdinasir7927
@lukmanabdinasir7927 5 жыл бұрын
Wow. You've replied within 20 mins 😲🖒🖒🖒🖒 Man, you're just... Ah, what do I say?!
@lukmanabdinasir7927
@lukmanabdinasir7927 5 жыл бұрын
Can you please make on video production business, how to start, get clients, develop a brand... Also, you always focus on business opportunities more than you focus on how to set it up and what goes into having a business... I know you're busy, but you're such an inspiration to us. I hope to see your channel one day grossing the million subs ❤
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 5 жыл бұрын
Zakariye Abdullahi Ali masha allah aad ayaad u mahadsantahay ilaahey caafimad iyo cibaado aad ku wadatid waxaad hiigsabeysid ha ku siiyo wax badan oo aan lacag lagugu siin ayaad dadka ooga faaiideysaa allaha kaa abaal mariyo guuleyso wiilkayagow 💕🇸🇴🌹
@nimahappy8002
@nimahappy8002 5 жыл бұрын
Wllo waxan ka lo kafaiday fikradadii ahayd guriga hadi qolol kabanan yahay sarir dhig, dumarka dumar ayey ku martiqadi karaan qarashna ka helayaan wllhi fikrad i anfacday ayey noqotay, waxan jeclaystay inan kula wadago waxyaba anka faiday shukran wllo hore u soco
@xamdixirsi9762
@xamdixirsi9762 4 жыл бұрын
Masha allaah wll xagee kala soo xiriiraa telkaga.ma soo qori kartaa
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 5 жыл бұрын
thnks alot brother zakariye
@aliiaali3523
@aliiaali3523 5 жыл бұрын
masha allaha keep up as somali we need someone like you to encourage us ,because we dont have business motivation
@maxamadaxmad2838
@maxamadaxmad2838 4 жыл бұрын
Walee waa Alle nabadii hadii chanalkanoo kale ay Soomaalidu leedahay Sakariye mahadsanid wax badan baa lagaa gaa,idayaa
@abdullahiahmed3755
@abdullahiahmed3755 4 жыл бұрын
Walal Qaali waad mahadsantahay zakariye Security wlhi niyada baan kuhaaye maantana moral baan kaahelay thanks bro
@AbdiqaniAhmed
@AbdiqaniAhmed 5 жыл бұрын
big thumbs up sxb zakariye. kaalin fiican baad ugu jirtaa bulshada iyo social mediahaba, caqligaaga iyo cimrigaagaba allaha noo barakeeyo sxb
@user-mw7lo5qf7f
@user-mw7lo5qf7f 4 жыл бұрын
Abdiqani Ahmed waaw
@hudaabdulahi8229
@hudaabdulahi8229 5 жыл бұрын
Mashaa Allah! Walalkeen Allow caqliga iyo cimriga kuubarakee
@engmohamedbirimo1019
@engmohamedbirimo1019 5 жыл бұрын
Masha allh xog Ku filan qof kasta oo rajo kaga jirto inu 5ta business abuurto. Mahadsanid masul
@guulaangodgal4013
@guulaangodgal4013 5 жыл бұрын
Mahadsanid sakariye
@qaaliali4741
@qaaliali4741 5 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@abdallamohamed9414
@abdallamohamed9414 5 жыл бұрын
mahadsanid sxb
@nimahappy8002
@nimahappy8002 5 жыл бұрын
Wlhi wllo fikrado fican ayan ka dhaxlay tankale arintan koferka warega niyada ayan ku hayay dariqad sahlan ayad i tustay sidaan chanelkaga u helayba ad ayan uga faiday jazza allah khayr halka kasii wad fadlan
@maida6652
@maida6652 5 жыл бұрын
Fikrado ganacsi oo dhaxal gal ah weeye. Mahadsanid wllo Zakariye kaalin muhiim ah baad noogu jirtaa.
@sahalabdiladif3517
@sahalabdiladif3517 5 жыл бұрын
mahadsanid bro
@calixasanxaaji2338
@calixasanxaaji2338 5 жыл бұрын
mahadsanid sakariye
@emkay8487
@emkay8487 4 жыл бұрын
Asc all, jazakallah bro, may Allah swt give u plenty of hasanat from the important service you are providing, like minds think alike, keep your head up bro 👍
@Ma_Ogtahay24
@Ma_Ogtahay24 5 жыл бұрын
Great Ideas... perfect.
@Ariijiina
@Ariijiina 4 жыл бұрын
Wlhi this young man is so helpful ❤❤❤❤
@guulgaadhe1124
@guulgaadhe1124 5 жыл бұрын
maasha Allah jasakallahu khayr
@carafaadaleeli5144
@carafaadaleeli5144 5 жыл бұрын
Thank you zxp
@mohammedsuleiman3990
@mohammedsuleiman3990 5 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@MOHAMEDALI-tj4yd
@MOHAMEDALI-tj4yd 5 жыл бұрын
jazaakallaahu kheyraa akhii zakariye
@nimahappy8002
@nimahappy8002 5 жыл бұрын
Mashaa allah ilahay hakudaayo hana ku barakeyo guul aakhiro iyo aduunyo ilahay hakusiiyo ad ayan ku tageeraa
@kooshinderi731
@kooshinderi731 5 жыл бұрын
Masha Allah wlle Allah haku dhowro
@zaahircawaalemedia9714
@zaahircawaalemedia9714 5 жыл бұрын
Zhukran pro
@abdikarimahmed444
@abdikarimahmed444 5 жыл бұрын
thanks wll zakariye
@msa_1439
@msa_1439 5 жыл бұрын
Maashaaa Alaaah Saxiib aad ayaad u Mahadsantahay Markiii aan Soo diyaaar Garooobo waaa inaaan ku helaaa Si aan Business u Run Gareeeyo Bulshada Soomaalida ah aad bay ugu Baahnayd Shaasi adigooo Kale ah
@somalipubgmobelgame2392
@somalipubgmobelgame2392 5 жыл бұрын
Thanks my teacher
@calicalanle5504
@calicalanle5504 5 жыл бұрын
Sakariye wll waad mahadsantahy
@safahassan3609
@safahassan3609 5 жыл бұрын
Masha Allah my walalkeyga guul
@nimofarah8193
@nimofarah8193 5 жыл бұрын
Wllky waad nagala raagtaaye mahadsanid wll jisaakallaahu khayr
@baylood.germany
@baylood.germany 5 жыл бұрын
Maasha alh akhii sakariye mahadsanid
@drs-barwaaqochannel4570
@drs-barwaaqochannel4570 5 жыл бұрын
Mnsh Allah keep moving walal
@nastahyusuf9254
@nastahyusuf9254 5 жыл бұрын
zakariye jasakalah khyr
@cawkechannel3569
@cawkechannel3569 5 жыл бұрын
شكرا اخي
@aaminacalibadiye8862
@aaminacalibadiye8862 5 жыл бұрын
Mahadsanid walaal.
@uruuxiilove2808
@uruuxiilove2808 5 жыл бұрын
Masha allah allaha ku xafido wll
@cismaancali2319
@cismaancali2319 5 жыл бұрын
Mansha wll allah haku barakeeyo
@iqraahmed8314
@iqraahmed8314 5 жыл бұрын
Thnks wllo in badan
@OgaalkaSirta
@OgaalkaSirta Жыл бұрын
Muqaladaada oo dhan waan dawaday kan bas ayaa ika wan qanci pleas no SOO badi shirgadaha gabnaan dalka tank you so much
@mraxmedcabdijaamac2057
@mraxmedcabdijaamac2057 5 жыл бұрын
maaancha alllah wlll sakariye Abdilahi guuulayso wllo
@fartuunbeelochannel5097
@fartuunbeelochannel5097 5 жыл бұрын
Ilahay haku xifdiyo walalkey qof wax badan og ayaa tahay
@abdifatahmoh
@abdifatahmoh 5 жыл бұрын
Masha Allah walaal aad baan ula dhacay barnaajimkan dhamaan khaasatan kan ugu danbeeya. Sibaa moodaa inuu ii khuseeyo ganacsigan as a web developer.
@abdifatahmohamud2365
@abdifatahmohamud2365 5 жыл бұрын
Mashlh wlh vedo waan sugaaye wllke aad baad umahadsantahay
@abdirahmanabdikarem7416
@abdirahmanabdikarem7416 5 жыл бұрын
mahadsnid zxip Sakeriye 👏
@Kartimaal1
@Kartimaal1 5 жыл бұрын
Mansha allaah
@cabdiqaadirshariif3168
@cabdiqaadirshariif3168 4 жыл бұрын
Sxp sare m.a CHANNEL kaaga wax badan baan ka FAA idey thanks pro
@leyloyariisey
@leyloyariisey 5 жыл бұрын
Am first viewer
@fadumofarah6963
@fadumofarah6963 5 жыл бұрын
Jazakala Allah
@yusufalimohamed2313
@yusufalimohamed2313 5 жыл бұрын
Mashsllh bro keep going
@kowthermohamed7695
@kowthermohamed7695 5 жыл бұрын
Masha allah aad ayan uga faidesanay chanellka waxban baa isgey badalay mahadsanid zakariye
@done3164
@done3164 4 жыл бұрын
aad iyo aad u mahadsntahy wll
@ahmedmohad8273
@ahmedmohad8273 5 жыл бұрын
Mahadsanid wlo Alle ha ku barakeyo
@maxamuudhaajisalad9716
@maxamuudhaajisalad9716 5 жыл бұрын
asc wllo gaanacsiga uu yar wamaxay
@axmedmaxamedcabdidaauud5235
@axmedmaxamedcabdidaauud5235 3 жыл бұрын
Haa prother
@umumohamedbeauty6775
@umumohamedbeauty6775 4 жыл бұрын
mmchallah wll mahadsanid
@abdiomar1494
@abdiomar1494 5 жыл бұрын
zakariye abdillahi barnamijkaga waan ka hellay waad mahadsan tahay sxb
@khalidsaidmusekhalidyare7616
@khalidsaidmusekhalidyare7616 5 жыл бұрын
I like business and economic
@Shortstories59
@Shortstories59 4 жыл бұрын
Waa macquul wllahi
@hassanmhd1570
@hassanmhd1570 2 жыл бұрын
Thank you
@hodanqorane5624
@hodanqorane5624 4 жыл бұрын
Walaahi waan ladhacay fik radahaaga oodhan masha allaah laakiin hada Ayaanu jirin dhaqaq xagayga ILaahay caqliga & Cimriga & Cilmiga ha kuu barakeyo wll
@officialjr2283
@officialjr2283 5 жыл бұрын
Jaza kallah
@munanoor2484
@munanoor2484 5 жыл бұрын
mashallah great points
@luckynur7538
@luckynur7538 5 жыл бұрын
Mshlh wll waan ka faidaysty Runti Badana Dadka Ganacstada ah Badana wax Uma mashegan mshlh wll
@farxiyomaxamuud2155
@farxiyomaxamuud2155 4 жыл бұрын
Masha Allah xafido laah
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs 4 жыл бұрын
Wlo qali magc wa apdirhman waxan no so diyarisa dhalinyarada yurub jogta janisyada ay ganacsi ku bilaaabi karaaan inchallah wan ku sugaynaaa
@farxan2755
@farxan2755 5 жыл бұрын
Thanks for everything
@djmaamis3167
@djmaamis3167 5 жыл бұрын
Maanshallah sakariye mahadsanid wllo qaali
@bellabeauty997
@bellabeauty997 5 жыл бұрын
Mahadsanid aniga waxa kahelay fikrada kofetka warega qalabka aad natustay waa iibsandonaa waan kula soxiriiraa insha allaah
@dhoolcaday4438
@dhoolcaday4438 5 жыл бұрын
Thanks pro
@iamkeyoowchenael9528
@iamkeyoowchenael9528 5 жыл бұрын
Pro keep going
@bahjomursal3677
@bahjomursal3677 5 жыл бұрын
Shukrn wll
@idilyuusuf9069
@idilyuusuf9069 5 жыл бұрын
ThnkZ wllo
@filsanahmed116
@filsanahmed116 5 жыл бұрын
Mahadsanid walaalo Qalbi wanaaga aad noogu garatay Inaad si dhib yar noogu faaidayso. Alle hakaa abaal mariyo
@ZakariyeCaawiye
@ZakariyeCaawiye 5 жыл бұрын
Aamiin walal adaa mudan
@safiaahmedofficial4506
@safiaahmedofficial4506 5 жыл бұрын
Asc mahadsanid telkada isoo qor walaal
@cige05
@cige05 5 жыл бұрын
asc wwlo aadbanu kuu jecelmhy wellcome to harheia city
@ubahadan8762
@ubahadan8762 5 жыл бұрын
Asc walaal masha allah sida ad no dhirigelinayso wad ku mahadsan tahay lakin tell kaga kuma so qorin mesha
@doctoranasmohamed2502
@doctoranasmohamed2502 5 жыл бұрын
Masha Allah
@cabdiqaadirxaashi5736
@cabdiqaadirxaashi5736 5 жыл бұрын
zakariye aad ayaad u mahadsan tahay dadka soomaaliyeedna aad ayaad ayay uga faaiideen
@izmailharrera5846
@izmailharrera5846 5 жыл бұрын
Aad ayaan u sugaayay waana mahadsanthy Masuul
@khadroosman5305
@khadroosman5305 4 жыл бұрын
Asc wllo ganacsiyada dumarka u fiican soo gali
@abdaleali609
@abdaleali609 5 жыл бұрын
Jasakalah bro wiil ganacsiga khibrad uleh baan ahay said ban Manata kaga faiday, marar badan baan isku dayey inan online business sameysto online kaas oo an Ku ibinayo waxyalaha aroosyada maraka wll shaqalyal profitional ah baan wayey thanks bro.
@ahmedabdulkadir5919
@ahmedabdulkadir5919 5 жыл бұрын
Sudhadhka carusinta iyo malxisyasha wll Ana kula shaqyndona
@libanlcr3465
@libanlcr3465 4 жыл бұрын
sxp haysta professional ahay sxp hlkee lagaga so xidhidhi karaa
@queenmiiram970
@queenmiiram970 4 жыл бұрын
online aniga ku shaqeeya marketing ila soo xiriir 0634904795
@abdaleali609
@abdaleali609 4 жыл бұрын
@@libanlcr3465 sxb channel kyga tag xlksay ku qrn thy page kena iyo number kenba
@abdaleali609
@abdaleali609 4 жыл бұрын
@@queenmiiram970 mxa ku ibisa ad ku shaqeysid maxume
@jamalomarmahdi3691
@jamalomarmahdi3691 5 жыл бұрын
Wepsite zi online ah looga zhaqeysto noo zoo gudbi wll
@abdirahimhusein3810
@abdirahimhusein3810 4 жыл бұрын
Sicherheitsdienst -waa xirfad qaali ah halkan Germany waxy qaadataa 2 ilaa 3 sano barashadeedu inkastoo course usbuuc ah jiro kadibna lagu shaqeysan karo
@yahyeshaakaal3801
@yahyeshaakaal3801 5 жыл бұрын
Masha allah
@warkamaanta4967
@warkamaanta4967 5 жыл бұрын
Asc walal suaal ayaan ku waydiin laha camerada aad adeegsato magaceeda iyo halka laga helo Thanks wlal
@AhmedAkhii50
@AhmedAkhii50 5 жыл бұрын
mashaa allaah wllky allah kaa ajirsiiyo howshaad noohayso
@aaminacalibadiye8862
@aaminacalibadiye8862 5 жыл бұрын
Wax badhan ayaa kafaidey ILAH ha ku dhowro
@kubedelnoloshadamacankadii2947
@kubedelnoloshadamacankadii2947 5 жыл бұрын
I hope so
@anfacsalad4812
@anfacsalad4812 5 жыл бұрын
Mash alla
@hudayfamohamed1712
@hudayfamohamed1712 5 жыл бұрын
wll mashallh runtiu aad baa kuu tageera hory usco waxaa ka fa'aaid videoganaa wax badn hamblyo
@mukhtarfarah969
@mukhtarfarah969 5 жыл бұрын
Zakeriye maka soo guurtay mise waad wadaa ganacsigii Somalia?
@ramlamohamed3497
@ramlamohamed3497 5 жыл бұрын
Masha alah
@empiresaara9927
@empiresaara9927 5 жыл бұрын
Horay usoco huuno
@Xaajidigaalemedia
@Xaajidigaalemedia 5 жыл бұрын
Sakariyoow zxp n, whatspp descriptionka soodhig please ama halkan kusooqor waayo dadbaan isticmaalin instagram
@user-gz5ov5tx6m
@user-gz5ov5tx6m 5 жыл бұрын
Walal lambarkaaga ayaan rabaa
@wardaabdirisakfarah5489
@wardaabdirisakfarah5489 4 жыл бұрын
asc walaalkey aad baad umahadsanthay waxaan joogaa wadankii waxaan rabaa inaad iga cawisid iina sharaxdid ganacsiga bessines securities Agency ayaan ubaahanahy aad baan uga helay
@hamdahabib3126
@hamdahabib3126 4 жыл бұрын
wll anigu waxan jooga Hargeisa waxa aad iiso jiidatay adeega caafimadka oo aad looga baahan yahay wadanka hadii la hirgaliyana aad loo dalban doono waanan hubaa . mahadsanid Zakariye
@safiaahmedofficial4506
@safiaahmedofficial4506 5 жыл бұрын
Fikradaha dhamaan waa ok
4 FURSADOOD OO LACAGTAAGU KUUGU SHAQAYN KARTO
11:03
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 35 М.
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 4,6 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
IQ Level: 10000
00:10
Younes Zarou
Рет қаралды 10 МЛН
Викторина от МАМЫ 🆘 | WICSUR #shorts
00:58
Бискас
Рет қаралды 4,2 МЛН
5 GANACSI OO KUN DOOLAR KU BILAABI KARTID
15:29
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 196 М.
5 GANACSI OO 2 KUN DOOLAR LAGU BILAABI KARO
14:27
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 84 М.
HALKAN AYAY LACAGTU KUJIRTAA!  Best Somali Investment
9:14
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 91 М.
QAABKA LOO FURTO CAFETERI ViP AH | QALABKA IYO WARBIXIN DHAMAYSTIRAN |
13:16
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 61 М.
Qaab Sir ah oo Guul lagu gaaro | Xeelada Pareto 80/20 |
11:36
OGAANSHO
Рет қаралды 186 М.
SIDEE LOO HELAA FIGRAD GANACSI
11:54
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 32 М.
4 SHAQO OO JAAMACAD KAAGA BAAHNAYN LACAG IYO MUSTAQBAL FIICAN LEH
13:18
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 78 М.
CAMBE BEERO QAAB CASRI AH OO FAA'IDO BADAN
13:56
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 45 М.
Fikrad Yar oo malaayiin dhashay | Qisada shirkada Uber | Muhiim
10:04
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 4,6 МЛН