5 maalin kahor 150 Kooxda AS katirsan ay Ciidamada jubaland iyo Kuwa dowladda ay dileen

  Рет қаралды 9,791

Universal TV

Universal TV

Күн бұрын

"iyadoo Shan maalin kahor 150 Kooxda AS katirsan ay Ciidamada jubaland iyo Kuwa dowladda ay dileen, in Rag madax ah Inta soo istaagaan ay yiraahdaan Guuto ciidan ah oo dagaalami kartaa majirto Ciidanka ma qabato "Xildhibaan Cabdiraxmaan Odawaa

Пікірлер: 40
@sahruja5777
@sahruja5777 Ай бұрын
Maasha Allah xildhibaan Odawaa.
@user-jd1cf5dy8q
@user-jd1cf5dy8q Ай бұрын
Waxaa caada noqotay in xildhibaankii si fiican u hadla la caayo, kii si xun u hadla ee madaxda iyo ciidamada iyo qaranimada ku xad gudbana la amaana waa arrin cajiib ah
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Ай бұрын
Qaran nimadu ma sida aad rabto miyaa
@zakihassan7802
@zakihassan7802 Ай бұрын
Ninkan hada muu soo noladay soo mahan shalay ragii ciiidanka qaranka waa la ibsaday lahaaa asiga iyo madaxweynaha manta galada haya
@shaahidaskar8789
@shaahidaskar8789 Ай бұрын
Somali cadaw la iskaga dhigay o ku faanaysa inay 150 iska dishay. Goblan talo aduunyoy
@faysalyusufmaxamud912
@faysalyusufmaxamud912 Ай бұрын
Kii shababta ahaa baa hadlaya odawa inuu argagixiso yahy waa la oghy waa kooxda xassan gurguurte ee fulisa shirqoolada dilka ah
@fadumaali4556
@fadumaali4556 Ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉mashaa Allaha Odawaa🎉🎉🎉
@aliabdi8347
@aliabdi8347 Ай бұрын
Ladagaalanka shabaab Hassan sheekh sheekh Wu ka run sheegay, Guul na Wu ka gaaray.
@abuudeeq200
@abuudeeq200 Ай бұрын
Khabiir siyaasadeed Xil. Odowaa💪
@sharmarkeahmed2864
@sharmarkeahmed2864 Ай бұрын
Doqon ma waxad ku fanaysaa in 150 wiil oo somali ah ay laysay diyarad mareykan laga leeyahy
@AleemZani-nw4xh
@AleemZani-nw4xh Ай бұрын
Xildh Odowaa Guleyso libaax
@micraaj6621
@micraaj6621 Ай бұрын
Ninkaan waa xaaraan ku naax waa dadka dhowrka ah oo magaca iyo mansabka ku helay dhiiga shacabka somaliyeed waxuu difaacayaa xasan sheikh oo khaladaadkiisa aduunka dhan arko
@abdiqays7830
@abdiqays7830 Ай бұрын
Labo xaaraan ku naax baa kudhashay'e ha u gafin madaxdeena ciilantii ku dhashay wase ha u gafin sharafka iyo cirdiga xildhibaanka
@ahmednur9383
@ahmednur9383 Ай бұрын
Guulayso Mudane
@jaamaccabdi9681
@jaamaccabdi9681 Ай бұрын
0:29nacamle xasan
@fuaadcaraale6326
@fuaadcaraale6326 Ай бұрын
Xildhiban ma jiro ee qabilwalba degankisu ku xoog weyn yahay
@SaidOsman-ob9ek
@SaidOsman-ob9ek Ай бұрын
Wu iska hadlayaa wuxu moodaa in la dhageysanayo.biijo
@siradm
@siradm Ай бұрын
Dhagaysatayaa? Maxaad ku caysay laakiin? Qofku marka uu madaxda caayo, ciiidanka caayo miyuu saxan yahay?
@mohamedmahdi1373
@mohamedmahdi1373 Ай бұрын
Damuljadiid
@leilamohamed6217
@leilamohamed6217 Ай бұрын
Racism Segregation Tribalism Hatred The danger of tribalism Intaas ayaa taala meshas xalad qataraa taal oo sida xallooguhelaa ayadagtahey
@yogolabdifath
@yogolabdifath Ай бұрын
Umad aan siyasad aqaanin aya wadanka qasaysa
@neecaawm8583
@neecaawm8583 Ай бұрын
Barlamanka waxuu qabaa gudi laxisabtan ee dadka Musasalka kawada idaacadaha ee isku sheegayo xildhibaan halala xisaab tamo waa hadii aad qabtaan gudi anshax
@leilamohamed6217
@leilamohamed6217 Ай бұрын
Geelaa lakaladhacan maqli jiray hubaa lakaladhecey isu badashey
@ahmedkaka9213
@ahmedkaka9213 Ай бұрын
Waa nin aqoon ku hadlay
@mohamedmahdi1373
@mohamedmahdi1373 Ай бұрын
Yaa dilay hee
@noormohamud-it6ml
@noormohamud-it6ml Ай бұрын
Xalane ayuu joogaye sirdoonka Ethiopia haddii adiga xil madhiban aad difaaceenin
@adeerknoor4878
@adeerknoor4878 Ай бұрын
Warya odawa hano gani xasan gorgurde familykisa marxun xamza argixisadisa damajid warya odawa horgal reerkadi habargidir xafada dabdamiska iyo ceelasha biyaha dagnayan mesha ku sheg horgal odawa inad iska amusdi ba ku ficn ciidanka jubland shaqada mah ciidanka muqdisho oo gajada dishey oo dhahay xasan gorgurde reekina ada hubna u donda
@maxamedsalad3955
@maxamedsalad3955 Ай бұрын
Cbb cabadka joji argagixiso ayaa tihin
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Ай бұрын
Yaanyurey waxaad urineyso wey jiraan lkn noma kala goaan odowaayow hubka aad ogtahey kuwii qateyna wey ogyihiin aa ragaad leyseen bala idinka rabaa kadibbana dowlad nimo iyo Ciidanka aad shegeyso laga wada hadlayaan ciidanka hubka lagu dilayo waa kaas aad shercidarada kusogeliney seen aa been ta iyo kor kasalaxa iska daya aa runta mesheda halogu tago
@jaamaccabdi9681
@jaamaccabdi9681 Ай бұрын
Tuugada xasan waxlacunta
@mohamedhassanaden6855
@mohamedhassanaden6855 Ай бұрын
Saqiirka damul jadiid
@jaamaccabdi9681
@jaamaccabdi9681 Ай бұрын
Xaaraankunaax
@mohamedabdi5922
@mohamedabdi5922 Ай бұрын
ODOWAA tuug mooryaan dhiigya cab.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs Ай бұрын
150 kas ladilay waa uun raga soomaaliya oo weliba dhalinyaro ubadan ee cafis halo fidiyo si ay ugaso baxan alshabaab ileen madaxda alshabaab lama dilo oo lama helo laakin caruurtay soo diraan
@abuudeeq200
@abuudeeq200 Ай бұрын
Madaxda shabaab furunta dagaal mayimaadaan....hadey furimaha joogaan waa un lagu dilahaa sida kuwa ay soo diraan
@CawaaleXasan-y9t
@CawaaleXasan-y9t Ай бұрын
​@@abuudeeq200markuu xasan shekh iyo fiqi furimaha imaado madaxda shabaabna way imani
@abuudeeq200
@abuudeeq200 Ай бұрын
@@CawaaleXasan-y9t madaxweyne waa leader furimo kormeer buu utagaaa iyo dhiiragelin...., ee shaqooyin ka hogaaminta dalkoo idil baa u taal...., madaxweynaha ma,ahan sidii kii villasomalia isaga qayilijiray oo xitaa bulaleerka ka cabsanjiray....dhowr jeer buu tagay furimahaa
@abuudeeq200
@abuudeeq200 Ай бұрын
@@CawaaleXasan-y9t madaxweynaha askari ma,ahan waxaa loo doortay howl maareeyn iyo maamul dalka.... inta madaxweyne goobo dagaal tagay madaxweyne somaaliyeed oo tagay majiro...5sano waxaa nasoo maray nin xitaa villasomalia gudaheeda jaakada xabada karin ku xiran
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 7 МЛН
At the end of the video, deadpool did this #harleyquinn #deadpool3 #wolverin #shorts
00:15
Anastasyia Prichinina. Actress. Cosplayer.
Рет қаралды 16 МЛН
❌Разве такое возможно? #story
01:00
Кэри Найс
Рет қаралды 6 МЛН
YAAB! NINKEEDA IYO HOOYADED TIJAABISAY QOFKA AY JECELYIHIN
23:08
Ridhwan Issack
Рет қаралды 43 М.
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 7 МЛН