Doha: Abdi Aynte - 12 sano dalka waxaa seeynta uga taagan waa hal-doorka isku baddalay danleey

  Рет қаралды 117,442

HANOOLAATO

HANOOLAATO

Күн бұрын

Hanoolaato Media Network
I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
Find us on Facebook: / hanoolaatotv
Check our website: www.hanoolaato....
Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

Пікірлер: 369
@shaafimuhudin6004
@shaafimuhudin6004 Ай бұрын
Waa waraysiga kaliya ee i baray aqoonta dowladnimada iyo dhibka inagaheesta wax badana ii faaideye mahadsanid wasiir Sh.Abdirahman Sh.yusuf.
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Ай бұрын
As an educated, Muslim, Somali-American with a Ph.D., I observe that the ongoing conflict with Al-Shabaab presents a complex challenge for Somalia. Drawing parallels with the situation in Afghanistan, where peace was only achieved after the Taliban gained control, one might consider that a similar scenario could unfold in Somalia. While I do not endorse the actions or ideologies of Al-Shabaab or the Taliban, it seems that their objective is to either seize control or continue the conflict indefinitely. Therefore, Somalia faces a critical decision: either find a way to resolve the conflict that addresses Al-Shabaab's influence or prepare for continued violence and instability. This is merely my perspective on a difficult and multifaceted issue
@MaxammadSoomaali
@MaxammadSoomaali Ай бұрын
Haddii aadan ayideeyn fikrada Taalib. Ma fikradda mareykanka ayad rabtaa?
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Ай бұрын
@@MaxammadSoomaali Maya, Taliban or Mareeykanka. Alshabab waxee rabaan sidaan aaminsanahay aan taliyo ama weligiis dagaalka ha socdo. Dowladana oo caalamka taageero waxee leeyihin waxaad tihiin argagixiso mana talineeysaan. Marka waxa baaba’aayo waa shacabka Soomaaliyeed ee nolosha la daalaadhacaayo. Allaha badbaadiyo Somalia Iyo Islaamka dhan
@ebrahima6654
@ebrahima6654 Ай бұрын
He is Masters holder just to inform.
@abdullahihassanahmed3477
@abdullahihassanahmed3477 Ай бұрын
Waxaad u hadleysaa si aan waaqica ku dhisneen. Wax badan oo ku dhihi lahaa waxaan kuugu soo koobayaa dhowrkaan kelmadood; Soomaaliya iyo Afgaanistaan waa kala labo, Taalibaan iyo Al Shabaab waa kala duwan yihiin, shacabka labadaas dowladood waa kala fikir duwan yihiin - kuwa Soomaaliyeed Al Shabaab waxay ka aaminsan yihiin Khawaarij, halka shacabka Taalibaan ay ka aaminsaneeyn inee maamul u fiican yihiin. Waxaa intaas dheer Taalibaan hadafkooda waa dalka Afgaanistaan, halka Al Shabaab rabaan inee dowladda Soomaaliya qariiradda aduunka ka tiraan. Horey madowga adkaaday Al shabaab? Haa, waliba 10 sano kahor xilli ay ka awood badnaayeen maantay. Meelaha looga adkaaday ee fooda dari waayeen waxaa ka mid ah; Xudur, Xamar oo laga saaray, Dhuusamareeb, Guricel, iyo Hiiraan oo dadka deegaanka si fiican ugu jabiyeen. Umadda Soomaaliyeed guul ayaan Alle uga baryaa iyo madax caadil ah.
@faisala4218
@faisala4218 Ай бұрын
Al Shabaab is different from the Taliban. Al Shabaab is a terrorist organization that has no nationality. Its top leaders and fighters are from foreigners. The Taliban's leadership and objective were seizing their country and governing it based on their conservative political and ideological conviction. In other words, the Taliban and Hamas are similar, whereas Al Shabaab, ISIS, and Zionists share the same cruel and intolerant doctrines.
@Shahriar888
@Shahriar888 Ай бұрын
Ninkaan dhallinyarada ahoo aqoonyahanka ah ka qaad wareysi dhowr qaybood ah oo siyaasadda iyo dawladnimada ku saabsan, kuwo qashin ahoo qabyaalad aad ka waraysataad nagu wareerisaye.
@ahmedkulowabdi821
@ahmedkulowabdi821 Ай бұрын
Kan ba waa qabyalad
@abdiazizugaazka6525
@abdiazizugaazka6525 Ай бұрын
@@ahmedkulowabdi821Waligay Ma Arkin Ninkan oo Qabyaalad lagu eedenayo, Somalidu Wa indheer garad
@Shahriar888
@Shahriar888 Ай бұрын
@@ahmedkulowabdi821 ninkaan wax qabyaalad ku saabsan kagama uusan hadlin videoga. Haddaad shakhsi ahaantiisa xasaasiyad ka qabto lkn waa gooni.
@nuradinmohamed2853
@nuradinmohamed2853 Күн бұрын
manaha waxoo ka wadaa aniga qabiilkeyga maahan​@@abdiazizugaazka6525
@mohamedmuhumadabdulle7437
@mohamedmuhumadabdulle7437 Ай бұрын
Wasiir Ceynte waa realistic. Dad baa markii Cadaalad iyo addeeg lagu qanci karo wadanka kama jiraan la dhaho xanaaqayo. Xaajo hadaan siddii futto ari loo feydin ma xallinsanto ayaa la yirri. I appreciate in qof sidda Wasiirka cml aan warkiisa sahal lagu naqdin karin uu warkaan arrimahaan hoose ka hadlo, si atleast change in status quo loo helo.
@abdifatahhussein4041
@abdifatahhussein4041 23 күн бұрын
Wasiir Abdirah sh yusuf Ali Ceynte waa realistic. Dad baa markii Cadaalad iyo addeeg lagu qanci karo wadanka kama jiraan la dhaho xanaaqayo. Xaajo hadaan siddii daba ari loo feydin ma dhamaato ayaa la yirri. I appreciate in qof sidda Wasiirka cml aan warkiisa sahal lagu naqdin karin uu warkaan arrimahaan hoose ka hadlo, si atleast change in status quo loo helo. waxaa igu qosol badnayd markii uu yiri qaf aan tayo lahayn tikak lahayn oo aana aqon lahayn noo kentaa waxaa igu soodhacay dowladii farmajo markii aay kheyre intay burisay aay rooble bahane kensatay waana waxa ka qaldamay dowladaas waxaa dhihi lahaa waa waraysi tabanaya qalbiyada dhaman umada somalia abdiqadir yahye alla ha u naxariiste waxa uu naftiisa ku waayay iyo haldoor badan runta marka abdirahman ogow in cadaw badan jiro os jit somalia adoo kale ayay u bahantahay
@Yunis114
@Yunis114 Ай бұрын
Wasiir Ceynte waa nin mustaqbal siyaasadeed leh. Mahadsanidiin
@user-dp1fw6qe2i
@user-dp1fw6qe2i Ай бұрын
Noocaan miyaa mustaqbal ah ee fikirka qawaarijta xoojinaayo
@user-qf6fe6nk3n
@user-qf6fe6nk3n Ай бұрын
from laascanod .... waa xaqiiq aan la noolnahay... shacabka somaliyeed inta ay madaxda ku taageerayso isku qabiil baa nahay.....wlhy madexweyn jareer ah oo caadil oo aan tuug aheyn oo ciyaalkayga mustaqbalkiisa io dalka wax u qaban kara baa iiga fiican mid aan ilmaadeer nahay
@eejey6571
@eejey6571 Ай бұрын
💯
@niyaaladem
@niyaaladem Ай бұрын
Ala run badnidaa. Waligeen hagaagi meeyno inta qabiil aynu wadno. ​@@eejey6571
@JanankaUK
@JanankaUK Ай бұрын
Ciyaalkaga bis miyaa kuu muqda marka hhhh Waa saxan tahay walle
@Yt-Three_2
@Yt-Three_2 29 күн бұрын
​@@JanankaUKwax walba ma khilafbaad ka raadin 😮
@farhiahussein5544
@farhiahussein5544 Ай бұрын
Somaali boogteeda waa odayasha dhaqanka, kow hadeey kuraasta xilibaanada free kusoo dooran lahaayeen ayagoo firinaayo ninka dadkiisa waxtarka u leh, si hadhow kursiga dalka ugu sareeyo ay ugu codeeyaan madaxweyne wanagsanoo shaqadiisa daacad u ah.
@huudbinali4852
@huudbinali4852 Ай бұрын
Cadwaga ugu weyn ee Somalia leedahay waa kuwa joogo xalane
@dirirabdiibrahim135
@dirirabdiibrahim135 Ай бұрын
“Everything that needs to be said has already been said. But since no one was ready to listen or to implement, everything must be said again”. It is more than a simple interview. it is a lecture from someone who is an expert and well informed about Somalia Affairs and problems. Well articulated interview. My heartfelt thanks and gratitude to Mr. Eynte.
@yaasiiniligmadoobe2316
@yaasiiniligmadoobe2316 Ай бұрын
Ma is weydiisay inte fahmeysa luqada aad ku qortay??fiicnan laheyda hadad isticmali laheyd luqada somaliga...
@Channel4.5
@Channel4.5 21 күн бұрын
Intaas somalia maku qori weysey 😂😂😂😊
@liyab.6617
@liyab.6617 Ай бұрын
One of his uncles is the current minister of justice. Another uncle of his is the chief of the office of national security. Instead of lecturing Somalis about good governance and leadership, why doesn’t he teach these things to his uncles???? Since they are leading justice and security in Somalia!! Munaafiqnimo badanaa soomaaliya
@bakaryahye8453
@bakaryahye8453 26 күн бұрын
he represents him self not his uncles
@Mohamed-kd6gj
@Mohamed-kd6gj 19 күн бұрын
Simple Answer😂😂😂
@shugriali1439
@shugriali1439 14 күн бұрын
Nafsadiisa ayuu masuul kayahay, not his uncles
@jimaleahmed1444
@jimaleahmed1444 Ай бұрын
Wasaarada Caafimaaadka Si Guud ayey Fashil utahey Qaran JFS waa iney (National Strategy Emergency ) oo Leh 1. National Blood Bank Emergency 2. Drug Suppley Free Emergency 3. National Emergency Team workers 4. National Availability Emergency 24hrs open 5. National Availability Ambulance 24hrs Availabile 6.National Monitoring Record HSMI 7.National Evaluation and Coordinate Emergency Team and Ministery of Health Waaa inney wasaaradu Xooga saaarto dhaqaalahana waa inney Ummada soomaaliyeed ay ubandhigto wasaaradu Si looga Caawiyo Haddii Kale Waa in Dad Ummada u addeega la keeno wasaarada insha Alllah. Xaley waxaaa dhacey wasaarada Caafimaadka iyo Laamaha Amniguba waxaaay Ummadan yihiin in lagula xisaabtamo Guuldarada Shaqo xummo Ee Ay la yimaadeen Qadarka Alle Ha keeno balse waa in Addeeg dawladeed la Helllo. Wasiiir Fadlan wax 7aad igu sawira shaqeeya lama Rabo Ee Haddii Kale kursiga Baneee Bilaa Caleeekum Walal. National Asset Emergency Site its Most Ministery of Health Fadlan🎉
@rasheedgaraad6063
@rasheedgaraad6063 Ай бұрын
C/raxmaan Caynte caasa ka hor waxaan moodi jirey nin iska ciyaalka xaafada ah laakiin ninku waaba siyaasi aad u diyaarsan dhinac walba oo hadana ku darsaday balaaqo iyo deganaan. Masha Allah wasiir Caynte. Very well spoken and articulate
@warbaahintadhacdo7560
@warbaahintadhacdo7560 Ай бұрын
Waa nin hadli og, Masha'Allah. Shabaabkuna waa cadowga keliya ee muuqdo ee ay maanta Soomaali leedahay.
@Koomaali
@Koomaali Ай бұрын
Shabaab/Qamiisley iyo Suudhleydu waxay ku hardamayaan inay ina maamulaan, mid walba wuxuu qaadayaa jidkii uu guul u ah, cida dhibanaha ahina waa shacabkii..
@user-jm3uv5mn4k
@user-jm3uv5mn4k Ай бұрын
Asc Masha Allah waa nin wax badn oog oo Diinta & cilmiga aduunka wax badan ka yaqan.Isagoo badan ayuu wadanka oo bahanyahay,ee ragoow wadanka oo kaca oo iskadaya jeebka buxintisa,jeeb ma buxsamo ee wadanka kadaya hagardamada shacabka,shacabkana iska daya qabiilka aan waxbe idin heynin. Qabiilka tuure Qabiilka tuure 🫡🫡🫡
@AhmedHassan-no4pp
@AhmedHassan-no4pp Ай бұрын
Wareesigi ugu ficna ee abad qaaaday hanoolaato ayaa u arkaa. Sidan Ku soco
@ciiddhaba
@ciiddhaba 21 күн бұрын
Laakin ayaanle asagoo mahadsan, burji ayaa ag fadhiyayoo aad ayuu u xameeyanaa.
@AminaMohamed-ke4sk
@AminaMohamed-ke4sk Ай бұрын
Mahadsanidiin Ayaanle iyo Wasiirki hore Qorsheynta iyo Maalgashiga Caalamiga aqoonyahan Caynte. Barnaamij xiiso leh. Hannolato warbaahin loo bogay.
@shuceybjakarta7041
@shuceybjakarta7041 Ай бұрын
Mid kamid ah Tacliiminta Dowladeed ee sida ugu saxsan e an aragno looga hadlo mahadsanid Mr Ceyte, Shaqsi faham buuxa ka heysta Dowladnimada iyo Dowlada Farqiga u dhaxeeya, shaqsi fahamsan Dowladnimada iyo Waxa kajira Somalia. Aad iyo aad u mahadsantihiin Hanoolaata Group Ayaan Xusen Abdi ugu horeeyo.
@Nasiragge
@Nasiragge Ай бұрын
Caynte 1Million bu wasarada qorshaynta bishii uga qata naas nuujin shirkada magaca horn risk wadata buna u samaystay isagoo adeerkii xasan sheikh iyo benebene garab ka helaya marka dalku wuxu la hagaagi la’yahay MR caynte sifiican bu u yaqaan .
@gudbifariinta3958
@gudbifariinta3958 Ай бұрын
It is true that if you don't protect your motivation you will loose yourself. MMA fighters have a saying when they become a champion: "protect your hunger", which is very important. Somali elites loose their hunger hence their vision. I totally agree with him the elites become sour and rotten. I also have a hunch that we need a billion dollars worth of Vitamin b1 and b12.
@ShamsaMohamed-n5s
@ShamsaMohamed-n5s Ай бұрын
High quality interview in my opinion.
@Fatimaal.i
@Fatimaal.i Ай бұрын
I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967717415667 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i. i.I.|-،،،،،،..
@faisalali1045
@faisalali1045 Ай бұрын
Somaliya waligeey uma laabanayo Anigoo oo master degree ah waliba skilled software developer kana batchelor iyo master ka soo dhameeyey bangladesh alot of institutions india ahna wax kasoo bartay ayaa maalin maal maha ka mid ah u tagay NIRA ( national identification registration authority) waxaa meesha fadhiyo 3 wiil xitaa software kala duwan coding ah computer kuma jirin ayaa la igu dhahay ragaan ayaa interview kaa qaadaayo Waa adigo oo waraysi u yimid qofka ku waraysan rabo ku waydiiyay camerada sidee loo shidaa ,memory xaguu galaaa, , nalka xagee la dhigaaa I was disappointed 💯 somali waa ka soo tagay Wadankaas waligiis ma hormaaraayo ayaan iyo hanoolaato Waa mahad san yahay ustaad sir abdi aynte Hada india oo 1.4 billion aan joogaa waana ka shaqaystaaa Somalia never and ever uprises
@Yt-Three_2
@Yt-Three_2 29 күн бұрын
Really heartmelting reality Never ever rajo dambe anigaaa kula qaba arintaas 😢
@user-zb2km4zv7o
@user-zb2km4zv7o Ай бұрын
Absolutely waligeey wlh manan maqal shaqsi ka runbadan kana xikmad badan m. A
@Somali-Drama2024
@Somali-Drama2024 Ай бұрын
Aniga waxan isleeyahay waxa hortagan dowladnimadda in ay tahay madaxda oo aanba rabin dowladdnimo sax in la helo. Waliga ma aragtay Directoe General dhahayo aniga hebel marku joogin lee wax saxiixa macnaha sahra ahmed heesteeda xataa kuma duubno.. i have 17+ years experience in the financial institutions sector. Waxan arkay DG dhan oo mamülo Complaince-ka meel aan ogahay xata AML introductory level course xataa ma arkin ebed.
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Ай бұрын
Was shaqsi cajiib ah oo wax badan og Wariye ayaanle Hussein abdi Shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba
@Hassan-lx5kj
@Hassan-lx5kj Ай бұрын
Waa dhab hadalkaasi uu sheeygay abdi ceynta waan ku raacsanahay arinkaasi
@XaldoonTv
@XaldoonTv Ай бұрын
Wasiir Ceynte Xaqiiqdii Wuxuu ka midyahay Siyaasiyiinta iyo Aqoonyahan Dalkeenu u baahanyahay.
@BaraxlayMudug
@BaraxlayMudug Ай бұрын
AQOON Xaal Qaado Raysal Wasaare Rooble Wa Qof Aqoonleh Tankale Tol Iyo Tayo Dadnimo Intaba Waaleeyaya Ee Arinkale Side Ha Udhuge
@XaldoonTv
@XaldoonTv Ай бұрын
@@BaraxlayMudug Wad saxantahay, isaga warkiisa ma aha ee waa war uu soo xiganayo sxb. Habka uu u falaqeeyo siyaasadda soomaaliya ayan la dhacsahay ee in uu qof dulmiyo ama uu u gefo raali kama ihi walal.
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 Ай бұрын
Mashallah runahanti cabdiraxman ceynta wa run sheg walahi hadey somalia 🇸🇴 isbadalin ey shacabka iyo madaxda isbadal liman sidan unba ahan dona aduyada wa naga tagi donta markey nagu dalen xado laraco cara alah ayey ledahay wax nahesto wa xado an racnay iyo cara ilahey nagu dacday ilaheyow umada somaliyeed badbadi yarabi😢😢
@abdibasidalinur6210
@abdibasidalinur6210 Ай бұрын
I found the interview to be highly insightful and eye-opening. I walked away with a profound sense of respect and admiration for the young politician, Minister Ainte. He eloquently spoke about the intricacies that impede the formation of a capable and service-providing government in Somalia.
@fnw8688
@fnw8688 Ай бұрын
Hanoolaato ❤
@Abdulkga
@Abdulkga Ай бұрын
Dad fashilmay oo weligoodna run isu sheegeyn, xaalkoodu waa shibarayahow heesa
@salemannageeye1349
@salemannageeye1349 Ай бұрын
Mahadsanid wasiir barteyda ayaa dhigtay
@nay2186
@nay2186 Ай бұрын
Excellent speaker
@mohamedosmanknownasdacaaca4688
@mohamedosmanknownasdacaaca4688 Ай бұрын
Abdi anyte interview i enjoyed it 👍
@user-eu2vq8sx5b
@user-eu2vq8sx5b Ай бұрын
Ninkaan dhalinyarada ah wuxuu si sax ah uga hadlay xaaladaha jira, wllhi inta uu ku hadlay waa xaqiiq jirta.
@abdirizakahmed5368
@abdirizakahmed5368 Ай бұрын
Mahadsanid Abdi Aynte
@kcabd8889
@kcabd8889 Ай бұрын
Analysis kiisa wxaa iiga muuqata nacab qabiilo iyo deegaamo khaasa inuu talada dalka ka fogaynayo raba inuu dhiso dad dominate gareeya intakale,waana muqdisho oo rabta inay yeelato damaca Hargaysa,ogaada Somalia maaha Hargaysa iyo Muqdisho ee waa qabaa'il ama beelo midba meel daganyahay way adkaan doontaa muqdisho inay muquuniso ama ay u hogaansamayaan Baydhabo kismaayo iyo Garoowe,Haragaysana si lamida,xitaa haday muquuniyaan maalinta ay cadow taageero kahelaan way dumin doonaan Dowladaha reeraysan. Wxaan ku talin lahaa damaca muqdisho iyo Hargaysa lahayska daayoo Somalinimo hala raadiyo!!
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 Ай бұрын
Insanity is doing the samething over and over expecting different outcome
@Khadija-zx2fz
@Khadija-zx2fz Ай бұрын
Maashaalaaah
@user-hj4sh5mh5h
@user-hj4sh5mh5h Ай бұрын
Clearly and bravely interviewed, in deed , I didn't listen before like this as way as honestly and realised
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Ай бұрын
Ayanle xusen cadi scw mahadsant ❤❤❤
@abdrahmamurufe6107
@abdrahmamurufe6107 Ай бұрын
Eex oo dhan Federalka waxa inoo kenay ayaa u sababa wyo Qabiil barlaman leh wasiira leh waxa Caynte ka hadlayo Iman meyso Dalkaan wuxuu u Bahan Yahay kaligiis taliye Cadaliya Oo Cagaha ka tumo kuwa ilaahay la xishoo Wayay Ee dadka somalida Ku dhex jira kuwa yire Rwasare Xamse Cabdi Barre Kursiga naguma metelo lkn Iyagu iney metelaan rabaan Mweyne Cabdi rashiid sharmaake Aun Rwasare Xamse Cabdi Barre Alle ha barakeeyo,,
@mustg4891
@mustg4891 Ай бұрын
Kaligiis taliye oo cadaaliyah? riyo kujirtaa, siyaad bare soomarey wixii kudhacayna waa ogeyd, the only thing ey somali ku kala badbaadi karto nin walba gobolkiisa ha aado simple, waa inaa happy kunoqotid your ancestral land build up institutions such as education health care system, the infrastructure including roads, ports, airports etc
@mustg4891
@mustg4891 Ай бұрын
Waxaa laga hadlaayo oo sida sarbeebta lagu tumanaayo waa marxuum xamse😂
@JanankaUK
@JanankaUK Ай бұрын
Abdirahman caynte waa nin aqoon leh kartidisana aamin San Waxaan dhihi karaa waa nin waaqici ah Guulo badan ayaan urajeynaa umadda somaliyed
@user-ni8fg8mr5e
@user-ni8fg8mr5e 26 күн бұрын
terrific. outstanding. Masha alah
@shugriali1439
@shugriali1439 14 күн бұрын
Wasiir Ainte run ayu ka hadalyay mahadsanid Wasiirka iyo Ayaanle
@alihassan-kh7kb
@alihassan-kh7kb Ай бұрын
Masiirka dalkeenu wax uu marti Noday, Oday dhaqan, siyaasi iyo ganacsade, Wax deeqa ayna jirin,
@nuurahmed3908
@nuurahmed3908 Ай бұрын
Noted saaxib Abdi Aynte mahadsanid
@toosiyeawtilmaame4354
@toosiyeawtilmaame4354 Ай бұрын
You can tell he’s a Very educated man❤
@adeerkaqarniga1-7-54
@adeerkaqarniga1-7-54 20 күн бұрын
Saaxiib Ayaanle ku mahadsanid in Abdi Aynte oo kale inaad wareysi ka qaaddo.
@muugso7775
@muugso7775 24 күн бұрын
Faaiidada waraysigan wuxuu isoo kordhiyay AS inay xal u tahay wadanka
@ahmedmohamed-dw5fm
@ahmedmohamed-dw5fm Ай бұрын
WIR CEYTE RUN BDAA WLHI SIDA DHABTA X U JIRAAN U TAABTAY WXAA RABNAA IN AAN HELNO SHAN MASUUL WZIR CEYNTA OO KLE EH XQA WAAN KUGU TAAGERENA WAZIR INSHA ALLAH
@naasirmahamed6229
@naasirmahamed6229 Ай бұрын
Correction, Musuqu waa soomaali meheradeed, waxaa lahaa Abwaan tima,ade
@mohalala4100
@mohalala4100 Ай бұрын
Interview very important i learn goverment is fair
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Ай бұрын
Cayman ayaa ka mid ah in ay dowlada hore u socon
@abdullqaadir8409
@abdullqaadir8409 Ай бұрын
Wa wareysi aad u fiican Ninkii mudnaana ka wareysaty Lkn waxa hubaa shiikha somaliyeed xitaa wu wacdinaa qabyaaladiisana hoos buu ka wataa marka woo ino sheegay Lkn asga hal ficil ku dayasho mudan ma ino sheegy Wa maya ddkas ayuu ka mid yahy Waayo waxa heynaa kuwa quraanka ku dhaarta misena halka uga taga yaa la aaminaa Tan kale masuulka owsheegaayy Wa rooble xukuumaddi farmaaje Dharbaaxsho ku dhufty
@user-sw7xp6lx3i
@user-sw7xp6lx3i 28 күн бұрын
Mahadsanidiin
@mohamedshieqhasan6651
@mohamedshieqhasan6651 Ай бұрын
Wasiir ceyte waa nin dhisan oo wax badan dowladnimada ka fahmsan.
@hashigelle7597
@hashigelle7597 18 күн бұрын
Caynte waa siyaasigii ugu waraysigii wanaagsanaa ugu run badan Thank you
@abdisalan8936
@abdisalan8936 Ай бұрын
Caynte oo aqoonyahanka kaliya ee waliba wadan af Ingiriis looga hadlo ku soo noolaa ee wareysigii su af kale aad ugu yaraa, kalsooni in uu isku qabo ayaa ka muuqata, aad ayaan ula yaabaa sida aqoon yahan ka Soomaalidu ay afkooda iyo dhaqankooda uga tageen.
@farsamowanagsan
@farsamowanagsan Ай бұрын
Masha Allah dats true mowduc wanagsan ayaa ka hadashay
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Ай бұрын
Dadka isga oo Kalie ah waxa ay urursadaan lacag waxaan Bowden taajiriin
@user-vh1gk2hm5g
@user-vh1gk2hm5g Ай бұрын
Waa runtii, cadalad daro weyn ayaa jirto in cashuur nagala hadana anan haysan wax services. Ka sii daran ummadda hantideeda ayaa horteena lagu cunaa maalin kasto weliba kumanaan arday ayaa soo qalin jebiso hadana wasaarada shaqada iyo shaqaalaha waxey work permit siisaa dad ajnabi ah oo aanan wax aqoon laheyn.
@abdirizakomar8737
@abdirizakomar8737 Ай бұрын
Wareysi qiimo badan, dhalinyaradu wadanka iyagaa leh. Ee hays abaabuleen,
@mascuudfeysal8327
@mascuudfeysal8327 28 күн бұрын
Very good
@eng.gaagaab8368
@eng.gaagaab8368 Ай бұрын
waa aqoonyahan abdi aynte waana xog ogaal wax badan og
@Hawaugas
@Hawaugas 29 күн бұрын
Walaahi waa runta inta aad sheegtay, Don't hesitate to tell them, bless you
@ahmedismail201
@ahmedismail201 Ай бұрын
Walaweyntu hadal uun bey hayaan, waayo tuug weyaan aan Dawlad rabin. Failed state.
@Jalwoboy2024
@Jalwoboy2024 Ай бұрын
Idinkuna Qayilaad iyo Qayaali
@user-dd4xq4qw6l
@user-dd4xq4qw6l Ай бұрын
Qofka wuxu yhy inkiraa waa garac
@niyaaladem
@niyaaladem Ай бұрын
War reerka sidaa ha u caayin bisinkee ​@@user-dd4xq4qw6l
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm Ай бұрын
Qadaad yar. Iska marqaan itoobiyo baad u niikineysaa Nasabiyadaada waxaa xabad kaaga saaray dhulbahante nafti Nagaa
@abdik9002
@abdik9002 Ай бұрын
@@Ahmedali-gw7xm😂😂😂😂😂
@MohamedAhmed-jw9gi
@MohamedAhmed-jw9gi Ай бұрын
Runti meesha ay ka kiciladahay Somalia waa dadkeeda waxbadalikara oon rabin in ay waxbadalaan taas waa xaqiiqo dhulka taalla lkn malin maalmaha kamida ayaa sitoosa laysu wajihi doonaa
@wellcomtozanzibarcoronafre4101
@wellcomtozanzibarcoronafre4101 Ай бұрын
❤INAFOOLDUUR ❤KAARAAN 🎉
@Omar-s3n2g
@Omar-s3n2g Ай бұрын
Ma sha Allaah waa wareesi aad u qiima badan.
@easky363
@easky363 Ай бұрын
CABDI CAYNTE WAA NIN FIICAN LAAKIIN WUUKU KHALDAMAY MARKUU YIRI soomaali karti bay leedahay. Soomaali karti ay wax kudhacdo, been kusheegto, isku wasakhayso aduunkana kuwasakhaysay leedahay. Hana malaha waxay leedahay kibir aan meel jirin oo ah koob hoos kaduleela.
@Abdul-kadirMOmar
@Abdul-kadirMOmar 22 күн бұрын
Maasha allaah waa nin si fiican u xogogaal waramaya
@inaqaladaadsaxaaye7336
@inaqaladaadsaxaaye7336 Ай бұрын
Ayaan_loow ma waxaa Caddaalad laga sugaayaa XSHM oo Xillal_kii ugu bad_naa iyo Max_kamadihii u dhiib_tay beesha uu ku Qaaraan_ka yahay, yac_nii Abigail, maadaama uu Asal ahaan ka soo jeedo beesha Sil_Cis Gor_Gaarte.
@niyaaladem
@niyaaladem Ай бұрын
Ma madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Silcis ah????😮😮😮
@saeedhassan8441
@saeedhassan8441 27 күн бұрын
Kaadir aqoonyahan sax ah hadaad maqasho waa ninkan ajar alllaha kaasiyo halkeedad dhigtay
@CUMARXAASHIHIRAABE
@CUMARXAASHIHIRAABE Ай бұрын
Qashimeysi waa kalmad ku haboon siyaasiga xaaraan cunka ah.
@maryanmanka7496
@maryanmanka7496 29 күн бұрын
Masha allaah ilaaah ha dhowro waxow ka hadle waa waxyaabaha naga qaldan oo la rabo inaa iska saxno ilaaah ha inoo sahla Kuwa ka shaqeya danta guud aana fiirin qabiil iyo waxyaabaha na haleeye
@AbdirahmanAbdullahiAdow-jf7zb
@AbdirahmanAbdullahiAdow-jf7zb Ай бұрын
Wasiir Ceynte waxa uu bxiyay cashar muhiim ah, waxaan rajeynaa in ayaanlow aad raga aqoonta durugsan leh sida wasiir ceynte aad xooga saartid.
@ismacilboss
@ismacilboss Ай бұрын
Dhalnyarada ayaa lootashtay waxa xalay kudhimatay waa dhalanyaro only. Marka suaal:sirdoonka Ethiopia maxaa keenay xalane..?midakale: warqad kasoobaxday qarmada mido ayaa sheegtay inuu dhacaay qaraxyo waaween 1 August 6 Yaa usheegay dhibaatadaas inay soosocoto? Marka caqliga hashaqeeyo dhalnyarooy...💔 Ilaa goormeey sidaan ahaan doonaa 🥲
@ShuceibIbrahimmohamed-e6u
@ShuceibIbrahimmohamed-e6u Ай бұрын
Dalka somalia 🇸🇴 la yiraah wx ka socda dagaal caalami ah
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 Ай бұрын
Ex Wasiir waxaad akhri naysid Heritage maaad ka sheegtid
@abdiwalishonbe5393
@abdiwalishonbe5393 Ай бұрын
"Horumarka kalitaliska" xataa waa wayney 😢😢😢
@abdirahmanmohamedosman5784
@abdirahmanmohamedosman5784 Ай бұрын
Md. Ayanle asc Ugu yaran waa ku mahadsantahay waraysiyada tayada leh ee aad dadka waydiiso. Lakin dadka aad wax waydiinaysid nasiibdarro dad garasho wadaniyad, mid diineed, mid somalinimo leh iyo mabda leh maahan. Balse Waa kuwa nasiib ku yimid, illaahayna baday inay somaaliya madax ka noqdaan dowlad burburkii somaliya ka dib.
@abdiqadir7268
@abdiqadir7268 Ай бұрын
Ninkani xaqiiqda wuu kawareegaya dowladnimada Somaliya waxa hortagan waa Qabyaalad Xamarna waa meesha Dowladnimada ya kasocon la’adahay. Hadan Xamar casimada laga warejin. Somaliya weliged Dowlad cadaalada kashaqeysa lama helayo.
@ahmedosmanshidane1840
@ahmedosmanshidane1840 Ай бұрын
Halkee kale caasimad noqon karto jaahilow meel 1million qof ku nool wadanka malahan meel biyo iyo beero raqiis ah dalagyada iyo jewi ka macaan xamar halkee ka jirtaa wadanka Meel 100 qof inee ka dhimato aasanayaan 5milyan qof ku nool intee ku heeysaan adiga meeshiina 2 qof hddii ay dhimato baroor ayaa social mediyaha qabsato
@abdiqadir7268
@abdiqadir7268 Ай бұрын
⁠aflagaadadu waa ceeb aragtidaada dhiibo adigon caytamin, caydu waa dabeecada qofka aan codkiisa dhiiban karin, waana dabeecada dadka maangaabka Ah, little boy you need to grow up as a mature person. Meeshiina marka wax kadhacan ayad sheegtey meeshayda ad sheegtay waa xage ?
@niyaaladem
@niyaaladem Ай бұрын
​@@abdiqadir7268😂😂😂 si fiican baad sheegtay. Caay baan ku nacay Soomaali.
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 Ай бұрын
Dhagaly wax maqal !!!!!!!!!! Allow sahal
@MohamedMohamed-is8je
@MohamedMohamed-is8je Ай бұрын
All of them are educated. But still have culture of corruption
@inaqaladaadsaxaaye7336
@inaqaladaadsaxaaye7336 Ай бұрын
Ayaan_loow waxaa dhowr Sannadood ka hor, Sahara_ha u dhexeeya Sudan iyo Libya ku dhin_tay AUN wiil heeys_tay 2 Masters Degree.
@ajm13131
@ajm13131 Ай бұрын
Adeer master manata aduunka waxba kama ahan master Uganda laga so qaatay iyo mid ceelasha biyaha laga soo qaatay waxba ma bedesho ee skill iyo xirfad ayaa loo baahan yahay, master -ka waxaa ka xigmad iyo wax tar badan wiilka fuundiga ah ee guriga roobka iyo qoraxda laga galo ku fara yareysta.
@user-pv2ww7ln6m
@user-pv2ww7ln6m Ай бұрын
Adiga iyo kooxdaada ayaa waxaa aad sheegayso kow ka ah. Daraasadaha beenta ah ee cidna u roon cidaad neceb tihiina u daran maanad arag.
@haawomohamed4241
@haawomohamed4241 Ай бұрын
Dawlada xasan wax badan ayey qabatay laakin dawlad goboleedyada ayaan laga waayey wada shaqeyn waxa ka mid ah kuwa danahooda keliya ka shaqeeya oo aan dan ka lahayn dadka kale
@abdirizakabdallah2672
@abdirizakabdallah2672 Ай бұрын
Dalxaraashe muxuu qabtay
@salahmohamed9476
@salahmohamed9476 Ай бұрын
Nepotism and tribalism are the two factors that affect the African societies.
@asadmaxamuud4424
@asadmaxamuud4424 Ай бұрын
CAdowga kobaad ee soomaliya leedahay 1 waa qabyaalad 2 waa kuwa xalane kuxareysan ee dhagarta badan
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Ай бұрын
Waa ayaandaro in aad wariysayid dadka ninkan oo kale ah
@Ahmedali-gw7xm
@Ahmedali-gw7xm Ай бұрын
Kuwa wax dhacay miyaa adeeradaa ah oo sheegaayo ilmo xaaraan baa tihiin
@somwayptyltd7634
@somwayptyltd7634 Ай бұрын
Afghanistan mareekan asagaa lcag ka sameeyey oo dantiisa u joogay Opium ayuu guranayey ! Somalida daaha gadaashiis waxa ka socda ma fiirshaan
@abdulkadirahmed3157
@abdulkadirahmed3157 16 күн бұрын
Waa wareysi Xaqiiqda taabanaya.
@user-mr5mx8sb8b
@user-mr5mx8sb8b Ай бұрын
Waziir ceynta runbuusheegey
@abchiryou95
@abchiryou95 16 күн бұрын
Shacab ka soomaliyeed shareecada halgu xakumo culimadii aaway
@SamatarYare
@SamatarYare Ай бұрын
Run ahaantii waa Shaqsi leh aqoon uu ku daraaseyn karo dhaqanka Dalkiisa iyo Dadkiisa, siyaasaddana wax badan looga baahan yahay in uu wax ka jeheeyo Ustaad Cabdiraxmaan Ceynte.
@mohamedabdi8433
@mohamedabdi8433 Ай бұрын
Mudane Ceyntoow xisbigaada ayan ka mid ah. Fadlan isku soo sharax madaxtinimada wadanka. Qof kaa mudan ma jira. Wxa thy qpf dhalin yara ah misna wax ka badali karo hanaanka siyaasadeed ee uu wajahaayo wadanka. Siyaasigi ugu runta badna.
@user-fm1yh8sc6h
@user-fm1yh8sc6h Ай бұрын
Dowladnimada Africa gaar ahaana Somalida habaar ba kaga dhacay
@guledsm
@guledsm Ай бұрын
Xalka Somaaliya waa Doorasho Qof iyo Cod ah.
@hfm9834
@hfm9834 Ай бұрын
❤❤❤
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 26 МЛН
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 15 МЛН
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 7 МЛН
Mohamud Abdi Elmi Wareysi #1/2- Gen Caydiid iyo Dagaalki Ranjaris
1:00:36
ايران والخليج | بدون ورق 100 | د. عبدالله فهد النفيسي
1:29:09
بودكاست بدون ورق
Рет қаралды 3,3 МЛН