5 tan ilahey waa iga badbadiyey lakin ma jeceli gogosha
@hhf47812 жыл бұрын
Haa wlh ni la mid ahay majecli gogisha hadane hoyo ahay mar marka qar niyadyd waxbay isheegta ilahay aya n ka barya in u iga dhigo sidii lagu sheegay aniga iyo adinkaba
@hibocali1562 жыл бұрын
Asc sheekh balka waran hadii uu qoku uu neceb yahay nadaafad xumada hadana waxba ka qaban karin
Asc shikh cumar faruq jisakalah qeyer aniga waxaa idhiba in an hurdada ka kaco malintii habenkina wan shaqeyenkaraa wana soo jedaa inta badan waxkastana waxan jecelahey in an dhaho hadhow ayad qabaneysaa er iskadaa shikh calamadahas maxaa lagu daweyaa insha allah iga soo jawab
@c.mj.d40332 жыл бұрын
Su Aal Xaga Sixirka Makuwey Dii yaa MISE meel kale ayaan kaaweydiiyaa
@maxamed88302 жыл бұрын
💚💘💘💚💚💚💘🇸🇴🇸🇴🇬🇲🇬🇲🇸🇴👍🐎🐎💚💚💚💘💘🐎💚💚👍🇸🇴🇸🇴🐎
@Aweesaxmd2 жыл бұрын
Sh qodobka ugu dambeyo macquul mahan lkn 4ta kale wankula qaba xanunka ilaah HAKA qaado inta xanuunsan
@qaali-cabdiraxmaan362 жыл бұрын
Alla rabiyow qodobka koowad intaa ka eheen waan isku arkay subxaanallah maxaan sameeya aniga😭😭😭🤲🤲
@Ali-fy6cg2 жыл бұрын
Iscilaaji
@allaaweynninkiiaaminaaawoo87822 жыл бұрын
Allow na ilaali biniaadam Daciif ah baanu nahay
@ytfuriouscary82232 жыл бұрын
Ka koobaadna maad iskaga dartid!😁
@cabdulaahiqaloocoow93512 жыл бұрын
Salan ka dib shiiqow lkn soo ma fiicneen waxa looga gudbi karo ama looga bogsoodo in aad daba dhigtaa ma haboonenow
@fatumagure68032 жыл бұрын
😭😭😭😭😭🤲🤲🤲
@ruqiyoese11932 жыл бұрын
Sallallaahu calayhi wasalam
@Ahmedkafi25222 жыл бұрын
Sheikh intee jogta isheg plz
@haldhaa24202 жыл бұрын
Nairobi Kenya 🇰🇪 ayuu jooga
@sibongamandlampofu40272 жыл бұрын
Sheekhow bahashaasi anigay NAFTA igaqaaday ee seenkujojiyaa
@cabdiraxmaanxuaeen60722 жыл бұрын
Asc
@cabdiraxmaanxuaeen60722 жыл бұрын
Asc wlalyal
@KhaalidEdi2 жыл бұрын
Ilaah baan ka magan galnay
@firdowsakariye16542 жыл бұрын
Qofka waxaa isku arka waxaa uu haystaa mentel
@ayannitta2 жыл бұрын
😂😂😂😂 astaqfirullah shirkisu jeclanaya
@wbkids62812 жыл бұрын
Shiiqow ma.anaa iga sheekeynee subxaanalahaa xaga danbe ma.ursado lkn waxyaabo kalan isku arkay
@samiiradheemanofficial59572 жыл бұрын
Asc walal waxan ku riyooday laba habeen halmi dagaal kadib wan xanunsaday walal marka iso sheeg walalo adigo raliya
@NH-iu9qh2 жыл бұрын
Nolol wanaagsan baa kuu bilaaban rabta oo tan aad hada ku jirto ka kheyr badan isoo xasuuso marka aad noloshaas hesho insha allaah waa walaashaa Nimo
@qaaliofficialtube35022 жыл бұрын
Allow naga badbaadi
@firdowsakariye16542 жыл бұрын
Somalidu markay maskaxiyan u xanuunsan inay dhahan waa lay sixray