No video

5-TA HADAF EE UGU MUHIIMSAN NOLOSHA | SOOJEEDIYE KASIM MOHAMED DAACAD |

  Рет қаралды 3,457

HAGAHA NAFTA

HAGAHA NAFTA

Күн бұрын

Qofkastoo innaga mid ah waxay noloshiisu micno uyeelaneysaa marka uu leeyahay hadaf uu kadoonayo nolosha inuu kagaaro. Haddii aan kuweydiiyo hadafyada aad kaleedahay nolosha? Iyo waxyaabaha naftaada ay kutaameyso iney yeelato mustaqbalka dhow? Waxaa laga yaabaa inaad iitirso hadafyo kala duwan oo aad u badan sababtoo ah naftu rabitaankeeda ma ahana mid xadidan.
NAGAL SOCO
Facebook: HAGAHA NAFTA
Instagram: hagaha_nafta
gmail" kasimadan2020@gmail.com

Пікірлер: 23
@cayuushppe332
@cayuushppe332 3 жыл бұрын
Masha allaah ustaad keep going👏👏
@hamdiomar6390
@hamdiomar6390 3 жыл бұрын
Masha Allah abowe wlhi si niyad ah ayan kujecladay waxana isoo jitay sida wngsn aad ula wadageyso dadweynaha waxyabaha dhabta ah oo nolosha khuseeyo allaha kusharfo qofkastoo wngsn naftu wey damceysaa dadalka aad kudhiseyso caqliga bulshada maqasarayo shugran wllo
@ikraanaxmed3142
@ikraanaxmed3142 3 жыл бұрын
Allow kudhowr wll mcne wax bdn ayad inoo kordhisaa marwalba muqaladada waxan kujeclaaaday xaqiiqda ayey kahadlan waad kadhisantahy meel walba maasha allaaaah👌👌👌👌👌👌👌💯💯💯💯💯
@hamdiomar6390
@hamdiomar6390 3 жыл бұрын
Horay u wad dadalka waxa liibaantay qofka adiga kuhela masha Allah il xuman kuma karto
@basrocibaar4372
@basrocibaar4372 3 жыл бұрын
Wll mahadsnid m.a waye muqlkan waxan sifcn uga helay qeebta qooyska allaha kuxafido
@aliosoble427
@aliosoble427 3 жыл бұрын
Keeep going bro
@calimaxamed4978
@calimaxamed4978 3 жыл бұрын
Weligaa jir oo joog wll nolosha hakuu iftiimto
@ZR-qz5qb
@ZR-qz5qb 3 жыл бұрын
asc wll waan runta allaha kaa abaal mariyo
@daru-rahmanschool2870
@daru-rahmanschool2870 3 жыл бұрын
Maasha Allaaah
@abuukarlucky5780
@abuukarlucky5780 3 жыл бұрын
M.a ustaaad Horay usoco
@khasimmohamad9264
@khasimmohamad9264 3 жыл бұрын
Haaa sax mahadsanid
@aliosoble427
@aliosoble427 3 жыл бұрын
Masha Allah wll mcn muqalkan sameyn ween ayu igu yeshay waxad ii iftimisay nolosheeda mahdsanid dhirigalie qali aya tahy
@jamaalaxmed8741
@jamaalaxmed8741 3 жыл бұрын
Thanks bro. Waxa badan ayan kafaiiday videogan
@ikraanaxmed3142
@ikraanaxmed3142 3 жыл бұрын
Waxan kuu ahy taageero weyn 👍👍👍
@daru-rahmanschool2870
@daru-rahmanschool2870 3 жыл бұрын
Keep going
@jamaalaxmed8741
@jamaalaxmed8741 3 жыл бұрын
Wanku xernandona barnaminyadada aad ban uga helay barakalah
@hamdiomar6390
@hamdiomar6390 3 жыл бұрын
Dhirigaliye kaliya matihid waxa nootusaaleysaa nolosha dhabteeda waxa tahy qof dhab ah oo qiima leh
@aliosoble427
@aliosoble427 3 жыл бұрын
Wax bdn ayan kafaiday wlhi Alle hakaaralinoqdo wll
@daru-rahmanschool2870
@daru-rahmanschool2870 3 жыл бұрын
Thanks
@drabdikarim7562
@drabdikarim7562 3 жыл бұрын
Thanks ustaad keeeep going
@zahroabdi6478
@zahroabdi6478 3 жыл бұрын
Sax m.a mcnlin tacad ilh ha ku xafido qof qalbi wgsn ayaa thy nolosha kuma xumeso
@AL_shahada
@AL_shahada Жыл бұрын
Dariskaga galitanka carurtada walalaha bilaxuduud dar alah kudag
5 FURE OO NOLOSHA KUU FUDUEYNDOONTA  ||  CASHIRADA NOLOSHA  ||
9:46
HAGAHA NAFTA
Рет қаралды 1,7 М.
4 DHISTA SHAQSIYADDA QOFKA  (DHIIRIGELINTA NAFTA)
6:06
HAGAHA NAFTA
Рет қаралды 6 М.
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 25 МЛН
小丑和白天使的比试。#天使 #小丑 #超人不会飞
00:51
超人不会飞
Рет қаралды 32 МЛН
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН
Adigoona Muuqaalkaan Daawan Hadajin Qorshaha Sanadka |
11:56
OGAANSHO
Рет қаралды 187 М.
3 DIB U CELIS QOFKA ISBADAL DOONKA AH  :: TAXANAHA ISBADALKA ::
10:59
#xakamee__naftaada  sidee laakisa???
7:15
Ahmed koffi 009
Рет қаралды 3,4 М.
Barnaamijka hormari Naftaada #1 BADAL NOLOSHAADA UNA FUR BOG CUSUB
8:21
Astaamaha dadka caqliga badan
6:52
Filo Academy
Рет қаралды 11 М.
7 TALLAABO KOR UGU QAAD KALSOONIDA NAFTAADA  || HORMARINTA NAFTA ||
8:37
GARO QIIMAHAAGA | DHIRIGELIYE BULSHO KASIM MOHAMED |
6:40
HAGAHA NAFTA
Рет қаралды 8 М.
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 25 МЛН