Barnaamijka hormari Naftaada #1 BADAL NOLOSHAADA UNA FUR BOG CUSUB

  Рет қаралды 10,144

HAGAHA NAFTA

HAGAHA NAFTA

Күн бұрын

#Hagaha_Nafta_Channel
Qofna hasugin ee adiga Badal noloshaada una fur baal cusub si aad ugu noolaato nolol kudhisan CIBAADO, FARXAD, JACEYL, KALSOONI iyo ISKU FILNAASHO NOLOLEED.
Hagaha_Nafta_Channel
Nagala Soco Baraha Bulshada
1- Facebook: Hagaha Nafta
2- Facebook: Kasim Mohamed
3- Instagram: hagaha_nafta
4- / @hagahanafta131

Пікірлер: 39
@muxubocisman2559
@muxubocisman2559 Жыл бұрын
Jasakallahu khayr ustaad
@cabdulqadirbulaale680
@cabdulqadirbulaale680 3 жыл бұрын
8/3/2021 runtii caawa waxaan badalayaa insha all a ah nolshayda waxaa igu wllhi ah oo igu pilaahi ah inaana mardanbe sameyn doodin
@saynabjimcale
@saynabjimcale Жыл бұрын
Asc walaal sanad kadib baan comment gaaga aqrinayaa maadaama aad dhaararay noloshadii wax maka bedeshay? Anigu muuqaalkaan waxaan daawanayaa 11/7/2022 noloshayda wax badan baan kabedelayaa maanta laga bilaabo insha allaah ilaahow garabkayga ahow mar walba aamiin yaarabi🤲
@safiyocabdi6022
@safiyocabdi6022 Жыл бұрын
@@saynabjimcale adi hal bil kadib mabadashay
@saynabjimcale
@saynabjimcale Жыл бұрын
@@safiyocabdi6022 haa huuno
@radwanmoussaawaleh1219
@radwanmoussaawaleh1219 2 жыл бұрын
Wlhi maanta ka dhib waxan isbadali doona inshallah
@munonuur700
@munonuur700 Жыл бұрын
Thank you wll wx bdn kafaidy
@sadamxajiqasim121
@sadamxajiqasim121 2 жыл бұрын
shukran macalin caafimad walac ah allahakusiyo thankyou
@Dhiirigeliyemohamed
@Dhiirigeliyemohamed 2 жыл бұрын
Keep going zxp qaali
@kuraadiwanaag869
@kuraadiwanaag869 2 жыл бұрын
anigu waxaa igu qasbaayo in aan isbadalo waxa ay tahy haddii aan kusii socdo sida aan hada u noolahay asxaabta aan la noolahay iyo deegaanka aan ku noolahay oo ah mid aad u hooseeya waana mid aan hadafkayga ku gaari karin waxaana ii muuqata haddii aan sidaan kusii socdo shanta sano ee soo socota sida ay noloshayda u bur buri doonto sawabtaas ayaan ugu baahanahy isbadalka safarka dheer waxa uu ka bilowdaa hal talaabo oo la qaado
@umu_abdirahman
@umu_abdirahman Жыл бұрын
Masha Allah
@aasiyafarxaan613
@aasiyafarxaan613 4 жыл бұрын
Mahadsanid Ustaad wan kugu faanaa
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 жыл бұрын
Jasakallah kheir ustaad keep going allaha ku barakeyo ❤ 🙏 ♥ 👏
@nuurrashiid9048
@nuurrashiid9048 2 жыл бұрын
M.a jazakalah ustaad
@hagahanafta131
@hagahanafta131 2 жыл бұрын
@Nuur Rashiid sidookale Allaha kusharfo.
@hayatuuchannel4241
@hayatuuchannel4241 3 жыл бұрын
Wan oga hay Nolasheyda bes wax walbaba wan jeclahay oaan xil fad uleyahay wlll😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@al-naaficschool9472
@al-naaficschool9472 4 жыл бұрын
Masha allah istaadkeyga horey usoco
@daru-rahmanschool2870
@daru-rahmanschool2870 4 жыл бұрын
Maasha Allaah
@leylasalah2357
@leylasalah2357 4 жыл бұрын
Masha Allaaha waad ifahansiisay nolosha runtiiiii mahdsnid Macallin Kasim Daacad
@abdisamadii5406
@abdisamadii5406 2 жыл бұрын
Thank u brother to Advance people
@abdinurhirab5041
@abdinurhirab5041 2 жыл бұрын
Wnn jeclahay in aan kordhiyo horumarka
@zakariyemaxamed5221
@zakariyemaxamed5221 2 жыл бұрын
Hor mar in aan gaaro inshaa allah
@daru-rahmanschool2870
@daru-rahmanschool2870 4 жыл бұрын
Shukran
@kasimmohamed3956
@kasimmohamed3956 4 жыл бұрын
waa mooqaalkeygii
@legendliilove1102
@legendliilove1102 2 жыл бұрын
Waxaan noloshayda u bedelayaa inaan noqdo qof waayo-arag ah oo hammi leh inaan noqdo oo aan naftayda horumariyo.🥰 inahsa allah ██████████100% 𝐍𝐨𝐰 𝐥𝐨𝐚𝐝𝐢𝐧𝐠. . .
@heidhkhiegieuiei3504
@heidhkhiegieuiei3504 Жыл бұрын
Hada manoqotay waayo sanadkasoo wareegtay mise wali wadadii haysaa 😊
@abdisamadii5406
@abdisamadii5406 2 жыл бұрын
Thanks u brother to advance people
@queen_________sellamoha93
@queen_________sellamoha93 2 жыл бұрын
M.a wll😁🗣keep going😇
@queen_________sellamoha93
@queen_________sellamoha93 2 жыл бұрын
Dareenaday
@amaalahmed5761
@amaalahmed5761 Жыл бұрын
Waxa igu khasbaya waxn raba nolosha in aan horumar kagro wxn raba inaan kabaxo riyada aan kujiro
@aasiyafarxaan613
@aasiyafarxaan613 4 жыл бұрын
Muuwaalkaan wuxuu iifuray rajo cusub runtii
@kasimmohamed3956
@kasimmohamed3956 4 жыл бұрын
mhadsanid daacad
@aishasalad2626
@aishasalad2626 4 жыл бұрын
ALLAHA KUDHOWRO DHIIRAGALIAHEENNA
@maxamadxasan
@maxamadxasan Жыл бұрын
Ani bas waxa rabaa in aan rabaa
@queen_________sellamoha93
@queen_________sellamoha93 2 жыл бұрын
Mahsanidwll
@al-naaficschool9472
@al-naaficschool9472 4 жыл бұрын
Waxaa kuula socdaa maalinkii aan arday hoostaada jogay ahaa ustaad ii nooloow
@leylasalah2357
@leylasalah2357 4 жыл бұрын
Allaha nookaa daaayo wlhi waan kuubaahanahy
@aishasalad2626
@aishasalad2626 4 жыл бұрын
VIDEO WAXA BADAN IIKORDJIYEY
@craxmanyassin4256
@craxmanyassin4256 2 жыл бұрын
Zᴀʙᴀʙᴛᴏ ᴀʜ ʜᴏʀᴜᴍᴀʀ ᴋᴜᴍᴀ ɢᴀᴅʜᴀʏᴏ sɪᴅᴀ ɴ ʜᴅᴀ ᴀʜᴀʏ🥰
Barnaamijka hormari Naftaada #2  Kani Waa Sanadkaagii 2020
11:16
HAGAHA NAFTA
Рет қаралды 3,1 М.
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,8 МЛН
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,2 МЛН
Adigaa is dayacay Qofna wax ha ka Sugin
9:41
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 63 М.
HA WALWALIN QEYBTII 26 AAD
32:36
Bashir Gole
Рет қаралды 45
JOOJI JILEECA. NOQO QOF ADAG
5:10
Somvato Institute
Рет қаралды 97 М.
WAA KAN JACAYLKAGA DHABTA AH 👈)
17:14
Lajecley Cawil
Рет қаралды 3,7 М.
Horumarinta Nafta | Personal Develpment | تنمية الذات
18:13
6 ARRIN WAQTI HAKU BIXIN
8:35
HAGAHA NAFTA
Рет қаралды 531
Horumarinta Nafta || U. Abuu Cubayda
29:00
Razeen Training Center
Рет қаралды 24 М.
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН