5 taan wax sameey xajiga Dahab uu lugahaga kuugu XIRAYAA!!!!!!(Sixir xalaal)

  Рет қаралды 329,761

Xaas Iyo Hooyo Ali

Xaas Iyo Hooyo Ali

Күн бұрын

Пікірлер: 1 000
@edebsansidiihooyadeed4898
@edebsansidiihooyadeed4898 6 жыл бұрын
1) ixtiraam 2) sasab 3) amaan 4) marku wax kuu diido ha cadhoon markaaba 5) sirtiisa ha faafin Waa talao fiican shukran
@nasroxusenxasan4652
@nasroxusenxasan4652 6 жыл бұрын
ام شيما vxxbnnn
@devrimvemuratyerlivemilli2361
@devrimvemuratyerlivemilli2361 6 жыл бұрын
U speak Somalian language?
@ahmedaarsi1629
@ahmedaarsi1629 6 жыл бұрын
thanks
@ahmedaarsi1629
@ahmedaarsi1629 6 жыл бұрын
z
@kaaraancabdilqaadirboss5665
@kaaraancabdilqaadirboss5665 6 жыл бұрын
ام شيما thanks
@faultylog3713
@faultylog3713 6 жыл бұрын
My advice to all the woman out there with a good man, never ever talk nice of your man to other woman, woman would do anything to snatch your man
@rahmamohamed1253
@rahmamohamed1253 6 жыл бұрын
Very true many hasad put there you can not trust anyone
@malmihiiwacnaawaysoosocdan3809
@malmihiiwacnaawaysoosocdan3809 6 жыл бұрын
Macaan badaney ilahay haku sharfo intaas iyo inkale badanba waan sameyay laakiin waxba waan kaga wayay waxaana ahay hada hooyo single mother ilahay mid khayr qabo oo intaasba garanayo allahay ha isiyo anigiyo intii ila mida adigana allaha ku barakeyo walashey quruxey
@drmaanlule1042
@drmaanlule1042 6 жыл бұрын
malmihii wacnaa waysoo socdan huno anigaa booskas buuxinayo ee Cv gaygi masoo gudbisadaa 🤭🤭
@fadomomahamed7556
@fadomomahamed7556 6 жыл бұрын
Amiin kula mid ayaan ahay runtii aniga waxaa isoo.maray mid waxaas oodhanba kibir kasii qadaayo marka waa sanoo baryiyoo maalmihi wacnaa weey soo socdaan insha alaah
@adamali2295
@adamali2295 6 жыл бұрын
Wax kasta waqti buu bahanyahay iyo dulqad badan markasta u qaldamo in ad cadi ka dhigtid iyo in ad xasusun waxa lasomaray oo xanaq ah markasta oo ad isku dhacdan rali gali oo u muji farxad ad u badan wali Maku ilabayo 1xushmad badan insh allah
@ciriqs2430
@ciriqs2430 6 жыл бұрын
malmihii wacnaa waysoo socdan aamiin ya rabbi
@mohamedhussein5377
@mohamedhussein5377 6 жыл бұрын
walaalo aan ku weydiiyee xagee ku nooshahay uk miyaa
@AbdirahmanSomali
@AbdirahmanSomali 6 жыл бұрын
Gabadh caqli usaaxiiba oo waxbadan og fadlan soo badi casharadan si ay uga faaiidaystaan gabdhaheenu Masha alaa - Mahadsanid
@fartunibrahim3723
@fartunibrahim3723 6 жыл бұрын
Abdirahman walal wanku salmay
@laylaabdullahi4575
@laylaabdullahi4575 6 жыл бұрын
Ygh
@laylaabdullahi4575
@laylaabdullahi4575 6 жыл бұрын
F
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 6 жыл бұрын
Abaayo macaan never talk about your personal life publicly hadda waxaa laga yaaba Ninkaan inuu fiirsado uu secrets kaaga ogaado😂😂 dadkana ay kucayuumaan familkaaga quruxda badan.Naaga badan oo Nin la'an heyso ayaa buuxaan iyo Niman badan oo iskaabulo ah 😂😂😂😂 Marka general lee u hadal.Thanks a lot for your work Qaali😍😘.
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 6 жыл бұрын
hahahaha wlhi waa i ga qoslisey ..... thanks xabbti
@kowsarsalah2390
@kowsarsalah2390 6 жыл бұрын
Aniga wanka helay
@hiboahmed930
@hiboahmed930 6 жыл бұрын
Hhhhh Maa Shaa Allaah Ilaahay Ha Isku Barakeeyo
@sweetiesweetie8461
@sweetiesweetie8461 6 жыл бұрын
Bint Naxar. walahi Ana Rabay ina ushego abayo hadana Waka xishoday waxa is dhaha amay ku dhibsata thanks fikirkaga qurxon
@Kqueen_bellla
@Kqueen_bellla 6 жыл бұрын
been ma aha Allah ubarakeyo anagana Allah nasiiyo amiin
@sareedo8184
@sareedo8184 6 жыл бұрын
Masha allaah waa gabadh caqli badan ani wan ka waynahy lakiin sidaada camal ayaan ahaa ilaa hada odaygayga wan isku faraxsnahy ayeyo iyo awowe ayan nahy masha allah Markasta dhalinyarada wan u shega in ninku caruurta ka midyahay Mid ayaan idiinku darayaa lamanaha waa lays qabtaa lakiin cid kale ha gadhsiinina sirihiina dhexdina ku dhamaysta idinko degan allaah dhaman adiga iyo xaasaska kale hayna barakeyo insha allah dulqadku iyo is ixtiramku waa muhiim
@axmedcalixaashi8879
@axmedcalixaashi8879 6 жыл бұрын
Gabadhaam waa iga qoslisiisay kulahaa ninka wayn ee guriga kuu jooga ilma haagu ka mid yahay 😃😃😃 waa runteed
@suuban12ehaaji77
@suuban12ehaaji77 6 жыл бұрын
Mansha allah abaayo aniga 14sano october ayeey noobuuxsamee. Is ku mid ayaanahay alxm allow reeraha noo barakeey
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 6 жыл бұрын
Suuban12e Haaji aaamin insha allah wiilal iyo gabdhoba xaasaska
@husseinhaji9746
@husseinhaji9746 5 жыл бұрын
Run ahaantii wali maan guursan lakin gabadha aan guursan doono shuruudaha aan ku xidhi doono waxaa ka mid inay Channelkan soo fiirsato oo casharada ka soo barato.
@myrajochannal2
@myrajochannal2 6 жыл бұрын
Masha Allah sax ayad ka hadashay qeer allaha ku siiyo
@beigelover95
@beigelover95 6 жыл бұрын
my rajo channal 2 I love both of your channels munira
@rahmahassan2530
@rahmahassan2530 6 жыл бұрын
I really like your advice but it's very hard to do all those things that you said. I'm mom of 4 kids married 16 years I do work with all that being said I shout to him that he is not good enough. Because we both tired. I do all. Swimming, soccer, speech, Dugsi quraan, cooking. Cleaning. So why don't I shout? It's hard for me to say ooh honey you did good. No.any way I really love your advice. Thank you.
@nuurabdi1364
@nuurabdi1364 6 жыл бұрын
Allaha ku sharfo Walaasheey wax waad usheegtay Dumarkeenna hadeey leeyihiin dhago wax maqlo وتعيها أذن واعية
@kkkkk695
@kkkkk695 6 жыл бұрын
Nuur Abdi dumar kaligood wax maqaban karaan ee ragiina iswaaniyaa adikale wa khasaaro
@nasrayuusuf3755
@nasrayuusuf3755 6 жыл бұрын
0
@qaradd4265
@qaradd4265 6 жыл бұрын
hadalkaan raguna waa in ay wax ku qaataan oo ayaguna intaas in mida ku soo jeetan dumarkooda maaha dumarka kaliya
@yasminabdi2887
@yasminabdi2887 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhh😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁
@aishaboss9779
@aishaboss9779 6 жыл бұрын
Waad mahadsantahy dadkan ishooda allaha ka ba baadiyo guurkaagana allaha kuu xafido. 😍
@nastehaahmed1579
@nastehaahmed1579 6 жыл бұрын
Asc waa markii iigu horesay e vedio aan comment ka bixiyo mansha allaah jasaakalaah. wax yaala badan baan kaa faiday ilaahay ajar hakaa siiyo tankale waa request waxàan codsanaya sis barnamijyada noocano kale inaa noso badisid. Shukran xbbti.
@SabreJamesOfficial
@SabreJamesOfficial 6 жыл бұрын
Sax sax sax Abaayo masha allah
@ama5194
@ama5194 6 жыл бұрын
Maa shaa Allah waxaad tahay qoff aqlibadan mahadsanid
@kamalabdullahi61
@kamalabdullahi61 6 жыл бұрын
Aniga xaaskayga wax walba wan wan siiya Alle ha idaayo 😁😁😁
@mariajama3019
@mariajama3019 6 жыл бұрын
Amiin 😆
@faizadaganass3663
@faizadaganass3663 6 жыл бұрын
Amiin
@yaquttahirfarah8759
@yaquttahirfarah8759 6 жыл бұрын
Amiiin yarab
@realmadrid-nk3lg
@realmadrid-nk3lg 6 жыл бұрын
Wax kasta hadad siiso biri hadad wax la aan noqoto keen ayey ku ledaye ee haaf sii inta kalena mel udhig is my😆😆😆😆
@yywvy7025
@yywvy7025 6 жыл бұрын
Kamal Abdullahi good for you bro
@naimoabdi437
@naimoabdi437 6 жыл бұрын
Mashaallah you’re very intelligent lady I agree with sweetheart
@aymannoah4673
@aymannoah4673 6 жыл бұрын
"Shanciyaal ayaa iijoogto afar yaryar iyo abaabohood" So funny 😂
@ugasoamah5200
@ugasoamah5200 6 жыл бұрын
Mashallah xaas ma ihi balse goordhow Ayan rajaynaya mahadsanid wax bdn Ayan Ka faaiiday xajikyga Insha Allah wanadada Kula dhaqmaya ama sixirka xalasha aad no shegtay
@bintuturaab5568
@bintuturaab5568 6 жыл бұрын
Nimanka qaarkood sikastoo u raali galiso oogu roonato waxaa jira kuwo qudhac yaal ah oon fahmeyn jacelka iyo xishmada aad u hayso dumarkana sidookale ilhay inta wanagsan haa isku aadiyo
@nasrahassan6880
@nasrahassan6880 6 жыл бұрын
What about us women. We don't deserve respect? Sure I Will treat my husband like a child but what about me don't I deserve a little bit respect?
@sahrasharif3657
@sahrasharif3657 6 жыл бұрын
Nasra Hassan try on him first he may respect you back
@mubarakmohamud5522
@mubarakmohamud5522 6 жыл бұрын
Nasra Hassan yes absolutely but wen wa marki ad bixiso respect give respect u will receive exactly wat u gave up
@mkaa1627
@mkaa1627 6 жыл бұрын
Nasra Hassan you deserved more than that
@SahraHussein
@SahraHussein 6 жыл бұрын
Nasra Hassan , we do sweetie it is just that people think this life is about man..
@khadanmuse7828
@khadanmuse7828 6 жыл бұрын
B/c they are big baby
@xaalixalane2317
@xaalixalane2317 6 жыл бұрын
ala kumanaan like hadii ayjiri lahayd gabadhaan waa ku xaaqi lahaa iyo waxkabadan wallaahi shukran xabiibtii sirtaan noo soo badi sixirka xalaashaa😂🤣 waa iga qosolsiisa abaayo macaan wali gabar baa ahaye laasim inaan traynin sii qaato sobadi casharkaan hacaajisin 😘😘😘😘😘
@faisalomar3
@faisalomar3 6 жыл бұрын
Gabdhan. Wax badan ayee ka ogtahay Ragga walaahi😁 waa run aniga ma jecli sheeko iyo hadal badan marka shqada ka imaado. RESPECT ama Xushmada waa muhiim guriga aadan ku dareemayn xushmad iyo Aabanimo Guri la'aaan aa dhaaanto !!!!!!
@healingwithhope662
@healingwithhope662 6 жыл бұрын
Number 2 xaas iyo hooyo wakugu heysta beenta ma aha runta hadi laisku sheego, ar tan malaay badan meey so cuntay caqliley masha Allah
@ahmedaarsi1629
@ahmedaarsi1629 6 жыл бұрын
Nasro Mohamed
@hayaatyusuf8843
@hayaatyusuf8843 6 жыл бұрын
Masha allah sister I love this tips Thank you so much.. you are very smart woman keep up.
@hibohassan9098
@hibohassan9098 6 жыл бұрын
hhhh ani markan wax rabo dhawr bari kahor aan sii xanaaqaa kadibna waan helaa inta ila qabta 😆😆😆😆😆
@anr4578
@anr4578 6 жыл бұрын
Hibo Hassan kkk
@ruweydaaxmed9780
@ruweydaaxmed9780 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 war waanada qaado
@shukriabuukar8449
@shukriabuukar8449 6 жыл бұрын
Hibo Hassan iska badal dabecadas wanada qado 😀😀
@hopeandhappy4433
@hopeandhappy4433 6 жыл бұрын
Kkkkkkk
@fadumocabdallah9333
@fadumocabdallah9333 6 жыл бұрын
ani cml thy hhhhhhh
@thebluebutterfly76
@thebluebutterfly76 6 жыл бұрын
sister you are one of the best somali youtubers I like the contents of you channel caqli badan iyo xikmad mashallah may Allah bless you and you family
@healingwithhope662
@healingwithhope662 6 жыл бұрын
Adigana telephon haufadhisan yaah very true keep your promise
@ibraabdullahiabdi6185
@ibraabdullahiabdi6185 6 жыл бұрын
Yjm
@fadma638
@fadma638 6 жыл бұрын
Dabeecad ma la bedeli karo ,caruurta aad dhashay qaarkood ma la sasabi karo ,ee ilaah inta dabeecad xun ilah ha soo hanuuniyo thks sis💕
@aytaabdi498
@aytaabdi498 6 жыл бұрын
Oh am so interesting this abyo tell me more about that
@navillaahmed1274
@navillaahmed1274 6 жыл бұрын
Gabadhaan sida fican uhadleeso dadka dislike siinaayo waa xaasidiin
@saniaabdulkadir2135
@saniaabdulkadir2135 6 жыл бұрын
First like me inta tageerto hooyo io xaas
@keefoow
@keefoow 6 жыл бұрын
I agree with you
@keefoow
@keefoow 6 жыл бұрын
Masha Allah, Tabaaraka Allah, very experienced, Allaha kuu barakeeyo familkaada
@ifkaraaxa5585
@ifkaraaxa5585 5 жыл бұрын
.
@ifkaraaxa5585
@ifkaraaxa5585 5 жыл бұрын
@@keefoow .
@fathiyaahmed96
@fathiyaahmed96 6 жыл бұрын
Well said sister,.....Wan maqalne kuwi kudaqmo Allah hanagadigo. Jazakallah
@mmss6906
@mmss6906 5 жыл бұрын
Ilaahoow ii daa ninkayga sasab baan ka badiyay markaasu mayac ka batay habeenki ilaa aan seexiyo ma seexanayo ilaahoow iidaa wlh waan jecelahay Wuuna u qalmaa wuuna iga muteestay in aan koolkooliyo aroos cusuba nahay insha alaah awlaad rajeenenaa ilahay hana siiyo Rag waa sasabid gabdhoow
@Ikraamabdullahi143
@Ikraamabdullahi143 6 жыл бұрын
Xbbti Ilaahay ha ku barakeeyo intaas ka badan kuwo an u samaynayno baa wanag ka weynay kaga wa midki soomali nimankeda ku jiray allah ha isku kiin xifdiyo aamiin yaa allah
@sadiks.9871
@sadiks.9871 5 жыл бұрын
Wow you are so smart. Maashaa Allaah. Ilaah adiga iyo xaajigaaga haysku kiin daayo oo caafimaad iyo cimri dheer haydin siiyo.
@ayanhussein6875
@ayanhussein6875 6 жыл бұрын
Ani ina lcg ka qaato rabaa walalayalow lcgta love ku ahay sidee markasto uga qaataa si diidmo la aan ah😀😂😁😀
@zahraabdd6365
@zahraabdd6365 6 жыл бұрын
Ma sha allaah aniga xataa 14 sano July is qabnaaa!! He is my best friend alhamdulillaah hadeey nenka iyo xaaskesa saxiib noqdaan guurkoda wuu guleysanaa.. i was 18 years and he was 23 years and we seems like we grownup together!! Kalsooni lisku qabo waa muheem,, privet sii asiga neh haku siido taas neh guul lagu gaaraa.. allah ha u barakeeyo qof kasto farxadisa ameen
@samiirodagan4989
@samiirodagan4989 6 жыл бұрын
Wlhi mcnto allah dartiis aan kuu jecelahay love you ❤❤😘😘😘😘 allaha kugu guuleeyo nolasha inta idin harsan adiga iyo odagaaga iyo caruurtada
@halimahussein6622
@halimahussein6622 6 жыл бұрын
Ilahay haku xifdiyo kkk wan kahele taladaas odageeyga waxan isqabna labatan sano maasha alah habo tahanks
@Hanmor3412
@Hanmor3412 6 жыл бұрын
Masha allah rabow isukiin daa
@maimunamohamed9308
@maimunamohamed9308 6 жыл бұрын
Halima hussein... abayo 20 sano mashaAllah ilataliyaa.. aniga hada laigursan rabaaa
@fadomomahamed7556
@fadomomahamed7556 6 жыл бұрын
Maasha alaah alaha niisikin barakeeyo 20 sano wlh adaawa qabiirad kale ah inoo faa ideeybo
@bintuhassan3915
@bintuhassan3915 6 жыл бұрын
@@maimunamohamed9308 hhhhhhhhhhh waad iga qoslisay runtii
@zamzamma9167
@zamzamma9167 6 жыл бұрын
ASC sister thanks this lecture Masha Allah
@Princess-ij6eg
@Princess-ij6eg 6 жыл бұрын
True I have seen my hubby weaknesses 😂😂😂 4 years now alhamdulilah
@ummumaahirabi5745
@ummumaahirabi5745 6 жыл бұрын
Asc abyo ani ninkeyga waxkasta wan sameya guriya wan carfiya cunto macan wan ukariya ilmahayga siwanagsan wan uhaya lkin wax sodhawasho ah kamahayo wan kujecla wan dhaha waxkasta wan iskudaya likin asaga imadhaho wan kujecla imashekeyo guriga marku imado wixisa ayu aqrisan kadib wuiska sexan Indan igaleyahay moye agteyda maimanayo hada ani wan dala walba ana daba ordijiray ana jojiya hada waxan noqona laba qof oo guriga isladagan
@amiiraaweys3796
@amiiraaweys3796 6 жыл бұрын
Abyo luqa iso gaal numberkeyga waakan 00258864145766 aniga kaa cawinayo abyo
@zahraalihasan6332
@zahraalihasan6332 6 жыл бұрын
Intaas ayuu nolasha umalenaya ee usamir ama kasamir
@mohandanas408
@mohandanas408 6 жыл бұрын
Abyo magaceyga waa nafiso abyo raga somaliada ka siman ereyga wanku jeclhy ma karaan ee adi haka daalin iska dheh waqti walbo wayo ereyga wanaagsan waa sadaqo
@umhanaanadan1194
@umhanaanadan1194 6 жыл бұрын
Shaymaa mohamed iyo maqsuud mohamed Walee dadkeyga ayaa tihiin ilaahay culeyska hanaga qaado wax kale aan sameyno manaqaano
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 6 жыл бұрын
qali ilaah ha kuso hanuuniyo ,dad waxaa jira dareenkod sheega iyo dad waxa jiro dareenkod ku tusa . waxa laga yabaa in usan jeclen in u ka hadlo wuxuu dareemayo.
@cayniodaywaa156
@cayniodaywaa156 6 жыл бұрын
si guud ayaa dadka wax loogu so gudbiyaa walashay adiga taada hoose tusaale ha uso qadan wa nolosha ku khaas ka ah thnks i like ur videos
@milgoabdi8643
@milgoabdi8643 6 жыл бұрын
Huuno rabi ayaa kusikhiray alxmadillilaah dheh
@hawasanneyne8015
@hawasanneyne8015 6 жыл бұрын
Aniga aroos cusub aan ahay cunuga igo horiya uurkiisana waan layahay sasna iskuma ma fafahno me and my husband lakiin thank you for ur beautifull advice sas aan samina insha'allah jzklh
@uniquehooyo
@uniquehooyo 6 жыл бұрын
MashaAllah 😘 walaasheyda I like this video great tips I may or may not share my tips 😂 😆
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 6 жыл бұрын
hahahha you are NEXT you have to talk about it
@uniquehooyo
@uniquehooyo 6 жыл бұрын
Xaas Iyo Hooyo Ali 😘
@maareeyeyahye2457
@maareeyeyahye2457 6 жыл бұрын
kkkk nwley nimanka qarba masiba nimankadhan mawada ahan kkkkkkk
@xaashiadam48
@xaashiadam48 5 жыл бұрын
Maansha allah walaal alle haku xafido adiga iyo familygaagaba . I am been married with my wife 10 years and half with five kids .maansha allah , and i love my wife more than i love myself . Marka waxase aan iskaga mid nahay oo adiga oo walaashay xaas ah iyo aniga oo husband waa halkad ka tidhaahdo shan caruur ah baan haystaa anigu anigaa dhaha lix caruura baan haystaa dhahaa .😂😂😂 . Iyo samirka oo always if we don't agree something i don't Bush hard to get a result I wanted ok walaal baan dhahaa just inan isla tashanuun baa rabee we good if you don't like the idea.. waxaanan aaminsanahay the right tome will come to you if you have patient as you did when you were looking to have your car ....maansha allah walaal adiga iyo familygababalle haydin xafido again you are so precious sister.. thanks Walaahi waxad aad
@ademakbulut1415
@ademakbulut1415 4 жыл бұрын
Somalian beauty. Greetings and respect from Turkey: 😊
@fatushmcncadey869
@fatushmcncadey869 6 жыл бұрын
Shukran qaali waa inoo faaideysay Allah ku dhowro adi iyo reerkaga
@zuhuurzafi809
@zuhuurzafi809 6 жыл бұрын
Wlhy wa runta marka xanaqdid isna wu xanaqa taas ana huba markan faraxsanahayna aadbu u farxa alow ixafid labadeyda ubad wiilkeyga iyo Abihi 🤣 hadalkasan ka heley ninka caruurtu ka mid yahay sheikh Abudalxana allaha xifdiye wuxu dhaha Ninkaga caruurtada ka u yar weye 😂😂 jasakala kheyr wllo qali
@cabdulaahicali11
@cabdulaahicali11 6 жыл бұрын
Ayan Dhalad 😃😃😄😅
@sumayahassan7258
@sumayahassan7258 6 жыл бұрын
Ayan Dhalad kkkkkk
@AliHamza-ki6fu
@AliHamza-ki6fu 6 жыл бұрын
Wlhi taasaa xaqiiqa wll anigaa sidaas dareemaa siday iyadu tahay ayaan ahay
@abdikadirhaji6852
@abdikadirhaji6852 6 жыл бұрын
Ayan Dhalad woow isha ka tuurtay thanks ayaan
@MohamedAbdurahmanSheikh
@MohamedAbdurahmanSheikh 6 жыл бұрын
Ma-shaa-Allaah......... waa talo iyo tusmo waxgal ah ...hadalka iyo waanada wanaagsan iyo Alle ka cabsigoo leysu dardaarmo qeyr ayaa laga helaa......QEYR AYAAN ALLE IDINKAAGA RAJEYNAA.
@berberaawiak8643
@berberaawiak8643 6 жыл бұрын
Gabadh Fiican Baa Tahay.Suaasho Waxay Tahay Intee Waanadan Qaadanaysa.52 Sano Ayaan Xaas Lahaina,Maantana Aduunyada Ma Siisteen Islaantaysa, xilo Jano
@umumaryama5844
@umumaryama5844 6 жыл бұрын
Mashalah sandheerey Allaha ku sharfo cashir muhiim ayaa ga hadashay wayo rasuulka (s c w) wuxuu dhahay waa janadaada waana naartada illahey hanaga dhigo gabdho caqli lahoo nimankooda janada ku galo
@omarkeyga6118
@omarkeyga6118 6 жыл бұрын
Alxmdulilah ninka aduunka ugu fcn ayaan heystaa wlahii inta aan u sheegin inaan wax rabo ayuu i fahmaaa 😍😘 sas ay tahyna waan dhahaa wax ii ma qabatid 😂😂😂
@altianoelchapo6456
@altianoelchapo6456 6 жыл бұрын
Hadaad tahay gabadh maxaa magaca raga kuugu qoray meesha 😅😅?
@diini.so.
@diini.so. 6 жыл бұрын
Waa taas sababta aad abaal laawayaal naarta lagu shubo u tihiin hadaad dumar tihiin
@bintuturaab5568
@bintuturaab5568 6 жыл бұрын
Naagaha waxay cadaabta oogu badanyihiin waxa weeye 1xanta 2dadka wanaajiya o ninku kakoow ooy ku jisaaran)marka walal isku day in aad u mahadceliso oo kudhe cid kaawanagsan aduunka ma joogo
@sacdiyomaxamud3990
@sacdiyomaxamud3990 6 жыл бұрын
Arinta ah waxba iima qabatid iska ilaali naar baa lagu mutaa.
@juwayriyoabdirahmaan3373
@juwayriyoabdirahmaan3373 6 жыл бұрын
😂😂
@altianoelchapo6456
@altianoelchapo6456 6 жыл бұрын
Mansha allah 14 sano inaad kaba yartahay ayaa lamooda ee maxaa lagu qabi 😅😀😅 ilaahay ha iskukiindaayo intaa inka badan 🤲🏽
@deadpool24031
@deadpool24031 5 жыл бұрын
Great content. Thanks for sharing.
@thinkthink2379
@thinkthink2379 6 жыл бұрын
1.Ninkaaga POWER sii 2.Ninkaaga Attention sii 3.Ninkaaga AMMAAN 4.Ninkaaga UDULQAADO oo SABIR 5.Ninkaaga SIRTIISA ILAALI Hadal dahab ah mash'Allaah.. gabdhaha soomaaliyeed ha qaataan
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 6 жыл бұрын
thats it .
@sya4949
@sya4949 6 жыл бұрын
Asc walaalayaal 20 sano ayaan is qabnaa xaajiga 7 ilmo si fiican u korinay qurux badan 5 jir ugu yar yahay ayan haysanaa Masha Allah laakiin gaari wan ahay oo wan uroonlahay wanu wada fadhiisanaa sheekaysanaa laakiin kulayl ayaa Allah igu saliday isna dabeecada NO ayuu saaraa markaan ku kaco markaa bal kulaylkaa intuu rabbi iga qaboojiyo iiga soo duceeyo diinta wan naqaan salaada cibaadada Masha Allah hadana mooyi
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 6 жыл бұрын
Maasha Allah Ilaahey ha isku kiin Barakeeyo abaayo Isku day inaad Relax sameesato, Mar mar waqti gooni ah qaaado oo aad ku istareexdo
@hafsaali4297
@hafsaali4297 6 жыл бұрын
Samira Yasin Macaanto Mashaa Allaah, Allaha isku kiin Barakeeyo. Macaanto xasuuso marwalba Xadiiski SCW "Ninkaaga waa Jannadaada ama Naartaada" Ducadda badi hakasoo qaadin qof kulafaca ah kasoo qaad qof uu Allaah Mas'uul uu kaaga dhigay oo ay tahay in aad adeecdo wax walba uu sameeyo markii laga reebo inuu kufaraayo xumaan, markaa kuma adeecaysid waliba taas xitaa diiditaankeeda waa inaan lalasoo boodin diinta MA ogola ee waa in Xikmad LA isticmaala iyo waliba tuugtan iyo inaad latimaado Daliil aad isleedahay wuukuqanci. Waxaanse aaminsanahay Ragga Soomaaliyeed inay ka Iimmaan iyo Caqli badan yihiin Mashaa Allaah inay Sharcigii Ilaahay dardaraan, oo hadana inta Xikmad iyo mowcidatul xasanah loola hadlay ay kusii dheganaadaan. Xaashaa lillaah. Subxaanallaah. Ee Dumarow Allaah aan kacabsano on Ducadda iyo Towbadkeenka aan badino, intuusan nagu rumoobin Xadiiski Navigation SCW ee ahaa macnihiisa "Dadka ugu badan ee Naarta gali doona waa Dumarka sababtana waxay tahay Nacladaad badisaan (habaarka, cayda, afxumadda) waxaadna kukufrisaan(diidaan, kabeensheegtaan,inkirtaan) abaalka ay idiin galaan Ragga idin qaba."
@keyfmahamud4610
@keyfmahamud4610 6 жыл бұрын
abyo mcnto allah kaqablojiiyo kuleyla raga majacel mar walba uu dajii xata adiga xanqsn uu dholcaday meshaada kasii wad
@deeqayassin8012
@deeqayassin8012 6 жыл бұрын
Wll ilaahay ha ku qaboojiyo aamin horta samirku waa muuhin 20sano wax yar maha
@ahmedj6900
@ahmedj6900 6 жыл бұрын
hadaad ogtahay qaladkaaga maad ilaah ka baqdid oo dabeecada iska badashid.
@hiboahmed930
@hiboahmed930 6 жыл бұрын
Maa Shaa Allaah Jazaakil laaha Khayr Xbbty. Aadbaan U Jeclaystay Sidaad Usharaxday. Lkn Examples-ka Aad Sheegayso Reerkaga Ha Magacaabin, Lkn Shaar Kale U Xir Oo Tusaale Hada Ka Hor Qissa Dhacday Ayaan Arkay Dheh Oo Adigana Aadanku Jirin Xbbty. Ilaahay Haku Barakeeyo Reerkaagana Hakuu Xafido
@ayaankhaliif156
@ayaankhaliif156 6 жыл бұрын
Anigà kuli waan sameeyay alxamdulilaah 5ta wanaagsan
@qadroqaalichannel7560
@qadroqaalichannel7560 6 жыл бұрын
Thanks xabiibti ,sixirka xalaasha ah iga dheh
@habonosmanosman3764
@habonosmanosman3764 6 жыл бұрын
Masha allah walashey illahey haku siyaadiyo aqligaaga
@tfarahan27
@tfarahan27 6 жыл бұрын
Walahy! You're right walaalo. 2 main reasons I left my ex-wife was. Lack of respect and cleanliness. #truth#
@immohamed1267
@immohamed1267 6 жыл бұрын
I'm Watching you Mom Qishkan Waa Fakaday islaantaydu iney ibaadhato Ayad kula Talinaysaa Sow Maha I'm Joking Not Really 😂😂😂😂😂😂😂
@deeqaabdi.j3136
@deeqaabdi.j3136 6 жыл бұрын
Sxbka fbga wuuuuw
@bintuturaab5568
@bintuturaab5568 6 жыл бұрын
Kkkkkkk media waxaas ayaan ku nacay sirtiiba waay fahmen ragii Allow kaygii haa tusin video gaan
@qaalimahumad8518
@qaalimahumad8518 6 жыл бұрын
Kkkk cadi ma ahan
@bintuhassan3915
@bintuhassan3915 6 жыл бұрын
Hhhh...haba maqlaane waxay kujab dhigeen ilawshiyo.....sirtay imika dhagaysteen 5 mint kadib way iloobayaan
@Talowadaag1
@Talowadaag1 5 жыл бұрын
Alxamdulilaah Waan Ku Qanacsanahay Xaaskeygee Ilaahow Saan Inagu Wad ❤️
@awalenuro4947
@awalenuro4947 6 жыл бұрын
Masha Allah xafidu Allah you so smart sixir xalal ah🤣🤣🤣🤣
@user-xi3ht8ty3s
@user-xi3ht8ty3s 6 жыл бұрын
Mashallaah abaayo good advice.... Baraaka Allaahu fiiki... Isha Allaah niga ilaaliyo..Amiin
@qaradd4265
@qaradd4265 6 жыл бұрын
adoo mahadsan abaayo waana saxantahey. lkn raga ayagaba waxaa laga raba in ay 5 waxyaabood sameeyan saan baari ugu noqono asagaba ragii oo dhan baan kala soobaxey waana in isfahmaa masuuliyada iyo xaqa lagu leeyahey maaha in laga sasabo
@ashamac.abdullahi9334
@ashamac.abdullahi9334 6 жыл бұрын
Xabiibti mhdsnid wlh adaan agahelay qodobadaan waana ubahnaa qeer ilaahey hakusiiiyo noosobadi sirta ninmanka Sian qalbigooda uxadno
@dalalahmed3069
@dalalahmed3069 6 жыл бұрын
Mashallh gabar aad u caqli badan batahy Allaha ku siyadiyo
@nimoali4187
@nimoali4187 6 жыл бұрын
Abayo manta waxaa batay dumar qosaska side ku bur burin laheen ka shaqeynayo lakin adigoo kala alle no so diray waxa tahay daaci kheirka dadka ugu yereeyo alle wuu jecalahay dadkasi oo kale abayo sidaas ku soco haka dalin ilaa dhaman gabdha somaliyed ee reeraha dumiyo ay arkan inaad noso baxaday xaqa iyo badilka ma sina alle ha ku ciseeyo reerkaga iyo caruurtdana alle ha kuu xifdiyo adunka sacada ku nolow akhiran jannada alle ha kugu bisharero abayo
@kingupdykanivlogsfilims2896
@kingupdykanivlogsfilims2896 6 жыл бұрын
Wlhi intan nag isameyso hada heli laha wlhi wax walbo waa siin lahaa
@xaasiyohooyoali5130
@xaasiyohooyoali5130 6 жыл бұрын
waa kaas!
@kingupdykanivlogsfilims2896
@kingupdykanivlogsfilims2896 6 жыл бұрын
@@xaasiyohooyoali5130 intas nag samey neyso Wa nag caqli leh wlhi
@nabiila_mohamud
@nabiila_mohamud 6 жыл бұрын
@@kingupdykanivlogsfilims2896 waaa Ikanaa😅😅 Maxaa Kaa caawiya Walal
@hananfariidhananfariid9962
@hananfariidhananfariid9962 6 жыл бұрын
Abdi Qani
@beigelover95
@beigelover95 6 жыл бұрын
markaa dhahdhey ninkaadha amaan waxaa soo xasuustay SHAKUUR 😂😂🌹😂 I love this video abayo. wali gabar ayaa ahay laki waa ka faa'iidhay xx nin baari ah iiku soo duceey
@abdiqafarhashi8604
@abdiqafarhashi8604 6 жыл бұрын
Walahi if she does all this... Madaxa,gacmaha indhaha xataa dahab uguxirilahaa.😂
@faisaabdullahi8522
@faisaabdullahi8522 4 жыл бұрын
Mashallah abayo sidaa u qurux badan tahay ayuuna caqligaaga u qurux badan yahay👑
@Ebiyanita
@Ebiyanita 6 жыл бұрын
Mashallah shukran habibti wankutageraa 😍
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 6 жыл бұрын
Hal Mid aan kuu sheegaa Aad ayaad u qurux badantahay una yartahay Maasha Allah 14 sano aa la i qabaa waaa aamini waayay Tbarakallah
@shukriicabdi1245
@shukriicabdi1245 6 жыл бұрын
hhhh ina ani ilahdlesaba ismooday wlhi doqonimadada yaykuqaadin warun rag dhib waxloogama qado tnx
@dahiryousuf1168
@dahiryousuf1168 5 жыл бұрын
you are so SMART lady. Wxaan jeclahay inaan ka helo marwadeyda marwalbo respect lkn amaanta waxay ragu jecelyihiin xiliga gogasha ee maahan xiliyada kale. ok
@aniiizaheena464
@aniiizaheena464 6 жыл бұрын
جزاك الله خيير يا اختي
@Zahara373
@Zahara373 4 жыл бұрын
Masha Allah very good tips
@Kartibadan09
@Kartibadan09 6 жыл бұрын
Mansha allah sister waa balantaas insha allah in aan sameeyso marka guurasdo insha allah 😂
@deeqayassin8012
@deeqayassin8012 6 жыл бұрын
Aad ayaad u mahadsantahay Horta inta uu ilaahay reer ku siiyo waa ilaahay mahadii aniga muda badan ayaan reer leeyahay waxan ahay gabadhan wax yaalo badan oo fii ido ha soo saarta markaa reerkayga ma odhan karo ma wada hadalno kolay waa alhamdulilaa Aniga waxan talo ila tahay reerku wuxuu leeyyahay rukumo uu ku dhisan yahay sida shaqada daryeelka is maqalka ixtiranka adiga iyo mid gaara markaa hadii aad intaa in haysatid oo in kaa maqantahay inta aad haysato eeg inta kale u samir dadaal sida ugu wanaagsan rabi ayaa keeni ha noqon mida in badan haysta ee xabad ka maqan markasta ku qaylida anigu waa sida aan sameeyo samirka ilaahay ha inoo badiyo
@hoorulain5527
@hoorulain5527 5 жыл бұрын
u r so funny.my hubby was so jealous of our first born baby❤️❤️
@blankblank2085
@blankblank2085 5 жыл бұрын
You are very smart MashaAllah, thanks sis
@khadijaosmanosman3777
@khadijaosmanosman3777 6 жыл бұрын
Good advise mashaAllah
@SahraHussein
@SahraHussein 6 жыл бұрын
You have a good point thank you for the advice however you missed some points all your husbands are cheating on you and no he didn’t use you you just landed on his lap. Very one of them cheats...
@xafsaali3651
@xafsaali3651 6 жыл бұрын
masha alaah abayo Alaha Ku siyadiyo caqligaaga xaajiga iyo caruurtana alaha kuu xafido dhamaan guryaheena iyo kuwa muslimka alaha barakeyo
@saidadahir5615
@saidadahir5615 6 жыл бұрын
Dhagayso mom wax walba oo ninka uu rabo oo fiican, naagtana way rabtaa.............respect ur self😊
@sofiaquman
@sofiaquman 6 жыл бұрын
Kkkkkkkkk wlhi qosalka iga dhameysay caawa 😂😂😂😂🤣😂😂😂😂 anyway thanks quraxeey
@sahraali845
@sahraali845 6 жыл бұрын
Maasha allaah walaashey inta aad sheegtay waa sax aniga waan ku dhaqmaa iyo ka badan hadii gabdhaheena oo dhan saa wada yeeli lahaayeen furiin oo dhan ma dhici laheen aniga gabdhah aan saaxiibada nahay waan ku waaniyaa in ay yeelaan sida aad sheegtay iyo ka sii badan si ay gurigoodu u noqdo sidaa iyo ka sii wanaagsa waxaan is qabnaa 19 years wax furiin ah na nagama dhicin maasha alaah illaah ayey mahadaa u sugnaatay Asc.
@healingwithhope662
@healingwithhope662 6 жыл бұрын
Masha Allah abaayo ilaahay hakuxafido your beautiful family
@hodanqurux9467
@hodanqurux9467 6 жыл бұрын
Masha'Allah Tawaraka'Allah abaayo mcnto qeyr Ilaahay haku siiyo walaahi waxyaabo fiicanaa kahadashey😘👏👏
@anisafarah7220
@anisafarah7220 6 жыл бұрын
Mida kaliya an hubo wa taa nimanka ma jeclo in lala hadlo markay shaqada ka imadaan xaqna wuu u leyahay ileen wuu dalanyahay
@somaengineeringcompany7629
@somaengineeringcompany7629 6 жыл бұрын
War raga daciif haku sheegin ee erey kale isticmaal oo ah baari isticmaal thanks
@qalbiaanwehelkedaheysan5677
@qalbiaanwehelkedaheysan5677 6 жыл бұрын
Inta is qabta allh ha isku dhaqo aniga walashey 9 bil cml laqawa ida iyo nikeda dagaal hadoo hadal dhaho jawabtisa ee sinee hadal jilcan makaseeso wxee dhehee hadhow woo igu kor soconaa walashey igu soo doceya inuu ida iyo ninkeda allh isku dhaqo ani gabr in lafuro majecli markii is soo galaan murug iqawaneyso hoyana wey dhimatay iyada guri sodo ee dagn tahay waligeda ma jeclan guri sdo yarab inta is qabto allh isku dhaqo masha allh adine nin wamgasan ku qawo allh idin xifdo idinku dhaqo hhhh video u diraa si ay guri gooni oo ida rabto hesho hhhh
@dhammoabdirahman7358
@dhammoabdirahman7358 6 жыл бұрын
Ilaahay ha isfahansiiyo walaalo
@xaalixalane2317
@xaalixalane2317 6 жыл бұрын
illaahow isku daji yaa Rabi
@naimagullet7336
@naimagullet7336 6 жыл бұрын
Abaayo Allah haudajiyo gurigeeda iyo ninkeeda
@kulaaapcali7555
@kulaaapcali7555 6 жыл бұрын
Aniga wxn hysta xaaji aad isku jclhy mashaaa alaah wxn Ku frxsanhy inuu ninkygu ama xaajigu yahay halyay an LA heli Karin mshaa aaalh ka sakaw on mimcda diibta iyo islaamka wxa weeye nimcda klen haysto xaajiga qligaaa runtii aad u jclhyy mashaaa aaaalh
@calidaahir7137
@calidaahir7137 6 жыл бұрын
Maasha alah huuno alah ku barakeeyo nin wanagsan ayaa ku qaba raga somaliyeed waa sida inta badan alah ku dhawuuro hablaha walalahana ragoooda alah sida oo kale uga dhigo
@Fahmafaridabeauty
@Fahmafaridabeauty 6 жыл бұрын
Mnsha allah talo fican wyy wA ku dhaqma mustaqbalka insha allah qaali 💕
@FarahAbdul
@FarahAbdul 6 жыл бұрын
If it's not truly coming from the heart I consider this manipulation so you are truly advising women to manipulate their husbands. 😂😂😂😂😊
@adnaahmed5167
@adnaahmed5167 6 жыл бұрын
Absolutely so true walhi thanks sis,
Goorma Ayuu Bilowdaa Jacaylka Dhabta ahi?
29:47
MM Somali TV
Рет қаралды 31 М.
5 Taan  HASAMEYN hadii lagu QABO
14:10
Xaas Iyo Hooyo Ali
Рет қаралды 39 М.
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 119 МЛН
Apple peeling hack
00:37
_vector_
Рет қаралды 62 МЛН
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 60 МЛН
Zombie Boy Saved My Life 💚
00:29
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 35 МЛН
6  NIN oo nuucan ah WALIGAA ha guursan !!!
19:12
Xaas Iyo Hooyo Ali
Рет қаралды 180 М.
Dumarka hoos Vaseline malalarinkaraa/Cafimat Fican
14:35
Cafimat Fican
Рет қаралды 492 М.
Sideed Ku Samaysanaysaa SAAXIIBO ku IXTIRAAMA?!  l NOLOL CUSUB: # 63
17:48
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 48 М.
JERMALKA WAAN ISKAGA GUURA 😭😭😭
15:09
Xaas Iyo Hooyo Ali
Рет қаралды 110 М.
SHEEG CALAAMADAAN OO KU GUULEYSO LACAG WAX FUDUD AY KASI WAAYEEN hhhh
22:06
Wilkeyga 4 SANO  Hadalka KU DHAGNAA iyo  HADA MEESHU xaladisa MARAYO
17:19
Xaas Iyo Hooyo Ali
Рет қаралды 45 М.
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 119 МЛН