6 ARRIN WAQTI HAKU BIXIN

  Рет қаралды 507

HAGAHA NAFTA

HAGAHA NAFTA

Күн бұрын

Nolosheenna marka si dhab ah aan ufiirino waxaa noo muuqanayo waxyaabo badan oo aan waqti gelino haddana aan nooga soo bixin natiijadii aan kafilaneynay, waxyaabahaas way fara badanyihiin balse muuqaalkaan waxaan kuugu soo gudbindoonnaa 6 arrin oo aan mudneen inaad waqti badan kubixiso marba haddii natiijada noqoneyso mid adiga aan kuraaligelindoonin sababikartana inaad kadhaxasho cuqdad iyo niyad jab saameeya naftaada.

Пікірлер: 8
@juweriyibnuahmed4922
@juweriyibnuahmed4922 5 ай бұрын
Scw❤ Mhdsanid ustaad
@CumaraxmadA
@CumaraxmadA 5 ай бұрын
Ustaad wan kufaraxsanahay soo laabashadaada inted jirtay
@hagahanafta131
@hagahanafta131 5 ай бұрын
Mahadsanid Cumar ALLE haku sharfo mashquul ayaa igalay lkn hadda ALXAMDULILLAAH howsha waan sii wadeynaa inshaa Allaah.
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru 5 ай бұрын
Mashallah tabaarakalaah allha kuxafido aduun iyo aaqiro aaqirana janadaada barwaaqadaha kuirzaaaq ❤❤❤noosoobadi ajarna allha kaasiiyo❤
@hagahanafta131
@hagahanafta131 5 ай бұрын
ALLE hakaa raali noqdo walaashey qalbiga wanaagsan aad iigu duceysay ALLE hakuugu abaalmariyo JANNADIISA adduunkana cimri dheer, caafimaad, cibaado badan iyo nolol barwaaqeysan hakuugu siiyo.
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru 5 ай бұрын
@@hagahanafta131 aaamiin yaarabi rabiyoow 🤲 sidiokale walalkey duco waad mudantahay waxna waan kaafaaidnay
@juweriyibnuahmed4922
@juweriyibnuahmed4922 5 ай бұрын
Scw❤ Mhdsanid ustaad
@hagahanafta131
@hagahanafta131 5 ай бұрын
ALLE haku sharfo Juweriya.
GO'AAN YEELO KANA ADKOOW NAFTAADA
6:06
HAGAHA NAFTA
Рет қаралды 826
5 DABAR OO QOFKA U DIIDA INUU U DHAQAAQO DHANKA HORMARKIISA
6:39
From Small To Giant Pop Corn #katebrush #funny #shorts
00:17
Kate Brush
Рет қаралды 73 МЛН
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 20 МЛН
Life hack 😂 Watermelon magic box! #shorts by Leisi Crazy
00:17
Leisi Crazy
Рет қаралды 70 МЛН
U FUR NAFTAADA BOG CUSUB 2024
7:34
HAGAHA NAFTA
Рет қаралды 1,3 М.
Astaamaha dadka caqliga badan
6:52
Filo Academy
Рет қаралды 14 М.
Baro sida Nafta loo Hogaamiyo
5:32
DHIIRIYE
Рет қаралды 1,4 М.
DHABAR-ADEEG IYO ADKEYSI YEELO || DHIIRIGELIN ||
3:58
HAGAHA NAFTA
Рет қаралды 514
Sidee loo noqdaa qof la jecelyahay?
3:29
Macalin Cigaal
Рет қаралды 511
DAAWADA HADALADA QALAFSAN EE DADKA || BARAARUG 2024 ll
5:01
HAGAHA NAFTA
Рет қаралды 560
#xakamee__naftaada  sidee laakisa???
7:15
Ahmed koffi 009
Рет қаралды 4 М.