Рет қаралды 604
HAGAHA NAFTA
Hadafka ugu weyn uu leeyahay qofka Muslimka ah waa Janada, Janadana waxaa lagu hareereeyey waxkasta oo ay naftu necebtahay nafta, halka Naartana lagu hareereeyey waxkasta oo ay naftu jeceshahay nafta.