60 GREENHOUSES 1hour outside of Hargeisa . Can you believe this is Somaliland 2021 ?

  Рет қаралды 109,953

The Somaliland Tourists - Samiya Hashi

The Somaliland Tourists - Samiya Hashi

Күн бұрын

Пікірлер: 552
@nasirnaska3533
@nasirnaska3533 3 жыл бұрын
Run anaantii sanadkan 2021 ma Daawan muuqal ka qurux iyo micno wanaagsan waxsoorka dalka waa hodan balse habfikirka dadka ayaa liita 🙏🏽
@breckenstanley4296
@breckenstanley4296 3 жыл бұрын
i dont mean to be offtopic but does anyone know of a trick to get back into an Instagram account?? I stupidly forgot my login password. I love any tricks you can give me
@gulleddhiisha7269
@gulleddhiisha7269 3 жыл бұрын
Lkn dadbadan oo wadanka dhaqaale iyo maal gashiba samayn lahaa ayaa wadan ka ka maqan kuwaasina maxaad odhan lahay
@kayseblack8694
@kayseblack8694 3 жыл бұрын
I love this mother and daughter duo my heart skipped a beat when she said hooyo
@faizagelleh5139
@faizagelleh5139 3 жыл бұрын
Kayse, ❤️❤️ the reason why your heart skipped a beat is because you know the meaning of the word Hooyo, I lost my mom many years ago and never stop missing her. I wish people appreciate their hooyo’s before it is too late.
@abdirahmanismail3854
@abdirahmanismail3854 3 жыл бұрын
I simply admire you mother and daughter. You're the heroines of Somaliland. I say to you Samo Ku Waara. Warmest and heartfelt Greetings from Nairobi, Kenya
@aidgab1196
@aidgab1196 3 жыл бұрын
The chemistry between mum and daughter is amazing. I have the same bond with mother.we were close.we agreed on some issues and disagreed in other issues. I guess we had a rocky relationships, but I always loved my parents and days goes by I did not miss them.my mother passed away in 2016. Since that day I lost part of me. Guys appreciate your parents while they are alive. Enjoy every minutes of It I wish my mother was here. I miss our little Chat. Allah ha u naxaristo waliidkeen. Aamiin
@husseinabukar7723
@husseinabukar7723 2 жыл бұрын
@@faizagelleh5139 😭😭
@audijooyjoy7976
@audijooyjoy7976 3 жыл бұрын
Masha allah somalida hada beey horumarka iyo il baxnimada u bilaamidoonta, guuul reer Somaliland..!!!
@ahmedabdiabdulahi5424
@ahmedabdiabdulahi5424 3 жыл бұрын
I am really happy to see Somalis becoming more productive and breaking the cycle of dependency. Thanks to this beautiful girl who ALWAYS shows our positive image to us and the word. Thank you!!
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 жыл бұрын
Absolutely.
@rasheedadam5032
@rasheedadam5032 3 жыл бұрын
Hablaha Somaliland waa muwaaddiniin had iyo goor u daacada dalkooda Barakaysan, Labadan dumarka ah oo had iyo goor isku mashquuliya inay soo bandhigaan Quruxda iyo nimcadaa dalkooda. Aad baan u hambalyaynayaa, noolaada horena u socda. We do appreciate your efforts and support you all the time. Keep it up Great Ladies.
@Somalilandforever
@Somalilandforever 3 жыл бұрын
These ladies are doing a great job. Thank you sisters for showing the richness of our country to the millions who think otherwise.
@ahmedabdi4635
@ahmedabdi4635 3 жыл бұрын
Alle Haydin Barakeeyo walaal' adigiyo hooyoba'' Jamuuriyada Somaliland Waa Nolosheena
@abdimohamoud6168
@abdimohamoud6168 3 жыл бұрын
I love all of your videos about our mother land SOMALILAND always showing what we can achieve as a NATION viva you and your smart mother
@Crumbsandcocoa
@Crumbsandcocoa 3 жыл бұрын
Literally my fave channel at the moment! Love watching your videos
@abdullahiabdi9315
@abdullahiabdi9315 3 жыл бұрын
MASHAA ALLAH I DISCOVER EVERY VIDEO SAMIYA UP LOAD NEW STAFF IN HARGEISA AND SOMALILAND. AMAZING KEEP UP THE GOOD WORK YOU ARE DOING SAMIYA AND YOUR MOM
@selamawitzelalem5245
@selamawitzelalem5245 2 жыл бұрын
MashAllah!!!!Good job!!!!Would like to come and visit.
@lincolnite1584
@lincolnite1584 3 жыл бұрын
I love this mother & daughter show & admirers there efforts to make something good out of our wonderful land of ours.
@deeqasaeed5820
@deeqasaeed5820 3 жыл бұрын
Maash Allah Tabarikalaha Somaliland guuule Aamiin yaa Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲💚❤💚❤
@abniali9594
@abniali9594 3 жыл бұрын
Amiin wllo adna Allah huku guuleyo💕
@cabdiqanimaansaawi8981
@cabdiqanimaansaawi8981 3 жыл бұрын
Waa muuqaalkii ugu quruxda badnaa ee aan daawado 2021. Barakooba Hooyo iyo Saamiya ba.
@jessikaketevi8173
@jessikaketevi8173 3 жыл бұрын
your mom is really skilled.Looking from outside, you guys appear to be really peaceful and happy!
@thesomalilandtourists-SamiyaHa
@thesomalilandtourists-SamiyaHa 3 жыл бұрын
That very accurate Thank you for noticing 💕
@fatumaosman8746
@fatumaosman8746 3 жыл бұрын
I live for these videos!!!
@maxamuudibraahin5219
@maxamuudibraahin5219 3 жыл бұрын
Samiya xashi iyo Edo shamis halkaykuyaalaan 60 greenhaus
@guledfrance283
@guledfrance283 3 жыл бұрын
Maashalah Dalkeenu Waa Hodan Somaliland
@carabeyteshaashka5696
@carabeyteshaashka5696 3 жыл бұрын
Wonderful mom and daughter Mashallah I never see vlog like this my entire live from home Somaliland,,
@Ayaanlemedia
@Ayaanlemedia 3 жыл бұрын
I'm Korean 🇰🇷 but I love Somali people 🇸🇴♥️
@Ayeeyo912
@Ayeeyo912 3 жыл бұрын
Kulahaa!!! War inaa Somali tahay wn kuu jeednaa. We love you too
@smfgamers667
@smfgamers667 3 жыл бұрын
Wlhi waanaga cilmi badantahay
@InfiniteCuriosity1210
@InfiniteCuriosity1210 3 жыл бұрын
Kadaab
@Ayaanlemedia
@Ayaanlemedia 3 жыл бұрын
@@InfiniteCuriosity1210 😂😂😂
@smfgamers667
@smfgamers667 3 жыл бұрын
@@InfiniteCuriosity1210 wabaa
@bluesky1629
@bluesky1629 3 жыл бұрын
All I can say is maa shaa Allah tabarakallah, loving your videos, mahadsanid wllo for sharing it.
@abdihakimyusuf2628
@abdihakimyusuf2628 2 жыл бұрын
FYI, it's not bad luck if you don't give some of your harvest, it's a gift to honor the guest who visited the farm. That's what I learned from my grandparents who were farmers.
@Mohammad.Al-ausy
@Mohammad.Al-ausy 3 жыл бұрын
You just made me wanna come to Somaliland! THANKS
@falconso3229
@falconso3229 3 жыл бұрын
Thank you for inviting us in to your life. Love from Norway. 🤗😊
@thesomalilandtourists-SamiyaHa
@thesomalilandtourists-SamiyaHa 3 жыл бұрын
🤩🤗🤗
@najmabileh8551
@najmabileh8551 3 жыл бұрын
Walal dadka isticmaalka tignoolajiyada casriga ah Qofka kaliya ee sida wanaagsan u isticmaalay waa adiga ❤️❤️❤️❤️❤️🌷🌷🌷🌷🌷🌷🌼🌼🌼🌼
@zizoaizon6599
@zizoaizon6599 3 жыл бұрын
Qays qaysar KZbin kiisa check garee I'm sure u will like it
@ahmedmahamed7773
@ahmedmahamed7773 3 жыл бұрын
I love the idea showing natural beauty of our land
@ahmedabdi5823
@ahmedabdi5823 3 жыл бұрын
You guys are the best. Very amazing content as usual.
@AhmedHussein-pz1bg
@AhmedHussein-pz1bg 3 жыл бұрын
Masha Allah This is amazing project ! How much production can produce these 60 green houses....?Incredible ! This can enhance our food security... ! Well done
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 3 жыл бұрын
Deeqsinimada Republic Of Somaliland Lagumagaadho Walle Masha Allahu
@wardaahmed5484
@wardaahmed5484 3 жыл бұрын
Manshallah, keep on doing the work! God bless Somaliland!
@abdihakimjoseph1867
@abdihakimjoseph1867 3 жыл бұрын
Maasha allah somaliland guul ilaahey ha inoo barakeeyo dhulkeena hooyo iyo inanteeda ilaahey ha idin xafido wax fiican oo loo baahanyahay baad noosoo gudbisaan aad baad u mahadsantihiin
@baaruudak.b.m1114
@baaruudak.b.m1114 3 жыл бұрын
i love you Samiya iyo Hooyadeed.. Noolaada oo nabad kuwaara
@juanway
@juanway 3 жыл бұрын
Gratitude for the inspirational you and eedo provide with every vid
@thesomalilandtourists-SamiyaHa
@thesomalilandtourists-SamiyaHa 3 жыл бұрын
🙌🏾🙌🏾🙌🏾🤗
@naimamdogo7347
@naimamdogo7347 3 жыл бұрын
Great staff as always watching from Finland 😍😍
@aidarusasad2220
@aidarusasad2220 3 жыл бұрын
waa cajiib dhulkeenu
@naimahagifarah3475
@naimahagifarah3475 3 жыл бұрын
Sama tääl😊
@fixpro7168
@fixpro7168 3 жыл бұрын
And i just read your text now. Lol
@jamaahiirwase
@jamaahiirwase 3 жыл бұрын
Samiya im a Big fan... your channel is just incredible walaalo!! Let’s show others how we Do good stuff ... and made in Somaliland please!!! Hip hip!
@DAALOTVy5Jhcqhtx_HRfxp0daPnkw
@DAALOTVy5Jhcqhtx_HRfxp0daPnkw 3 жыл бұрын
mansha'allaah gabadhan howsha ay isku xilsaartay waa howl ay ka gaabiyeen inta badan bahda warbaahinta halka ay ku mashquulsanyihiin qabyaalad iyo doorasho ayaduna waxay badana nala wadaagta videos qurux badan dadkana rajo galinya. Runti ma aminsany in wadankena meel beer ah oo inta leeg oo green house ah ku taaalo mansha'llaaah guulayso wllo
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 3 жыл бұрын
Hadaad ka hadasho inta wanaagsan dadka gaar ahaan qurbaha jogaa way ka xanaqayaan
@aishaomar2695
@aishaomar2695 3 жыл бұрын
Waxaa wanaagsan in si positive laga hadli,, hala is gubaabiyo, negativeness in la jooji ayaa wacan. Shukran Samiya iyo hooyadeed👍👍
@maryamadam1338
@maryamadam1338 3 жыл бұрын
Masha Allah ilahay ha barakeeyo dalaga dalkeena❤️❤️❤️❤️
@ayaanahmed3421
@ayaanahmed3421 3 жыл бұрын
Mashaa'allah beautiful and inspiring videos ❤❤❤❤ keep up the good work Hooyo Shamis and Samiya😍
@masta7199
@masta7199 3 жыл бұрын
Masha Allah good contents as always. Mother and daughter collaboration makes this video even better. Big up and may Allah bless ur mother and family...🙌
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 2 жыл бұрын
Watching you guys is pure joy for me. Thank you and keep up the good work
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 3 жыл бұрын
Woooow 60 of them...? Masha Allah Tabarakallah Wallahi
@King_Budnacab
@King_Budnacab 3 жыл бұрын
Mash Allah. am proud for you walaal, you are the best Social Media user, of course of the Somali people. insha Allah sky is the limit for your success and we eagerly waiting the next trip.
@khadarbilane8991
@khadarbilane8991 2 жыл бұрын
muqaal i dhiiriyay oo inbadan i farxad galiyay baad soo galisay waan ku faraxsanahay in aad usoo bandhigto bulshada sida uu dhulkeeno hodanka u yahay. thank you for your beautiful decomentry towards my profession
@abdiali4281
@abdiali4281 3 жыл бұрын
Woow masha allah like subscribe an share waa xageena adigana so gudbinta hormarka umada somlied waan taagereynaa
@husseinabukar7723
@husseinabukar7723 2 жыл бұрын
May God bless you with your hand. You share with us valuable video tutorials and we really need more like you😍👌 Love you from xamar
@zainabdualeh8690
@zainabdualeh8690 3 жыл бұрын
Masha Allah, may Allah bless you both The content of your videos is just amazing, can't wait to come home
@wardafarah8714
@wardafarah8714 3 жыл бұрын
How are they going to push dislike I loved watching your KZbin. Thank you
@iloveallah8454
@iloveallah8454 3 жыл бұрын
masha allaah alaha idiin barakeeyo beerihiina umada soomaliyeed ayaad dhiirigeli u tihiin horey u socda
@Somaliland-First
@Somaliland-First 3 жыл бұрын
Msha Allah, you always expose the hidden treasuries in our country. I've been in Hargeisa my whole life and never thought a place like this ever existed. Keep up the good work.
@Hiil1242
@Hiil1242 3 жыл бұрын
Masha Allh Kani waa videogii ugu fcnaa ee aan youtube ka daawado Waxay iga hysaaba in aan samysto greenhouse
@reallifesomalilander441
@reallifesomalilander441 3 жыл бұрын
Good Work We Need More Green houses Like These Shown In This Video Not Only In Hargeisa But All Over Somaliland Country
@reallifesomalilander441
@reallifesomalilander441 3 жыл бұрын
@Bob Bob Yes, Awdal Region Of Somaliland. There are 200, 000 People Living In that region. Somaliland does Not produce enough food for itself and imports mostly all Of their fruits and vegetables from Ethiopia. That is why we need green houses. Can i pay you for installing my green houses?
@ayansaid8551
@ayansaid8551 3 жыл бұрын
Maasha Allaah 💝 Thank you so much for filming this . Jasaakumulaahu khayr ❤❤❤ I'm in love with greenhouse farming 💓
@Ayeeyo912
@Ayeeyo912 3 жыл бұрын
Mahadsanidiin walaalahay. Wllhi this is beautiful. Love you my mother
@Aamiin.qurpawi
@Aamiin.qurpawi 11 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤❤
@hariromar1916
@hariromar1916 3 жыл бұрын
Samia and her Mam, congratulations for this great agriculture technology u have done and implemented in your homeland. However, the following points should be considered. 1. Some plants in your field(greenhouses) like tomatoes are suffering from shortage of water, i recommended to give water 💦 right and schedule time. 2. There is some nutrition deficiency which caused by lack of some important nutrients such as Nitrogen, Boron, Magnesium etc. I recommend to make simple soil tests or consult with experts to know needed amounts of nutrients. 3. If some insects invade the plants, take an action immediately by using any possible means chemical or biological control ( insecticide).. 4. Keep away the Animals around the field (greenhouses). 5. Please make consultation with Agriculture specialist. This points will help you to get highest level of yield and increasing productivity.
@dulmar9139
@dulmar9139 3 жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Allah ha idin xafido aamiin yaarabi kip going👏👏👏 I love somaliland ❤❤💬💚💚
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 3 жыл бұрын
Mansh allah all Good news from somaliland.l Love it thanks
@adamdalmar8900
@adamdalmar8900 3 жыл бұрын
Maasha Allah. Waa shaqeeyeen Allah ha u barakeeyo. Idinkuna waddankii quruxdiisii iyo opportunity ga jira in badan baa soo bandhigteen. Waa mahadsantihiin.
@abdullahimohamed8199
@abdullahimohamed8199 3 жыл бұрын
Mashallah my family ,u show us were we from much respect family
@safiaabdimohamad4968
@safiaabdimohamad4968 3 жыл бұрын
I love you guys💕 what a lovely, beautiful and amazing women you are💕I love the way you show our jamhuuriyada barakaysan, the way you love and honor our motherland. And most of all, I just love that you do everything your own way, by yourself. Thank you Samiya habaryar, thank you that you sharing this with us. I’m so proud of your mother. Strong, independent , smart and wise lady. 💗
@fowsicumar1073
@fowsicumar1073 3 жыл бұрын
qadaadwayntu waxay shamaamka u taqaanaa bardiikh from oodwayne
@ayaanahmed3421
@ayaanahmed3421 3 жыл бұрын
Badiikh waa Xabxab af carabi
@saeedbuni2567
@saeedbuni2567 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkk nin sareee
@LTGAzam
@LTGAzam 3 жыл бұрын
War mayee bahasha waad ku rafaty qadaad yareey shamaam iyo badiilkh waxaba iskama galin wlle Isla magacaa shamam ayaan u aqan 🤣🤣
@LTGAzam
@LTGAzam 3 жыл бұрын
@@ayaanahmed3421 waad sxanthy lkn way kala duwanyihiin soomali ahaan Badiikha waa cocumber Xabxabtuna waa watermelons 👍🙏
@fowsicumar1073
@fowsicumar1073 3 жыл бұрын
@@LTGAzam kaftan .com sxb hayga xanaaqjn
@cabdirahmaanhussain2102
@cabdirahmaanhussain2102 2 жыл бұрын
You're such a nice person you really motivated to come back home and invest You deserve more than a million subscribers may Allah bless you and your mom
@mukhtaryusuf6890
@mukhtaryusuf6890 3 жыл бұрын
Mansha Allah Always interesting keep going Love your videos Allah bless somaliland
@Suusuumo
@Suusuumo 3 жыл бұрын
Kuusa is a type of Zucchini. Kuusa is the Arabic name for it and off course you eat it cooked. Try stuffed Kuusa just like you cook stuffed peppers. Khiyaar is again the Arabic for cucumber .
@GaraadCabdale
@GaraadCabdale 3 жыл бұрын
Salaam Samiya iyo Hoyadeed, dadka da'da yari waa inay Jaadka iyo Qabiilka ay ku washeen joojiyaan oo dhulkooda ka shaqaystaan iyo waliba xoolahooda. Well done Samiya and her mum too.
@ahmedabubakar4174
@ahmedabubakar4174 3 жыл бұрын
alle haku xafide hooyo wanaagsan baa ku dhashay very taff
@abdihassan2397
@abdihassan2397 3 жыл бұрын
I really enjoyed that video it's eye opening
@dhaashka
@dhaashka 3 жыл бұрын
Asc Shaman. Afkee waaye anaga ( Bocor Batiikh ) aan unaqaaney in mogadisho Aad ayaan idiin taageeraa sidaa dhiirigalinta uwada maanta green houskana dad badan aya ku dhiiranaya maasha allah
@aishamuuse3003
@aishamuuse3003 3 жыл бұрын
masha allah hooyo shamis iyo saamiya barnaamij aad iy aad faaiido badan u leh dadkoo dhan
@kawsarxuseen2442
@kawsarxuseen2442 3 жыл бұрын
Shamaamka magaciisakale , shamaambalayidha Masha Allaah wa greenhouse quruxbadan
@luckyahmed9473
@luckyahmed9473 3 жыл бұрын
best channel 👏👌 keep going 👏 maasha Allh hooyo iyo inanteeda ❤❤
@rosehasan3504
@rosehasan3504 3 жыл бұрын
Great video...the green plants called mint...نعناع
@redsandempire7389
@redsandempire7389 3 жыл бұрын
I just love all your videos absolutely amazing. You’re always making me fall in love with my country. Thanks sis 🙌🏽
@prettydiamond4019
@prettydiamond4019 3 жыл бұрын
Masha Allah hooyo iyo inanteeda waan idin taageeraa
@hiboomar2469
@hiboomar2469 3 жыл бұрын
Masha alh Samiya and her mom I really love your videos for the mother land. Keep going all the way US 🇺🇸💯🙏
@mohamednur1338
@mohamednur1338 3 жыл бұрын
🇱🇷🇱🇷🇱🇷 don't hide in US come and join us in nation building
@munoabdullahi1216
@munoabdullahi1216 3 жыл бұрын
Masha ALLAH baarakallah walaahi barnaamijkiina aad baan u daawa special si farxada leh ee aah u soo gudbisaan 🥰🥰🥰🥰 well done it is very craetive hori ugu socda👏👍
@suadhassan3340
@suadhassan3340 3 жыл бұрын
Maa shaa Allah Tabaraka Raxmaan Allahuma Baarik ❤❤❤❤💕💕💕🥰🥰🥰🥰
@mohamedabdisamad
@mohamedabdisamad 3 жыл бұрын
Fariid , I am so proud for you
@munabeauty6586
@munabeauty6586 3 жыл бұрын
Mansha allah this was my dream green house in Hargaisa am very proud to see this 👍👍
@danxarago8312
@danxarago8312 3 жыл бұрын
Ilaahay ha kuu rumeeyo riyadaada.
@azuuzmohamed3029
@azuuzmohamed3029 3 жыл бұрын
Walahi wn jeclay dawada dalkayga iyo horu markisa adiga iyo hoyadan wd ku mahadsan tihiin sidad no dawadsisan thanks 🙏 ❤️🌹 somaliland guul insha Allah
@harunc-raj
@harunc-raj 3 жыл бұрын
i studied agriculture in israel and worked in southern part os Israel for two years, what somaliland doing is good but they can produce more if they use that Greenhouse well
@TS-vu1bj
@TS-vu1bj 3 жыл бұрын
Wow! This my dream work. This is what i am soon start my mama Africa. You guys amazing. Keep it up
@beatricesimuyuni5988
@beatricesimuyuni5988 2 ай бұрын
love this, watching from zambia
@abdirashiidjama9925
@abdirashiidjama9925 3 жыл бұрын
Masha Allah ilaahey ha u barakeyo amiin
@ahmedjama5730
@ahmedjama5730 3 жыл бұрын
Mansha Allah hooyo iyo inanta hore usocda.
@dcbb6865
@dcbb6865 3 жыл бұрын
Yall have such beautiful smiles that it makes me 😊
@thesomalilandtourists-SamiyaHa
@thesomalilandtourists-SamiyaHa 3 жыл бұрын
🤗☺️
@farhiyasharaf41
@farhiyasharaf41 3 жыл бұрын
Mamada iyo gabadheeda ka sheekeya wax yar .sideey u bartan dadka aan somaliland aqoon ullaheeyn...aniga camal ...ma aqaano waxyar noo sharaxa .saan u maal gilino .dalka .....from uk.thank you.
@oka329
@oka329 3 жыл бұрын
Mashaa Allah Tabarakallah. Allah ha u barakeeyo beertaas. SAMIYA, where this FARM locates?
@samiahussein1733
@samiahussein1733 3 жыл бұрын
Mashaallah, beautiful ,brave mother daughter team. may Allah bless and protect you🤲🤲🤲. Love everything you do ❤🇨🇦🌹
@tareefperkins8370
@tareefperkins8370 3 жыл бұрын
As-Salamu Alaykum. I’m fairly sure that plant was mint. The camera was moving over it quickly. My little family enjoys watching your channel.
@theflyingeagle5414
@theflyingeagle5414 2 жыл бұрын
I like to come and visit this beautiful greenhouse thanks for posting this I love you so much my sister
@rashidawad5825
@rashidawad5825 3 жыл бұрын
I LOVE MY COUNTRY NO DOUBT! WADANKAYGA WAAN JECLAHAY WADANKAYGA SHAKI MALAHA!
@feysalmuhumed1392
@feysalmuhumed1392 3 жыл бұрын
Maasha Allah Allaha idin wada xafido Hooyo iyo Gabadheeda oo Aad udadaalaya Good job
@abniali9594
@abniali9594 3 жыл бұрын
I missed my home Hargeesa 💕💕
@ahmedmusa7483
@ahmedmusa7483 3 жыл бұрын
Maansha Allah we love you our great sister and I love the way u ( xijaab ) maansha Allah and barakallahu fiikum and Allah yaxfidkum keep it up to encourage the others
@ahmedmahamed7773
@ahmedmahamed7773 3 жыл бұрын
I am showing your videos to all the Somali expat
@abdiwarsame4290
@abdiwarsame4290 3 жыл бұрын
Ascww dhamaan iyo samiya iyo hooyadeed wacan. Magaca labaad ee shamaamku waa bartiikh intaan ogay.
@abdirahman292
@abdirahman292 3 жыл бұрын
1:55 I like how you delegated the task of speaking somali to hooyo..the way you were prodding her to say in somali everything you wanted to be said.
@keysesharmarke3797
@keysesharmarke3797 3 жыл бұрын
SAMIYA IT IS BEST CLIP
@thesomalilandtourists-SamiyaHa
@thesomalilandtourists-SamiyaHa 3 жыл бұрын
Wow thank you keyse !!!!
@abdirahmanibrahim4443
@abdirahmanibrahim4443 3 жыл бұрын
Please you should talk about how they plant all this how it takes to do it i mean you should interview all the processes for education
@abdulkadirmohamed5332
@abdulkadirmohamed5332 3 жыл бұрын
Maashaa Allaah, Allaah idiin barakeeyo " BIYO SACABADAADA AYAA LOOGA DHARGAA" Cunno la soo dhoofiyaa baahi kuma tirto. Saamiya iyo Hooyo Mahadsanadiin quruxda iyo wax soo saarka dalkeena aad markasta nala wadaagtaa.
@mahammedshirwa4828
@mahammedshirwa4828 3 жыл бұрын
Mansha allah amazing vedio
FINALLY HARVESTED ENOUGH COTTON TO MAKE A PILLOW | FARMLIFE HARGEISA SOMALILAND 2024
18:23
The Somaliland Tourists - Samiya Hashi
Рет қаралды 3,4 М.
MARKET VLOG | SOUQA BERBERA SOMALILAND 2024
18:16
The Somaliland Tourists - Samiya Hashi
Рет қаралды 3,1 М.
小路飞和小丑也太帅了#家庭#搞笑 #funny #小丑 #cosplay
00:13
家庭搞笑日记
Рет қаралды 17 МЛН
黑天使只对C罗有感觉#short #angel #clown
00:39
Super Beauty team
Рет қаралды 32 МЛН
Леон киллер и Оля Полякова 😹
00:42
Канал Смеха
Рет қаралды 4,1 МЛН
How he makes Millions in Vegetable Farming in Africa:
19:49
Siaka Billion
Рет қаралды 50 М.
|| BAKI || AWDAL SOMALILAND IYO DALXIIS QURUX BADAN
22:49
Khadar Omar
Рет қаралды 294
A day in our lives Cactus Fruit Picking in Hargeisa Somaliland 2022
9:55
The Somaliland Tourists - Samiya Hashi
Рет қаралды 87 М.
10 Hot Spots in Hargeisa’s booming hospitality industry Somaliland 2021
16:57
The Somaliland Tourists - Samiya Hashi
Рет қаралды 60 М.
HALKAN AYAY LACAGTU TAALAA! Invest
10:42
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 46 М.
WHAT $5 CAN GET YOU IN SOMALILAND MARKET Hargeisa 2021
19:02
The Somaliland Tourists - Samiya Hashi
Рет қаралды 75 М.
小路飞和小丑也太帅了#家庭#搞笑 #funny #小丑 #cosplay
00:13
家庭搞笑日记
Рет қаралды 17 МЛН