No video

7 DHAQAN QOFKA KA HORTAAGAN WUXUU RABO.

  Рет қаралды 41,196

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

Күн бұрын

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 131
@Abdullahi114
@Abdullahi114 Ай бұрын
7 dhaqan ee kaa hortaagan inaad hormar gaarto 1) Adigoo dadaalin inaad hesho isbadal 2) Sugitaanka Waqtiga ay ku haboontahay 3) Inaad Aaminto Si dhaqsi ku imaadaan waxkasto 4) Tijaabo La,aan 5) Inaadan fikirado Cusub aadan raadin 6) Inaad waxmagaratada hadalkooda ugu tagto hamigaaga 7) Inaadan waxba baarin
@Anf54208
@Anf54208 Ай бұрын
Thanks 😊
@MuscabMaxamad-cv9lr
@MuscabMaxamad-cv9lr Ай бұрын
Tnks
@MuscabMaxamad-cv9lr
@MuscabMaxamad-cv9lr Ай бұрын
Sharaf iyo karaamo lph
@user-uh4qr6cs7j
@user-uh4qr6cs7j Ай бұрын
Macalin ayuub Ahmed waan ku taageeraa wllhi mahadsanid ayaan ku leeyhay dhiirigalinta aad nasiiso iyo wanagaaga fiican cimrigana allah ku dheereeyo iyo caafimaad wnagasan ok
@Fuaad63
@Fuaad63 Ай бұрын
Thanks pro
@abdisalanmuhamed6035
@abdisalanmuhamed6035 Ай бұрын
iLaah Ka soko qofka Nolasheyda wax ka Bedeley Teacher Ayuup ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@SuhayraQurux
@SuhayraQurux Ай бұрын
Msh allh Baraarujin wanagsan
@user-alta
@user-alta Ай бұрын
First comment like ta ii cimaada zxbyaal ❤
@bizharamohamoutt
@bizharamohamoutt Ай бұрын
Best teacher ayuub Axmed❤
@user-yr9yz1yv3m
@user-yr9yz1yv3m Ай бұрын
Aan kusalino nabi Muhammad scw scw scw scw scw
@Xamdamohamud518
@Xamdamohamud518 Ай бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam ❤
@farehamuhamed5283
@farehamuhamed5283 22 күн бұрын
صلى ألله عليه وسلم
@farhanabdi3678
@farhanabdi3678 Ай бұрын
Machallah Ayoub ❤
@user-xf3hx7ls6z
@user-xf3hx7ls6z Ай бұрын
Besti ustaat ayuub runtii wax badan ayan ka faiaidi taloyinkaga wan qaataa ustaat mahadsanid awaalkaga janatu fardowso allah haka dhigi ustaat ayuub mash allah❤❤❤❤
@Ahmed23j-q
@Ahmed23j-q Ай бұрын
qoraalkan qalbigu ka yihimid , Mahadsanid ayub, wax badan ayaan kaa faiiday intii aan kugu xirna, jazakallah kheyr, hadaladaada dhiirigelinta dad badan ayan filaya iney shidaal ey u noqdeen aan kamid ahay, waan dabaqa talooyinkaaga, muuqaladaadana wan so dajista si aan ugu ceshceshto .
@AmiirCabdulahi
@AmiirCabdulahi 26 күн бұрын
Ma sha Allah teacher 🥰👌
@IdirisPepe-s4k
@IdirisPepe-s4k Ай бұрын
Best teacher ayuub Axmed
@CumarJalafey
@CumarJalafey Ай бұрын
First view this vidio one👍
@SuleimanAbdiElmi-ff2pt
@SuleimanAbdiElmi-ff2pt Ай бұрын
Legend 💯 Big Respect to our dear teacher Ayub Axmed 2024 Thank you so much 💓
@fatihamaxamed581
@fatihamaxamed581 Ай бұрын
Jazakallahu qayr teacher
@user-ol7ny1ux4c
@user-ol7ny1ux4c Ай бұрын
Ma. Walalkey ayuub Ahmed guleyso ❤allaha kheyrka ku la jeclado saad wanaga nola jeceshahay marwalba ❤🙏
@najaxmaxamed9108
@najaxmaxamed9108 Ай бұрын
Thanks my best teacher ❤❤
@NimcoQurux-u3z
@NimcoQurux-u3z Ай бұрын
Jazakallaah ❤
@MohamednoorsheikhadanMoh-zz5wb
@MohamednoorsheikhadanMoh-zz5wb Ай бұрын
Best motivater keep going my brother you are the only person who I listen ❤❤
@asmoc.xakiin2413
@asmoc.xakiin2413 Ай бұрын
Bro how do you learn English
@abdisalanmuhamed6035
@abdisalanmuhamed6035 Ай бұрын
Soo badi Teacher Ayuup❤❤❤❤
@suheylahappy1546
@suheylahappy1546 Ай бұрын
Wcs Ustadkena 😌
@AlikovicPoi
@AlikovicPoi 2 күн бұрын
Ayub Ahmed amazing coax
@Aamino2023
@Aamino2023 Ай бұрын
Best teacher ❤
@mohamudyousuf3199
@mohamudyousuf3199 Ай бұрын
best motivated Mr Ayup❤
@Faraxweerar123
@Faraxweerar123 Ай бұрын
Asc wll masha allah rabi ha ku barkeeyo
@sabriinasafisafka9830
@sabriinasafisafka9830 Ай бұрын
Wll ayuub allh ka ajarsiiiyo abaalkada allh jano ka dhigo 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🥰
@MohanizShow
@MohanizShow Ай бұрын
U R My Mentor 👌
@SaidaDaqan
@SaidaDaqan Ай бұрын
Jazakallah qeer hn
@CaliYare-ul3hd
@CaliYare-ul3hd Ай бұрын
Best my teacher ❤️
@FA-by8wp
@FA-by8wp Ай бұрын
My favourite brother I did not see you long time guuleyso ❤️
@eymanabdiweli
@eymanabdiweli Ай бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤❤ Jazakallah qeer💯💯
@heyb12
@heyb12 Ай бұрын
Wllahi ilaahay dartiibaan kuu jeclahay wllky Ayuub axmadoow ❤
@Cabdinaasircarab4712
@Cabdinaasircarab4712 21 күн бұрын
Masha allah 🎉
@pella8327
@pella8327 Ай бұрын
Thanks teacher ❤
@user-hd1qs3gp3n
@user-hd1qs3gp3n 7 күн бұрын
Macalin ayuub jizakalah jannattull firdowsul aclaa 🥹
@ju4965
@ju4965 Ай бұрын
Thanks walaal
@user-ln2hi5ch4r
@user-ln2hi5ch4r Ай бұрын
Maa sh allh. Waqti. Ku haboon ayaan helnay. Taladaada walaal nimo ee qalbigaaga nooga timid shukran in badan. M/ ayuub
@farehamuhamed5283
@farehamuhamed5283 22 күн бұрын
Jasakallah wll ayub
@nimco8537
@nimco8537 Ай бұрын
keep going my brother❤😊
@khadiirafaarxanmooge1273
@khadiirafaarxanmooge1273 Ай бұрын
Masha allh ustaad rabi ha ku xafido runtii waxaan aminasanay qofka kugu xidhan inuu wax badan kaa faa idaayo
@maryamash1322
@maryamash1322 Ай бұрын
شكرا اخي جزاك الله خير الجزاء
@lameeraysoofficial63
@lameeraysoofficial63 Ай бұрын
Aayada Quraanka ee video bilowgiisa aad akhriday Ma Noo soo qori macalin
@user-kq5sv4df4c
@user-kq5sv4df4c Ай бұрын
mAnsha allah
@xaushhsgscs
@xaushhsgscs Ай бұрын
Good
@xamdixamdiabdallaomar145
@xamdixamdiabdallaomar145 Ай бұрын
Wll noso samee sida qof isku barankaro nafsadiisa please
@SahalLeo-dr8fx
@SahalLeo-dr8fx Ай бұрын
Aad baad u mahadsantahay walaalkay Ayuub Axmed ❤
@AyaanFarah-zt1yw
@AyaanFarah-zt1yw Ай бұрын
Halka motivationka noo soo badi wll ayoub Fadaln adoo mahadsan
@IdirisPepe-s4k
@IdirisPepe-s4k Ай бұрын
Bast teaxher ayuub Axmed
@user-hd1qs3gp3n
@user-hd1qs3gp3n 6 күн бұрын
وعليكم وسلام ورحمة الله وبركاته ❤
@MohamedBakal-t4u
@MohamedBakal-t4u Ай бұрын
Mashallh walal
@zalmaanayemaydhane5756
@zalmaanayemaydhane5756 Ай бұрын
DHiirigaliyaha dhalinyarada soomaaliyeed macalin ayuub axmad allaha ku daayo
@maymuunomer3829
@maymuunomer3829 Ай бұрын
Ma.allh barakalah ustaad ayuub allh hano kaa xafido 🤲waqtiga noo hurtay allh haku barakeyo 🤲
@DeksMuktar-js5gb
@DeksMuktar-js5gb 7 күн бұрын
mn sha alh
@Barashada_carabiga
@Barashada_carabiga Ай бұрын
جزاك الله خير الجزاء❤🎉
@RahmaAbuukarRahmaAbuukar
@RahmaAbuukarRahmaAbuukar Ай бұрын
صحيح كلامك شكرا جزاك الله ❤
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish Ай бұрын
Waa la kala degey Oradse maaha? Wax qabadka ayaa ah furaha?
@ridwaanaxmedmuxumed7100
@ridwaanaxmedmuxumed7100 Ай бұрын
Zxp video yada nooso badi😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@AbdikarimAli-v3l
@AbdikarimAli-v3l Ай бұрын
Absolutely💯
@mariaali5872
@mariaali5872 26 күн бұрын
Ty teacher 🤎
@CashaCabdi-tp7oz
@CashaCabdi-tp7oz Ай бұрын
Sider time table prefect ah u sameya plzz next video 📹 😢😢😢
@muniiralghazali8891
@muniiralghazali8891 17 күн бұрын
Abyo Timetable uma bahnid, ileen maalin walbo iyo subax walbo waji gaar ayey kula imaneysaa , so their is no need for Timetable just waqtigaga kafaideyso . Waa ra'iyigeyga .thank you.
@user-lx8dm3bd9s
@user-lx8dm3bd9s Ай бұрын
جزاك الله خيرا
@maxamedmj
@maxamedmj Ай бұрын
Ustaad runtii hadalkaagu waxbadan ayuu igabadalay guul ayaan kuu rajaynayaa horay usoco❤
@WanaagSameey
@WanaagSameey Ай бұрын
Wcs Teacher Ayuuub Mahadsanid🎉🎉🎉
@MohamedAbdikadir-mk3rc
@MohamedAbdikadir-mk3rc Ай бұрын
keep going
@fartunahmed7194
@fartunahmed7194 Ай бұрын
Masha Allah Abowe 🥰🥰
@MariamAhmed-st9tz
@MariamAhmed-st9tz Ай бұрын
Mashallah mahasanid wllo
@user-wz6ep5wg8o
@user-wz6ep5wg8o Ай бұрын
Ustaad ayuup mahadsanid ❤
@user-lr6mr8rb8s
@user-lr6mr8rb8s Ай бұрын
ILAHAY AA Kaa jizaii siyo, adig saxib galiya ayaad Ii tahay, waxad mahadsantahay
@raxmacali7442
@raxmacali7442 Ай бұрын
Ayuub axmed thanks wll🎉
@user-lg4if1qb5m
@user-lg4if1qb5m Ай бұрын
Tʜɴᴋs ᴀʏᴜᴏᴘ ᴍᴇᴅɪᴀ❤
@guledwalqiye
@guledwalqiye Ай бұрын
Thanks sxb
@cabdisamed..
@cabdisamed.. Ай бұрын
Ilaahey mustaqbalka ha noo hagaajiyo
@Hilaal507
@Hilaal507 Ай бұрын
MnshaAllah ustaaad
@UgbaadYuusuf122
@UgbaadYuusuf122 Ай бұрын
Mahad sanid❤
@MaahirjamacAadan
@MaahirjamacAadan Ай бұрын
Mahadsanid wll ❤❤❤❤❤❤
@user-zl5ie1mq9m
@user-zl5ie1mq9m Ай бұрын
Waa run ta wan Arkey tasokale
@SurprisedBoxer-hn9od
@SurprisedBoxer-hn9od Ай бұрын
Macalin sare❤
@cafiyomohamed7623
@cafiyomohamed7623 Ай бұрын
Mahadsanid wlo❤
@user-lo8bg6yh1f
@user-lo8bg6yh1f Ай бұрын
Thnks ustaad❤
@abdirahmanali8122
@abdirahmanali8122 Ай бұрын
1👋
@ayuushahmedelmi8191
@ayuushahmedelmi8191 Ай бұрын
Mahadsanid 😊
@UgbaadYuusuf122
@UgbaadYuusuf122 Ай бұрын
Allh haku sharfo
@ShafiMuse-wf5ox
@ShafiMuse-wf5ox Ай бұрын
Wcs
@NastehaAbas
@NastehaAbas Ай бұрын
Mahadsanid ❤
@aaminaibrahim479
@aaminaibrahim479 Ай бұрын
Mhdsanid ustaad❤
@Asma.channel-H3
@Asma.channel-H3 Ай бұрын
Thanks
@MaxamedTaliska
@MaxamedTaliska Ай бұрын
شكرا
@farhanwabar5654
@farhanwabar5654 Ай бұрын
Waa sax ustaad
@hafiif
@hafiif Ай бұрын
M.a guuleyso lapada daaroodpa mclin ❤❤
@user-ru9qm4md3f
@user-ru9qm4md3f Ай бұрын
Ayup qof an wax baranin oo goreya kabexenin hamey nocoyelanaya aniga waraba ina wax Bartoy lkn aboo idedayo waraba ina shaqesto guregana kabaxo xete adey lema ogolo maxa semeya ishag plz
@asiaqueenmohamett2748
@asiaqueenmohamett2748 Ай бұрын
Macalinka nolosha ayoup ahmet❤
@AhmedShukrani
@AhmedShukrani Ай бұрын
Macalinkeyga❤
@FahmoMohamed-r5x
@FahmoMohamed-r5x Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@TiimyouTubeChannel
@TiimyouTubeChannel Ай бұрын
❤❤
@queenamiira5174
@queenamiira5174 Ай бұрын
❤❤❤😊
@user-xz4zj1ef3j
@user-xz4zj1ef3j Ай бұрын
@TusiyePodcast
@TusiyePodcast Ай бұрын
Ayuub axmed
@LakiMemoha
@LakiMemoha Ай бұрын
M,a
@abdihaaji7014
@abdihaaji7014 Ай бұрын
Asc sxb halke kala soxariraa waxan Nin dhalan yaro somali Ah oo kunool Deutschland Arin ayan raba inaad talo iga siido bro
@fahmomaxamed-er6ji
@fahmomaxamed-er6ji Ай бұрын
Ilhow culayska iga qad🤲😭
@xamdamakeupofficiallmoh2548
@xamdamakeupofficiallmoh2548 Ай бұрын
Asc ayuub Ahmed waxaan kugu salamey salaantii ugu sharafta badney marka xigta waxaan rajeynayaa inaad ficanthy malmalahan maxaa kugu dhacey waxaan rajeynayaa markle inaad khyr la maqneyd videogaga waxaan u suga sida fariin iso dhacayso kale malmahan waxaan is weydiyey maxaa ku dhacey tolow marmarka qaar waxaan dhageysta video hore waxaan rajeynayaa inaad iso jawabto
@Shadeahamod
@Shadeahamod Ай бұрын
Walahy Anabad imoda igahadlayso 😢maraykan 6 bilood ban joga waligariga laysan maqadan waa akhrinaya lkn dacad uma ahi malinkasta bari bankuhayaa bal side ufudud uqayba bal talo biogas sheeg fudud wayo gari hadadan wadan maraykanka xaladisa waa adagtahye anako badan bal noofaidee laysanka iyo waliba dariiqqyada sidaan kuqaybno
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia Ай бұрын
Ugaas Anaa Maraykan kula jooga snapchat igala soo xiriir ayubaxmed1 Wecome to America!
Dhayalsi Laguma Gaaro Dantaada
11:03
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 4,8 М.
Happy birthday to you by Tsuriki Show
00:12
Tsuriki Show
Рет қаралды 12 МЛН
Ik Heb Aardbeien Gemaakt Van Kip🍓🐔😋
00:41
Cool Tool SHORTS Netherlands
Рет қаралды 9 МЛН
5 Gabar ragga u sameeya ma xushmayso
14:34
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 83 М.
Naftaada Hadaad Jeclaato | Fandhaal Podcast 117 |
32:30
Omar Inshar
Рет қаралды 55 М.
10 Nolosha qalbiga farxad ku BEERTA E08
35:38
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 43 М.
5 GUMAYSI Qof sidii la rabo laga yeesho ha noqon
13:17
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 91 М.
Waddada Kaliya Ee ISBADDALKA Dhabta Ah Loo Maro
14:22
XOGGOOB
Рет қаралды 17 М.
034 | 20 fekradood oo ay tahay in aad degdeg wax uga beddesho.
1:24:04
Sahan Podcast
Рет қаралды 125 М.
DEG DEG Sida dhibka kastoo nolosha ku haysta looga BAXO
14:29
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 47 М.
100 Oraah iyo Xikmad Noloshaada Gabi Ahaanbo Badali Doono .
16:05
7 Adigaa dhisan kara noloshaa rabtid KOBCI qofkaa tahay
14:08
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 92 М.
Warda xaashi ninkeeda oo laga qaaday waraysigii Koowaad...
42:48
Mahadka Ali
Рет қаралды 22 М.