7 Gabar leh ka leexo hadii kale waad is nici doontaa

  Рет қаралды 44,448

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

Күн бұрын

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 205
@aminaamish242
@aminaamish242 2 жыл бұрын
Wlhii adunka wareeg iyo naago saxib saxib sheko malayacnii ugunecby alxmdulilah alxmdulilah 🤲🏼
@abdikarimhassan2402
@abdikarimhassan2402 2 жыл бұрын
Naag sAxiibo badan leh inta badan waala furaa good job you stay away
@MOHAMUD550
@MOHAMUD550 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 anigo kle miyaa thy
@khadarcabdi2612
@khadarcabdi2612 2 жыл бұрын
Wali xidhiidh jacayl maan samayn Waxanan ahay 18 jir qofna maan khiyaani Qofna ima khiyaanin
@khadarcabdi2612
@khadarcabdi2612 2 жыл бұрын
@Kaahin Barqadle ciwanka sare eeg ani ma ihi gabadh wiil ayaa ahay
@abdisalanyasin
@abdisalanyasin 2 жыл бұрын
@@khadarcabdi2612 🤣🤣
@abd-fataxxassan6558
@abd-fataxxassan6558 2 жыл бұрын
keep going my brother ayoub ❤️🔥🔥🥰🥰😎
@heyfaanwar3107
@heyfaanwar3107 2 жыл бұрын
@@khadarcabdi2612 😂😂😂
@reem20728
@reem20728 2 жыл бұрын
Ha samayn qaladkagyii oo kale is ilaa li oo xalal ku qado😥
@azmamuuse5806
@azmamuuse5806 2 жыл бұрын
Mashaa Allah nahadsanid wallka qalpiga wan ku taageeraa cadawgaga cagta ka hoos keep going wallka qalpiga
@hafsamohamed685
@hafsamohamed685 2 жыл бұрын
Talo wanagsan ayad bixisaa wllo Alle haku xafido
@fatimaxasan5157
@fatimaxasan5157 2 жыл бұрын
wcs mahadsanid wll ayuub
@sihammohamud493
@sihammohamud493 2 жыл бұрын
Just stay loyal to yourself and your partner (everyone is not perfect if you accept the way your partner is it's good if not please leave them and feel happy )💓 that's it
@ashrafqadar5799
@ashrafqadar5799 2 жыл бұрын
Qof waxbadan oog feel free✅✅
@abdilatifAhmed-v3q
@abdilatifAhmed-v3q 5 ай бұрын
wale waruntis dumark wey qab daran yixin
@caadhifxuseen5851
@caadhifxuseen5851 2 жыл бұрын
M.a maskax socota tahy ustaad allh haku siyaadiyo ✍✍
@rihaancabdulahi6648
@rihaancabdulahi6648 2 жыл бұрын
Rabi haku xafido wllo sida àad Nola wadagto farimaha dhiri galinta ah
@waanjeclahayallaah4895
@waanjeclahayallaah4895 2 жыл бұрын
Masha allaah wllo TikTok ayaan marar badan video yadada ka soo qadan jiray inta nah goni ayaan kaga aqiin qebta you tubka balse sakay ban xooog ku firiyay
@Khalduuni_Vlogs
@Khalduuni_Vlogs 2 жыл бұрын
Masha allah shp waxan ahay The number one ☝🏻 Taageryaaasha aadka kugu xidhan waxaan sugaa intaad soo gelineysid vedioyadaad sabbtoo ah waxaan dhamaystay dhamaan kuwagii hore keep going shp
@hamseali1079
@hamseali1079 2 жыл бұрын
First wanku salamey bro👏
@amsproduction9321
@amsproduction9321 2 жыл бұрын
Masha Allah ustaad mahadsanid
@c_m_c3800
@c_m_c3800 2 жыл бұрын
Ayuub inaad ka soo hadasho sida qofku isku bari karo akhriska I can wait pro
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 2 жыл бұрын
haye bro next insha Allah
@Maxamedshiine7
@Maxamedshiine7 2 жыл бұрын
Mahadsanid macalin Ayuub
@gulledahmed5293
@gulledahmed5293 2 жыл бұрын
Thank you teacher
@abdikafimasulka5331
@abdikafimasulka5331 2 жыл бұрын
Ustaad xikamadad ad nala waadagto wad ku mahadsan tahay Ustad
@faraxcali1740
@faraxcali1740 2 жыл бұрын
Mashalah runtii ma lihi dabeecadan reer waan dhaqan karaa
@nimcocumar5127
@nimcocumar5127 2 жыл бұрын
جزاك الله خير استاد
@ruunruun6136
@ruunruun6136 2 жыл бұрын
Ustaad Ayuub Thank u 100% xaqiiqo jirto oo Aysameeyaan dumarka qaar weeyaan 🌹💯 Thanks again ❤❤
@hafsamohamed685
@hafsamohamed685 2 жыл бұрын
Man sha allaa wiil talo wanagsan Alle haku xafido wllo ❤️❤️❤️❤️
@cabdiqanisaalax8106
@cabdiqanisaalax8106 2 жыл бұрын
Ayub Ahmed alle hakuxafdiyo
@deeqsan9422
@deeqsan9422 2 жыл бұрын
Ustaaad ayuub alla Dartii ayaan kuu jeclahay🥰❤
@dekasango3217
@dekasango3217 2 жыл бұрын
Mashalh hada kadib waxan diyar uu ahe isnadan cosob mahadsanid ayob
@abdirashiidwiif
@abdirashiidwiif 2 жыл бұрын
Cabdi dheere ayubow naga xishow 😂😂
@abdiazizi8076
@abdiazizi8076 2 жыл бұрын
m.a allahaa haa kuu barakeya
@farxiyomaxamed3899
@farxiyomaxamed3899 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal Hada fariimahaga iyo taloyinkaga dhagaysan laha 3 sano kahor ma anan fududeyn Wayo wax badan ka faaidy
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
M.a *ustaadi* allah ku sharfo keep going👏
@amsproduction4288
@amsproduction4288 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@aminohussein9460
@aminohussein9460 2 жыл бұрын
Ayuubow wllo macan kalay aduu ma dumarka uumba ka hadlayaa saaas cadalad maahe ragana kasoo hadal plz wllo
@ayuubaxmedmedia
@ayuubaxmedmedia 2 жыл бұрын
Wllshy xaal qaata next raggaa jafi doonaa
@hindaxasan2682
@hindaxasan2682 2 жыл бұрын
jazka allhu khayer ustaad ayuub taloyinkagu waa no muhiim🙏
@khaderyoussoufaden269
@khaderyoussoufaden269 3 ай бұрын
mahsanid wll allaha kusiyaadiyo cilmigaaga
@um.sumeya1377
@um.sumeya1377 2 жыл бұрын
Ilahay amarki asaxab malehi aroos ma ado sawir fcbook madhigo shaqan ada waa imada gurigan kashaqeya waxbarshadan ada bas intasa udhaxeya
@mushtaaqabdiomerdaahir7598
@mushtaaqabdiomerdaahir7598 2 жыл бұрын
Masha Allah
@Tusmeeye555
@Tusmeeye555 2 жыл бұрын
AYUBOW SXB ANAGA WAAD NALA TALISAY BAL XOGAA RAGA CEEBTOODA GABDHAHA USHEEG TIMIR LAF BAA KUJIDHE
@shushucabdilsn8344
@shushucabdilsn8344 2 жыл бұрын
Ayuubow malmaha ciyaarta nagu wadid waan kugu qadanee😂 usbuucan wixi ka dambeya inamada aad
@aboubakermohamedabdi9321
@aboubakermohamedabdi9321 2 жыл бұрын
Asc wllo wanku salamayaa inbadan waxa aan ku rajeynayaa waxa badan o khry ah marka waxa aan rabay in aan kula xidhiido waxa aan u bahanyahy cashardaa
@laadinimahamud7783
@laadinimahamud7783 2 жыл бұрын
M.a manta ayaa igu horayso wax badan ayana ka faaiday Allah xifdiyo wll
@yurubyurub1230
@yurubyurub1230 2 жыл бұрын
Mansh allah tabrkalaha allah haku sharfo
@zahrahassan3568
@zahrahassan3568 2 жыл бұрын
Asc Suheyb Taqtar Ilmo Nafsiga bartay miyaa tahay ? Pls iiga so jawaab walaal thanks
@mukhtarmohamedali9854
@mukhtarmohamedali9854 2 жыл бұрын
Masha Allah ayuub alle hakuxiftiyo
@najmaomarmohamed6129
@najmaomarmohamed6129 2 жыл бұрын
masha allah walal ayuub 🥰💯
@رشيدعمر-ج1و
@رشيدعمر-ج1و 2 жыл бұрын
ماشاء الله جزاك الله خيرا الله يبارك لك
@abdullahiabdirashid3479
@abdullahiabdirashid3479 2 жыл бұрын
Mr 7 saven waan ku wataa....
@farxiyogabal7984
@farxiyogabal7984 Жыл бұрын
wlll ayuuub allh haku barakeeyo runtii aaad baaad nugu dadaashaah mahadsnid
@haniabdihakiin2670
@haniabdihakiin2670 2 жыл бұрын
Thank you so much
@marianshire5671
@marianshire5671 2 жыл бұрын
Asc wlla ayuubow markasta waan kuuducaayaa wax badan ayaan Kaafaa iday sida dhiiri galinta nafta
@DhoofoAadan
@DhoofoAadan Жыл бұрын
Alla abow iyadu best friend badanaa😂
@mohammedayoze7171
@mohammedayoze7171 2 жыл бұрын
Caqligaaga Allah ku Ziyadiyo
@kayaabdul4915
@kayaabdul4915 2 жыл бұрын
Suheybow xaliye yar caadiya noqtey
@falisahmedhussen5440
@falisahmedhussen5440 2 жыл бұрын
MashaAllha 🥰🥰🥰
@faizaclaahi8616
@faizaclaahi8616 2 жыл бұрын
Thank you brother ayub axmed👏
@asmasaleeban1418
@asmasaleeban1418 2 жыл бұрын
Jasakallah wllo
@kariwan2482
@kariwan2482 2 жыл бұрын
Ayuuub horra commenttiga ma akhrisaaa👍💕
@shushucabdilsn8344
@shushucabdilsn8344 2 жыл бұрын
Ustaad allaha ku sharfo
@fatimaabdirizak2117
@fatimaabdirizak2117 2 жыл бұрын
Mahadsanid boowe
@diirigelintanafta5550
@diirigelintanafta5550 2 жыл бұрын
ما شاء الله
@sadamraskaofficial5143
@sadamraskaofficial5143 2 жыл бұрын
Thanks broh🥺
@guuleedfaracade8964
@guuleedfaracade8964 Жыл бұрын
Lataliye qaaliya ayuub
@faaraxsheeko3669
@faaraxsheeko3669 2 жыл бұрын
Walall subey sxb alle hakubarakeyo
@abdifatahnor1338
@abdifatahnor1338 2 жыл бұрын
Somalida noloshoooodu in yar mooyeee waaaaa khayaaamo markaaa mar kasta waxa halaaagma kuwa daaaaacadaaaa rag ama dumar ha ahaaadaaaaan
@faizaabdirzaakahmed3285
@faizaabdirzaakahmed3285 2 жыл бұрын
Ustaad ayuubow ragana waa kaa sugaynaa insh alh
@naimaosman2157
@naimaosman2157 2 жыл бұрын
Asc masha allah ayaub waxan ahay dad ad kutagera ee allah kuxifdhiyo waxan rabii cause english
@munahazzanhazzan9068
@munahazzanhazzan9068 2 жыл бұрын
Asc wll ayuubo wiil aan wada soconay ayaa kabalan qaaday inaan waligay katagay wuu idhaariye kadib markaa mudo wada soconay ayaa kuarkay inuu dhaqamo xumo kahadlayo oona joojinay waa usheegay inuuwaxaa iigala hadlin ama uu kasheekay dhaqan xumadaa wuu siiwadaa wali ani waa kagaabsaday waa ujaray xariirkii dambi maiga soogaadhayaa dhaartii aan udhaartay jawaab wacan wll
@anasmohamoud8621
@anasmohamoud8621 2 жыл бұрын
Wlshey shey xun ama dhaqan xun qof aad ku aragtid waxa haboon allihii aad shalay ku dharatay manta allahaas dartii inad uga tagto xumatadas wayo diintena lama adkeynin oo laguma dhihin kan dhaqanka xun lajoog ee waxa lagu dhahay ka fogow kan xun saxiibne ka dhigo kan wanagsan marka wax dambi ah kuma yelan dontid I.a laga yabaa alle dartiis hadad uga tagto inuu alle kugu badalo mid ka wanagsn ooka kheyr badan❤️ Talo walaltinimo👸
@مشتاقةللجنان-ج5س
@مشتاقةللجنان-ج5س 2 жыл бұрын
yaahuu naa kaasi xalal uma jeedo marba hada aragtay ninku inuu bilaa xayo yahay kheyr malaha waxaso kalana waaba kugu waa jib inad goyso
@nuwara8333
@nuwara8333 2 жыл бұрын
Wa walantahy umaley dhaqan xumadaas uwaday baa danbi kasogari lahay inaa katagto waku saxanthy
@madaromar9660
@madaromar9660 2 жыл бұрын
Qofka marka uu dharto haddi dharta u ka baxo waxa ku wajiba sadex cisho oo soona ama masakiin inuu qudiyo Waxanad ogayn say ku danbayndonan waligaa haku dharan wllo
@samiiracadaani7937
@samiiracadaani7937 2 жыл бұрын
walaashayeey danbi maaha isgaa ilaalinwaay xidhiidhkiinu inu hagaago markaa qofkii dhaqankiisa xumaado iska tag
@hayaatahmed3529
@hayaatahmed3529 2 жыл бұрын
Mnshala
@shadiyaadam
@shadiyaadam 2 жыл бұрын
Masha Allah brother👍
@hibaaqegal252
@hibaaqegal252 2 жыл бұрын
Wiilasha qaar aan dhaqanka ku arkay qof marmar isaga dhan cadhaysan, hadana maalmo kadib caadi bay noqdaan 😂😂😂😂
@mow-khaliifa995
@mow-khaliifa995 2 жыл бұрын
😁jah
@simangurey8416
@simangurey8416 2 жыл бұрын
Xaaskada nasiib leh oo adigay ku heshaye mnzhllh ilahay ha isku kiin barakeyo my family🤲❤🙏
@najiibibrahim3603
@najiibibrahim3603 2 жыл бұрын
Hhh
@xamdaqaali9207
@xamdaqaali9207 2 жыл бұрын
Adaa iska dhaahdiciye ineey nasiib ledahay wxaw yahay ma,adaa og naftada karaameey
@najiibibrahim3603
@najiibibrahim3603 2 жыл бұрын
@@xamdaqaali9207 argtide mad ku haysta mase hady amnty nafteda ma karmysa wall adi mel kadulysa artidada haku filnta wa argti fiicnthy sharciyan iyo aqlitanba intaba
@simangurey8416
@simangurey8416 2 жыл бұрын
@@xamdaqaali9207 karamada naftayda mxa mesha kenay ma ana rapo wilka yacni waxan kawada o hadalkas udhahay su dumarka dabecadahoda uyaqano
@xamdaqaali9207
@xamdaqaali9207 2 жыл бұрын
@@najiibibrahim3603 maku fahmin wllo mxaad kawadaa
@bilanahmed860
@bilanahmed860 2 жыл бұрын
Alx aniga qof ahaanteyda noloshayda 2hablood baan zxp lanoqday Wana hablihii markaan yareen aan wax isla baranjirnay wlhi salaadkasta oo aan tukado wan udduceeyaa wayo wllahayga ookale bay iila dhaqmaan nafteyda waxaan lajclahay baana la jclahay Mida 2aad waligay aroos matagin xataa guriga nagu dhagan haduu kadhacaayo 2hablood baa ila dhashtey ayakana waa ila mid alx hoyaday wlhi waxay dhahdaa waxaan idinku jeclahay gurigiina Baad ku egtihiin wlhi isku fanin mayee meel ahadaan aadayno hoyo aan ogeen ma. Aadno sbbto ah Kalsooni baykusiii qadayaan alx Markasta dhiira galinta baan dawadaa gablaha iga yar yar wan dawasiiyaa sbbto ah wllshyda waxaan jclahay inay noqoto gabar karti iyo naxariisba leh Runtii isku dabecad bn nahay alx
@juweriyaabdillahi22
@juweriyaabdillahi22 2 жыл бұрын
Wllo Ayuub markasta ma dumar uunbad ka hdasha maxd uga hadli weydey nimanka 🤷‍♀️😓
@nimcomixile9694
@nimcomixile9694 2 жыл бұрын
Kķkkk waxan arkay ninxaasle oo gabrkale lashegaysnaya oo markoo xaskiisa la jooga mooye intakale taleefan ku hadla illaa oo dhagaha dheecan ka galay wax bal soo dheh
@masmalhasan2583
@masmalhasan2583 2 жыл бұрын
Mahadsnid wllo jasakalah khayr
@qadarmideey4454
@qadarmideey4454 2 жыл бұрын
Waaw waasx
@cabdifataaxmaxamed7444
@cabdifataaxmaxamed7444 2 жыл бұрын
Thanks
@mohamedidow6939
@mohamedidow6939 2 жыл бұрын
Suhebow waxaa shegeso nagaha somalida dhan aaba lahee xagee aadnaa
@Umayma12
@Umayma12 2 жыл бұрын
Wlhi ayub hada aniga dacwad badan iyo ku dhaganba wan isku darsadayn
@saidaabdihashi5142
@saidaabdihashi5142 2 жыл бұрын
Wllkey suheyb saajid🥰🥰🥰🥰🥰
@Jihaanjanno
@Jihaanjanno 2 жыл бұрын
Ayuubow maaLmaHaan Dumarka lee miyaa Lagu qaXaa Yac🤔🙆🙆🤣 BaL wiiLasha Markooda Kasoo HadaL
@shushucabdilsn8344
@shushucabdilsn8344 2 жыл бұрын
😂😂 iyagaba markoda jafidoda waano sosocotaa
@cabdulahimaxamud1221
@cabdulahimaxamud1221 2 жыл бұрын
Waxan kaa doonayaa in talo i siiso wll
@simangurey8416
@simangurey8416 2 жыл бұрын
Ayuubow wlhi dumarka said baad uparatay dabecadahoda mnzhllh
@starbdi510
@starbdi510 2 жыл бұрын
Thanks for everything my bro 🙏 dadaan isku niyad furneyn wax is kuma ahan dhib ka hortag buu leeyayay ee daba qabasho ma lahan noloshaada shido heys ku horseedin sidoo kale wlla/wlsha ha u horseedin markale thanks wllka 🥰
@waanjeclahayallaah4895
@waanjeclahayallaah4895 2 жыл бұрын
Lkn wax yar aan kugu darsade wllo dad aad u aqli yar bah jiro oo hadaladada intAy sameyan ku kala tagi karah is jir wllo yusan danbi ka soo garin ee
@cadedaahir5023
@cadedaahir5023 2 жыл бұрын
waa inigoo oo kale
@nimcocabdiraxman71
@nimcocabdiraxman71 2 жыл бұрын
Alx ma lihi dabeecadaa lkn ragu wayba ka helaa dumarkaa
@muhiimabdirahman4171
@muhiimabdirahman4171 Жыл бұрын
Dabeecadahan Mid Aan Ka Leeyahay ma Jirto lkn Wlhi waxbadan Ayaan ka Faidey Alle Haku Sharfo Wllo 🥺🤴
@kowsarabdullaahi8823
@kowsarabdullaahi8823 2 жыл бұрын
Waxaa isoo jiiday Qodobka Saddaxaad ,waligaa qof hal jeer ka badan lama Waco, hadaysan dhibaato weyn jirin.
@mamohalimoabdiabdilahi1629
@mamohalimoabdiabdilahi1629 2 жыл бұрын
Kkkkkk is okay 👌 very good teacher 👏people
@shushu7676
@shushu7676 2 жыл бұрын
Walal plz videoga yuusan dheeran adoo rali ah
@saidajama4294
@saidajama4294 2 жыл бұрын
Wankuwataa wllka
@AhmedAli-mg8is
@AhmedAli-mg8is 2 жыл бұрын
Masahllha 😍 😍 😍
@cabdulahimaxamud1221
@cabdulahimaxamud1221 2 жыл бұрын
Wll ayuub waxa uu jeceel naga dhaxeeyaa gabar aad baan u jeclahay balse waxan ku arkay arin ay u badan yihiin dumarka waxan ku arkay in qabto jiniyo ku ka marar ka qaar kood wana ka baqa yaa maxan samee wll ila tali
@Mowliid2024
@Mowliid2024 2 жыл бұрын
Guurso, jinigahaas waxaa oday waaynu ii sheegay in la oran jiray xanuun gabdheed, oosida looquraan saaraayo markaay guursato aay ugu danbayso. Uguuriya, baa la oranjiray. waxaana macquul ah rag damac guur kaleh in aay yihiin oo markiila arooso kaharaan kkk Mowlid from Noorweey
@nasraismail4230
@nasraismail4230 2 жыл бұрын
Waan garanay lkn suhayboow gabdhahan yaa guursanaya markaad ragii kuwaanisay inay ka cararaan
@xasandable2975
@xasandable2975 2 жыл бұрын
ayuub Wll saxiiptinimada Hablaha ee xun Kaso Hadal plz
@cabdalehaaji2460
@cabdalehaaji2460 2 жыл бұрын
Sxb waa ku wataa
@layloisxaaqaxmed8150
@layloisxaaqaxmed8150 2 жыл бұрын
7 fiicn keen
@mayancumarmaryancumar6301
@mayancumarmaryancumar6301 2 жыл бұрын
Wlhi runtadi waye aniga xata wan somaray sida amanta
@hazzenfarah3068
@hazzenfarah3068 2 жыл бұрын
M.allah
@kajamohamed
@kajamohamed Жыл бұрын
M.a
@rahimamahmoud7481
@rahimamahmoud7481 2 жыл бұрын
Qof markuu wax iga sameeyo wan ku cel celiyaa waxaasaa sameesey wa inaa joojiyaa😭😂
@nimcomahamud6271
@nimcomahamud6271 2 жыл бұрын
Suhaybaw nagamaad xishoon hhhhhh
@saidajama4294
@saidajama4294 2 жыл бұрын
✌🏼dabarkaa ii saran tahay suhaybo🤣
@kariwan2482
@kariwan2482 2 жыл бұрын
Mowduca puplic kala.socdaaa bro
7 Wakhti AFKAAGA ka adkoow qurux sharaf lagu daray
11:25
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 48 М.
Dumarbaa nolosha ka QARIBAY rag badan waadna igu raaci doontaa
13:31
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 41 М.
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 2,9 МЛН
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 32 МЛН
5 Gaaritaanka meel sare kuu sahleysa isbadelka nolosha
6:06
C/fitaax Deeq media
Рет қаралды 6 М.
Sameeyso Hab Nololeed Boqortooyo .
18:39
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 15 М.
5 Gabadha leh ka leexo wakhti ha iskaga lumin
14:00
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 51 М.
Farxadaada waxa ay ku jirtaa gacantaa - Your happiness is in your hands
16:31
SIRTA JOOGTAYNTA | ADNAN & SIRKA PODCAST
44:09
AS PODCAST
Рет қаралды 73 М.
7 Gabari Haday leedahay ka hortag hadda way ku dhaawici doontaa
17:42
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 52 М.
7 Gabar markaa ku aragtid qalbiga yeysan kaa jabin
13:35
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 47 М.