Dumarbaa nolosha ka QARIBAY rag badan waadna igu raaci doontaa

  Рет қаралды 41,318

Ayub Ahmed Media

Ayub Ahmed Media

2 жыл бұрын

=======================================
Connect with me on social media
Facebook: / ayubaxmedmedia
Twitter: / ayubaxmedmedia
Instagram: ayubaxmed
#ayubaxmed
Subscribe to my channel:
/ suhaybsaajidmediapro
Subscribe to my second channel:
/ @ayubahmedpodcast
My Gear:
Nikon DSLR Camera
Lens Nikon Prime
Mic Movo WMX 1
Lighting: Neewer
Editing Software:
Sony Vegas Pro 13
After Effects
Sounds:
VideoHive.com

Пікірлер: 213
@mohamedkhadar9443
@mohamedkhadar9443 2 жыл бұрын
Nabiga Scw aya Yidhi Fidno an Haween ahyn Idinma Ogi Allah aya Yidh zinada Ka Dherada Kuwa an Guursan Karin Ha is Ilaaliyan Rag kuwa lama Dhehe Xoolaha ayay ka Liitan Subxanalah
@isseyussuf9658
@isseyussuf9658 2 жыл бұрын
Alle haku xafido wllky qaali ayub, runtii waxaa tahay qof ka hadla xaqiiqada anigana waxaan ahy mid jeceyl dhageysiga dhiiri galintaada marwalbo inshllh allana waxaan kaaga rajayni hyaa in uu kaa awaal mariyo wanaaga aad inoo sheegtid brother.
@AFIFHD77
@AFIFHD77 2 жыл бұрын
Shekhii xifdiga ayaba ilowsho kubeermeen Markii uu arkay gabdh kahoryzey oo cagteeda uu fiiriyey Imamu shafici 🤩🤩
@The_musculine_Gs
@The_musculine_Gs 2 жыл бұрын
Subxaanalah
@cabdifataaxmaxamed7444
@cabdifataaxmaxamed7444 2 жыл бұрын
Waxaan rajaynayaa waanadaa iyo wax sheeggaa inuu illaahay ku anfaco kuwa xaaladdaa ku jira. Qof wax kusiiya waad heshaa lkn qof wax kuu sheega ma heshid ama way yartahayba. Markaa haka faa iidaystaan hadalkaa.
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 2 жыл бұрын
Inshaa Allah wll😊😊🙏💯
@jasminej6281
@jasminej6281 2 жыл бұрын
Talking about the negative women isn't constractive and I think that's already been done by so many Somali men. Focus on the positive and how Somali men can find these many great women we have.
@anisaabdulkadir17
@anisaabdulkadir17 2 жыл бұрын
Ayub Axmed is not mostly talk for negative women, sometimes he took one of these bad women to aware others so we can't say he is mostly talk negative people.
@jasminej6281
@jasminej6281 2 жыл бұрын
I am entitled to my opinion
@khadijahassan7130
@khadijahassan7130 2 жыл бұрын
Finish watching the video and then you'll understand what he is talking about Insha'Allah 🙂
@Fowzia69
@Fowzia69 2 жыл бұрын
Yeah I right
@shukriabdullahi6912
@shukriabdullahi6912 2 жыл бұрын
Allah ku xafid marwalbi dhirgalintada wlhi ad udhageystaaa thanks teacher
@umuikran7457
@umuikran7457 2 жыл бұрын
Cajiib! Xigmad socda yaad tahay bro guuleyso
@sagalmahamed8515
@sagalmahamed8515 2 жыл бұрын
Subaxana allh War dumarow alle kacabsada oo iska astura raga yaarabi na astur
@apdirashidalwaajidi8592
@apdirashidalwaajidi8592 2 жыл бұрын
Dhibaatada keliya nahaysata waa midaa Allaha Ku sharfo bro💯
@khadiijaabdullahi372
@khadiijaabdullahi372 2 жыл бұрын
Hadiiba ee wax fahmayaan oo iiman yar qalbigooda ku danbeeya waad la hdlshay💯🙏
@fardowsamohamed3745
@fardowsamohamed3745 2 жыл бұрын
The best teacher ever
@amincabdillahi1660
@amincabdillahi1660 8 ай бұрын
You always talk the truth bro, Godbless. Dhegihii alla waaniyaa waantooba.
@nimcomaxamed390
@nimcomaxamed390 2 жыл бұрын
Jazaka allahu my teacher allaah haku barakeeyo
@cabdallabritish27
@cabdallabritish27 2 жыл бұрын
Msha Allah ustaad Wllhi wax bdn ayan kaa faaiday markii Channel kaaga aan ku soobiray ilaa hada Cilmiga aad baratey Rabbi hakuu ziyaadiyo Dar Alle kuu jeclahy My Dear teacher 💯💓
@Xuska-bukgaari-xuska
@Xuska-bukgaari-xuska 2 жыл бұрын
Kafidyso bowe wayo wa maclin dumr iyo ragba role model noah
@ummaxamadxasan3270
@ummaxamadxasan3270 2 жыл бұрын
Msha. Allaah akhi qaali allaah kuxifdiyo waajki kusaarna waad gudatay bari. Baad katahay
@nimcomaxamed390
@nimcomaxamed390 2 жыл бұрын
Subxana allaah wllhi dumar badani iyaguna wy dambaabeen raggiina wy dambaajiyeeeen !!!
@asahdkayhat3919
@asahdkayhat3919 Жыл бұрын
Wad mahadsantahay walal ayub jazzakallah khyr Qof qiimo badan bathay 🙏
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 2 жыл бұрын
Thank you teacher🙏🙏🙏💯
@hiissaid6477
@hiissaid6477 2 жыл бұрын
Subxaanallaah wll runbadne Allaah ha ku anfaco kuwo badan oo lunsan
@Billowyare
@Billowyare 2 жыл бұрын
Masha ALLAH , professional vedio ALLAH haku xafido ustaad 🙏 👏 ♥
@ibrahimabdi1737
@ibrahimabdi1737 2 жыл бұрын
Exactly ustaad Wa sax oo jira ayaad ka hadasha Waxyaabo bdn baa iga baxay
@abibokiehyacin6138
@abibokiehyacin6138 2 жыл бұрын
Welcome back teacher ayub ahmed
@katraabdi7778
@katraabdi7778 2 жыл бұрын
Well said brother good job thanks
@ruunruun6136
@ruunruun6136 2 жыл бұрын
Hayayya dumarow ayaantaan shaashada ayaad saaranyihiiiin kkkkkk Thank u ustaad
@kowtherhassan9236
@kowtherhassan9236 2 жыл бұрын
Kkkkkk
@ninweyn6514
@ninweyn6514 2 жыл бұрын
Masha Allah xaqiiqda ayaad Ka hadashey bro ilaahey haku xafido
@CaamirAbdi10
@CaamirAbdi10 20 күн бұрын
My best teacher ❤❤
@abdirashidzake1341
@abdirashidzake1341 2 жыл бұрын
.m,a,,,maalim,,,I have learn a lot of things keep going,,.my teacher
@MohamedAnwar.
@MohamedAnwar. 2 жыл бұрын
I had learnt lot of things with you 🇷🇺✅
@cabdiqanisaalax8106
@cabdiqanisaalax8106 2 жыл бұрын
ماشاء الله جزاك الله خيرا أخي
@abdulahisalaax4034
@abdulahisalaax4034 2 жыл бұрын
Mahadsanid suhayb indheer garad
@cabdifataaxmaxamed7444
@cabdifataaxmaxamed7444 2 жыл бұрын
Wllhi wll waa wax jira subxaanallaah. Illaahay haka daweeyo inta taqaanna.
@cabdiqaadir2477
@cabdiqaadir2477 2 жыл бұрын
Thank you my dear fri .
@nasrocadeyinamaxamed3172
@nasrocadeyinamaxamed3172 2 жыл бұрын
Masha Allah wll waanadada allaha nugu anfaco adna allaha ajarkaasiiyo
@harbisulub
@harbisulub 2 жыл бұрын
Walalo may Allah bless you in dunya and akhira. I have been following you for a long time. Your videos have on many occasions inspired me. I sincerely make dua to Allah for you and your family.
@lacag-lacag
@lacag-lacag 2 жыл бұрын
Ma intas luuqadaada kusoo qorto waa yaab mana yara🤦🏾‍♂️🤦🏾‍♂️
@harbisulub
@harbisulub 2 жыл бұрын
@@lacag-lacag wa runtaa walalo.
@lacag-lacag
@lacag-lacag 2 жыл бұрын
@@harbisulub ok sxp luuqadeena an ku faano luuqadaan owowyaashen ayaa ı dhintey oo ka diiday cadaanka iney luqad an somali ahayn ku hadlaan anaguna si fudud ayaan u dayacnay luuqadeeni an anagu lahayn
@abdiqadirmohamed4172
@abdiqadirmohamed4172 2 жыл бұрын
Alhamdulilah xili fican aya ilahay igaransiiyey inan ka qaantobo allow igar gar
@cabdiqaadir2477
@cabdiqaadir2477 2 жыл бұрын
Good advise
@abdukadirmohamud611
@abdukadirmohamud611 2 жыл бұрын
Keep going teacher
@abdullahimoha605
@abdullahimoha605 2 жыл бұрын
Channelkii kle mee zxp Ayuub Axmed media welcome back
@faisalhapiipi6576
@faisalhapiipi6576 2 жыл бұрын
Thanks ustaad qalpi.ayaa noo qawojisaa
@souheibyoussouf7382
@souheibyoussouf7382 2 жыл бұрын
Mahadsanid hn🥰👑💪
@shadiyaadam
@shadiyaadam 2 жыл бұрын
Masha Allah 👍
@shucaybmahamedjama3635
@shucaybmahamedjama3635 2 жыл бұрын
Macalin keep going ilahay caqligaaga ha kuu bara keeyo
@filsankaamil8438
@filsankaamil8438 2 жыл бұрын
Thanks ustaad
@dayaxaadan7840
@dayaxaadan7840 2 жыл бұрын
Masha allah hore u soco
@saciidoclle4946
@saciidoclle4946 Жыл бұрын
Maasha Allah allaah haku xafido wll
@Mukhtaar2004
@Mukhtaar2004 2 жыл бұрын
Waa talo wanaagsan sxb ajir Allaha kaa siiyo
@ayaancabdi8959
@ayaancabdi8959 2 жыл бұрын
Mansha Allh wllo Alle haku xafido
@muraayoroble7422
@muraayoroble7422 Жыл бұрын
Ameen yaa Allah
@Abucadnaan
@Abucadnaan 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@abdihakimjama1877
@abdihakimjama1877 2 жыл бұрын
Masha allah
@ifkamedia8334
@ifkamedia8334 2 жыл бұрын
Very true my brother
@wanaagabadso903
@wanaagabadso903 2 жыл бұрын
Allahuma .Aamiin yaa rabbi🤲🤲🤲
@hachimdjama8491
@hachimdjama8491 Жыл бұрын
Allah noo naxarisoo amiin yaa rabii
@Somali.111
@Somali.111 2 жыл бұрын
Wallaahi waa run Rag badan dumarbaa saameeyay
@mohamedsoyan4683
@mohamedsoyan4683 2 жыл бұрын
Ok & thnxs
@cabdicasiis7824
@cabdicasiis7824 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamin
@nimcocabdiraxman3520
@nimcocabdiraxman3520 2 жыл бұрын
The best dhiira galiye
@cabdulahimaxamud1221
@cabdulahimaxamud1221 2 жыл бұрын
Masha allah guulayso sxb sare
@nasrithesame2394
@nasrithesame2394 Жыл бұрын
Masha allh wll qali mid maka codsada
@shakrabowy1432
@shakrabowy1432 2 жыл бұрын
Rabbi Hakaa Raali Noqdo wlhi Dareenkeeyga Wuu is badaly Bro Allha ku Sharfo
@kariwan2482
@kariwan2482 2 жыл бұрын
amin bro
@safiyamaxamed8071
@safiyamaxamed8071 2 жыл бұрын
Ustaad plz noso celi dhiiriigalintii hanoqoto dhan arday nimo dhan shaqsiyad dhan ganacsi dhan hami xariirada cabaar an ka nasano 🙏
@midnimo3593
@midnimo3593 2 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin
@xararo5222
@xararo5222 2 жыл бұрын
Ayuub wax saxan ayu kahadlay marka raga laga hadlina dumarka kama marna wayo dumarkaba wey sigeystaan ani ahaan wll aad baan kugu mahad celinayaaa allh haku sharfo
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Жыл бұрын
Ustaad waad mahad santahay
@Hussein_Mohmd..
@Hussein_Mohmd.. 2 жыл бұрын
Wlhi runtaa ka hadashay ustaad allah ku sharfo
@xamdicabdullahi3685
@xamdicabdullahi3685 2 жыл бұрын
aaad iyo aad ustaad ani waa ku raacsanahay wlh
@deeqsan9422
@deeqsan9422 2 жыл бұрын
Runta ayaad ka hadashay ustaad ayuub 👌👌
@ayubpro
@ayubpro 2 жыл бұрын
Subahan allaha
@mohamedhersi8049
@mohamedhersi8049 2 жыл бұрын
M.a wllkey ayub
@abdulahimohomed3483
@abdulahimohomed3483 2 жыл бұрын
alhamdulilaah ilaahaY baan ka magaN galnaY
@abdirahmanqaase279
@abdirahmanqaase279 2 жыл бұрын
Màsha Allah
@user-iz4uh6jk3b
@user-iz4uh6jk3b 2 жыл бұрын
subxanalaah allaah ka madobeyo qofkasta oo lagu imtixamay dawgaas subxanalaah 😭😣
@SHARLAAWE122
@SHARLAAWE122 Жыл бұрын
Allaha ku sharfo wllky❤
@cabdirahmanjama6675
@cabdirahmanjama6675 2 жыл бұрын
The first view thanky you pro
@AliFoden-hh2zx
@AliFoden-hh2zx 8 ай бұрын
If ALLAH says aday I will sea with you ❤
@farduusciise1863
@farduusciise1863 2 жыл бұрын
Subxanallaah ilahay haka madobeyo Dhibato ayaa haysata
@faizaclaahi8616
@faizaclaahi8616 2 жыл бұрын
M.a ayub axmed
@libaanabdi5236
@libaanabdi5236 Жыл бұрын
Allow ku xifdi walahi sax waye
@zuhayb9
@zuhayb9 2 жыл бұрын
Ayuub wll Aniga Wxn jeclahay inaad mawduucyada dhiirigalinta nowado Aniga vedegac hadii mar dumar lagahadlayo madawado sababtoo dhalinyar ayn ahy limabahna inaan dumarkumashquulo
@jasminej6281
@jasminej6281 2 жыл бұрын
Exactly
@justforidea1282
@justforidea1282 2 жыл бұрын
Kuwa ku mashquulsan dawaashada Waxas ayu ka wacyi galinayaa..
@ayanmohamedeman4817
@ayanmohamedeman4817 2 жыл бұрын
سبحان الله 🥺🥺🥺🥺 اللهم اغفر لها
@nasrithesame2394
@nasrithesame2394 Жыл бұрын
Walahi
@neimadaher1934
@neimadaher1934 2 жыл бұрын
Subxanallah😭😭😭😭💖💖💖💖
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 Жыл бұрын
Xaqiiq wllhy wn kula qabaa fekerkaas wll
@abdirahimaden3745
@abdirahimaden3745 Жыл бұрын
Neo Ayuub adu Md samaysaa ya ku baray
@zakriathayibmuusa9345
@zakriathayibmuusa9345 2 жыл бұрын
Legend
@muniiromuniiro4845
@muniiromuniiro4845 2 жыл бұрын
Ayuubo malmahan xaliya isku badali rabtahe 😁😁
@safiyacumar7688
@safiyacumar7688 2 жыл бұрын
Ayuubow malmahaan professor xaliye aa isku badashay ma istiri😏
@allove1961
@allove1961 2 жыл бұрын
Waani wall dadka xumaanta sameeya walhi Qof damir le oo allah ka cabasanya waxaa masameeyo . Allahow soo hanuuni
@lulmohamedjama9497
@lulmohamedjama9497 2 жыл бұрын
Subxaanalah. Ayaa rabi
@quenmasbal9558
@quenmasbal9558 2 жыл бұрын
Rasuulka scw wuxuu yiri ragoow dumarka ka cabsada aduunkana ka cabsada😭😭😭
@sahayaakhiromedia.3861
@sahayaakhiromedia.3861 2 жыл бұрын
ASC MUSLiMiiNTA ALLAAH iSKU DHiiBAYOOW MACBUUDKiiNNA iLAAHiiNNA RABBiGiiNNA SAYYiDKiiNNA BAR-BAARiYiHiiNNA SAAD UBARATAAN DHAXALKII RASUULKA SCW AYAA SH MAXAMED SHARMAARKE SALLACALEE OFFiCiAL CHANNEL LAGU QAYBINAYAA EE KA SOO QAYB GALA ALLAAH HA'iDiN BARAKEEYEE.
@abdulaahigeyre7366
@abdulaahigeyre7366 2 жыл бұрын
m.a waxaad nagalahdashay xaqiiqda ilhy hakaa abaal mariyo 👍👍
@xaarithcabdullaahi116
@xaarithcabdullaahi116 2 жыл бұрын
SubxaaNalLah💔 والعياد بالله
@muxammaddeexeed3889
@muxammaddeexeed3889 2 жыл бұрын
Alllah muslimiinta haugar gaaro
@kadanaliisa2367
@kadanaliisa2367 2 жыл бұрын
Asc horta habaryar waa run oo nebigu csw waxa uu yiri dumarka fitno ka daran ma idiin ogi aw kanaa qaala nebiyu scw. Laakiin ragu iyaga ayaa loser ah, Ha is toosiyan hana xushoodaan Hana ogaadaan in shaabun nach,aa min cibaadati rabih ama qof dhalin yaro ah oo cibaadada allaah kusoo barbaaray uu ka mid yahay 7da had
@kadanaliisa2367
@kadanaliisa2367 2 жыл бұрын
Sorry gacantaa igaga dhacday. 7da hadhka allaah hadhsanaya. Markaa bal jaaniskaa haysku Dinar sheen naag live ah baan xataa waxba ka qaadayn waayo allaahbaan ka cabsanayaa ayaa kaga filan.
@sadiaibrahim8179
@sadiaibrahim8179 2 жыл бұрын
Subaxaanalah
@CabdullahiCase
@CabdullahiCase 2 жыл бұрын
Guulayso walaal. Sida aad dhalinyarada ulatalisid.
@shamsaabdirahman6298
@shamsaabdirahman6298 2 жыл бұрын
Allahu akbr illah hanaasturo dumarow illah kabaqa wlhi
@mohamedhersi8049
@mohamedhersi8049 2 жыл бұрын
farxad igu Nooloow wllkey ayub Noloshu kuma xumayso
@wallalganey2609
@wallalganey2609 2 жыл бұрын
Pro keep g
7 DUMARKA KU DOORO
14:13
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 57 М.
7 Qofna deyn iiguma laha inaan raali geliyo DAREENKIISA IS BAR
14:55
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 50 М.
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 63 МЛН
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 41 МЛН
Useful gadget for styling hair 🤩💖 #gadgets #hairstyle
00:20
FLIP FLOP Hacks
Рет қаралды 8 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 54 МЛН
Ha Guursan Dumarkaan | Fandhaal Podcast | 33| Red Flags .
27:02
Omar Inshar
Рет қаралды 70 М.
Facaa Sida Looga Soocmo
8:46
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 46 М.
DOCTOR-KII OOMAAR GACANTA KU HAYAY I NATIIJADA HORUDHACA AH?
14:53
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 10 М.
DUMARKU RAGA SIDAN AH MA QIIMEEYAAN
9:59
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 41 М.
xiriirka u jar !  Nooca saaxiibada kamid ah , tilmaamo xun xun
12:35
Lama raadiyo nin faraha ka qaad wuu soo noqon adiguba tijaabi
4:58
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 152 М.
5 Dumarku neceb yihiin ragu sameeyaan
12:55
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 27 М.
Hurdo Habar Ma Koriso
11:51
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 40 М.
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
0:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 7 МЛН
Czn Burak vs Argenby Which sigma is better?
0:19
ARGEN
Рет қаралды 11 МЛН
Они не знали, почему он так поступил, пока
0:39