7 Haddiyadood sii Carruurtaada I - Mubarak Hadi

  Рет қаралды 22,880

Mubarak Hadi

Mubarak Hadi

Күн бұрын

Пікірлер: 96
@BashirTVRadio
@BashirTVRadio 7 ай бұрын
1. Bar Allah 2. Bar madax banaani 3. Jacayl bilaa shuruud la’aan 4. Bar sabarka iyo dulqaad ka 5. U noqo hormuud Wanaagsan 6. Bar naxariista 7. inuu jacleeysiiyo wax Akhriska
@zekidhagacade
@zekidhagacade 6 ай бұрын
thanks pro
@Lilly-x4z
@Lilly-x4z 3 ай бұрын
May be these gifts will help the next generations and we are so grateful that we’ve got someone who teaches us in every aspect of our lives 😊 جزاك الله خيرا
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 7 ай бұрын
Mnshlh Ustaad thanks welcome back we miss you our teacher
@Zahrasahra709
@Zahrasahra709 6 ай бұрын
Yaa salaam Ustad jazaakallaahu khyr hadal aad u qiimo badan
@arfonabdullahiadan3879
@arfonabdullahiadan3879 7 ай бұрын
Ustad Hadii Ramadan Mubarak, Aad baad u mahadsnthy runtii, waa muqaal qiyamkisii iyo misankisii aan lagu soo koobi karin qoraal iyo toona, 7 step aad muqalka ka diyaarisay midba midkisii kle ka weyn yahy, waxan rajeynyaa in walidiinteenu intii xog ogaala ay wax bdn ka faa'iidi donan, sdo kle hdeynu nahay dhalinta ama jiilka xiligan In ay tusaale aan beritole aan adeegsan doono ay inoo noqoto, ustd kun iyo kow jeerba wan kaga mhadnaqayaa time kda iyo maskaxdada quruxda bdn leh aad no hurtay si aad nogu soo gudbis arin aad u weyn oo naga maqna inad nagu soo biiriso , Rabbi ajir hakaa siiyo ustd illahey hku dhowro hku xifdiyo ,wxan kuu rajeynyaa oon mar walba ilahey kaga baryayaa in Uu Cimri dheer iyo Cibaado suuban illahey ku siiyo si aan wax bdn kaga faa'iidno Hdey naftu baaqi illahey noga dhigo Ustd baraka lllah xafidaka llah❤
@garaadsan.6191
@garaadsan.6191 7 ай бұрын
Mahadsanid Mubarak, ha iloobin inaad ADHD si qotodheer uga so hadasho.Soomalida aad ayuu ugu badanyahy, ilmahaasna trauma badan ayaa lagaarsiiyaa, maadama aysan waalidku fahmi karin, ilmahan kaduwan ilmaha kale.Cadaadis badan ayuu bulshada kala kulmaa ilmahaas.Aniga caruurta familkeena kaliya 3 ayaan ku arkay! Waa sadex famil oo sadex walaalo ah kala dhaleen, it's clearly genetic.Waan isku dayaa waalidkooda inaan u sharxo sababta ilmaha uu sidaas ugu dhaqmayo ama waxa laga filan karo iyo sababta uu noocaas u yahay, laakiin 'Public awareness' ayaa ka fiicnaan laheyd si baraarug bulsheed uu u dhaco oo ilmo badan oo very creative ah mustaqbalkooda loo badbaadiyo.
@aaminoclaahiabkow1551
@aaminoclaahiabkow1551 5 ай бұрын
Maasha Allaah aad ayaad umahadsantahay ustaad mubaarak
@ShuquleShuqule
@ShuquleShuqule 3 ай бұрын
Mahadsanid ustaad inbadan ayaa noo iftiimisay hadii aan waalidiin nahay
@fatimaayaanali4603
@fatimaayaanali4603 6 ай бұрын
My favorite coach Mubarak haadi Rabanaa yahfadki❤
@ciidleofficial
@ciidleofficial 6 ай бұрын
Ma shaa Allah, welcome back ustad Mubarak Hadi
@barwaaqoaxmed5019
@barwaaqoaxmed5019 7 ай бұрын
mansha allah tabaraka raxmaan alle cilmiga haku siyaadiyo
@hamdamohamed6648
@hamdamohamed6648 7 ай бұрын
Mansha Allah ustaad thanks wakhti hore nogu kaa dan beysay waad ku mahadsanty inaa dib nogu so labaty waan udarsanay duruustadii ustaad ilahay khayr ha ku siiyo guulayso aduun iyo akhiro
@nasraibrahim4637
@nasraibrahim4637 6 ай бұрын
Shukran ustaad
@Canab-Cabdirashiid
@Canab-Cabdirashiid 7 ай бұрын
Mahadsanid ustaad 🎉
@fardussuleiman7233
@fardussuleiman7233 7 ай бұрын
Jizaakumullah khayr ustaad . Mubarak xasuusin taada iyo dhiirigalin taadaba ilaahay hanagu anfaco aduun iyo Akhiraba
@munahassan880
@munahassan880 6 ай бұрын
Mashaallah Allaha kubarakeeyo runtii waa waxa kamaqan waaladiin badan kuwii kafaaidaysta allaha naga dhigowaladiinta iyo caruurtana allaha isfahamsiiyo jiilkaan waa jiil shanigooda wata allaha naxafido
@naciimoabdi1653
@naciimoabdi1653 7 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@SakariyeAhmed-e8i
@SakariyeAhmed-e8i 7 ай бұрын
M.ALLAH soo noqod wanagsan ustad inbadanban uhamuun qabnay Aragtidaada
@zakilyrics11
@zakilyrics11 7 ай бұрын
M,a ustaad Welcome Back 14:13 Teeda Kale BHD baa Looga ahaan usoo saaratee intaa maqneed BHD maa diyaarineesay. Guulayso Ustaad ❤
@axmedcumar8907
@axmedcumar8907 7 ай бұрын
Waaba phd
@MubarakHadi
@MubarakHadi 7 ай бұрын
Waa machadka PHD Center walaal. Mahadsanid
@ayaanmagaalo9149
@ayaanmagaalo9149 7 ай бұрын
Mansh Allah mhdsinda wll ilhya hn siyo guur xaal oo khyra qaba iyo ilamo wangasanba❤🤲☝️🥰
@suadsaleh1055
@suadsaleh1055 7 ай бұрын
Masha allah wlle Mubarak qodobadaa aad wax ka tiri dhamaan waaa wax naga maqan haddan soomali nahay ilahay cilmiga hakuu barakeyo 😊
@dr.mariasoul5261
@dr.mariasoul5261 6 ай бұрын
Waa vidoe i gu horeye ee aan ka maqlo qof somaali ah sida ubaadka Lo la tacaamilo hore u soco wlalo mubaarka 🧡🧡🧡
@fardowomohamed8176
@fardowomohamed8176 6 ай бұрын
Masha allah ustaad kheyr allaha kusiiyo
@AhmedMohamed-xx4zw
@AhmedMohamed-xx4zw 7 ай бұрын
ustaas mubaarak hadi waad mahadsan tahay fadan noo soo badi muuqaalada noocan oo kale ah si hab fekerkeenu u saxmo
@FartuunTahliil-my9ou
@FartuunTahliil-my9ou 6 ай бұрын
Ayy ❤saankuusugeynay Lee Well come back ustaad
@Azhravmussy
@Azhravmussy 7 ай бұрын
Mudo sideed bilood ka bacdi, ka dib waad soo laabatay, ustaadi masha alah.
@nabiilahiis2107
@nabiilahiis2107 7 ай бұрын
Thanks ustaad
@sacdiahussein3032
@sacdiahussein3032 7 ай бұрын
Ma shaa Allaah jazaakallaahu khayr ustaad haadi
@zekidhagacade
@zekidhagacade 6 ай бұрын
thanks coach mubaarak❤
@sheikhgadhwayne3647
@sheikhgadhwayne3647 6 ай бұрын
Welcome back ustaad
@ruweydamohamuud9293
@ruweydamohamuud9293 6 ай бұрын
Thanks ❤
@rukiasamow411
@rukiasamow411 6 ай бұрын
Masha Allah walal guuleysa waliga
@NuurMaxamed-s3y
@NuurMaxamed-s3y 7 ай бұрын
Thanks Ustaadi
@jaabirshjaamac8427
@jaabirshjaamac8427 7 ай бұрын
Soo laabasho wacan ustaad mubaarak.❤
@sakariyevicoz8356
@sakariyevicoz8356 7 ай бұрын
Mnzha laH wllkay Mubarak hadi welcome back wll aad baan kuugu xiisnay waxaan rajaynayaa inaad inaad dib nuugu bilaabi doontid talooyinkaagii iyo tusaalayaashadii wax ku oolka ahaa bishan barakakaysan, Alle haku xifdiyo wll adiyo family kagaba wll❤❤
@zahramohamud5641
@zahramohamud5641 6 ай бұрын
Manshaaa allah my brother
@dayebdahirhussein3213
@dayebdahirhussein3213 7 ай бұрын
Masha Allah ustaad,mahafsanid
@najaxmaqsuud1374
@najaxmaqsuud1374 6 ай бұрын
M.a aad umahadsanthy macalin
@yusufabubakar3112
@yusufabubakar3112 7 ай бұрын
زمن طويل يا استاذ👍🏽👍🏽
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 7 ай бұрын
Ramadan mubarag ustaad
@khalidarab3303
@khalidarab3303 7 ай бұрын
Masha allaah
@ilwadmed3465
@ilwadmed3465 7 ай бұрын
Asc ramadan mubarak ustaad
@yaxyekhabiirka125
@yaxyekhabiirka125 6 ай бұрын
Welcome back macalin ❤❤
@ayanabdi1889
@ayanabdi1889 6 ай бұрын
Waxaa tahey qofka ugu mudan in la dhaheesto Mahadsanid ❤
@Filsaniita
@Filsaniita 7 ай бұрын
Adeer alleh khayr haku siiixiyo
@MohanizShow
@MohanizShow 7 ай бұрын
We Miss You , Come back Ustaad 🎉
@sagalabdi1984
@sagalabdi1984 6 ай бұрын
Welcm back ustaad
@SurprisedLoungingPanda-ks6ct
@SurprisedLoungingPanda-ks6ct 7 ай бұрын
M.a ustaad welcome back❤
@hibaaqahmed8127
@hibaaqahmed8127 7 ай бұрын
Allahuma baarak walal
@KhalidJamac-j6j
@KhalidJamac-j6j 7 ай бұрын
Shukran ustaad maxaad nooga goosatay cashiradii ❤
@NajahAbas-jt3ww
@NajahAbas-jt3ww 6 ай бұрын
Mash Allah ❤
@AasiyaKhadar-x1r
@AasiyaKhadar-x1r 7 ай бұрын
Mashaa aallh wllo aalle.haku.barakeeyo
@mohamedmohamuudali8297
@mohamedmohamuudali8297 7 ай бұрын
Masha allah wan ku xiisnay rubtii
@AyanAsadosman
@AyanAsadosman 6 ай бұрын
Mash allah
@samiiraali7987
@samiiraali7987 7 ай бұрын
jazakalah khayr ustaad
@fariihamohamed1446
@fariihamohamed1446 7 ай бұрын
Mashlh jasaklh ustaaad ❤❤
@sacdiyoahmedali4911
@sacdiyoahmedali4911 7 ай бұрын
Course gii xaggee kahelikaraa ustaad
@bilkhyarmustafe3958
@bilkhyarmustafe3958 7 ай бұрын
Karaamo korkaga ha ahaato ustaad mubarak
@muhsinbazarce
@muhsinbazarce 7 ай бұрын
❤جزاك الله يا سيدي
@owabdi3124
@owabdi3124 7 ай бұрын
Welcome back ustadi 🖤
@abiderashed5390
@abiderashed5390 7 ай бұрын
Masha allah ustaadad
@Axmedkhayre555
@Axmedkhayre555 7 ай бұрын
Teacher muuqaalada inoo soo badi
@Waa_seedigaa
@Waa_seedigaa 7 ай бұрын
Ustaadi Runtii Waxaad ka mid tahay dadka ugu mudane wax laga baran karo is a buucii xitaa hal muuqaal Noo soo dhig please
@abdifatahmohamedhassan1927
@abdifatahmohamedhassan1927 7 ай бұрын
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته استاذ مبارك Baryahan maad naga caajistay kuma haynee
@shifaasheq9699
@shifaasheq9699 7 ай бұрын
Self development/firkrad iyo book
@shamsomohamud3749
@shamsomohamud3749 6 ай бұрын
Walal waad mahadsantahay fadlan ka so hadal xanuunka ADHD adigoo mahadsan
@comfortable949
@comfortable949 7 ай бұрын
شرفك الله استاد
@MUUMIN252
@MUUMIN252 7 ай бұрын
Ustaad Lakiin waad nagu raagtay 😂😂❤❤
@hanimaxmuud5885
@hanimaxmuud5885 7 ай бұрын
Wiil aya ii jogo single mother ahy Ma rbo inu abhis tabo ina sfcn u koriyi rbaa oo jecel weyn siiyo ❤
@fartuunmaxamed2140
@fartuunmaxamed2140 6 ай бұрын
abyow jacel fara badn sii balse aabahina hanacsiin si uu adi beri ku nicin
@MaxamedqadarCali-t1q
@MaxamedqadarCali-t1q 7 ай бұрын
M.a ustaad
@cabdiqanisaalax8106
@cabdiqanisaalax8106 7 ай бұрын
Mnsha Allah
@ZidraBoore
@ZidraBoore 7 ай бұрын
Masha Allah
@cumaryuusufbarrow8736
@cumaryuusufbarrow8736 7 ай бұрын
Best gift
@adansacid2153
@adansacid2153 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@yaasircarfaad8946
@yaasircarfaad8946 7 ай бұрын
M.a thanks❤
@bilkhyarmustafe3958
@bilkhyarmustafe3958 7 ай бұрын
Courseki barbaarinta toolmoon wan ka hellay
@zamzamahmet1401
@zamzamahmet1401 7 ай бұрын
Soo dhawaw ustaad
@Cqanialimaxamuud
@Cqanialimaxamuud 7 ай бұрын
M.A
@FathiaApshir
@FathiaApshir 7 ай бұрын
Masha Allah ustaad welcome back we miss you our teacher ❤😊
@MadinaAwaleh-t7h
@MadinaAwaleh-t7h 7 ай бұрын
Machaallah
@umxababa3545
@umxababa3545 3 ай бұрын
Sidee loo jecleysiiyaa wax aqriska
@Futureexpertcomptable-i5f
@Futureexpertcomptable-i5f 7 ай бұрын
Bonsoir monsieur Moubarak hadi Je vous remercie gentiment ❤😂😂😂😂😂
@smf2957
@smf2957 7 ай бұрын
M.a❤
@asmaabiib652
@asmaabiib652 6 ай бұрын
M,a
@AbdishukriMaxamed-tx3jy
@AbdishukriMaxamed-tx3jy 7 ай бұрын
war zxb runbaad sheegtay
@mohmeddaud4424
@mohmeddaud4424 7 ай бұрын
Mubarak Haadi Walal Waad Mahadsan tahay Anigu Shaqsiyan Waxan Jeclaan lahaa In aan Si gaar Ah Kuugu Mahad celiyo hadii An Heli karo meel gaar ah oo aan kala Soo hadlo Sida Whatap
@AbdikaafiAbdullahi-r8z
@AbdikaafiAbdullahi-r8z 7 ай бұрын
Phd center
@shumacboy
@shumacboy 7 ай бұрын
War ninkaan xagee ka baxay
@fatmaqurux6432
@fatmaqurux6432 7 ай бұрын
Mahdsanid ustaad 🙏🙏
@shaficiaxmed9769
@shaficiaxmed9769 7 ай бұрын
❤❤❤
@quencinderella6226
@quencinderella6226 7 ай бұрын
❤❤❤❤
Albaabada Is-baddelka I - Mubarak Hadi
18:28
Mubarak Hadi
Рет қаралды 60 М.
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 708 М.
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 10 МЛН
082 | Sirta ruuxda | 2 buug iyo 20 magac | Nafaha Dilan!
33:38
Sahan Podcast
Рет қаралды 39 М.
Qalinjabisayee Maxaa Xiga?
19:09
Abdirizak Mohamed Hashi
Рет қаралды 11 М.
5 oo aay tahay in aad iska ilaaliso hadii aad arday tahay
10:40
6 Tallaabo oo Guurka ka Horreeya I @MubarakHadi
12:21
Mubarak Hadi
Рет қаралды 14 М.
Sideed Ku Xasuusan Kartaa Waxaad Qeybtay?
13:22
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 43 М.
Sidee Jacayl Carruurta loogu Cabbiraa? I ~ Mubarak Hadi
14:48
Mubarak Hadi
Рет қаралды 17 М.
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 708 М.